-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland: President announces formation of political parties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland: President announces formation of political parties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waad Ogaydeen In Guddidu Ay Soo Jeediyeen In Shacbigu Doonayo In Asxaabtii La Furo, Sidaa Daraadeed, Wax Ka Bedelka Iyo Kaabista Xeerka Ayaan Idiin Soo Qadimay” Madaxweyne Axmed Siilaanyo Hargaysa, June 19, 2011 (Haatuf) – “Waxaan doonayaa inaan idiin sheego in Go’aankii Furista Ururada iyo Wax ka bedel kaabid lagu sameeyo aan idiin soo qadimay, waad ogaydeen intii muddo ah, waxa ina horyaalay oo aan guddi u saaray oo dood badani ka taagnayd qaranka furista Asxaabta in la furo iyo in aan la furin, guddibaynu u saarnay, guddidii waxa ay ka soo warsatay shacabkii, qiimayn fara badan bay soo samaysay, dedaal aad u fara badan bay gashay, markaa waxa ay soo jeediyeen in shacbigu doonayo in Asxaabtii la furo, sidaa daraadeed, sidii balanku ahaa, go’aankaa furista Asxaabta iyo wax ka bedelka iyo kaabista lagu samaynayo xeerarka nidaamka Asxaabta ayaan idiin soo qadimay, insha allaahu waxa aan rajaynayaa taa in aad waajibkeeda ka gudan doontaan”. Madaxweyne Siilaanyo ayaa sidaasi ku sheegay Khudbad uu maalintii shalay ka jeediyey golaha Wakiilada Somaliland oo lagu furayey Hool cusub oo loo dhisay golahaasi, kaas oo ay ka baxday lacag dhan yahay $310 kun oo Dollar, isla markaana boqolkiiba 10% ay bixisay xukuumada cusub ee Somaliland, waxaana maalgelisay Ururka Baarlamaanada Afrika ee AWEPA. Munaasibada xadhigaga lagaga jarayey Dhismahan ayaa waxa sidoo kale ka soo qayb galay Shirguddoonka Golaha Wakiilada, Guurtida, Xildhibaanada Baarlamaanka, Guddoomiyeyaasha saddexda Xisbi Qaran iyo xubno ka mid ah golaha Wasiirada. Madaxweyne Siilaanyo ayaa sidoo kale sheegay munaasibadaasi ka sheegay inuu wax ka bedel uu ku sameeyey Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo Garsoorayaasha Maxkamada Sare, waxaanu yidhi isaga oo arintaasi ka hadlaya “Waaanagii gacan galinay garsoorka iyo Maxkamadaha oo tacadiyo badani ay ka jireen arrinkaas isku bedal ayaaan ku samayey Garsoorayaasha iyo gudoomiyaha Maxkadamada Sare intooda badan. markaa inaad ansixisaan isku bedalkaas ayaan idinka Codasayaa waanad Mahad santihiin.” Sidoo kale waxa isna halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), kaas oo u mahad naqay Ururka AWEPA ee Baarlamaanka Afrika oo maalgeliyay dhismahan, waxaanu intaasi ku daray in dhismahan ay ku baxday 310 kun oo Dollar, waxaana kharashkaasi 10% bixisay xukuumada cusub ee Somaliland. waxa kale oo uu xusay in dhismahan ay gacan ka geysteen Golaha Wakiiladdu. Waxaana halkaasi uu Madaxweynuhu shahaado sharafeedyo ku gudoonsiiyey Hay’ada AWEBA oo maalgelisay dhismaha cusub ee loo sameeyey Golaha Wakiillada. Waxa isaguna shahaado la gudoonsiiyey Injineerkii dhisay Xarunta Cusub ee Golaha Wakiillada oo ah Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Eng Ciise Cali Xamari oo Guddoomiyaha Wakiiladu uu u guddoomay maadaama oo Ciise Xamari uu dalka ka maqan yahay. -
Breakingnews Prime minister faarmaajo resigns
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dowladda Itoobiya oo soo dhaweysay heshiiskii ay madaxda DKMG ah ku gaareen Magaalada Kampala Axad, June 19, 2011 (HOL) – Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay taageersan tahay heshiiskii 10-ka qodob ka koobnaa ee madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay horraantii bishan ku kala gaareen magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda. Warsaxaafadeed ay xukuumadda Itoobiya soo saartay ayaa lagu sheegay in ra’iisul wasaaraha dalkaas Meles Zenawi uu taageersan yahay heshiiskii Kampala, kaasoo ay khilaafkooda ku xalliyeen madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya. Qoraalka dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay inay taageersan yihiin in shir dib u heshiisiineed oo lagu qabto gudaha dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho