Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. War Degdeg ah:Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle oo Soo Saaray Liiska Cusub ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Jabuuti. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex) Jabuuti (GNS)-Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Saaka Soo Saaray Liiska Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Dalka Jabuuti ka talin doonta shanta sanno ee soo Socda. Warsxaafadeed ka Soo Baxay Xafiiska Madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo Nuqul ka mid ahi Soo Gaadhay Shabakada Wararka ee Gabiley News ayaa waxaa lagu shaaciyay Magacyada Golaha Wasiiradda oo isugu jira Qaar hore oo aan la badalin iyo Wasiirro Cusub oo ku Soo biiray Saaxada Siyaasada Jabuuti. Golaha Cusub ee Madaxwaynuhu Magacaabay waxay kala yihiin sidan. Ra,iisal Wasaare Deliate Maxamed Deliate Wasiirka Cadaalada Cali Faarax Casoowe Wasiirka Maaliyada Ilyaas Muuse Dhawale Wasiirka Difaaca C/qaadir Kaamil Maxamed Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali Yuusuf Wasiirka Arimaha Gudaha Xasan Darar Hufane Wasiirka Caafimaadka Cali Yacquub Maxamed Wasiirka Waxbarashada Dr.Caddaawe Xasan Cali Wasiirka Tacliinta Sare Nabiil Maxamed Axmed Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dr.Xaamud Cabdi Suldaan Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Dr.Fu,aad Axmed Aye Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex) Wasaarada Shaqada iyo horumarinta shaqaalah Cali Xasan Bahdoon Wasaarada Deegaanka iyo Guryaynta Muuse Axmed Xasan Wasaarada Haweenka Xasna Barkhad Daa,uud Wasiir ku Xigeenka W.Arimaha Dibada Axmed Cali Siley Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Budget-ka Amare Cali Siciid Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Dalxiiska iyo Ganacsiga Cabdi Cilmi Askhir Xoghayaha Ra,iisal Wasaaraha Sahra Yuusuf Qayaad Wasiir ku xigeenka Deegaanka iyo Guryaynta Aamina Cabdi Aadan Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamac Cilmi Cokiye. Golahan Cusub ee Wasiiradda Xukuumada Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa isugu jira Wasiiro ku Cusub Saaxada Golaha Wasiirnimo ee Dalka jabuuti halka Qaar ka mid ah Wasiiradii hore ayaan wax is bedel ah lagu samaynin sida Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali yuusuf oo isagu sii jooga Halkiisii, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaan isagana wax isbedel ah lagu samaynin. Dhinaca kale Wasaaradaha qaarkood ayaan Wasiir loo magacaabin iyada oo halkii wasiirka loo magacaabay Xoghaye Dawladeed Wasaaradaa Maamuli doona.
  2. Al shabaab want to rule Somalia like any other Islamic faction in Somalia
  3. Liqaye;718679 wrote: I have not bet all my money on the international community, I exist, a country in turmoil but one of millenia all the same, what has qabiil pride brought you from the international community but the zero economically productive idea of prisons for fellow somalis? P.S This president and any other of the TFG resides in Villa Somalia, and this and any other Prime-minister adminsiters from Villa Baidoa, I know that envy is a sickness lakin its killing you and yours slowly, if the comments on Somalia topics is anything to go by. Take away the International community support you will be a small faction Just like a small fish to be eaten by the sharks wearing Cumamado . existing in a state of turmoil known to the world as a failed state is no existence My friend and international community deciding what your govt next step will be its like trapped a cage just like that cage Maxamamd dhere was in a few months ago Yes and you are right they reside in Villa Amisom and they will continue to do so for a long time God bless the TFG the best thing ever happened to Somalia
