-
Content Count
29,971 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
3 nin oo lagu toogtey meel u dhexeysa Dhahar iyo Qardho iyo wareysi aanu la yeelanay laba qofood oo ka badbaadey dilkaaasi. Dhahar (SPR): Waxaa maanta lagu toogtey meel u dhexeysa magaalada Dhahar iyo Qardho 3 nin oo ka ambabaxay degmada Dhahar ee gobolka Haylaan iyagoo meel miyi ah reero ku waraabinayay isla markaana watey gaari booyad ah. 3 nin ee la toogtey ayaa lagu magacaabi jirey: Ayaanle Siciid Madaxey Siciid Axmed Warsame “Jalxad” Khaliif Cali Maxamed Samatar SIdoo kale Maxamed Ilbir iyo wiil 9 jir ah markaasi la socdey ayaa ka badbaadey weerarkan oo idaacada SPR uga waramey in raga laayay ay wateen gaari Landcruisar ah oo korka ka go’an oo qori dhashiika ah kuxiranyahay. Saraakiisha Degmada Dhahar ee Police ka ayaa isla markiiba raad raacey nimankii laayey isla markaana waxaa la sheegey in ay nimankaasi ay aadeen dhanka kuliyada Carmo. Col. Maxamed Cismaan Aadan oo ah taliyahii ciidamadaasi watey ayaa idaacada SPR u sheegey markii ay aadeen Carmo loo sheegey in nimankaasi ay ka tageen Carmo laakiin ay u ambabaxeen dhanka Qardho waa sida uu noo sheegey. Col. Maxamed CIsmaan Aadan ayaa sheegey in wada hadal u socda saraakiisha Police ka Qardho hadii ay nimankii waxlaayey joogaan Qardho in maamulka lagu soo wareejiyo. Si kastaba ha ahaatee maalmahan ayaa waxaa soo cusboonaadey aanooyin beeleed dhex mara labada beelood ee walaalaha ah kala dega Qardho iyo Dhahar. Arintan ayaa waxay ku soo aadeysaa xili ay ku sugnaayeen degmada Dhahar gudiga isimada Puntland oo usug jira salaadiin iyo cuqaal oo dhex dhexaadin u joogey degmada Dhahar.
-
Dhahar Sadex ayaa la dilay Maanta iyo Xiisad Aloosan Posted by Boosaaso on April 22, 2011 in Warar Magaalada Dhahar Meel 75-KM dhanka Bari ka xigta waxa ka dhacay dil budhcanimo ah kaasi oo Sadex Nin oo Reer Guuraa ah Waraabinaya ay dileen Koox lagu Tilmaamay Shufto. Warka aanu Helayno ayaa sheegaya in Sadexda Nin ay wateen Gaadhi nooca Biyaha Qaada isla markaana iyaga oo Reer Guuraa Waraabinaya ay dileen koox kale oo ka soo duushay sida la sheegay Magaalada Qardho. Maydkaasi ragaasi ayaa la keenay Magaalada Dhahar ee Caasimada Hayland Halkaasi oo lagu Duugayo Maanta sida aanu ka Helay Xidhiidh aanu Samaynay. Mashaqada Labad beeleed ee Qardho iyo Hayland ayaa in badan Jiitamaysay waxana Shir balaadhan dhawaan laoogu qabtay Magaalada Carmo shirkaasi waxa Gogosha dhigay Odayaasha Beelaha kale ee *****ga in kastoo aan Natiijo Fiicani ka soo Bixin Bosaaso
-
Dhagax Dhigay jaamacad Laga Hirgalinayo laascaanood
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Waka hormarku Good man Governor of Sool Mudane Cabdilahi Jamac Diiriye. -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Maanta Tagay Magaalada Laascaanood Kulamana La Qaatay Waxgaradka Gobolka Sool Laascaanood-(OWN)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr:Maxamed Cabdi Gaboose ayaa Maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool taasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland aya waxaa si weyn ugu soo dhawweayay magaalada Laascanood Maamulka Gobolka Sool kan Degmada iyo waxgaradka Gobolka kuwaasi oo wada hadlay arimo dhawra oo ay ugu muhiimsanaayen xoojinta amaanka ee gobolka iyo ka hortagista cid kasta oo abuulaysa rabshad iyo amaan daro laga dhaxlo gobolka sool. Kulanka maanata dhex maray wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr:Gaboose