-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Looks very nice but i do not like Dr Ahmed Hussein Ciise.
-
Well Africa the president reshuffle somes just before one year reign of president Siilaanyo in office there aren't crucial changes though here and there he replaced some of the director generals. The Chief of cabinet Mr Xirsi get's his own possition Minister of state for Presidential Affairs.And he added another Ministery the Ministary of pastoral and environment .And the Minister of youth affairs and sports was sacked due to poor performance.
-
Che Guevara don't lose hope in Amiir godane he will deliver some time in the future
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Xukuumadiisa June 11th, 2011 Waxa Taliyaha Ciidanka Booliska loo magacaabay Gen. Maxamed Saqadhi Dubad Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xukuumadiisa waxaanu xilalkii ka qaaday Wasiirkii dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Ibraahim Madar, Taliyihii ciidanka Booliska Gen. Cilmi Rooble Furre iyo qaar ka mid ah agaasimeyaal guud. Madaxweynuhu waxa uu soo celiyay oo uu magacaabay Taliyihii Ciidanka Booliska Gen. Maxamed Saqadhi Dubad.sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada Somaliland oo u qornaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) Markuu Arkay: Qodobka 90aad, faqradiisa (2)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda wayn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka, Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan hoos ku xusan, Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo, Markuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalka loo magacaabay. Waxa uu maanta Digreetooyin Madaxweyne ku magacaabay Wasaaraddo Cusub iyo Wasiiradii xilalkaa buuxin lahaa sidoo kale waxa uu madaxweynuhu isku shaandhayn ku sameeyey Wasiirada iyo Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha Dalka, Halka uu madaxweynuhu Digreeto madaxweyne Xilalkii kaga qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska JSL iyo Wasiirkii Hore ee Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, iyo qaar ka mid ah Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha, waxaanu madaxweynuhu Magacaabay Masuuliyiintii Xilalkaa buuxin lahayd. Waxaanay kala yihiin sidan NO Magacyada Masuuliyiinta Cusub Magacaabida Wasaarada loomagacaabay 1-Cabdirisaaq Cali Cismaan Waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta 2- Maxamuud Siciid Maxamuud (Gacmay) Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Reer miyiga 3- Dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan Waxa loo magacaaba Wasiiru Dawladaha Wasaaaradda Arrimaha Debeda 4-Xirsi Cali Xaaji Xasan Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada 5- Cabdi Siciid Faahiye Waxa loo magacaaba Wasiirka Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka 6-Maxamed Saqadhi Dubad Waxa loo magacaaba Taliyaha Ciidanka Booliiska JSL 7- Xuseen Axmed Caydiid (Hore u ahaa Wasiirka Hawlaha Guud) Waxa loo magacaaba Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka 8- Ismaaciil Muumin Aar (Hore u ahaa Wasiirka Cadaalada) Waxa loo magacaabaWasiirka Wasaarada Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka 9-Maxamuud Raage Ibraahim Waxa loo magacaaba Agaasiamah Guud ee wasaaradda Arrimaha Dibeda iyo iskaashiga Caalamiga ah 10- Axmed Dalal Faarax Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada 11- Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Galaydh) Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka 12- Maxamed Faarax Xirsi Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaarada Deegaanka iyo Horu-marinta Reer Miyiga 13-Maxamed Sheekh Xasan Nuuriye Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horu-marinta 14- Siciid Axmed Jibriil Waxa loo magacaaba Agaasiamaha Guud ee Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta 15-Axmed Cilmi Barre Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaarada Dib-u-dejinta 16-Xasan Cabdi Madar Waxa loo magacaaba Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada Madaxweynuhu waxa uu Digreetooyinka Magacaabista, Xilka Qaadista iyo isku shaandhaynta ku amray masuuliyiinta ay khusayso in ay sida ugu dhakhsaha badan ula kala wareegaan Xilalka loo igmaday. Madaxweynuhu isagoo ixtiraam u haya ugana mahadnaqaya mudadii ay xilkaa hayeen balse sunaha dawladnimo ay ku jirto xilka qaadista iyo Magacaabiduba waxa uu xilalkii ay hayeen ka qaaday No Magaca Mudanaha Xilka laga qaaday Xilka uu hayey 1-Cilmi Rooble Furre Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliiska JSL 2-Maxamed Ibraahim Madar Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka 3-Siciid Cali Wayrax Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah 4-Axmed Nuux Caalin Agaasimihii Guud ee Hore ee Macdanta, Biyaha iyo Tamarta 5-Axmed Cabdilaahi Rooraaye Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Dib-u-dejinta.”
