-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland:borama road constructions in full gear + PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Part two road constructions borama city Daawo Shaqada Ka Socota Wado Laamiya Oo Ku dhex Wareegi Doonta Magaalada Borama+SAWIRO 19/04/11-Borama-(Bnn) Waxaa Maanta La soo gabo gabeeyay Wado Laamiya oo Dhererkeedu Dhan Yahay 2Km Iyo Badh oo Ku wareegaysa Magaalada Borama, taas oo ay in dhawaalaba shaqo xoogi ka socotay. Hadaba Goobtii ay shaqadu ka socotay ayaa waxa aan kula kulanay , Qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Dawalada Hoose, oo uu ka mid yahay Maayor ku xigeenka Degmada Borama, Mu'min Gadiid, Xoghaya Dawlada Hoose Ee Borama, C/kariim, Xildhibaan Dhayfidh, Axmed Mu',min Seed Oo ka socday Xisbiga Mucaaradka Ucid, iyo dadwayne Aad U tira badan. Mas'uuliyiintan ayaa gabi ahaantood waxa ay si gaar ah ugu mahadnaqeen Maayorka Borama iyo Dawlada Hoose, waxa ayna sheegeen in Maayor C/raxmaan Uu ahaa shakhsigii ugu horeeyay Ee wado laamiya Dhiga Magaalada Borama, taas oo ay sheegeen in ay maanta Midhaheedii hadhsanayaan, kol hadii ay bulshadu dareentay Baahida loo qabo in la helo wadooyin Laamiya si looga baxo Rafka iyo Yiqda ay dad badani ka qaadeen Kaliyo Xanuun. Sidoo kale waxa ay Mahadnaq hawada U mariyeen Bulshada ku Nool Xaafada Sheekh Cali Jawhar oo ay sheegeen in ay u noqotay Tusaale lagu dayan karo, iskaashiga dhabta ah ee Ay la samaysay Dawlada Hoose, waxa ayna xaafadaha kale ugu baaqeen in ay ku daydaan Bulsho waynta Xaafada Sheekh Cali Jawhar oo ay sheegeen in ay Record aan horey loo arag dhigay. Dhanka kale waxa ay Mas'uulitiintani baaq u direen Qurba jooga ka soo jeeda Goboladan Awdal/Salal oo ay sheegeen in looga baaahan yahay Waxqabad dhab ah taas oo ay sheegeen in dadka Guduhu ayna u baahnayn Hadal ee Ay u baahan yihiin Waxqabad, ayna soo dhawaynayaan cidii wax kala qabanaysa dadaalada horumarineed ee ka socda Gudaha, iyaga oo hadalkoodii ku soo gabo gabeeyay in Tareenka Reer Awdal/Salal Waa uu dhaqaaqay ee dhinaca soo qabso. Si kastaba ha ahaatee wadadan ayaa noqonaysa wadadii ugu dheerayd ee Isku xidhaysa, Xaafadaha Sheekh Makaahiil, Sheekh Cali Jawhar iyo Sheekh Axmed Salaan, taas oo dhererkeeda lagu qiyaaso 2 Km Iyo Badh, waxa ayna Magaalada Ku soo kordhinaysaa Bilic iyo Wanaag, tanina waxa ay tusaale cad u tahay in ay dadwaynuhu iskood wax u qabsanayaan iyaga oo aan waxba ka sugin Dawlad, Iyo Hay'ad toona, ay wax qabsan karaan. -
Somaliland: Explosion Targets Sool Governor in Lasanod
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
six suspects caught so far well done Somaliland police in laascanood -
Somaliland: Explosion Targets Sool Governor in Lasanod
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
General Duke;713317 wrote: ^^^indeed, SSC are konfurians right? Anyhow your claim to SOOL is over this will continue untill you run away as you always do. The only person that runs away is a running pirate remember 2007 ,Who said the ssc rebels were behind this? you -
Somaliland: Explosion Targets Sool Governor in Lasanod
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
General Duke;713309 wrote: XX would have made it clear. . Terror Group with different DNA attack Ethnic Somalilander Puppet We don't know their Genetic make up yet but they are most likely koonfurians. -
Somaliland: Explosion Targets Sool Governor in Lasanod
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Laascanood under curfew between 6 pm till 6 am in the evening. The terrorists will be caught and will be brought to justice the locals don't like the curfew i can understand that but inshallah when the Terrorists are caught everthing will be back to normal in the Milky town. -
Somaliland: Explosion Targets Sool Governor in Lasanod
