Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. War Deg-Deg Ah: Madaxwaynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaminayo Oo Saaka Ka Dhoofay Madaarka Diyaaradaha Ee Berbera, Iyagga Oo Ku Sii Jeeda Dalalka Imaaraadka Iyo Kuwayt Berbera (Ramaas* Apr 14,2011 Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ayaa saaka ka dhoofay Madaarka diyaaradaha ee Magaaladda Berbera isaga oo u sii jeeda dalalka Imaaraadka Carabta iyo Kuwayt. Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud oo ay safarkiisa ku weheliyaan wasiirada arimaha dibada iyo ganacsiga ayaa waxa la sheegay inuu ku jihaysan yahay wadamada Imaaraadka Carabta iyo Kuwayt oo ay ka heleen marti qaad rasmi ah. Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee Madaarka diyaaradaha Magaaladda Berbera ayaa sheegay inuu safarkiisan ku tagayo dalka kuwayd iyo Imaaraadka Carabta, halkaana ay kula kulmi doonaan madaxda dalkaa. Ramaasnews Desk
  2. Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Kicitimay Kuwayt Iyo Imaaraadka Carabta April 14th, 2011 Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta u kicitimay socdaal shaqo oo uu ku tagay lugtii ugu horaysay ee uu ugu baqoolo dunida carabta tan iyo markii la doortay doorashadii dalka ka qabsoontay 26-kii bishii June ee la soo dhaafay. Madaxweynuhu wuxuu saaka ka dhoofay madaarka Berbera waxaanu u kicitimay dalalka Kuwayt iyo imaaraadka carabta. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo qolka nasashada ee madaarka Berbera ugu waramayay Saxaafada wuxuu sheegay inuu socdaalkiisu salka ku hayo sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka iskaashi iyo wax wada qabsi ee Somaliland la leedahay dalalka carabta. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in labada dalba uu ka helay marti qaad rasmi ah isla markaana uu kulamo la yeelan doono masuuliyiinta wadamadaasi oo uu kala hadli doono sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka ay la leeyihiin Somaliland. Md. Axmed Siilaanyo waxa uu tilmaamay inuu kala hadli doono masuuliyiintaasi sidii kor loogu qaadi lahaa ganacsiga iyo sidii maal qabeenada dalalkaasi ay u maal-gashan lahaayeen Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu madaarka Berbera salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka, waxaana sii sagootiyay Wasiirro iyo saraakiil ka tirsan xukuumadda. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa socdaalkiisan ku weheliya Wasiirka Arrimaha Dibada Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, Wasiirka Ganacsiga Md. C/Risaaq Khaliif Axmed, Chief of Cabinet-ka Md. Xirsi Cali X. Xasan, Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.waxaanu sii raacay diyaarad khaas ah oo ay u keentay dawlada Kuwayt.
  3. Wefti Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Oo La Filayo Inuu Maalinta Beri Oo Khamiisa Safar Ugu Kicitimo Dalalka Imaaraadka Carabta Iyo Kuwait (Hadhwanaagnews) Wednesday, April 13, 2011 Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)iyo wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay maalinta beri oo Khamiis ah safar ugu kicitimaan dalalka Imaaradka carabka Iyo waddanka Kuwait. Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa inay maalinta beri oo Khamiis ah safar ugu kicitimaan dalalka Imaaradka carabka Iyo waddanka Kuwait. Sidaa waxa shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews u xaqiijiyey ilo-wareedyo ku dhodhow Qasriga Madaxtooyada Somaliland, Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xukuummada Somaliland, lamana garanayo inta uu qaadan doono,hasayeeshe Wararku waxay tibaxayaan inuu Madaxweynaha Somaliland casuumad ka helay waddamada Imaraadka Crabta iyo waddanka Kuwait. Safarka la filayo inuu Madaxweynaha Somaliland ugu kicitimayo dalalkaasi ayaa waxa ku wehelin doona Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali Xasan,iyo Marwada kowaad Marwo Aamina Sheekh Maxamuud Jirde (Aamina-Waris).Warku waxa uu intaasi ku darayaa in Madaxweynaha loo soo direy diyaarad khaas ah, taasi oo Madaxweynaha ka qaadi doonta Madaarka Magaalada Berbera. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Safarkan la filayo inuu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)m iyo Weftiga uu hogaamin doono ugu kicitimo dalalkaasi ayaa noqonaysa kii ugu horeeyey ee noociisa ah ee ugu safro dalalkaasi tan iyo markii xilka madaxweynanimada loo dhaariyey 27-July-2010. Si kastaba ha ahaate, Waddamada caalamka badidooda ayaa daneynaya dalka Jamhuuriyada Somaliland tan iyo markii ay doorashada madaxweynanimada si xalaal iyo xor ah dalka uga qabsoontay 26 June 2010, taasi ay keentay inay muddooyinkii ugu danbeeyey ay dalka wufuud tiro badan dalka ku soo qul-qulayaan.