-
Madaxweynaha isku shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirada iyo Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha Dalka, isla markaana magacaabay wasarado cusub Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Siilaanyo oo si rasmi ah u soo saaray isku shaandhayn Golihiisa Wasiiradda iyo Agaasimayaal Guud sidoo kale waxa uu magacaabay wasaarado Cusub War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweynuhuna waxa uu u dhignaa:- 1. Abdirisak elmi osmaan waxa loo magacabay wasirka wasarada dib u dejinta 2. Mahamoud sead mahamoud gacmay waxa loo magaacabay wasirka wasarada deeganka iyo horumarinta reer miiyiga 3. Dr.mahamed rashid sheikh hassan waxa loo magaacabay wasirul dowlaha wasaarada dibada 4. Xirsi cali xaji xassan waxa loo magacabay wasirka madaxtooyada 5. Cabdi siciid faahiye waxa loo magacaabay wasiirka ciyaaraha, dhalinyarada iyo dhaqanka 6. Maxamed saqadhi dubad waxa loo magacaabay taliyaha ciidanka boliska somaliland 7. Xussen axmed caydiid (ex wasiirkii hore ee howlaha guud) waxa loo magaacabay wasaarada cadaalada iyo garsoorka 8. Ismaacil muumin aar (ex wasiirkii hore ee cadaalada) waxa loo magaacabay wasaarada howlaha guud 9. maxamuud raage ibaraahin waxa loo magaacabay agasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada 10. axmed dalal faarax waxa loo magaacabay agaasimaha guud ee wasaarada dulista hawada 11. maxamed muse xaji cabdi galaydh waxa loo magacaabay agasimaha guud ee wasarada cadaalada iyo garsoorka 12. maxamed faarax xirsi waxa loo magaacabay agaasimaha guud ee wasaarada deeganka iyo hurumarinta reer miyiga 13. maxamed sheekh xassan nuuriye waxa loo magaacabay agaasimaha guud ee wasaarada qorshanaynta qaranka 14. siciid axmed jibriil waxa loo magaacabay agaasimaha guud ee wasaarada macdanta iyo biyaha 15. axmed cilmi bare waxa loo magaacabay agaasimaha guud ee wasaarada dib u dajinta 16. xassan cabdi madar waxa loo magaacabay agaasimaha guud ee wasaarada madaxtooyada. MADAX WAYNUHU WAXA UU XILALKII AY HAYEEN KA QAADAY KUWAN SOO SOCDA. 1. cilmi roble fure taliyihii hore ee ciidanka booliska somaliland 2. mahamed ibrahin madar wasiirkii hore ee ciyaaraha dhalinyarada iyo dhaqanka 3. siciid cali wayrax agaasimihii guud ee wasaarada arimaha dibada 4. axmed nuux caalin agasimihii hore ee macdanta iyo biyaha 5. axmed cabdilahi rooraaye agasimihii guud ee wasaarada dib u dajinta
-
Somaliland: Conference opens medical Associations Posted on 10/06/2011 in Latest Headlines | Comments (0) Hargeisa(JSLTimes.com) – The 4th conference for Somaliland Medical Associations officially opens today in Ambassador hotel. The meeting was attended and delivered speeches by top official from the government headed by Somaliland Health Minister Mr. Husen Mohmed Mohamud, Minister of Livestock Dr. Abdi Aw Dahirand the chief protocol of the presidential palace Mr. Mohamed Elmi Adan and Dr Garad who is the is the organizing committee of the conferenceof Somaliland Medical Association.
-
Somaliland Parliamentry Speaker welcomes the Foramtion of Political Parties Posted on 10/06/2011 in Latest Headlines | Comments (0) Hargeisa(JSLTimes.com) – Somaliland Parliamentary speaker Mr. Abdirahman Mohamed Abdillahi expresses his views on the decision announced yesterday by the committee of Formation of Political Parties and the impact it will have on his political party –UCID if it is officially opened. Will of the people The Speaker has been asked on his views on the verdict and the repercussions on his party? In responding to this the Speaker said that he personally welcomes the decision. He added that it is the will and will of the people and I welcome it. On the other hand, many provinces welcomed the announcement made by the committee.
-
War Deg Deg ah: Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gurigiisa lagu Weeraray..