kaasoo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada siyaasadda Soomaaliya isku-haya. Sidoo kale, qoraalkan waxaa looga soo horjeestay banaanbaxyadii Muqdisho ka dhacay labadii todobaad ee lasoo dhaafay, kuwaasoo lagu taageerayay xukuumaddii ra'iisul wasaarihii iscasilay loogana soo horjeeday madaxda kale ee dowladda Soomaaliya iyo heshiiskii Kampala. Dowladda Itoobiya waxay sheegtay inay garab-taagan tahay DKMG Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika (AMISOM) ee ka socda dalalka Uganda iyo Burundi, kuwaas oo dagaal kula jira baa lagu yiri warsaxaafadeedka Xarrakada Al-shabaab. Xukuumadda Itoobiya ayaa noqonaysa dowladdii ugu horreysay oo taageerta heshiiskii Kampala marka laga reebo dowladda Uganda oo dalkeeda lagu gaaray, waxaana jira dalal kale oo kasoo horjeestay heshiiskaas. -
Breakingnews Prime minister faarmaajo resigns
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ra’iisal wasaarihii Soomaaliya Farmaajo Oo Iscasilay Goordhawayd Muqdisho (Ramaas) June. 19, 2011- Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Famraajo) ayaa iska casilay xilka ra'iisul wasaarenimo ee Soomaaliya, kaddib markii uu cadaadis xooggan kala kulmay dowladda Uganda iyo dalalka kale ee daneeya arrimaha Soomaaliya. Farmaajo ayaa iscasilay kadib kulammo saacado socday uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya iyo saraakiil ka socday Uganda iyo AMISOM oo ay ka mid ahaayeen taliyaha guud ee ciidamada dalka Uganda Gen. Aronda Nyakairima iyo taliyaha cusub ee AMISOM Maj. Fredrich Mugisha. Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in iscasilaadda Ra'iisal wasaarihii Soomaaliya ay qayb ka tahay heshiiskii Kampala, iyadoo lagu wado in Farmaajo uu saxaafadda la hadlo goor dhow. Ra'iisal wasaaraha iscasilay ayaa toddobaadkii hore shir jaraa'id ku sheegay in aanu iscasilayn inta heshiiskii Kampala ay go'aanno ka gaadhi doonaan baarlamaanka Soomaaliya, waxaana sheegay in isaga iyo xukuumaddiisu ay sii shaqeyn doonaan. Taliyaha ciidamada Uganda, taliyaha AMISOM iyo saraakiil la socday ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay kulammo la lahaa Ra'iisal wasaaraha, inkastoo uu dhawr jeer oo hore diiday inuu is casilo ayuu haddana maanta si lama filaan ah ugu dhawaaqay. Farmaajo ayaa xilkan loo magacaabay bishii Oktoobar ee sannadkii hore, kadib markii uu khilaaf soo dhexgalay Ra'iisal wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo Madaxweyne Sheekh Shariif, iyadoo Farmaajo uu soo dhisay xukuuumad ka kooban 18-wasaaradood -
Somaliland: President Silanyo dismisses head of Supreme Court
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War Degdega:Madaxwayne Silanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyihii Maxakamada Sare Iyo Isku Shaandhayn Lagu Sameeyay Garsoorka Dalka Hargaysa ( Waaheen ) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxakamada Sare Maxamed Xirsi Oomane, waxa uu sidoo kale Madaxwaynuhu isku shaandhayn balaadhan ku sameeyay Garsoorkii Dalka. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa wakhti yar ka dib xidhitaanka Shirwaynihii Dib- u habaynta Garsoorka Somaliland taasoo uu Madaxwaynuhu ka jeediyay khudbad uu aad uga dayriyaya nidaamka Cadaalada Dalka kuna balan qaaday inay Xukuumadiisu si dhakhso ah wax uga qaban doonto Short URL: http://waaheen.com/?p=16578 -
Somaliland: President Silanyo dismisses head of Supreme Court Posted on 19/06/2011 in Latest Headlines Hargeisa(JSLTimes.com) – The president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo today issues a presidential decree in which he dissolves the committee of Judges of Somaliland Supreme Court and he dismisses from his post the head of Somaliland Supreme Court Mr.Mohamed Hirsi Oomane and submits it to the parliament and the senate. On the other hand, the president requested them to do their duty and accept the dismissal of the head of Supreme Court. the president hereby appoints judges that will replace the dismissed ones. The head of Somaliland Supreme Court Mr.Mohamed Hirsi Oomane has been replaced This step taken by the president is part of efforts to right Somaliland justice system. The dismissed judges 1. Mr. Shawqi Elmi Ali 2. Mr. Osman Husen Khayre 3. Mr. Ahmed Diiriye Qalib 4. Mr. Abdi Emi Hasan 5. Mr. Mohamed Yusuf Aynaan 6. Mr. Osman Ismail Ahmed 7. Mr. Mohamed Abdi Naleye 8. Mr. Mohamud Hirsi Farah The newly appointed judges expected to replace the dismissed ones 1. Mr. Ahmed Husen Dirir to be a judge of Supreme court. 