Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Awoow imaad fahmin duke wa ninki odhan jiray caasimada xamar halaga wareejiyo ,Maantana wuxu leeyahay Caasimadu wa xamar lolz.
  2. bilan;721642 wrote: If majority of the people in SL think like XX and Saalax I do not want to be united with them either. Mashallah intasu uun ba la idinka rabay now if all the koonfurians think like you there won't be any problems
  3. it's mostly people who own business in Ethiopia some people who study there others have jobs there
  4. who are the ssc people , does that include you africa own, or do you mean the garaad clan?
  5. Dadkii Isu Soo Baxa Sameeyay Waxay I Tustay In Dadka Aan u Soo Dhimanaynay Yihiin Dad Dhiig Leh” May 20th, 2011 Mujaahid Axmed Mirre Oo Ka Hadlay Aqoonsiga Somaliland London (Somaliland.Org)- Mujaahid Axmed Mirre Maxamed ayaa sheegay in shacbiga ay qaranimadooda ilaashanayaan haddii la aqoonsado iyo haddii kale. Waxa kale oo uu ka hadlay isu soo bixii 18-kii May ay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan wadanka Ingiriisku ay ka hordhigeen Guriga Baarlamaanka dalka Ingiriiska. “Somaliland qaranimadeeda way ilaashanaysaa haddii la ictiraafo iyo haddii kaleba kana daali mayno qaranimadayadda, Horta Anigu ma nihin dad waxa ka dhiman qariya, khudbadii u dambeysay Madaxweynuhu wuu ku sheegay wixii dhinaa. Waxa naga dhiman kaabeyaashii dhaqaalaha, waxa kale oo naga dhiman shaqo abuurkii,”ayuu yidhi Mujaahid Axmed Mirre oo maanta ka hadlayay Laanta Af Soomaaliga ee BBC-da oo uu ka qeyb galay dood lagaga hadlayay waxyaabaha Somaliland u qabsoomay labaatan sano guuradii ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax banaanida Somaliland. Axmed Mirre oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxaanu leenahay walaalahayaga Soomaaliya waxaynu ahayn walaalo oo anagaa (Somaliland) xornimada idiin keenay markii aanu dawladnimada idinka hor qaadanay sanadkii 1960-kii. Markii la burburayna idinkaa dhaxalkii aynu wada lahayn qaatay oo waxba nagamaydaan siinin. Md. Axmed Mirre waxa uu si weyn u bogaadiyay dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan wadankan Ingiriiska ee 18-kii may isu soo baxa aqoonsi raadiska ah ka hordhigay aqalka baaralamaanka Ingiriiska isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Jaaliyada Somaliland ee wadanka Ingiriiska ku dhaqan isu soo bixii ay soo bandhigeen iyo yuhuuntoodii waxay I tustay in dadka aan u dhimanayay ay yihiin dad dhiig leh oo dadkooda u adeegaya. Dadkii isu soo baxay c iyaar umay soo bixine’e waxay adduun weynaha dareen geliyeen in Somaliland ay muddo labaatan sanadood ah samraysay oo ay xaq u leedahay in la ictiraafo. Dadkaasi waxay Guriga baarlamaanka Ingiriiska u hor-tageen waxa weeye waa dalkii Somaliland mustacmarada u ahayd waxa laga doonayaa inuu noqdo dalka ugu horeeya ee aqoonsada maadaama oo uu garanayo xuduudaha iyo taariikhda.” Mujaahid Axmed Mirre oo la weydiiyay waxyaabihii Ururkii SNM ka abuurmay waxa uu yidhi “Ururkii SNM wuxuu ahaa urur ka dhashay cadaalad daradii dalka ka taagnayd, cadaalad darradaasi oo baahday ayaa qof walba meeshiisa ku gaadhay. Markii la bixin waayay Odayaashii, Hooyooyinkii iyo ubadkii ee la xalaashaday wax kasta oo xaaraan ahaa ee wax ma yaqaankii laga dhigay wax yaqaan, waxyaqaankiina laga dhigay wax ma yaqaan, cadaalad darradu markay baahdo waxay burburisaa ummadda oo dhan horta markaa SNM waxay ka dhalatay Cadaalad darro.” Cumar Maxamed Faarax
  6. Saalax;721621 wrote: 1 thing might i add we all know what happened to that ex USC warlord Cusmaan Cato when he was a MP in the TFG he arrived in Hargeysa and though it was part of Somalia mamuu ku sheega TFG and he wouldn't be deported lol. Maxa ka racay he was straight away deported by the Interior minister of Somaliland. Making it clear we mean it business we don't mess about. i was in hargeysa wagaas it was 2005. during the summer Ismacil adan cismaan Former interior minister ba Airportka ka celiyey the poor cismaan caato wuu naxay marki la mustafiriyey he owns some ganacsi in Somaliland wuxu is yidhi hawlahagi iska wado lolz.
