-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland president Siilaanyo appoints new head of supreme court
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Gudooyiha Cusub ee Loo Soo Magacaabay Maxkamada Sare ee Somaliland oo Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ula Wareegay. “Xilka aan wareejinayaa waa xilkii maxkamada xilkii garsoorka iyo xilkii waaxda,waxana aan …” Gudoomiye Oomane. Hargeysa(GNS) Gudoomiyaha cusub ee maxkamada sarre mudane Yuusuf Ismaaciil cali ayaa maanta si rami ah xilka ugala wareegay gudoomniyihii hore ee maxkamadaasi Mudane maxamed ismaaciilXirsi (Oomana) Xafladan xil wareejinta ayaa ka qabsoontay xarunta guud ee maxkamada sarre ee qaranka munaasibadan xilka lagula kala wareegayay ayaa wax ka soo qayb galay gudoomiyihii horre ee maxkamada qaranka gudoomiyaha cusub ee maxkamadaasi, garyaqaano, qareenno iyo waliba marti sharaf kale oo fara badan. Waxana halkaasi ka hadlay gudoomiyihii hore ee maxkamada sarre Mudane Maxamed Ismaaciil Xirsi (Oomana) waxana uu sheegay in uu si toos ah ula shaqayn doono gudoomiyaha cusub ee maxkamada sarre, waxana hadaladiisii ka mid ahaa “Xilka aan wareejinayaa waa xilkii maxkamada xilkii garsoorka iyo xilkii waaxda,waxana aan xilkii maxkamada sarre ee qaranka ku wareejiyay Gudoomiyaha cusub ee maxkamada sarre Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali, intii aanu soo haynay waanu soo haynay ,xilka maalinba nin baa jooga, ceeb ma leh xilku, waxa weeye in qof laga qaado qof kalena loo wareejo ,waa in uu qofba mar hayo, waa in qofkii looga maarmi waayo la saaro xilka , waxaan balan qaadayaa inaan la shaqaynayo gudoomiyaha cusub wixii tallo iyo toosin ahba diyaar ayan ula ahay” Waxa isna halkaasi hadal ka soo jeediyay Gudoomiyaha cusub ee maxkamada sarre Mudane Yuusuf Ismaaciil cali, waxana uu mahadnaq balaadhan usoo jeediyay madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland waxana uu sheegay in uu taageersan yahay xeerkii uu laalay madaxweynahu ee ahaa Gudidii nabadgelyada, isagoo arintaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi “Waxan balan qaaadayaa inaan garsoorayaasha kula dhaqmo sida ay xeerka utoosiyaan , garsoorayaasha iyo xeerilaaliyayaasha waliba xeer ilaaliyaha guud ee uxilsaaran hawsha gudida cadaalada inaan kula xisaabtano shaqadooda uhufnaantooda iyo waliba daacadnimadooda iyo sida ay xeerka ugu dhaqmaan garsooraha is yeelyeelaya waan garanayaa iyo garsooraha sida wanaagsan ugudanay shaqadiisa labadaba waan kala garanayaa" Xafladan ayaa ahayd mid ku bilaabatay jawi wanaagsan waxana ay ku soo dhamaatay waji wacan,balse waxa laga warsugayaa labada golle qaran ee soomaaliland oo maalmaha soo socda la horgeyn doono ansixinta gudoomiyaha cusub. -
Jacaylbaro;732003 wrote: Xaaji Xunjuf oo hees dhageysanaya ,,, waryaa dee bina adan baan ahay waan dhegeysta musikada mar mar
-
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Cutub Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Shimbiraalle Ee Gobolka Sanaag + Deegaano Puntland Ah Oo Cabsi Laga Dareemayo Iyo Maamulka Garoowe Oo Walaac Ka Muujiyay. Shimbiraalle(Ramaas) July. 4, 2011- Wararka ka imanaya deegaanka Shimbiraalle ee Bariga Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan milatariga Somaliland ay gaadheen maanta deegaankaas, iyaga oo halkaas ku gaadhay si nabad ah. Ciidamada oo la sheegay in ay si weyn u qalabaysan yihiin ka soo dhaqaaqay fadhiisin ku taala duleedka Bari ee Magaalada Ceerigaabo, waxaana ay la wareegeen inta badan amaanka jidaas, iyada oo aan la sheegin wax iska horimaad ah oo dhacay, waxaana la dhulkaas isaga baxay ciidamo beeleedyo taabacsanaa Puntland oo aan la ogayn halka ay ku dambeeyeen. Wararku waxa ay sheegin un dadweyanaha ku nool deegaanka Shimbiraale ay si weyn u soo dhaweeyeen ciidanka, iyaga oo ku faraxsan joogitaankooda, maadaama oo amniga uu ahaa mid faraha ka baxay,isla markaana ay dhici jireen dilal caadi noqday oo saameeyay deegaamadaas qaarkood. Dhanka kale maamul goboleedka Puntland oo ka hadlay galabta arrintan, ayaa walaac xoog leh ka muujiyay qabsashada Shimbiraalle ee ciidanka Somaliland., iyaga oo ku tilmaamay dhul ballaadhsi ay Somaliland ku doonayso in ay kula wareegto deegaano laga taageersan yahay Puntland. Maxamuud Siciid Dabayl oo ninka Puntland ugu magacaaban guddoomiyaha gobolka Sanaag oo la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa ugu baaqay dadka reer Shimbiraalle in ay hubka u qaataan sidii ay dhulkooda ugu saari lahayeen ciidamada Somaliland, waxaana uu yidhi” Ciidamada soo galay deegaanku waxay noolo muuqataa in ay soo socoto mid la mid ah dhibaatadii Kalshaale, dadka waxa aanu leenahay dhulkiina ka difaaco kuwa ku soo duulay(Somaliland)” -
