-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Maamul goboleed La Magac Baxay Galgaduud State Ayaa Lagaga dhawaaqay Dubai+SAWIR 17/04/11-Dubai-(Bnn) Magaaada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta waxaa loogu dhawaaqay Maamul goboleed Soomaaliyeed oo la magac baxay Galgaduud State, ka gadaal markii ay kulamo yeesheen Jaaliyadaha Soomaalida ee kasoo jeeda gobalka Galgaduud ee dalka Soomaaliya. Kulamadaan oo ahaa kuwa isdaba joog ah oo bilihii ugu dambeeyay Jaaliyada beelaha dega gobalka Galgaduud ku falanqeynayeen sidii ay u sameysan lahaayeen Maamul Goboleed haga ammaanka gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayay ku guuleysteen inay ku dhawaaqaan Maamulka Galgaduud State. Shirkaan oo ahaa mid muddo loo fadhiyay ayaa waxaa marti galinayay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka UAE, waxaana la sheegay in arintaan ay kaalin wayn ku lahayd Jaaliyada Soomaalida ee Dubai gaar ahaan Gabdhaha oo iyagu abaabul dheeraad ah ugu jiray ka gungaarida ujeedada shirka la iskugu yimid. Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in dhamaanba xubnaha maamulkaan u ololeynayay ay ka soo jeedaan Gobolada dhexe ee dalka soomaaliya kuwaasi oo dhawaanahaanba ku hawlanaa samaynta maamulkaasi. Dhamaadkii shirka ay isugu yimaadeen qurba joogta ayaa waxaa lagu dhawaaqay Madaxweynaha Maamul goboleedkaan Galgaduud State Mudane C/rashiid Maxamed Dirir “Xaaji Dirir”. Madaxweynaha maamulkaan waxa uu sheegay in sababta loo aas aasay maamulka Galgaduud State ay tahay in dhibaatada looga saaro shacabka gobolka Galgaduud lagana shaqeeyo Hormarkooda sida uu hadalka u dhigay. Hawsha samayta maamulkan ayaa waxa ay soo socotay ku dhawaad hal sano waxaana qiyaas laga bixin karin sida uu uga hawlgalayo Gobolka Galgaduud oo ay kala goosteen maamulo Siyaasadahoodu kala duwan yihiin inkastoo mas’uuliyiinta maamulkaan cusub ay sheegeen in ay gobolka ka shaqeynayaan."
-
dee kuwasi wa dad mabdaooda aminsan balse i dont think Alshabaab ba ka danbeysa wa arin hoose it seems inay tahay aargoosi wadaadki shalay la dilay loo aareyey.
-
Alshabaab xarardheere ma so dhaafaan
-
Taleexi;712473 wrote: JB and XX: Don't speak on my behalf for goodness sake. And don't propagate misinformation and fabricated lies. An illusive, unprincipled figure doesn't represent the views of the majority of the great town of Taleex. If we play tit-for-tat, you know where the end game will lead us. Stop insulting the elders of taleex they want peace for their region and development who are you to stop them you act like you live in taleex.
