-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Awdal Diaspora speaks -------------------------------------------------------------------------------- BAAQ IYO CABAAREYN KA TIMID JAALIYADA AWDAL/SALAL EE WADAMADA HOLLAND IYO SWEDEN April 04, 2011 By: adal Category: Baaq Annaga oo ka faaiidaysanayna fursada ay nasiisay shabakadan caalamiga ee Saylicipress.net waxan halkan uga soo gudbinaynaa bulshoweynta reer somaliland , mawqifka ay beesha awdal iyo selel ee degan wadamada sweden iyo holland ee ku wajahan magaca riyada iyo been abuurka ku salaysan ee lagu sheegay AWDALSTATE. markii aan eegnay ee aan ogaanay fekerka , macnaha iyo waliba dadka ka dambeeya ku dhawaaqida magacan riyada iyo jaahwareerka ah oo u adeegaya dad iyo dano shisheeye markii aan eegnay danta iyo isku duubnida beelaha awdal iyo selel iyo waliba daris wadaaga beelaha kale ee somaliland inuu lid ku yahay ku dhawaaqidan laablakaca ahi markii aan dhegaysanay siyaasiyiin , waxgaradka iyo bulshoweynta maanta ku nool goboladaas iyo guud ahaan ba somaliland. markii aan ogaanay inuu magacan khaladka loo adeegsanayo uu halis galin karo nabadgelyada , xasiloonida iyo oodwadaaga beelaha soomaliland isla markaasna aysan waxba ka qaban karin nimanka maanta ku dhawaaqay hadiiba nabadgelyadu faraha ka baxdo sidii taariikhdu ina bartay 1991dii. Waxaan halkan cambaarayn uga soo jeedinaynaa nimanka ku dhwaaqay waxa ay ugu yeedheen AWDALSTATE oo aan marnaba ka turjumayn fekerka iyo rabitaanka bulshoweynta awdal iyo salal . Waxaan ugu baaqaynaa in ay si degdeg ah uga noqdaan ku dhawaaqidaas oo aanu u aragno mid u adeegaysa dad iyo dano shisheeye . Waxaan bulshoweynta reer awdal ku boorinaynaa in aanay dhegta u raaricin been iyo feker qaldan oo uga yimaada dad , urur iiyo siyaasado aan haybtooda iyo mustaqbalkooda aan la ogeyn. Waxaa baaqan iyo cambaareyntan diray: 1-muuse aaden ducaale (odey dhaqameed) 2-axmed maxamed xudhuun( siyaasi) 3-haybe ciise ( baayacmushtari) 4-muxuyadiin axmed ducaale( siyaasi) 5-yaasiin maydhane geele ( xafiiska wacyi-galinta beelaha somaliland) 6-siciid muuse dixood( ururka dhalinyarada awdal iyo selel ee sweden) 7-abdiwahaab cali cismaan( siyaasi) 8-cumer saciid jaamac ( ardey) 9-mahad shide badmaax (suldaan 10-warsame cabdilaahi maydhane (cabaade) 11-xuseen awcali bulxan (odey dhaqameed) 12-cabdilaahi bare riiraash ( gaashaanle) 13-sacada faarax galab (hooyo) 14- ardo faatax diiriye ( hooyo) 15-saciid cali awcismaan suri) 16- xaaji jaamac muuse ( ururka dhalinyarada somaliland ee sweden) 17- caasha ibraahim caateeye 19-faarax cadaane saban 20- sahra awxasan jaamac Jaaliyada Sweden and Holland Trackback URI | Comments RSS Leave a Reply Name (required) Mail (will not be published) (required) Website
-
Guddida Abaaraha Somaliland lacag dhan boqol kun oo Dolar($100,000)Hargeysa(Waaheen) Guddoomiye ku-xigeenka Shirkadda Indha-deero Naasir Cabdi Cawada ayaa maant Qasriga Madaxtooyadda ku Guddoonsiiyay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici lacag dhan boqol kun oo Dollar($100,000), oo ay ugu deeqeen dadka reer miyiga ah ee ay abaaruhu saameeyeen.Deeqdan ay Shirkadda Indha-deero ku wareejisay guddida Abaaraha ee Qaran waxay ka koobnayd konton kun oo Dollar ($50,000) oo kaash ah oo maanta lagu wareejiyay Madaxweyne ku-xigeenka oo ay wehelinayeen Culimo ka mid ah guddidaasi, halka kontonka kun ee kale ($50,000) Raashin ahaan ay Shirakadda Indha-deero ugu wareejinayso guddida Abaaraha ee Gobolka Tog-dheer.Naasir Cabdi Cawad waxa kale oo uu sheegay inay shirkadoodu ku jirto hawl gal balaadhan oo ay Booyadahoodu ugu dhamaaninayaan dadka reer miyiga ah ee haraadan biyo kale oo aan ku jirin lacagta $100,000 ee Dolar ah, kaasoo ay shaqaalahoodu hadh iyo habeen ku gaalaa baxayaan meelaha ugu liita.Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici oo ka hadlay munaasibadii lagu guddoonsiinayay Lacagtaas ayaa shirkadda Indha-deero uga mahadnaqay dedaalka xilkasnimada leh ee ay dadkooda baahan ugu gurmanayaan, waxaanu ka codsaday ganacsatada kale iyo bulshada reer somalilandba inay ku daydaan Shirkaddaasi.Shirtkadda Indha-deero waxay ka mid tahay Shirkaddaha ugu waaweyn Somaliland dhinaca Ganacsiga, gaar ahaana waxay tahay shirkadda ugu weyn ee dhoofisa Xoolaha Nool, sidoo kale waxay tahay shirkadaha ugu waaweyn ee soo dajisa raashinada kala duwan, taasoo u saamaxday inay gaadho oo ay ka war hayso meel kasta oo uu joogo qof Somaaliyeen.sidoo kale Shirkadda Indha-deero waxa ay leedahay Wershada Taydha burco
-
Breaking News: Mad Man Throws Grenade Into Hargeisa's Busy Market
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Who is this Mad man ma dakhtarka dadka walaan bu ka so goostay? -
Somaliland Arrest Alleged Terrorist Somali-Eritrean Group
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Maya iley zanawi ba amar siiya inu tolkis so qa qabto oo u jeelasha ka buuxiyo he is Zanawis pet -
awdal wa dalkeygi wa run ila dila ila borama ila lughaye ila seylac iyo qulijeed ila jaarahoroto.
-
Somaliland delegation arrives in Widhwidh..
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wefti ka socda Somaliland oo ay horkacayaan taliye mustafa Galaal Iyo keyse cabdi yusuf oo si diiran loogo so dhaweyey Magaalada widhwidh *iyo saraakil *ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland oo so gaadhay degmada widhwidhXubnahan oo ka so kicitimay magaalada oog oo fiidnimadi xalay so gaadhay Magaalada widhwidh koley magaalada so gaadheen ayaa waxa so dhaweyey haween caruur* iyo dhaliyaro ka so jeeda degmada widhwidh. Bishi november sanadki ina soo *dhaafay aya shirweyne nabadeed lugu qabtay magaalada widhwidh oo ay ka so* qeyb galeen cuqaal waxgarad garaado *ka so jeeda degmada widhwidh iyo xubno Gudiga arimaha bariga eeh Somaliland eeh *u madaxweyne Siilaanyo magacaabay* oo lugu xaliiyey Mushkuladihi ka taagna degmadaas *wararku waxay kalo ay *sheegeyaan Saraakisha ciidamada qaranka ee so gaadhay Magaalada widhwidh inay ka* ariminayan siday magaaladu ay u yeelan lahayd Boolis ku filan oo nabada iyo amniga suga.Dhanka kale Keyse cabdi yusuf oo hore uga tirsanan jiray koox nabadiid ayaa dhawaan qaatay nabad wuxuna u sheegey dadweynaha widhwidh in anay magaalada widhwidh cidi na ka xigin ay maanta na ay tahay magaalada ugu nabada badan Somaliland. Isago* hadalkisa si wata ayu wuxu sheegey* in shuftada buhoodle joogta anay wax dan u hayn bulshaweynta sool sanaag iyo cayn gaar ahaan kuwa ka so jeeda widhwidh. Wuxu sheegey in ay dadku u nabad iyo horumar u baahanyihin iyo mashariic laga hirgaliyo widhwidh eeh widhwidh dagaal uma baahna *eeh yaan Degmooyinkeena Dad dibada ka yimi dadkeena dib u celin Abaara dalka ka jira Shuftada Buhoodle maxay idinka la caawisay abaaraha bu Keyse weydiye shacabweynaha Widhwidh.Maanta la filaya inay saarakishan *iyo waftigan ay la kulman waxgaradka iyo cuqaasha degmada widhwidh -
Somaliland delegation arrives in Widhwidh..
