Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Stop being silly and stop this character assassination on the Sheikh just because you don't agree with his lecture no need to attack him personally
  2. Qeybihii ugu horeeyay ee qalabka cisbataal degmada sheekh ugu deeqay amiirka dalka kuwait oo maanta soo gaadhay madaarka Berbera Qeybo kamida qalabkii mudada dheer la sugaayay ee cisbataalka degmada sheekh ayaa manta laga soo rogay garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera Qeybo kamida qalabkii mudada dheer la sugaayay ee cisbataalka degmada sheekh ayaa manta laga soo rogay garoonka diyaaradaha ee magaalada berbera waxaana qalabka manta xubnihii siday ka gudoomay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Hayste(Ramaax)iyo gudida cisbataalka ee magaalada berbera waxaana isla manta qalabkaa loo gudbiyay degmada sheekha halkaas oo ay kaga gudoomeen masuuliyiinta degmadaasi waxaana wareejintii qalabkaa hadalo ka soo jeediyay masuuliyiinta degmada sheekh oo ay kamid ahaanyeen maayarka iyo xoghayaha dawlada hoose ee degmada sheekh waxa kaloo iyana hadalo dardarana iyana halkaa ka jeediyay Badhasaabka gobolka saaxil iyo gudida cisbataalka berbera dhinaca kale Deeqdan oo isugu jirta mishiinno shaybaadh oo casri ah, Mashiinka Oxygenta lagu sammeeyo oo Somaliland aan laga heli jirin, sarriiro iyo agab caafimaad oo kale waxa wareejinteedii ka soo qaybgalay Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan, Maayarka Degmada Sheekh, Ibraahin Cabdillahi Cabsiiye, Xogahaya Degmada Sheekh Cabdikariin Yuusuf Saleebaan, Xildhibaanno golaha Deegaanka iyo Guddida cisbitaalka Berbera. Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo munaasibad loo sammeeyay wareejinta deeqadan oo ka dhacday Cisbitaalka Sheekh ka hadlay, ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay dib u furitaana cisbitaalka Sheekh oo wakhtiyadii hore looga iman jiray gobolo badan oo ka mid ah dalkii laysu odhan jiray Somalia, isagoo u mahadceliyay Amiirka dalka Kuwait “Munaasibadan maanta ee qalabkii u horeeyay ugu yimi aad baanu ugu faraxsanahay, isagoo dhakhtarkani ahaan jiray mid meel kasta lagaga soo hirto xiliyadii hore, maantana waxaan rajaynayaa inuu kii oo kale noqdo, laakiin waxa muhiim ah inay dadku fahmaan waxa ummaddu wada leedahay inay ka muhiimsanyihiin waxa gaarka loo leeyahay, waxaad moodaa in dadku u shaqaynayaan waxa gaarka loo leeyahay, laakiin wixii ummadu wada lahayd inaan cidina xil badan iska saari lahayn, taasoo keentay in adeegyadii wada lumaan.” ayuu yidhi Badhasaabku. Badhasaabku waxa uu tilmaamay inay agabkan ku jiraan mashiinno qaaliya oo lagaga maarmi doono dalal badan oo dadku u tagaan, waxaannu yidhi, “Mashiinada laynoo keenay waxa ka mid ah kuwii Oxygenyta samaynayay oo aynaan u baahan doonin inaynaan Oxygen meel kale ka soo qaadano, agabkani waa kuwo dalka badankiisa aan ool, waxaan filayaa in talo ballaadhan laga yeelan doono dhakhtarku sidii uu u shaqayn lahaa, amiirka Kuwait aad buu u mahadsanyahay. dadka waxaan ku boorinaya danta guud inay ilaashadaan. ” Badhasaab Ramaax waxa uu gebogebadii hadalkiisa ku xusay ina tallo qaran ka yeelan doonaan gacan-ku-haynta cisbitaalka, “kolay Wasiirka Caafimaadka waanu ku soo casuumi doonaa furitaankiisa, sidii maamul adag degmo iyo qaranba loogu sammayn lahaa cisbitaalka in laga wada tashado maamul adag oo aanay dhicin in hadhow cidi gaar isaga sheegato.” Maayarka Degmada Sheekh Ibraahin Cabdillahi Cabsiiye, ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin rajada dib loogu furao cisbitaalka Sheekh oo xidhnaa tan iyo 1991kii, waxaana hadalkiisa ka mid ahaa, “Waxaan halkan kula wareegaynaa agabka loo keenay cisbitaalka oo isugu jira mashiinno, sarriiro, qallabka qalliinka, laporatory, qalabku intan kma koobna, laba amma saddex goor oo danbe ayaa la keenayaa, waxaan dhammaantayo ku faraxsanahay in maanta uu rajo yeesho cisbitaalkii degmada Sheekh oo xidhnaa laga soo bilaabo 1991kii oo aanu dib u rajadiisa u helno. Xoghayaha Dawlada