-
Content Count
29,977 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Kooxda SNM iyo USC ee UK oo xaflad u dhigaya CasayrLand Waxaa magaalada London ka socota qaban-qaabo ey wadaan kooxda SNM iyo USCoo ey lacago uugu aruurinayaan xaflad loo dhigi doono maamulka aan saldhiga iyo taageerada toona laheyn ee Casyerland. Hadaba maxey tahay sababta ey u taageerayaan kooxda SNM iyo USC, akhristow waxaan dhowaanta la-soconey in magaalada Galkacyo lagu xirey Prof Lasoraani isagoo loogashakisanaa inuu lacag kasoo qaadey Dowlada Villa-Soomaaliya gaar-ahaan Madaxweyne Shariif Axmed, read more here http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7261
-
Taleexi is no longer give his allegiance to the Puntland State of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Taleexi anigu koley waxan jeclaan laha inad meel iskugu raacdaan Midnimo baad wax ku noqon kartan , inkastow aan jecelahay inad boqolki ba boqol Jamhuuriyada Somaliland si lama filaan ah wax kula darsatan oo wax aad ka noqotan dhulkinana hormarisan balse idinka ikhtiyaarka iska leh. nimanka taleex ka hadlay na wa hadleen oo weedhoodi wa dhiibteen , laakin waynu arki halkay cago dhigato , inshallah kheyr -
Taleexi is no longer give his allegiance to the Puntland State of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Taleexi;714708 wrote: Duke: Your words of wisdom are well taken. My departure is both catalyst and complimentary to the resurrection of Somali Republic in proper and that is the objective of Puntland state - Our separate paths are leading us to a common goal. In the case of Xaajiga, adeer ciyaartii waa laysa soo reebreebay markaa semifinal-kii bay maraysaa, Awdal State, SSC, "Somaliland", and Maakhir .... jiiroonigani waa adag yahay ee saa ula socda Waa runtaa ta af qalqaloocinta waa aynu wadaagnaa wayahay waynu arki halkay ka degto abti laakin hadhow ha ii odhan xaajigu run bu ii sheegeyey -
Taleexi is no longer give his allegiance to the Puntland State of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Yeah why not blame it all on Alshabaab when your so called garowe clan state can't even secure the safety of north galkacyo all is well indeed when Nomads are being slaughtered by qardho clan Militia just 4 days ago in eastern dhahar all is well For sure. There is no war between Somaliland and the Garaads of sool and buhoodle region keyse Abdi Yusuf was the Missing link and he accepted peace the taleex elders Welcomed the peace proposal of president Siilaanyo end of story and there are roads being built between laascanood and tukaraq . You are not a Supporter of Somalia you are a Supporter of your clan enclave your Clan enclave is your first priority who are you kidding duke. As for your Last Comment Faisal cali Xuseyn Cilmi Sultan rooble Sultan Guleed is a great patriot and his clan are my tribesmen and the dynasty of his ancestors is our legacy and great history . That said i am not Godanes sub Clan try again Duke. -
Taleexi is no longer give his allegiance to the Puntland State of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Duke your losing your tribesmen the garaads and Attam and the Maakhir issue and now Raas caseyr state i mean what is this all about what is Imam Faroole doing wrong so if tomorrow your uncle gagaab says i will join Galmudug or ximan iyo xeeb imam or declares his Cumar iley state what will faroole say marxaba who should we blame this on duke soon puntland won't be a subclan state it will be a sub sub sub sub clan state -
Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Dhisayso Jid Isku Xidha Somaliland Iyo Jabuuti April 26th, 2011 Hargeysa(Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Md. Axmed Caydiid, oo maanta xog-warran siiyey Guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa ka warramay qorshayaasha Wasaaraddiisa ee dhinaca horuamrinta waddooyinka, isla markaana waxa uu sheegay inay ku tala-jiraan sidii loo samayn lahaa Jidad isku xidha Hargeysa iyo Burco, Somaliland iyo Jabuuti, Berbera iyo Ceerigaabo, iyo deegaanno kale, iyo sidii ay u heli lahaayeen qalab looga faa’iidaysto Dhaaman iyo Biyo-xidheenno dalka laga hirgeliyo. Wasiirka hawlaha guud, Xuseen Axmed Caydiid, oo ka hadlaya qorshayaashiisa dhaw iyo kuwa dheer-ba waxa uu yidhi; “Waxa ka mida Wasaaradda in tayadeeda kor loo qaado hadday aqoon tahay iyo haddii wixii lagu shaqaynayey tahayba. Xarumaheeda Gobollada, dhismayaashii iyo hoosooyinkii xarta guud iyo gobolladaba iyo tababbarradii in loo soo nooleeyo.” “Haddii sannad walba abaaro dhacaan oo ay joogto noqdeen inaynu wax qabsanno ayaa innala gudboon. Markaa, waxaannu isleenahay waxa wax weyn ka tari lahayd qalabkaa aannu maanta leenahay Wasaaradda hawlaha guud ayaa u baahan, hadday waddo la banneeyo tahay, hadday Biyo-xidheenno, Dhaamam iyo Harooyin la sameeyo tahayba, waxaana qorshaha dhaw iyo ka dheerba noogu jira in qalab la helaa.” Ayuu yidhi Wasiirku. Xuseen Axmed Caydiid oo ka hadlayey waxyaabaha uga meel-yaal sidii looga diyaar-garoobi lahaa dhibaatooyinka abaaraha ee soo noqnoqda, gaar ahaan biyo la’aanta, waxa uu yidhi; “Dhawr siyood baannu isleenahay u kala qaada oo Sanduuqan waddooyinka aannu ka kabkabnay waddadaa, sannadka dambe waxaannu isleenahay wixii uu qalab ka gaadhi karo ka fuur-yeela, oo haddii Illaa Gambadha illaa Tulid dhammaystirno kabkabkii waddada sannad iyo laba way inna sugi kartaabaa laga yaabaaye inaannu markaa wixii sannadka dambe ku soo dhaca sanduuqaa aannu uga faa’iidayno qalabkaa. Inay Wasaaradda Maaliyaddu ku talagasho mashaariicda horumarineed ee waddooyin, dhaamam iyo balliyo-ba leh, wixii qalaba iyo wixii ka dhinma oo labadaa isla helno oo qalabkiina noqdo mid aynu u helno wixii shidaal lagu siin lahaa ee ay ku tagi lahaayeenna noqdo wax Maaliyaddu ku talagasho. Markaa, qalabkaasi Sanduuqaa dhaqaalaha Waddooyinka iyo dhanka Wasaaradda Maaliyadda iyo wixii aynu caalamka ka helnaba annaga oo is-garab wadna ayaannu muhiimadda siinaynaa inaannu Wasaaradda qalabayno.” “Waxa qorshaha noogu jira immaka kabkab baannu wadnaaye inaannu higsan karno samaynta waddooyin cusub, oo dalkani wixiisa wax ku qabsan karo, Miisaaniyadda kolba wixii uga go’I kara iyo wixii qalabkiisa ah inuu awooddiisa wax ku qabsado, oo dadkana lala kaashado waxaan u arkaa inaynu markaa higsan karno inaynu waddooyin cusub samaysan karno. Haddii 30 ama 50 Kiiloomitir (KM) sannadkiiba la qosheeyo oo sannadka dambe lagu daro, waxa weeyaan shantii sano 250 KM, taasina wax yar maaha, markaa waxaynu hawaysan karnaa wax intaa ka sii badan.” Ayuu yidhi Xuseen Axmed Caydiid. Wasiiirka Hawlaha guud, Guryeynta iyo Gaadiidka Somaliland Md. Caydiid, waxa uu sheegay inay dhakhso u curin doonaan dhismaha waddooyin cusub oo isku xidha dalalka Jabuuti iyo Somaliland, iyo magaalooyinka kala duwan ee dalka, waanu yidhi; “Waddooyin cusubi waa lagama maarmaan, waddadaa Ceerigaabo iyo Ina-Afmadoobe, waddooyinka raaci karaa waxa weeyaan Burco iyo Hargeysa oo waddo isku xidha la sameeyo oo wareeggan dheer ee shidaalka badan, wakhtiga iyo kharashka badiya ee kirada dadka ku qaaliyeeya laga kabto oo mid toosa la mari karo. Jabuuti waddo innagu xidhiidhisa oo Boorama la mariyo ama Hargeysa-ba toos looga dhaadhiciyo, waddooyinkaa Xeebaha ee Berbera xidhiidhiya Bari iyo Galbeedba ka taga oo meelo badan lagaga safro oo ay ka mid yihiin Xeebaha Bariga Berbera oo aan gaadhi qudhi u badheedhi Karin inuu kaligii maro, taasina ay noqonayso in muhiimadda la siiyo waddadaa Xeebta illaa Maydh, Ceerigaabo, Bari loo kaxeeyo Laasqoray iyo Ceelaayo laga gaadhsiiyo, dhinaca Dhahar mid laga saaro ayaa loo baahanayaa.” Gebagabadii kulankaa uu Wasiirka Hawlaha guud ku hortagay Guddi-hoosaadka joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, waxa uu kagaga dalbaday inay kala shaqeeyaan sidii loo yarayn lahaa dhibaatada muranka dhulka oo uu sheegay inuu qayb ka yahay waxyaabaha nabadgalyada khalkhalin kara, maaddaama oo ay Guurti ahaan ka mid yihiin hay’adaha nabadgalyada iyo xasilloonida doorka weyn ka qaata ama ka shaqeeya.
