Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The Zack berigaad ahaydeen idinku Taliyasha Asluubta Xammar baad is mooday Thanks kulaha
  2. I've been to xammar many times berigey xammar xammar ahayd
  3. I hope they can influence their cousins in tanzania and Kenya and uganda and their other cousins in sub saharan africa
  4. Awoow waan iska kaftamaya Somali oo dhan wa tolkay waan jeclahay:D Laakin is still think Walalaheen Bay iyo bakool wa inu darajdoodu kor u kaco oo barlamaanka dhafaaan oo mar uun madaxweyne ii dhaha.
  5. http://www.youtube.com/watch?v=t9gNShTMp0Q&feature=player_embedded
  6. Somalina;720240 wrote: Siilaanyo wuu diidey, Geele-na wuu diidey, sidaasi awgeedna wey is diideen. Maya maya. LOOOOLL
  7. oo meesha maxay u faruqinayan awoow ma mar ba qaar dhama imanayaan Awoow ka dhama eeh meesha imanaya Wa mala faroole Iyo odaygi Koofiyada madooba eeh caalin,,, Somalina Koonfurta na sadex reer ba dega kuwa quulaha ku mirqaama Ilma Azania Iyo Sheikh dalxiis iyo Tolkis Intuna wa is yaqanin awoow waxa kale waxa ino sheegey Sheikh dalabay naf ma le bu yidhi loolz.
  8. Awoow sasi xaq daro weye Sakiin iyo Mansuur waba labada siyaasi eeh reerkuba leeyahay walahi Siyasiyad weyn baad tahay mar hadad excludgereysey labadi Geesi eeh reerka u so baxay wa Sheikh sharif Meesha ha sii haysto ku fahmay;)
  9. Good stuff wasiir kuxigeenka iyo wasiirka iyo xildhibaano ka so jeeda gobolka sanaag oo xaflada 18 kala qeyb galaya Dadweynaha reer sanaag.
  10. Somalina;720216 wrote: Mujahidka afkaada ka leexi awoowe. I don't know waxa looga murmaayo iskuulkan magaca la siiyey. Cidii ay quseyso ayuunbaa ka hadli kara. Loool@ Mujahidka Sharifku wu dadalay , laakin awoow kursigu Yaanu Dhaafin Tolka Sharifka Baydhabo iyo meel aynanu garaynayn vila Somalia ka ilaali. Sax awoow Xaqa aad sheegtiid baan kugu jeclahay Schoolku wuxu Khuseyaa Reer Somaliland gaar ahaan Reer Togdheer marka iyaga Doortay Xaaji musa Farax igare alayaraxmo
  11. bilan;720208 wrote: he did not fight Italian , XX you need to hire another tutor, please make sure this time your tutor is not from tolka, so atleast you might get unbiased history. I actually read allot Wether it's English books or even written by Somalis or Ethiopians Sheekada dhinac kasta waan ka eega The Mullah raided the British no doubt he even Fought Ethiopia once but i haven't read any where he Fought the Italians. Mise tallow Boqor cismaan ba talyaani noqday
  12. Somalilanders love their country the security is very tight
  13. Somalina;720202 wrote: ROFL! Xagey joogaan iminka awoowe? Sheikh sharif weydi awoow wu ku sheegi halkay joogaan
  14. Somalina;720196 wrote: :D . Adiga ayaa soo geliyey Xamar sheekada, markii ay kugu xumaateyna dee waa sidii aan sheegey. As for Sayidka. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/23871-Biography-of-Darwish-Ismail-Mire-Part-I Somalina Maya anigu waxan oo kaliya diiday eeh reer nfd inay Somalia ku soo biiraan tasan idhi ,,lolz Awoow iska ilaali Sayidka iyo kuwas wa alshabaab weye wa kuwa madaxa so duubtaa Umala Dooxta oo kale weye.
