-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Coca-Cola Invests $10 Million in Somaliland Bottling Plant
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
NGONGE;725080 wrote: ^^ Hopeless baad tahay, Xaaji. Here, milk the moment: Lool good one laakin kayga ha iga cayin;) -
TPLF waxay riday Dawladi Mingistu haile maryam way u dabaal dagan,, SNM xiliga waxay riday dawladi Siyad bare wanay u dabaal degan Hargeisa na xaflada TPLF walugu qabtay oo waxa so qaban qabiye jaaliyada Ethiopia iyo madaxda safarada Ethiopia ku leedahay Somaliland Adis ababa na waxa lugu qabtay xafladi sanad guuradi somaliland xiligi ay ku dhawaqday gooni isutaaga qaranka jamhuuriyada Somaliland waxan so qaban qaabiyey jaaliyada reer somaliland eeh ku dhaqan dalka Ethiopia iyo safarada ay somaliland ku leedahay dalkaasi Ethiopia.
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay shirka bisha Juune lagu qabanayo Muqdisho Talaado, May 31, 2011 (HOL) – Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlya shirka lagu qabanayo Muqdisho bisha Juune, kaasoo ay qabanqaabadiisa waddo dowladda KMG ah. Shariif Xasan ayaa beeniyay warar sheegaya inuu dadaal ugu jiro shirka in laga wareejiyo Muqdisho, wuxuuna hadalkaas ku tilmaamay mid aan jirin oo been abuur ah, isagoo sheegay in lagu doortay Muqdisho meel looga wareejiyo oo ka mudanna uusan garanayn. "Shirka ka dhacaya Muqdisho wuxuu noola muuqdaa inuu mid wadatashi ah oo uu noqdo mid dhameystira labadii shir ee Nairobi ka dhacay, ayna kasoo qaybgalaan dadkii shirarkaas kasoo qaybgalay si xal loogu helo khilaafka jira," ayuu yiri Shariif Xasan oo la hadlay VOA-da. Wuxuu sheegay in isaga ay ula muuqato inaan xilliga lasoo xuli karin baarlamaan cusub ayna tahay in baarlamaanka hadda jira uu sii jiro lana soo doorto madaxda dalka, xitaa haddii muddada baarlamaanka ay badan tahay. Afhayeenka baarlamaanku wuxuu soo jeediyay in shirka in danjire Augustine Mahiga uu noqdo ninka shirka fududeynaya ayna agaasimaan guddiyo madaxbanaan, isagoo xusay in shirkan uu noqdo mid looga hadlo xaaladda cakiran ee jirta si loogu helo waji. Ugu dambeyn, mar uu ka hadlay qaabka shirka looga qaybgalayo ayuu sheegay in dowladda oo wadajirta ay ergo uga qaybgalayso, sidoo kalena ay ergooyin ka imaanayaan Puntland, Galmudug iyo Ahlusunna.
-
Aaliyyah;725054 wrote: lol XX I guess whenever u dont have an answer to an statement u resort to your last option which is being silly. They actually killed people in laascaanod as a revenge of the ppl they lost in kalshale ..if they cant take the heat, why are the encouraging this war and rather take their militia back to their cities..waa yaab..intii dad la daandaansado in hadhowna lo ooyo dadki ka dhintay? markii horeba may inadeeradood ama wilashooda magaloyinkooda ku ekeeeyaan! wa suaal aan jawaab wali u hayn You mean the so called horgals according to you i mean if Somaliland killed them , then Halganka ssc Somaliland ba wadda Somaha.
-
bilan;725036 wrote: Cajiib XX, ma xuduudii Buuhoolde laga xiri waayey baa Tukaraq laga raadiyey, XX, bal iswaydii wiilka galbeed iyo shishadii ka yimi muxuu ugu dhimanayaa Tukaraq ama LA hadaysan gardaro ahayn, wax kale oo la idin oran karo ma jirtee Ilaahay Cudurka ha idinka qaado, laakiin for sure you cannot stay in Sool forever. Sow kama fiicna lacagta iyo kharashka aad ku laynaysaan dadka inaad hargaisa qashinka kaga gurtaan. Xuduuda Somaliland ay la leedahay Somalia wa muhim ina la so xidho Ciidamada Somaliland awdal maroodijeex saaxil togdheer sanaag sool wa ka so jeedaan askarta qaranka.
