-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
ismacil cumar geele inauguration ceremony in Djibouti Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Al-Bashir to Attend Djibouti President’s Inauguration Sunday Sunday, May 8th, 2011 at 6:45 am UTC Posted 8 hours ago Djibouti President Ismail Omar Guelleh will be sworn in for a third term Sunday before a host of dignitaries and state leaders, including Sudan President Omar al-Bashir. Mr. Bashir's attendance has sparked controversy because for a third time, he has defied an arrest warrant by the International Criminal Court. Djibouti is a member of the ICC, but there is no indication Mr. Bashir risks arrest for alleged war crimes, genocide and crimes against humanity in Darfur. The Sudanese president has also attended events in ICC member states Kenya and Chad with no threat of detention. Mr. Bashir's visit to each country has been criticized by human rights groups. -
Madaxweynaha dalka Jabuuti oo markii saddexaad loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalkaas Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Axad, May 08, 2011 (HOL) – Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta oo Axad ah markii saddexaad loo dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalkaas oo uu kaga guuleystay murashaxii la tartamaya ee Max'ed Warsame Raage, waxaana xaflad dhaarinta ka qaybgalay madax ka kala socday dalal dhowr ah. Xafladda oo ka dhacday Hotel Kambisk ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno uu ka mid ahaa madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo madax kale oo u badan Afrikaan. Dhaarinta kaddib, ayaa waxaa halkaas hadallo ka jeediyay madaxweynaha xilka loo dhaariyay ee dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo xubnihii lagu casuumay inay ka qaybgalaan xafladda caleemo saarka, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu jeediyay hadal u badan guubaabo iyo dardaaran. Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti C/raxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo la hadlay Radio Muqdisho oo ku hadla afka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu si gooni-gooni ah ula kulmay xafladda kaddib xubnihii caleemo-saarka kasoo qaybgalay. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo 63-jira ah ayay shacabka dalkiisu u doorteen inuu hoggaamiyo mar saddexaad bishii lasoo dhaafay ee Abriil, balse murashaxii uu la tartamaya ee Raage ayaa diiday codadkii ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada tirintii codadka kaddib. Xisbiyada mucaaradka dalka Jabuuti ayaa horay u diiday inay doorashada ka qayb-galaan, waxayna sabab uga dhigeen diidmadooda in guddiga doorashada uusan ahayn mid dhexdhexaad ah oo uu la safan yahay xisbiga talada haya ee RPP. Dalka Jabuuti oo ka mid ah dalalka ku yaalla bariga Afrika ayaa wuxuu xorriyadiisa ka qaatay sannadkii 1977-kii gumeytihii Faransiiska, waxaana intii uu xorta ahaa madaxweyne kasoo noqday Marxuum Xasan Guuleed Abtidoon iyo madaxweynaha hadda talada haya Ismaaciil Cumar Geelle.
-
Somaliland:USAID money to be spend mostly in the eastern regions.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland oo Deeqdii ugu Badneyd siisay Gobalka Sanaag , maxay tahay sababtu Posted by Muumin Yare on May 8, 2011 in Warar | 0 Comment Hay,ada USAID ayaa si hordhac ah u soo gaadhsiisay S Somaliland Dee ay ugu tala gashay inay ku hormariso Deegaqanada Somaliland, deeqadan oo gaadhaysay 1.800.000 oo dollar ( hal milyan iyo sideed boqol oo kun oo dolar ayaa lacagtii ugu badneyd waxaa la siiyy gobalkaka sanaag Taa oo gadheysa 580,000 oo dollar , lacagtan ayaa loogu talahgay in lagu hormariyo qaybaha kala duwan ee baahiyaah u qabana Deeganada, hadaba Sida loo kala siyey magaaloyinka Gobalka sanaag, Ceerigaabo .300.00 oo dollar Dhahar .100,000 o dollar Ceelafweyn 50,000 oo dollar gar adag 50.000 o dollar Sool. oo dhan 200.000 hargaysa . 