  15. bilan;720192 wrote: Sayid was born near Buuhoodle, and he started his liberation movement there, that's where he was from. duulku caqli yraa, kilika shanaad kuye, learn history first, he was fighting both British and Italian, that's why i say Sayid Maxamed 1000 sano buu idinka horeeyaa. He never Fought italian where do you get that nonsense From and there was one raid in the 1900s in jigjiga and the dervishes were defeated that's the only Time Dervishes and Ethiopia clashed the Battle of Jigjiga
  16. Saalax;720189 wrote: Xeefow because they can . Igare's legacy of helping the people of those regions arming them against the tribalistic deranged dervish movement will be something to cherish. He deserves to be named after whole towns, schools, neighbourhoods. Waxaan xasuusta ninki yidhi anaga danbaaabna oo dadka xaqooda duudsiya anaga dilna oo daruuraha soo dumina anaga Dalbana oo duniida ba dayrinay
  17. Somalina;720183 wrote: Waad tiri sidaa, waa runtaa, laakiin waa su'aalee, goormaad ti dh i? Markii SL laga hadley sooma ahan? yaanan isku dheel dheelin, waan isgaraneynaa awoowe. Topica awoow hada maskaxdayda wuu ka sii masaxmaya laakin waan idhi dee waxan is yidhi sheekada yaan Somaliweyn laga dhigin nfd ba la marayey marki danbe Somalia iyo xammar ba la so gaadhay hada Somaliland la so gaadho wa Somaliweyn adeerkeen IOG uun ba inaga maqan lol
  18. The Zack;720182 wrote: Xeef, read my previous post sxb, the dude was working for the British, he started his work as a shoe polisher and then ended up getting the title major in the British army in Somalia. He was well known by the nick shoe shiner, gabayadii daraawiish baad ku arkeysaa naaneystaas. Bilan, xaaal waan bixinayaa, that was bad comparison from my part. Based on what a report on newsweek come with a better source lolz
  19. Abokor Omar;720178 wrote: The Darwish were a bunch of renegade criminals using the Diin as cover to justify these actions. Its leader was a camel thief at heart and his mission was to grab land as well as camels. In his time as liberate of Somalia as some refer to him he killed more Somalis than whitemen and when he was defeated it was clear his mission of fighting the whiteman was a lie. The British left Somalia as they had found not as an anglican put post in the horn. What amazes me is whilst this so called freedom was fighting the British his people were being occupied by the Ethiopians, why was he wasting time and energy on British Somaliland, a group of people who did not need saving. Till today 100's later his people are occupied by brute force and Somalilanders are free. The moral of the story is charity starts at home; if you to be a freedom fight, free your people first not a group that's not interested in being free.. You don't understand,, his Folks in Ethiopia tried to murder him they organized a Dhaanto Ritual dance with fire and sticks and everything for the Mullah and the plan was to murder him at night The Dhagaxbuur Folks hated him Because according to them he was not as Noble as them and did not deserve the Title Sayid that's why he raided them and took their camels and burned down their villages.
  20. Somalina;720179 wrote: Maxaad Muqdishu pics iyo afaaraheeda ugu soo dhejineysey thread-kii ku saabsanaa gabadha Amina from NFD ? Waxaad isla jeceshahay la jeclow dadka kale ok awoowe. Thank you wa runta that topic was not about Mogadisho laakin hadaad awoow sii akhriyi lahayd waxan aha qofki yidhi aynu TOPICI NFD aynu dib ugu noqono in that same thread page
  21. Caasimadda Hargeysa oo si weyn looga diyaar garoobay Xuska 18 ka May iyo Xukuumadda oo ku dhawaaqday Joojinta Gaadiidka kala duwan laga bilaabo Caawa 12 habeenimo Hargeysa(Waaheen) waxa Caawa si rasmi ah uga bilaabmay magaaladda Hargeysa Damaashaadka Munaasibada 18 ka May ee sanad guurada 20 aad ee madax banaanida Somaliland Waxa meel walba ka ifaya Rashka loogu talagalay dabaal degyada sidoo kale waxa maqribnimadii bilaabantay Rasaas Nool oo kor loo riday iyadoo laga qayb qaadanaya farxada Dabaal dega Madax banaanida Somaliland oo ku began aroorta. Sidoo kale waxa badhtamaha magaaladda iyo xaafadhaba ka bilaabmay inay dadku jidadka maraan iyagoo ku xardhan halku dhegyo kala duwan Sidoo kale gaadiidka ayaa lagu xardhay calamo iyo Astaamo muujinaya Qaranimada Somaliland iyo geedi socodkii siyaasadeed ee ay soo martay Dhinaca kalena waxa aad loo xoojiyay Amaanka Magaalooyinka iyadoo ay Xukuumadda Somaliland soo saartay Amar ay ku joojinayaan isku socodka baabuurta laga bilaabo caawa 12 habeenimo ilaa beri duhurnimada iyadoo la amray wadayaasha Gaadiidka ka baxa magaaladu inaanay soo geli doonin wax gaadiid ahi