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Naxar Nugaaleed;709002 wrote: wheres the pictures xaji, lol ;) Haa sugi wayin -
For instance Che Most Ethnic Somalilanders carry the Haplagroup T while the Majority of the Koonfurians carry the E1B1B1A, Somaligu dee umadu Luqad wadago weye sida Anglosaxionka balsee kalo dhaqana duwan waxyalo ay wadagan hab dhaqan wa jirta waxyalo ay ku kal gedisanyihin na wa jira laakin isku origin maha ah intaas weye isirkoodaa na waxyaalo fara badan ba la ogaday meelo fara badan na wali calamaatul suaal ba saraan Che anigu waxba ma raadinayo saaxib;)
-
Che horta Somaliga Maha sidad Moodey Qoladi Dawladi Kacaanka xammar so tobi jirtay ma xasuusata eeh la odhan jiray Wa Somali Aboow Kuwaas laftigooda Ayaa markay dhowr generations kugu dhex dhal dhalan inay Ku Somaliyeyan Somaligu maha Wa luqad hadana usi kala baxda lahjado wa siday factku sheegeya wax u dheer ah ma jira . wax xarafyada Somaliga ka dhawaqi ugu dhow dhow umadaha africa iyaga ugu dhow wa Somali aboowga. Nimanka Qabaalka isku dilay eeh aad sheegtey marqaanweyne meel la yidha bey degen wax dhaqan oo ay la wadaagaan Dadka Koonfurianska anigu ma hayo. Diinta aad sheegtey wa run Dadka Geeska africa badankoodu wa Wada Islam laakin waxanu ka hadlayna dhaqan isir iyo qaab dadku u so wada dhaqmi jireen ka qarni ka awoow
-
Che -Guevara;708984 wrote: Xaaji Cali Dhuux cid ka xigtid ma jirteey wax kala sheeg. Dhakhaatirtaa ka hadleeysid Soomaali sheegayeen wax Soomaaliland la yiraahdo ma sheegeyn. Dhakhaatirku waxay sheegeen inanay Somali ku sheego inanay isku wada isir iyo genetics ka so jeedin gaar ahaan umadaha degen Somaliland iyo ka kuwa Koonfurianska as for Cali he was Born in berbera he grew up among the People of berbera where he was born and bred and mothered by a woman From Saaxil. marka geneskisa hadaad dib u raacdiid wa Ki laanderka that's what i mean dadka Somalilandersku wa dad Is dhex galay intermary si lixaad leh oo isku dhex milmay oo hada an laga la sooci karayn hab dhaqan hab assal hab lahjad hab xeer hab Qawmiyad Marka sida u qaado Che.
-
Somaliland delegation arrives in Widhwidh..
