Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,996
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 9-aad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Marxuum cigaal Oo xalay Lagu Qabtay Hargaysa. waxaan dawlada ka codsanayaa in lacagta Somaliland ee la soo daabacayo lagu soo sawiro.. Marwo Kaltuun X Daahir. Hargeysa(GNS)-munaasibad Balaadhan oo lagu xusayay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahium Cigaal ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisay marwadii Koowaad ee Cigaal waxa ka soo qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Marwadii Kowaad ee Madaxweyne Cigaal, marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland, Madaxda Asxaabta Qaranka, xubno ka mid ah Golaha Waiiradda, Xildhibaano ka kala tirsan Labada gole ee Baarlamanka Somaliland, qaar ka mid ah Wasiiraddii Xukuumadii hore, Qorayaal, aqoonyahano, Salaadiin iyo Marti sharaf kale oo tiro badan, kuwaasoo Marxuumka Taariikhdiisii iyo aqoontii ay u lahaayeen halkaasi siyaabo kala duwan ugu soo bandhigay. Marwadii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal,Marwo kaltuun xaaji daahir oo iyana Munaasibadaasi ka hadashay ayaa codsatay In Lacagta cusub ee dhawaan la soo daabacayo lagu soo sawiro Sawirkii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Cigaal,iyada oo Xukuumadda ka codsatay in Codsigaasi loo tixgeliyo, isla markaana lacagtaasi Sawirkiisa lagu sharfo “ waxaan dawlada ka codsanayaa in lacagta Somaliland ee la soo daabacayo lagu soo sawiro Sawirkii Madaxweyne Cigaal oo lagu sharfo intaasi”ayay tidhi marwo kaltuun. Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigaal waxa kale oo ay Bulshada Reer Somaliland, Daneeyayaasha in la furo Ururada Siyaasada iyo cida ka soo horjeedaba ugu baaqday inay aqbalaan Natiijada ka soo baxda Guddida talo bixinta ee hawshaasi lagu aaminay. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/lahi Ismaaciil (Saylici ) oo ugu horayn Xafladaasi ka hadlay ayaa sheegay in Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal dhidibada u taagay haykalka Dawladnimo ee Somaliland hada ka jira, isla markaana ahaa Madaxweynihii taaba galiyay Qaranimada iyo Nabadgelyada Umadda Reer Somaliland ku naaloonayso maanta, taasoo uu sheegay in loo baahanyahay in lagaga daydo,,isaga oo tilmaamay in lagu soo sawiro Lacagta Cusub ee la soo daabacayo si loogu xusuusto Marxuumka,isla markaana ay Taariikhdiisu u noqoto mid muuqata oo aan qarsoonayn. Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo guriyaynta Xukuumadda madaxweyne Riyaale ayaa isna sheegay in marxuumku ahaa Madaxweynihii Qaranka Somaliland nabada maanta la dugsanayo aabaha u ahaa, aasaasayna nidaamka Xisbiyada badan iyo Dimuquraadiyada Somaliland ka jirta hada,isaga oo tilmaamay in loo baahanyahay in lagu daydo marxuumka oo Xukuumadda talada haysaa aanay ka gudbin nidaamkii ay uu dejiyay iyo dariiqii uu umadda Somaliland u jeexay. Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa isaguna Munaasibadaasi ka sheegay in Marxuum Maxamed Xaaji Ibaarim Cigaal ahaa aabihii Nabad iyo qaranimada Somaliland,jirina cid kale oo maanta la bar bar dhigi karaa.