100.000 Berbera. 100.000 togdheer . 150.000 Sidoo Kale Wararka Qaar ayaa sheegay in Lacago kale loogu talahayy degmooyinga Badhan . iyo laasqoray taas o gadhaysa 160.00 oo dlloar maamulka Somalland ayaa xusul Duub ugu jira Sidii uu u soo xreo Gashan lahaa, bulashaweynta Reer maakhir Ee ku dhaqan Deeganadknada Gobalada haylnad iyo sanaag, kuwaas oo uu ka doonayo inay siiyaan tageero buuxda, Waa markii ugu horeysat oo deeqa noocan oo kale ah la siiyo Gobalka sanaag Walow ay hatan soo gaadhin lacagtan deeganadi loogu tala galaay -
08/05/11-Jabuuti-(Bnn) Hay’ada USAID ayaa si hor dhac ah Xukuumada Somaliland u soo gaadhsiisay Deeq ay ugu Tallo gashay Horumarinta Gobolada iyo Degmooyinka Dalka. Deeqdan Hordhaca ah ayaa ahayd 1.800,000 oo Doolar (Hal Milyan iyo Sideed Boqol oo Kun oo Doolar) warar sir ah oo uu helay Wargeyska Foore ayaa sheegaya Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Dr.Maxamed Cabdi Yuusuf (Gabboose) uu sar jaray Saamiyada hordhaca ah ee ay kala helayaan Gobolada iyo Degmooyinka Dalku. Sida ay sheegayan wararka xogogaalka ah ee arrintan la xidhiidhaa, Wasiir Gabboose ayaan Deeqdaasi waxba ka siin Degmooyinka Huluul, Badhan iyo Xiis. inkasta oo uu gobolada bariga uu sad bursiimo uga muuqato saami qaybtintan hordhaca ah. Halka uu Deeqdaasi u qorsheeyay Gobolada Saaxil, Hargeysa iyo Awdal iyo Waliba Degmooyinka Hoos yimaad in yar $150.000. Sida ay wararkaasi sheegayaan Wasiir Gabboose ayaa Lacagtaasi Gobolada iyo Degmooyinka Dalka ugu kala qorsheeyey sidan: NO Gobol ama Degmo Derejada Degmada Lacagta la siiyay 1. Gobolka Sanaag $580.000 2. Gobolka Sool $200.000 3. Gobolka oodwayne $100.000 4. Gobolka Togdheer $200.000 5. Degmada Ceerigaabo A $300.000 6. Degmada Maydh D $50.000 7. Degmada Dhahar $100.000 8. Degmada Dararwayne D $200.000 9. Degmada Ceel Afwayn B $50.000 10. Degmada Gar adag B (Degmo Doorasho) $50.000 Tibaaxaha aanu helnay waxa ay sheegayaan in Wasiir Gabboose uu qaybinta Deeqdan ka reebay Degmooyinka Huluul oo ah Derejada D. Degmada Badhan oo ah Darajada B. Degmada Laas qoray oo ah Derejada C. iyo Degmada Xiis oo ah Darajada D. Isku gaynta Lacagtan ayaa noqonaysa $1650.000 waxana la sheegay in Gobolada iyo Degmooyinka kalena ugu deeqay Lacagta inta soo hadhay oo gaadhaysa $150.000. Gobolada Saaxil, Hargeysa iyo Awdal iyo waliba Degmooyinka hoos yimaad ayuu Wasiir Gabboose u qorsheeyey in uu ugu deeqo Lacagta soo hadhay oo gaadhaysa $150.000. lacagtan oo ah mid aad u yar marka loo eego baaxadda gobolada galbeedka Somaliland marka la barbar dhigo saamiga uu ka siiyay gobolada bariga. Dr.Maxamed Cabdi Gabboose ayaa Tallaabadan qaaday waqtigii uu ku gudo jiray Socdaalkii uu dhawaan ugu baxay Gobolada Bariga Somaliland. Sida ay wararku sheegayaan waqtiga uu Wasiirku Tallaabadan qaaday oo ku beegnayd Markii uu Madaxwayne Siilaanyo Socdaalka ugu maqnaa Wadamada Carabta ayaanay jirin cid la ogi. Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Mudane,C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) oo Dalka sii Maamulayay Mudadii uu Madaxwaynuhu maqnaa ayaa sida wararku sheegayaan aan waxba ka ogayn Qorshahaha uu Gabboose ku qaybiyay Deeqdaasi. Sida la sheegay Tallaabadan uu Wasiir Gabboose qaaday ayaa lala xidhiidhinayaa ololihii uu ka waday Bariga ee ahaa Furashada Ururada Siyaasiga ahaa. Lama oga ilaa imika sababta dhabta ah ee ku kaliftay sad bursiga uu ku sammeeyey Gobolada iyo Degmooyinka qaarkood uu kula kacay Gobolo iyo Degmooyin kale.