2. Mr. Abdiqani Ahmed Mohamed 3. Mr. Abdirahman Salah Mohamed 4. Mr. Abdirahman Madar Arale 5. Mr. Mohamed Omar Geele reinstated as judge of the supreme court 6. Mr. Yasin Hasan Ismail
-
Somaliland: President announces formation of political parties
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War Degdega: Madaxwayne Siilaanyo Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay Furista Ururada Una Gudbiyay Barlamaanka Hargaysa (Waaheen) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo ayaa saaka Qudbad uu ka jeediyay Xaflad uu ku furayay Dhisme Cusub oo loo dhisay Golaha Wakiilada kaga dhawaaqay Furista Ururada, isagoo Madaxwaynuhu intaa ku daray in uu u gudbiyayay Golaha Wakiilada. Madaxwayne silanyo ayaa hore Gudi ugu saaray ka soo talo-bixisa Furista Ururada Siyaasiga ah Gudidaas oo ku talisay in la furo Ururada una gudbiyay Go’aankooda Madaxwaynaha oo laga dhursugayay inuu si rasmi ah ugu dhawaaq. U gudbinta Baarlamaanka uu Madaxwaynuhu u gudbiyay arrintan Furista Ururada ayaa ka turjumaysa in uu Madaxwaynuhu si rasmi ah ugu dhawaaqay taasoo ay Barlamaankuna ka gudan Doonaan Wajibaadkooda Dastuuriga ah. -
Somaliland: President announces formation of political parties Posted on 19/06/2011 in Latest Headlines Hargeisa(JSLTimes.com) – President of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo today delivers speech to the parliament. He opened a new building for Somaliland representatives and officially announces the formation of more political parties. The president added that he submitted it to the parliament to pass it. The president earlier appointed a committee that will deliberate the formation of political parties and they submitted a verdict in favor of it two weeks ago. Having the president submitted to the parliament the decision of forming more political parties; it indicates that the president officially announces it. The project of the new building was implemented by the organization of African parliament and estimated money of around 310 million dollars was spent. The ceremony was attended by the chairpersons of the three political parties, the Finance Minister, parliamentary speaker, members of the parliament, the senate and other honorable guests. The president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud siilaanyo said in a speech delivered on this occasion of opening new premises for the parliament and thanked the organization of African parliament for their help in assisting us. The government of Somaliland contributed 10 percent of the budget of the new building.
-
Breakingnews Prime minister faarmaajo resigns
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ra’isal wasaare Farmaajo oo goordhow iscasilay Ra’isal Wasaare Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa goor dhow shirjara’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay inuu iska casilay xilka ra’isal wasaaraha DKMS. Ra’isal ayaa sheegay hadalkan kadib markii magaalada Muqdisho uu kula kulmay madaxwaynaha DKMGS Shariif Sheekh Axmed,waxaana xilka ra’isal wasaaraha si Kumeel gaar ah loo sii dhiibay Ra’isal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka qorshaynta iyo xiriirka caalamiga Prof Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas. Ra’isal wasaare kuxigeenka ayaa sheegay inuu xilkan uu sii hayn doono tan iyo inta madaxwaynaha uu ra’isal wasaare cusub ku soo magacaabi doono muddo 30-maalmood ah. Madaxwaynaha dowladda KMGS Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa goobta ka sheegay in ugu mahadcelinayo iscasilaada ra’isal wasaare Farmaajo. Arintan