  2. Xaaskii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Ugu Baaqday Xukuumada Siilaanyo In Sawirka Saygeedii Lagu Daro Astaamha Lacagta Somaliland. Hargeysa (Ramaas) May 07, 2011 - Afadii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum X Ibraahim Cigaal, ayaa ka codsatay xukuumada talada haysa in sawirka ninkeedii lagu daro astaamaha ay leedahay lacagta Somaliland, maadaama oo uu ka mid ahaa tiirarkii dhidibada u taagay qaranimada Somaliland. Marwo Kaltuun Xaaji Daahir oo habeenkii xalay ka hadlaysay munaasabad loo sameeyay xuska Marxuum Cigaal oo lagu qabtay hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegtay in Marxuumka ay waajibtahay in lagu sawiro lacagta Somaliland si tixgalin loogu muujiyo dadkii xididada u aasay jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, waxaana ay tidhi “ Waxaan ka codsanayaa Madaxweynaha iyo xukuumadiisaba in lacagta cusub lagu sawiro Marxuum Cigaal, maadaama oo uu ahaa ninkii dalka keenay lacagtan shilinka Somaliland wakhti ay jireen dagaalo sokeeye oo xaaladu adkayd, waa waajib in la xusaa qofkasta oo dalkiisa wax u qabtay”. Waxa ay sheegtay in ay xukuumada hore ugala hadashay sidii loo hirgalin lahaa n sawirada Marxuumka lagu daro lacagaha cusub ee la soo daabacayo, laakiin aanay ilaa hada jirin wax ballanqaad rasmi ah oo ay samaysay dawladu sidaas darteedna hada baaqeeda u xoojinayso.
  3. Mashruuca xoola naaxinta burco waxanu ugu talo galanay inay ka shaqeyaan 2500 oo qof Burco (own)- Mashruuca xoolo naaxin ah oo laga furayo dhawaan Gobolka togdheer Magalaada burco read more here http://oodweynenews.com/news/70152-%e2%80%9cmashruuca-xoolo-naaxinta-burco-waxaanu-ugu-talogalay-inay-ka-shaqeeyaan-2500-oo-qof%e2%80%9d.html
  4. Somalina;717556 wrote: This news doesn't make sense Awoowe. Retard Faroole kuma dhaco inuu weeraro Raascaseyr, there will be hell to pay haddii kale. Weynu arki awoow halkay ku danbeyso koley dagaal wanaag keeni mayo dad uun ba ku dhiman faroole magaaladisa Garowe ha iska Joogo oo dadka islaamka ha u dayo Dhulkooda.
  5. The Zack;717548 wrote: I agree taking cheap-shots against the culumaa ain't cool.. calling sheekh Siiro a porn watcher is pathetic. Nacam culumawdu wa Culamadeeni Shukhiydeeni ,, Kutubta wa weyn ino hayaa and to insult him in such a way is unacceptable
  6. Jacaylbaro;717546 wrote: Waar Sheekha amaan sii ,,,,, I hope he learned some skills Adigu Sheikha amaan sii oo ka daa been ka sheegida shakhsiyadisa iyo magac xummada aad ku wadiid Fadlan