-
Garowe clan enclave to attack raas caseyr state in baargaal.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
VOA-da oo Saaka Warkeedii ku Sheegtay in Puntland weerartay Calula iyo Baargaal Posted by Boosaaso on May 8, 2011 in Warar Idaacaada VOA-da ayaa Laanteeda Af-Somaliga ee Hadashay Subixii waxay Saaka ku sheegtay inay PL Weerartay Buuraha Baargaal iyo Calula isla markaana Isgaarsiintii laga jaray Maamulkaasi Raascaseyr State, Ma aysan sheegin Idaacadu cid ay xigtay has yeeshe waxay Iftiimiyen in ay heleen xog hoose oo sheegaysa Weerarka deegaankaasi. Boggan GalGalaNews ayaa isna shalay Qoray in Guud ahaan Isgaarsiintii laga jaray Baargaal iyo Calula Maamulka Puntland isu diyaarinayo Weerar Xoogan oo u ku qaadau Maamul Goboledka ay dariska Yihiin ee Raacaseyr State. Guud ahaan Bosaaso ayaa degan Maanta in kastoo ay Jiraan warar sheegaya in Odayaal Reer Baargaal ah la xidhay walow aanu warkaasi ahayn Mid Soo Shaac baxay. -
oo ma waxa laga hadlayey Gunter Bishos mise ninki dumarka filimada anshax xumada ka duubay todobaantajirka eeh Sheikh adan siiro ka dhidhiyey dhaqanxumada dalka u ka waday wana ninki yidhi ninka sharciga islaamka hala mariyo oo hala dilo and he was right Mise waxa laga hadlayey Sh adan siiro iyo fikirkisa u ka leeyahay,, dagaalka qawaan ay Maraykanku ku hayaan Islaamka waxa kala saar iyo khubadisi u ku sheegey in anay sharcigu islaamku wafaqsanayn in qof islaam ah bada hoosteda lugu aaso xita ta bina adanimadu ma wafaqsnaa taas intasu Sheikhu Yidhi hadaad ta ka hadlaysid ka hadal laakin waxba hadalkisa ha duwin oo wax usan sheegin ha ka sheegin ama ceeb aanu lahayn ha sheegin.
-
Stratex plans to expand in Djibouti, Ethiopia on promising gold finds (DJIBOUTI) Gold exploration company Stratex International said on Friday it was actively exploring its firstmover land position in the Afar region in Ethiopia and Djibouti. Stratex has already made gold discoveries, such as Blackrock and Megenta, in the Afar region in borders between Djibouti and Ethiopia. The company had identified a total of 14 km outcropping epithermal veins at Blackrock where recent rock-chip samples returned grades of up to 60,4 g/t gold from the Black Water zone. “It is our intention to continue to build our land position in the region and to implement defined exploration programs to advance our discoveries through the resource development cycle and in turn prove the economic potential of our East African assets,” said chairperson Christopher Hall in the company’s annual general meeting statement. Stratex had signed an agreement with South Africa’s AngloGold Ashanti joint-venture company Thani Ashanti to fast-track development of its first 11 prospects identified within the Afar region. Thani Ashanti can earn 51% of the Afar project by spending $3-million on exploration and development over two years. Drilling would also start within the week at Stratex’s other significant discovery in the region, Megenta. Meanwhile, Hall said that the company’s Turkish portfolio with its advanced gold exploration projects and defined Joint Ore Reserves Committee resources of 1,31-million ounces of gold, on a JV-inclusive basis, offered Stratex near-term exposure to development and production. “Our Inlice and Altıntepe gold projects are presently being advanced by our partner with the aim of gold production in 2012 and 2013 respectively,” said Hall. Stratex was also fast-tracking three other key exploration targets in Turkey, including Öksüt, Hasançelebi and Muratdere. “At Öksüt, we have already defined an independent Jorc resource of 317 256 oz. gold, which we hope will continue to grow with our ongoing drilling programs,” said Hall Stratex was fortunate in having major mining partners funding the majority of its activities in both Turkey and East Africa.