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
wrong shimbiraale is east of ceerigaabo south east of ceerigaabo to be exactly i am not sure about a maakhir army though -
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Cutub Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Shimbiraalle Ee Gobolka Sanaag + Deegaano Puntland Ah Oo Cabsi Laga Dareemayo Iyo Maamulka Garoowe Oo Walaac Ka Muujiyay. Shimbiraalle(ishaNews) July. 4, 2011- Wararka ka imanaya deegaanka Shimbiraalle ee Bariga Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan milatariga Somaliland ay gaadheen maanta deegaankaas, iyaga oo halkaas ku gaadhay si nabad ah. Ciidamada oo la sheegay in ay si weyn u qalabaysan yihiin ka soo dhaqaaqay fadhiisin ku taala duleedka Bari ee Magaalada Ceerigaabo, waxaana ay la wareegeen inta badan amaanka jidaas, iyada oo aan la sheegin wax iska horimaad ah oo dhacay, waxaana la dhulkaas isaga baxay ciidamo beeleedyo taabacsanaa Puntland oo aan la ogayn halka ay ku dambeeyeen. Wararku waxa ay sheegin un dadweyanaha ku nool deegaanka Shimbiraale ay si weyn u soo dhaweeyeen ciidanka, iyaga oo ku faraxsan joogitaankooda, maadaama oo amniga uu ahaa mid faraha ka baxay,isla markaana ay dhici jireen dilal caadi noqday oo saameeyay deegaamadaas qaarkood. Dhanka kale maamul goboleedka Puntland oo ka hadlay galabta arrintan, ayaa walaac xoog leh ka muujiyay qabsashada Shimbiraalle ee ciidanka Somaliland., iyaga oo ku tilmaamay dhul ballaadhsi ay Somaliland ku doonayso in ay kula wareegto deegaano laga taageersan yahay Puntland. Maxamuud Siciid Dabayl oo ninka Puntland ugu magacaaban guddoomiyaha gobolka Sanaag oo la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa ugu baaqay dadka reer Shimbiraalle in ay hubka u qaataan sidii ay dhulkooda ugu saari lahayeen ciidamada Somaliland, waxaana uu yidhi” Ciidamada waxa weheliya xoolo dhaqato ka timid Burco,waxaana arintan noolo muuqataa in ay soo socoto mid la mid ah dhibaatada Kalshaale, dadka waxa aanu leenahay dhulkiina ka difaaco kuwa ku soo duulay(Somaliland)” -
Ciidamo Somaliland kasocda ayaa dhulbalaarsi ka wada Shimbiraale”Gudoomiyaha gobolka Sanaag Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Dabayl ayaa maanta sheegay in ciidamo katirsan maamulka Somaliland inay soo gaareen deegaanka Shimbiraale ee bariga gobolka Sanaag. Gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Dabayl oo waraysi siinayay maanta warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in ciidamo katirsan maamulka Somaliland inay soo gaareen deegaanka Shimbiraale ee bariga gobolka Sanaag. Waxaa uu sheegay gudoomiyaha in ciidamadaasi uu lasocdo maamulkiisa dhaqdhaqaaqa ay wadaan,waxaana uu sheegay in ujeedada ciidanka ay u yimaadeen deegaankaasi uu yahay mid salka ku haya dhulbalaarsi sida uu sheegay. “Ciidamada waxaa wehliya xoolo dhaqato katimid Burco,waxaana arintan noolo muuqataa inay soo socoto mid la mid ah dhibaatada Kalshaale”ayuu si kulul u yiri gudoomiyaha gobolka Sanaag. Waxaa uu dhinaca kale uu xusay gudoomiyaha in degmada Shimbiraale ee gobolka Sanaag inay beelaha deegaankaasi wadaan qabanqaabo ay kaga hortagayaan ciidamada Somaliland sida uu sheegay. Ugu dambeyntii waxaa uu sheegay gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Saciid Dabayl inuu ka digayo in dhibaato ay ka dhacdo degmada taasi oo uu sheegay inay gaysan karto qasaaro baaxad leh. Maamulka gobolka Sanaag ee dowladda Puntland ayaa marar badan sheegay in maamulka Somaliland uu faragalin ku hayo deegaano katirsan bariga gobolka Sanaag oo uu ka arimiyo maamulka Puntland. Horseed Media.