  7. Puntland oo weeraraysa Baargaal iyo Calula Posted by Boosaaso on May 7, 2011 in Warar | 0 Comment Calula:-Waxaa maalmahan ka socday Xafiiska Madaxtooyada Boosaaso abaabul Dagaalo oo uu qorsheynayo Madaxweyne Faroole in lagu soo afjaro Maamul Goboleedka Dhawaan looga dhawaaqay dhanka Bari ee Caseyr-State. Warka laga helayo Madaxtooyada Boosaaso oo uu muddo laba asbuuc ah joogo Faroole ayaa sheegaya in maalmaha soo socda Dagaal lagu qabsanayo deegaanada Caluula iyo Baargaal dowladda kuqaado, iyadoo la diyaariyey ilaa lix boqol oo Ciidan oo isugu jira Ciidanka Saracen, PIS-ta iyo Daraawiishta Garoowe laga keenay. Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in uusan u dulqaadan doonin Deegaanka Puntland meel ka mid ah in Madaxweyne kale ka abuurma. “Laba Madaxweyne Puntland kama jirayso waa in la ii keenaa Faarax Dooxa Joog isagoo Nool ama Geeri Waxaa ka muuqatay maalmahan inuu Ciidamada iyo Sarakiisha Puntland si gooni gooni ah ula shirayey dhamaantoodna waxa ay ahayeen kuwo ka soo jeeda Hal Beel oo isaga ku abtirsata ama kuwa la heybta guud ah. Dadka degen Gobolka Bari ee Beelaha kale waxa ay aad isu-weydiinayaan waxa ka dhalan dona Dagaalka uu hurinayo Madaxweynaha iyo Duulaanada Beelaha. Mid ka mid ah Dadka Degan Caluula ayaa u sheegay saxaafadda in Deegaanka Caseyr aanu aheyn sida Buuraleyda Galgala ee Kooxdii Atam oo la Fahmi La’aa Qorshaha Siyaasadooda Anaga Beel Maamul dhisatay baanu Nahay hadii Nala soo weeraro waanu Is difaacaynaa”Ayuu Yiri Mid ka Tirsan Maamlkaasi. Warar ku dhow dhow Caluula ayaa sheegaya in dhankooda abaabul xoog leh ka jiro oo ilaa ciidamo gaaraya sagaal boqol oo dhalinyaro ah tababaro loo soo xiray hubna loo qeybiyey. sidoo kale Xeebaha Carabta ayaa la sheegay in saanad iyo hub farabadan uga soo dageen Maamulka Caseyr-land State. Sidoo kale waxaa dhiilo Colaadeed ka taagan tahay Magaalada Boosaaso gudaheeda guux iyo ciil-qab weyn ka dhex aloosan yahay Beelaha degen oo lagu wado dilal qarsoon oo aad loogu duhunsan yahay Kooxo Faroole abaabulay inay la beegsanayaan Waxgaradka iyo Nin Doorka Beelaha Bari. Dadka saadaaliya Siyaasadda Gobolka Bari waxa ay rumaysan yihiin in si fool xun xaalada gobolka isku bedeli doonto waa haddii Siyaasadda Cunsuriyada iyo anaaniyada ku dhisan marinkaas sida hadda ay tahay lagu sii wado. Beelo badan oo muujinaya iskaashi looga soo horjeedo dulaanka maalinba qolo lagu tooxsanayo ayaa ka socda hoosta Gudaha Bosaaso, waxaana la filankaraa talo inay faraha ka baxdo oo sidii Muqdisho Gacanta la isla galo Xaafadaha Magaalooyinka Puntland. Waxaanse dhowreynaa xaalka Faroole iyo Saaxiibadiisa Doonta la wada halka ay cirib dhigaan Mustaqbalka dhow. Docda kale isgaarsiintii ayaa Gabi ahaanba laga Jaray deegaankaasi waxana xiliga Isgaarsiinta la Jaray socday Shirar iyo Wada hadal dhexmarayay Beelaha degan Baargaal iyo Odayaasha Gobolka Bari ee ku sugan Bosaaso. Jarida Igaasriinta ayaa la sheegay inay Go Gol xaadh u tahay weerarka Faroole qorshaynayo inuu ku qaado deegaanka Baargaal iyo Calula.
