-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland Oo Puntland Ku Eedeysay Inay Dad Rayid Ah Ku Laysay Degmada Dhahar April 23rd, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Ergayga madaxweynaha Somaliland u qaabilsan bariga gobolka Sanaag Sahal Maxamed Jaamac, maleeshiyada maamul goboleedka Puntland ku eedeeyay inay degmada Dhahar ee gobolka Sanaag ku dileen sadex qof oo rayid ah oo xoolo ka waraabinayay degmadaasi kuwaasi oo ka soo jeeda degmada. Ergayga Madaxweynaha ee barriga Sanaag wuxuu sidaasi ku sheegay shir saxaafadeed uu maanta ku qabtay Magaalada Hargeysa waxaanu tilmaamay in aan la garanayn sababta maleeshiyada Puntland ay u bartilmaadeedsanayaan dadka xoolo dhaqatada ah ee xiligan abaaraha ba’ani hayaan. Wxaanu tilmaamay in kooxdii dishay sadexdaasi qof ee rayidka ahi ay wateen baabuur tikniko ah oo uu saaran yahaya Qoriga Baroonka loo yaqaano. Sahal Maxamed Jaamac, waxa uu sheegay in xukuumadda Somaliland ay difaaci doonto shacbiga deegaankaasi ku dhaqan waxaanu maamulka Puntland u soo jeediyay inay caddeeyaan ay sharciga horkeenaan kooxdii dishay sadexdaasi qof. “Waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa qoysaskii ay ka baxeen sadexdan qof ee rayidka ah ee lagu dilay degmada Dhahar ee bariga Sanaag, waxaanan ILAAHAY ka baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo shacbiga ay ka baxeenna samir iyo iimaan ka siiyo, waxaanan u caddaynaynaa Puntland inaanay Somaliland u dul qaadan doonin gardarooyinka ay ka wadaan deegaamadaasi,”ayuu yidhi Ergaygu. ergayga madaxweyaha ee bariga gobolka Sanaag waxa uu sheegay inay jiidaasi ka taagan tahay abaar xoogan isla markaana ay dadka iyo duunyaduba u baahan yihiin gurmad deg deg ah .
-
DhuusoMareeb(Allpuntland)-Ka dib dagaal xoog leh ayaa galabta ka dhacay degmada Dhuuso mareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud kaasi oo dhaxmaray xarakada Al Shabaab iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca, waxaana lagu soo waramayaa in guud ahaan magaalada marqibnimadii caawa ay gacanta u gashay Xarakada Al Shabaab. Dagaalka galabta ayaa ahaa mid socday ku dhowaad Seddex saacadood oo xiriir ah, waxaana markii dambe ay xaajada ku soo idlaatay in ciidamada Ahlu Sunna magaalada xoog looga saaro. Saraakiil u hadashaya Al Shabaab ayaa waxa ay sheegteen in magaalada ay gacanta ku hayaan sida dad degaanka qaarkoodaba ay xaqiijiyeen dhanka kalana saraakiil Ahlu Sunna u hadashayna waxa ay ku gaabsadeen in ay dib uga hadli doonaan dagaalka galabta. Wararka ayaa sheegaya in uu jiro qasaaro baaxad weyn oo dagaalka ka gaaray dhinacyada dagaalamay iyo dad rayid ah, waxa uuna dagaalka ka dambeeyey weerar qorsheeysan oo ay AL Shabaab qaadeen. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya dadka badan oo rayid ah magaalada ay isaga baxeen sababo la xiriira cabsi ay ka qabaan Shabaabka madaamada mar sidaan oo kale Shabaab magaalada Dhuuso-mareeb u qabsaday si bareer ay u dileen dad rayid ah. Xaalada ayaa haatan kacsan hasa ahaatee maha markii ugu horeeysay ee ay Al Shabaab qabsadaan Dhuuso-mareeb inkastoo markii ugu dambeeysay ee ay qabsadeen awood looga soo saaray rag badana looga dilay.