  7. General Duke;721619 wrote: ^^^What the hell is Xunjuf Xaji gartay.. Dee afsomaligaad agnaan ka tahay
  8. Saalax;721595 wrote: Djbouti city is also a somali city, so is Ali Sabah. That is like saying what is the difference between Hobyo & Ali Sabah. Well you need to cross a different border to enter the territory controlled by the respective sides with your little visa/passport or whatever it is either Sland or Djib. excellent point
  9. Dervish;721607 wrote: the biggest irony of this whole forum is the fact that the word Somaliland is an error in need of spellcheck when typing it. An error one must edit linguistically and figuratively. Somaliland makes sense Dhulki Somalida ardu al Somaal what the hell is Somalia, Somali gartay ,, what the hell is the A part?
  10. General Duke;721599 wrote: Mogadishu is sure the capital of Somalia and will become once again the beacon of light. As for the secessionist, they ahve no argument..
  11. Somalilanders celebrate 26 june that's a great day the day My Country was free From British imperialism and the bitter war and struggle we went trough to make Somaliland an independent state will always be remembered the thing is that Somaliland it's independence didn't last for long a long period after 5 days, it was wrongly united with the then Somalia UN trustship and the two new countries, decided to go by the name of the Somali republic. the two states that united in 1960 one was considered (Somaliland) to be just a one of the many provinces of the Regime in Mogadisho in 1961 the Somaliland struggle for independence started after a failed coup d'état attempt by Somaliland officers in Somaliland. The day 18 may day is the day the people of Somaliland decided that the statehood that was lost in 1960 shall be brought back to it's people and the failed union was dissolved it's actually the day we corrected the error of the past, that's why it's so important to me and 4 Million Somalilanders.
  12. A_Khadar;721587 wrote: Referendum in all somalis every corner including NFD, Og, dJabuti, s/l and south. For sure, union will prevail and all somalis will unite and live happily ever after.. howe about this? lool
  13. Referendum in Somaliland is a thing we should all welcome From lawyacade all the way to yoocade.
  14. A_Khadar;721567 wrote: I rather be ruled from where all somalis united regardless of their clan and people can simply reconcile instead of creating mini state made out of emotion and angry. A city with full of Ciil iyo cuqdad and every where you turn, you hear, "F****sh" did this and did that.. Anint want live and have anything to do with that kind of city. Give a credit to that ruin city of Muqdisho, with its current lawlessness, you won't feel foreigner no matter which region of Somalia you're from, but Hargaysa, Buro and the mini tulloos in between, all you hear is clan names left to right.. <O:p</O:p Why emphasizing more that Hargaysa is the home for all somalilanders but muqdisho can't be home of all somalis including hargaysawis.. <O:p</O:p Somalis never united in Mogadisho NFD people never united with Mogadisho Djibouti People never united with Mogadisho Somaligians from Ethiopia never united with xamar. Somalilanders withdrew from Mogadisho Union Mogadisho became the home of one clan , one clan took your houses and chased your entire clan all the way to the jungles of kenya till the day of today they still own majority of the property that once belonged to you Yeah indeed you are very much welcome there Somaliland former president was an nss officer and ruled Hargeysa for 8 years hs interior Minister was Called Faqsh and that was his nick.
  15. A khadar , Salax is right Koonfurians don't have honest Politicians and they are not sincere about Somalia every one knows that . The MPS can be bribed the politicians are mainly Puppets
  16. Saalax;721508 wrote: 'Liibaan' first of all you don't speak for Awdal. Secondly i welcome a referendrum in the near future where you can have the opportunity to vote for your areas to stay with Somalia or Somaliland. If you perfer being ruled from Mogadishu which is 714 km away from your ancestral lands rather than Hargeisa which is 334 km away. He rather be ruled from a Destroyed Mogadisho then be ruled from Hargeisa the Home of all Somalilanders , i just know one thing it's cuqdad towards Some Somaliland clans
  17. i have to say though Reer jabuuti did it big this year Mashallah Ethnic Somalilandes in Djibouti did well mashallah allow no daa
  18. Somalilanders in saudi arabia doing it big,, http://waaheen.com/?p=14926
  19. OdaySomali;721439 wrote: Everyday, for the past twenty years, has been a sad day in the history of Somalia! lol
  20. Halka ka daawo http://www.togaherer.com/2011/05/20/xuska-sanadguuradii-20aad-ee-somaliland-oo-si-aan-hore-loo-arag-looga-xusay-magaalada-addis-ababakhudbadii-taarikhiga-ahayd-ee-ambassador-aadan-nuux-dhuulewacdarihii-fanaaniinta-somaliland-band-da/
  21. One of Biggest obstacle to peace in Somalia is indeed Foreign Meddiling in Somalia ofcourse the koonfurians Created these deep holes in their Society and nations we were all aware of the proxy war in the past Between Ethiopia and Eritrea inside Somalia in 2006 2007 2008.One Group Supporting one faction the other supporting the other faction.Ethiopia will continue to support the TFG against Alshabaab but they do not want Alshabaab to be fully destroyed for obvious reasons Yuweri musuveni and Uganda will also Continue to support their Amisom Boys for Yuweri it's a personal gain he want's to be a an African leader and Somali refugees boost his economy in Uganda, Eritrea on the other hand they want to keep Ethiopia bussy distract them from themselves. Another Obstacle to peace in Somalia is the Political Culture in Somalia that needs to be addressed the structure and the way the Koonfurians governed themselves For centuries as people nation Let's get real about this and put it in perspective. The root of the Problem is Koonfurians did not really govern themselves they were always Governed by Foreing powers even pre colonial era the Persians the Omani Sultans Sicid barqash.Consequently the miss basics of Somali Justice (system Xeer) futile unless based on an assured supremacy from abroad. Another obstacle to peace and the coexistence of the Koonfurians in their land is the different asspirations of the koonfurians themselves. when it comes to determing their own values and the Continuality in fighting over resources and fertile land.