  4. That's not My Opinion that's a fact so i am a qabilist because i tell you the facts come on Liqaye be rational more then half of your MPS spend more time in nairobi then Mogadisho your reconciliation conferences are held in nairobi you even had a parliament the kenyan govt allowed you to use there, not to mention the chair fight there , And the First TFG president was inaugurated in kenya and you want to let us believe Nairobi is not your capital come on son
  5. Liqaye;718670 wrote: That's how the world works, waiting for icitraaf from other countries for 20 years should have made that clear to you. P.S Haalke aad joogtey when Al-shabaab was asking for help from foreigners to topple the legitimate government of Somalia? Betting all your money on the international clan won't save you either, waiting for 20 years for Military assistance From the west to move out of your hotel In Mogadisho did not get your far did it. Lool@ legitimate Goverment who made it legit the International clan or Mr ismacil cumar geele. Mise beesha tallow;)
  6. Liqaye;718666 wrote: Somaliland is not on the picture. Everything as always is dependent on Mogadishu the capital of Somalia, gacanlibax iyo dumbuluq calan ingriis laga tagayoo ma jirto!! Xaaji oo ka tagaa mooyane read the topic opener statement all he talks is Somaliland , Mogadisho is no longer the capital of Somalia it's the capital of the Amisom forces your TFG officials use Nairobi as their capital;)
  7. Golaha Amaanka oo ku baaqay in Doorashada DFKMG la qabto kahor Agoosto (Sawiro) Golaha Amaanka ee QM ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhibaatooyinka ka jira wadanka Somaliya ka dib kulankii golaha amaanka ee shalay [Arbaco] ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka. Golaha Amaanka ee QM ayaa sheegay in loo baahanyahay in la soo afjaro dhibaatooyinka ka jira dalka Somaliya oo ay ka mid yihiin argagaxisada,burcadbadeed iyo xaaladda binii’aadanimo ee ka jirta dalka Somaliya. Cambaareyn dusha looga tuuray Baarlamaanka iyo Xukuumada Warqoraal ah oo ay soo saareen 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ayaa cambaareeyey go’aankii mudada sadexda sano ay ku korosadeen xildhibaanada Baaralamaanka iyo Waliba wakhtigii 1ka sano ahaa ee Xukuumada ayaduna ku darsatay, iyagoona ugu baaqay qaybaha kale duwan ee Dowlada Federaalka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya inay qaadaan talaabooyin ay ku midaysanyihiin, isla markaana doorashada la qabto xiligii loogu talo galay. Golaha amaanka ayaa dhinaca kalle sheegay inuu walaac xoogan uu ka qabo khilaafaadka sii xoogeesanaya ee u dhaxeeya Baarlamaanka, Xukuumadda, iyo xaaladda amaan ee dalka, waxaana uu soo jeediyay n la qabto doorashada madaxtinimada Soomaliya iyo gudoomiyaha Baarlamaanka ka hor inta aan la gaarin 20ka bisha Agoosto. “…Dowlada Federaalka Kumeelgaarka Soomaaliya waa inay la timaadaa isbedal dhab ah oo ku aadan Kalsoonida lagu qabi karo dowlada, inay noqoto dowladu mid shacabka metali karta iyo waliba sharciga dhowrta…” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay 15ka Wadan ee xubnaha ka ah Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Go’aankan oo ah mid taageeraya talooyinkii horey uga soo baxay shirkii Wadatashiga dhinacyada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ku qabatay bishii April magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ergayga QM ee Soomaaliya Ambassador Ausgtine Mahiga oo ka hadlay kulankii Golaha Amaanka ee QM ayaa sheegay in walaac xoogan uu ka qabo halganka dhinaca awooda ah ee ka jira DFKMG, isagoona sheegay in isfaham la’aanta ka dhextaagan doorashada madaxtinimo ee Soomaliya ay tahay waxaan loo baahnayn xilligan, wuxuuna