-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Saalax;718775 wrote: Interesting. The two SNM veterans liberators of Sanaag, Saxiil, Togdheer and other regions in Somaliland meeting for the first time in a longtime. Axmed mire went to togdheer and sanaag he was leading 8 aad Faction of SNM east later he formed His own 9 aad with his best Friend and cousin Col libaahe Dream team And Dhago weyne went to cadaadlay sheikh and between hargeysa and burco Him and Muj Maxamad cilmi samatar who was leading Sayid cali Faction of SNM
-
Sidoo kale waxa ilahaasi tibaaxeen in markaa kadib aanay jirin cid og meesha ama goobta labada Mujaahid kulan kooda ku qaateen, haseyeeshee warar aanu ka helnay ilo kale oo u dhuun daloola kulan ka labada Mujaahid, ayaa sheegaya in Dhaga-weyne iyo Axmed Mire ay kulankaa ku lafo-gureen arimo dhowra oo ay ka mid yihiin ilaalinta Madaxbanaanida iyo gooni isutaaga Somaliland, adkayanta midnimada iyo wada jirka shacabka ree Somaliland iyo saamaynaha toga ee Madaxbanaanida Somaliland ay ku yeelan karaan shirarka Mujahidintu waxay u jooogan ilaaalinta qaranka
-
Dhega-weyne iyo A. Mire oo Kulan ay Isku Keliyeysteen kaga Tashaday Aayaha iyo Qadiyadda Somaliland Written by Qaran news May 12, 2011 at 05:30 AM War-Murtiyeed la Filayo inay Wada Jir u soo Saaraan Axmed Mire iyo Dhego-weyne London(Yool)-Muj. Ibraahin Cabdilaahi Xuseen (Dhaga-weyne) iyo Muj. Axmed Mire Maxamed, ayaa shalay wada yeeshay kulan qaatay Maalin galinkeed, kaasoo aan la ogayn goobta iyo meesha uu ka dhacay, kadib markii sida la sheegay labada Mujaahid dadkii lale ka codsadeen in kaligood la isu daayo. Warkan oo sida ay Wargeyska "Yool" u sheegeen ilo u dhuun daloola dhaqdhaqaaqa labada Mujaahid, waxa uu ka danbeeyey kadib markii subaxnimadii hore ee shalay Labada Mujaahid iyadoo aan cid kale wahelin iska raaceen Hudheelkii uu daganaa Mujaahid Dhaga-weyne, isla markaana ay ka codsadeen dadkii kale in maanta ay isu daayaan labadooda oo kaliya. Sidoo kale waxa ilahaasi tibaaxeen in markaa kadib aanay jirin cid og meesha ama goobta labada Mujaahid kulan kooda ku qaateen, haseyeeshee warar aanu ka helnay ilo kale oo u dhuun daloola kulan ka labada Mujaahid, ayaa sheegaya in Dhaga-weyne iyo Axmed Mire ay kulankaa ku lafo-gureen arimo dhowra oo ay ka mid yihiin ilaalinta Madaxbanaanida iyo gooni isutaaga Somaliland, adkayanta midnimada iyo wada jirka shacabka ree Somaliland iyo saamaynaha toga ee Madaxbanaanida Somaliland ay ku yeelan karaan shirarka dhaqaalaha loogu gabanayo oo mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland kala qaybgalaan hogaamiyayaasha iyo Maamul Gobileedya Koonfurta Soomaaliya, waxa kaloo wararku intaa ku dareen in labada Mujaahid ay kulankaa iskula soo qaadeen kala durugsanaantii siyaasadeed ee dhextiil hadda ka hor. Geesta kale wararka nagsoo gaadhay Magaalada LONDON, ayaa sheegay in Mujaahid Axmed Mire iyo Dhaga-weyne ay wada jir u soo saari doonaan War-murtiyeed dhinacyo badan taabanaya, kaasoo la filayo in labada Mujaahid ay ku soo bandhigidoonaan arimo ay ka mid yihiin isbahaysigooda iyo damacooda siyaasiga ah. Kornayl Dhaga-weyne iyo Axmed Mire, waxa soo hadlqaadkooda siyaasadeed uu si wayn u soo shaacbaxay Afartii Todobaad ee u danbaysay xiligaasoo ahayd markii si toosa looga war helay Safarka Ibraahin