-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Beelo Ka Mid ah G/Sool Oo Ka Hadlay Mowqifkooda Somaliland Iyo Gogosha NabaddaMay 23rd, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada iyo siyaasadda.Shirkan waxa maanta gunaanadkiisii ka soo qeyb galay oo goob joog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Sool Md. Cadilaahi Jaamac Diiriye iyo Guddoomiyaha Guddida tallo bixinta furashada ururada siyaasada ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore.Oday Maxamuud Jaamac Maxamed oo galabta la soo xidhiidhay shabakada wararka ee Somaliland.Org, ayaa tafaasiil ka bixiyay go’aamada shirkaasi ka soo baxay.“Waxaan kuu sheegayaa Beelaha Maxamuud Bari oo kala ah Cumar Wacays, Ugaadh yahan iyo Hinjiile oo dega degmooyinka Taleex, Xudun, Laascaanood iyo koogfurta Sanaag ayaa shir balaadhan uga socday todobadii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Laascaanood, shirkaasi waxa waxgaradka, aqoonyahanka iyo cuqaasha beelahaasi ay kaga arrinsanayeen maslaxadooda, nabadgelyada iyo qodobi kale oo dan u ah bulshada gobolka Sool, shirkan waxa uu ku dhamaaday jawi wanaagsan waxaana ka soo baxay bayaan afar qodob ka kooban oo waxgaradkii ka qeyb galay ay isla qaateen kuwaasi oo kooban afar qodob,”ayuu yidhi Maxamed Jaamac Maxamuud.Oday Maxamed Jaamac oo aanu weydiinay Nuxurka qodobada ka soo baxay shirkan waxa uu yidhi “Shirkan waxa ka soo baxay qodobadan hoos ku qoran:-1-Beelahani waxay go’aansatay oo ay isla qaateen inay ku midowdo Somaliland oo ay is barbar taagaan maamulka dawlada Somaliland ee uu Hoggaamiyo Axmed Siilaanyo.2- Beeshu waxay si kal iyo laab ah u soo dhawaynaysaa kana qeyb galaysaa gogoshii nabadeed ee uu shacbiga gobolada bari qaarkood u fidiyay Madaxweynaha Somaliland.3- Beeshu waxay beelaha kale ee Somaliland ku boorinayaan in si wada jir ah loo ilaaliyo ammaanka dalka, wada jirka isla markaana xukuumada Madaxweyne Siilaanyo laga gacan siiyo sugida nabad gelyada dalka.4- Beeshu waxay go’aansatay in xukuumada Somaliland ay ka doonato xuquuqdeeda siyaasadeed iyo bulsho.”Maxamed Jaamac Maxamuud, waxa kale oo uu tilmaamay in Bayaankaasi ay qalinka ku duugeen qaar ka mid ah waxgaradka beelahaasi kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Caaqil C/Kariin Xasan Saalax, Caaqil Faarax Muuse Dhiin, Caaqil C/Rashiid Cilmi Faarax iyo waxgarad kale.Waxgaradkani waxa kale oo ay ammaan balaadhan u soo jeediyeen badhasaabka gobolka Sool Cabdilaahi Jaamac Diiriye oo ay sheegeen inuu la lagdamayo sidii nabad gelyada gobolka Sool loo xasilin lahaa. Waxaanay xukuumada Somaliland ka dalbadeen inay maamulka gobolkaasi ka gacan siiyaan sugida amniga.
-
Inshallah peace will come ilahay hala baryo
-
Eritrea opposes South Sudan, Kenya may recognize Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A south sudanese delegation visited few months ago asmara and Isiyas was oke back then i wonder what changed. Why does Isiyas care for ONLF ,south sudan doesn't even border the Somali region but they border the gambeele Ethiopians. -
Somaliland Ministerial Delegation welcomed in widhwidh district+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
a khadar no it's a new video the only part that is old is the keyse abdi yusuf part when he defected to Somaliland but the rest is all new. -
Eritrea opposes South Sudan, Kenya may recognize Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I still don't understand why the Eritrean president is opposing the independence of south sudan not that he can stop it. -
Somaliland Ministerial Delegation welcomed in widhwidh district+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xukuumadda Somaliland Oo Degmadda Widh-Widh Ka Bilowday Mashaariic Horumarineed Iyo Nuxurka Shir-jaraa’id Oo Wasiirka Xanaanada Xooluhu Ku Qabtay Magaalada Burco. Hargeysa(Ramaas) May22, 2011 - Wasiirka Wasaarada xananada Xoolaha iyo Degaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Dr.Cabdi Aw Daahir Cali oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa degmadda Widh-Widh ayaa maanta ka warbixiyay waxqabadka ay xukuumadu ka gaysatay degmadaas iyo waxyabaha ay kala kulmeen degaankaasi, waxaanu yidhi isaga oo arimahaa ka hadlaya “Waxa aanu deegaanka u tagnay arimaha amaanka, mashaariicda iyo arimaha sanad guuradii 20aad ee Somaliland oo ku beegnayd 18-kii bishan May, Waxanu la shirnay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Widh-Widh, waxaana ay dhammaan kulamadaasi noogu dhamaadeen si fiican”. Dr Cabdi Aw Daahir Cali waxa kale oo uu soo qaaday “ Dadka reer Widh-Widhna waxay ku jiraan fidinta deegaankooda, waxaana aanu kala shaqaynaynaa qaramaynta Ciidamada amaanka, horumarinta Degmada iyo sidii loo joogtayn lahaa Xidhiidhka Dawlada iyo Dagmadaas.” Ayuu yidhi wasiirka Xanaanada xoolaha Somaliland. Sido kale, wasiirku waxa uu tilmaamay inay degmadda Widh-Widh ka hirgaliyeen dhisme cusub oo maamul iyo saldhig boolis oo laga dhisay Magaaladda Bali-cad iyo tuulada Geed-dheer oo iyaddana laga hirgalinayo dugsiyo waxbarasho iyo mashaariic horumarineed. Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo weftiga uu hogaaminayay oo maanta ka soo laabtay degmada Widh-Widhi ayaa warbaahinta ugu waramay Magaaladda Burco. -