ku tilmaamay khilaafaadkan inay keeni karaan qalalaaso siyaasadeed oo dalka Saameeya. “…Waxaa loo baahanyahay ayaa ah in si deg deg ah loo qaado qaabkii ay u dhici lahayd doorasho, waxaana loo baahanyahay si taasi loo helo in la qeexo Kalsoonida iyo Wakhtiga ay haysato dowladda, iyadoo loo kala dabqaadayo dhinacyada ku lugta leh khilaafka sida hay’adda sharci dajinta iyo qaybaha ay ka koobahantahay dowladda FKMG….” sidaasi waxaa yiri Amb Mahiga oo ka hadlayay kulanka, wuxuuna intaasi ku daray in aysan weli muujin mas’uuliyiinta sar sare ee DFKMG rabitaan ah in lasoo afjaro khilaafka taagan. Ra’sal Wasaaraha Dowladda Faderaalka KMG ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ka hadlay kulanka Golaha Amaanka ayaa sheegay in go’aanka ay Baarlamaanka mudada ku kororsadeen uu yahay mid aan ahayn dastuuri. “…Sida ay rumaysan tahay xukuumadeyda ayaa ah in Baarlamaanka wakhtigan jira aysan haysan ogolaansho dastuuri ah oo sheegaya inay soo doortaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda….” sidaasi waxaa sheegay Ra’isal wasaare Farmaajo oo ka hadlayay kulanka Golaha Amaanka. Ra’isal Wasaare Farmaajo ayaa ugu dambayntii sheegay in dalka ay ka jirto xaalado adag oo ay kamid yihiin burcadbadeed iyo mucaarad hubaysan islamarkaana ay dowladiisa ku dadaalayso mudada 12-ka bilood oo ay ku darsatay inay wax ka qatabato arrimahaasi. Qoraalka kasoo baxay Golaha Amaanka ayaa ah mid waji gabax siyaasadeed ku ah Mas’uuliyiinta DFKMG gaar ahaan Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha oo ayagu diidan in doorashada Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka la qabto kahor bisha Agoosto. [Halkan ka akhriso Qoraalkii Ra'iisul Wasaare Farmaajo kahor akhriyey Golaha Amaanka - English] Horseed Media
  8. Mu isagu awoodisa ku duqeyo hadu wax duqeynayo wamaxay waan dalbaday;)
  9. Xita hada safaraad Koonfurianska loo fuaryo wa hadii , Somaliland inay sheekadooda ku darsadan ma dayaan;)
  10. NEWS LATEST NEWS Abbaan-duulaha Ciidammada Qaranka Sanaag Oo Kormeer Ku tegey Magaalada Laasqoray Daawo Abbaan-duulaha Ciidammada Qaranka Sanaag Oo Kormeer Ku tegey Magaalada Laasqoray Daawo Written by Qaran news May 11, 2011 at 06:33 PM Abbaan-duulaha Ciidammada Qaranka Sanaag Kormeer shaqo Ku tegey Magaalada Laasqoray Iyo Sidii loogu soo dhoweeyey. Laasqoray(QRN) Abaanduulaha ciidammada qaranka gobolka Sanaag C/laahi Suufi ayaa subaxnimadii arbacada wuxu gaadhey magaalada Laasqoray ee ku taalla xeebta waqooyi gobolka Sanaag qiyaastiina 149km jahada waqooyi kaga began magaalada Ceerigaabo. Mas’uulkan oo ah kii ugu sarreeyey muddadii ciidammada qaranku ka dhisnaayeen gobolka Sanaag ee halkaas gaadhey ayaa sida ay sheegayaan wararka degaankaas naga soo gaadhey si weyn waxa halkaas ugu soo dhoweeyey ciidammadiisa qaranka ee fadhigoodu yahay magaalada Laasqoray iyo dadweyne badan oo isugu jira qaybaha bulshadu ka kooban tahay. Waxana socdaalka mas’uulkani qayb ka yahay kormeerro is daba joog ah oo beryahanba uu ku gala baxayey fadhiyada ciidammadiisu ku leeyhiin daafaha degaannada gobolka Sanaag islamarkaasna waxa la filayaa maalmo dhawr ah in uu halkaas ku sugnaan doono. Taliyaha ciidanka qaranka magaalada Laasqoray (Tusbaxle) oo isagoo halkaas ku sugan aannu khadka telefoonka kula xidhiidhnay ayaa yidhi "Waa mas’uulkii ugu sarreeyey ee noo yimaadda muddada 10 sano ka badan ee ciidankan qaranku halkan ka jirey waannuna ku faraxsan nahay oo soo dhowaynaynaa ciidan ahaan iyo bulshada degaankaniba". Sikastaba ha ahaatee mas’uulkan oo dhowaan xukuumadda Somaliland xilkan u magcawday ayaa u muuqda mid in badan meesha ka saaray canaanta ku saabsanayd kala daadsanaan iyo dhalliilaha maammul ee bulshadu hore ugu soo jeedin jireen saraakiisha sare ee ciidammada qaranka Sanaag.