Dhaga-weyne uu doonayey inuu ku tago dalka ingiriiska. Dhinaca kale hadal haynta xidhiidhka labada Mujaahid ayaa waxa xiisaha weyn u sameeyey, iygoo labada Mujaahid ahaa kuwo Siyaasada ku kala fog isla markaana ay dad badani u yiqaaneen kuwo la kala safan laba garab oo aan isku argti ka ahayn arimo badan, waana mida qudha ee maanta dhadhanka u yeeshay deris mimadooda cusub. Taasoo ah waxa kaliya ee loogu hadal haynta badan yahay Somaliland Maanta, waxaana Xukuumadda siyaasiyiin iyo dadweynaha qaarkood isa su’aalayaan sbabta xiligan keentay midowga Labada Mujaahid iyo waxa ka dhalan kara ama kaga iman kara Xukuumadda cusub wada jirka labda Mujaahid. Inkastoo ay jiraan aragtiyo is xulufaysaga labada Mujaahid ku micnaynaya inuu yahay mid ka dhashay furfurka ku yimi kooxdii markii hore lagu tiring jiray Ibraahin Dhaga-weyne, kuwaasoo ay dadka qaarkood qabaan in ay iska xulufaysteen Mujaahid Ibraahin Dhaga-weyne iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali, arintaasoo markii danbe sababtay in Dhaga-weyne Cabdiraxmaan Aw Cali ay debadda ka joogsadaan Xisbiga talada haya ee KULMIYE, halka uu ka door biday Madaxweyne Siilaanyo xiligii uu Gudoomiyaha Xisbiga ahaa Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin. Si kastaba ha ahaatee, waxa laka ogaan doonaa Todobaada soo socda faaiido iyo khasaare midka uu yeelan doono isxulufaysiga cusub ee Dhaga-weyne iyo Axmed Mirre. Yool
-
Djibouti president IOG announces his new cabinet
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So the former finance minister is the new Minister of justice interesting -
Naxar Nugaaleed;718742 wrote: I wonder if dogs could be trained to detect land mines haday ku istagaan ambay ku qaraxda the poor dogs.
-
War-Deg deg ah: Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo geeriyooday
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Ilahay ha u naxaristo oo qabriga ha u nuuro Imam Maxamuud -
awoow anigu waxan ba kala garan wayey ma Jamhuuriyada Somaliland ba safaaraad ka furanaysa Somalia mise Boqortooyada Ingriiska.
-
Labada Mujahid eeh Axmed mire iyo Ibrahim dhagoweyne oo ka mid aha saaraakishi hogaamiye Halganki dib u xoreynta isla markaaana lagu Tilmaaami jiray kuwo hoodo ku laha hawlagaladi SNM eeh mudadi dheera halganku socday. Waxa ay labadu Mujahid Hormood ka ahaayeen Hawlgalki Guda galki eeh Jabhadi SNm eh dagaalka Hubeysan kala hor tagtay taliski Maxammad siyad bare Guda galki sanadku marka ahayd 1988 ki ku so hujoomeen Fadhisinmadi Ciidamadi Siyaad bare eeh Fadhigoodu ahaa Burco Iyo hargeysa oo la kala odhan jiray Makka iyo Madiina. Lbada hawl gal oo ay labada Mujahid kala hogaaminayeen. Hadaba waxaan idin so gudbin doona waraysi aan la yeelen doono mujahid Ibrahim cabdilahi Xuseyn Dhagoweyne iyo ganacsade Maxammad ciise Musbaar.
-
And this was during the elections
-
awoow inta badan waan akhriya wax badan kuma qoro loolz :D
-
Thankful in borama they can bring out the Jamaican flag if they like the same in sanaag the fact is Somaliland controls it's land From east to west From awdal to Marodijex all the way to sanaag and sool.
-
Now thats a sick movie,, i thought the movie was about cars but guess not it was nice the story the location in brasil i did not bored me once great action between Vin diesel and the Rock one to watch.