-
Passerby you still have have nightmares about the Admiral drowning you in the nile river
-
Admiral Maxammad cumar Cisman will never accept Ethiopian Rule over his People and land try again Kid
-
Somaliland delegation receives Indian Ambassador to UAE ABU DHABI -– On Monday President Ahmed Silanyo and his delegation received the Indian Ambassador to the UAE for talks in various fields. The Indian Ambassador, HE Mr. Lokesh Mysore Kapanaiah, held a meeting with the Somaliland officials for several hours on key issues including security, maritime piracy, foreign investment and education. The Indian Ambassador told the Somaliland delegation that his country was well aware of Somaliland’s case and that they closely follow the Horn of Africa region. He said, he is well aware that Somaliland was once part of the Somali Republic, but has been running its own affairs for the last two decades. He added that he was aware that Somaliland has a viable and growing democracy and unlike many of its neighbours was remarkably stable. The Ambassador said that the Indian government was keen to develop trade and security ties with Somaliland and forge relations on across a variety of areas. He also mentioned the fact that major Indian companies had expressed interest in investing in Somaliland, particular in the exploration and resources sector. Somaliland and India to have ties The Somaliland President on his part welcomed the Indian interest and said his country was ready to work with the emerging Asian giant. He told the Ambassador that Somaliland was keen to attract direct foreign investment as well as receive assistance in combating maritime piracy. He also said that Somaliland needed help with tackling terrorism which has taken a strong foundation in neighbouring Somalia. Finally he requested India to help Somaliland in the area of education by giving scholarships to Somaliland students to attend Indian universities. The Ambassador promised to convey the message to his government. This is the first time Somaliland has made a direct contact with India. In the past it has been seeking ties with Pakistan with plans to open a trade office in Islamabad. Both India and China are racing each others in many corners of the world, in particular in Africa, in a bid to win regional friends and access land and natural resources. The Somaliland government has already promised investment deals for Beijing in the areas of infrastructure, tourism and hospitality and energy exploration.
-
Liban;714620 wrote: What president meets an Ambassador in a hotel lobby?? This is too funny, and you are so happy posting. SMH.. Long live Somaliweyn, at least it is still recognized. Somaliweyn is recognized where did i miss that when was NFD recognized as an independent state nor O'gadenia is an independent state
-
inalilahi wa inalilahi rajicuun allah ha u naxairsto
-
Taleexi is no longer give his allegiance to the Puntland State of Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Taleexi's topic in Politics
Good news vice president leaves the garowe clan admin raas casayr leaves the garowe clan enclave abti taleexi make sure you take the entire taleex crew with you naga da na dee ereyga Khaldaan sawnagi afka wada qaloocin jiray . It's a good step forward the garaads are leaving the pirate state and going back to their homes. This step forward originated from a grant proposal the garaads diaspora put on the conference in London Guuleysta walalayaal.