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Abti Koley qolada Jidbaale si khariban bay wax u qoran hasayeshe waftigu wu yimi magaalada warku wa taxane iska yara sug isago habaysan baan ku so dhigi . -
Xiisad ka taagan Magaalada Widhwidh ka dib markii ay yimaadeen Xubno SNM ah oo uu Horkacayo Kayse Abdi Yuusuf. Xaalad Kacsanaan ah ayaa lagu soo waramaya inay ka taagan tahay magaalada Widhwidh, ka dib markii fiidnimadii caawa ay soo gaadheen xubno ka soo jeeda beelaha SNM oo uu horkacayo Horgal Kayse Abdi Yuusuf oo dhawaan u xuubsiibtey u adeegida maamulka SNM. Xubnahan ayaa la sheegay inay magaalada si kedis ah ku soo galeen, isla markaana ay isku soo beegeen wakhtiga habeenimo ah. Shacabka degmada Widhwidh ayaa la sheegay markii ay ******** imaashaha kooxdan inay aad uga gadoodeen, ayadoo magaaladu caawa xaalkeedu uu meel xun marayo. Dadweynaha magaalaada ayaa hada aad isku abaabulaya, waxaana ay diyaarinayaan qaabkii magaalada looga saari lahaa Xubnahan ka soo jeede beesha bariga burcoee uu hogaaminayo Horgale Kayse Abdi Yuusuf. Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya Widhwidh waxay sheegayaan in kooxahan ay degeen guri gees ka ah magaalada halkaasoo ay ku ilaalinayaan maleeshiyaad ay kala yimaadeen Hargaysa. Xaalada magaalada ayaa hada aad u kacsan, waxaana markastaba dhalan kara isku dhac, taasolagu wado in dhiig badan ku daadan doono, hadaan kooxda Horgal Kayse si nabad ah uga bixin magaalada oo dadkeedu aad uga soo horjeedaan. Waxii wara ee ka soo kordha, dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Allaahu. Horufadhi.com
-
Che wa daraasaad ay ku samayeen Dhakhaatir arimaha geneticska ku takhasuusay oo cilmi baadhis ku sameyey Kuwa aad carabawday xita laftigooda Gobolada dhexe inay ka so jeedaan ba lugu xanta Allah yaclam Nimanka aad sheegtey wa niman Dhaqan iyo xeer soo jireen ah nala wadaaga Cali dhuux adan gorayo oo kale Magaalada berbera bu ku dhashay. marna abti banu u nahay marna gabadh baanu u dhisnay Dhiigooda wa Ethnic Somalilnader markad dhinac ka eegtid badankooda waxa la odhan kara nimanka Xabashida sida Eritreanka Iyo Tigrayga oo hadana isku lahjad dhow afka tigrinyaga ku kala duwan Misna hadana kala qawmiyad ah.
-
Eeg For instance Qabilka aad meesha ku xustay waxyaalo badan oo aan wax ka jirin ba jira adeer qaar ba iska urursi ah oo Abtirsin wadaagin ma fahantay laakin hasa yeeeyshe dadka reer Somalilanderska ka ah wa umadu isku tagay oo dhulka so jeeda maha qabil qudh ah ama reer ama umad kaliya laakin wa umad xeer iyo dhaqan iyo lahjad iyo Taarikh so jireen wadaaga For instance xita genetics ka hada la baadho Boqolki ba 70 Dadka Somaliland isku Genetics maha dadka Koonfurianska ah
-
War ssc marna ha odhan way dhaqaaqday marna ha odhan samaday gashay ambaad so qaban kari weyda ha iska fogeyn. taleexi abti nabadi diiday budhcad badeedki diiday Khusuusigi diiday garaadadii diiday , waxgaradki Diiday Amiir godane diiday ,, Qaranki Somaliland falaagaad ku noqotay oo diiday Beeshi calaamki diiday oo wadiga calanki Boqortooyada ingriiska gubaya.. Halkeenu ku raacna
-
Taleexi;708938 wrote: Xaajiyow waxba lagaa qorimaayo oo marfuucu qalam baad tahay ... SSC way dhaqaaqday and northern regions of Somalia will never be the same. With that said, anybody can be alleged and questioned relating terrorist charges but the defedents have to prove otherwise. Where will the warmonger of Siilaanyo and the likes hide?, qofka guri quraarad ah ku jiraa inuu dhagaxtuurka bilaabo ilama aha.. wa runta ssc way dhaqaaqday waxay u dhaqaaqday hargeysa qaarna maraykan bey aadeen;) Mujahid Siilaanyo is not a warmonger he is a peaceful man wa ninka maalin kasta nabad ku baqayaa while the nabadiids want war i wonder why ?