  8. Jacaylbaro;717543 wrote: Waar isagaa yidhi dee ,,,,, "Uqsimu Billah inaan indhahayga ku daawaday oonan cidna waydiinayn" ,,, what does that mean now ? Again the Sheikh watched it so did the Somaliland judges the CID police does that mean they all watched it with pleasure their woman being wrongly filmed by a seventy year old german pervert, you don't make any sense jacayl baro
  9. Stop being silly and stop this character assassination on the Sheikh just because you don't agree with his lecture no need to attack him personally
  10. Qeybihii ugu horeeyay ee qalabka cisbataal degmada sheekh ugu deeqay amiirka dalka kuwait oo maanta soo gaadhay madaarka Berbera Qeybo kamida qalabkii mudada dheer la sugaayay ee cisbataalka degmada sheekh ayaa manta laga soo rogay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera Qeybo kamida qalabkii mudada dheer la sugaayay ee cisbataalka degmada sheekh ayaa manta laga soo rogay garoonka diyaaradaha ee magaalada berbera waxaana qalabka manta xubnihii siday ka gudoomay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Hayste(Ramaax)iyo gudida cisbataalka ee magaalada berbera waxaana isla manta qalabkaa loo gudbiyay degmada sheekha halkaas oo ay kaga gudoomeen masuuliyiinta degmadaasi waxaana wareejintii qalabkaa hadalo ka soo jeediyay masuuliyiinta degmada sheekh oo ay kamid ahaanyeen maayarka iyo xoghayaha dawlada hoose ee degmada sheekh waxa kaloo iyana hadalo dardarana iyana halkaa ka jeediyay Badhasaabka gobolka saaxil iyo gudida cisbataalka berbera dhinaca kale Deeqdan oo isugu jirta mishiinno shaybaadh oo casri ah, Mashiinka Oxygenta lagu sammeeyo oo Somaliland aan laga heli jirin, sarriiro iyo agab caafimaad oo kale waxa wareejinteedii ka soo qaybgalay Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan, Maayarka Degmada Sheekh, Ibraahin Cabdillahi Cabsiiye, Xogahaya Degmada Sheekh Cabdikariin Yuusuf Saleebaan, Xildhibaanno golaha Deegaanka iyo Guddida cisbitaalka Berbera. Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo munaasibad loo sammeeyay wareejinta deeqadan oo ka dhacday Cisbitaalka Sheekh ka hadlay, ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay dib u furitaana cisbitaalka Sheekh oo wakhtiyadii hore looga iman jiray gobolo badan oo ka mid ah dalkii laysu odhan jiray Somalia, isagoo u mahadceliyay Amiirka dalka Kuwait “Munaasibadan maanta ee qalabkii u horeeyay ugu yimi aad baanu ugu faraxsanahay, isagoo dhakhtarkani ahaan jiray mid meel kasta lagaga soo hirto xiliyadii hore, maantana waxaan rajaynayaa inuu kii oo kale noqdo, laakiin waxa muhiim ah inay dadku fahmaan waxa ummaddu wada leedahay inay ka muhiimsanyihiin waxa gaarka loo leeyahay, waxaad moodaa in dadku u shaqaynayaan waxa gaarka loo leeyahay, laakiin wixii ummadu wada lahayd inaan cidina xil badan iska saari lahayn, taasoo keentay in adeegyadii wada lumaan.” ayuu yidhi Badhasaabku. Badhasaabku waxa uu tilmaamay inay agabkan ku jiraan mashiinno qaaliya oo lagaga maarmi doono dalal badan oo dadku u tagaan, waxaannu yidhi, “Mashiinada laynoo keenay waxa ka mid ah kuwii Oxygenyta samaynayay oo aynaan u baahan doonin inaynaan Oxygen meel kale ka soo qaadano, agabkani waa kuwo dalka badankiisa aan ool, waxaan filayaa in talo ballaadhan laga yeelan doono dhakhtarku sidii uu u shaqayn lahaa, amiirka Kuwait aad buu u mahadsanyahay. dadka waxaan ku boorinaya danta guud inay ilaashadaan. ” Badhasaab Ramaax waxa uu gebogebadii hadalkiisa ku xusay ina tallo qaran ka yeelan doonaan gacan-ku-haynta cisbitaalka, “kolay Wasiirka Caafimaadka waanu ku soo casuumi doonaa furitaankiisa, sidii maamul adag degmo iyo qaranba loogu