Hoose ee Degmada Sheekh Cabdikariin Yuusuf Saleebaan ayaa isaguna xusay inuu rajaynayo cisbitaalka Sheekh inuu noqdo mid baahi badan *****li doona.”Waxaan rajaynayaa inay Sheekh noqoto meel Somaliland oo dhan caawisa oo qofka Ceerigaabo laga keeno ee Hargeysa lagu wado inta uu jidka ku jiro ku dhiigbaxo mid lagaga maarmo Ilaahay haynooga dhigo, waxaanu filaynaa in Sheekh xarun u noqoto Somaliland oo dhan.” Maamulaha Cisbitaalka Guud ee Berbera Caasha Ibraahin, ayaa iyaduna sheegtay in haddii agabkan la ilaaliyo oo si daacadnimmo ah looga shaqeeyo ay mudo badan anfaici karto mujtamaca, waxaanay tidhi, “Waxaanu aad ugu faraxsanahay deeqdan wanaagsan ee degmada Sheekh loo keenay, waxaan u mahadnaqayna Sheekha noogu deeqay, waxaan jecelahay inaan xusuusiyo waxa laynoo keenay inaynu hagaajisano oo maamul wanaagsan iyo daacadnimmo u haysano inay 20ka sano ee socda ina anfacaysa Ilaahayna waxaan ka baryayaa inaynu kaga maarano cisbitaalada debeda ee loo yaaco. Deeqdan oo ahaa horaanta agab caafimaad iyo dawooyin tiro badan waxay dawladda Kuwait soo raacisay ingineero rakibi doona agabka mashiinada ah, waxaana todobaadkan gudihiisa la filayaa inay dalka soo gaadhaan qaybo kale oo ka mid ah agab caafimaad iyo dawooyin loogu tallogalay cisbitaalka Sheekh oo muddo dheer xidhnaa, haseyeeshee boqorka Kuwait uu dib u dhiska ku sammeeyay.
  3. Jacayl baro stop taking words out of context Sh adan siiro talked about Gunter Bischos and his Porn producing activities and Bishos claimed to be a Muslim so the Sheikh asked to see the video and when he saw the video he made it clear and said Gunter Should be sentenced to death we are muslim Country and he claimed to be a muslim so his whole purpose was to see and to balance the punishment Bishos should get. So next time don't take his words out of context Thank you
  4. ooh nice Flag thank you for clarifying that so Azania has an army a leader a deputy leader regional allies (Kenya) i consder them now a reality on the ground.
  5. Xukuumada Somaliland Oo Degmada Widh-widh Ka Bilowday Dhismeyaashii Adeegyada Bulshada May 6th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Waxa maanta lagu dhagax dhigay degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle xarun maamul oo loo dhisayo maamulka degmadaasi, waxa kale oo Saldhig Boolis iyo dugsi waxbarasho laga dhisayaa tuulooyinka Bali-cad iyo Gees-dheer, oo ka mid ah tuulooyinka degmada Widh-widh. Dhismeyaashan ayaa dhaqaalaha ku baxaya ay bixisay xukuumadda Somaliland, sida uu maanta ka sheegay xafladii dhagax dhiga Xarunta maamulka degmada Kayse Yuusuf Cali oo ka tirsana jiray ururkii nabad diidka ahaa ee SSC, waxaanu mashaariicdan uu ku sifeeyay midhihii nabadda ee ay qaateen shacbiga degmada Widh-widh waxaanu u mahad celiyay xukuumadda. “Mashaariicdani waa midhihii nabadda waxaana kharashka ku baxaya dhismaha xarunta degmada, Dugsiga iyo Saldhiga bixinaysa Xukuumadda Somaliland, waxaanan uga mahad naqaynaa Madaxweyne Axmed Maxamed (Siilaanyo) waanna lacag laga soo jaro dakhliga dawlada oo loogu tallo galay horumarinta gobolada dib u dhacsans,”ayuu yidhi Kayse Yuusuf Cali, oo ka hadlay dhagax dhigii dhismeyaashaasi. Keyse waxa kale oo uu tilmaamay inay jiraan illaa shan mashruuc oo kale oo laga fulinayo tuulooyinka degmada Widh-widh. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay Badhasaab Ku Xigeenka Somaliland ugu magacaabay Gobolka Buuhoodle C/Qani Cabaase waxaanu sheegay inuu xukuumadda Somaliland uga mahad celinayo mashaariicdan laga fulinayo degmooyinka hoos yimaada Gobolka Buuhoodle. Waxaanu arrintaasi ku sifeeyay hordhaca mashaariic badan oo Somaliland ka hirgelin doonto Deegaankaasi. Haybe Cali Guray iyo Xaaji Maxamuud Dhego-yare oo ku hadlayay magaca waxgaradka degmada Widhwidh ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan dhismeyaashan oo ay xuseen in baahi weyn loo qabay waxaanay xukuumada Axmed Siilaanyo ka dalbadeen inay sii waddo horumarinta adeegyada bulshada ee deegaanka widh-widh.