-
Maamulka Raasacaseer oo sheegay in Puntland aysan imaan karin ..... Caluula: (Sh. M. Network) Maamul la magac baxay Raasacaseer oo ka aramiya degmooyin ka tirsan gobolka Bari ayaa sheegay inay gabi ahaamba deegaanada iyo degoomiyinka ay ka taliyaan, ka mamnuuceen Wasiirada Xildhibaanada, iyo Mas’uuliyiinta kale ee Maamulka Puntland. Afhayeenka Maamulka Raasacaseer C/rashiid Max’ed Yuusuf oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in shir ay Mas’uuliyiintooda ku yeesheen degmada Caluula ee gobolka Bari ay kasoo saareen qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen in Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland aysan imaan karin degmooyinka iyo deegaanada ay ka taliyaan. Maamul goboleedka Raasacaseer State waa Maamul goboleed ku dhisan oo ku salaysan Nidaamka Federaaliga ah islamarkaana ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Mas’uuliyiinta Puntland sida Wasiirada, Xildhibaanada iyo kuwa kale ee ka tirsan Maamulkaasi inaysan soo gali karin deegaanka uu ka taliyo Maamulka Raasacaseer ilaa iyo inta ay ogolaasho ka helayaan Mas’uuliyiinta Maamulka Raasacaseer State. In Puntland ay ilaaliso daris wanaagga iyo is xaq dhowrka labada Maamul ee Raascaseer iyo Puntland. La dagaalanka burcad badeeda iyo Maraakiibta xaalufinaayo Xeebaha deegaanka Raasacaseer oo la’isla afgartay in hal meel loogu soo horjeesto kooxaha burcad badeeda Soomaalida. Afhayeenka Maamulka Raasacaseer State ayaa waxaa uu sheegay in degaanada iyo degmooyinka ay ka taliyaan ay ku joogaan doorashada shacabka ku nool halkaasi, waxaana uu sheegay Afhayeenka in sababta Maamulka Puntland ay degaanadaasi ugu mamnuuceen ay tahay in degmadasi ay yeelatay Maamul cusub islamarkaana Mas’uuliyiinta Puntland looga baahanyahay markii ay soo galayaan deegaanada ay codsi waydiistaan Maamulka Raasacaseer Sate. C/rashiid Max’ed Yuusuf ayaa waxaa uu intaasi ku daray in intii Maamulkasi la dhisay ilaa iyo iminka aan wax xiriir ah yeelan Maamulka Puntland, isagoo sheegay in xiriirkaasi uu imaan karo markii la yeesho calaaqaad ka dhaxeeya labadaasi Maamul. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Shacabkamedia: SSC Iyo Somaliland Waa Inay Midoobaan: Cali Khaliif
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Cali khalif galaydh was in burco in 1991 at reconciliation conference hosted by the SNM by the Late Muj abdiraxmaan tuur he was at the borama state conference in 1993 and wanted to run for vice president he lost to Muj abduraxmaan aw cali. I think he hates to see his clan divided and wants them to be part of one entity -
Declaration of War? Ethiopia says to work for Eritrea regime change
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che -Guevara;713833 wrote: ^So dictator threatening another dictator-bit ironic ain't it? Don't get me wrong i believe it's up to the Eritrean people for change it's not up to Melez. -
Ethiopia to export electricity to 7 countries
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Egypt is very Vulnerable at the moment Ethiopia will have the upper hand. -
Declaration of War? Ethiopia says to work for Eritrea regime change
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Che -Guevara;713816 wrote: ^Majority of Africans live below the poverty-nothing unique. And that's still sad dictators run africa and the majority of the people live below the poverty line Isiyas did not deliver for his country yet after 20 years. Perhaps a new face will bring change to Eritrea and the Eritrean people. -
Declaration of War? Ethiopia says to work for Eritrea regime change
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Eritrea really needs democracy the people of that country can't even buy a mobile phone the Majority of the people live below the poverty line one good thing though about Eritrea. Eritrea rejected all the IMF loans and embarked on its own economical policy.Eritrea is one of the only real independent countries in africa free of Neocolonialism. As for their war with Ethiopia well Eritrea is not innocent they support anti Ethiopian Govt rebel groups such as the olf onlf Etc. Don't be suprised Isayas afewerki if Melez and his crew want to undermine your power and support your opposition. -
Sanaag:Ciidanka Ilaalada Xeebaha Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Budhcad badeed Ah April 22nd, 2011 Hargeysa(Somaliland.Org)-Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland Axmed Aw Cismaan Cabdi ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox labaad oo budhacd badeed ah oo ay ciidanka ilaalada xeebuhu ku qabteen inta u dhaxaysa xeebta Xiis iyo Maydh. Taliyaha ciidanka Ilaalada xeebuhu waxa uu sheegay inay qabteen afar nin oo budhcad badeeed ah iyo Laash ay wateen kuwaasi oo noqonaya kooxdii labaad ee budhcad badeed ah ee lagu qabto xeebta u dhaxaysa Xiis iyo Maydh. Gen. Axmed Aw Cismaan waxa uu sheegay in socdaal ku shaqo ku soo maray gobolada Saaxil iyo Sanaag, waxaanu tilmaamay inay ciidamada ilaalada xeebuhu ay qabteen doonyo badan oo sifo sharci darro ah kalluun uga jilaabanaya xeebaha Somaliland Taliyuhu waxa uu sheegay inay kormeerkan ku wehelinayaan masuuliyiin ka tirsan wasaaraddaha maaliyadda iyo Kalluumaysiga , kaas oo muhiimadiisu ay ahayd cashuur ururin iyo sharciyaynta doonyaha kalluumaysiga . Taliyuhu wuxuu difaacay ciidankiisa oo uu carabka ku dhuftay inay yihiin ciidan wanaagsan oo si wadaniyadi ku jirto u guta waajibaadkooda qaran.
