Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,980
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Naxar Nugaaleed;709002 wrote: wheres the pictures xaji, lol ;) Haa sugi wayin
  2. Jerusalem waan joogay Shaqaan u joogay for a long time Jerusalem na Wax Israil ay iska leedahay maha Jerusalem wa dhul Islam sidan u aqaano hadaad adigu Yuhuud siisay dee wa mid adiga ku taal.
  3. ^^ war been ha iga sheegin israiil madow maan sheegan laakin Ethnic gaara inanu nahay muran kama jiro:D
  4. Che anigu sideen Somali iskaga saaray lol sawnigan afsomaliga kugu la hadlayo war hadalku halku ka maray somalidu waxa tidha Nin na hadal si u yidhi nina si u qaaday Anigu Somaliga uun baan sharaxay oo aan qeexay, Adigu laakin ma sharixi kartid.
  5. For instance Che Most Ethnic Somalilanders carry the Haplagroup T while the Majority of the Koonfurians carry the E1B1B1A, Somaligu dee umadu Luqad wadago weye sida Anglosaxionka balsee kalo dhaqana duwan waxyalo ay wadagan hab dhaqan wa jirta waxyalo ay ku kal gedisanyihin na wa jira laakin isku origin maha ah intaas weye isirkoodaa na waxyaalo fara badan ba la ogaday meelo fara badan na wali calamaatul suaal ba saraan Che anigu waxba ma raadinayo saaxib;)
  6. Che horta Somaliga Maha sidad Moodey Qoladi Dawladi Kacaanka xammar so tobi jirtay ma xasuusata eeh la odhan jiray Wa Somali Aboow Kuwaas laftigooda Ayaa markay dhowr generations kugu dhex dhal dhalan inay Ku Somaliyeyan Somaligu maha Wa luqad hadana usi kala baxda lahjado wa siday factku sheegeya wax u dheer ah ma jira . wax xarafyada Somaliga ka dhawaqi ugu dhow dhow umadaha africa iyaga ugu dhow wa Somali aboowga. Nimanka Qabaalka isku dilay eeh aad sheegtey marqaanweyne meel la yidha bey degen wax dhaqan oo ay la wadaagaan Dadka Koonfurianska anigu ma hayo. Diinta aad sheegtey wa run Dadka Geeska africa badankoodu wa Wada Islam laakin waxanu ka hadlayna dhaqan isir iyo qaab dadku u so wada dhaqmi jireen ka qarni ka awoow
  7. Che -Guevara;708984 wrote: Xaaji Cali Dhuux cid ka xigtid ma jirteey wax kala sheeg. Dhakhaatirtaa ka hadleeysid Soomaali sheegayeen wax Soomaaliland la yiraahdo ma sheegeyn. Dhakhaatirku waxay sheegeen inanay Somali ku sheego inanay isku wada isir iyo genetics ka so jeedin gaar ahaan umadaha degen Somaliland iyo ka kuwa Koonfurianska as for Cali he was Born in berbera he grew up among the People of berbera where he was born and bred and mothered by a woman From Saaxil. marka geneskisa hadaad dib u raacdiid wa Ki laanderka that's what i mean dadka Somalilandersku wa dad Is dhex galay intermary si lixaad leh oo isku dhex milmay oo hada an laga la sooci karayn hab dhaqan hab assal hab lahjad hab xeer hab Qawmiyad Marka sida u qaado Che.
  8. Abti Koley qolada Jidbaale si khariban bay wax u qoran hasayeshe waftigu wu yimi magaalada warku wa taxane iska yara sug isago habaysan baan ku so dhigi .
  9. Xiisad ka taagan Magaalada Widhwidh ka dib markii ay yimaadeen Xubno SNM ah oo uu Horkacayo Kayse Abdi Yuusuf. Xaalad Kacsanaan ah ayaa lagu soo waramaya inay ka taagan tahay magaalada Widhwidh, ka dib markii fiidnimadii caawa ay soo gaadheen xubno ka soo jeeda beelaha SNM oo uu horkacayo Horgal Kayse Abdi Yuusuf oo dhawaan u xuubsiibtey u adeegida maamulka SNM. Xubnahan ayaa la sheegay inay magaalada si kedis ah ku soo galeen, isla markaana ay isku soo beegeen wakhtiga habeenimo ah. Shacabka degmada Widhwidh ayaa la sheegay markii ay ******** imaashaha kooxdan inay aad uga gadoodeen, ayadoo magaaladu caawa xaalkeedu uu meel xun marayo. Dadweynaha magaalaada ayaa hada aad isku abaabulaya, waxaana ay diyaarinayaan qaabkii magaalada looga saari lahaa Xubnahan ka soo jeede beesha bariga burcoee uu hogaaminayo Horgale Kayse Abdi Yuusuf. Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya Widhwidh waxay sheegayaan in kooxahan ay degeen guri gees ka ah magaalada halkaasoo ay ku ilaalinayaan maleeshiyaad ay kala yimaadeen Hargaysa. Xaalada magaalada ayaa hada aad u kacsan, waxaana markastaba dhalan kara isku dhac, taasolagu wado in dhiig badan ku daadan doono, hadaan kooxda Horgal Kayse si nabad ah uga bixin magaalada oo dadkeedu aad uga soo horjeedaan. Waxii wara ee ka soo kordha, dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Allaahu. Horufadhi.com
  10. Che wa daraasaad ay ku samayeen Dhakhaatir arimaha geneticska ku takhasuusay oo cilmi baadhis ku sameyey Kuwa aad carabawday xita laftigooda Gobolada dhexe inay ka so jeedaan ba lugu xanta Allah yaclam Nimanka aad sheegtey wa niman Dhaqan iyo xeer soo jireen ah nala wadaaga Cali dhuux adan gorayo oo kale Magaalada berbera bu ku dhashay. marna abti banu u nahay marna gabadh baanu u dhisnay Dhiigooda wa Ethnic Somalilnader markad dhinac ka eegtid badankooda waxa la odhan kara nimanka Xabashida sida Eritreanka Iyo Tigrayga oo hadana isku lahjad dhow afka tigrinyaga ku kala duwan Misna hadana kala qawmiyad ah.