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Thankful on 19 jan burco entirely fell into the hands of SNM Hargeysa allready fell in the hands of the SNM in nov 1990 and berbera fell in the hands of SNM 23 jan 1991. and Siyad barre fled on 26 january 1991 While laywacade fell in the hands of SNM in 1989 Qurilugud fell in the hands of SNM in 1989 Baligudbudle plus oodweyne fell in the hands of SNM in 1988. i told you can not just declare independence it needs lots of work lots of negotiations. salax when Amxed mire left burco in begin june 1988 yes he went to ceel afweyn on his way to ceerigaabo. Thankful .Also we needed to elect a new executive committee a new leader for the country new Guurti elders that all took time. -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Che -Guevara;717599 wrote: That's not the case since this is Somali site. Let's ask JB he knows. -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Thankful it did not fully control the territories of Somaliland in 1988 only parts of it but they successfully moved the capital of SNM from aware Ethiopia to baligubudle Somaliland south of hargeysa in 1988 and all the way to south east of burco they were the boss up to the border between Somaliland and Djibouti lawyo cade .That date was when the Somali civil war officially started 27 may 1988 .Independence did not come just 1 2 3 there were many negotiations peace conferences held in Somaliland in baligubudle and in burco. I don't know what federal govt you are talking about do you mean the kacaan govt? , Somaliland independence was decided in 1981 when Muj Axmed jimcaale was the leader and first Chairman of SNM in 1981 a man who was against the UNION of Somaliland and Somalia in 1960. You should read his book he inspired all of his successors Muj Sheikh cali madar Muj Abdulqadir Koosaar Muj Axmed Siilaanyo Muj abduraxmaan tuur. -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
18 may a very important date in our history i remember like it was Yesterday one of the Most Happiest days of my life i was not expecting it to be honest but when the news reached me From burco that the independence of the former british Somaliland protectorate was once again declared independent as an independent country i prayed two rakcas to thank Allah the most merciful. The month of may is a great month for us Somalilanders 27 may the day the SNM entered burco 1988 31 may the day the SNM entered Hargeysa ,29 may 1988 SNM entered cadaadlay and mandheera 18may the day the Former State of Somaliland withdrew from the failed union with Somalia. 15 may 1993 the day President Cigaal was elected in Borama -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Che -Guevara;717588 wrote: Hmmmmm...How's this exclusive and who's it excluding? Maybe Koonfurians:D -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Allow Dhorw Jamhuuriyada Somaliland -
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dadkeygu Haduu Tashadey maxaa loo daba socdaa?! -
Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 9-aad Ee Ka Soo Wareegtay Geeridii Marxuum cigaal Oo xalay Lagu Qabtay Hargaysa. waxaan dawlada ka codsanayaa in lacagta Somaliland ee la soo daabacayo lagu soo sawiro.. Marwo Kaltuun X Daahir. Hargeysa(GNS)-munaasibad Balaadhan oo lagu xusayay Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahium Cigaal ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ay soo qaban qaabisay marwadii Koowaad ee Cigaal waxa ka soo qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Marwadii Kowaad ee Madaxweyne Cigaal, marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland, Madaxda Asxaabta Qaranka, xubno ka mid ah Golaha Waiiradda, Xildhibaano ka kala tirsan Labada gole ee Baarlamanka Somaliland, qaar ka mid ah Wasiiraddii Xukuumadii hore, Qorayaal, aqoonyahano, Salaadiin iyo Marti sharaf kale oo tiro badan, kuwaasoo Marxuumka Taariikhdiisii iyo aqoontii ay u lahaayeen halkaasi siyaabo kala duwan ugu soo bandhigay. Marwadii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal,Marwo kaltuun xaaji daahir oo iyana Munaasibadaasi ka hadashay ayaa codsatay In Lacagta cusub ee dhawaan la soo daabacayo lagu soo sawiro Sawirkii Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Cigaal,iyada oo Xukuumadda ka codsatay in Codsigaasi loo tixgeliyo, isla markaana lacagtaasi Sawirkiisa lagu sharfo “ waxaan dawlada ka codsanayaa in lacagta Somaliland ee la soo daabacayo lagu soo sawiro Sawirkii Madaxweyne Cigaal oo lagu sharfo intaasi”ayay tidhi marwo kaltuun. Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigaal waxa kale oo ay Bulshada Reer Somaliland, Daneeyayaasha in la furo Ururada Siyaasada iyo cida ka soo horjeedaba ugu baaqday inay aqbalaan Natiijada ka soo baxda Guddida talo bixinta ee hawshaasi lagu aaminay. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/lahi Ismaaciil (Saylici ) oo ugu horayn Xafladaasi ka hadlay ayaa sheegay in Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal dhidibada u taagay haykalka Dawladnimo ee Somaliland hada ka jira, isla markaana ahaa Madaxweynihii taaba galiyay Qaranimada iyo Nabadgelyada Umadda Reer Somaliland ku naaloonayso maanta, taasoo uu sheegay in loo baahanyahay in lagaga daydo,,isaga oo tilmaamay in lagu soo sawiro Lacagta Cusub ee la soo daabacayo si loogu xusuusto Marxuumka,isla markaana ay Taariikhdiisu u noqoto mid muuqata oo aan qarsoonayn. Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud iyo guriyaynta Xukuumadda madaxweyne Riyaale ayaa isna sheegay in marxuumku ahaa Madaxweynihii Qaranka Somaliland nabada maanta la dugsanayo aabaha u ahaa, aasaasayna nidaamka Xisbiyada badan iyo Dimuquraadiyada Somaliland ka jirta hada,isaga oo tilmaamay in loo baahanyahay in lagu daydo marxuumka oo Xukuumadda talada haysaa aanay ka gudbin nidaamkii ay uu dejiyay iyo dariiqii uu umadda Somaliland u jeexay. Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa isaguna Munaasibadaasi ka sheegay in Marxuum Maxamed Xaaji Ibaarim Cigaal ahaa aabihii Nabad iyo qaranimada Somaliland,jirina cid kale oo maanta la bar bar dhigi karaa.
-
Xaaskii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Ugu Baaqday Xukuumada Siilaanyo In Sawirka Saygeedii Lagu Daro Astaamha Lacagta Somaliland. Hargeysa (Ramaas) May 07, 2011 - Afadii uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum X Ibraahim Cigaal, ayaa ka codsatay xukuumada talada haysa in sawirka ninkeedii lagu daro astaamaha ay leedahay lacagta Somaliland, maadaama oo uu ka mid ahaa tiirarkii dhidibada u taagay qaranimada Somaliland. Marwo Kaltuun Xaaji Daahir oo habeenkii xalay ka hadlaysay munaasabad loo sameeyay xuska Marxuum Cigaal oo lagu qabtay hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegtay in Marxuumka ay waajibtahay in lagu sawiro lacagta Somaliland si tixgalin loogu muujiyo dadkii xididada u aasay jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, waxaana ay tidhi “ Waxaan ka codsanayaa Madaxweynaha iyo xukuumadiisaba in lacagta cusub lagu sawiro Marxuum Cigaal, maadaama oo uu ahaa ninkii dalka keenay lacagtan shilinka Somaliland wakhti ay jireen dagaalo sokeeye oo xaaladu adkayd, waa waajib in la xusaa qofkasta oo dalkiisa wax u qabtay”. Waxa ay sheegtay in ay xukuumada hore ugala hadashay sidii loo hirgalin lahaa n sawirada Marxuumka lagu daro lacagaha cusub ee la soo daabacayo, laakiin aanay ilaa hada jirin wax ballanqaad rasmi ah oo ay samaysay dawladu sidaas darteedna hada baaqeeda u xoojinayso.
-
Mashruuca xoola naaxinta burco waxanu ugu talo galanay inay ka shaqeyaan 2500 oo qof Burco (own)- Mashruuca xoolo naaxin ah oo laga furayo dhawaan Gobolka togdheer Magalaada burco read more here http://oodweynenews.com/news/70152-%e2%80%9cmashruuca-xoolo-naaxinta-burco-waxaanu-ugu-talogalay-inay-ka-shaqeeyaan-2500-oo-qof%e2%80%9d.html
-
Garowe clan enclave to attack raas caseyr state in baargaal.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina;717556 wrote: This news doesn't make sense Awoowe. Retard Faroole kuma dhaco inuu weeraro Raascaseyr, there will be hell to pay haddii kale. Weynu arki awoow halkay ku danbeyso koley dagaal wanaag keeni mayo dad uun ba ku dhiman faroole magaaladisa Garowe ha iska Joogo oo dadka islaamka ha u dayo Dhulkooda. -
Garowe clan enclave to attack raas caseyr state in baargaal.