  11. read here http://oodweynenews.com/news/71493-abbaan-duulaha-ciidammada-qaranka-sanaag-gaadhey-magaalada-laasqoray.html
  12. Fitnada allah ha inaga wada hayo amin ilahay ba mahad leh. Anigu warka sidisisan u so tabiya ,, Dhiig islaam wax lugu farxo maha balse wa waxa halka Somalia dhigay oo meelkasta cuquba ka socotta marka halo duceyo Salax wa halyey awoowgi ba talin jiray oo ani cidi ka dabo hadli jirin
  13. http://www.youtube.com/watch?v=9-A49wuQtJs&feature=player_embedded#at=13
  14. Jacaylbaro;718281 wrote: Of course she is Somalilander ...... Her personal view doesn't matter at all. dad baan ogayn in dhulka Somaliland la yidha dalku Somaliland yahay ,, dadka degena ay yihin reer Somaliland.
  15. Wararkii ugu Danbeyey Ee Xalada Dagaalki ka dhacay deg. Galgala Posted by Muumin Yare on May 11, 2011 in Warar | Wararka Aynu ka helayno degmada Galgala oo qiyaastii 60km dhinaca ka koonfur-galbeed ka xigta magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari ayaa sheegaya, in maleeshiyada sheikh Maxamed Siciid Atom ay weerareen ciidamo ka tirsan Puntland oo halkaasi joogay .Waxey baasuuke ku garaaceen dhowr baabuurta ciidamada sida uu wasiirku sheegey bbc Mar uu Wareysi siinayey maanta . Waxaa uu intaa ku darey in ilaa shan ciidamada ahi ay dagaalkaa ku dhinteen afar kalena ku dhaawacmeen. Dhinaca Kale Wararkale oo madax Banaan oo ka Soo baxay degaankasi ayaa Sheegay in Khasaaraha dagaalkaasi Ay ciidamada Puntland ay soo gaartay dhmasho tiradooda lagu sheegay in ka badan 15 askari, lagana gubay tiro ka mid ah gaadiidka dagaalka. Walow aan la xaqiijin karin warkakan, hasayeshee Wasiirka Amina dowlada Gobaleedka Puntland gen. Yuusuf Ahmed kheyr ayaan Sheegay In Dagaalkii Maanta Dhacay Ay ka dhinteen 5 askari halka 4 kale uu dhawac soo gadhay Sidoo Kale Wasiirka mar Wax laga waydiyey Khasaraha soo gadhay dhinaca Maleshiyaadkii la dagaalamay ayu sheegay inay ka dileen 21 iyo dhawac fara Badan waa siduu hadalka u dhigee,, Walow aysan jirin Warar madax banaan u Xaqiijinaya khasaaraha Dhabta Ah ee soo gaadhay kooxihii soo Weeraray Deg, Galgala. Iyadoo hatan Wararka Ka soo baxay Degmada Galgala Ee Galbeedka G/bari ay Sheegayn In malayshiyaadkii Sh, Maxamed Siciid Atam Ay U ruqaansadeen Dhanka iyo buurlayda Galgala,. Iyagoo gabi Ahaanba Faaruqiye Magaalada, Bishii August ee Badhtamihi Sanadkii hore Ayey ahayd Markii Puntland ku Dhawaaqdey inay ka saartay deganka kooxdii uu Watey shiikh Maxamed Siciid Atam,….. walow Aan la sadaalin Karin halka Ay ku danbeynayaa Dagalaada Maanta Markalae ka soo cusboonaydey Deeganka galagala Ayaa noqonaya kuwa ku Soo beegmay xili Laga deyrinayao Amaanka Qeybo Kamid Ah Deeganaada dowlad Gobaleedka puntland
  16. They are the best secret service manad ogeyn wax ka dhago waweyn waligay maan arkin wa reerki sidi ay wax u dhegeysaneeyeen dhago beeleen