ayaa la sheegay inay la xiriirto hirgalinta heshiiskii magalaada Kambala ay ku gaareen madaxwaynaha iyo guoomiyaha baarlamaanka taasi oo qeexaysay in ra’isal wasaaraha uu isku casilo maalmo gudahood kadib saxiixii heshiiskaasi ay qalinka kuwa duugeen madaxwayne Sheekh Shariif iyo Afhayeenka baarlamaanka Shariif xasan Sheekh Aadan. Dhinaca kale afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow ka soo dagay garoonka magaalada Muqdisho,waxaana shir jara’id uu qabtay ku sheegay in loo baahanyahay in laga gudbo khilaafka ka dhexjira Dowladda KMGS. Kala Soco Horseed Media faahfaahinta warkan Horseed Media. -
Breakingnews Prime minister faarmaajo resigns
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ra’iisul wasaare Farmaajo oo is casilay Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa maanta xilka Ra’iisul wasaaranimo ee dowladda KMG iska casilay Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo kadib markii sida la sheegay cadaadis lagu saaray in uu xilka ka dego. Sida Idaacada Shabelle ay u sheegeen ilo lagu kalsoonyahay oo ku sugan guriga Ra’iisul wasaaraha, waxaa xilkii Ra’iisul wasaaranimo ee dowladda KMG iska casilay Max’ed Cabdullaahi Farmaajo kadib kulan saacado badan qaatay oo manta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka oo la sheegay in ay wada qaateen Ra’iisul wasaarihii hore ee Xukuumada KMG Max’ed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa gaba gabadiisa la sheegay in la isku afgartay in la fuliyo heshiiskii lagu gaaray Magaalada Kampala sidaasina uu isku casilay Ra’iisul wasaarihii Xukuumada KMG Max’ed Cabdullaahi Farmaajo. Ilaha wararkaani ay ka heshay Shabelle oo ay ka mid yihiin xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in goobta uu isku casilay Ra’iisul wasaare Farmaajo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan AMISOM oo uu ka mid yahay taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM Mr. Mugish Wararka qaar ayaa tilmaamaya in Ra’iisul wasaare Max’ed Cabdullaahi uu cadaadis kala kulmay dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin wadamada safka hore iyo kuwa ciidamadu ay ka joogaan Soomaaliya. Wali majiro wax war ah oo uu siiyay Saxaafada Max’ed Cabdullaahi Farmaajo oo ku aadan iscasilaadiisa hase ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in goordhow uu saxaafada la hadli doono islamarkaana uu ka hadli arintaasi. -
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo is-casilay Axad, June 19, 2011 (HOL) – Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Famraajo) ayaa iska casilay xilka ra'iisul wasaarenimo ee Soomaaliya, kaddib markii uu cadaadis xooggan kala kulmay dowladda Uganda iyo dalalka kale ee daneeya arrimaha Soomaaliya. Mudane Farmaajo ayaa iscasilay kaddib kulammo saacado socday uu la yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo saraakiil ka socday Uganda iyo AMISOM oo ay ka mid ahaayeen taliyaha guud ee ciidamada dalka Uganda Jen. Aronda Nyakairima iyo taliyaha cusub ee AMISOM Maj. Fredrich Mugisha. Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa HOL u sheegay in iscasilaadda ra'iisul wasaarihii Soomaaliya ay qayb ka tahay heshiiskii Kampala, iyadoo lagu wado in Farmaajo uu saxaafadda la hadlo goor dhow. Ra'iisul wasaaraha iscasilay ayaa toddobaadkii hore shir jaraa'id ku sheegay inuusan iscasilayn inta heshiiskii Kampala ay go'aanno ka gaaro doonaan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya, wuxuuna sheegay in isaga iyo xukuumaddiisu ay sii shaqeyn doonaan. Taliyaha ciidamada Uganda, taliyaha AMISOM iyo saraakiil la socday ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay kulammo la lahaa ra'iisul wasaaraha inkastoo uu dhowr jeer oo hore diiday inuu is casilo ayuu haddana maanta si lama filaan ah isku casilay. Farmaajo ayaa xilkan loo magacaabay bishii Oktoobar ee sannadkii hore, kaddib markii uu khilaaf soo dhexgalay ra'iisul wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo madaxweyne Sheekh Shariif, iyadoo Farmaajo uu soo dhisay xukuuumad ka kooban 18-wasaaradood.
