-
Content Count
29,977 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland Minister of Justice we represent the people of awdal.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ that was funny afka wax ka xadeen 8 sannoh xaabsade wuxu laha Somali diid from 1999 till 2007, hada affar sannoh wuxu leeyahay Somalilandiid give him time hala qabsado niyo -
Somaliland Minister of Justice we represent the people of awdal.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ wa sidu wasiirku hadalka u dhigay -
Somaliland Minister of Justice we represent the people of awdal.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Cadaaladda Ee Somaliland Oo Sheegay In Dadka Reer Awdal Aanay Weligood Ka Laaban Doonaan Midnidamada Somaliland. Hargeysa (Ramaas)Apr. 25, 2011- Wasiirka wasaarada cadaaladda iyo gasoorka ee Somaliland Pro Ismaaciil Muumin Aare, ayaa maanta shaaca ka qaaday in aanay shacabka ku nool gobolka Awdal marnaba taageerin doonin qorshe lagu wiiqayo midnimada Somaliland oo ah mid muqadasa. Pro Aare oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada caasimada ah ee Hargeysa, ayaa beeniyay warar ay warbaahinta ku faafiyeen dad qurojoog ah oo u dhashay gobolka, kuwaas oo sheegay in dadka reer Awdal ay ka noqdeen midnimada Somaliland oo ay taageersanyihiin maamul ay ula baxeen Awdal State oo fadhigiisu yahay wadanka Maraykanka, isaga oo sheegay in wararkaas ay yihiin dacaayado raqiis ah oo aan sal iyo raad lahayn. Waxa uu sheegay in beeshiisu ay hormuud ka ahayd shirarkii dib heshiisiinta beelaha Somaliland oo dhidibada loogu taagay Jamhuuriyada Somaliland, iyada oo ay labaatankii sanno ee u dambeeyay ay masraxa siyaasada Somaliland ay ka dhexmuuqanayeen siyaasiyiin ka soo jeeda oo talada dalka mansabyo ka sare ka soo qabtay, waxa uu sheegay in Madaxweynihii hore ee dalku Md Daahir Rayaale Kaahin oo hogaanka hayay muddo sideed sannadood ah uu ka soo jeedo gobolkaas sidaas darteedna shacabka looga baahan yahay in aanay dhagjalaq u siin kooxaha Somaliland diidka ah. Pro Aare waxa uu sheegay kooxda in maamulka Awdal Stat kaga dhawaaqday Maraykanku ay yihiin qaar aan wax taageero ah ka haysayn oo marin habaabiyeen dad dano gaar ah ka leh burburinta Somaliland oo adeegsanaya si ay u gaadhaan yoolkooda, waxaana uu sheegay in midnimada ay markasta tahay muqadas ay u wada hogaansanyihiin dhamaanba shacabka reer Somaliland. -
Wasiirka Cadaalada Oo Sheegay Inaanay Masiirka Awdal Aanay Go’aamin Karin Shakhsiyaad Qurbo-joog Ahi April 25th, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Somaliland Prof. Ismaaciil Muumin Aare, ayaa maanta jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay shakhsiyaad Somaliland diid ah oo ka soo jeeda qurbo jooga gobolka Awdal, kuwaasi oo sheegay inay qorshaynayaan sidii Maamul gaar ah ay ugu sameyn lahaayeen Gobolka Awdal. Wasiirka Cadaalladda oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa wuxuu sheegay inaanay iraadada shacbiga Gobolka Awdal aanay majaro habaabin Karin shakhsiyaad qurbo joog ahi. Wasiirku wuxuu sheegay in dadweynaha Gobolka Awdal ay kaalin wax ku ool ah ku lahaayeen Somaliland illaa xiligii gobinimo doonka iyo marxaladihii dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland ee shirkii beelaha Somaliland ku yeesheen sanadkii 1991-kii Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Tog-dheer. Prof. Ismaaciil Muumin Aar waxa uu sheegay inaan mugdi la gelin Karin mowqifka Somalilandnimo ee shaciga gobolka Awdal, waxaanu tilmaamay in Magaalada Boorame lagu qabtay sanadkii 1993-kii shirkii labaad ee beelaha Somaliland kaasi oo lagu soo doortay maamulkii uu Madaxweynaha ka ahaa Marxuum- Maxamed Ibraahim Cigaal isla markaana uu Madaxweyne Ku Xigeen ka ahaa Mujaahid C/Raxmaan Aw- Cali Faarax. Wasiirku wuxuu sheegay in muddo sideed sanadood ah uu Somaliland Hoggaaminayay