-
Coca-Cola Invests $10 Million in Somaliland Bottling Plant
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
-
Coca-Cola Invests $10 Million in Somaliland Bottling Plant
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
<img src=" Coca Cola factory under construction in Jaleelo, hargeysa http://shaqodoon.org/images/Coca%20Cola%20Picture%203.jpg" alt="" /> Coca Cola factory-view from the outside SBI worker explaining how equipment works Somaliland Government Officials touring the factory -
It depends ciidad jeclaatiid koley u cant choose ciidad jeclaatiid Koley anigu naag reer kama uriyo
-
Treaty denying Egypt Nile veto set for ratification
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somalis Will not fight an Egyptian war the sane Somalis will not. -
Treaty denying Egypt Nile veto set for ratification
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ Great news -
Wasiirka Warfaafinta Oo Sheegay In Nabad-diidka Buhoodle iyo Mamuulka beleedka garowe Oo Isgarabsanaya Ay Weerar Ku Soo Qaadeen Ciidanka Qaran, Laguna Jabiyey Tukaraq 7-Ka Mid Ahaa Maleeshiyada Nabad-Diidka Ee Weerarka Soo Qaaday Oo Maydadkooda La Geeyey Garoowe, Gaadiid Tikniko Iyo Maxaabiis Laga Qabtay Hargeysa, May 31, 2011 (Haatuf) – Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta Axmed Cabdi Xaabsade, isla markaana ah Afhayeenka dawladda Somaliland ayaa ku eedeeyey maleeshiyada nabaddiida SSC iyo maamul beleedka garowe ay wada jir iskugu soo bahaysteen inay dagaalo ku soo qaadaan Somaliland, isagoo tilmaamayna in weerarkii shalay lagu soo qaaday ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay jiida Gambadha ee deegaanada Sool oo ay soo qaadeen maleeshiyo ka tirsan Nabad-diidku markii ay ciidanka qaranku ay jabiyeen ay maleeshiyada Maamuuul beleedka garowe si rasmi ah dagaalka ula soo galeen. Waxa kale oo wasiirka warfaafintu uu sheegay in ciidanka qaran aanay wax dhimasho ahi ka soo gaadhin. balse uu sheegay in saddex askari ay ka dhaawacmeen, isagoo intaa ku daray in maxaabiis aan tiradooda la cayimin laga qabtay maleeshiyaadka Nabad-diida. Wasiir Xaabsade oo muddo ku dhaw laba todobaad socdaal ku joogay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo xalay khadka telefoonka Haatuf ugu waramay ayaa isaga oo ka hadlaya dagaalka shalay lagu soo qaaday ciidanka qaranka jiida Gambadha waxa uu yidhi “Waxoogaa yar oo ka tirsan kooxda SSC ayaa ciidanka qaranka weerar ku soo qaaday, maalmahana xabado ayay soo tuurtuurayeen, ciidanka qaranku markii ay iska caabiyeen, iskana difaaceen ayay Puntland dagaalka soo gashay, ciidankii qarankuna Gambadha ayay ku sugan yihiin, heegan culusna way ku jiraan”. Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade oo hadalkiisa sii wataa waxa uu intaasi raaciyey “Wada jir bay inoola dagaalamayeen, waana la iska celin doonaa, ciidamada qaranka Somaliland cid kasta oo soo weerarta dalka difaaciisa way ku filan yihiin, saddex askari ayaa ilaa hada inta aan hubo ciidanka ka dhaawacantay, maxaabiis ay ciidanka qaranku ka qabteena way jiraan”. Dhinaca kale weerarkaasi Maleeshiyada Nabad-diida Buhoodle oo uu hogaaminayey nin lagu magacaabo Cali Sabaray ayaa la sheegay in abaaro 1:00 duhurnimo ay weerar ku soo qaadeen guutada todobaad ee ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay Gambadha, taas oo wargeyska Haatuf ay u qaxiijiyeen qaar ka mid ah Saraakiisha ciidankaasi eek u sugan jiidaasi in maleeshiyadaasi ay kaga qabsadeen laba gaadhi oo uu saaran yahay qoryaha noocoodu yahay B10 iyo Dhashiike, isla markaana ay ka soo qabteen maxaabiis ay tiradooda ku sheegeen 7 qof, iyadoo ilo wareedyadu ay intaasi ku darayaan in maydad tiradoodu gaadhayso lix qof iyo sided dhaawac ah oo ka tirsan maleeshiyada nabaddiidka oo dagaalkaasi lagu dilay loo daadgureeyey magaalada Garoowe ee maamul goboleedka ******teeniya, waxa kale oo warar aanu ka helay jiida Gambadha xalay ay noo sheegeen in ciidanka Qaranka oo xoojin badani ay u tagtay ay heegan culus u galeen difaaca ciidamo kale oo maamulka ******teeniyada iyo Nabad-diida oo ilaa xalay la soo dhoobay deegaanada u dhawdhaw Tukaraq iyadoo tibaaxuhuna ay intaa ku darayaan in maanta dagaal kale oo horlihi la fili karo inuu ku dhex maro jiida Tukaraq ciidanka Somaliland iyo kuwa maamul beleedka garowe oo ay la safan yihiin kuwa Nabad-diida.