-
This video made my day! Still can't stop laughing!
Xaaji Xunjuf replied to Ismahaan's topic in General
lol she is a big weirdo is it me or does she really have a big head. -
ADDIS ABABA — Haile-Mariam Desalegn, the Deputy Prime Minister of Ethiopia has said, Thursday, that his country intends to export power to seven neighbouring countries after the completion of the Great Ethiopian Dam. Briefing newsmen in Addis Ababa, Desalegn, who is also the country’s Foreign Minister, said the construction had since commenced along the Nile River and that the dam would generate more than 5,250 mega watts of electricity. He listed the countries to benefit from the dam as Egypt, Djibouti, Sudan, Kenya, Uganda, Somalia and South Sudan after her full pledged independence. Desalegn said a high-level committee was expected to meet with Ethiopian government officials next month to open negotiations on how to ensure maximum utilization of the dam especially after construction. “An Egyptian delegation will be in Addis Ababa to meet with us. It is a good step by the new Egyptian regime to open a new chapter of relationship between the two countries. “We are ready to have a good and smooth relationship with Egypt just like we have with Sudan,’’ he said. He said while Ethiopia would benefit more from the dam, countries closer to the Nile such as Egypt would also drive many benefits as it would have less environmental impact. Desalegn said about 1.2 million Ethiopians in the diaspora, especially those in Europe and North America, have expressed willingness to invest in the project. The dam, which would hold 62 billion cubic litres of water, would cost about 4.7 billion U.S. dollars.
-
3 nin oo lagu toogtey meel u dhexeysa Dhahar iyo Qardho iyo wareysi aanu la yeelanay laba qofood oo ka badbaadey dilkaaasi. Dhahar (SPR): Waxaa maanta lagu toogtey meel u dhexeysa magaalada Dhahar iyo Qardho 3 nin oo ka ambabaxay degmada Dhahar ee gobolka Haylaan iyagoo meel miyi ah reero ku waraabinayay isla markaana watey gaari booyad ah. 3 nin ee la toogtey ayaa lagu magacaabi jirey: Ayaanle Siciid Madaxey Siciid Axmed Warsame “Jalxad” Khaliif Cali Maxamed Samatar SIdoo kale Maxamed Ilbir iyo wiil 9 jir ah markaasi la socdey ayaa ka badbaadey weerarkan oo idaacada SPR uga waramey in raga laayay ay wateen gaari Landcruisar ah oo korka ka go’an oo qori dhashiika ah kuxiranyahay. Saraakiisha Degmada Dhahar ee Police ka ayaa isla markiiba raad raacey nimankii laayey isla markaana waxaa la sheegey in ay nimankaasi ay aadeen dhanka kuliyada Carmo. Col. Maxamed Cismaan Aadan oo ah taliyahii ciidamadaasi watey ayaa idaacada SPR u sheegey markii ay aadeen Carmo loo sheegey in nimankaasi ay ka tageen Carmo laakiin ay u ambabaxeen dhanka Qardho waa sida uu noo sheegey. Col. Maxamed CIsmaan Aadan ayaa sheegey in wada hadal u socda saraakiisha Police ka Qardho hadii ay nimankii waxlaayey joogaan Qardho in maamulka lagu soo wareejiyo. Si kastaba ha ahaatee maalmahan ayaa waxaa soo cusboonaadey aanooyin beeleed dhex mara labada beelood ee walaalaha ah kala dega Qardho iyo Dhahar. Arintan ayaa waxay ku soo aadeysaa xili ay ku sugnaayeen degmada Dhahar gudiga isimada Puntland oo usug jira salaadiin iyo cuqaal oo dhex dhexaadin u joogey degmada Dhahar.