-
Somaliland Vice president receives an anti piracy delegation +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland receives counter piracy delegation HARGEISA — Vice President Abdulrahman Abdullahi Ismail met at the presidential palace with a delegation from an Anti-Piracy group and the United Nations on Saturday for talks concerning the pressing issue of maritime piracy. A press release issued by the government said Mr Ismail warmly received the chairman of Working Group 2 of the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (CGPCS), Ambassador Thomas Winkler, and two representatives from the UNODC Regional Office in East Africa, Shamus Mangan and Ann-Marie Brinkman. The trip is a follow-up visit by the head of the United Nations Office on Drugs and Crime (UNODC), Mr Yury Fedotov, in late March to Hargeisa. Mr Fedotov met with President Ahmed Silanyo during the inauguration of the first pirate prison in East Africa. The two discussed counter piracy issues including criminal justice system, legal issues surrounding the transfer of pirates and prison conditions. Saturday’s meeting was part of an ongoing iniatitives between Somaliland, UNODC and the Contact Group and the discussion was carried from where it was left in March. Somaliland emphasized the importance of combating maritime piracy off its coast and the need for more coordinated efforts. In addition, it said the lack of up to date equipment and training hinders efforts on its part. Somaliland acknowledged its international duty and role in this matter. The United Nations on its side, promised to help Somaliland rehabilitate at least another ten prisons to ensure the system separates child prisoners from adults, women with all facilities having access to medical care. Vice President Abdirahman Seyla'i with UNODC and CGPCS 2 group The UN and the Contact Group’s concern were supported by today’s revelations about the escalating cost of maritime piracy by The Independent newspaper. The UK-based media mogul said piracy attacks have almost doubled in the last five years from 276 incidents in 2005 to 445 in 2010. Equally, the costs of piracy is expected to soar from $8.3bn in 2010 to $15bn by 2015. This week the UAE hosts an international conference on maritime piracy and the Gulf State is planning to pledge $17m to the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia. President Silanyo, who received an invitation to attend the meeting is already in UAE. Local sources said the UAE might donate some sort of fund to boost Somaliland’s coastguard. For the time being Somaliland insists it will not take foreign captured pirates, but it wants to do all in its power to combat the sea gangs. Also Hargeisa says it does not want to offend or isolate Somali communities in regions where piracy has become way of life. The Government of Somaliland will only prosecute those who have broken its own laws. It feels the international community should make a concerted effort to address the root causes of maritime piracy and the systematic looting of Somali marine resources and the continued dumping of toxic waste in Somali waters. -
Amiir Axmed Cabdi Godane talks About the Wars with Amisom
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sideed ku ogatay inu indho shareer xidho soodigi laha waligay ba maan arkin lolz -
Amiir Axmed Cabdi Godane talks About the Wars with Amisom
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ama dhegeyso ama ha dhegeysan intisi yarayd wu tuurtay -
Dee meeshi lugu khamarayey uun ba inaga maqan somaha
-
Gunmen storm Somalia mosque, kill 5 Sunday, April 17, 2011 MOGADISHU (AFP)— Gunmen stormed a mosque in the Somali city of Galkayo Saturday and sprayed gunfire on worshippers, killing at least five and wounding 10, security officials and witnesses said. It was not immediately clear who the attackers were but the carnage took place hours after a senior official from the ministry of religious affairs of Puntland was killed in a roadside bomb attack in Galkayo. The shooting occurred at one of the largest mosques in Galkayo, a city divided by a border between the northern self-proclaimed Puntland state and the rival administration of Galmudug to the south. "Unidentified militiamen stormed a large mosque in northern Galkayo, leaving at least five worshippers dead. It was a horrific act," said Mohamed Abdullah, a security official. "Around 10 others were wounded in the attack," he told AFP. "The police reached the area after the attack and are still investigating the matter." Witnesses said the attackers, armed with machineguns, entered the Salahudding mosque from two doors and rained bullets on worshippers who were still in the building after prayers. "I've never seen such a brutal gratuitous act, especially in a place of worship," Abdirahman Mohamoud, a resident who was near the attack, said. "The bodies of the faithful were lying in a big pool of blood inside the mosque as local residents rushed the wounded to hospital," he told AFP. "These men entered the mosque and opened fire indiscriminately on the people. It's a carnage, everybody in the city is shocked tonight," said Yusuf Moaliam, another witness. In 2009, unidentified masked men stormed a mosque in Galkayo killing five Pakistani preachers after opening fire on them.
-
Halka ka dhegeyso http://www.togaherer.com/2011/04/17/fadba-waa-fadkiisii-anagu-faajafaajaha-furashada-hargaysiyo-tixdii-gabayga-ahayd-ee-hogaamiyaha-alshabaab-axmed-gudane/
-
Pis is behind this
-
http://www.youtube.com/watch?v=5LtP2Z5kh-M&feature=player_embedded
-
Its Mogadishu : peace conference date announced..