Xaaji Xunjuf replied to Cawaale's topic in Politics
He was a hard working Minister wa wasiirki Yidhi inan hubka lala wareegi karayn Xamar gudihisa allah ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro this is very sad ilahay samir iyo iman haka siyo qarabadisa iyo eheladisa. -
Sh. Aadan Siiro Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Booqashadii uu ku soo maray Hargeysa June 10th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Sh. Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray, ayaa maanta khubaddii salaada Jimcaha ee Masaajidka Xawaadle ee Magaalada Hargeysa kaga hadlay booqashadii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo uu xalay ku soo maray qeybo ka mid ah suuqyada,mukhaaxiyaha iyo wadooyinka ku yaala magaalada Hargeysa. Sheekh Aadan Siiro waxa uu Madaxweynaha ku bogaadiyay tallaabadan oo uu ku tilmaamay sifooyinka wanaagsan ee Hoggaamiyeyaasha Islaamka laga doonayo. Waxaanu xusay in madaxweynuhu booqashadan ku darsayay inuu xog ogaal u noqdo xaalada nololeed iyo nabadgelyo ummaddiisa. Sheekhu waxa uu intaasi ku daray in Madaxweynuhu uu galay meheradaha dadka danyarta ahi ka cunteeyaan oo uu wax ka weydiiyay nolashooda taasina ay dadkii halkaasi ku sugnaa ay aad ugu diirsadeen. Sh, Aadan waxa uu Madaxweynaha uga mahad celiyay booqashadan oo uu xusay inay meesha ka saarayso inuu madaxweynuhu noqdo mid wararka loogu geeyo gurigiisa oo qudha.
-
Somaliland to get its Citizens out of yemen.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
19 Qof oo Ka Soo Qaxay qalalaasaha Yeman oo soo gaadhay Berbera June 10th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Sagaal iyo toban qof oo u dhashay Somaliland kana soo cararay qalaalaasaha dagaal ee ka oogan wadanka Yaman ayaa maanta soo gaadhay magaalada berbera , kuwaasi oo qeyb ka ah bulshada Somaliland ee ku noola dalka Yaman . Isu duwaha dibu dejinta qaxootiga ee wasaaradda arrimaha gudaha ee gobolka Saaxil jaamac Siciid Muxumed ayaa wakaaladda wararka ee solna u sheegay in 19 qof ay isugu jiraan qoysas iyo dhalinyaro ka shaqaysan jiray dalka Yeman , isla markaana ka soo cararay kacdonada gacan ka hadalka isku rogay ee ka taagan waddanka Yaman . Isu-dawaha dib u dajinta qaxootiga ee wasaaradda arimaha gudaha a ee gobolka Saaxil Jaamaca Siciid Muxumed waxa uu intaasi ku daray in soo dhaweynta iyo qaabilaada qaoysaskan ay kala qayb galeen saraakiil ka tirsan laanta socdaalka iyo caafimaadka ee gobolka Saaxil. Xukuumadda Somaliland ayaa todobaadkii hore balan qaaday inay soo daad gurayn doonto muwaadiniinta Somaliland ee ku sugan wadanka Yeman, waxaanay sheegtay inay diiwaan gelisay 1200 oo qof oo ka mid ah muwaadiniinta Somaliland ee ku dhaqan wadankaasi oo lagu qadaray illaa laba kun oo qof. -
War Deg Deg ah: Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gurigiisa lagu Weeraray..
