Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,977
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. oba the Jihadist take the opportunity because of lack of good leadership and weakness from the Arab World and Muslim World in particular If there was a strong Arab Foreign Policy in the Arab world. The Jihadist would not even have a chance.
  2. He is a very respectful sheikh indeed May allah bless Sheikh adan siiro
  3. You mean the Ethiopian prime minister Melez zanawi not tigray president i believe tigray state has it's own leader tigray president is Abay Woldu Not Melez zanawi.
  4. Sheekh Aadan Siiro oo sheegay inuu Cusaama Shahiiday, Maraykankana ku eedeeyay Dilka iyo Aaska uu ku fuliyayba ■waxaan Taageersanahay Xasan Al-turaabi odhaahdiisii ahayd wuu Shahiiday ■Cusaamawaan ka soo horjeeday aragtida Cusaama ee Jihaadka taasi maaha inaan Maraykanka ku taageero sida uu u dilay ■waan ka soo horjeedaa in dadka la iska laayo oo amnigooda wax la yeelo taasi maaha inaan Maraykanka ku taageero inuu Cusaama ku dillo ■haddii kooxi ay weeraro ka fulisay Somaliland maaha taa macnaheedu inaan Maraykan ku taageero Dulmiga uu sameeyay Hargeysa(Waaheen) Sheekh Aadan Xaaji Maxamud (Aadan Siiro) ayaa qudabadiisii Jimcaha ee maanta ku tilmaamay falkii uu Maraykanku ku Dilay isla markaana uu ku Aasay Badda hoosteeda Meydkii Cusaama Binu Laadin inuu yahay xad gudub lakula kacay xuquuqdii Binu’aadnimo iyo tii shareecada Islaamkaba, waxaanu ku taageeray Sheekh Xasan Al-turaabi aragtida uu ka qabo Dilka Cusaama Binu Laadin oo uu ku sheegay inuu Shahiiday. Sh Aadan Siiro waxa uu sheegay aragti ahaan inuu ka soo horjeeday dariiqa uu Cusaama Binu Laadin u maray Jihaadka waxaanu yidhi ” Anigu Aragti ahaan waxaan ka mid ahaa dadka aan ku qanacsanayn Aragtida Cusaama ee uu u maray jihaadka hase yeeshee taasi maaha inaan ku taageero Maraykanka inuu iska dilo oo uu waliba yidaahdo Badda hoosteeda ayaan ku aasay waxaan u arkaa qalad Ummadda Islaamka ah laga galay, waxaana aminsanahay sida Sheekh Xasan l-turaabi in uu shahiiday Cusaama Binu Laadin” ayuu yidhi mar uu ka hadlayay aragtida uu ka qabo falalka uu Maraykanku ku eedayo ee ah inuu dad aan waxba galabsan laayay waxa uu yidhi ” waan ka soo horjeedaa in dadka la iska laayo iyagoon waxba galabsan oo kuma taageersani Cusaama iyo shakhsi kale toona inuu ku kaco dad Amni haysata inuu laayo, taasise maaha in Shaaroon oo Malaayiin Caruur iyo waayeel ah laynaya inuu Maraykan Noble Price ku siiyo Cusaama iyo dadka Islaamka ahna ku laayo isagoo iska indha tiraya dadka Islaamka ah ee la laynayo” ayuu raaciyay mar uu ka hadlayay weerarkii Somaliland lagu qarxiyay 29kii Bishii Oktoobar waxa uu yidhi ” maaha inaan Dilka Cusaama qiil uga dhigno weeraradii Somaliland lagu soo qaaday, falkaasina maaha mid aan ku taageerayno Maraykanku inuu wuxuu doono kula kaco Islaamka, waanu ka soo horjeednay cidii falkaasi samaysay, waxaanu ahaa fal cadowtinimo ah oo aan Jihaad u noqonayn kuwii fuliyay”ayuu ku soo xidhay Sheekh Aadan qudabadisii ku saabsanayd Aragtida uu ka qabo Dilka Cusaama hase yeeshee Qudbadiisa oo dheerayd waxa uu kaga waramay taariikhda Islaamka ee dhinaca Jihaadka iyo Asxaabtii u halgantay isagoo tusaale u soo qaatay Kaalintii Khaalid Binu Waliid iyo hogaamiyihii gaalada ee wakhtigaas ee Tomas, waxaanu sheekh Aadan Siiro sheegay Awooda Islaamku wakhtigaas inay gaadhay Gaaladu inay ka baqaan Islaamka iyo Mujaahidiintiisa in bil loo socdo. sidoo kale waxa uu ka hadlay Abaarihii dalka soo maray iyo sida loogu baahan yahay in Ummadda wax loogu qabto isla markaana looga faa’iidaysan lahaa Nimcada uu ilaahay ina siiyay ee Roobka ah waxaanu yidhi ” Xukuumaddu waa inay qorshaheeda kowaad ka dhigataa sidii ay biyaha u qaban lahayd ee ay dhaamam u samayn lahayd, waad ogaydeen lacag ka badan Laba Milyan oo Dollar ayaynu biyo dhaan ku bixinay, waa in ay Xukuumaddu u habaysaa dadka sidii ay ugu jihayn lahayd iyaga iyo lacagtoodaba sidii ay wax u wada qabsan lahaayeen, ee aan loo eegi lahayn gacan shisheeye” ayuu yidhi