  17. Maxa Somalina lugu haysta waxay samaysey topic la Yidha What it means to be an Ethiopian since when is that a crime?
  18. Somaliland Recognition is Within Reach (Somalilandpress) The whistleblowers’ site Wikileaks published a leaked Cable of US Embassy Addis Ababa. This is the 7th Cable of its kind. The Cable presents a 1 hour and half long meeting between Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi and Jendayi Frazer, the then U.S. Assistant Secretary of State for African Affairs that covers a broad ranging issues concerning Kenya, Sudan, Somalia, Somaliland, and the Eritrean border. The meeting, held on Jan. 31/2008, was also attended by Donald Yamamoto, US Ambassador to Ethiopia, Ambassador Courville, Sudan S/E Williamson, AF/SPG Director Lauren Landis. Ms. Jendayi Frazer The two sides discussed the ongoing conflict in Somalia and prospect of recognizing Somaliland as independent State. Jendayi Frazer stressed the importance of stable Somaliland in the region and maintaining friendly relation with than Rayale government. Frazer stated that although the US is not ready to recognize Somaliland, but it will not oppose it if the recognition happened with “African Union context.” This meeting took place during presidency of Rayale Tahir Kahin. Mr. Rayale delayed the presidential election three times before it was held successfully in July of 2010. The election resulted in peaceful transition of power in a region known of political instability. In the meeting both Meles and Frazer wants the African Union to take the lead in the recognition Somaliland. She said that: the United States was not getting ready to recognize Somaliland, but believed that it was important to engage with them to ensure regional stability. At the same time, A/S Frazer said that the United States would not be opposed to Somaliland independence if it should happen within an AU context. A/S Frazer said that she had raised the issue with AU Chairperson Alpha Oumar Konare, who seemed to be placing unrealistic conditions for addressing the Somaliland issue. The first was that Somaliland negotiate with the government in Mogadishu, either the TFG or its successor, regarding its independence, and the second was that there be a regional consensus on Somaliland’s status, neither of which are likely to happen or result in any clear decisions. Meles stated his government position on Somaliland is similar to the United States. However, he said: the political situation within the AU was not yet ripe for addressing the Somaliland issue.’ Meles claimed the then Somaliland President, Rayale, messed up by not following his advise on how to raise the issue in the AU. Meles said that: He urged him [Rayale] to write to the AU requesting that they identify a time-frame for a discussion on the Somaliland issue. However, Rayale “messed things up” by essentially re-sending his previous letter requesting recognition and membership in the AU, rather than asking for a timeframe for a discussion on Somaliland. Meles said that, if Somaliland had taken the route that he suggested, it would have been likely that the issue could have been addressed soon. However, if the elections for a new AU Chairperson take place during the AU Summit, Meles said that the next chairperson is unlikely to be as positive towards Somaliland as Konare, which will only further delay any discussion of Somaliland. Here is the full text of the Cable from Wikileaks. United States should take steps to recognize Somaliland first The 20th anniversary of Somaliland self-declaration as independent state will be on May 18th. Somaliland declared independence after the overthrow of Somali military dictator Siad Barre in 1991. Although the international community does not recognize Somaliland, the country has beacon of hope in a region consumed by endless civil war and anarchy. While Somaliland appears to fulfill all the requirements of statehood, the lack of international recognition prevents it from establishing its position in the world as an independent nation. Since the act of recognition by one state to another is triggered by political considerations rather than a legal threshold, Somaliland finds itself in a position whereby it must justify its existence against political interests of various entities like superpowers in within the Africa Union, where their self-interests come first. The United States