-
Content Count
30,099 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Another Bari Clan elder gunned down in bosaaso
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Did the bosaaso police administration say that? -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
A_Khadar;714162 wrote: Haters stop high jacking the thread.Either congratulate the brothers' acheivement or keep your hatre to yourself.. Job well done, all the proposal points are well thought and can be benefit by all somalis. They concern from peace to environment. I am forward for the upcoming meeting in side Somalia and proposed location is Kalshaale... Shir ma dayaan nimanka shirshoore hora loo yidhi:D -
Another Bari Clan elder gunned down in bosaaso
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War Deg Deg ah:Koox hubaysan oo caawa dishay midkamid ahaa Nabadoonada Boosaaso dhaawacdayna dhowr ruux oo kale. 24. april 2011 APL Boosaaso:(Allpuntland)-Waxaa caawa gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta dhaqaalaha Puntland ay koox hubaysani ku toogatay mid kamid ahaa Nabadoonada waaweyn ee magaalada Boosaaso iyadoo ay isla kooxdaasi dhaawacday ku dhawaad sadex ruux oo kale oo ay ku jiraan odayaal dhaqameedyo la socday nabadoonka xiligii la dilayey oo uu kasoo baxay midkamid ah masaajida magaalada Boosaaso. Kooxdan ayaa toogtay Nabadoon Siciid Cumar Siciid (Kaashawiito) oo kamid ahaa nabadoonada waaweyn ee magaalada Boosaaso kaasoo kasoo baxay Masjidu-Rashiid oo uu ku tukaday salaadii maqrib,waxaana dadka la dhaawacmay oo asxaabtiisa u badnaa ay iyana kula tukadeen isla masaajidkaas,welina looma hayo werarkaas cid looga shakaysan yahay ama cidii ka danbeysay dilka Marxuumkan & dhaawaca dhowrka kale. Nabadoon Siciid Cumar Siciid (Kashawito) wuxuu kamid ahaa Nabadoonada sida weyn looga qadariyo magaalada Boosaaso ayaa kusoo beegmaya xili habeenadii ugu danbeeyey ay deegaanada Puntland si isdabajoog ah uga dhacayeen dilal aan kala joogsi lahayn,waxaana Marxuumka caawa dhintay uu dilkiisu noqonayaa midkamid ah dilalka laga beegsanayey waxgaradka Puntland oo si aan kala joogsi lahayn uga dhacayey magaalooyinka Boosaaso & Gaalkacyo bilihii u danbeeyey. -
Another Bari Clan elder gunned down in bosaaso
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This is the second clan elder with in this month gunned down in bosaaso who is killing all these elders? -
Another Bari Clan elder gunned down in bosaaso
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Bosaaso Nabadoon Caan ah ayaa la Dilay Posted by Boosaaso on April 24, 2011 in Warar | 0 Comment Inaanilaahi Waa Inaailaahi Raajucuun waxa Bosaaso Caawa lagu dilay Nabadoon Caan ah oo lagu Magcaabo Siciid Kaashawito xili uu ka soo baxay Masaajidka Al-Rashiid ee Magaalada Bosaaso Falkaasi waxa ku Dhaawacmay Afar Ruux oo kale lamana Yaqaan cida Falkaasi Foosha xun Fulisay. Waanu Tacsi u diraynaa Dhamaan Reer Kaashwiito Samir iyo Iimaan alle Hakasiiyo Aabahood Maxamed siciid cumar (kaashawiito Mukhtar siciid cumar kaashawiito Cumar siciid cumar Nimca siciid cumar Hodon siciid Cumar Fadumo siciid cumar Maryan siciid cumar -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Che adeer xishood dee xaaji baan ahay toob ma xidhe eh , saado cali na wa fanaanad qurux badan baan idhi anigu but waan la sheekeysan doona when i see her. -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Che i don't see the ssc guys wearing a blue dress with a star in the middle didn't knew ssc gatherings were having crossdressing after parties. -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Liibaan can i come to the party i like xaflado niyo -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Saalax;714136 wrote: Xaaji Xunjuf oo haada ma sawiirka saado ali baad ka heesha lol. ;) saado was cute berigey yarayd baan xasuusta -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
^^ Gabadhasi wa gabadh quruxsan war sawirkeeda iska daa yanay il ku dhicin gabadhe eh -