iyo waxgaradka Gobolka Sool ayaa ku soo dhamaaday mid guula kuwaasi o isla qaatay sidii looga wada shaqaynlaha xoojinta amaanka. Wasiirka Wasaarada Aimha Gudaha Somaliland Dr:Maxamed Cabdi Gaboose oo isagu dhawaanahanba Socdaalo ku joogay Gobolada Bariga Somaliland ayaa socdaalkiisan ku micneeyay inuu yahay mid uu ugu kuur galayo xaalada nololeed ee dadka gobolada Bariga sida ay tahay isagoo dhanka Bulshadana weydiinaya baahiyaha ugu daran ee haatani haysta. Ugu danbayntii waxaa si weyn looga dareemayaa magaalada Burco soo dhaweynta Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland oo la filayo inuu maalinta Beri ah yimaado magaalada Burco. -
Galkacyo city region of Mudug gets a fresh admin
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
So he's going to be the governor and mayor at the same time , let's just wait and see what he brings. -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose Visits Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
probably not galkacyo is not a safe city for Ministers -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose Visits Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=9qv4Trhf9Nw" frameborder="0" allowfullscreen> -
Islamic Republic of Iran to send troops to Somalia!!
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
This will be interesting if this actually happens i will not be surprised if the bigger powers allow Iranian Troops (shia) to come to Somalia to fuel the sectarian war between the religious groups Shia Twelvers Troops alongside Ahlusunna Versus salifi Jihadist Shabaabist. I'm already imagining how salaad cali jeele is whipping himself and chanting Shia songs (Shirib and guurow Style.) and poetry and waving the Shia flags with the picture of Imam Husein rathilahu canhu. -
H.E Abdirizak Haji Hussein lays out a profound case against federalism.
Xaaji Xunjuf replied to Gabbal's topic in Politics
Somalia needs a strong central government federalism will only create conflict between the various clan regions , and it will also undermine the future existence of the national identity of Somalia. -
Somaliland:borama road constructions in full gear + PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> -
Somaliland:borama road constructions in full gear + PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kulan Maanta Dhex Maray Dadwaynaha Borama Iyo Maamulka Dawlada Hoose Oo Lagu Gaadhay in Wadooyin Badan Oo Laamiya La dhisto+SAWIRO 21/04/11-Borama-(Bnn) Waxaa Maanta Magaalada Borama Ka dhacay Kulan Balaadhan oo ay iskugu yimaadeen Bulshada Rayidka ah iyo Maamulka Gobolka iyo Kan degmada Mas'uuliyiin ka socotay. Kulankan ayaa waxaa soo agaasimay Maamulka Dawlada Hoose Ee Borama, waxaana ay uga gol lahaayeen in ay u soo bandhigaan Dadwaynaha Waxqabadkii gaabnaa ee ay dhawaan ku talaabsadeen Maamulka Dawlada Hoose Iyo shacabwaynaha Xaafada Sheekh Cali Jawhar Ee iskaashiga wax ku oolka ah la sameeyay. Munaasabadan ayaa waxaa ka hadlay Duqa Borama, Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Iyo Xoghaya Dawlada Hoose Ee Borama waxa ayna ka dhawaajiyeen in sanadkani yahay Sanadkii wax wada Qabsiga Bulshada iyo Dawlada, Si loo gaadho Magaalooyin Bilic leh, Xaafadaha kale Ee Magaaladana waxa ay ka codsadeen in ay ku daydaan Xaafada Sheekh Cali Jawhar oo kale. Waxa ayna ugu danbayn sheegeen in wadayoonkan Samaysmay in dadwaynaha looga