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Puntland oo weeraraysa Baargaal iyo Calula Posted by Boosaaso on May 7, 2011 in Warar | 0 Comment Calula:-Waxaa maalmahan ka socday Xafiiska Madaxtooyada Boosaaso abaabul Dagaalo oo uu qorsheynayo Madaxweyne Faroole in lagu soo afjaro Maamul Goboleedka Dhawaan looga dhawaaqay dhanka Bari ee Caseyr-State. Warka laga helayo Madaxtooyada Boosaaso oo uu muddo laba asbuuc ah joogo Faroole ayaa sheegaya in maalmaha soo socda Dagaal lagu qabsanayo deegaanada Caluula iyo Baargaal dowladda kuqaado, iyadoo la diyaariyey ilaa lix boqol oo Ciidan oo isugu jira Ciidanka Saracen, PIS-ta iyo Daraawiishta Garoowe laga keenay. Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in uusan u dulqaadan doonin Deegaanka Puntland meel ka mid ah in Madaxweyne kale ka abuurma. “Laba Madaxweyne Puntland kama jirayso waa in la ii keenaa Faarax Dooxa Joog isagoo Nool ama Geeri Waxaa ka muuqatay maalmahan inuu Ciidamada iyo Sarakiisha Puntland si gooni gooni ah ula shirayey dhamaantoodna waxa ay ahayeen kuwo ka soo jeeda Hal Beel oo isaga ku abtirsata ama kuwa la heybta guud ah. Dadka degen Gobolka Bari ee Beelaha kale waxa ay aad isu-weydiinayaan waxa ka dhalan dona Dagaalka uu hurinayo Madaxweynaha iyo Duulaanada Beelaha. Mid ka mid ah Dadka Degan Caluula ayaa u sheegay saxaafadda in Deegaanka Caseyr aanu aheyn sida Buuraleyda Galgala ee Kooxdii Atam oo la Fahmi La’aa Qorshaha Siyaasadooda Anaga Beel Maamul dhisatay baanu Nahay hadii Nala soo weeraro waanu Is difaacaynaa”Ayuu Yiri Mid ka Tirsan Maamlkaasi. Warar ku dhow dhow Caluula ayaa sheegaya in dhankooda abaabul xoog leh ka jiro oo ilaa ciidamo gaaraya sagaal boqol oo dhalinyaro ah tababaro loo soo xiray hubna loo qeybiyey. sidoo kale Xeebaha Carabta ayaa la sheegay in saanad iyo hub farabadan uga soo dageen Maamulka Caseyr-land State. Sidoo kale waxaa dhiilo Colaadeed ka taagan tahay Magaalada Boosaaso gudaheeda guux iyo ciil-qab weyn ka dhex aloosan yahay Beelaha degen oo lagu wado dilal qarsoon oo aad loogu duhunsan yahay Kooxo Faroole abaabulay inay la beegsanayaan Waxgaradka iyo Nin Doorka Beelaha Bari. Dadka saadaaliya Siyaasadda Gobolka Bari waxa ay rumaysan yihiin in si fool xun xaalada gobolka isku bedeli doonto waa haddii Siyaasadda Cunsuriyada iyo anaaniyada ku dhisan marinkaas sida hadda ay tahay lagu sii wado. Beelo badan oo muujinaya iskaashi looga soo horjeedo dulaanka maalinba qolo lagu tooxsanayo ayaa ka socda hoosta Gudaha Bosaaso, waxaana la filankaraa talo inay faraha ka baxdo oo sidii Muqdisho Gacanta la isla galo Xaafadaha Magaalooyinka Puntland. Waxaanse dhowreynaa xaalka Faroole iyo Saaxiibadiisa Doonta la wada halka ay cirib dhigaan Mustaqbalka dhow. Docda kale isgaarsiintii ayaa Gabi ahaanba laga Jaray deegaankaasi waxana xiliga Isgaarsiinta la Jaray socday Shirar iyo Wada hadal dhexmarayay Beelaha degan Baargaal iyo Odayaasha Gobolka Bari ee ku sugan Bosaaso. Jarida Igaasriinta ayaa la sheegay inay Go Gol xaadh u tahay weerarka Faroole qorshaynayo inuu ku qaado deegaanka Baargaal iyo Calula. -
Jacaylbaro;717543 wrote: Waar isagaa yidhi dee ,,,,, "Uqsimu Billah inaan indhahayga ku daawaday oonan cidna waydiinayn" ,,, what does that mean now ? Again the Sheikh watched it so did the Somaliland judges the CID police does that mean they all watched it with pleasure their woman being wrongly filmed by a seventy year old german pervert, you don't make any sense jacayl baro