Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalilanders love their country the security is very tight
  2. Somalina;720202 wrote: ROFL! Xagey joogaan iminka awoowe? Sheikh sharif weydi awoow wu ku sheegi halkay joogaan
  3. Somalina;720196 wrote: :D . Adiga ayaa soo geliyey Xamar sheekada, markii ay kugu xumaateyna dee waa sidii aan sheegey. As for Sayidka. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/23871-Biography-of-Darwish-Ismail-Mire-Part-I Somalina Maya anigu waxan oo kaliya diiday eeh reer nfd inay Somalia ku soo biiraan tasan idhi ,,lolz Awoow iska ilaali Sayidka iyo kuwas wa alshabaab weye wa kuwa madaxa so duubtaa Umala Dooxta oo kale weye.
  4. bilan;720192 wrote: Sayid was born near Buuhoodle, and he started his liberation movement there, that's where he was from. duulku caqli yraa, kilika shanaad kuye, learn history first, he was fighting both British and Italian, that's why i say Sayid Maxamed 1000 sano buu idinka horeeyaa. He never Fought italian where do you get that nonsense From and there was one raid in the 1900s in jigjiga and the dervishes were defeated that's the only Time Dervishes and Ethiopia clashed the Battle of Jigjiga
  5. Saalax;720189 wrote: Xeefow because they can . Igare's legacy of helping the people of those regions arming them against the tribalistic deranged dervish movement will be something to cherish. He deserves to be named after whole towns, schools, neighbourhoods. Waxaan xasuusta ninki yidhi anaga danbaaabna oo dadka xaqooda duudsiya anaga dilna oo daruuraha soo dumina anaga Dalbana oo duniida ba dayrinay
  6. Somalina;720183 wrote: Waad tiri sidaa, waa runtaa, laakiin waa su'aalee, goormaad ti dh i? Markii SL laga hadley sooma ahan? yaanan isku dheel dheelin, waan isgaraneynaa awoowe. Topica awoow hada maskaxdayda wuu ka sii masaxmaya laakin waan idhi dee waxan is yidhi sheekada yaan Somaliweyn laga dhigin nfd ba la marayey marki danbe Somalia iyo xammar ba la so gaadhay hada Somaliland la so gaadho wa Somaliweyn adeerkeen IOG uun ba inaga maqan lol
  7. The Zack;720182 wrote: Xeef, read my previous post sxb, the dude was working for the British, he started his work as a shoe polisher and then ended up getting the title major in the British army in Somalia. He was well known by the nick shoe shiner, gabayadii daraawiish baad ku arkeysaa naaneystaas. Bilan, xaaal waan bixinayaa, that was bad comparison from my part. Based on what a report on newsweek come with a better source lolz
  8. Abokor Omar;720178 wrote: The Darwish were a bunch of renegade criminals using the Diin as cover to justify these actions. Its leader was a camel thief at heart and his mission was to grab land as well as camels. In his time as liberate of Somalia as some refer to him he killed more Somalis than whitemen and when he was defeated it was clear his mission of fighting the whiteman was a lie. The British left Somalia as they had found not as an anglican put post in the horn. What amazes me is whilst this so called freedom was fighting the British his people were being occupied by the Ethiopians, why was he wasting time and energy on British Somaliland, a group of people who did not need saving. Till today 100's later his people are occupied by brute force and Somalilanders are free. The moral of the story is charity starts at home; if you to be a freedom fight, free your people first not a group that's not interested in being free.. You don't understand,, his Folks in Ethiopia tried to murder him they organized a Dhaanto Ritual dance with fire and sticks and everything for the Mullah and the plan was to murder him at night The Dhagaxbuur Folks hated him Because according to them he was not as Noble as them and did not deserve the Title Sayid that's why he raided them and took their camels and burned down their villages.