baahan yahay in ay ilaashaadaan, kuwa kale ee Soo socdana ka qayqaataan dhismahooda . Si kastaba ha ahaatee Kulankan ayaa ugu danbayn waxa uu ku dhamaaday Jawi Farxada isaga oo Maayorka Borama C/raxmaan Shide Bile Halkii kaga dhawaaqay Qaadhaan ururin uu ku sheegay in wax lagaga qabanayo Xarunta Dhexe Ee Hanuunita iyo Wacyigalinta, waxaana halkaas mar qudha Soo buux dhaafiyay dadwayne Fara badan, oo nin walba wixii uu hayay Dhigay Miiskii ay fadhiyeen Mas'uuliyiintu, tanina waxa ay makhraati madoon u tahay Sida ay bulshadu ugu heelan tahay in ay wax qabsadaan." -
Somaliland:borama road constructions in full gear + PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> Mr Axmed Muumin Seed ucid spokesmen is a great politician. -
Che -Guevara;713421 wrote: Wax,aan hore u maqlin Soomaali maba aha. Waxaan anigu Soomaali dhihin Soomaali ma,aha. Bal carab kaaguna flexible haduu yahey, bal B-A-R-A-N dheh caawa af-Soomaali (maxaatiri iyo may mayba) ku bareenaaye. Amiirka immersion classes buu qaate markuu Makka Soomaalida yimid. adeeer aan wax ku sheego afka Somalilandishka ma lihin anagu wax la yidha maxaad tiri ama may may , anagu waxanu leenahay afka War Muxu yidhi ii yeedha markad amiirka aad carabkisa aad qaloocisan u malayn mayo waleh kina bu qaloocinaya ilahay igu ogyahay.
-
Che Bani Hashimku wa laba afood afcarabiga na wa ku gabyan afsomaligana wa ku geeraran xita xuruf aydan waligin hore u maqal baanu dhagihina maqashiney xurufta so ma taqanid:D carabkayagu wa flexible dhawaaq kasta wa kara afkaygu waa ki hirgalay afkinana asaas bu u noqday nacambila. Amiirku laftigisu wa aftahan wuxu meesha u tagay inu Sh Yusuf al kaynun al baqdadi oo kale iska dhigo;) Alif la kor-dhabay, Alif la hoos-dhabay:p Wa wuxu abu Subeyr ula baxay;)
-
Che -Guevara;713402 wrote: ^Hadaad iibsan kartid Somalilandbaa aqoonsi usoo gadilaheed nagadaa sheekada:D No one knows perfect anything. Beyond your regional dialect (we called Somalilandish), I don't think you know much. you mean the actual Somali language Somalilandish Luqada Somalilandiishka wa halka Luqada Somaliga laga so qeyb qeybiyeey oo ay ka so tafiirantay sidasay ku fiiday ila iyo Dhulka Somalida Ethiopia jamhuuriyada Jabuuti ila tadjuura dhulka canfarta ila iyo Woqoyiga Somaliya (bendar bayla iyo bandar qaasim) ila iyo Koonfurta Somalia Marka iyo Madina Xammar ila iyo NFD iyo garisa . Imika walaalkeen Che wuxu ina leeyahay ,, anigu meesha Koonfurta Somalia ka yimid ayaan magaalada badhan magac u bixinaya war ninku faduul badana ma frenji ba .
-
Che -Guevara;713393 wrote: XX......looool I'm just bemused your ignorance. Is your knowledge of the Somali language that limited? I know some koonfurians say baran instead of badhan wa caadi it's a dialect but to argue the towns actual name is baran instead of badhan is absurd and you know that Che Guevara, my Knowledge of the Somali language is perfect. Afsomaliga jeebkan kala so baxa yaanan ku ibsan waryaa
-
INTERVIEW-Somaliland president backs piracy prisons
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
The fact of the matter is, for all intents and purposes, there is no unity in Somalia. Who do you contact for negotiations? There are some people who come to us, who are in contact with us and understand our cause, but there is no unity, there is no entity to speak to as far as Somalia is concerned," he said. Well said Mr President You make me proud.