  6. Xaaji Xunjuf

    Xeedho

    Fura fura fura oo Fijaanka inoo fura oo faraha ula wada taga oo muqmada hoosta ka fadha oo feedhaha ka feen feenta oo akhirkana Isku mar fara xasha.
  7. Africa own he does not Support Al Qaeda or Alshabaab he is actually against them he even made that clear many times even today at the Friday prayers khudba in hargeysa But he said what the Americans did is not something Muslim should cheer for and desecrating of his body is not acceptable according to islamic law (Sharia).
  8. oba the Jihadist take the opportunity because of lack of good leadership and weakness from the Arab World and Muslim World in particular If there was a strong Arab Foreign Policy in the Arab world. The Jihadist would not even have a chance.
  9. He is a very respectful sheikh indeed May allah bless Sheikh adan siiro
  10. You mean the Ethiopian prime minister Melez zanawi not tigray president i believe tigray state has it's own leader tigray president is Abay Woldu Not Melez zanawi.
  11. Sheekh Aadan Siiro oo sheegay inuu Cusaama Shahiiday, Maraykankana ku eedeeyay Dilka iyo Aaska uu ku fuliyayba ■waxaan Taageersanahay Xasan Al-turaabi odhaahdiisii ahayd wuu Shahiiday ■Cusaamawaan ka soo horjeeday aragtida Cusaama ee Jihaadka taasi maaha inaan Maraykanka ku taageero sida uu u dilay ■waan ka soo horjeedaa in dadka la iska laayo oo amnigooda wax la yeelo taasi maaha inaan Maraykanka ku taageero inuu Cusaama ku dillo ■haddii kooxi ay weeraro ka fulisay Somaliland maaha taa macnaheedu inaan Maraykan ku taageero Dulmiga uu sameeyay Hargeysa(Waaheen) Sheekh Aadan Xaaji Maxamud (Aadan Siiro) ayaa qudabadiisii Jimcaha ee maanta ku tilmaamay falkii uu Maraykanku ku Dilay isla markaana uu ku Aasay Badda hoosteeda Meydkii Cusaama Binu Laadin inuu yahay xad gudub lakula kacay xuquuqdii Binu’aadnimo iyo tii shareecada Islaamkaba, waxaanu ku taageeray Sheekh Xasan Al-turaabi aragtida uu ka qabo Dilka Cusaama Binu Laadin oo uu ku sheegay inuu Shahiiday. Sh Aadan Siiro waxa uu sheegay aragti ahaan inuu ka soo horjeeday dariiqa uu Cusaama Binu Laadin u maray Jihaadka waxaanu yidhi ” Anigu Aragti ahaan waxaan ka mid ahaa dadka aan ku qanacsanayn Aragtida Cusaama ee uu u maray jihaadka hase yeeshee taasi maaha inaan ku taageero Maraykanka inuu iska dilo oo uu waliba yidaahdo Badda hoosteeda ayaan ku aasay waxaan u arkaa qalad Ummadda Islaamka ah laga galay, waxaana aminsanahay sida Sheekh Xasan l-turaabi in uu shahiiday Cusaama Binu Laadin” ayuu yidhi mar uu ka hadlayay aragtida uu ka qabo falalka uu Maraykanku ku eedayo ee ah inuu dad aan waxba galabsan laayay waxa uu yidhi ” waan ka soo horjeedaa in dadka la iska laayo iyagoon waxba galabsan oo kuma taageersani Cusaama iyo shakhsi kale toona inuu ku kaco dad Amni haysata inuu laayo, taasise maaha in Shaaroon oo Malaayiin Caruur iyo waayeel ah laynaya inuu Maraykan Noble Price ku siiyo Cusaama iyo dadka Islaamka ahna ku laayo isagoo iska indha tiraya dadka Islaamka ah ee la laynayo” ayuu raaciyay mar uu ka hadlayay weerarkii Somaliland lagu qarxiyay 29kii Bishii Oktoobar waxa uu yidhi ” maaha inaan Dilka Cusaama qiil uga dhigno weeraradii Somaliland lagu soo qaaday, falkaasina maaha mid aan ku taageerayno Maraykanku inuu wuxuu doono kula kaco Islaamka, waanu ka soo horjeednay cidii falkaasi samaysay, waxaanu ahaa fal cadowtinimo ah oo aan Jihaad u noqonayn kuwii fuliyay”ayuu ku soo xidhay Sheekh Aadan qudabadisii ku saabsanayd Aragtida uu ka qabo Dilka Cusaama hase yeeshee Qudbadiisa oo dheerayd waxa uu kaga waramay taariikhda Islaamka ee dhinaca Jihaadka iyo Asxaabtii u halgantay isagoo tusaale u soo qaatay Kaalintii Khaalid Binu Waliid iyo hogaamiyihii gaalada ee wakhtigaas ee Tomas, waxaanu sheekh Aadan Siiro sheegay Awooda Islaamku wakhtigaas inay gaadhay Gaaladu inay ka baqaan Islaamka iyo Mujaahidiintiisa in bil loo socdo. sidoo kale waxa uu ka hadlay Abaarihii dalka soo maray iyo sida loogu baahan yahay in Ummadda wax loogu qabto isla markaana looga faa’iidaysan lahaa Nimcada uu ilaahay ina siiyay ee Roobka ah waxaanu yidhi ” Xukuumaddu waa inay qorshaheeda kowaad ka dhigataa sidii ay biyaha u qaban lahayd ee ay dhaamam u samayn lahayd, waad ogaydeen lacag ka badan Laba Milyan oo Dollar ayaynu biyo dhaan ku bixinay, waa in ay Xukuumaddu u habaysaa dadka sidii ay ugu jihayn lahayd iyaga iyo lacagtoodaba sidii ay wax u wada qabsan lahaayeen, ee aan loo eegi lahayn gacan shisheeye” ayuu yidhi