Ganacsade Caan Ka Ahaa Djibouti Iyo Somaliland Marxuum Cismaan Geelle Arab Oo Geeriyooday Sunday, 24 April 2011 16:06 Djibouti (ANN) Alle Ha U Naxariistee Waxa maanta Magaalada Djibouti, ee dalka Jamhuuriyadda Djabouti Ku geeriyooday Alle Ha U naxariistee Marxuum Cismaan Geelle Arab oo ahaa ganacsade Somaliland iyo Djibouiti caan ka ahaa. Marxuum Cismaan Geelle Arab ayaa sida ay sheegayaan wararka la xidhiidha geeridiisu mudooyinkii u danbeeyay xaalad caafimaad u joogay dalka Djabouti, taas oo sabab u noqotay geeridiisa. Alle ha naxariistee Marxuum Cismaan Geelle Arab, waxa uu ka mid ahaa haldoorka ganacsatada somaliland, isaga oo ku dhex jiray hawlaha ganacsi muddo ku siman nus qarni, isla maraakana ka mid ahaa ganacsatada waaweyn ee asalkooda kasoo jeeda Somaliland, balse ganacsigooda kasoo bilaabay dhinaca dalka Djibouti. Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee marxuumka ayaa sida la qiyaasayo dhashay sanadkii 1923-kii iyada oo uu ifka kaga tagay 9 ubad ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho. Marxuum Cismaan Geele arab ayaa lagu aasi doonaa magaaladda Djabouti ee xarunta dalka Jamhuuriyadda Djabouti, waxaana la filayaa inay Aaskiisa ka soo qayb galaan madax badan oo ka tirsan dawlada Djabouti iyo waliba ganacsato iyo masuuliyiin ka taga dhinaca Somaliland. Shebekada Araweelonews waxay tacsi u diraysaa qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxay Marxuum Cismaan Geele arab , waxayna Illaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo marxuumka. Aamiin Aamiin Aamiin. INAA ILLAAHI WA INNAA ILLAAHI RAAJUCUUN
-
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
^^^ooh that must be it so there was an after party Nice -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
What the hell is saaado cali doing there is she part of the educated elite or was it just a clan gathering for tolka;) -
Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Waxaan Uga Digaynaa Xukuumada Shakhsiyaadka Ay Ka Mid Yihiin Buuur Madow Oo Ku Hororoobey Xukuumadii Hore Ceerigaabo, January 29, 2011 (Haatuf) - Cuqaasha Guurtida iyo waxgaradka Galbeedka Ceerigaabo ayaa shalay soo saaray bayaan ay Xukuumada ugu baaqayaan in aanay xukuumada ka hamran qaarka mida Madaxdhaqameedka oo ay ku tilmaameen kuwaas oo ay ku tilmaameen in ay ku hororoobeen Xukuumadii hore ee riyaale sidoo lae waxay ugu baaaqeen in aanu Matalin kuna hadli Karin afbeeleed iyo Mid madax dhaaqameed toona Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) Sidoo kale waxay hambalyo u direen gudoomiyaha la dagaalanka Musuqmaasuqa waxaanuu u dhignaa sedan Hadaanu nahay waayeelka waxgaradka iyo Cuqaashaba waxaanu Salaan u diraynaa Madaxda Qaranka ,oo uu ugu Horeeyo Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ,waxaanu aad uga xunahay Gefafka iyo hadalada bartirada ah ee ay kula kacayaan masuuliyiinta qaranka qaar ka mida Shakhsiyaadka ku adeegta qabaailka Magacooda oo uu ugu horeeyo, Ninka la yidhaaahdo cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo ka mida Shaqsiyaadka ku hororoobey Xukuumadii hore kuna Mamay Sheegashada Xil Markuu ku fashilmay Beeshiisu kala noqotay kalsoonida Waxaanu xukuumada ugu baaqaynaa in aanay uga hamran hawlaheeda shaqo dadka noociisaa oo kale ah Sidoo kale waxa loo bahanyahay ,in xukuumadu ka korto in aan laysku khaldin Siyaasada iyo dhaqanka ,Dadka Danaha gaarka ah wata ee ku adeeganaya Magaca Qabiilka waxanu ugu baaqaynaa in Xukuumadu faro bira iskaga qabato wayo waxay khatar ku yihiin dhaqanka ,Amniga ,iyo Habsami u socodka Maamulka waxaanu xukuumada ugu baaqaynaa in ay soo gaadho Gobolka sanaag oo haba yaratee wax isbadal ahi aanu ka dhicin mudadii Xukuumada Cusubi jirtey Chief Caaqil Maxamed Cawed Faarax Chief Caaqil Xasan Cabsiiye Chief Caqil Siciid Cawl Cilmi Chief Caqil abokor xassan Chief Caaqil Aw-adan Jamac Caaqil Saalax Nuur Caaqil Cabdi Xasan Cabdi Caaqil xuseen Faarax Caaqil Aadan Abokor Caaqil Maxame Ciise Caaqil Caaqil Xuseen Digaale Caaqil Mohamed Warsame Guurti Cali X Biixi. -
Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Liibaan if boqorbuurmadow had support from his own tribesmen he would've stayed in ceerigaabo or ceelafweyn but he fled the country he is no longer the Boqor of beesha caynabo iyo galbeedka ceerigaabo. -
Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
liibaan Buurmadow is a clanchief not a politician eventhough his Tribesmen Stripped him from his Boqornimo in the Garadag Conference in 2008 , you can not compare him with Prof Cali khalif galaydh who is your intellectual and politician