Madaxweyne ka soo jeeday Gobolka Awdal , imikana ay u hoggaansamayaan Hoggaanka dalka. Waxaanu xusay in shakhsiyaadka qurbo jooga ah ee dibadaha ka hadaaqayaa aanay ka tallin Karin masiirka siyaasadeed ee reer Awdal. Prof. Ismaaciil Muumin Aarre wuxuu u soo jeediyay shakhsiyaadka dhalinyarada ah ee Somaliland diidka ahi ay dadkooda wax ka soo taraan abaaraha ba’an ee dalka ka jira, waxaanu ku dooday in cidii wax ka tabanaysa xukuumadda uu ka tirsan yahay ay la xidhiidhaan dawlada dalka ka jirta. “Shacbiga reer Awdal Somalilandnimadooda muran kuma jiro oo Somaliland reer Awdal baa leh cidi kama laha, cidna uma dabo fadhiisanayayaan, waxyaabaha ay tabanayaanna Anagaa xukuumaddii ugu jirna oo matalayna Xildhibaanadii iyo waxgaradkii ayaa qoray tabashadoodii waxaana loo gudbiyay Madaxweynaha Somaliland,”ayuu yidhi Md. Ismaaciil Muumin Aare. Wasiirku waxa uu u soo jeediyay dadka ka dambeeya dhalinyarada qurbo jooga ahi ay wax kale ka waantoobaan “Waxaan leeyahay raga dhalinyarada yar yar ee qurbaha ku dhashay marin habaabinaya ee ku gabraaranayoow wax kale raadso waxani idiin suurtoobi maayaane’e.
-
Somaliland:The Mayor of hargeysa Mr Jicir opens a new road+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War niyo wadada ha mucaraadin niyo wa wado ku so korodhay caasimadeena. -
Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
All i said was spend your Money well on your people instead of wasting it that's an advice that's not crying we will wait for the response of the garaads. Good luck awoow -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
A_Khadar;714404 wrote: Bunch of confused.. The city still is divided and ur militia rules its side. Back then and now is the same nothing has change! That is not true my friend ceerigaabo has one admin one police chief one , one governor one mayor one intelligence officer one deputy mayor and one Military commander (Ciidanka qaranka Qeybta Lixaad). -
London oo looga dalbaadagay Maamul goboleedka Awdal State,
Xaaji Xunjuf replied to Akash's topic in Politics
A_Khadar;714416 wrote: Awdal self governance is here!! Welcome Awdal. yeah ur right its here on sol like ssc is here on sol -
Somalia´s Crimes in Somaliland: Forgiven but unforgettable – Part I
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
*ANWAR*;714370 wrote: Sool and Sanaga.. what about them -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
A khadar dee adeer maad naga deysid sheekooyinka sheeka mafriska ssc wa sheekadi maraykanka oo kale aad tidhahdeen Madaxweyne Siilaanyo baanu u diidnay inu maraykanka soo galo oo xaglatoosiye ba dhagta ugu sheegey hillary clinton. anigu waan idin la taliyey uun intad lacag iska kharashgeereynsaan oo aad iska khasaarineysan dadkina wax ugu qabta haday idinka dacaad tahay hadayse idinka dacaad ahayn dee xafladaha ino wada lol -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Salaaax you are right there is no side side in Ceerigaabo when the SNM hosted the peace conference in ceerigaabo in 1993 to talk about the future of sanaag and Somaliland why didn't their elders speak up why did they not talk about their side or even brought it on the table because they know there is no side. -
Somalia´s Crimes in Somaliland: Forgiven but unforgettable – Part I
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
^^you took the time to click on this topic and you posted a little black dwarf after searching on google and you want us to believe you don't care adeer naga daa dee:D -