  22. War Deg-deg Ah: Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Sii Daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Iyo Muwaadin Kale Oo Dhowr Sanadood Jeelka Dhexe Ee Hargeysa Ugu Xidhnaa Eedo La Xidhiidha Argagixisanimo Hargeysa (Ramaas) May 17,2011 – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xoriyadoodii u soo celisay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan oo 7 sanadood u xidhnaa eedo la xidhiidha inuu xidhiidh la lahaa kooxaha aragagixisada ah ee ka dagaalama dalka Soomaliya iyo Muuse Cali Aw Yuusuf isna Muddo 6 sanadood ah xidhnaa. Ma jiro war sami ah oo ka soo baxay xukuumadda Somaliland, gaar ahaan hay’adaha amaanka ee kiiskiisa u u xil-saarnaa oo sheegaya sii dayntiisa, balse shakhsiyaad ka mid ah ehelada Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil ayaa shabakada caalamiga ah ee RAMAAS u xaqiijiyey in maanta galinkii hore laga sii daayey xabsiga dhexe ee Magaaladda Hargeisa. Warka aanu helayno ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Somaliland cafis u fidiyey Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo muddo 7 sanadood ah xidhnaa ka dib markii beeshiisu in badan xukuumadda ka dalbatay in Sheekha xoriyadiisa loo soo celiyo. Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil ayaa ka mid ahaa macalimiinta sida wayn looga yaqaanay Somaliland isla-markaana ku caan-baxay madaarista lagu barto culuumta Islaamka, iyadda oo sidoo kale lagu xasuuska oo uu ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee Hargeysa ka fura meelaha lagu daweeyo dadka jinku gallo ama qabba xannuunada dhinaca nafsiga ah (Cilaaj). Sidoo kale, xukuumadda waxa ay maanta sii daysay Sheekh Muuse Cali Aw Yuusuf oo isaguna u xidhnaa eedo la xidhiidha argagixisonimo, kaas oo la sheegay inuu Magaaladda Hargeysa Farmasii ku haysan jiray wakhtigii la xidhay. Ramaasnews Desk
  23. Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Dawladda Djabuuti Oo Galabta Soo Gaadhay Caasimadda Hargeysa, Si Ay Barri Uga Qayb-galaan Xuska 20-guurada Madax-banaanida Somaliland. Hargeysa (Ramaas) May 17,0211 – Wefti uu hogaaminayo wasiirkii hore ee gaashaandhiga dawladda jamhuuriyadda Djabuuti oo ka qayb-galaya xuska sanad-guuradda 20-aad ee ka soo wareegtay madax-banaanida Somaliland ayaa galinkii dambe ee maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa. Weftigan uu hogaaminayay wasiirkii hore ee difaaca Djabuuti Md Ugure Gifle Axmed oo ay ka mid yihiin ganacsato, xildhibaano iyo guddoomiyaha baanka Djabuuti ayaa waxa madaarka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu horkacayay wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Maxamed Cabdilaahi Cumar. Weftigan oo hadda la dejiyey huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa, ayaa ka hor intii aanay ka soo bixin madaarka waxa ay u warameen warbaahinta dalka, waxayna sheegeen in ujeedada ay Somaliland u yimaadeen tahay sidii ay uga qayb-gali lahaayeen xuska sanad-guurada 20-aad ee madax-banaanida Somaliland oo ku beegan maalinta barri ah 18-ka bisha May. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Djabuuti Mr Ugure Gifle Axmed oo isagu ah hogaamiyaha weftiga reer Djabuuti ayaa sheegay inay Somaliland ku yimaadeen marti-qaad rasmi ah oo Madaxwaynaha Somalilad u diray Madaxwaynaha Djabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle, isla-markaana Madaxwayne Geelle iyagga oo soo wakiishay inay ka qayb-galaan xuska 18-ka May. Weftigan reer Djabuuti ee maanta galinkii dambe ka soo degay madaarka Hargeysa, oo si rasmi ah uga qayb-gali doona xuska, ayaa waxa ay yihiin weftigii ugu horeeyay ee ka socda wadamada jaarka la ah Somaliland ilaa hadda soo gaadha caasimadda Hargeysa inta la og-yahay, iyadda oo la filayo in dalalka Kenya iyo Itoobiya-na wufuud u soo diraan xafladda xuska 18-ka May oo Somaliland sanadkan looga xusayo si aan hore loo arag, ila-markaana sanadkan hal ku dhig looga dhigay (ICTIRAAF), kaas oo bulshadda Somaliland meel ay joogaanba beesha caalamka kaga dalban doonaan aqoonsi, maadaama oo ay muddo 20 sanadood ah ku naaloonayeen nabadgalyo iyo horumar muuqda oo guud ahaan beesha caalamku ka makhraati kacday. Ramaasnews Desk Hargeisa