  12. ANALYSIS-Bin Laden death will not dampen Somali insurgency By Richard Lough Thursday, May 05, 2011 NAIROBI, May 5 (Reuters) - The killing of Osama bin Laden will not dampen the insurgency waged by Somalia's al Qaeda affiliated militants, who are regrouping amid infighting among the country's politicians. After news broke of the raid on bin Laden's hideout in Pakistan by U.S. commandos, some of al Shabaab's combatants in the Somali capital Mogadishu wore white as a sign of grief, residents said. However, while Washington has branded the militant Islamist movement al Qaeda's proxy in the Horn of Africa, analysts say it never fell under the operational control of bin Laden's network. Al Shabaab is battling to overthrow the Western-backed government and impose a harsh version of sharia law on the nation, although its predominately nationalist agenda is also coloured by clan rivalries and money-making rackets. "The death of Osama bin Laden will have minimal impact on the al Shabaab rank and file, nearly all of whom are young Somalis and few of whom are ideologically motivated," said David Shinn, an adjunct professor of international affairs at George Washington University and a former U.S. envoy to Ethiopia. "Bin Laden was never a major draw for them." Nor does al Shabaab appear to lean heavily on al Qaeda for funding, instead appealing to the diaspora, taxing businesses and the popular mild narcotic khat, and controlling commerce through several ports in areas it runs. "A handful of top al Shabaab members might have fought with al Qaeda and a handful of al Qaeda members might have taken refuge among al Shabaab, but al Shabaab's fighting capability is not correlated to al Qaeda," said Stratfor's Mark Schroeder. UNDER SURVEILLANCE The presence of largely Western funded African peacekeeping troops in Somalia helped the insurgents to champion a nationalist cause and recruit several hundred foreign fighters, some with a direct link to al Qaeda, analysts say. The United States has authorised covert operations across the Middle East and Horn of Africa and U.S. special forces killed one of east Africa's top al Qaeda militants, Kenyan-born Saleh Ali Nabhan, in southern Somalia in September 2009. Somalia expert Ken Menkhaus said details of the U.S. surveillance that led to bin Laden's death might leave senior al Shabaab commanders feeling exposed and vulnerable. But that offers little comfort to Somalia's neighbours who have lauded bin Laden's death and fear reprisal attacks. Uganda, which forms the backbone of the African Union peacekeeping force in Somalia, has seen an al Shabaab strike on its territory with a twin suicide bomb attack last year. "This doesn't mark the end of the struggle because I expect retaliatory attacks from his (bin Laden's) followers," Uganda's army spokesman Lieutenant-Colonel Felix Kulayigye told Reuters. Kenya, hit by deadly al Qaeda suicide attacks in 1998 and 2002, hailed the Saudi fugitive's death, but said more had to be done to bring stability to Somalia. East Africa's biggest economy warned last month that three would-be suicide bombers, including two known to be trained by al Shabaab, were on the loose and planning attacks. BREATHING SPACE Peace remains a distant prospect in Somalia. The government relies on foreign troops and cash for its survival while al Shabaab controls parts of Mogadishu and vast swathes of the central and southern provinces. An offensive by Somali troops and African Union peacekeepers in Mogadishu earlier this year initially succeeded in seizing some rebel turf, but seemed to