  9. Somalina;720179 wrote: Maxaad Muqdishu pics iyo afaaraheeda ugu soo dhejineysey thread-kii ku saabsanaa gabadha Amina from NFD ? Waxaad isla jeceshahay la jeclow dadka kale ok awoowe. Thank you wa runta that topic was not about Mogadisho laakin hadaad awoow sii akhriyi lahayd waxan aha qofki yidhi aynu TOPICI NFD aynu dib ugu noqono in that same thread page
  10. Caasimadda Hargeysa oo si weyn looga diyaar garoobay Xuska 18 ka May iyo Xukuumadda oo ku dhawaaqday Joojinta Gaadiidka kala duwan laga bilaabo Caawa 12 habeenimo Hargeysa(Waaheen) waxa Caawa si rasmi ah uga bilaabmay magaaladda Hargeysa Damaashaadka Munaasibada 18 ka May ee sanad guurada 20 aad ee madax banaanida Somaliland Waxa meel walba ka ifaya Rashka loogu talagalay dabaal degyada sidoo kale waxa maqribnimadii bilaabantay Rasaas Nool oo kor loo riday iyadoo laga qayb qaadanaya farxada Dabaal dega Madax banaanida Somaliland oo ku began aroorta. Sidoo kale waxa badhtamaha magaaladda iyo xaafadhaba ka bilaabmay inay dadku jidadka maraan iyagoo ku xardhan halku dhegyo kala duwan Sidoo kale gaadiidka ayaa lagu xardhay calamo iyo Astaamo muujinaya Qaranimada Somaliland iyo geedi socodkii siyaasadeed ee ay soo martay Dhinaca kalena waxa aad loo xoojiyay Amaanka Magaalooyinka iyadoo ay Xukuumadda Somaliland soo saartay Amar ay ku joojinayaan isku socodka baabuurta laga bilaabo caawa 12 habeenimo ilaa beri duhurnimada iyadoo la amray wadayaasha Gaadiidka ka baxa magaaladu inaanay soo geli doonin wax gaadiid ahi
  11. War Deg-deg Ah: Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Sii Daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Iyo Muwaadin Kale Oo Dhowr Sanadood Jeelka Dhexe Ee Hargeysa Ugu Xidhnaa Eedo La Xidhiidha Argagixisanimo Hargeysa (Ramaas) May 17,2011 – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta xoriyadoodii u soo celisay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil Sheekh Xasan oo 7 sanadood u xidhnaa eedo la xidhiidha inuu xidhiidh la lahaa kooxaha aragagixisada ah ee ka dagaalama dalka Soomaliya iyo Muuse Cali Aw Yuusuf isna Muddo 6 sanadood ah xidhnaa. Ma jiro war sami ah oo ka soo baxay xukuumadda Somaliland, gaar ahaan hay’adaha amaanka ee kiiskiisa u u xil-saarnaa oo sheegaya sii dayntiisa, balse shakhsiyaad ka mid ah ehelada Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil ayaa shabakada caalamiga ah ee RAMAAS u xaqiijiyey in maanta galinkii hore laga sii daayey xabsiga dhexe ee Magaaladda Hargeisa. Warka aanu helayno ayaa sheegaya in Madaxwaynaha Somaliland cafis u fidiyey Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo muddo 7 sanadood ah xidhnaa ka dib markii beeshiisu in badan xukuumadda ka dalbatay in Sheekha xoriyadiisa loo soo celiyo. Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil ayaa ka mid ahaa macalimiinta sida wayn looga yaqaanay Somaliland isla-markaana ku caan-baxay madaarista lagu barto culuumta Islaamka, iyadda oo sidoo kale lagu xasuuska oo uu ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee Hargeysa ka fura meelaha lagu daweeyo dadka jinku gallo ama qabba xannuunada dhinaca nafsiga ah (Cilaaj). Sidoo kale, xukuumadda waxa ay maanta sii daysay Sheekh Muuse Cali Aw Yuusuf oo isaguna u xidhnaa eedo la xidhiidha argagixisonimo, kaas oo la sheegay inuu Magaaladda Hargeysa Farmasii ku haysan jiray wakhtigii la xidhay. Ramaasnews Desk
  12. Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhiga Dawladda Djabuuti Oo Galabta Soo Gaadhay Caasimadda Hargeysa, Si Ay Barri Uga Qayb-galaan Xuska 20-guurada Madax-banaanida Somaliland. Hargeysa (Ramaas) May 17,0211 – Wefti uu hogaaminayo wasiirkii hore ee gaashaandhiga dawladda jamhuuriyadda Djabuuti oo ka qayb-galaya xuska sanad-guuradda 20-aad ee ka soo wareegtay madax-banaanida Somaliland ayaa galinkii dambe ee maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa. Weftigan uu hogaaminayay wasiirkii hore ee difaaca Djabuuti Md Ugure Gifle Axmed oo ay ka mid yihiin ganacsato, xildhibaano iyo guddoomiyaha baanka Djabuuti ayaa waxa madaarka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu horkacayay wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Maxamed Cabdilaahi Cumar. Weftigan oo hadda la dejiyey huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa, ayaa ka hor intii aanay ka soo bixin madaarka waxa ay u warameen warbaahinta dalka, waxayna sheegeen in ujeedada ay Somaliland u yimaadeen tahay sidii ay uga qayb-gali lahaayeen xuska sanad-guurada 20-aad ee madax-banaanida Somaliland oo ku beegan maalinta barri ah 18-ka bisha May. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Djabuuti Mr Ugure Gifle Axmed oo isagu ah hogaamiyaha weftiga reer Djabuuti ayaa sheegay inay Somaliland ku yimaadeen marti-qaad rasmi ah oo Madaxwaynaha Somalilad u diray Madaxwaynaha Djabuuti Md Ismaaciil Cumar Geelle, isla-markaana Madaxwayne Geelle iyagga oo soo wakiishay inay ka qayb-galaan xuska 18-ka May. Weftigan reer Djabuuti ee maanta galinkii dambe ka soo degay madaarka Hargeysa, oo si rasmi ah uga qayb-gali doona xuska, ayaa waxa ay yihiin weftigii ugu horeeyay ee ka socda wadamada jaarka la ah Somaliland ilaa hadda soo gaadha caasimadda Hargeysa inta la og-yahay, iyadda oo la filayo in dalalka Kenya iyo Itoobiya-na wufuud u soo diraan xafladda xuska 18-ka May oo Somaliland sanadkan looga xusayo si aan hore loo arag, ila-markaana sanadkan hal ku dhig looga dhigay (ICTIRAAF), kaas oo bulshadda Somaliland meel ay joogaanba beesha caalamka kaga dalban doonaan aqoonsi, maadaama oo ay muddo 20 sanadood ah ku naaloonayeen nabadgalyo iyo horumar muuqda oo guud ahaan beesha caalamku ka makhraati kacday. Ramaasnews Desk Hargeisa
  13. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo wefti balaadhan u soo diray Xuska 18 ka May ee Madax banaanida Somaliland Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wefti balaadhan oo goob joog ka noqda u soo diray munaasibada sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii Madax banaanida Somaliland oo maalinta bari ah si weyn looga xusayo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Weftigan ka socda dalka Jabuuti waxa Hoggaaminaya Wasiirkii hore ee Gaashaan dhiga Jabuuti Aougure Kisle, waxaana xubno ka ah Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Jabuuti Jaamac Maxamuud Xayd, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Jabuuti Iyo Ganacsato reer Jabuuti ah. Weftigan waxa madaarka Magaalada Hargeysa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxaanu xukuumadda jabuuti uga mahad celiyay weftigan ay u soo dirtay inay ka qeyb galaan sanad guurada 20-aad ee dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland.
  14. Che -Guevara;720153 wrote: ^Everything if the school was named after cabdulla xassan Maybe , not sure now
  15. Again what does cabdulla xassan got to do with this topic wali maan fahmin anigu intaas
  16. Saalax;720142 wrote: Che -Guevara who is the Sayid of Somali? we know him as Ina Abdille Hassan or wadaadkii cadceed. Maybe Yusuf al baqdadi Ninki Somalida baray alif la kordhabay alif la hoos dhabay
  17. Haaji Musa farah igare was a Highly Remarkable Man and a real warrior of His time He started his career In Adan as a police chief and later he moved to india where he governed an indian District this was in the 1870s Before he arrived back to Somaliland He spend some time in what is now Oman Where he married his First Wife Then Arriving at Burco remember he left Somaliland and the hawd Area before he went to Adan Yemen some where in the begin 1870s a place of Hostility between the various clans in the wadaamago Area and the hawd area's Shorty after his arrival he was briefed by His chief Caaqil Ducaale of his subclan that 2 Years ago there were Riots in burco and that the Sultan Cawad Diiriye Sugule and Sultan Nuur Axmed Amaan Fought in burco over the Sultanate and that the Sultan , Sultan Nuur with 100 Men of his Tribesmen and Horses Joined a group of Madax Duubcadyaal That's how they were referred the Dervishes in the early stage of the Movement. And Hearing that he asked who is in charge in Hargeisa he was told A sheikh Called Madar and Sultan Diiriye of hargeisa he went to hargeisa and he sat down with Sultan Diiriye and asked him how are the tensions in the hawd sultan diiriye replied Here in hargeisa and salahlay