-
Naxar Nugaaleed;729327 wrote: ^ another thread started by Saalax, just go to your recent comments I did not say that
-
Wafti Ka Socda Shirkado Maalgashi Oo Laga Leeyahay Ingiriiska Oo Soo Gaadhay Hargeysa. Hargeysa (Ramaas) June 18, 2011 – Wafti balaadhan oo ka socda shirkado maalgashi oo laga leeyahay wadanka Inigiriiska ayaa saaka kas oo dagay garoonka Cigaal International Airport ee magaalada Hargeisa. Waftigaas waxa hogaaminayay Garyaqaan Maxamed Yusuf Cali Guray, oo ah gudoomiyaha Rugta ganacsiga ee Anglo-Somaliland Chamber of commerce ee magaalada London. Mudane Maxamed Yusuf waxa waftiga ku wehelinayay Maareeyaha shirkada maalgashiga ee SAVOY Investment Management, Mr. Paul D Heber iyo sarkaal kale oo ka socda shirkada Maalgashiga Saliida iyo Gaasta ee LIBERTAS, Mr. Alex MacDonald. Waftigu waxay caawa la kulmi doonaan Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, waxaa sidoo kale la filayaa inay safaro ku tagaan magaalooyinka Berbera, Burco iyo Ceerigaabo. Waftigu sidoo kale waxay sugayaan wafti kale oo ka socda dalka Maleeshiya oo galabta la filayo inay soo gaadhaan caasimada, kuwaas oo maalgashi ku samayn doona warshada hilibka ee Magaalada Burco. Waftiga uu hogaaminayo ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray, waxay todobaadkan ku qaban doonaan shir balaadhan oo lagu lafo guri doono fursadaha maalgashi ee ka furan dalka si loogu soo jeediyo khayraadka Somaliland indhaha caalamka. Halkan kala socda kulanka waftigu caawa la yeelan doono Madaxwaynaha Ramaasnews Desk
-
Africa’s progress belongs to Africa / Overseas Development Institute (ODI) LONDON, United-Kingdom, June 13, 2011/African Press Organization (APO)/ — ‘Progress in African development happens best when it is lead by African states and citizens’ is the message from a new global research project released by the Overseas Development Institute. The Mapping Progress report identifies the crucial role of effective leadership, smart policies, proper institutional foundations and international partnerships in driving development and calls for a new outlook on development. The report highlights star performers, surprise performers and potential performers across the continent for their progress in various areas including growth, agriculture, healthcare, education and sanitation. Logo: http://www.apo-mail.org/odi.jpg ODI Director Alison Evans said: “Looking across all of these tremendous examples we can see that the most transformative and sustainable developments have occurred when the commitment to change has come from African countries and communities. “This has happened in a number of ways – from the quality of political and technical leadership, to the quality and quantity of financing to specific innovations in delivery. “The world’s perception of Africa needs to change and we hope that this report will show a continent making great strides towards a brighter future.” The drivers of development Smart leadership – Transformation in Ghana, Rwanda and Brazil would not have happened without Presidents Rawlings, Kagame and Lula. Smart policies – Progress has involved a changing role for government away from controlling (markets and prices) to facilitating and enabling (investment and production), and, in the best cases empowering citizens. Policies have been built on clear vision or national strategy and have been evidence based. Smart institutions – In many countries, progress has been achieved through governance reforms that have decentralised and strengthened local institutions. Reforms have not only led to improved service delivery but also enabled more effective revenue collection and management of public finances. Smart friends – Effective international partnerships can be important catalysts for progress. These partnerships can take various forms beyond aid, including the transfer of knowledge and technology, international trading relations and diplomatic interventions. Development Progress Stories include: Ghana (Star performer) Government-led reforms of the domestic cocoa market have driven a tremendous record of agricultural growth – averaging over 5% for the last 25 years. Ghana is on track to meet Millennium Development Goal 1 – halving rates of poverty and malnutrition by 2015. Having raised food production per capita by more than 80% since the early 1980s, Ghana is largely self-sufficient in staple foods. Star performers, such as Ghana, have shown sustained progress for more than two decades. By diversifying products and services they have added considerable value to national performance. Star countries display a more mature level of development and are now beginning to face challenges more common to developed countries such as environmental degradation, aging populations and non-communicable diseases. Other Star perfomers include Bhutan, Thailand, Brazil and Uganda. Ethiopia (Surprise performer) Since emerging from civil war in 1991, Ethiopia has significantly improved access to education for its population. Primary school enrolment rates have risen by more than 13 million since 2005. A sustained Government commitment matched by increased spending, allowing the removal of school fees, has triggered this astonishing rise. Other surprise performers are Rwanda, Cambodia, Laos and Somaliland. Surprise performers such as Ethiopia have delivered progress against the odds, often recovering from crisis and war or dealing with ongoing conflict, challenging