  4. War deg deg ah. April 13, 2011 Awdalpress – London *- War immiga naga soo gaadhay caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo waddanka UAE, ayaa sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo oo wata wafdi ka kooban 12 isugu jira wasiirro iyo madax sar sare oo dawladda Somaliland ah ay barrito booqasho ku tegi doonaan waddanka Imaaraadka Carabta. Socdaalkan oo ay ka dambeysey marti qaad ay u fidisay dawladda Imaaraadku, ayaa la sheegayaa in diyaarad khaas ah ay dawladda Imaaraadku u dirtay wafidiga madaxweynuhu uu hoggaaminayo oo barrito ka soo kicitimi doona magaalada Hargeysa. Wafdiga oo uu ka mid yahay wasiirka Macdanta iyo Biyaha oo isagu immiga ku sugan waddanka Imaaraadka ayaa la filayaa in ay labada dawladood ka wada hadli doonaan arrimo horumarineed iyo mid wax wada qabsi.
  5. This is great news now i don't need to drive 2 hours to some Somali xawalaaad to drop the Money i can just send the money trough Western union around the corner to capital hargeysa makes my life easier
  6. Duke the president can be from any region we proved that before even the vp can be from any region and the Ministers are spread from every region of Somaliland if one particular clan lives from Awdal all the way to sanaag ofcourse they will get a lion share but the Minister Positions are spread from every region and obviously the two heavily populated regions are Maroodijeex and togdheer Followed by awdal and then gabiley. We are not like Puntland which is a subclan project run by the ssdf, serves the ssdf interest only. The ssdf Parliament makes it impossible for your other clan cousins to become president of the garowe one subclan state. Heck we are even better then our neighbour Djibouti which only allows Ismacil cumar geeles sub clan to run for president.
  7. Duke Somaliland regions get their Fair share in the cabinet Awdal region 3 Ministers Maroodijeex 5 Ministers Togdheer 4 Ministers Saaxil 2 Ministers Sool 2 Ministers Sanaag 2 Ministers Hawd region 1 Minister Gabiley region 1 Minister
  8. Shirkii Kenya oo soo gaba gaboobay iyo qodobo la’isku raacay Nairobi: (Sh. M. Network) Shirkii wada tashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay ayaa lasoo gaba gabeeyay, iyadoo dhamaan dhinacyadii ka qeyb galay shirkaasi ay isku afgarteen inay qaataan qodobadii kasoo baxay shirkaasi. Kadib shir labo maalin ugu socday Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya dhamaan dhinacyada ku lugta leh siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa fiidnimadii caawa waxaa guud ahaamba lasoo gaba gabeeyay shirkaasi oo ay Qaramada Midoobay ugu magacdartay shirka wada tashiga Soomaaliya. Markii uu shirka soo gaba gaboobay kadib ayaa ugu horey halkaasi waxaa ka hadlay Ergay gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliyha Ambassador Augustine Mahiga kaasi oo sheegay in dhinacyadii Soomaalida ee kulanka ku yeeshay Magaalada Nairobi ay isku raaceen qodobo dhowr ah oo ay ka mid aheyd in bisha Augusta ee soo socota la qabto doorasha Madaxtinimada dalka Soomaaliya. In barlamanka Soomaaliya loo kordhiyo muddo labo sano ah maadaama sida uu sheegay Mahiga aysan xiligaan suurto gal noqon karin si wada jir ah in loo doorto barlaman iyo Hay’adaha kale ee dowladda KMG. In Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo qeyb ka ahaa shirkaasi ay yeeshaan hogaan midaysan maadaama sida uu horey u sheegay Mahiga ay leeyihiin dhowr hogaamiye oo ku kala sugan gobolo badan oo ka tirsan Soomaaliya. Sidoo kale markii uu kulanka soo dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta shir jaraa’id u qabtay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’uud Faroole, isagoo sheegay in Puntland ay ku qanacsantahay qodobada kasoo baxay shirka, waxaana uu carabka ku adkeeyay in shirkaani uu wax badan ay ka faa’iideen dhamaan dhinacyadii Soomaalida ahaa ee ka qeyb galay shirkaasi wada tashiga ahaa. Dhanka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxa isna warbaahinta la hadlay Sheekh Cumar oo ka mid ahaa xubnihii Ahlu Sunna Waljamaaca ee matalayay kulankaasi, waxaana uu shegay in kulankaasi uu kusoo dhamaaday jawi aad u wanaagsan Ahlu Sunnana ay diyaar u tahay inay qaadato talooyinka loo soo jeediyay oo ahaa inay hal hogaan yeeshaan. Inkastoo kulankii wada tashiga ahaa ee Qaramada Midoobay ay soo qaban qaabisay qodobada kasoo baxay ay ka mid aheyd in Dorashada Madaxtinada dalka Soomaaliya la qabto bisha Augusta ee fooda nagu soo hayso iyo sidoo kale in barlamanka hadda jira loo kordhiyo muddo labo sano ah ayaan la’ogayn waxa ay ka dhihi doonaan Madaxda sar ee dowladda Federalka oo horeyba ugu biya diiday ka qeyb galka Shirkaasi. Max’ed Cabdi Nuur Mascuud