-
Madaxwayne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyay Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Muddo Ku Xidhnaa Xabsiga Gabiley Hargeysa, July 4, 2011 (Haatuf) - Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay Cafis u Fidiyay Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Qawrax Muuse Xuseen oo Muddo Todoba bilood ah ku Xidhnaa Jeelka magaaladda Gabiley. Qawrax Muuse Xuseen ayaa Maxkamada Gobolka Gabiley ku Xukuntay Seddex sanno oo Bilaa iib ah ayaa isagu saxaafada u sheegay in uu muddo ku dhex Xanuunsanayay jeelka Gabiley. Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale oo Hanti dhawrku ku soo eedeeyay lunsi hanti qaran ayaa ka mid ahaa Masuuliyiintii Xukuumadii hore ee udub. Cafiska Madaxwayne Siilaanyo u Sameeyay masuulkan ayaa aad looga Soo dhaweeyay Magaalooyinka Gabiley iyo Wajaale.
-
Somaliland President accepts Invitation from South Sudan
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
SOMALILAND: President Ahmed Siilanyo Accepts An Invite to South Sudan’s Independence Ceremonial HARGEISA (SomalilandPress)—President Ahmed Siilaanyo received an official invitation from the president of South Sudan Salva Kiir to attend the Declaration of Independence of the Republic of South Sudan on the 9th of July, 2011. South Sudan is set to become the 54th nation in the African continent after long fought civil against Northern Sudan’s rule that saw thousands of lives lost and millions displaced. The invitation of Somaliland’s president Ahmed Siilanyo to South Sudan’s historic day has been welcomed with delight in Somaliland by both the government of Somaliland and its citizens. Somaliland believes it could use the south’s independence as a precedent as it seeks more support for its case for international recognition and become the 55th nation in the continent after South Sudan. Some foreign observers and politicians believe the Juba government will recognize Somaliland which will pave the way for other regional powers to follow. Somaliland became a British protectorate in 1888 after the Berlin Conference of 1884-85 during which the European Powers effectively carved up the African continent between themselves. It was in June 26th 1960 upon an agreement signed between Britain and Somaliland that it became an independent country. At that time Somaliland was formerly recognized as the Republic of Somaliland by the UN and 35 countries, including Britain, USA, Israel and Egypt. Somaliland willingly decided to unite with South Somalia formerly Italian Somalia on July 1st, 1960 when the South gained their sovereignty from Italia. Somaliland however reclaimed its Sovereignty in 1991 after the overthrow of former dictator Mohamed Siyad Bare and his henchmen after a long brutal civil war. Source:SomalilandPress -
Somaliland: 4 star hotel opened with shopping center in burco +VIDEO
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waliga ba star ku mereyso -
Who cares what Mr cheese said he is gone exit.
-
Somaliland: 4 star hotel opened with shopping center in burco +VIDEO
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ninkan Jacayl baro Burco la col yahay wax qarsoon maha -
Akash why is Awdal state still touring Holland , awdal state is in Holland but not in Awdal why is that?