political situations and highly inaccessible topography. The surprise elements of progress in these countries often lie in the speed of recovery, sometimes allowing them to eclipse previous levels of development. Malawi (Potential performer) Malawi has the potential to deliver significant progress towards its development over the next decade according to a newly published global research project. The country’s recent progress in providing economic stability has begun to have a positive effect on development indicators, placing Malawi in the top 20 performers on several of the Millennium Development Goals. Growth of over 7% per year for most of the last decade and a steady fall in rates of inflation suggest a bright future for the country. Potential performers such as Malawi have shown recent examples of progress, often achieved over a short period of time. Progress may be limited to individual sectors or regions. Whilst these countries have already produced impressive results they now need to sustain them into the future. Other potential performers include Benin, Malawi and Burkina Faso. Distributed by the African Press Organization on behalf of the Overseas Development Institute
-
Kayse Cabdi Yuusuf Oo Ka Waramay Qaban-Qaabadda Shirka Nabadeynta Widh-Widh, Tiradda Wufuuda Ka Qayb-galaysa + Tabashooyinka Jirta Ee Shirka Lagu Axadhi Doono Widh-Widh (Ramaas) June 18,2011 – Kayse Cabdi Yuusuf oo ahaa sarkaal ka tirsanaa maleeshiyadda nabad-diidka ah ee SSC, balse dhawaan ka soo goostay ayaa isaga oo ku sugan Magaaladda Widh-Widh oo 20-ka bishan uu ka bilaabmayo shir lagaga hadlayo nabadgalyadda gobolada bariga ayaa ka hadlay habsami u socodka diyaar-garowga shirkaasi. Kayse Cabdi Yuusuf waxa uu sheegay in shirka ay ka soo qayb-galayaan ergooyin ka badan 200, kuwaas oo isugu jira hogaamiye-dhaqameedyo, siyaasiyiin iyo madaxda ururada bulshada rayidka ah ee gobolada Sool, Buuhoodle iyo bariga Sanaag. Mr Kayse Cabdi Yuusuf oo ka mid ah dadka shirka nabadeynta Widh-Widh qaban-qaabinaya oo caawa khadka telefoonka wareysi ku siiyay shabakada wararka ee RAMAASNEWS.COM ayaa isaga oo ugu horeyn ka hadlaya hanaanka qaban-qaabadu socoto waxa uu hadalkiisa ku bilaabay sidan “Hawshii si wanaagnsan bay u socotaa oo sidii loogu tallo-galay ayay u socotaa maxaa yeelay waa gogoo nabadeed oo diyaar garowgeeda ugu yaraan lix bilood lagu jiray, ka dib markii madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu baaqa nabadeed soo jeediyay isla-markaana degmadda Widh-Widh ay ahayd halkii ugu horeysay ee baaqaa nabadgalyadda qaadata hadda ka horna wareegii koowaad ee nabadu uu ka dhacay deegaanka degmadda Widh-Widh, gogoshan nabadeedna waa wareegii ugu dambeeyay ee arimahaas nabadgalyadda lagu soo gunaanadayey, hawshuna si sidii loogu tallo-galay ka qiimo badan ayay u socotaa, haddii ILAAHAY yidh waxaanu rajaynaynaa inuu Isniinta si rasmi ah u furmo.” Mr Kayse Cabdi Yuusuf, waxa kale oo uu ka hadlay dadka shirka ka soo qayb-galaya meelaha ay ka kala imanayan iyo tirada ay ugu tallo-galeen inay noqdaan “Dadka shirka ka soo qayb-galaya waa dhammaan beelaha degga Sool, Buuhoodle iyo bariga Sanaag oo tabasho wayni ay ku kala dhex jirto xukuumadda Somaliland, mararka qaarkoodna keenay gacan ka hadal, jabhado iyo ururo siyaasadeed, imikana waxay noqotay gogoshaa nabadeed ee Madaxwaynuhu ku dhawaaqay ma isla tagnaa oo miiska dushiisa ma ku wada hadalnaa, beelilhii goboladaa ee magaca wada lahaa ee tabashadu ka dhaxaysay weeyaan, haddii ay tahay hogaamiye dhaqameedyo, Isimo, Cuqaal ama siyaasi siyaasada uu doono ha aaminsanaadee iyo dhammaan noocyadda kala duwan ee ururadda bulshadu way ka soo qayb-galayaan, beel beel ayaana wax lagu qayb-saday oo ergooyinku waxay ku imanayaan magac beeleed iyo tiro la siiyay oo beeleed.”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “ Kayse Cabdi Yuusuf waxa kale oo uu soo qaaday “Guud ahaan tiradda ergada laga rabbo inay timaado shirku marka laga reebo Buuhoodle iyo Sool waa dad ilaa 200 oo ergay ah, intaana waxa dheer goob-joogayaasha shirka iyo marti sharafta kale” ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray isaga oo tilmaamaya lambarka rasmi ah ee ergadda ka imanaysa gobolada tabashooyinku ka jiraan “Xukuumadduna ragga intaas (200 ergay) hor-fadhiisanaya ee ay wada xaajoonayaan xukuumadda ayaa taqaan oo soo gudbinaysa, ergooyinka kalena caawa waxaan filayaa in intii badnayd joogto, inta hadhayna ay bari haddii ILAAHAY yidhaahdo ay soo dhamaystirmayaan” Kayse oo aanu waydiinay waxa ay noqonayaan qodobada ay shirkaasi ku soo bandhigayaan beelaha gobolada Sool, Buuhoodle Iyo bariga Sanaag ayaa ku jawaabay sidan “Qodobada ugu muhiimsan ee laga wada hadli doono ee ugu muhiimsani horta waa in aanu anagu isku soo dhamaano oo dadkayaga deegaankan (Widh-Widh) degga ee tabashadu ku jirto aanu wada hadalno weeyaan oo aanu anagu gudahayaga ka qorshaysano oo aanu qodobaysano waxa noogu daran ee aanu ka tabanayno xukuumadda, qodobadaasina marka aanu isku soo dhammaano ayaa la ogaan karaa, laakiin maaha wax aniga hadda jeebka iigu sii jira, laakiin anaga ayaa xukuumadda u soo qodoba midaysan.” Siyaasigan ka tirsanaan jiray maleeshiyadda nabad-diidka ah ee SSC balse hadda hawlaha nabadeynta wadda waxa kale oo aanu waydiinay koox ka tirsan maleeshiyadda SSC oo fadhiisin cusub ka samaystay deegaanka Goblo-Magan si ay u go’doomiyaan wufuuda shirka ka tageysa dhinaca gobolka Togdheer, ayaa ku jawaabay “Xoog ciidan oo jid-gooyo u samaystay wufuuda (wuduuda Togdheer ka tagaysa shirka Widh-Widh), laakiin waxaanu ognahay nin dan leh, nin nabad-diid ah, nin aqoon siyaasadeed oo bisil aan lahayn oo haddii la doonana burburka, dagaalada iyo kala tagga dadka dani ugu jirto, meel kastana ninka noocaas ahi wuu joogaa waana shaydaanka oo kale, markaa ILAAHAY ayaanu ka baryeynaa inuu shadaadiintaasi (SSC) naga ilaaliyo, maadaama oo aanu ka hadlayno wax shareecada Islaamka ogoshahay oo nabadgalyo ah, laakiin xoog ciidan oo meelaha jid-gooyo ka samaystay ma ogi