maintaining the position that the African Union should be first to recognize Somaliland, while politically safe, also undermines aspects of their foreign policy that claim to promote democracy in vastly changing landscape in the region. President Obama has placed democracy ahead of political interest and regional stability as it had shown through support of public uprising in number of Arab countries. The United States should take a more supportive role in Somaliland’s quest for recognition. Somaliland has initiated its own process of creating a democracy that fits within their social framework. By deferring the decision of Somaliland’s recognition to the African Union, the United States is failing to fulfill its asserted position of promoting democracy. While the African Union’s concern of recognizing Somaliland is not absolutely without warrant, one must consider the consequences for failing to recognize Somaliland. On one side of the equation is a group of people who have exercised their natural right to be free from war and oppression and determine the direction of their land and way of life. On the other side of the equation is the ambition that all Somalis will unite to form one Somali nation despite the fact that this attempt has never been successful. Moreover, the current situation in Somalia is lawless and has been so since 1991. Gambling the fate of the millions of people in Somaliland for the convenience of upholding borders that were created decades ago is in my opinion is ill advised. In the leaked cables the United States acknowledges the Somaliland government is in control of the region. However, they have withheld recognition to Somaliland on grounds that the African Union should determine the question of Somaliland’s independence. In turn, the African Union refuses to recognize Somaliland based on fears that doing so would lead to a series of claims of secession by other territories in Africa. Moreover, the African Union believes that recognizing Somaliland would create further instability in Somalia by introducing “a new dynamic into Somalia and its warring factions, thus threatening current efforts to establish peace and stabilize peace within the country.” Furthermore, the African Union further basis its position on their history of upholding the borders demarked following colonization to deter tribal claims of secession.” Other opponents to Somaliland’s quest for independent statehood have continued to argue that the citizens of Somaliland should partake in the unification of one nation and give another chance at forming the country of Somalia, which encompasses both the former British Somaliland and Italian Somaliland. But the Somaliland people have shown strong assertion for independence from the rest of Somalia as results of last election and formation of national constitution that assert their rights as independent country. In the wake of birth of Southern Sudan as independent republic, Somaliland people hope that the African Union and international community will follow suit to recognize the efforts made by Somaliland people in maintaining functioning government and flourishing democracy in the region. The Somaliland Diaspora is planning worldwide campaign and rallies to pressure the international community to recognize Somaliland. The Diaspora community in England will hold a rally to mark the 20th anniversary of the birth of the Republic of Somaliland on 18th May 2011. The rally will be held on the said date at Old Palace Yard Westminster (opposite the houses of Parliament.) The facts illustrate that Somaliland has fulfilled the legal requirements for statehood. The only element that prevents Somaliland from receiving recognition and enjoying all the benefits that flow from statehood are the political considerations of entities, which they are unable to control. Therefore, Somaliland’s pleas for recognition must be based on policy. There current administration needs to lobby the African Union to recognize the statehood of Somaliland. The situation is ripe more than ever. Strong governments with the African Union are opposed to recognition of Somaliland out of self-interest agenda to keep the Somalia intact, where neighboring countries like Djibouti, Kenya and Ethiopia are realizing that Somaliland people have shown dedication to democracy and it is the turn of African Union to support their efforts.