  9. Saalax;711519 wrote: The SNM is not claiming anything it's already out there the two most populated regions & cities (Maroodijeex & Togdheer, Hargeysa, Burco happen to be their heartland. Not including their other strongholds in Western Sool & Sanaag. So i wouldn't be surprised if they are 70% of the population or more in Sland. Now can you explain how can SSDF be more than Makhiir, Sool and Goldogob put together? Well said salaax
  10. Somalina;711536 wrote: AS needs to be engaged, Sheik Sharif is spot on. Don't waste your time with this retarded proposition. I will talk to you tomorrow, hopefully you will come back to earth then. Xaji Xunjuf, lol@ Hiirale, let him become your president and let us know ok. Awoow Barre hiiraale is From Somalia not Somaliland so he can't become our leader Besides he is Farmaajos Adeer maxaad ugu diidaysa Somalina you need a guy who says stuff like Yuhuud baanu keenayna Nin boqol jeer Been ku dhaaranaya iyo wax la mid oo odhanaya wadaada gadhkan u xiiraya the words hiiraale lol
  11. Awoow i know Mogadisho will always be the Somalia Capital But i am just talking about perhaps suggesting if the government seat could've been moved for a short period of time. As for Nuur cade he is a very good politician and i think he can change things on the ground. Let's give him a chance. Oke let's dump faroole. And replace him with barre hiiraale what you think?
  12. somalina what you think of Nuur cade For president Faroole for Prime Minister Speaker of parliament Mawlid Macaane Move the capital to Galkacyo Cabinet of 15 Ministers
  13. Nur cade for president Sharif sakin Prime minister Mawlid macaane speaker of Parliament Move the capital temporary to Galkacyo 100 Mps From the raskambooni to raascaseer Start serious reconciliations with Alshabaab and anti Government groups inside the country under a Somali tree.
  14. Saalax;711491 wrote: The Speaker, President, Vice President, Interior minister, Minister of Livestock , Minister of Planning. and majority of ministers of Puntland are all from one single unit family in the wider eyes lol. Don't throw rocks when you live in a glass house. In the parliament of Puntland 33 belongs to the family of Faroole, while on 10 or so is given to makhiir , and 17 is given to Sool. Those were handed picked by the clan elders of Pland and did not even come through fair parliament elections (districts and regions chosen by the people). You are almost right salaxo the maakharians hold 9 seats in the pirate Parliament. The Garaads have 17 seats , Goldogob 4 seats the rest belongs to the SSDF clan Family. if you add the garaads and the maakhirians and reer Goldogob all together the SSDF clan family still has more seats in the parliament then their clan cousins which will give them overwhelmingly majority and every time they hold clan selections the ssdf Boys will secure the president undisputedly. Maandhow tolka ka baandhe dee bahashan qaar wax fahmaya mahe
  15. The current Somaliland government is working hard on development Cigaal international airport will be transformed totally in the next comming months not to forget the berbera aiport construction is almost finalized it already has 2 terminals a 3th is about to be add.
  16. Saalax;711470 wrote: How is Puntland more diverse than Somaliland when the Speaker, President, Vice President, Interior Minister, Police chief of Puntland are all from one single unit family? Somaliland. President - Togdheer region Vice President - Awdal region Parliament Speaker - Sahiil region Head of House of elders- Qorilugud( Buhoodle region) Head of Courts - Sanaag region Interior Minister - Born in Mudug ( but Togdheer origin) Foreign minister - Maroodijeex region Police chief - Awdal region add the defence minister from Maakhir Mudane Cadami
  17. Maxammad cabdi xaashi was forced to leave office and the sad part was he did not even organize the selections of your clan enclave it was organized by the Qardho elders Tuute Muusa's clan with the blessings of warlord Cabdilahi Yusuf they financed it everthing and he was removed and did not finish his term you should listen to his interview that's the Truth. Somaliland had President rayaale for 8 years as president he came to power with one man one vote and left with the same elections he came to power. Come talk to me adeer when you select a non ssdf leader.