-
Africa Today reports on the long-oppressed Somali Region (video)
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Nassir i can't see -
Naxar Nugaaleed;729306 wrote: we go from headlines like Somaliland Army captures Widhwidh to Somaliland will hold a shir nabadeed, do you even hear yourself ya xaji Where did i say Somaliland army captured widhwidh?
-
Taleexi;729300 wrote: Waa arrin anshax xumo ah. Nabadu wa anshaxumo hadaad nabadiid tahay
-
Mashallah nabad buuxda umad wada noolata Great stuff Gogasha nabada Eeh Madaxweynuhu ku baaqay wu midho dhalaya inshallah bixililahi Quwati.
-
Adan Siiro calls upon Hargeisa Councilors to be dissolved Posted on 18/06/2011 in Latest Headlines Hargeisa(JSLTimes.com) – In today’s Friday prayer, Mr. Adan Haaji Mohamud Siiro blasts Hargeisa councilors and calls for them to be dissolved with immediate effect. No respect to underprivileged people Mr. Adan told that the local councilors cause a serious problem to underprivileged people and added by saying that they committed embezzlement. In Friday sermon, Mr. Adan said that every councilor earns an estimated salary of 2000 $ and access to a car. They have no respect to underprivileged people who pay the 5000 shillings as tax duty and if injustice is done are committed then the councilors will not have access to large residential home and big cars. Mr. Adan further commented on the justice and that the decision making process should be decentralized. He called upon the government to fulfill its pledges in which people voted for. Mr. Adan siiro was referring to an incident that caused emotional appeal and condemnation after Hargeisa Municipality embarked on a mission of clearing the small traders in road pavements. The small trader set himself alight afer his property vandalized and destroyed without informing him beforehand. The trader by the name of Mr. Abdi Adnan as reports say that he used petrol to set him alight. However, people nearby managed to put him out and remained unhurt. As reports indicate later on that Hargeisa Municipality promised to rebuild Mr. Abdi for his demolished property.
-
The Summit of reforming the Justice System comes to an end Posted on 18/06/2011 in Latest Headlines Hargeisa(JSLTimes.com) – The summit launched for swift and final reforms to Somaliland legal and justice system which lasted for three days held in Hotel Ambassador in Hargeisa, the capital of Somaliland was concluded and issued measures intended to curb the widespread injustice existing in the entire regions of Somaliland. The summit was initiated and opened by the president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud Sillaanyo and attended by almost one hundred sixty representatives including the likes of legal and justice institutions, lawyers, intellectuals and traditional leaders. It put forward the prevalent injustice and its root cause. The summit was concluded yesterday and issued measures/points which is expected to be the strategy and action plan which will be used to curb the widespread injustice that exist in nationwide. The measures were overwhelmingly passed by the all the representatives of the summit and are written below:- 1. To strengthen justice commission and enhance the level services when it comes to justice, avoidance of interference be it inside or outside. 2. A particular consideration should be given to the minority and outcast people. 3. To ensure the security of judges. 4. Training the judges about the function of courts. 5. Police lawyers should be given more training. 6. To ensure the independence of legal system and any interference should be avoided by the government or the parliament. 7. Launching campaigns ensuring that Somaliland community should get an understanding of the law. 8. To launch awareness programs on the education of historical development of Somaliland constitution. 9. Jail inmates should be given to healthcare and places suitable to life. They should not be done to forms of abuse specially women and children. 10. To upgrade the level of knowledge of crime investigators. Apart from that, the chairman of Somaliland Supreme court Mr. Mohamed Hirse Oomane made closing remarks at the summit and distanced himself from the injustice existing in nationwide and managed to divert the blame to the institutions that they have close working relationship with them. The former justice minister Prof. Ismail Muumin Aar and the newly appointed justice minster talked about the importance of the summit and both agreed on that the main reason of the summit was reached. They said that the outcome was strategic measures that will enable to solve the deteriorating situation in our legal system. The parliamentary speaker Mr. Abdirahman Abdillahi Cirro closed the summit and thanked the participants. Finally, he made an appeal to international donors that they should speed up the budget intended to invest the implementation of the measures.