fizzle out as an escalating political row distracted leaders. Instead of preparing for an election in August, as had been hoped for under a 2009 peace deal, the lawless nation's politicians are embroiled in a row over who should cling onto power beyond the close of their mandates. Both president and parliament have unilaterally extended their own terms in office. Both reject the other's action. The dispute has pitted President Sheikh Sharif Ahmed, a former Islamist rebel seeking another term in office, against Sharif Hassan Sheikh Aden, the speaker of parliament and Somalia's second most powerful politician who harbours presidential ambitions. "There is no way in which the international community can support a leadership that has proved so inept, so incompetent," said Rashid Abdi, a Somalia analyst at the International Crisis Group. One option being touted is an extension of parliament's mandate -- although donors are at odds over the duration -- so lawmakers can elect a new speaker and president. It is widely accepted, though, that this would be route one to the presidency for the speaker given his wealth and clout in parliament, and would be rejected by Ahmed. The infighting has provided breathing space for al Shabaab and most likely dashes any hopes that bin Laden's death might hand Somali forces an opportunity to regain the initiative. "Any disarray in your enemy's camp is a good thing. If these people are closeted in the (presidential) Villa Somalia not talking about military strategy but basically having a fist fight, that is a good thing for al Shabaab," said Abdi. "Al Shabaab have time to breathe, recruit and re-arm." (Additional reporting by Elias Biryabarema in Kampala; Editing by David Clarke and Janet Lawrence)
  13. Mad_Mullah;717228 wrote: This dumb Somali (or whatever he is...Goth??) is an emberassment, he actually thinks they invaded iraq because of bin Laden, bin Laden's got nothing to do with what is going on. Its all about the oil/money/protecting Israel. True say the ugly US foreign Policy was indeed all about stealing the resources of Muslim Countries
  14. What's with the green Xiinfanin You hurt my eyes i am no Propagandist i just bring reliable pictures and news unlike some people But if you believe president Siilaanyo was there on behalf of Somalia even after countless arab newspaper sources NGONGE Showed you then the case is hopeless and we can not help you. But hey who am i to destroy your dreams ha riyooto oo yanay toosin:D
  15. Xukuumadda Somaliland Oo Shan Wasiir U Dirtay Ka Qeybgalka Xaflada Dhaarinta Madaxweyne Geelle May 6th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu weheliyay Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo dhaqanka Md. Maxamed Ibraahim Madar, ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti oo ay kaga qeyb galayaan xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo markii sadexaad loo dhaarinayo madaxtinimada dalkaasi. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo maanta madaarka Hargeysa ugu waramayay Saxaafada ka hor intii aanay ka dhoofin dalka, ayaa sheegay in dawlada Jabuuti ay xukuumadda Somaliland ku soo marti qaaday munaasibada caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweyne Geelle, waxaanu tilmaamay in Madaxweynaha Somaliland uu u xil saaray inay ka qeyb galaan wefti shan wasiir ka kooban oo sadex ka mid ahi sii joogaan dalka Jabuuti kuwaasi oo kala ah Wasiirrada Arrimaha Gudaha Maxamed Cabdi Gaboose, Wasiirka Warfaafinta Md. Axmed Cabdi Xaabsade iyo Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Md. Xuseen Axmed Caydiid. “Socdaalkayagu wuxuu ka dambeeyay ka dib marti qaad uu Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle u soo diray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu ku casuumay xaflada dhaarinta iyo caleemo saarka oo 8-da bishan ka dhacaysa dalkaasi ka dib markii Madaxweyne Geelle ku guulaystay doorashadii dhawaan ka dhacday wadankaasi,”ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar.