we are all oke other then some droughts but there are tensions in the hawd area and there were in the past several month brutal Killings in the hawd Commited by Duubcadyaal, When ina igare heard that , he said you Guys need to defend yourselves before the next raid , this was in the year 1903. In igare Calculated well the next year it was the raid of dayax weeraar in the hawd region. He hopped on his favourite horse Dabayle Duudshe and Left Hargeisa For berbera and then left Berbera for Maydh Sanaag where he invited some of his tribes men to Join Him he was later In Charge From Buhoodle all the way to danood. And made sure all of his tribes men were armed to the Fullest. He set up a whole network for arms delivery From the Port of Maydh all the way to Yemen He even armed Sultan Mahamuud ali shire whom he was related trough His mother side against Boqor Cismaan when they Fought. Sultan cawad Diiriye said he was doing a raid in the hawd and needed his help Ina igarre planned the raid and organized the whole operation and made sure there were enough rifles huts to sleep in Sultan Cawad diiriye and his Men were successful they lifted 3000 Camels. Sultan Cawad Diiriye Composed a poem for his Victory Saying Tagteed ma haysaan kuwina tacab kashaare tafaruq idinka ma ahayn tiirkayaga idinka adage Talade igare baanu ku tagnay Turub Sidisiiye Togdheer wanu ka tagnay Danood na waku tamashlayney Even Cali Beeneley The Poet quoted Him in his Poems Igire iyo sidii dawaldii Adari oo qoodhay Ingiriis miyay nagu masaleen aaladanu wadanay. Haaji Musa farah igare was a well intelligent man he spoke Somali English Urdu Arabic and was loved By His People a tribal warrior of his time Indeed and schools will be named after him May allah bless his soul the Xaaji before his death in 1927 he went to the Hadj a year before that he wed his only daughter to the Son of Sultan Diiriye keep it in the blood lol . Sultan Cabdilahi the Current Sultan Maxamamd abdulqadir his grandmother was the daughter of ina igarre.
  18. OdaySomali;719814 wrote: ^^ Dee xaaji waad iga xaraabalaysanaysaa hehe, Bal ii kala sheeg all the ones fighting in and around the Gedo area please. Mahadsanid. There is ahlu suna wal jamaca and the Ethiopians oo wada socda in gedo then there is the raaskambooni crew Fighting in the south of the juba area Hiiraale has his own Militia now he is locked up though and then there is Azania Kenyan trained Somali troops.
  19. OdaySomali;719808 wrote: I didn't know what to call them. I meant them ones fighting to create azania/jubaland is that his [Hiiraale's] lot or is it ASWJ ? No azania is another crew the big foot crew Hiiraale crew sounds good
  20. So now the piracy and Killings and Kidnapping of People is all propaganda made by Somaliland come on Thankful you can do better then that Let's go back to the topic So Even if the United states a foreigner claims that your Kin is a terrorist will you Blindly follow the Americans over your Kin Remember the Americans also falsely accused the ICU islamic Courts Union of being terrorist and they were the most well organized Somali peace loving Govt Somalia ever had in 15 years afterwards the US state department said they miss calculated the Situation
  21. loooolz Seylici went to borama in november maxa loogu foodhin wayey lolz.
  22. Thankful;719798 wrote: How's Maakhir my kin? they are anti-Puntland. Heavyweight politician and Puntland Interior Minister Ilko-Jiir who receives a huge welcoming in this community is my kin! Regardless, make believe news that Secessionists and Atam are advancing together sends an obvious message. They are Still your Kin they were your brothers before The pirate state was established remember, or do you love your Criminal project more then your Blood Brothers?
  23. Where did i call other Criminals a Khadar anigu Nina haldoorkisa uma diido , That's why i respect ,, Suldaan dhawal he can remember and honour who ever he want's we are a democractic country even you A khadar you can remember Nimanki dooxatada meydhan eeh tuuloyinka gubi jiray , waxa ina mideysa wa qaranka Jamhuuuriyadas aynu wada hadsanayno.