Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Afhayeenku waxa uu sheegay inaanay Somaliland tagayn shirarka Soomaaliya lagu heshiisiinayo waxaanu yidhi “Anagu shirarka Soomaaliya lagu heshiisiinayo ma tagayno,shirarka Soomaaliya dawladaha loogu dhisayana ma tagayno.Anagu waxaanu tagaynaa shir kasta oo aanu arkayno inay Somaliland fursadi ugu jirto ay ku bandhigto I love this new foreign Policy By Mujahid Siilaanyo
  2. Ethiopia and Somaliland are neighbours there is no service to Ethiopia it's more about Mutual interest between the two countries.
  3. Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Dayr Uga Tahay Itoobiya Iyo Jabuuti ArgagixisadaMay 27th, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in jiritaanka qaranimadeedu ay ahmiyad weyn ugu fadhiyo gobolka oo ay dalalka Itoobiya iyo Jabuutiba dayr uga tahay argagixisada iyo budhcad badeedka.Dawladdu waxay sheegtay inaanay ka qeyb gali doonin shirarka lagu heshiisiinayo Soomaaliya ama dawlad loogu dhisayo.“Soomaaliyi ha joogto ama ha ka maqnaato mar kasta oo qaramada midoobay iyo dawladaha beesha caalamku ay gogol u fidiyaan oo ay Somaliland u yeedhaan oo ay yidhaahdaan kaalaya qadiyadiinna noo sheega.Somaliland iyadaa u baahan inay u sheegto. Somaliland ma aha qadiyad lala xishoonayo ee waa qadiyad banaanka lala imanayo oo u qalanta in dibada loo soo saaro,”ayuu yidhi Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo maanta u waramayay Laanta Afsoomaaliga ee Idaacadda BBC-da.Afhayeenku waxa uu sheegay inaanay Somaliland tagayn shirarka Soomaaliya lagu heshiisiinayo waxaanu yidhi “Anagu shirarka Soomaaliya lagu heshiisiinayo ma tagayno,shirarka Soomaaliya dawladaha loogu dhisayana ma tagayno.Anagu waxaanu tagaynaa shir kasta oo aanu arkayno inay Somaliland fursadi ugu jirto ay ku bandhigto qadiyadeedda.”Cabdilaahi Cukuse oo la weydiiyay su’aal ahayd ma la odhan karaa afartii madaxweyne ee Somaliland soo maray waxa ugu kalsooni badnaa labadii SNM marka laga hadlayo shirarka dibada iyo arrimaha Soomaalidaba, waxaanu ku jawaabay “Madaxweyneyaashii Somaliland soo maray oo dhammi ixtiraam ayay mudan yihiin, nin waliba intii uu dedaali karayay wuu dedaalay oo wax wuu qabtay mid waliba intii uu joogay sidii ay ula muuqatay inuu Somaliland u meel mariyo ayuu u meel mariyay. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo-na waa Madaxweyne nasiib badan waayo waa Hoggaamiye qadiyadan u soo dagaalamay oo afartan sanadood oo ka mid ah nolashiisa siiyay markaa sidee baanu u ahayn qof isku kalsoon oo qadiyadan halka uu doono la tagi karaa waa Madaxweyne dalkan wax u doonaya ee aan waxba ka doonayn.wuu ku kalsoon yahay qadiyada dalkiisa iyo shacbigiisaba.”Afhayeenka oo ka jawaabayay su’aal ahayd waxa uu ku qancin karo dadka labaatanka sanadood ee Somaliland jirtay ee quusta ka jooga ictiraaf la’aanta waxa uu yidhi “Walaahi dadku way kala niyad jab ogyihiin, boqolaal iyo boqolaal sanadood haddii ay qaadanayso qadiyadan waa la dabo joogayaa. Qadiyada Somaliland waxay hiil u tahay Soomaaliya, waxay hiil u tahay Afrika. Anagu waxaanu aaminsan nahay haddii la aqoonsado inaanu ka shaqayn karno nabadeynta Soomaaliya, waxaanu aaminsan nahay marka Somaliland la ictiraafo inaanu Jabuuti u noqonayno dayr kaga gudban argagixisada. Waxaanu aaminsan nahay in aqoonsiga Somaliland Itoobiya kaga gudban yahay argagixisada iyo budhcad badeedda. Imikaba waanu kaga gudban nahay labadaba.”“Haddii ay Somaliland meesha ka baxdo dalalkaasna xaaladoodu ma fiicna, Anagu Soomaaliyana waxaanu doonaynaa inay fiicnaato oo ILAAHAY ayaanu u baryaynaa marka nala aqoonsadana waxaanu aaminsan nahay inaanu wax la qaban karayno,”ayuu yidhi Afhayeenku.Cabdilaahi Cukuse oo la weydiiyay in dad badan oo reer Somaliland ahi ay diidan yihiin ka qeyb galka shirarka lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya waxa uu yidhi “Waxaan doonayaa in dadka sidaasi qaba aan iimaankooda quweeyo oo aan idhaahdo aamina ILAAHAY oo aan idhaahdo aamina hoggaamiyaheena mudadaasi dheer u soo shaqaynayay qadiyada ummaddan. Somaliland waxay ku dhisan tahay rabitaanka shacbiga iyo dawladooda oo is wata.”