Xaaji Xunjuf replied to Cawaale's topic in Politics
inaalilah this is not good may allah help the wasiir -
UN urges quick action on Somali transition deal
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo soo dhaweeyey heshiiska Kampala Posted by Farxaan on June 10th, 2011 New York: Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki-Moon ayaa ka hadley heshiiskii Kampala kuna tilmaamey mid mid guul laga gaarey kulankii Madaxda Soomaaliya, wuxuuna Ban Ki-Moon sheegey inuu aad usoo dhoweeyey heshiiska, isagoo Amaan u direy dhamaan Xubnihii kasoo Qaybgaley kulanka, wuxuu si gaara u amaaney Madaxweynaha Uganda iyo Ambasador Mahiga, wuxuu kaloo xog hayaha Guud ee QM amaaney Madaxdii Soomaalida. Xoghayaha Guud wuxuu ka codadey Soomaalida iney tixgaliyaan Heshiiska iyo Qodobada kasoo baxey, wuxuuna sheegey in QM ay la garab taagan tahey hiil iyo Hooba. -
UN urges quick action on Somali transition deal Comments (5)UNITED NATIONS – UN Secretary-General Ban Ki-moon Thursday welcomed a new agreement that extends Somalia’s transitional period for another year, calling for its swift implementation. Ban, in a statement issued here by his spokesman, “urges the Somali parties to swiftly implement this Accord within the framework of the Djibouti Agreement and in line with the Transitional Federal Charter,” referring to the deal inked by Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Speaker of Parliament Shariff Hassan Sheikh Aden, in Kampala, capital city of Uganda. Ban “also calls on the Somali parties to act resolutely to complete the outstanding transitional tasks, including the promotion of national reconciliation, constitution-making and the associated public consultation, and rebuilding the security sector,” the statement said. “The United Nations will continue to support efforts to bring lasting peace and stability to Somalia and urges the international community to provide timely support to the Somali Transitional Institutions and to the African Union Mission in Somalia,” it said. Political divisions between Somalia’s Transitional Federal Government (TFG) and interim parliament have undermined the momentum of the country’s peace process. The parliament voted in February to extend its term for three years after the end of the transitional period, a move rejected by the TFG, which has instead proposed extending the interim period for one year, saying it wanted to try to enhance political stability and security. A planned consultative meeting of Somalia’s leadership in the Somali capital, Mogadishu, later this month is expected to result in an agreement on a schedule for elections in the Horn of Africa country
-
Not funny
-
Somalina awoow shacabka Xamar wey jecelyihin faarmaajo i know that laakin what sheikh dalxiis did wax loo dul qadan karo maha Faarmaajo does not deserve to be treated like that by crook sharif sakiin and his new buddy sheikh dalxiis why did sheikh dalxiis sacrifice Faarmaajo for while the pm always stood by the president and helped him out they were supposed to be a team.
-
Madaxweyne Siilaanyo oo caawa Fiidkii markii ugu horeysay u soo baxay Suuqa Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Caawa markii ugu horeysay tan iyo intii uu xilka qabtay lagu arkay isagoo wareegaya Xarunta Madaxtooyadda Horteeda iyo Suuqa Xero Awr ee Bisiniska. Madaxweyne Siilaanyo waxa socodkan ku wehelinaysay Marwadiisa Aamina Waris, Chief of Cabinetka Madaxtooyadda iyo Xoghayihiisa gaarka ah, waxaana dusha kala socotay koox yar oo ka mid ah Ilaaladiisa gaarka ah. ma cada ujeedada uu u soo baxay Madaxweynuhu hase yeeshee goobaha uu maray ayaa waxa uu kula kulmayay dadweynaha jooga gaar ahaana waxa uu kula kulmay Maqaaxida ka soo horjeeda Madaxtooyadda Ardayda Jaamacadda oo halkaas u soo Shaah doontay halka Suuqa Xero Awrna uu ku salaamay dadweynihii ka adeeganayay Xarunta Bisiniska oo ah Suuq-yare la adeegto oo haya noocyada kala duwan ee Kosmaatigyada
-
Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Caawa Socod Uu Ku Kali Yahay Ku Soo Maray Qaar Ka Mid Ah Meherada Magaaladda Hargeysa Qaarkood, Shacabkana Ka Wareystay Noloshooda Iyo Dareenka Ay Dadku Ka Bixiyeen Hargeysa (Ramaas) June 9,2011 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa fiidkii isaga oo kalidii ah booqasho ku tagay meherado ka mid ah xaafada Xero ee Magaaladda Hargeysa. Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo la sheegay inuu kalidii watay gaadhi yar oo nooca loo yaqaano Indho-Cadaha ayaa uu mid mid u galay meheradaha laga tukaansado iyo huteelada dadku habeenkii wax ka cunaan ee xaafadda Xero-Awr. Wariye ka mid ah wariyayaasha ka hawl-galla wargeysyadda madaxa-bananaan ee ka soo baxa Hargeysa oo la kulmay Madaxwaynaha oo dhex fadhiya huteel uu doonayay inuu ka casheeyo ayaa Ramaas u sheegay inuu arkay Madaxwaynaha oo kalidii tamashlaynaya. Madaxwaynaha Somaliland oo aan caawa wadan ilaalo amaankiisa sugta ayaa dadkii arkay waxa ay ka muujiyeen dareen isugu jira farxad iyo naxdin, iyagga oo la yaabay Madaxwaynihii dalka oo kalidii socda, dhanka kalena waxay warwar ka muujiyeen amaankiisa oo ay tilmaameen inay khatar ku noqon karto Madaxwaynaha. Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo muddo dhowr saacadood ah si kalsooni leh u dhex socday dadka ayaa la sheegay inuu qasriga Madaxtooyadda dib ugu noqday isaga oo kaligii ah. Wariyahan Madaxwaynaha la kulmay ayaa sheegay inuu Madaxwaynuhu meheradaha sida huteelada iyo tukaanada waydiinayay qiimaha alaabooyinka ay hayaan, isla-markaana wareysanayay sida xaalada noloshoodu tahay, isaga oo dadka ula sheekaysanayey si caadi ah. Socodkan uu madaxwaynaha Somaliland ku soo maray meelo badan oo ka mid ah suuqyadda Xaafadda Xero-Awr ayaa loo qaadan karaa inay tahay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo doonayay inuu indhihiisa ku soo arko xaalada ay ku sugan yihiin dadka uu Madaxwaynaha u yahay ee doortay.
