Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. A_Khadar;718103 wrote: ^^ Your entire project is based on emotion so don't start finger pointing on that... The man, which I don't know how you perceived that he is a kid, pointed out many weaknesses about the basics of your project; so you either argue against these constructively or as usual continue your daily cabaaaaaaad.. But Somaliland still stands and is stronger then ever so there must be something wrong whith his comprehension of the political situation in our country
  2. Liqaye;718101 wrote: Good then we are on the same page . P.S 4.5 is a transitional political forumla, whilst Qabiil is the only reason three towns in northern somalia think they are an independent country. Somaliland is more then 3 cities from lawya cade all the way to Yoocade and they all think they are one country regardless of their Transitional for how long i dont think 4.5 will ever vanish it will stay like this it's the only thing that keeps the clans from not destroying each other.
  3. a khadar according to Mr Spanish Xaglatoosiye is not a leader nor did he and his community elect him that's what he said listen to what Dr spanish said
  4. Madaxwaynaha jabuuti oo la filayo inuu Soo Magaacaabo Xukuumad Cusub ka dib markii dib loogu Dhaariyay xilka shanta sanno ee Soo socda Dadwaynaha ku Dhaqan Jabuuti ayaa Maalmahan si wayn u hadal haya Badalka Golaha Wasiirada Jabuuti (Gabiley News)-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Mudane ismaaciil Cumar Geelle ayaa la filayaa in Todobaadkan dhexdiisa uu Soo Magacaabo Xukuumad Cusub ka dib markii Dib loo doortay shan sanno oo Danbe inuu Hayo Xilka Madaxwaynenimo ee Dalka Jabuuti. Dadwaynaha ku Dhaqan Jabuuti ayaa Maalmahan si wayn u hadal haya Badalka Golaha Wasiirada dalka jabuuti iyo xubnaha cusub ee Madaxwayne Geelle keeni doono golaha oo saadaashoodu si wayn u saamaysay goobaha La isugu yimaado Magaalada Jabuuti. Ra,iisal Wasaare Delleite Maxamed Delleite ayaa la filayaa inuu Barrito is caliso laguna badali doono ra,iisal wasaare kale oo dadku aad u hadal hayaan in laga dhigi doono Wasiirka Arimaha Dibada ee jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf. Wasiirada Xukuumada Jabuuti ayaa si wayn looga Dareemayaa Cabsida ay ka qabaan isbeddel ku yimaada Golaha Wasiirada oo ay qaarkood la soo shaqaynayeen Madaxwaynaha Mudadii 12-ka sanno ahayd ee uu Talada Dalka hayay. Isbelka Golaha Wasiirada Jabuuti ayaa la filayaa inuu Saameeyo qaar ka mid ah Wasiirada Halka qaar la sheegayo in loo dayn doono Jagada ay hayaan oo ay ka midho dhaliyeen mudadii ay joogeen. Xukuumada Jabuuti ayaan badanaa ku samaynay isbedel badan golaha wasiirada balse doorkan waxaa la saadaalinayaa inuu Madaxwayne Geelle qaar badan ka tuuri doono jagada ay hayaan. Kala soco Gabiley News Wixii ka soo kordha
  5. sh adan siiro Khudba Khulafa al rashidin , Abubark Al sadiq. http://alimuse.com/Khulafada.htm
  6. Liqaye;718094 wrote: Qabiil Qaran Noqon meeyso sax 4.5 qaran noqon meyso
  7. Lool it also shows the map of Somaliland and Djibouti the first tittle says Somaliland overview of Somaliland livestock market Try again Thankful
  8. Thankful are you forgetting Burco is the largest Livestock trade center in the horn of africa Somalia's livestock is traded in Burco the same with Ethiopia and even Kenya and Somaliland Livestock so i don't see your point
  9. Somalina;717953 wrote: Waxuu yiri Masai waxay aaminsanyihiin in lo'da aduunka joogta dhanba ay iyagu leeyihiin. Where did you get the backward zoo keeping Masai sheeko? jeebkaada sooma ahan? haa laakin dee Lo'da Aduunka Masai way is leeyihin iyaga leh balse ma laha Marka wa sababtu ugu masaalay ,, Dr spanish masaida noocaas ah Xaglatoosiye fahan sarbeebta awoow