liibaan would you welcome that your area in sool to be part of a future Somalia state while the area that are not settled by the garaad clan in the sool region will be part of Somaliland like oog and caynabo and bohol north of xudun city eventhough i believe there is no reason for further divison between the clans of Somaliland since Somaliland is a multi tribal society, the garaad clan inhabit the central and eastern section of the sool region in a referendum i believe even a majority if not half will vote for an independent Somaliland. And another question would you accept a pro Union Political party with in Somaliland so that you can express your Politlcal views and desires as a citizen with in the Somaliland constitution?
-
Eritrea opposes South Sudan, Kenya may recognize Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
MoonLight1;722293 wrote: Adeer get recognition from Buuhoodle and Boorama first, then go to Nairobi and New york. The people of borama few days ago " frameborder="0" allowfullscreen> And reer buhoodle cleaned the entire city they love they have for their soil wa nimanka ku dhaarta wata ciida buhoodle midh midh lo qaado waleh buhoodle midh midh bay u xaadheen. Somaliland is raacday.... Moonlight hows the latest offensive on te bakara market ? -
Eritrea opposes South Sudan, Kenya may recognize Somaliland Published 05/22/2011 - 4:50 p.m. GMT The Somaliland Press claims that Kenya is preparing to recognize Somaliland’s independence, which would create another new country in the horn of Africa. “Kenyan Assistant Minister for Foreign Affairs Richard Onyonka said during an event held in Nairobi to commemorate Somaliland’s 20th anniversary of Independence that his country will support Somaliland as an independent state” reported Somaliland Press and Iran's Press TV. Kenyans who have called for their government to recognize Hargeisa argue that Somaliland would help stabilize the region and stop Somalia’s expansionism dreams into Kenya and into Ethiopia’s eastern regions with Somali ethnic populations. Since Somaliland’s ally Ethiopia cannot become the first African country to recognize Somaliland, analysts have often maintained that Kenya and Uganda will be the first nations to officially acknowledge Somaliland as a sovereign country. Meanwhile, sources in Ethiopia claim that Eritrea’s President Isaias Afewerki is gathering anti-SouthSudan forces together even before South Sudan officially becomes a country. The Juba government in South Sudan will form an independent state on July 9, 2011 which will create the youngest country in Africa. However, Eritrea wants to remain the youngest country in Africa. President Isaias often justifies not having elections in Asmara and the lack of economic progress in Eritrea with the pretext that Eritrea is still the youngest country. According to the source, Eritrean President Isaias Afawerki has a unique foreign policy of collecting anti-government forces from countries in the horn of Africa (Somalia, Ethiopia, Djibouti, South Sudan, Somaliland and Sudan) in order be relevant and have influence in the region. By creating instability inside its neighbors, the Eritrean government often uses its ability to mediate negotiations to restore stability among its neighbors as a leverage in its foreign relations with countries in the horn of Africa. Eritrea wants to have leverage against the new Juba government since South Sudan has a long border with Ethiopia that can be used to infiltrate opponents of the Addis Ababa government. Since it became a country, Eritrea has been involved in conflicts with Djibouti, Ethiopia, Yemen, Sudan and in Somalia. Source jimmatimes
-
Lool posting one video 3 times won't change the facts and all they say is guushaa awdal ba leh and indeed dee guusha awdal ba leh " frameborder="0" allowfullscreen> Degmada baki Degmada boon in western awdal
-
Nacam he was may allah bless his soul , now let's go back to the topic Muqdisho maxay la walatay dakhtarka dadka walaan tallow ma geyna
-
oday Somali the videos are there to make a point you know what they say one picture says more than a thousand words Liibaan so if alshabaab is not based on clan do you think the Somali People should Support Al shabaab?
-
i don't know Liibaan but back home the people of sool sanaag and awdal seem to support Somaliland why is that if they are against Somaliland why do they celebrate Somalilands independence day Awdal Sanaag http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=n1Ymj_z0n9Y" frameborder="0" allowfullscreen> Sool http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=zaT0u3-vYys#at=13" frameborder="0" allowfullscreen> what do we do with these supporters ,, liibaan?