-
Dhahar Sadex ayaa la dilay Maanta iyo Xiisad Aloosan Posted by Boosaaso on April 22, 2011 in Warar Magaalada Dhahar Meel 75-KM dhanka Bari ka xigta waxa ka dhacay dil budhcanimo ah kaasi oo Sadex Nin oo Reer Guuraa ah Waraabinaya ay dileen Koox lagu Tilmaamay Shufto. Warka aanu Helayno ayaa sheegaya in Sadexda Nin ay wateen Gaadhi nooca Biyaha Qaada isla markaana iyaga oo Reer Guuraa Waraabinaya ay dileen koox kale oo ka soo duushay sida la sheegay Magaalada Qardho. Maydkaasi ragaasi ayaa la keenay Magaalada Dhahar ee Caasimada Hayland Halkaasi oo lagu Duugayo Maanta sida aanu ka Helay Xidhiidh aanu Samaynay. Mashaqada Labad beeleed ee Qardho iyo Hayland ayaa in badan Jiitamaysay waxana Shir balaadhan dhawaan laoogu qabtay Magaalada Carmo shirkaasi waxa Gogosha dhigay Odayaasha Beelaha kale ee *****ga in kastoo aan Natiijo Fiicani ka soo Bixin Bosaaso
-
Dhagax Dhigay jaamacad Laga Hirgalinayo laascaanood
Xaaji Xunjuf replied to Siciid1986's topic in Politics
Waka hormarku Good man Governor of Sool Mudane Cabdilahi Jamac Diiriye. -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose visits sool
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Maanta Tagay Magaalada Laascaanood Kulamana La Qaatay Waxgaradka Gobolka Sool Laascaanood-(OWN)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr:Maxamed Cabdi Gaboose ayaa Maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool taasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland aya waxaa si weyn ugu soo dhawweayay magaalada Laascanood Maamulka Gobolka Sool kan Degmada iyo waxgaradka Gobolka kuwaasi oo wada hadlay arimo dhawra oo ay ugu muhiimsanaayen xoojinta amaanka ee gobolka iyo ka hortagista cid kasta oo abuulaysa rabshad iyo amaan daro laga dhaxlo gobolka sool. Kulanka maanata dhex maray wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr:Gaboose iyo waxgaradka Gobolka Sool ayaa ku soo dhamaaday mid guula kuwaasi o isla qaatay sidii looga wada shaqaynlaha xoojinta amaanka. Wasiirka Wasaarada Aimha Gudaha Somaliland Dr:Maxamed Cabdi Gaboose oo isagu dhawaanahanba Socdaalo ku joogay Gobolada Bariga Somaliland ayaa socdaalkiisan ku micneeyay inuu yahay mid uu ugu kuur galayo xaalada nololeed ee dadka gobolada Bariga sida ay tahay isagoo dhanka Bulshadana weydiinaya baahiyaha ugu daran ee haatani haysta. Ugu danbayntii waxaa si weyn looga dareemayaa magaalada Burco soo dhaweynta Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland oo la filayo inuu maalinta Beri ah yimaado magaalada Burco. -
Galkacyo city region of Mudug gets a fresh admin
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
So he's going to be the governor and mayor at the same time , let's just wait and see what he brings. -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose Visits Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
probably not galkacyo is not a safe city for Ministers -
Somaliland interior Minister Dr Gaboose Visits Sanaag
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=9qv4Trhf9Nw" frameborder="0" allowfullscreen> -
Islamic Republic of Iran to send troops to Somalia!!
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
This will be interesting if this actually happens i will not be surprised if the bigger powers allow Iranian Troops (shia) to come to Somalia to fuel the sectarian war between the religious groups Shia Twelvers Troops alongside Ahlusunna Versus salifi Jihadist Shabaabist. I'm already imagining how salaad cali jeele is whipping himself and chanting Shia songs (Shirib and guurow Style.) and poetry and waving the Shia flags with the picture of Imam Husein rathilahu canhu.