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa ka yaabiyay Dadweynaha Hargeysa Socodna ku soo maray magaalada June 9th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ka yaabiyay dadweynaha ku dhaqan caasimada Hargeysa ka dib markii uu isagoo kaligii ah booqday qaar ka mid ah meheradaha laga cunteeyo iyo kuwa laga dukaansado ee qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo oo saarnaa baabuur yar oo Grande ah isla markaana aan wadan wax ilaalo ah ayaa booqday dukaanka weyn ee ku yaala galbeedka Magaalada halkaasi oo uu galay gudaha isla markaana uu salaamay dadkii meherada ku sugnaa ka dibna uu baayacay qaar ka mid ah badeecadihii dukaanka yaalay, taasina ay sababtay in dadkii dukaankaasi ku sugnaa ay si weyn ugu naxeen uguna farxeen Madaxweynaha oo kaligii inta uu gaadhi ka soo degay xili habeen ah dadka iska dhex socda. Madaxweynuhu waxa kale oo uu soo maray Dukaanka weyn ee Hargeisa Business Center ee ku yaala xaafada Xero-awr ee degmada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa waxaana markii uu meheradaasi galay ee uu salaamay dadkii wax ka iibsanayay iyo kuwii meherada hayayba ay dadkii ku firkanaxeen madaxweynaha waxaanay kala hororsadeen salaantiisa iyagoo u gacan qaadeen mid mid. Dadweynihii halkaasi joogay waxay Madaxweynaha ku ammaaneen inuu kaligii si kalsooni leh u dhex socdo bulshadiisa si uu u indhihiisa ugu arko xaalada Nabadgelyo ee caasimada Hargeysa isla markaana u darso xaalada nololeed ee bulshada. Madaxweynuhu waxa kale oo uu galay Muqaaxi dadka danyarta ahi ku cunteeyaan oo ku taalla xaafada xero-awr ee magaalada Hargeysa waxaanu halkaasi si weyn ugu qaabilay dadkii halkaasi ku sugnaa oo ay fajiciso ku noqotay Madaxweynaha oo kaligii kadinka uga soo galay. Waxaanay ku bogaadiyeen tallaabadan uu qaaday oo ay ku doodeen inay ka taageerayso sidii uu indhihiisa ugu arki lahaa xaalada nololeed ee qeybaha kala duwan ee bulshada. Intaasi ka dib waxa uu ku soo laabtay xarunta madaxtooyada waxaanu gaadhigii yaraa kaligii kaga dagay meherad shaah oo ka soo horjeeda Madaxtooyada waxaanu mid mid ugu gacan qaaday dhalinyaro meherada fadhiday oo Madaxweynaha uga mahad celiyay booqashada uu ku soo maray meheradaasi iyo qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa. Waxaanu socod ku galay madaxtooyada isagoo dadweynaha hor marayayna salaamayay. Waa Madaxweynihii u horreeyay ee xili habeenimo ah isagoo aan wadan wax ilaalo ah gaadhi yar ku dhex mara caasimada Hargeysa.
-
Somalina maybe because Cumar Buur was not From the south lolz and he was just working for his province in the north.
-
Somalina;727512 wrote: Awoowe, tolka waa qurux badan yihiin. Get with the program. ;)