  22. Wasiirka Xoolaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hoggaaminayay Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Widh-widh May 20th, 2011 Widhwidh (Somaliland.Org)-Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Deegaanka Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali iyo wefti uu Hoggaaminayay ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Widhwidh ee gobolka Buuhoodle. Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha waxa socdaalkan ku weheliya Afhayeenka Xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Ciidanka qaranka ee Aaga Bari, waxa si weyn ugu soo dhaweeyay magaalada Widhwidh odayaasha iyo waxgaradka degmada Widh-widh. Waxa kale oo ka mid ahaa dadkii ku qaabilay degmadaasi Xoghayihii warfaafinta iyo birmadka ururka nabad diidka ah ee SSC Keyse Cabdi Yuusuf. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir Cali waxa uu u mahad naqay waxgaradkii weftigiisa ku soo dhaweeyay degmada WIdh-widh, waxaanu tilmaamay in socdaalkiisu qaadan doono mudo laba maalmood ah. Dr. Cabdi Aw Daahir waxa uu sheegay in socdaalkiisu salka ku hayo qiimaynta mashaariic horumarineed oo xukuumadda Somaliland ka fulisay degmadaasi iyo sidii loo bilaabi lahaa gogoshii nabadeed ee xukuumada Madaxweyne Siilaanyo un fidisay deegaamada Sool,Buuhoodle iyo Sanaag Barri. Wasiirku waxa uu intaasi ku daray in uu shacbiga degmada Widh-widh kala qeyb galayo munaasibada dabaal dega 18-ka May. Dr. Cabdi Aw Daahir waxa uu xusay in mudada uu joogo uu kulamo kala duwan la yeelan doono maamulka degmada, Cuqaasha, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Widh-widh. Wasiirka Xoolaha iyo Mujaahid Maxamed Kaahin labaduba waxay ka tirsanaayeen gudidii ka soo tallo bixinta gobolada bari ee Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay bilihii u horeeyay markii uu xukunka dalka la wareegay.
  23. Haa there is nothing wrong with being reer doon Dhibaatada laakin saado fananaada wanaagsan haysata waxa weye iyado ahaan jirtay fanaanaad Somaliyeed oo run ahaanti qiimo fara badan ku leh bulshada Somali , Bay u dibo guratay hawlo aan jirin run ahaanti na i think reerkeeda walay oo saado is not a bad person laakin reerka ay ka dhalatay baa waalay oo email ku walay iyo message.. Somaliland cidna ma qasbayso Somaliland maha reer ama jufo ama qabil ama cid kale wa dhul ay bulsho fara badan ay degenyihin oo ay saado iyo caruurteedu ka mid yihin xita iyado wa ka so horjeedsan karta wa Dumiqradiyada ayay ka mid tahay.
  24. Aaliyah the fact that Saado cali to my knowledge is Qaranadiid that does not take away that she is a fine artist and can sing and that i listen to her songs.I might not agree with her political views But i do listen to her songs. And there is nothing wrong with reer doon hadanad cidna wax yeeleyn saado cali even said once on jidbaale radio I am reer hebbel geed kaman dhalan ceebna ma ha haday tolkeed u heesto ,, Somaliland Qabil ku noqon meyso haday diiday inay la midowdo , midowgi hungoobay eeh madhalays noqday ku noqo halka Aaaliyah
  25. Aaliyyah;721109 wrote: It is also weird that you haven't felt that way about Saado Cali and her songs ...labo wajiile waxid! salaam Aliyah i dont dislike Saado her songs i actually like it, Libdhi maysid laascaanood was walah a hit i was listening to it for months in my car