  16. ^^ wa runta labba magac baan ku daray but they named his name his name and his fathers name ku noqo, Bariga sanaag dee wa runtood he is the sultan of beesha bariga sanaag:D
  17. Naxar do you want the pictures of the Sultan lool it did name the Sultan Sicid Sultan cabdisalaan Sultan Maxamuud Sultan Cali Shire
  18. Suldaanka Guud Ee Beesha Bariga sanaag Oo Ugu Digay Budhcad Xidhiidh La Leh Puntland In Ay Iibiyaan Qalabka Dekeda Laasqoray Iyo Fadhataysiga Qalabka Oo Soconaysa. Badhan (Ramaas) May. 6, 2011- Suldaanka guud ee beesha Bariga sanaag Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam, ayaa maanta ugu digay koox budhcada oo xidhiidh la leh maamul goboleedka Puntland in ay iibsadaan qalabka dekeda Laasqoray ee Bariga gobolka Sanaag. Suldaanku waxa uu sheegay in dekeda iyo qalabkeeda ay leeyihiin dadka ku nool deeegaankaas, isla markaana aanay jirin cid iibin karta ama sifo gaar ah u adeegsankarta dekeda, iyada oo tallaabo adag laga qaadi doonto cidii ku kacda falkaas oo ah dambi weyn oo wax loogu dhimayo sumacada dadka reer Sanaag Bari. Hay’ad la yidhaahdo Hor Relief oo ka hawlgasha deegaanka Laasqoray,ayaa la sheegay in ay gacan ka gaysanayso sidii loo xaraasha lahaa qalabka dekeda oo laga iibinayo ganacsato ka soo jeeda Puntland oo doonayo in ay qalabkaas u iibgeeyaan wadamada Gacanka Carabta iyo Bariga Afrika oo sayladahooga inta badan hore looga iibiyay qalabkii warshadihii Soomaaliya ka dib markii ay burburtay dawladii dhexe ee Soomaaliya 199-kii. Digniinta ka timid Suldaanka guud ee beesha Bariga sanaag ayaa noqonaysa isku daygii ugu dambeeyay ee lagu horjoogsanayo fadhataysiga alaabta dekeda Laasqoray oo ah dekeda ugu muhiimsan gobolka Sanaag, iyada oo ay odayaasha dhaqanka isku dayayeen deegaankooda laga saaro hay’ada la yidhaahdo Horn Relief oo dilaal ka ah xaraashka alaabta dekeda
  19. Cigaal was the leader of the state of Somaliland in 1960 and the historic picture in london signing the independence of Somaliland is the most historical that will be kept in the archives along with the Picture of him and Abdulahi ciise the prime minister of Somalia in 1960.The symbolic union between the two states. Cigaal was the leader of our country that dissolved that failed union i am not sure about the clan states rising in Somalia wanting to break away From Somalia maybe you do?
  20. i Don't know if you read the topic or even saw the pics i posted but these pics were either when he was Prime minister of the state of Somaliland or the president of Somaliland That said Who said Pictures portray a mans legacy president Cigaal put all his energy in Somaliland the union he made with Somalia he was the man who dissolved that union do you even here koonfurians remember him because they do not like him because he reestablished the state of Somaliland
  21. Special envoy of President Hu to attend inaugural ceremony of Djibouti president Friday, May 06, 2011 Chinese Foreign Ministry spokesperson Jiang Yu said in Beijing on Thursday that a senior Chinese official will attend the inaugural ceremony of Djibouti's president Ismail Omar Guelleh as the special envoy of President Hu Jintao. According to Jiang, Minister of Civil Affairs Li Liguo will attend the ceremony on May 8 representing President Hu at the invitation of the Djibouti side. Source: Xinhua