  18. Puntland is one sub clan project we all know what happened to Maxammad cabdi xashi when he was illegally removed by the SSDF Gangs few years back with the blessings of Warlord Cabdilahi Yusuf ssdf clan have over 30 Parliamanterians in the parliament which gives them the overwhelmingly the majority to select the next son of the Pirate state undisputedly
  19. UN Security Council approves plan to create Somali courts to fight piracyApril 12, 2011, 3:33pmNEW YORK (dpa) – The UN Security Council decided Monday to urgently consider establishing courts in Somalia to try acts of piracy in an effort to build a more efficient way to fight piracy on the high seas. The council unanimously adopted a resolution to set up ''specialized Somali courts to try suspected pirates both in Somalia and in the region, including an extraterritorial Somali specialized anti-piracy court.'' The decision was based on recommendations made by Jack Lang, a former French government minister serving as a legal adviser on piracy issues at the UN. French Ambassador Gerard Araud said the resolution took into consideration Somalia's instability and economic and social problems that caused the problems of piracy in the impoverished nation. Araud said the resolution called for strengthening the methods of investigation and for transferring pirates to face criminal charges on piracy. ''It is finally taking into consideration the long-term economic interests of Somalia: it calls for the delimitation of the Somali maritime space and requests the UN secretary general to submit a report by October on illegal fishing and the rejection of toxic wastes off Somalia,'' Araud said. ''France welcomes the adoption of resolution 1976, which represents a significant and concrete step forward in the fight against piracy off the coast of Somalia,'' he said. Despite international efforts to fight piracy, including use of national navies to thwart hijacking on the high seas, Somali pirates had been able to seize more ships and luxury vessels and ransom their owners. Studies have shown that pirates have collected millions of dollars after seizing ships. Dozens of vessels and crews are still in the hands of pirates. Some countries like the United States have already brought suspects in attacks to their own shores to stand trial.
  20. Faransiiska oo sheegay in Somali ay ka degi la’dahay burcad badeeda Paris: (Sh. M. Network) Dowladda Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda Soomaaliya ay ka dagi la’dahay kooxaha burcad badeeda Soomaalida islamarkaana dalka Soomaaliya ay u horseedeen saboolnimada. Safiirka u fadhiya dalka Faransiiska Qaramada Midoobay Gerard Araud ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada burcad badeednimada ay ka dambeyso degnaansho la’aanta iyo dhaqaalo yarida ka jirta dalka Soomaaliya. Mr. Araud ayaa waxaa uu intaasi ku daray in kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay sababeen saboolnimada ka jirta dalka Soomaaliya taasi oo uu ku micneeyay inay hor istaageen kooxahaasi Maraakiibtii gar gaarka usoo siday dalka Soomaaliya. Mas’uulkaasi ayaa waxaa uu sheegay in kooxaha burcad badeed ay ku jiraan dambiyo, waxaana uu sheegay in xaalka Soomaaliya uu ku jiro in la sameeyo nidaam looga hortagayo kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo dhibaato ku haysa Maraakiibta shisheeye. Golaha amaanka ee Qarmadka Midoobay ayaa asbuucaani gudahiisa waxaa uu shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya loo baahanyahay ina laga dhiso goobo lagu Maxkamadeeyo burcad badeeda Soomaalida iyo kuwa lagula dagaalamo si ay u yaraato dhibaatooyinka ay u gaysanayaan Maraakiibta shisheeye. Arintaani ayaa waxaa ay ka dambeysay kadib markii Maxkamad ku taala Woqooyiga dalka Russia lagu Maxkamadeeyay 6-ruux oo burcad badeeda ah kuwaasi oo u kala dhashay wadamo kala duwan sida Russia, Estonia, Latvia iyo wadamo kale kuwaasi oo ka qowlaysanayay Badwaynta Arctic Sea
  21. Stuff and nonsense Gandi sits with the big boys and with other african leaders and you want us to believe Shir yaro mahiga qabtay ba lo diiday lolz. come on man
  22. waligeen Somalia saan saan nabadeed cid ka hadlaysa ma jirto