  5. ANALYSIS-Bin Laden death will not dampen Somali insurgency By Richard Lough Thursday, May 05, 2011 NAIROBI, May 5 (Reuters) - The killing of Osama bin Laden will not dampen the insurgency waged by Somalia's al Qaeda affiliated militants, who are regrouping amid infighting among the country's politicians. After news broke of the raid on bin Laden's hideout in Pakistan by U.S. commandos, some of al Shabaab's combatants in the Somali capital Mogadishu wore white as a sign of grief, residents said. However, while Washington has branded the militant Islamist movement al Qaeda's proxy in the Horn of Africa, analysts say it never fell under the operational control of bin Laden's network. Al Shabaab is battling to overthrow the Western-backed government and impose a harsh version of sharia law on the nation, although its predominately nationalist agenda is also coloured by clan rivalries and money-making rackets. "The death of Osama bin Laden will have minimal impact on the al Shabaab rank and file, nearly all of whom are young Somalis and few of whom are ideologically motivated," said David Shinn, an adjunct professor of international affairs at George Washington University and a former U.S. envoy to Ethiopia. "Bin Laden was never a major draw for them." Nor does al Shabaab appear to lean heavily on al Qaeda for funding, instead appealing to the diaspora, taxing businesses and the popular mild narcotic khat, and controlling commerce through several ports in areas it runs. "A handful of top al Shabaab members might have fought with al Qaeda and a handful of al Qaeda members might have taken refuge among al Shabaab, but al Shabaab's fighting capability is not correlated to al Qaeda," said Stratfor's Mark Schroeder. UNDER SURVEILLANCE The presence of largely Western funded African peacekeeping troops in Somalia helped the insurgents to champion a nationalist cause and recruit several hundred foreign fighters, some with a direct link to al Qaeda, analysts say. The United States has authorised covert operations across the Middle East and Horn of Africa and U.S. special forces killed one of east Africa's top al Qaeda militants, Kenyan-born Saleh Ali Nabhan, in southern Somalia in September 2009. Somalia expert Ken Menkhaus said details of the U.S. surveillance that led to bin Laden's death might leave senior al Shabaab commanders feeling exposed and vulnerable. But that offers little comfort to Somalia's neighbours who have lauded bin Laden's death and fear reprisal attacks. Uganda, which forms the backbone of the African Union peacekeeping force in Somalia, has seen an al Shabaab strike on its territory with a twin suicide bomb attack last year. "This doesn't mark the end of the struggle because I expect retaliatory attacks from his (bin Laden's) followers," Uganda's army spokesman Lieutenant-Colonel Felix Kulayigye told Reuters. Kenya, hit by deadly al Qaeda suicide attacks in 1998 and 2002, hailed the Saudi fugitive's death, but said more had to be done to bring stability to Somalia. East Africa's biggest economy warned last month that three would-be suicide bombers, including two known to be trained by al Shabaab, were on the loose and planning attacks. BREATHING SPACE Peace remains a distant prospect in Somalia. The government relies on foreign troops and cash for its survival while al Shabaab controls parts of Mogadishu and vast swathes of the central and southern provinces. An offensive by Somali troops and African Union peacekeepers in Mogadishu earlier this year initially succeeded in seizing some rebel turf, but seemed to fizzle out as an escalating political row distracted leaders. Instead of preparing for an election in August, as had been hoped for under a 2009 peace deal, the lawless nation's politicians are embroiled in a row over who should cling onto power beyond the close of their mandates. Both president and parliament have unilaterally extended their own terms in office. Both reject the other's action. The dispute has pitted President Sheikh Sharif Ahmed, a former Islamist rebel seeking another term in office, against Sharif Hassan Sheikh Aden, the speaker of parliament and Somalia's second most powerful politician who harbours presidential ambitions. "There is no way in which the international community can support a leadership that has proved so inept, so incompetent," said Rashid Abdi, a Somalia analyst at the International Crisis Group. One option being touted is an extension of parliament's mandate -- although donors are at odds over the duration -- so lawmakers can elect a new speaker and president. It is widely accepted, though, that this would be route one to the presidency for the speaker given his wealth and clout in parliament, and would be rejected by Ahmed. The infighting has provided breathing space for al Shabaab and most likely dashes any hopes that bin Laden's death might hand Somali forces an opportunity to regain the initiative. "Any disarray in your enemy's camp is a good thing. If these people are closeted in the (presidential) Villa Somalia not talking about military strategy but basically having a fist fight, that is a good thing for al Shabaab," said Abdi. "Al Shabaab have time to breathe, recruit and re-arm." (Additional reporting by Elias Biryabarema in Kampala; Editing by David Clarke and Janet Lawrence)