  11. Eeg For instance Qabilka aad meesha ku xustay waxyaalo badan oo aan wax ka jirin ba jira adeer qaar ba iska urursi ah oo Abtirsin wadaagin ma fahantay laakin hasa yeeeyshe dadka reer Somalilanderska ka ah wa umadu isku tagay oo dhulka so jeeda maha qabil qudh ah ama reer ama umad kaliya laakin wa umad xeer iyo dhaqan iyo lahjad iyo Taarikh so jireen wadaaga For instance xita genetics ka hada la baadho Boqolki ba 70 Dadka Somaliland isku Genetics maha dadka Koonfurianska ah
  12. Che -Guevara;708955 wrote: ^War Ilaahow, war multi-qabiil suu ethnic ku noqdey? Dee qabailku markay isku tagaan Ethnic bay noqdeen umad isku dhaqan isku af isku lahjad isku xeer wa ummada Somaliland wada dega iyo dadka halka ka soo jeeda
  13. ^^ war maxaad la dhoola cadeneysa ma waxad rabta ina tviga cusub laga wareysto
  14. ^^ gaw hadaad ka dartay war Somaliland Wa multy tribal society dadka halka degen eeh Dalalka jaarka hadana Degen sida Ethiopia iyo Somalia iyo Djibouti wa Ethnic Somalilander saa u fahan Abti.
  15. War ssc marna ha odhan way dhaqaaqday marna ha odhan samaday gashay ambaad so qaban kari weyda ha iska fogeyn. taleexi abti nabadi diiday budhcad badeedki diiday Khusuusigi diiday garaadadii diiday , waxgaradki Diiday Amiir godane diiday ,, Qaranki Somaliland falaagaad ku noqotay oo diiday Beeshi calaamki diiday oo wadiga calanki Boqortooyada ingriiska gubaya.. Halkeenu ku raacna
  16. Che -Guevara;708939 wrote: ^Marka yeey yiiihin? Halkeebey ku abtirsadaan? Dee wa ummada kala duwan oo Dhulka ka so jeeda maha reer Kaliya oo oday kaliya ku abtirsada waba waxa loo yidhi EthnicLander wax fahan adna niyo seen wax ku fahansina
  17. Taleexi;708938 wrote: Xaajiyow waxba lagaa qorimaayo oo marfuucu qalam baad tahay ... SSC way dhaqaaqday and northern regions of Somalia will never be the same. With that said, anybody can be alleged and questioned relating terrorist charges but the defedents have to prove otherwise. Where will the warmonger of Siilaanyo and the likes hide?, qofka guri quraarad ah ku jiraa inuu dhagaxtuurka bilaabo ilama aha.. wa runta ssc way dhaqaaqday waxay u dhaqaaqday hargeysa qaarna maraykan bey aadeen;) Mujahid Siilaanyo is not a warmonger he is a peaceful man wa ninka maalin kasta nabad ku baqayaa while the nabadiids want war i wonder why ?
  18. Che qofka Ethnic lander wa qofka ka soo jeeda Dhulka ardu al Somaal ama jamhuuriyata Somaliland ka qarni ka ab ka awoow afleyn sannah
  19. Daahir rayaale kahin was from awbare he was an Ethnic Somalilander the Current Finance Minister is from Jigjiga Muj Maxammad xaashi Cilmi His father was the governor of Jigjiga Zone in the 50s These are all Ethnic Somalilanders the same with Cali Cabdi farax the Minister of information of Djibouti and the spokesmen of the government of Djibouti is also an Ethnic Somalilander.