-
Ethiopia kills ONLF fighters, Swedish newsmen wounded Mon Jul 4, 2011 1:40am IST * Rebels tried to enter via Somalia * Journalists wounded in operation against ONLF By Aaron Maasho ADDIS ABABA, July 3 (Reuters) - Ethiopian troops have killed 15 fighters in the country's Somali region in an operation that also led to the wounding of two Swedish journalists accompanying the rebels, an official said on Sunday. More commonly known as the O'gaden the ethnic Somali province is home to a low key insurgency led by the O'gadenNational Liberation Front (ONLF), which has fought for independence since 1984. The pair had crossed into the region on Thursday from neighbouring Somalia along with a team of ONLF fighters that plotted to carry out attacks in the province, government spokesman Shimelis Kemal told Reuters. "Fifteen rebel fighters, all armed, were killed while six were injured. Two Swedish journalists got lightly wounded during the operation," he said. "They are in custody at the moment, having received treatment for their wounds." Officials from the Swedish embassy in the capital were not immediately available for comment. The ONLF said it lost contact with the journalists on July 1 and blamed authorities in the breakaway Somali state of Puntland for their arrest. "(The) ONLF believes that these photojournalists are now in the hands of the Ethiopian government and fears for their lives and safety," it said in a statement. "The ONLF further condemns the Puntland authorities who facilitated the arrest and passed their information to Ethiopian security agents," the group added. The allegations are difficult to verify because journalists and aid groups cannot move unhindered in the area. Apart from the low key rebellion, the arid region has also been the scene of several kidnappings during the past four years and a number of banditry incidents. Two workers of the U.N. World Food Programme (WFP) went missing in May following an ambush by gunmen. Government authorities and the ONLF each blamed the other for a May 13 attack in which one U.N. worker was killed and another injured. The missing pair has since been recovered. Ethiopian forces waged an offensive against the rebels in late 2007 after the group attacked a Chinese-run oil facility, killing 74 people. Analysts say the rebels were weakened but are still able to launch hit-and-run attacks. Ethiopia says the O'gaden basin may contain 4 trillion cubic feet of gas and major oil deposits. (Additional reporting by Tesfa-alem Tekle; Editing by George Obulutsa) (For more Reuters Africa coverage and to have your say on the top issues, visit: af.reuters.com
-
Naxar Nugaaleed;731978 wrote: feel for the man and kinda crazy that not one but both but what makes kids "yours" is that you've raised them If they carry your genes that makes kids yours and raising them is part of that , But its so sad for that man and she said sorry how can you say sorry? atleast she should've told him when she was pregnant.
-
African Union: Beyond passive peacekeeping? Inside story +VIDEO
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://english.aljazeera.net/programmes/insidestory/2011/07/201173113526511344.html -
Inside Story African Union: Beyond passive peacekeeping? As the AU takes on an expanded role in Somalia, we ask what this means for the war-torn country. Inside Story Last Modified: 03 Jul 2011 13:12 Some 3,000 Ugandan soldiers from the African Union (AU) mission have arrived in Somalia to help government forces battle al-Shabab, a group trying to overthrow Somalia's weak Transitional Federal Government (TFG) and impose Islamic law. This comes after the mandate of the AU mission was expanded from peacekeeping to enforcement of peace last month, meaning that AU soldiers can now lead the onslaught against al-Shabab. And they say they are making significant headway in the battle for control of Mogadishu, the Somali capital - more than half of which is under the control of al-Shabab. But the group, which is believed to have links to al-Qaeda franchises and has recently been targeted by US drone strikes, is growing stronger as it consolidates its hold over much of the country. So what now for the war-torn country? Can the transitional government pull together at last? Inside Story, with presenter Shiulie Gosh, discusses with Stig Hansen, an associate professor in international relations at the Norwegian University of Life Sciences and the author of Borders of Islam, and Mohammed Gure, the chairman of the Somali Concern Group, a voluntary organisation.
-
Caruurtada reer abti ba lo sameya marka wala yara fogaada
-
FIDHIN;731933 wrote: mad madoobaa dadku lol
-
Somaliland president Siilaanyo appoints new head of supreme court
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweyne Siilaanyo oo Xil Cusub ku soo Kordhiyey Hay’adda Garsoorka Somaliland Hargeysa 02 July 2011 (SNN)- Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo muddooyinkaba waday wax-ka-beddel uu ku samaynayey garsoorka, ayaa magacaabay xil ku cusub hay’adda garsoorka Jamhuuriyadda Somaliland, kaas oo ah Garyaqaannka Guud ee Qaranka. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed caawa laga soo saaray Madaxtooyada Md. Siilaanyo waxa uu garyaqaanka guud ee qaranka u magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan, kaas oo uu sheegay inuu u gartay xilkaasi oo ah mid qaranka muhiim u ah. Warsaxaafadeedkaas oo uu ku faahfaahiyey sababaha uu u doortay iyo shaqooyinka uu qaban doono, waxa uu u qornaa sidan; “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ) waxa uu magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan inuu ahaado Garyaqaanka Guud ee Qaranka JSL, kaas oo buuxin doona xilkan oo muhiimad weyn u leh Qaranka. Xilkan oo loo baahnaa inuu xilli hore dalku yeesho waxa maqnaanshihiisa u baahday waajibaadka uu xafiiskani fulin-doono oo dhan, oo ay ka mid tahay Faafinta Xeerar iyo Shuruucda ay ansixiyaan Golayaasha Qaranku, Madaxweynuhuna Saxeexo oo aan hore u jirin. Madaxweynuhu Waxa uu Digreetadaa ku yidhi:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Arkay: Qodobka 48aad ee Xeerka Nidaamka Garsoorka, Markuu Aqoonsaday: Baahida loo qabo buuxinta jagada Garyaqaanka Guud ee Qaranka, Markuu Ka Fiirsaday: kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo, Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay. Wuxuu go’aansaday In Mudane, Ibraahim Iidle Saleebaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Garyaqaanka Guud ee Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.”