Somaliland:The Mayor of hargeysa Mr Jicir opens a new road+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Mayar Jiciir oo wadadi sodonaad eeh ay dawlada hoose ka hirgeliso caasimada Hargeysa xashiga ka jaray maanta Wadada sariibada jigjiga yar oo beryahanba Dawlada Hoose eeh Caasimadu ka waday dib u dhis oo maanta xadhiga laga jaray. Hargeysa togaherer 25 april 2011 Duqa Caasimada Eng Xuseen Maxammad jicir Gudoomiyahaha Xsibiga Kulmiye Muj Muusa Biixi cabdi Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada iyo kuwa degaanka iyo culimaa udin odayaal Dhaliyro iyo marti sharaf kala duwan ayaa ka soo qayb galay furista wadadan cusub eeh sariibada jigjiga yar. Duqa Caasimada oo isagu xadhiga ka jaray wadadan ayaa hadal u ka jeediyey Xafladi furitaanka wadada ayaa ugu horeyn u mahadnaqay dhamaan Qaybtihi kale duwana eeh ka so qayab galay xaflada iyo dadweynihi ka qeyb qaatay qaadhanka wadadan lagu dhisay. Read more http://www.togaherer.com/2011/04/25/wadada-sariibada-jigjiga-yar-oo-beryahanba-dawlada-hoose-ee-caasimadu-ka-waday-dib-u-dhis-oo-maanta-xadhiga-laga-jaray/
-
Jb i think it's a good idea today it's Alshabaab versus the TFG now not 15 warlords all claiming presidents like the 90s if the TFG and Alshabaab start a crucial dialogue and come to an agreement there will be a solution for wartorn Somalia But i don't think that is going to happen. Since mahiga and his crew and the so called UN don't like to see Koonfurians to come to an agreement for the future of their country that's why he is undermining the authority of the TFG and supports clan states like Galmudug and the Garowe Admin to block the initiative Farmaajo and sharif proposed for a possible political solution.
-
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Malika;714322 wrote: Oh xaji thanks for your concern about fundings - haa uu biqiin - those back home faced with draught are well catered for - crocodile tears kaa iska tirtir, munafiqnimada, Allah majeeclaa hee iska jiir - waa iga talo. Malika intad bariis iyo baasto iyo Hilib macaan aad isla dhacayseen oo aad isku dhaamiseen sharaabka noocisa kala du duwan oo aad hudheelka Holidayinn aad Ku shireysan ku heeseyseen kharash lixaad leh aad ku bixiseen ka buranburteen ka geeraarteen, dalkad is leedihin wax u qabta waxba umaydan qaban Carruur Haraad ugu Geeriyootay deegaanka Buuhoodle Mar kale By Cali on Apr 24, 2011 with Wararka Hada Naga soo gaadhay Deegaanka Xodayle oo dhinaca Hawdka sare kaga Beegan Magaalada Buuhoodle ayaa ku soo Waramaya in Deegaankaasi Carruur Haraad ugu Geeriyoodeen iyo Gaajo kamid Markii Abaaraha ka jira Guud ahaanba Somalia haatan Gaadheen halkii ugu saraysay Waxana Wararku intaasi ku Darayaan in Xaalada Deegaankaasi haatan Gaadhay Meel Xun. Riix Kana Daawo Wararka WidhWidh Online Waxana Dhimashada Carruutani ku soo Beegmaysaa iyadoo Dad kale Biyo La,aan ugu Geeriyodeen Deegaanka Deegaano kale Maalintii Doraad Waxana Dadka iyo Duunyada Somalia kunool Xaaladoodu ay haatan Maraysaa Halkii ugu saraysan haatan Waxana inta badan Gababsi ah Ceelasha biyaha oo Xoolihii iyo Dadkiiba ay ka bateen kadib Markii Culus badani uu soo fuulay Waxana Haatann Dadwaynuhu Bilaabeen Saalado Roob Doon ah oo ilaahay lagu barinayo -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Salaax do you know in 1991 burco was the first place the Somaliland flag was raised ceerigabo was the second way before berbera and hargeysa -
An Open Letter to the Prime Minister of Ethiopia
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
He wants his own regional federal state for his province which will comes under the federal constitution of Ethiopia Shinile Province with it's capital Dhire dawe. -
Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
A khadar no one is crying you held a conference over the past few days in london England and many of your clan members received invitations to come to the clan gathering and the outcome became we will hold another shir buurowadal 2 perhaps. As for cali khalif galaydh probably you guys did not follow his advice. It was your own websites reporting that he met with several Somaliland officials in nairobi.taleex.net xaysimo.com radiolaascanood holhol.net. You act like we made it up. Last but not least it will be interesting how the Garowe garaads will react to this outcome the Likes of garaad selebaan garaad maxammad garaad cabdisalaan xassan Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare Garaad Cabdilahi garaad soofe iyo Garaad abshir Salax. -