sammayn lahaa cisbitaalka in laga wada tashado maamul adag oo aanay dhicin in hadhow cidi gaar isaga sheegato.” Maayarka Degmada Sheekh Ibraahin Cabdillahi Cabsiiye, ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin rajada dib loogu furao cisbitaalka Sheekh oo xidhnaa tan iyo 1991kii, waxaana hadalkiisa ka mid ahaa, “Waxaan halkan kula wareegaynaa agabka loo keenay cisbitaalka oo isugu jira mashiinno, sarriiro, qallabka qalliinka, laporatory, qalabku intan kma koobna, laba amma saddex goor oo danbe ayaa la keenayaa, waxaan dhammaantayo ku faraxsanahay in maanta uu rajo yeesho cisbitaalkii degmada Sheekh oo xidhnaa laga soo bilaabo 1991kii oo aanu dib u rajadiisa u helno. Xoghayaha Dawlada Hoose ee Degmada Sheekh Cabdikariin Yuusuf Saleebaan ayaa isaguna xusay inuu rajaynayo cisbitaalka Sheekh inuu noqdo mid baahi badan *****li doona.”Waxaan rajaynayaa inay Sheekh noqoto meel Somaliland oo dhan caawisa oo qofka Ceerigaabo laga keeno ee Hargeysa lagu wado inta uu jidka ku jiro ku dhiigbaxo mid lagaga maarmo Ilaahay haynooga dhigo, waxaanu filaynaa in Sheekh xarun u noqoto Somaliland oo dhan.” Maamulaha Cisbitaalka Guud ee Berbera Caasha Ibraahin, ayaa iyaduna sheegtay in haddii agabkan la ilaaliyo oo si daacadnimmo ah looga shaqeeyo ay mudo badan anfaici karto mujtamaca, waxaanay tidhi, “Waxaanu aad ugu faraxsanahay deeqdan wanaagsan ee degmada Sheekh loo keenay, waxaan u mahadnaqayna Sheekha noogu deeqay, waxaan jecelahay inaan xusuusiyo waxa laynoo keenay inaynu hagaajisano oo maamul wanaagsan iyo daacadnimmo u haysano inay 20ka sano ee socda ina anfacaysa Ilaahayna waxaan ka baryayaa inaynu kaga maarano cisbitaalada debeda ee loo yaaco. Deeqdan oo ahaa horaanta agab caafimaad iyo dawooyin tiro badan waxay dawladda Kuwait soo raacisay ingineero rakibi doona agabka mashiinada ah, waxaana todobaadkan gudihiisa la filayaa inay dalka soo gaadhaan qaybo kale oo ka mid ah agab caafimaad iyo dawooyin loogu tallogalay cisbitaalka Sheekh oo muddo dheer xidhnaa, haseyeeshee boqorka Kuwait uu dib u dhiska ku sammeeyay.
  11. Jacayl baro stop taking words out of context Sh adan siiro talked about Gunter Bischos and his Porn producing activities and Bishos claimed to be a Muslim so the Sheikh asked to see the video and when he saw the video he made it clear and said Gunter Should be sentenced to death we are muslim Country and he claimed to be a muslim so his whole purpose was to see and to balance the punishment Bishos should get. So next time don't take his words out of context Thank you
  12. ooh nice Flag thank you for clarifying that so Azania has an army a leader a deputy leader regional allies (Kenya) i consder them now a reality on the ground.
  13. Xukuumada Somaliland Oo Degmada Widh-widh Ka Bilowday Dhismeyaashii Adeegyada Bulshada May 6th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Waxa maanta lagu dhagax dhigay degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle xarun maamul oo loo dhisayo maamulka degmadaasi, waxa kale oo Saldhig Boolis iyo dugsi waxbarasho laga dhisayaa tuulooyinka Bali-cad iyo Gees-dheer, oo ka mid ah tuulooyinka degmada Widh-widh. Dhismeyaashan ayaa dhaqaalaha ku baxaya ay bixisay xukuumadda Somaliland, sida uu maanta ka sheegay xafladii dhagax dhiga Xarunta maamulka degmada Kayse Yuusuf Cali oo ka tirsana jiray ururkii nabad diidka ahaa ee SSC, waxaanu mashaariicdan uu ku sifeeyay midhihii nabadda ee ay qaateen shacbiga degmada Widh-widh waxaanu u mahad celiyay xukuumadda. “Mashaariicdani waa midhihii nabadda waxaana kharashka ku baxaya dhismaha xarunta degmada, Dugsiga iyo Saldhiga bixinaysa Xukuumadda Somaliland, waxaanan uga mahad naqaynaa Madaxweyne Axmed Maxamed (Siilaanyo) waanna lacag laga soo jaro dakhliga dawlada oo loogu tallo galay horumarinta gobolada dib u dhacsans,”ayuu yidhi Kayse Yuusuf Cali, oo ka hadlay dhagax dhigii dhismeyaashaasi. Keyse waxa kale oo uu tilmaamay inay jiraan illaa shan mashruuc oo kale oo laga fulinayo tuulooyinka degmada Widh-widh. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay Badhasaab Ku Xigeenka Somaliland ugu magacaabay Gobolka Buuhoodle C/Qani Cabaase waxaanu sheegay inuu xukuumadda Somaliland uga mahad celinayo mashaariicdan laga fulinayo degmooyinka hoos yimaada Gobolka Buuhoodle. Waxaanu arrintaasi ku sifeeyay hordhaca mashaariic badan oo Somaliland ka hirgelin doonto Deegaankaasi. Haybe Cali Guray iyo Xaaji Maxamuud Dhego-yare oo ku hadlayay magaca waxgaradka degmada Widhwidh ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan dhismeyaashan oo ay xuseen in baahi weyn loo qabay waxaanay xukuumada Axmed Siilaanyo ka dalbadeen inay sii waddo horumarinta adeegyada bulshada ee deegaanka widh-widh.
  14. Xaaji Xunjuf

    Xeedho

    Fura fura fura oo Fijaanka inoo fura oo faraha ula wada taga oo muqmada hoosta ka fadha oo feedhaha ka feen feenta oo akhirkana Isku mar fara xasha.
  15. Africa own he does not Support Al Qaeda or Alshabaab he is actually against them he even made that clear many times even today at the Friday prayers khudba in hargeysa But he said what the Americans did is not something Muslim should cheer for and desecrating of his body is not acceptable according to islamic law (Sharia).
  16. oba the Jihadist take the opportunity because of lack of good leadership and weakness from the Arab World and Muslim World in particular If there was a strong Arab Foreign Policy in the Arab world. The Jihadist would not even have a chance.
  17. He is a very respectful sheikh indeed May allah bless Sheikh adan siiro
  18. You mean the Ethiopian prime minister Melez zanawi not tigray president i believe tigray state has it's own leader tigray president is Abay Woldu Not Melez zanawi.
  19. Sheekh Aadan Siiro oo sheegay inuu Cusaama Shahiiday, Maraykankana ku eedeeyay Dilka iyo Aaska uu ku fuliyayba ■waxaan Taageersanahay Xasan Al-turaabi odhaahdiisii ahayd wuu Shahiiday ■Cusaamawaan ka soo horjeeday aragtida Cusaama ee Jihaadka taasi maaha inaan Maraykanka ku taageero sida uu u dilay ■waan ka soo horjeedaa in dadka la iska laayo oo amnigooda wax la yeelo taasi maaha inaan Maraykanka ku taageero inuu Cusaama ku dillo ■haddii kooxi ay weeraro ka fulisay Somaliland maaha taa macnaheedu inaan Maraykan ku taageero Dulmiga uu sameeyay Hargeysa(Waaheen) Sheekh Aadan Xaaji Maxamud (Aadan Siiro) ayaa qudabadiisii Jimcaha ee maanta ku tilmaamay falkii uu Maraykanku ku Dilay isla markaana uu ku Aasay Badda hoosteeda Meydkii Cusaama Binu Laadin inuu yahay xad gudub lakula kacay xuquuqdii Binu’aadnimo iyo tii shareecada Islaamkaba, waxaanu ku taageeray Sheekh Xasan Al-turaabi aragtida uu ka qabo Dilka Cusaama Binu Laadin oo uu ku sheegay inuu Shahiiday. Sh Aadan Siiro waxa uu sheegay aragti ahaan inuu ka soo horjeeday dariiqa uu Cusaama Binu Laadin u maray Jihaadka waxaanu yidhi ” Anigu Aragti ahaan waxaan ka mid ahaa dadka aan ku qanacsanayn Aragtida Cusaama ee uu u maray jihaadka hase yeeshee taasi maaha inaan ku taageero Maraykanka inuu iska dilo oo uu waliba yidaahdo Badda hoosteeda ayaan ku aasay waxaan u arkaa qalad Ummadda Islaamka ah laga galay, waxaana aminsanahay sida Sheekh Xasan l-turaabi in uu shahiiday Cusaama Binu Laadin” ayuu yidhi mar uu ka hadlayay aragtida uu ka qabo falalka uu