  19. Since when is Sheikh atam a member of Alqeada?
  20. Ciidamada Somaliland Oo Ku Ruqaansaday Deegaanka Kalabaydh Ee Gobolka Sool Iyo Ciidamada Falagaada SSC-da Oo Ka Baxay Halkaas + Xaglatoosiye Oo Ku Soo Jeeda Buhoodle. Kalabaydh(Ramaas) May 11, 2011 - Ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka Sool, ayaa la sheegay in ay u ruqaansadeen deegaanka la yidhaahdo Kalabaydh oo illaa soddon KM dhanka Koonfur Bari kaga beegan Magaalada Laascaanood, kadib markii ay halkaas soo galeen dagaalyahano ka tirsan falaagada SSC-da. Wararka ka soo baxaya jidaas ayaa sheegaya in boqolaal askari oo ciidamada Somaliland ahi ay ku soo jeedaan deegaanka Kalabaydh si ay dhulkaas uga saaraan maliishiyada SSC oo shalay illaa saaka si buuxda gacanta ugu hayay maamulka deegaankaas, hase ahaatee markii dambe la sheegay in ay dib ugu gurteen goobihii ay ka soo kiciteen, kadib markii ay ka war heleen in ay ku soo jeedaan ciidamo xoog leh oo ka tirsan ciidanka qaranka Somaliland. Ciidamada SSC-da waxa la sheegay in ay taageero ka haystaan dad ka mid ah oo ku nool deegaanka Kalabaydh oo ay odayaashoodu ku martigaliyeen in ay maliishiyadu soo gasho deegaankooda, maadaama inta badan kooxda timid halkaas ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan. Dhan kalena waxa Magaalada Buhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle ku soo jeeda hogaamiyaha jabhada falaagada ah ee SSC Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo maalintii shalay ka soo laabtay socdaal uu ku joogay dalka Maraykanka, isaga oo sheegay in uu u socdo Buuhoodle, si uu ula kulmo taageerayaashiisa. Ramaasnews Desk
  21. When Somaliland officials go to laasqoray Ma dhuuntaan kan gudoomiyahu waba mid habaacsan oo yaa tallow u sheegey waxan u butaciyey
  22. Sh. Atam oo Goordhaweyd La Wareegay Gacan ku Haynta Degmada Galgala Ee Gobalka Bari Posted by Muumin Yare on May 11, 2011 in Warar | 0 Comment Galgala, May 11 – Wararka ka imaanayaa Degama Galgala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in magaaladaasi ay gacanta u gashay, oo ay la wareegeen ciidamo taabacsan Maxamed Siciid Shiikh Atam sidaasi waxaa Warbaahinta Galgala U xaqiijiyey Sarkiil Katirsan Xafiiska Madaxtooyada Puntland Ee Magaalada Bosaso La-waregidda Galgala ayaa timid kaddib marki xalay saqdii dhexe weerar mir ah lagu qaaday ciidamada Maamulka D. Gobaleedka Puntland oo indhawaalaba fariisinka ku lahaa Degmada galgala . Iyadoo Laga gubay Gaadhi Nooca Cabdi Bilah Ah oo Ay La hayeen Ciidanka Sirdoonka puntland Oo Ku Sugnaa deegaankaasi,, Waxaa jira khasaare aan la faahfaahin oo soo gaadhay ciidamada Puntland, haatanna waxaa shir al-baabadu u xiran yihiin uu uga socdaa xarunta madaxtooyada madaxda sare ee dawladda iyo saraakiisha cidamada. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinac dawladda oo ay kaga hadlayso sida wax u dhaceen, waxaana dhinaca kale aad u yar in la helo dadka deegaanka isgaarsiinta oo liidata awgeed. Dawladda Puntland ayaa horay deegaankaasi kula dagaallan tahay kooxo ay ku tilmaantay xag-jiriin xiriir la-leh Al-shabaab oo uu hoggaaminayay Maxamed Siciid Atam, caddaysayna in ay ka cirib-tirtay halkaasi, waxaana arrintaan ku soo beegmaysaa xilli madaxweynaha Puntland uu ku sugan yahay magaalada Bossaso. Sidoo KAle ciidmadii Horey u joogay Deegaanka Galgala Ay Iyagu Haatan isugu soo Biya Shubtay tuulada karin, oo ay Fadhiisin Ka sameysteen Kadib Markii Lagala Wareegay Saaka Waaberigii Deeganka galgala Dagaalka oo Laga Soo Kala Qaday Afar Jiho Sida Dhinaca Buurta karin Galgalan, Bilcilka,iyo Xaga Galbeed ee MAgaalada, Aya Sahashay In Ciidanka, puntland Lagala Wareego Deeganka.. Sida Uu Xaqiijiyey Wasiirka Amniga puntland, Yusuf Ahmed kheyre…. Wixii wara Oo Ka soo kordha Kala soco Galgala News Desk…………
  23. If that was the case we would've never joined Somalia to form a union it's not about majority or being Minority it's about living a good life becoming something in this world. setting things correct that went wrong building that nation that was never built and leaving something behind we never inherited from our ancestors and leave it to our Childeren and grand childeren Yeah SL build some of the roads in the country they build factories schools hospitals etc .