President Silanyo meets Ruler of Ras Al Khaimah DUBAI — President Ahmed M. Silanyo met with Sheikh Saud Bin Saqr Al Qasimi, Supreme Council Member and Ruler of Ras Al Khaimah (RAK) at his residence in the capital on Saturday. Sheikh Saud Bin Saqr Al Qasimi was crowned as the Ruler of Ras Al-Khaimah in October 2010 following the death of his father, Sheikh Saqr bin Mohammad al-Qassimi and has been keen to see his part of the UAE develop and enhance its relationships with regional and international partners. The President and his delegation were received at Ras Al Khaimah International Airport by a sizeable motorcade which escorted the delegation to the palace of Sheikh Saud Bin Saqr Al Qasimi. Following a luncheon, President Silanyo and Sheikh Saud sat down together to exchange views on bilateral ties and issues of common concern. The two leaders agreed to open a new chapter of strategic cooperative partnership and development between Somaliland and RAK. According to a press release issued by the Presidential Office, Ras Al Khaimah, one of the seven Emirates that make up the United Arab Emirates, welcomed the idea of Somaliland opening a trade office in its capital Ras Al Khaimah. The office, the first in the region, aims to help generate direct investment by Gulf companies in Somaliland. Its main areas of focus will be:- - raise awareness of investment possibilities - to help broker negotiations - foster trade - elicit development aid and humanitarian assistance Somaliland is to open a trade office in Emirate of Ras Al Khaimah The two leaders also discussed ways in which the Sheikh himself could invest in Somaliland in various sectors such cement and infrastructure. Sheikh Saud is the founder of RAK Ceramics, the world’s largest manufacturer of ceramic and porcelain tiles. The emirate is also home to the largest cement plant in the region and the first and leading pharmaceutical manufacturing company in the Gulf. The President outlined a new foreign investment law aimed at ensuring that legal investments are given proper protection in line with international standards. He also discussed with the RAK leader the possibility of Somalilanders being permitted to travel to the UAE using the Somaliland passport. Ras Al Khaimah whilst not a major oil producer has a strong industrial economy. It is currently undertaking a number of projects aimed at making the region an investment destination, these plans include the recently announced Al Filayya Industrial City. Separately, the Minister of Trade, Industrialization and Tourism, Abdirisaq Khalif Ahmed met with a number of major companies in the UAE to explore mutually beneficial co-operation. With burgeoning international interest in Somaliland various Arab countries, which in the past were hostile or at best lukewarm to the Republic are now eager to begin open dialogue and explore trading opportunities. Somaliland’s international standing continues to rise and it has been interesting to note in recent months that as well as the cordiale reception President Silanyo has received whilst visiting various Gulf States regional neighbours have recognized Somaliland’s growing importance. Evidence of this can be seen in a number of areas including Saudi Arabia lifting its livestock ban and Yemen opening a trade office in Hargeisa. The President and his delegation have been in the UAE for the past week and are due to fly to Kuwait from Abu Dhabi on Monday.