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Magaalada Laascaanood Oo Caawa Lagu Soo Rogay Bandow Kadib Markii Habeenkii Xalay Dil Lala Beegsaday Guddoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sool. Laascaanood(Ramaas) Apr.20, 2011 - Magaalada Laascaanood ee caasimada gobolka Sool, ayaa lagu soo rogay bandow, ka dib markii xalay shirqool qarax ah oo fashilmay lala beegsaday guddoomiye ku xigeenka gobolkaas. Bandowgan ayaa la sheegay in uu bilaabmaya lixda maqribnimo soconayana ilaa lixda subaxnim sida ay sheegayaan saraakiisha amaanka oo walaac ka muujinaya xaalada amaan darada ah ee ka taagan Magaalada oo ka sii daraysa maalinba maalinta ka dambaysa, iyada oo ka dhacayeen muddooyinka dambe dilal qorshaysan oo galaaftay madax sare oo ka tirsan maamulka gobolka. Ciidamada booliska ayaa la sheegay in ay wadaan baadhitaan lagu soo qabanayo cidii ka dambaysay qaraxii xalay oo aan la garanayn meel ay jaan iyo cidhib dhigeen, iyada oo aan gacanta lagu dhigin xataa wax raada oo la xidhiidha qorshihii qaraxa, dadka ku nool Magaalada Laascaanood ayaa qaba in aan loo baahnayn bandow xilligan la soo rogo. -
Wasiirka Daakhiliga Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo April 20th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Wasaaradaasi ayaa maanta duhurkii si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Weftiga Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa Tuuladda Yufle oo 30km dhinaca galbeed ka xigta magaalada Ceerigaabo kaga hortagay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre, Duqa Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur iyo masuuliyiinta laamaha dawlada ee gobolkaasi, ka dibna waxay u soo galbiyeen gudaha magaalada Ceerigaabo halkaasi oo ay waddooyinka hareerahooda u taagnaayeen dadweyne tiro badan ka qeyb galay soo dhawaynta wasiirka. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa hadal kooban oo uu u jeediyay dadkii soo dhaweeyay wuxuu ILAAHAY uga baryay inuu ka soo jabiyo abbaarta ba’an isla markaana u shubo raxmaadkiisa. Wasiirka Daakhiligu wuxuu sheegay in socdaalkiisa gobolada barigu uu la xidhiidho xog ogaal u noqashada xaalada guud ee deegaamada dalka, waxaanu tilmaamay in mudada uu joogo magaalada Ceerigaabo uu kulamo kala duwan la yeelan doono masuuliyiinta Gobolka, Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Sanaag. Dr. Gaboose waxa uu saaka ka soo kcitimay degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag oo uu xalay u hoyday isla markaana uu kulamo la yeeshay masuuliyiinta degmadaasi iyo qaar ka mid ah cuqaasha iyo waxgaradka deegaankaasi. Wasiirka iyo weftigiisa waxa la dejiyay Guriga martida ee magaalada Ceerigaabo.
-
This is a very good idea and there are many advantages there for somaliland economically and it will be very interesting how the corparation will be build and how Board of Directors of the corporation will operate. This will basically allow Somaliland to attrack multi Million investment deals from other countries ( state Companies) in a very legit way and these projects will be endorsed by the trustees of the Corporation since Somalilands De jure recogniton is pending in the mean time Somaliland will build it's economy and employment will rise in Somaliland.
-
Galkacyu: will not be destroyed nor will her people cower.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
xiinfaniin;713127 wrote: ^^Xaaji Xunjuf, Spare us the cheap clannish shots. No one takes the likes of you serious since you are a seccesionst with fond memoreis of yesteryears colonial era. Galkacyo, and Somalia for that matter, will overcome the challenges facing it. Xiin the question still stands you brought forward a great security proposal but the question still remains who will implement the one rule law authority in galkacyo as both regional administrations lay claim on it, this might be a unique chance to unite the two sides of galkacyo north and south under one authority. There should be some good agreements between the two sides a great balance of power the locals and clan elders of galkacyo should agree on this. But there are several factors that need to be considerd such as the religious leaders in the admin (Suufi /Salaafi) and ofcourse good governance comes with unity to some extent. The local admin in galkacyo can establish that with time and patience i believe this will in the future create a healthy coexistence between the locals. -
Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulamay Wasiirka Madaxtooyada ee Imaaraadka Carabta April 19th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Weftigii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ee socdaalka ku jooga imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Madaxtooyada ee dalkaasi iyo saraakiil kale. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed caawa laga soo saaray xarunta madaxtooyada Somaliland, waxaanu u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu Hogaaminayo oo weli ku jira Booqashada ay ku joogaan Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kuna Sugan Magaalo Madaxda Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ee Abu-Dabai ayaa weli waxay ku jiraan kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Kala Duwan ee wadankaa ka taliya. Madaxweynaha oo Xooga Saaray in ay Somaliland wadanka Imaaraadka Carabta iska Kaashadaan dhinaca dhaqaalaha Isla markaana ay Ganacsatada waaweyn iyo Shirkadaha wadanka ku sugan Maal-gelin ka sameeyaan Wadanka Somaliland sidoo kalena madaxweynaha oo ku dedaalaya inay Is-Afgarad ka gaadhaan Madaxda wadanka Imaaraadka Carabta si ay gacan uga Gaystaan Dhinaca Mashariicda Horumarineed, ee Caafimaadka, Biyaha iyo Waxbarashada ayaa Shalay (18/04/2011) waxa uu qado Sharaf Gurigiisa ugu Sameeyey Wasiirka Madaxtooyada ee Wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta SHEEKH MANSUUR BIN ZAYID? waxaanu Madaxweynuhu uga Waramay Baahida ay Somaliland u qabto in ay lagu gargaaro Dhinaca Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha. waxa kale oo uu u sheegay Madaxweynuhu sida ay Somaliland ugu guulaysatay in ay noqoto laambad ka Iftiimaysa Mandaqada ay ku taalo, marka la eego dhinaca Nabad-gelyada iyo dhinaca yuhuunta ay shacbiga Somaliland la yimaadeen sidii ay u noqon lahaayeen qaran jira. Waxaanu Sheegay madaxweynaha Somaliland in ay Taariikh ahaan Wadanka isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo Somaliland weligoodba lahaayeen Xidhiidh soo Jireen ah. Wasiirka Madaxtooyada ee Wadanka Imaaraadka Carabta SHEEKH MANSUUR BIN ZAYID ayaa isaguna waxa uu ka waramay sida uu uga war hayo in ay Somaliland tahay meesha Keliya ee caan ah wadankii laysku odhan jiray Somaliya u qalantana in ay Ganacsatadu Maal-gashi ku sameeyaan, waxa uu sheegay in ay ka war-hayaan Somaliland Nabad-gelyada taala iyo kala danbaynta ka jirta. Waxa uu sheegay in uu ogyahay in ay tahay Jamhuuriyad ku guulaysatay inay dadkeeda gaadhsiiso xasilooni, dawladnimo iyo kala danbayn. Sidaa si la mida waxa Caawa (19/04/2011) Madaxweynaha iyo Weftigiisa Casuumad ugu Sameeyey Magaalada Abu-Dabai Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha oo horena u ahaa Taliyihii Ciidamada ee Wadanka Al-baxaari AL-Daahiri oo ay Wehelinayeen Cali Bin Axmed AL-Daahiri oo ah Xog-hayaha sh eekh Khayb Bin Faa’id AALA Nahyaan oo ah Amiirka Wadanka Isu-taga Imaaraadka Carabta iyo Axmed Sa’iid Al-faa’id Al-Daahiri oo ah Ganacsade weyn. waxa kale oo Cashada Madaxweynaha loo sameyey ku wehelinayey Suldaan Siciid Al-faa’id Al-Daahiri oo ah Kaaliyaha Wasiirka Cadaalada ee Imaaraadka Carabta. Madaxweynuhu waxa uu sidoo kale Masuuliyiinta kala Duwan ee ka Talisa Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta kala hadlay siduu uu Madaxdii ka horaysayba u sheegay in ay Somaliland Baahi weyn u qabto in wax lagala qabto dhinaca Dhaqaalaha, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Biyaha, Weftiga Madaxweynaha oo weli ku Guda Jira kulamada ay la yeelanayaan Madaxda Wadamada isu-tagga Imaaraadka Carabta waxa ay Maalinta beri ah la kulmayaan madaxda Imaarada Raasul Khayba markaa ka dibna waxa ay la kulmayaan kuwa Imaarada Kuwait ka dibna waxa sugaya oo diyaar u ah Madaxweynaha iyo Weftigiisa inay kulan la yeeshaan Amiirka ka taliya Wadanka Imaaraadka Carabta. Kulamadaa kala Duwan ka dib marka uu madaxweynaha iyo Weftigiisu dhamaystaan waxay u sii Gudbayaan Wadanka Kuwait, Booqashada uu Madaxweynuhu wadanka Imaaraadka ku joogo oo ay Xukuumadu u aragto inay Muhiimad weyn u leedahay Somaliland ayaana Sababtay in uu Madaxweynuhu doorbido kulamo kala duwan oo uu la yeesho Amiirada Imaaradaha Wadanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, Ganacsatada Waa wayn, Shirkadaha si ay Dhamaantood mid walba inta uu danaynayo gacan uu ka gaysto dhismaha Qaranka Somaliland iyo Baahiyihiisa kala Duwan ee uu qabo .”