-
Xaaladda Deegaanka Tukaraq oo saaka dagan Xaalada deegaanka Tukaraq oo uu shalay iska horimaad socday muddo saacado ah uu ku dhexmaray ciidamo uu hogaaminayo wasiirkii hore ee garoomada Puntland,ciidamada dowladda Puntland iyo maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay saaka tahay mid dagan. Wariye madaxbanaan oo ku sugan deegaanka Tukaraq oo la hadlay Horseed Media ayaa sheegay inay xaaladda deegaanka Tukaraq ay tahay mid dagan,inkasta uu sheegay in dhincayada dagaalamay ay isku horfadhiyaan goobtii uu ka dhacay dagaalkii shalay oo lagu magacaabo Higalada. Wasiirka warfaafinta Puntland Axmed Cali Askar oo saxaafadda kula hadlayay galinkii dambe ee shalay magaalada Garoowe ayaa sheegay in markasta la filan karo dagaal dib uga qarxa nawaaxiga deegaanka Tukaraq. Dagaalkii shalay ka dhacay nawaaxiga deegaanka Tukaraq ayaa yimid kadib iska horimaad dhexmaray ciidamo ka soo jeeda gobolka Sool oo uu hogaaminayo wasiirkii hore ee garoomada Puntland iyo maamulka Somaliland taasi oo keentay in ciidamada Puntland ay dagaalkaasi ay si toos ah uga qaybqaataan
-
Ahlu Sunna oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Shabaab Buulaburde: (Sh. M. Network) Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa guulo ka sheegtay dagaal shalay galinkii dambe gobolka Hiiraan ay kula galeen Xarakada Al Shabaab. Gudoomiyaha Culumaa’udiinka Ahlu Sunna C/casiis C/laahi Cabdi ee degmada Buuloburde oo waraysi siiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa guulo ka sheegtay dagaal shalay galinkii dambe ciidamadooda ay la galeen Xarakada Al Shabaab Dagaalka dhexmaray Ahlu Sunna iyo Shabaab ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay deegaano lagu magacaabo Saylan iyo Bukuroow oo ka wada tirsan gobolka Hiiraan, waxaana dagaalkaasi la sheegay inay qaadeen ciidamda Al Shabaab. C/casiis C/laahi Cabdi ayaa waxaa uu intaasi ku daray in in jab xooggan ay gaarsiiyeen ciidamadii weerarka kusoo qaaday ee Al Shabaab, isagoo sheegay inay dileen 30-dagaalyahan oo ka tirsan Shabaab, waxaana dhankooda uu xaqiijiyay in uusan soo gaarin wax qasaaro ah sida uu hadalka u dhigay. Majiro wax war ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab oo ku aadan guulaha ay sheeganayaan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo ku aadan dagaalkaasi, hase ahaatee dagaalkaani ayaa waxa uu qeyb ka noqonayaa dagaalada inta badan Ahlu Sunna iyo Shabaab ku dhexmara qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya. Aqristayasha waan ka raali galineynaa soo daahida wararka cilado dhinaca intarneetka oo naheysta awgeed
-
Somaliland army overpowers surprise attack from Puntland
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Somaliland will not negotiate in defending its territorial rights”. you got to love the president -
Malaysia oo Passporka Somaliland lagu soo gali karo iyo xuskii 18Mey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
dee why don't you just test it go to Malaysia -
Malaysia oo Passporka Somaliland lagu soo gali karo iyo xuskii 18Mey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Well done Mashallah -
Cali_Gaab;724907 wrote: Saaxib, ma soomaali ayaa soomaali kalle gumaysata sannadka 2011? slaamuhu lacagta waxa kaga gura dee wala ina gumeysta bla bla bla wax aan jirin dee dadka qurba joogtu na wa iska qiiro meydhan