  6. Mad_Mullah;717228 wrote: This dumb Somali (or whatever he is...Goth??) is an emberassment, he actually thinks they invaded iraq because of bin Laden, bin Laden's got nothing to do with what is going on. Its all about the oil/money/protecting Israel. True say the ugly US foreign Policy was indeed all about stealing the resources of Muslim Countries
  7. What's with the green Xiinfanin You hurt my eyes i am no Propagandist i just bring reliable pictures and news unlike some people But if you believe president Siilaanyo was there on behalf of Somalia even after countless arab newspaper sources NGONGE Showed you then the case is hopeless and we can not help you. But hey who am i to destroy your dreams ha riyooto oo yanay toosin:D
  8. Xukuumadda Somaliland Oo Shan Wasiir U Dirtay Ka Qeybgalka Xaflada Dhaarinta Madaxweyne Geelle May 6th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu weheliyay Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo dhaqanka Md. Maxamed Ibraahim Madar, ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti oo ay kaga qeyb galayaan xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo markii sadexaad loo dhaarinayo madaxtinimada dalkaasi. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta madaarka Hargeysa ugu waramayay Saxaafada ka hor intii aanay ka dhoofin dalka, ayaa sheegay in dawlada Jabuuti ay xukuumadda Somaliland ku soo marti qaaday munaasibada caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweyne Geelle, waxaanu tilmaamay in Madaxweynaha Somaliland uu u xil saaray inay ka qeyb galaan wefti shan wasiir ka kooban oo sadex ka mid ahi sii joogaan dalka Jabuuti kuwaasi oo kala ah Wasiirrada Arrimaha Gudaha Maxamed Cabdi Gaboose, Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Md. Xuseen Axmed Caydiid. “Socdaalkayagu wuxuu ka dambeeyay ka dib marti qaad uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle u soo diray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu ku casuumay xaflada dhaarinta iyo caleemo saarka oo 8-da bishan ka dhacaysa dalkaasi ka dib markii Madaxweyne Geelle ku guulaystay doorashadii dhawaan ka dhacday wadankaasi,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar.
  9. ^^ wa runta labba magac baan ku daray but they named his name his name and his fathers name ku noqo, Bariga sanaag dee wa runtood he is the sultan of beesha bariga sanaag:D
  10. Naxar do you want the pictures of the Sultan lool it did name the Sultan Sicid Sultan cabdisalaan Sultan Maxamuud Sultan Cali Shire
  11. Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga sanaag Oo Ugu Digay Budhcad Xidhiidh La Leh Puntland In Ay Iibiyaan Qalabka Dekeda Laasqoray Iyo Fadhataysiga Qalabka Oo Soconaysa. Badhan (Ramaas) May. 6, 2011- Suldaanka guud ee beesha Bariga sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam, ayaa maanta ugu digay koox budhcada oo xidhiidh la leh maamul goboleedka Puntland in ay iibsadaan qalabka dekeda Laasqoray ee Bariga gobolka Sanaag. Suldaanku waxa uu sheegay in dekeda iyo qalabkeeda ay leeyihiin dadka ku nool deeegaankaas, isla markaana aanay jirin cid iibin karta ama sifo gaar ah u adeegsankarta dekeda, iyada oo tallaabo adag laga qaadi doonto cidii ku kacda falkaas oo ah dambi weyn oo wax loogu dhimayo sumacada dadka reer Sanaag Bari. Hay’ad la yidhaahdo Hor Relief oo ka hawlgasha deegaanka Laasqoray,ayaa la sheegay in ay gacan ka gaysanayso sidii loo xaraasha lahaa qalabka dekeda oo laga iibinayo ganacsato ka soo jeeda Puntland oo doonayo in ay qalabkaas u iibgeeyaan wadamada Gacanka Carabta iyo Bariga Afrika oo sayladahooga inta badan hore looga iibiyay qalabkii warshadihii Soomaaliya ka dib markii ay burburtay dawladii dhexe ee Soomaaliya 199-kii. Digniinta ka timid Suldaanka guud ee beesha Bariga sanaag ayaa noqonaysa isku daygii ugu dambeeyay ee lagu horjoogsanayo fadhataysiga alaabta dekeda Laasqoray oo ah dekeda ugu muhiimsan gobolka Sanaag, iyada oo ay odayaasha dhaqanka isku dayayeen deegaankooda laga saaro hay’ada la yidhaahdo Horn Relief oo dilaal ka ah xaraashka alaabta dekeda
  12. Cigaal was the leader of the state of Somaliland in 1960 and the historic picture in london signing the independence of Somaliland is the most historical that will be kept in the archives along with the Picture of him and Abdulahi ciise the prime minister of Somalia in 1960.The symbolic union between the two states. Cigaal was the leader of our country that dissolved that failed union i am not sure about the clan states rising in Somalia wanting to break away From Somalia maybe you do?