  10. Niyo kagan qabyalaad meel kasta la ordaya,, are you not familiar with the forum rules?
  11. awoow thats what he said bal dhegeyso wareysiga doctorka anigu masaiga waxba ka ma sheegin, walaalkeen Dr spanish ba ku tilmamay waxaas lool
  12. oba laakin saaxibow ku darso UNta nin u dhago nugul bey raban oo wax walba ka yeela hada waxba kamu aha haday so ciyaarsiyaan, Sakiin inu musuq masaq ku noolyahay cidna lo sheegi mayo inu wax cuno uun wala wada ogyahay suashu waxa weye how do expose him
  13. Jiiroow Bakaal;717924 wrote: SSC president..minister of TFG and Khaatumo organiser all were F.Garaad marka M.Garaad xaq bey u leeyihiin iney mucaaradaan Balse M waa iney ka haraan Pirateska oo wax iyaga u gaar ah dhustaan ka dibna la midoobaan walaalahooda F What about selebaan weji xaad then again he is Garaad jamac garaad calis First cousin :D
  14. Dr A spanish Cidii Madaxweyne Sheeganaysa Gurigeeda haku Sheegato Wareysi Shirki London (Dhegeyso) Dr Cabdilahi Xassan Maxamuud (Spanish) oo u waramay Taleex Media Ayaa Sheegey In ay wadaan dadaal ah sidii uu u qabsoomi Laha Shirweynaha beesha sool eeh lagu Go'aamiyey Shirki London Dr spanish waxa kaloo uu ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay heshiski dhex maray NSUM iyo hogaanka kaaso si qaldan loo faafiiye Listen here http://taleex.net/2011/05/08/dr-cabdilahi-spanish-cidii-madaxweyne-sheeganeysa-gurigeeda-haku-sheegato-wareysi-shirkii-london-dhageyso
  15. A_Khadar;717912 wrote: So after all from your responds, it's all true what he said about your clan nation because all you are saying is nothing but caaaacaa iyo cabaad. Deny it and prove him wrong, he brought in clear cases. Hadii kale iska aamus.. It was written by an Emotional infested kid poorly written by the way we proved him wrong for the past 20 years the clan talk in his article tells more about him and his inferiority complex towards some clans ,, then about Somaliland and the accomplishments of the people of somaliland in the past two decades.
  16. Thankful you really love the Somaliland flag i will send u one on 18 may From your good friend xaaji xunjuf
  17. Somaliland oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Wasiirka Arrmaha Gudaha ee Dalka Seychelles Iyo Nuxurka Berbera PRess Dawladda Somaliland oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Wasiirka Arrmaha Gudaha ee Dalka Seychelles Iyo Nuxurka Thursday, 05 May 2011 Dawladda Somaliland oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Wasiirka Arrmaha Gudaha ee Dalka Seychelles Iyo Nuxurka Hadalada Labada Dhinaca Hargeysa(Geeska)-Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay war ay faafisay dawladda Seychelles oo ay ku sheegtay inay Somaliland la saxeexatay heshiis isfaham oo dhigaya in budhcad badeeda lagu qabto badaha ee aan u dhalan Somaliland lagu hayo xabsiyada Somaliland. Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalka Seychelles Mr. Joe Morgan, ayaa saxaafadda u sheegay in heshiiskaas isfaham lagu saxeexay shir doceed dhinac socday shirkii dhawaan ka dhacay dalka Imaaraadka Carabta ee ku saabsanaa la dagaalanka budhcad badeeda, wuxuuna wasiirku sheegay in heshiiskaasi cadaynayo niyad wanaaga iyo wacad oofinta Somaliland iyo Puntland ee isfahamkii bishii Febarwari ay wasiirada cadaalada ee Somaliland iyo Puntland ku saxeexeen dalka Seychelles. “Heshiiskan isfaham ee ay Somaliland saxeexday waa gudbinta dhammaan budhcad badeeda la xukumay, maaha kuwa Somaliland oo keliya.” Ayuu yidhi Wasiirku, waxaanu intaas raaciyay in budhcad badeeda lagu cidhib tiri karo iyadoo wada jir looga hawlgalo. War-murtiyeed ay dawladda Seychelles soo saartay waxa