-
EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Reer burco selling Somaliland flags and items and souvenirs as they are getting ready for the Great day 18 may 2011 the anniversary of 20 years statehood of the republic of Somaliland -
Quit being so emotional A Somalilander is a person from Somaliland a person that hails from Somaliland i do not dislike a clan nor a particular group in Somalia or community Oday Somaliyeed baan ahay i am just being realistic as you said it does not matter where the TFG was born i mean if you do not care how your Govt was born grassroots of your govt and by whom it was created how do you know where it will end up , you can not compare your self to the great Somaliland a state that was created by it's people for it's People a Country that controls 95% of the Former british protectorate of Somaliland it does not rely on 12000 African forces. You need to go back to the roots of your Problems only then you can solve your problems good luck
-
War Degdeg ah:Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle oo Soo Saaray Liiska Cusub ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Jabuuti. Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex) Jabuuti (GNS)-Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Saaka Soo Saaray Liiska Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Dalka Jabuuti ka talin doonta shanta sanno ee soo Socda. Warsxaafadeed ka Soo Baxay Xafiiska Madaxwaynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo Nuqul ka mid ahi Soo Gaadhay Shabakada Wararka ee Gabiley News ayaa waxaa lagu shaaciyay Magacyada Golaha Wasiiradda oo isugu jira Qaar hore oo aan la badalin iyo Wasiirro Cusub oo ku Soo biiray Saaxada Siyaasada Jabuuti. Golaha Cusub ee Madaxwaynuhu Magacaabay waxay kala yihiin sidan. Ra,iisal Wasaare Deliate Maxamed Deliate Wasiirka Cadaalada Cali Faarax Casoowe Wasiirka Maaliyada Ilyaas Muuse Dhawale Wasiirka Difaaca C/qaadir Kaamil Maxamed Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali Yuusuf Wasiirka Arimaha Gudaha Xasan Darar Hufane Wasiirka Caafimaadka Cali Yacquub Maxamed Wasiirka Waxbarashada Dr.Caddaawe Xasan Cali Wasiirka Tacliinta Sare Nabiil Maxamed Axmed Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dr.Xaamud Cabdi Suldaan Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Dr.Fu,aad Axmed Aye Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Isgaadhsiinta Cabdi Xuseen Axmed (Qarda jeex) Wasaarada Shaqada iyo horumarinta shaqaalah Cali Xasan Bahdoon Wasaarada Deegaanka iyo Guryaynta Muuse Axmed Xasan Wasaarada Haweenka Xasna Barkhad Daa,uud Wasiir ku Xigeenka W.Arimaha Dibada Axmed Cali Siley Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Budget-ka Amare Cali Siciid Wasiir ku xigeenka Maaliyada ee Arimaha Dalxiiska iyo Ganacsiga Cabdi Cilmi Askhir Xoghayaha Ra,iisal Wasaaraha Sahra Yuusuf Qayaad Wasiir ku xigeenka Deegaanka iyo Guryaynta Aamina Cabdi Aadan Agaasimaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamac Cilmi Cokiye. Golahan Cusub ee Wasiiradda Xukuumada Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa isugu jira Wasiiro ku Cusub Saaxada Golaha Wasiirnimo ee Dalka jabuuti halka Qaar ka mid ah Wasiiradii hore ayaan wax is bedel ah lagu samaynin sida Wasiirka Arimaha Dibada Maxamuud Cali yuusuf oo isagu sii jooga Halkiisii, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaan isagana wax isbedel ah lagu samaynin. Dhinaca kale Wasaaradaha qaarkood ayaan Wasiir loo magacaabin iyada oo halkii wasiirka loo magacaabay Xoghaye Dawladeed Wasaaradaa Maamuli doona.
-
Al shabaab want to rule Somalia like any other Islamic faction in Somalia
-
Liqaye;718679 wrote: I have not bet all my money on the international community, I exist, a country in turmoil but one of millenia all the same, what has qabiil pride brought you from the international community but the zero economically productive idea of prisons for fellow somalis? P.S This president and any other of the TFG resides in Villa Somalia, and this and any other Prime-minister adminsiters from Villa Baidoa, I know that envy is a sickness lakin its killing you and yours slowly, if the comments on Somalia topics is anything to go by. Take away the International community support you will be a small faction Just like a small fish to be eaten by the sharks wearing Cumamado . existing in a state of turmoil known to the world as a failed state is no existence My friend and international community deciding what your govt next step will be its like trapped a cage just like that cage Maxamamd dhere was in a few months ago Yes and you are right they reside in Villa Amisom and they will continue to do so for a long time God bless the TFG the best thing ever happened to Somalia
-
That's not My Opinion that's a fact so i am a qabilist because i tell you the facts come on Liqaye be rational more then half of your MPS spend more time in nairobi then Mogadisho your reconciliation conferences are held in nairobi you even had a parliament the kenyan govt allowed you to use there, not to mention the chair fight there , And the First TFG president was inaugurated in kenya and you want to let us believe Nairobi is not your capital come on son