Maraykanku ku eedayo ee ah inuu dad aan waxba galabsan laayay waxa uu yidhi ” waan ka soo horjeedaa in dadka la iska laayo iyagoon waxba galabsan oo kuma taageersani Cusaama iyo shakhsi kale toona inuu ku kaco dad Amni haysata inuu laayo, taasise maaha in Shaaroon oo Malaayiin Caruur iyo waayeel ah laynaya inuu Maraykan Noble Price ku siiyo Cusaama iyo dadka Islaamka ahna ku laayo isagoo iska indha tiraya dadka Islaamka ah ee la laynayo” ayuu raaciyay mar uu ka hadlayay weerarkii Somaliland lagu qarxiyay 29kii Bishii Oktoobar waxa uu yidhi ” maaha inaan Dilka Cusaama qiil uga dhigno weeraradii Somaliland lagu soo qaaday, falkaasina maaha mid aan ku taageerayno Maraykanku inuu wuxuu doono kula kaco Islaamka, waanu ka soo horjeednay cidii falkaasi samaysay, waxaanu ahaa fal cadowtinimo ah oo aan Jihaad u noqonayn kuwii fuliyay”ayuu ku soo xidhay Sheekh Aadan qudabadisii ku saabsanayd Aragtida uu ka qabo Dilka Cusaama hase yeeshee Qudbadiisa oo dheerayd waxa uu kaga waramay taariikhda Islaamka ee dhinaca Jihaadka iyo Asxaabtii u halgantay isagoo tusaale u soo qaatay Kaalintii Khaalid Binu Waliid iyo hogaamiyihii gaalada ee wakhtigaas ee Tomas, waxaanu sheekh Aadan Siiro sheegay Awooda Islaamku wakhtigaas inay gaadhay Gaaladu inay ka baqaan Islaamka iyo Mujaahidiintiisa in bil loo socdo. sidoo kale waxa uu ka hadlay Abaarihii dalka soo maray iyo sida loogu baahan yahay in Ummadda wax loogu qabto isla markaana looga faa’iidaysan lahaa Nimcada uu ilaahay ina siiyay ee Roobka ah waxaanu yidhi ” Xukuumaddu waa inay qorshaheeda kowaad ka dhigataa sidii ay biyaha u qaban lahayd ee ay dhaamam u samayn lahayd, waad ogaydeen lacag ka badan Laba Milyan oo Dollar ayaynu biyo dhaan ku bixinay, waa in ay Xukuumaddu u habaysaa dadka sidii ay ugu jihayn lahayd iyaga iyo lacagtoodaba sidii ay wax u wada qabsan lahaayeen, ee aan loo eegi lahayn gacan shisheeye” ayuu yidhi
  20. ANALYSIS-Bin Laden death will not dampen Somali insurgency By Richard Lough Thursday, May 05, 2011 NAIROBI, May 5 (Reuters) - The killing of Osama bin Laden will not dampen the insurgency waged by Somalia's al Qaeda affiliated militants, who are regrouping amid infighting among the country's politicians. After news broke of the raid on bin Laden's hideout in Pakistan by U.S. commandos, some of al Shabaab's combatants in the Somali capital Mogadishu wore white as a sign of grief, residents said. However, while Washington has branded the militant Islamist movement al Qaeda's proxy in the Horn of Africa, analysts say it never fell under the operational control of bin Laden's network. Al Shabaab is battling to overthrow the Western-backed government and impose a harsh version of sharia law on the nation, although its predominately nationalist agenda is also coloured by clan rivalries and money-making rackets. "The death of Osama bin Laden will have minimal impact on the al Shabaab rank and file, nearly all of whom are young Somalis and few of whom are ideologically motivated," said David Shinn, an adjunct professor of international affairs at George Washington University and a former U.S. envoy to Ethiopia. "Bin Laden was never a major draw for them." Nor does al Shabaab appear to lean heavily on al Qaeda for funding, instead appealing to the diaspora, taxing businesses and the popular mild narcotic khat, and controlling commerce through several ports in areas it runs. "A handful of top al Shabaab members might have fought with al Qaeda and a handful of al Qaeda members might have taken refuge among al Shabaab, but al Shabaab's fighting capability is not correlated to al Qaeda," said Stratfor's Mark