kale oo ay ku sheegtay in heshiiskaas la saxeexay 14 April, ka dib markii uu nin diblomaasi ah ka soo shaqeeyay. Hase yeeshe dawladda Somaliland ayaa beenisay inuu haba yaraate jiro wax ay ku saxeexday mudadii uu shirkaasi socday, waxaanay sheegtay in warka ay Seychelles faafisay uu yahay been abuur aanay waxba ka jirin, “Warkaas ay dawladdaasi faafisay waxba kama jiraan waanan cambaaraynayaa sheegashadaas aanay waxba ka jirin. Ma jiro wax heshiis ama is afgarad ah oo ay dawladda Somaliland ku saxeexday dalka Imaaraadka Carabta mudadii uu shirkii budhcad badeedu socday, wax iska bedelay mawqifkii xukuumadda Somaliland ee ku saabsanaa arrimaha budhcad badeeduna ma jiraan.” Sidas waxa yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, oo uu Wargeyska Geeska Afrika xalay wax ka weydiiyay heshiiska ay Seychelles faafisay inay wada gaadheen. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa hore u cadeeyay inay Somaliland xidhayso budhcad badeeda lagu soo qabto badaheeda iyo wixii kale ee reer Somaliland ee badaha kale lagu qabto balse aanay xidhi doonin wixii budhcad badeed ah ee badaha kale dambiyo ku gasha, waxaanu wasiirka khaarajigu sheegay inuu dhaqan gal yahay mawqifkaas Madaxweyne Siilaanyo, “Somaliland mawqifkeedu waa wixii badaha Somaliland ku soo xad gudba inay xidho iyo wixii reer Somaliland ah ee badaha kale lagu soo qabto, laakiin marna dalkeeda lama keeni karo budhcad badeeda badaha kale lagu soo qabto. Ma jirayso wax budhcad badeed ah oo lagu soo qabtay badaha dunida oo lagu xidhi doono amaba lagu maxkamadayn doono gudaha Somaliland.” Ayuu yidhi Wasiirku, waxaanu carrabka ku adkeeyay in heshiiska ay Seychelles faafisay uu yahay mid been abuur ah.
  18. Madaxweynaha shalay baan dawanayey oo madaxweynuhu fadhigu ku qurux badanyahay
  19. Madaxwaynaha jabuuti oo loo Dhaariyay Xilka Shanta sanno ee Soo socdo iyo Xafladii Caleemo saarka oo Kulmisay Madaxda Wadamo badan. Madaxwaynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Albashiir, Ra,iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Ato Meles Zanawi, Daawo Sawiradda Jabuuti (Gabiley News)-Munaasabad Balaadhan oo lagu Dhaarinayay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, oo shanta sanno ee Soo Socda Xilka Dib loogu Doortay ayaa maanta lagu Qabtay hotel Kambeski ee Magaalada Jabuuti Xafladaasi oo Kulmisay Madaxwayne-yaal, Ra,iisal Wasaareyaal iyo Wufuud kala Duwan oo ka socday hayadaha caalamiga ah iyo Ururada Igad iyo midawga Africa ayaa waxaa ka soo Qayb galay Madaxwaynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Albashiir, Ra,iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Ato Meles Zanawi, Madaxwayneha Dawlada ku meel gaadhka ah ee Somaliya Sh.Shariif Sh. Axmed, Ra,iisal Wasaaraha Dalka Ugaandha Bernard Makuza, Madaxwayne ku Xigeenka Dalka Yemen Cabdi Robow Mansuur,Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Dr.Maxamed C/laahi Cumar, Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin, Xoghayaha Guud ee Ururka IGAD Mahbuub Macalin iyo Madax kala Duwan oo ka kala socotay Daafaha Dunida. Xafladan oo ahayd Xaflad Balaadhan oo kulmisay Madax ka socotay Wadamo kala duwan oo Caalamka ah ayaa ka mid noqotay Xafladaha Taariikhiga ee soo maray Dalka Jamhuuriyada jabuuti Taasi oo maanta si Rasmi ah loogu dhaariyay Madaxwayne ismaaciil Cumar Geelle inuu mar Seddexaad hayo Xilkaasi loo igmaday. Madaxwaynaha Dalka jabuuti ismaaciil Cumar Geelle oo khudbad dheer halkaasi ka jeediyay ayaa kaga warbixyay Qorshaha siyaasadeed ee uu Dalka ku hagi doono Shanta sano ee Soo Socda iyo kaalintii ay shacabka reer jabuuti ku lahaayeen Doorashadii Dalka ka qabsoontay 8- April 2011