-
Liqaye;718670 wrote: That's how the world works, waiting for icitraaf from other countries for 20 years should have made that clear to you. P.S Haalke aad joogtey when Al-shabaab was asking for help from foreigners to topple the legitimate government of Somalia? Betting all your money on the international clan won't save you either, waiting for 20 years for Military assistance From the west to move out of your hotel In Mogadisho did not get your far did it. Lool@ legitimate Goverment who made it legit the International clan or Mr ismacil cumar geele. Mise beesha tallow;)
-
Liqaye;718666 wrote: Somaliland is not on the picture. Everything as always is dependent on Mogadishu the capital of Somalia, gacanlibax iyo dumbuluq calan ingriis laga tagayoo ma jirto!! Xaaji oo ka tagaa mooyane read the topic opener statement all he talks is Somaliland , Mogadisho is no longer the capital of Somalia it's the capital of the Amisom forces your TFG officials use Nairobi as their capital;)
-
Golaha Amaanka oo ku baaqay in Doorashada DFKMG la qabto kahor Agoosto (Sawiro) Golaha Amaanka ee QM ayaa walaac xoogan ka muujiyay dhibaatooyinka ka jira wadanka Somaliya ka dib kulankii golaha amaanka ee shalay [Arbaco] ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka. Golaha Amaanka ee QM ayaa sheegay in loo baahanyahay in la soo afjaro dhibaatooyinka ka jira dalka Somaliya oo ay ka mid yihiin argagaxisada,burcadbadeed iyo xaaladda binii’aadanimo ee ka jirta dalka Somaliya. Cambaareyn dusha looga tuuray Baarlamaanka iyo Xukuumada Warqoraal ah oo ay soo saareen 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ayaa cambaareeyey go’aankii mudada sadexda sano ay ku korosadeen xildhibaanada Baaralamaanka iyo Waliba wakhtigii 1ka sano ahaa ee Xukuumada ayaduna ku darsatay, iyagoona ugu baaqay qaybaha kale duwan ee Dowlada Federaalka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya inay qaadaan talaabooyin ay ku midaysanyihiin, isla markaana doorashada la qabto xiligii loogu talo galay. Golaha amaanka ayaa dhinaca kalle sheegay inuu walaac xoogan uu ka qabo khilaafaadka sii xoogeesanaya ee u dhaxeeya Baarlamaanka, Xukuumadda, iyo xaaladda amaan ee dalka, waxaana uu soo jeediyay n la qabto doorashada madaxtinimada Soomaliya iyo gudoomiyaha Baarlamaanka ka hor inta aan la gaarin 20ka bisha Agoosto. “…Dowlada Federaalka Kumeelgaarka Soomaaliya waa inay la timaadaa isbedal dhab ah oo ku aadan Kalsoonida lagu qabi karo dowlada, inay noqoto dowladu mid shacabka metali karta iyo waliba sharciga dhowrta…” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay 15ka Wadan ee xubnaha ka ah Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Go’aankan oo ah mid taageeraya talooyinkii horey uga soo baxay shirkii Wadatashiga dhinacyada Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ku qabatay bishii April magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ergayga QM ee Soomaaliya Ambassador Ausgtine Mahiga oo ka hadlay kulankii Golaha Amaanka ee QM ayaa sheegay in walaac xoogan uu ka qabo halganka dhinaca awooda ah ee ka jira DFKMG, isagoona sheegay in isfaham la’aanta ka dhextaagan doorashada madaxtinimo ee Soomaliya ay tahay waxaan loo baahnayn xilligan, wuxuuna ku tilmaamay khilaafaadkan inay keeni karaan qalalaaso siyaasadeed oo dalka Saameeya. “…Waxaa loo baahanyahay ayaa ah in si deg deg ah loo qaado qaabkii ay u dhici lahayd doorasho, waxaana loo baahanyahay si taasi loo helo in la qeexo Kalsoonida iyo Wakhtiga ay haysato dowladda, iyadoo loo kala dabqaadayo dhinacyada ku lugta leh khilaafka sida hay’adda sharci dajinta iyo qaybaha ay ka koobahantahay dowladda FKMG….” sidaasi waxaa yiri Amb Mahiga oo ka hadlayay kulanka, wuxuuna intaasi ku daray in aysan weli muujin mas’uuliyiinta sar sare ee DFKMG rabitaan ah in lasoo afjaro khilaafka taagan. Ra’sal Wasaaraha Dowladda Faderaalka KMG ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ka hadlay kulanka Golaha Amaanka ayaa sheegay in go’aanka ay Baarlamaanka mudada ku kororsadeen uu yahay mid aan ahayn dastuuri. “…Sida ay rumaysan tahay xukuumadeyda ayaa ah in Baarlamaanka wakhtigan jira aysan haysan ogolaansho dastuuri ah oo sheegaya inay soo doortaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda….” sidaasi waxaa sheegay Ra’isal wasaare Farmaajo oo ka hadlayay kulanka Golaha Amaanka. Ra’isal Wasaare Farmaajo ayaa ugu dambayntii sheegay in dalka ay ka jirto xaalado adag oo ay kamid yihiin burcadbadeed iyo mucaarad hubaysan islamarkaana ay dowladiisa ku dadaalayso mudada 12-ka bilood oo ay ku darsatay inay wax ka qatabato arrimahaasi. Qoraalka kasoo baxay Golaha Amaanka ayaa ah mid waji gabax siyaasadeed ku ah Mas’uuliyiinta DFKMG gaar ahaan Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha oo ayagu diidan in doorashada Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka la qabto kahor bisha Agoosto. [Halkan ka akhriso Qoraalkii Ra'iisul Wasaare Farmaajo kahor akhriyey Golaha Amaanka - English] Horseed Media