  4. Cali cabdalle salax is going down his own Ahmar tribe are now fighting him
  5. tallow odayshan nabada ku baqaya wayo oo qarankoda jecel wayo tallow
  6. Ciidanka qaranku chased them away last night they just killed an unarmed man , Somaliland armed forces protecting the nation from Terrorist.
  7. I believe Somaliland should adopt a more aggressive foreign policy and it's going good so far at every stage we should develop good relations with the international community meeting them in Kenya adis ababa Newyork is what we need we should be heard every where in africa in New York how every corner we are all doing this for our own benefits.We are not meddiling into the affairs of that failed nation next to us but we are approaching the international community to a certain extent and telling them Somaliland statehood is not something they should fear but rather a good partner now and in the future in the fight against piracy poverty and terrorism. I believe it will even bring hope to that failed nation next to us.
  8. General Duke;723729 wrote: ^^^XX spare us the waffle lad, Somalia is coming back and the secessionist cause will be left in the dustbin of history. Coming back from where From Nairobi or Kampala.
  9. General Duke;723719 wrote: Garowe & Mogadishu are no different adeer. Faroole losing is also not a major problem. The fact that makes me happy is that after 20 years your leadership is learning things from Faroole, like the importance of attending international conferences on Somalia. Sure buddy Garowe is full of pirates and Mogadisho is full of Amisom african troops Faroole lost the game the Conference will be in Mogadisho the TFG he hated so much are running the game
  10. bilan;723721 wrote: ^^ adigu ka dhex bax, this is problem for Somalis to solve, sow dal gooniya maadan noqon Xeefowgana Farmaajuu ku waashay, taloow maxaa isu galay? i am just a neighbour giving my opinion
  11. General Duke;723705 wrote: ^^^Secessionist trust me, the honeymoon period is soon to be over for you. Mogadishu is nearly tames, AMISOM now control, the Sea & Airports and are encroaching on the Bakara. With a more competent admin this effort will be doubled. Now regardless of who is President, a pacified, functioning Mogadishu at peace with all its regions notably Puntland State will present the death nail to your delusions. Now come back to reality so no specific leaders comes to your mind to lead Somalia well that means Sharif and his crew will continue to lead Somalia now that is not a bad thing he is been in office only for two years he should finish his term. By the way this is not about me i have nothing to do with Somalia i am just a Neighbour.
  12. Faroole always comes out as the loser what happened to the peace conference in Garowe;).
  13. ^^ but you don't seem happy President Axmed siilaanyo is pressing all the right buttons that's why Somaliland is even mentioned more then Somalia when ever the the topic is about Somalia or the Koonfurians. Something is going to change very soon.
  14. Duke who will that open minded fella be do you have names Forget about Somaliland and Hargeysa and all of that let's focus on Mogadisho and this new Government you talk about who will be the president and the prime minister what will the new govt u speak of look like?
  15. Let's keep this thread alive till the peace conference in Mogadisho
  16. Fiqikhayre;723679 wrote: It's the world dictating to Somalia! Not the other way round, my dear secessionists get that in your head. Everyone who boycotts will be dealt with and lose the support of the International Community, of course the secessionist will be the first to come to that consultative meeting, with their subservient nature. Where a peace conference for Somalia lool and why does that concern the nation of Somaliland i can bet a 1000 dollars Somaliland will not be there.
  17. Somalina;723671 wrote: GD: the most incompetent leader in Somalia is your Habesha loving uncle Cabdullaahi Yusuf aka Yey. May God have mercy on him. :D:D
  18. Thankful;723657 wrote: Siilaanyo realizes that after his trips abroad and the 20 years of failure, that recognition is hopeless. The man understands the importance of a united Somalia. Siilaanyo realizes the importance of the international Community UN in our quest for recognition and i really Like the New Foreign policy of our President strengthening the relations with the Arab world the oil states. Continue the good relations with the state of Ethiopia the berbera corridor Projects. God bless our president.
  19. What will a meeting with out alshabaab bring forward this is just another attempt to continue the status quo of Somalia Sure there will be another TFG president and Prime Minister but that's about it.
  20. A_Khadar;723618 wrote: It doesn't make sense to you right? So as your whole project isn't make sense! We are a nation we don't work along clan lines.'We let clan states do that and clan jabhads but that's not how we work. but you won't understand that the reason is very simple it's because you are clan minded.
  21. president siilaanyos Gogol nabadeed proposal has no conditions what's so ever every one is welcome. the Entire Garaad clan from Buhoodle xadhadhanka marqaanweyne fiqifuliye sarmaanyo awr boogeeys taleex yagoori ahdicadeeye dharkeyn geyo ila xudun all the way to taleex kalabaydh saax dheer ila boocame iyo Buuroawadal gacmo furan ku so dhawada ayaanu leenahay. Hana is martiyen dalku wa dalkaagi.