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Mooge;712441 wrote: ^^ haye, kan soo socdana yaa organize garayn doona? adiga gabre somalidu neceb yahayna waad ku doodaysaa, marna waxaad leedahay shirka nabada isagaa lahaa. loooooooooooooooooooooooooooooooool. did siilaanyo wake up yet. you guys are not happy with his constant sleep i heard from somaliland friend. he falls sleep in the toilet, his office and even when he makes a speech. one time i heard women mashxaradaya qayladoodaa kicisay isagoo hurda shir dhexdiis. is that true xunguruf? Dee wuxu inanay shir ahayn waan ogahay sheeko gacan ku rimis ah bay ahayd shirka gabre iska laha waxbana ma keenin isagana qaban qabiyey iyo dawlada Ethiopia sidan ku sheegey -
Its Mogadishu : peace conference date announced..
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Warlod Cabdilaahi yusuf did not organize anything the man that was running the show was General Gabre warlord Cabdilahi Yusuf was just asked to stand pretty behind the General. And warlord Cali mahdi was just asked to send the invitations. -
Its Mogadishu : peace conference date announced..
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
That peace reconciliation conference was Not organized by warlord Cabdilahi Yusuf nor Warlord Cali mahdi it was Hosted by Gen Gabre the Ethiopian general. -
xiinfaniin;556993 wrote: Waari mayside war hakaa haro Sit it out. Wait till Riyaale admin runs out of tricks. Don’t play into Riyaale admin’s deliberate provocations. Six months will come soon, before you even know it. Somaliland is a peaceful region. It’s not a democracy. It knows nothing about democratic processes . The ploy to utilize latest voter registration machines in Somaliland of all places was just a trick to introduce an error prone process in order to justify election postponement. War xiinow halka bal ku yara noqo
-
It rains in many parts of Somaliland Mashallah
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Roobab Lagu Qabowsaday Oo Ka Curtay Deegaanadda Koonfureed Ee Gobolka Sool, Oo Ay Ka Jirtay Abaar Aad U Kululi. Qorriley (Ramaas) Apr. 16, 2011- Roobab lagu qabowsaday, ayaa la sheegay in ay galabta ka curteen deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Sool oo ay ka jireen abaaro ba’an oo saameeyay dad iyo duunyaba,iyada oo dadku nool goobahaas ay ka cabeen xareeda roobabkii oo aanay dhadhamin muddo ku dhaw sannad. Roobab lagu qabowsaday, ayaa la sheegay in ay galabta ka curteen deegaano ka tirsan koonfurta gobolka Sool oo ay ka jireen abaaro ba’an oo saameeyay dad iyo duunyaba,iyada oo dadku nool goobahaas ay ka cabeen xareeda roobabkii oo aanay dhadhamin muddo ku dhaw sannad. Roobabka galabta hooray waxa ay ka curteen degmada Qorriley iyo dhul ballaadhan oo hoos yimaada oo ay dhawaan ku le’edeen xoolo tiro badan oo u dhintayn haraad ka dib markii ay baqdeen raxmaadkii gugu, waxaana ay dadku ku nool degmada Qorriley u sheegeen qalabka warbaahinta in ay deegaankaas ka da’een roobab wanaagsan oo lagu diirsaday oo ka soo jabiyay abaartii dabada dheeraatay. Gobolka Sool ayaa ka mid ah meelaha ay abaaruhu sida laxaadka leh u sameeyeen, isla markaana la soo calaamadiyay dad iyo xoolo u dhintay gaajo iyo haraad dartood, waxaana ay roobabka hada curtay ay hoos u dhigi doonaan dhibaatada ay sababtay abaarta jirta -
Somaliland:borama road constructions in full gear + PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Part two road constructions xaafada Sh cali jawhar pictures <img src="http://lughaya.com/wp-content/uploads/2011/04/p1870574.JPG[/img http://lughaya.com/wp-content/uploads/2011/04/p1870575.JPG" alt="" />] -
Deadly Explosion killed Puntland’s Justice Official Hiiraan Online Staff Saturday, April 16, 2011 An explosion in the North of the city of Galkaayo on Saturday led to the death of the director of Puntland’s ministry of constitution, justice and religious affairs, Sheikh Ismail Haashi. Eye witnesses told Hiiraan Online. The explosion that is said to have rocked Israac neighbouhood of Galkaayo on Saturday also left two villagers severely injured. A land mine is reportedly said to have been planted on the way of the ministry official at a time when he was inside a vehicle. The mine blast which had exploded with a loud bang occurred in front of the former South-Central Mudug region headquarters of Galcom Telecommunication Company.Puntland officials who declined to comment about the blast said they are conducting a go-getting investigation saying they have detained several suspects whom they are now questioning over the matter. Local villagers told Hiraan Online that, the renowned religious leader was on Friday seen addressing a congregation at a Mosque in the North of Galkayo. During his mosque speech, Sheikh Haashi is reported to have talked about the increasing explosions in Puntland, saying the perpetrators are from the South of Somalia. The assassination of the ministry official in Galkayo which is ruled by both the administrations of Puntland and Galmudug is part of a worsening security that worried the local population living in the volatile Somali region of Mudug.