Schroeder. UNDER SURVEILLANCE The presence of largely Western funded African peacekeeping troops in Somalia helped the insurgents to champion a nationalist cause and recruit several hundred foreign fighters, some with a direct link to al Qaeda, analysts say. The United States has authorised covert operations across the Middle East and Horn of Africa and U.S. special forces killed one of east Africa's top al Qaeda militants, Kenyan-born Saleh Ali Nabhan, in southern Somalia in September 2009. Somalia expert Ken Menkhaus said details of the U.S. surveillance that led to bin Laden's death might leave senior al Shabaab commanders feeling exposed and vulnerable. But that offers little comfort to Somalia's neighbours who have lauded bin Laden's death and fear reprisal attacks. Uganda, which forms the backbone of the African Union peacekeeping force in Somalia, has seen an al Shabaab strike on its territory with a twin suicide bomb attack last year. "This doesn't mark the end of the struggle because I expect retaliatory attacks from his (bin Laden's) followers," Uganda's army spokesman Lieutenant-Colonel Felix Kulayigye told Reuters. Kenya, hit by deadly al Qaeda suicide attacks in 1998 and 2002, hailed the Saudi fugitive's death, but said more had to be done to bring stability to Somalia. East Africa's biggest economy warned last month that three would-be suicide bombers, including two known to be trained by al Shabaab, were on the loose and planning attacks. BREATHING SPACE Peace remains a distant prospect in Somalia. The government relies on foreign troops and cash for its survival while al Shabaab controls parts of Mogadishu and vast swathes of the central and southern provinces. An offensive by Somali troops and African Union peacekeepers in Mogadishu earlier this year initially succeeded in seizing some rebel turf, but seemed to fizzle out as an escalating political row distracted leaders. Instead of preparing for an election in August, as had been hoped for under a 2009 peace deal, the lawless nation's politicians are embroiled in a row over who should cling onto power beyond the close of their mandates. Both president and parliament have unilaterally extended their own terms in office. Both reject the other's action. The dispute has pitted President Sheikh Sharif Ahmed, a former Islamist rebel seeking another term in office, against Sharif Hassan Sheikh Aden, the speaker of parliament and Somalia's second most powerful politician who harbours presidential ambitions. "There is no way in which the international community can support a leadership that has proved so inept, so incompetent," said Rashid Abdi, a Somalia analyst at the International Crisis Group. One option being touted is an extension of parliament's mandate -- although donors are at odds over the duration -- so lawmakers can elect a new speaker and president. It is widely accepted, though, that this would be route one to the presidency for the speaker given his wealth and clout in parliament, and would be rejected by Ahmed. The infighting has provided breathing space for al Shabaab and most likely dashes any hopes that bin Laden's death might hand Somali forces an opportunity to regain the initiative. "Any disarray in your enemy's camp is a good thing. If these people are closeted in the (presidential) Villa Somalia not talking about military strategy but basically having a fist fight, that is a good thing for al Shabaab," said Abdi. "Al Shabaab have time to breathe, recruit and re-arm." (Additional reporting by Elias Biryabarema in Kampala; Editing by David Clarke and Janet Lawrence)