-
Yeah he served as an ambassador he served as the governor of togdheer he served as an SNM Chairman he served as the president of Somaliland from 1991 till 1993 That said Mujahid Abduraxmaan tuur lived liberated led and and was given a state burial in his Somaliland.
-
Indhocade claims to be the president of Somalia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Saalax;722256 wrote: So has Indho Cadde quitted his past warlordism activities? Yeah perhaps he wants to wear a suit and cut of his beard and be like the airborne president. -
awoowo teyda ka hadal tada ka hadal tad doontid ka hadal wa caadi you are welcome
-
Leezu;722251 wrote: When was Somaliland an own country? I still see only Somalia on the map, lol. I see you also raised your voice for Siad Barre which obviously is the only reason Somaliland is seceding. Stop acting like your region is not part in Somali politics, your region is working against Somalia, funded warlords, funding al Sheydan, you dont wanna see a stable Somalia you want to see them suffer init? Siyad bare was one of the problems in the past when we talk about the past we willl talk about him when we are talking about the present situation Somaliland is an independent state that awaits Dejure recognition from the international community it currently enjoys de facto recognition. That does not stop Somaliland not operating on it's own it controls it's territory seashores airspace etc it functions as an independent country for two decades now . Somaliland is not part of your internal Somaliya Politics it was never it don't attend your Peace conferences held in nairobi adis ababa Djibouti or what ever country you guys are told , to talk about the future of your country. And now we do not fund Alshabab or other groups in Somalia do you have evidence for that claim of yours?
-
Indhacadde “hadii doorashada la diido aniga ayaa madaxweyne ah” Muqdisho: (Sh. M. Network) Janaraal Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in hadii aan la qaban doorashada madaxtinimada Soomaaliya ay soo bixi doonaan madaxweynayaal badan oo isagu uu ugu horeeyo. Indhacadde waxa uu sheegay in shalay markii uu maqlay in uu fashilmay wadahadalkii Madaxweynaha dowladda KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Gudoomiyaha Barlamanka Shariif Xasan Sheekh Aadan uu garwaaqday in iminka ay mudantahay in la qabto doorashada, waxaana uu xusay in xitaa hadii ay heshiin lahaayeen labadaasi masuul la qaban lahaa doorasho madaxtinimo. Sheekh Yuusuf ayaa waxa uu intaasi ku daray in ay tahay sababtu in uu ilaalinayo sharciga 71 qodob ah ee dastuurka dalka Soomaaliya isagoo carabka ku dhuftay in hadii aan la qaban doorasho uu isagu noqonayo madaxweynaha ugu mudan ee dalka Soomaaliya. “hadii uu dhumo nidaamkii iyo sharciga nooyaala oo daarashada la diido waxa ay keeneysaa in dalka uu madaxweynayaal badan yeesho, madaxweynayaashaasina aniga ayaa ugu horeeya” ayuu yiri indhacadde Janaraal Yuusuf Max’ed Siyaad waxa uu beesha caalamka ugu baaqay in ay joojiso waqtiga loogu darayo madaxda dowladda islamarkaana aysan aqbalin waqtiyada ay ku darsanayaan. “Beesha caalamka waxa laga doonayaa in ay joojiso (waan ku darsaney iyo waa loogu daray) maxaa yeelay iyada ayaa horay noo bartay in aan wax doorano marka doorashada hala qabto” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Indhacadde Ugu dambeyntii waxa uu xusay in isaga ay taageersanyihiin 250 xildhibaan islamarkaana uu noqon karo madaxweynaha sharci ah, isagoo ugu baaqay madaxweyne Shariif iyo Ra’iisul wasaare Farmaajo in ay ogolaadaan doorashooyinka madaxtinimada. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Saalax;722247 wrote: Nothing wrong with celebrating and holding up Tuur's AUN picture. He was one of the founding fathers of Somaliland, last SNM chairman and took part of the liberation. Indeed his picture will shine in the streets of hargeisa
-
The tale of dr falso of mirqanland in pictures!!!!
Xaaji Xunjuf replied to djibsomali's topic in Politics
Somalina as the president of Somaliland -
Somalina;722241 wrote: Deny all you want, all we ask is that you mind your own business. Muqdishada aad ku qarweyso habeen iyo maalina iska daawey. We do mind our Business but we are located in east africa and the most instable country in africa happends to be our neighbour we are only concerned about the situation that's all awoow we do not wish our neighbours bad things.
-
Somalina;722237 wrote: Somalia doesn't care about your foreign policy, be on your way and stop mentioning our name. Every country in east africa has it's own foreign policy towards Somalia we have our own awoow
-
Somalina;722235 wrote: Yet you crowd the streets MSB built celebrating and holding up Tuur's pics like he was Gandi. Qudbada meelaha looga baahanyahay la aad awoowe. streets build by msb where the streets the so called former Siyad bare govt paved were totally destroyed, Former president tuur was the last SNM chairman and one of the key liberators of our country his picture will be held high in our capital hargeysa awoow.