-
BBC Somali interview with Somali athlete Mo Farah Video
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Halka ka dawo http://www.bbc.co.uk/somali/cayaaraha/2011/04/110413_mo_farah1.shtml -
Qaybta 1-aad waraysiga MO Farah, Video Media PlayerKu daar media player kale Waraysi Video ah oo BBC ay la yeelatay MO Farah, ayuu kaga hadlayaa taariikhdiisa cayaaraha orodka iyo guud ahaan guulaha uu ka gaaray cayaaraha. Wuxuu kaloo MO Farah ka hadlayaa sida Soomaalidu mustaqbalka ugu leedahay cayaaraha fudud. Wuxuu sheegay in uu hadda waddo u diyaargarowga tartanka World Championship, balse sidoo kale uu ka fakarayo in uu ku dadaalo sidii uu natiijo wanaagsan uga keeni lahaa tartanka Olympic-ada adduunka ee sanadka soo socda 2012 lagu qabanayo dalka UK, magaaladan London. QEYBTA LABAAD Ku daar media player kale MO Farah, wuxuu horay ugu guulaystay tartamada orodka Europe ee indoors 5000m iyo 10000m oo sanadkii hore uu qaatay isku mar. Wuxuu sanadkan 2012 ku guulaystay tartanka half marathon-ka oo markii ugu horaysay uu waligiis ka qaygalay. Lama filaynin in uu tartanka qaadayo, iyadoo orodyahan caan ah ay ka qaybgalayeen, iyo iyadoo horay aan tartan noocan ah loogu baran in uu ka qaybgalo.
-
Elders Urge Al Shabaab to Join to Reconciliation Process
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
waryadhaheen odayasha dhaqanka halaga xishoodo -
Faahfaahin ku Aadan Qaraxii Lala eegtay Shiikh Ismacil Xaashi Xuseen. on April 16th, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Alaha uraxmadee waxaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magalada Galkacyo Shiikh Ismaacil Xaashi Xuseen oo kamidahaa culimada ugu caansan Gobolka mudug kana mid ahaa masuuliyiinta wasaarada cadaalada iyo arimaha diinta Dawlada Puntland. Shiikha ayaa lala beegsaday qarax xoogan waxaana guud ahaan bur buray gaarigii uuwatay iyadoo islagoobta uu ku geeriyooday shiikh Ismaaciil waxaana dhawac uu ka soo gaaray qaraxa qof rayida oo la socday ala’ha uraxmadee shiikha. Waxaa argagax iyo walwal uu ku beeray qaraxa iyo geerida Shiikha guud ahaan bulshada Gobolka gaar ahaan culima’udiinka iyo ardadii uu soo aflixiyay. Dilkan ayaa kamidnoqonaya falalka amaandaro ee Gobolka kadhacaya iyo dadka bulshada ugu muhiimsan ee ugaarsiga gaarkaa lagu hayo. Puntlandi.com Galkacyo.