  13. i Don't know if you read the topic or even saw the pics i posted but these pics were either when he was Prime minister of the state of Somaliland or the president of Somaliland That said Who said Pictures portray a mans legacy president Cigaal put all his energy in Somaliland the union he made with Somalia he was the man who dissolved that union do you even here koonfurians remember him because they do not like him because he reestablished the state of Somaliland
  14. Special envoy of President Hu to attend inaugural ceremony of Djibouti president Friday, May 06, 2011 Chinese Foreign Ministry spokesperson Jiang Yu said in Beijing on Thursday that a senior Chinese official will attend the inaugural ceremony of Djibouti's president Ismail Omar Guelleh as the special envoy of President Hu Jintao. According to Jiang, Minister of Civil Affairs Li Liguo will attend the ceremony on May 8 representing President Hu at the invitation of the Djibouti side. Source: Xinhua
  15. Saalax;717192 wrote: Khadar thinks non sland somali webistes were with the Somaliland delegation lol. ;)
  16. Let's not focus on his Garaadness he was crowned by his clan Cousin Cabdirisaaq Khalif Dawdar Somaliland Minister of Commerce and trade in laascanood. His Brother was Crowned in yagoori the same day Garaad cabdirashid.. I don't see your point.
  17. Saalax;717180 wrote: Xaaji Xunjuf some people are very desperate lol. They dream of Siilaanyo being their president when they photoshopped him with their flag. Well sorry you can't have Siilaanyo he is currently the president of Somaliland. Maybe when his terms finishes kkkk. I have noticed that to they Love Siilaanyo it was Abdirisaaq Xaaji Xuseyn Former Pm who asked Siilaanyo to go the Embagati Pig Farm in Kenya to claim the President of the TFG in 2003. We know Saado cali she also Asked Siilaanyo to lead the Koonfurians. Not to forget Mawlid Macaane so you are right some people are desperate.
  18. i deal with facts not with fiction Kiddo now go to Waagacusub and claim it as a reliable source
  19. A_Khadar;717176 wrote: Does s/l accepted that he is the official garaad, Garaad Jamac garaad Ismacil ... Where his brother that you posted here few times as he is the real garaad... Is garaad jamac looking for recognition from Somaliland His brother is in laascaanood garaad cabdirashid garaad ismacil the eldest son of garaad ismacil
  20. what flag there was only one flag the kuwait flag i posted this picture 28 april 2011 when did the fake picture came on the net 29 april, the day siilaanyo met with the Somaliland Community in kuwait http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/56027-Somaliland-delegation-meets-with-kuwaiti-government-officials-PICS
  21. Cadaad Laascanood Niman u dhashay ayaa haysta eeh yaa laga xoreynaya Dheygeso Cabdilahi Axmed Cadaad Gudoomiyaha Jaaliyada Beelaha Sool eeh Toronto Ahna wakiilka Garaad Jamac garaad Ismacil eeh wadanka Canada. Cabdilahi Waxa kalo oo u aragtadiisa ka dhiibtay Shirki London kana xogwaramay Wxii ka khaldana iyo sida loo sixi laha. Listen here http://taleex.net/2011/05/01/cabdulaahi-axmed-laascaanood-niman-***********-ah-ayaa-haysta-ee-yaa-laga-xoreynayaa-dhageyso
  22. General Duke;717166 wrote: ^^^The Truth that NW Somalia & Hargaysa are still part of the republic of Somalia. Truth is Faking pictures will not take you Koonfurians any where nor will it stop piracy or will it bring back peace and stability in your clan enclave or that Failed country you are from.
  23. What truth the photoshopped Truth some koonfurians Think Mujahid Siilanyo supports them or Likes them Siilaanyo fought a 10 year war against what you call Somalia. It was during his reign as an SNM chairman the SNM flag was raised on parts of Somaliland in 1988 and the Somalia Flag was removed from our land.