  20. Sirdoonka Somaliland oo Baadhitaan ku Haya Niman u Dhashay Waddanka Eratariya oo Hargeysa Lagu Qabtay Mon 04th Apr,2011 Wararka “Ciidammada boolisku waa kuwa ugu shakiga badan, markaa inay mar walba dhegtu ku taagnaataa waa mid meesha taal” Taliyaha Booliska Somaliland Hargeysa (Jam)- Sirdoonka Somaliland ayaa baadhitaanno ku haya laba nin oo u dhashay dalka Eratariya oo toddobaadkan ciidammada ammaanku ku qabteen madaarka magaalada Hargeysa, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay inay maleegayeen falal argagixiso oo wax loogu dhimayo ammaanka dalka. Sidaana waxa ku dhawaaqay taliyaha ciidanka booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) oo markii u horreysay shalay faahfaahin ka bixiyey rag ciidammada ammaanku Jimcihii toddobaadkan ka qabteen madaarka Hargeysa, isagoo xusay in raggaas lagu tuhunsan yahay in ay xidhiidh la leeyihiin kooxaha argagaxisada ah, isla markaana ka shakisan yihiin inay falal ammaan-darro u socdeen. Taliyuhu waxa uu sheegay in ragga la qabtay ay yihiin laba nin oo u dhashay waddanka Eratariya oo aanay ahayn Soomaali ama reer Somaliland. “Ciidamada boolisku waxa ay dorraad (Jimcihii] ka soo qabteen madaarka laba nin oo sheegtay in ay ka soo jeedaan Ereteriya, waxana loo gudbiyay oo ay hadda ku sugan yihiiin xarunta ciidanka dambi-baadhista CID-da, meesha ay ka yimaaddeen iyo qorshahoodii oo dhanna waxa baadhaya ciidammada sirdoonka, natiijadooduna dhawaanba way kala caddaan doontaa waxay u socdeen iyo waxa ay yihiinba… Nimankaasna shaki wayn ayaa naga haya inay dadkaa falalka kala gedisan u socda yihiin.” Sidaa waxa yidhi taliyaha booliska oo saxaafadda ugu warramayey shalay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha. Cilmi Rooble Furre (Kabaal) waxa uu warbaahinta u sheegay in ciidanka boolisku yihiin kuwa ugu shakiga badan ee mar walba dhegtu taagan tahay, maadaama ay u xilsaaran yihiin ilaalinta ammaanka, “Sidaad ka warhaysaan ciidammada boolisku waa kuwa ugu shakiga badan, markaa inay mar walba dhegtu ku taagnaataa waa mid meesha taal, annaguna waxaannu mar walba xil naga saaran yahay sidii aannu ammaanka dalka u sugi lahayn.” Waa markii u horreysay ee ciidammada ammaanku ka hadlaan hawlgalkii ay Jimcihii ku qabqabteen ragga la sheegay inay Eratariyaanka yihiin, kuwaasoo looga shakisan yahay inay maleegayeen falal lagu waxyeellaynayo ammaanka iyo xasilloonida Somaliland.
  21. A_Khadar;708866 wrote: Every try to suppress the will of ssc people, it backlashes against s/l project. Few weeks/months ago, all secessionists were chanting about the ssc leader is on the run and helpless in sol. That same helpless man is meeting with state department and advancing his people's cause by the day. He achieved and gained a lot more than s/l SSC gain: Momentums Recognition that ssc is not part of s/l project Revealing about NGO donations used with illegal activities such as killing civilian by s/l Possibility to direct support from NGOs S/l loses lost of stability Diminishing the recognition New states declared (Awadal) Makhir on the way Unable to close the borders LA is about to be lost Lost of Kalshale fight and more <O:p</O:p ssc is part of Somaliland as rebel leaders defect back to Somaliland and their leader is being held by the American authorities there were no killings of civilians i yet have to see evidence , other than false allegations Somaliland army (Ciidanka qaranka) Moved towards Eastern Sool when the pirates tried to do Something and we all know what happened let alone La being lost to whome ? Somaliland did not Lose a single inch of it's territory they controlled, States being declared lols this is borama awdal today This is maakhir dhahar few months ago Somaliand is building prisons in dhahar Jibriel cali salaad the founder of maakhir state is in Hargeysa Suldaan sicid suldaan cabdisalaan suldaan Maxamuuud cali shire is in Hargeysa the Maakhir Sultan. All of your Garaads are against the ssc rebel Stuff except the two Jamac garaads Somaliland is better then before the Current Administration is attracting International investors it tripled it's budget Somaliland has introduced free education for Primary and Highschools. the university of gabiley construction is in full gear as well as the port of Mait city.uk aid for Somaliland was doubled. Somaliland can't get better God bless President Mujahid Siilaanyo and his vice president Seylici.
  22. Liibaan what is sh sharif going to do for you unless you Bring some of the qarandiid soldiers to xammer to fight alongside Bahuku and his Boys then he will appreciate you, Sh sharif does not need xayasiis he is the airborne president war wa nin beri hore dadka iyo caalamka is baray