-
Wasiirka Gaashaan dhiga iyo Itoobiyaan ah oo booqasho ku tegay degmada Luuq. 19. April 2011 Luuq(AllPuntland)-Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda KMG Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Addis Ababa iyo Saraakiil kale oo ay ka mid yihiin kuwo Itoobiyaan ah ayaa booqasho ku tegay degmada Luuq ee Gobolka Gedo, halkaas oo dhowaan ay la wareegeen Ciidamada Dowladda KMG. Wasiirka oo ka mid ahaa wafdigii Madaxweyne Shariif ee dhawaan booqday Addis Ababa ayaa safar dhulka ah maray, isagoo cagta soo mariyay deegaanada ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Wasiirka Gaashaandhiga iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa kula kulmay degmada Luuq Saraakiil ka tirsan Cidamada Dowladda iyo xubno sare oo dowladda ka tirsan, waxayna ka wada hadleen xaaladihii u dambeeyay ee Gobolka, waxaana halkaasi Wasiirka Gaashaandhiga uu warbixino kaga dhageystay saraakiisha ciidamada Dowladda ee gobolka Gedo ku sugan. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in kulanka qeyb ka ahaayeen Saraakiil Itoobiyaan ah oo la sheegay in Luuq ay soo gaareen, kulankaasi oo ujeedadiisa aheyd dejinta istiraatiijiyad dagaal oo kooxaha dagaalka kala soo horjeeda Dowladda ee weli ku sugan qeybo ka tirsan Gobolka. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo halkaas saxaafada kula hadlay ayaa sheegay inay dar dar gelin doonaan dagaalad,a isagoo tilmaamay in Shabaab ay xoog uga saari doonaan Gobolada Koofur Galbeed.
-
Galkacyu: will not be destroyed nor will her people cower.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Yeah but the question is what regional clan state will administrate galkacyo will it be Galmudug state or the garowe clan administration who will administrate the city and implement the rule of law under one authority? -
Somaliland Government welcomes every one who loves peace and stability in the region wether it's reer taleex or reer widhwidh, (Gogashi nabada madaxweynaha way furantahay wali) Keyse Killed the brother of his own clan cousin Mustafa galaal and he was the one who paid the bloodmoney of Shiine Galaal AUN. Keyse wants to make a change for his people and region and understands what is at stake.
-
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Salaax these people also believe hargeysa is divided to the capital of Somaliland which is home to over a Million people -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yeah bilan hence why they are far more intellegent then the koonfurians -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;713076 wrote: We proud of Awadalites for being part of real somalis not somalidiid.. By the way, why your clan always claim the people's developments as they did.. On the other thread, your clan admin clamed they are building roads in Borame same as Lasanod. Listen to the video it says dawlada hoose eeh Borama Awdalians are great people Somalilanders they are not part of wartorn Somalia they are part of a civilized society called Somaliland -
A khadar keyse is a man that saw his mistake every one deserves a second chance and if he wants to live in peace in his widhwidh district and wants to return back to his community instead of war and destruction if he wants to build schools for his people we welcome that i know you love ex keyse the (warmonger) so that you can cheer for him in your comfortable house in the west singing ssc way hana qaaday.
-
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;713069 wrote: If we just are arguing for hake of it, you right XX, your tuulos are not divided a long clan lines, but all the cities you listed except Boorame are divided clan lines, Burco and Hargaysa being notorious clan divided city. I have seen it one of them, Burco, and it was completely divided where everyone knows everyone and you can't cross to other side. As Bilan said, clean up your house first before pointing others'.. Meesha ma galkacyo baad mooday oo greenzone dhex marto Burco is a united city adeer the same with hargeysa hargeysa is even a capital city home to every Somalilander a person who is calling burco a city where everyone knows each other is an individual that never visited burco. -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Awdalians are a great community they are building their roads this is today i hope you are happy for the people of Borama and larger awdal region of Somaliland they are not destructive people like Some people. -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
All i said was that galkacyo is a divided city you act like Xaji Xunjuf made it a divided city which is not the case. second i my self support the unity Somalia all these banana states will only dismember Somalia even further. starting With the garowe clan administration and waax iyo waadi etc i Also believe Somalia needs a strong central government Federalism is not an option and will never work. -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
bilan;713046 wrote: Lool XX, I cannot argue with dhagax dixeed. PS ma waadan maqal Awdal state, marka drop Boorame from SL cities Bilan you just love to see burco divided but it's not i am sorry . magaalo kalle ku day Borama city