-
Cabdiqaasim Sallaad Xasan Oo Ugu Baaqay In Ay Dalka Gudihiisa Shir Dib U Heshiisiineed Isugu Yimaadaan Dawlada KMG Ah Iyo Alshabaab. Qaahira (Ramaas)Apr. 25,2011- Madaxweyihii dawladii ku meel gaadhka ahayd ee lagu soo dhisay Magaalada Carta ee dalka Djibouti sannadkii 2000 Dr Cabdiqaasim Sallaad Xasan, ayaa ugu baaqay dhinacyada dawlada federal-ka ah ee Soomaaliya iyo dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee Alshabaab in ay isugu yimaadeen shirweyne dib u heshiisiineed oo lagu qabto gudaha Soomaaliya. Dr Cabdiqaasim oo hada ku nool Magaalada Qaahira ee dalka Masar, ayaa sheegay in aan loo dulqaadan Karin in ay sii socdaan colaadaha muddada ka dheer ha taagnaa dalka Soomaaliya oo waajibtay in la isugu yimaado gogol nabadeed oo lagu qabto gudaha dalka, isaga oo sheegay in ay jiraan dadaalo soconaya oo doonayo in la isku soo horfadhiisiyo dawlada ku meel gaadhka ah iyo Alshabaab, kuwaas ay ku lug leeyihiin aqoonyahano iyo waxgarad Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in Soomaaliya ay majaraha u qabteen hogaamiyayaal watay dano siyaasadeed oo u gaar iyaga, kuwaas oo dalka galiyay halaag aan ka soo kabasho lahayn, waxaana uu yidhi”Qof walba oo dambi ka galay Soomaaliya sharciga ayaa la horkeeni doonaa ciddii uu doono ha noqdee, xitaa aniga haddaan ku jiro waxaan ogolahay inaan sharciga hortago, waayo dhibaatada ka dhacday Soomaaliya waa mid la geystay"
-
London oo looga dalbaadagay Maamul goboleedka Awdal State,
Xaaji Xunjuf replied to Akash's topic in Politics
Jacaylbaro;714292 wrote: Raas to Raas bay ku joogtaa dee ,, wax fahan Wa itoobiyan dee ma oga raas caseyr inay xafun tahay raas kambooni na xuduuda kenya tahay dadka horta adna maxaaad u waasha -
Declaration of the Consultative Conference of SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
How much money did you guys spend on this conference 80.000 pounds or more who knows the food the accommodation of the guests the rental of the holiday inn hotel in london England the tickets bought by all the guests around the globe and the only thing you guys agreed on was to hold another conference back home. Why not spend that money on the people who are affected by the drought in awr boogeys? -
Another Bari Clan elder gunned down in bosaaso
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
SOMALIA: Tribal leader assassinated in Bosasso LAS ANOD — A well known Somali tribal leader and peace activist was killed in the northern Somali enclave of Puntland on Sunday. Saeed Mohamed Saeed ‘Kashwiito’ was shot Sunday evening as he left a mosque in the provincial capital Bosasso after evening prayers. Two other activists who were with Mr Kashwiito were also wounded in the incident. Eyewitnesses in the town said security forces rushed to the scene but the assassinators managed to flee. No group has yet claimed responsibility for the shooting of the sixth tribal leader killed in Puntland in less than two months. In this month alone, more than 20 civilians have fell victim to an ongoing surge of violence in Puntland’s major towns. Most of the victims were targeted as they left prayers or inside mosques. The Puntland leader, Abdulrahman Farole, blames the al-Qaeda affiliated al-Shabab who are battling the weak transitional government of Mogadishu in the south. The vice president, Abdulsalam A. Shire said on Sunday that people fleeing the unrests in Yemen might be behind the killings. He said his government suspects they might have ties with Yemen’s al-Qaeda. About 110 people mostly women and children reached the port of Bosasso in the last three months. Locals said tensions were high on Sunday night in the town and people were scared to leave their homes. The news comes as parts of Puntland already declared themselves independence from the semi autonomous region. The newly established Rasa-Asayr State in eastern parts of Bari region said on Friday they banned Puntland officials from its territory. It argued its citizens have lost confidence in Puntland over the lack of services and security. Rasa-Asayr State is part of a growing semi-autonomous regions in Somalia as the war torn nation disintegrates further into mini-states. The growing list so far includes Puntland, Galmudug, Azania, Hiiraanland, Mareeg State, Himan State, South-West Somalia, Rasa-Asayr State and Somali Central State. -
London oo looga dalbaadagay Maamul goboleedka Awdal State,
Xaaji Xunjuf replied to Akash's topic in Politics
Yaa salaam war quruxsana kuwani waba dadax eh