-
SNM veterans meet with Buhoodle sool diaspora intellects in London
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalidu waxay tidha hadal badan haan ma buuxsho Qolyahinan Qiiro aan jirin ku jira ila maantana garan wayey War Dalkina dhista intaydan ka sheekeyn Qaran iskiis isku taagay oo iskiis isku ababuulay eeh Dhaqankeena ayaa si u kala duwan Idinku Dad baad wax ka sugtan inay wax idin qabtan markay shaqeyn weydo na waxad eedeysan dad kale oo shaqo idinku lahayn wa hab dhaqan aynu aad uga kala fognahay wana shayga aynu waligeen isku afgaran weynay wa mentallatiyga maraykanka madow hadad ku tidhahdid war maraykan madow maxaad u shaqo beeshay wuxu ku odhanaya white man ba ka danbeya Idinku tabti baad ku socotan War Somalia maxay nabad u noqon weyday maxay qaran u noqon weyday maxay calan u yeelan weyday maxay u dhismi weyday waxay ku odhanayan United nationka na neceb Melez zanawi na na neceb. Maalintad dhaqanka aad iska deysan ama aad dawo u heshan ayeey Somalia rajo yeelanaysa sabab masuuliyadada ayaanaad qaadi karayn. Taasi wa ta Tan Dimuqradiyada Dimuqriyadayadu wa mid hano qaaday wana mid hirgashay wana mid loo tartamay wana mid shaqeysa wana mid midho dhashay inta ba daliil baan u haya hebel ba abihi loo diiday iyo hebel ba eddadi loo diiday sheeko noqon meyso sabab sabab Dawlad ku cadaw ah Dalkayaga dad u shaqeya dee dalkayaga ma so fero galin karan , Marka adeer qabyaladu mala idinkay idin la tahay wax aad wanaagsan ileen waba awood qeybsigina iyo mamuulada badan eeh reereysan waba dhaqankina , Anagu qabyalada wanka so horjeedna anigu shakhsiyan xita dadka qabyalada iyo hawla nocaas ah aad uga so horjeeda baan ahay. Dimuqradiyadina bal aynu iftinka saarno warlords wax so doorta iyo xildhibaano aan la soo dooran iyo raisal barlamaan ka awood badan raisal wasaaraha oo xita madaxweynaha Mijo xaabiya taasa idin dumuqradiyad ah. -
SNM veterans meet with Buhoodle sool diaspora intellects in London
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Heestad jecleyd eeh aad maqashay banad xasuusan cidi qaday hadana abwaan baad isku sheegeysa wa halkay salaadu iska qabsan ladahay Koonfuriansku wa kuwa doctore isku wada sheega iyago xita dreys cad oo docotorku xidhan maalina isku qiyaasin. xita Titaladi kale na isbaaro baad u dhigateen. Adeer Somaliland wa jamhuuriyad Madax banaan cidna kama habaydeystaan cidna waxba kama sugto Somaliland Allah Mooyane shacabkeeda iyo dalkeeda aqoonta Dadka u taliya bay isku haleysa 20ki sanadood eeh ugu danbeyey ayaa ta cadayn u ah. Marka adeer hadaad is leedahay dadka Dalka degan waxba uman dhimin oo laakin waan xaqiraya waxay dhisteen iyo hormarkay gaadheen dhaqaalahay ay dhisteen qaranka Lugihisa ku tagaan kalay arka Cimaradaha ka dhisan magaalada hargeisa kalay dawada shirkada ka dhisan burco kalay dawo Quwada Ciidan eeh dalkayagu leeyahay kalay arka Caruurta arooskasta Schoolada u kalaha. kalay dawada nabada buuxda eeh dalkayagu leeyahay kalay arka Dimuqradiyada la gaadhay ,,dee adeer wa tu adiga ku taal hadaad xaqirad naf biday laakin Dadka iyo dalkaas Somaliland Maha Umad ku joojinaya wa umad Hormar gaadhay.