-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Baar gaal sorry i didn't check horseednet yesterday
-
Somaliland: President Silanyo dismisses head of Supreme Court
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xildhibanada Labada Gole Ee Wakiilada Iyo Guurtida Ayaa Maanta Xilkii Ka Qaaday Guddomiyihii Maxkamada Sarre Oomane. Hargeysa (Waaheen) – Xildhibanada Labada Golaha ee Wakiilada iyo Gurtida ayaa fadhi wada jir ah oo ay yeeshen maanta ayaa waxa ay xilkii ka qaaden Gudoomiyiihi Maxkamada Sarre Maxamed Xirsi Oomane, waxana in xilka laga qaado u codeyay 67mudane, 52 mudanena way diideen, halka 10 mudane ka amuseen, Shirguddoonka laba golena may codeynin, waxa hore Xilka uga qaaday madaxweynaha somaliland Sillanyo labada golena ka codsaday in ay wajibaadkooda Dastuuriga ah ka gutaan. fadhigaasi maanta ay yeeshen xildhibnada labada gole waxa shir gudoominayey Guddomiyaha Golaha Wakiilada C/raxman Cirro, waxa kale oo ku wehelinayey Guddomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha Guurtida Sh. Axmed sheikh Nuux Furre iyo labada Guddomiye ku-xigeen 2aad ee Golaha wakiilada iyo Golaha guurtida, fadhigaasi ayaa waxa ka soo xadiray 130 mudane oo ka tirsan labad gole Wakiiladda iyo Guurtida. Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo shirguddominayey ayaa sheegay in uu u madaxweynah Somaliland ka dalbaday in xilka laga qaaddo guddomiyaha Maxkamada sarre Maxamed Xirsi Oomane, waxa kale oo uu sheegay in madaxweynuhu hor keenay golaha go’aankii ay soo sareen Guddida katalo bixinta fureshada ururada siyasiga ah uu golaha horyaalo, balse Xildhibanada waxay codkoda ku meel mariyeen in xilka ay ka qaadeen Guddomiyaha maxkamada sarre mr. Oomane. Xildhibanada ayaa u balamay in maalmaha soo socda ay guddo galan Arinta ku saabsan furashada ururada siyaasadeed. Jawiga saaka ee Labada gole ayaa waxa ka muuqday dhaqdhaqaaq xoogan oo xildhibanada labada gar ay is kooxo kooxaysanayeen, balse natiijadii ka soo baxaday ayaa Xildhibaano badan oo tageer xukumada ka farixyey. -
Dad rayid ah oo lagu laayay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Laba qof oo shacab ah ayaa geeriyooday halka 4-kalena ay dhaawacmeen kadib markii dabley hubaysan ay fal tacshiirad ah ay ku fureen goobo ganacsi oo ku yaala magaalada Boosaaso. Falkan ayaa subaxnimadii hore ee saaka ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari gaar ahaan agagaarka hotel Al-Naqiil ee bartmaha magaalada Boosaaso. Labada qof ee la dilay ayaa la sheegay inuu mid ka mid ahaa ganacsade katirsan shirkadda Red Sea oo lagu magacaabi jiray ALLAh u naxariistee Cumar Aw Muuse Maxamed. 4-ta qof ee ku dhaawacmay tacshiiraddan ayaa la sheegay inay ahaayeen dad shacab ah oo ka ag dhowaa goobta uu falkani ka dhacay oo ahayd goob ganacsi,waxaana qaar ka mid ah dadkaasi oo uu dhaawacoodu culusyahay lagu dawaynayaa isbitaalka wayn ee magaalada Boosaaso. Dilalkan ayaa la sheegay inay ahaayeen aanooyin qabiil oo daba joogay falal horay ugu dhacay gobolka Bari,waxaana goobta isaga baxsaday dableydii falkan gaysatay. Ma jirto wax hadal ah ka soo baxay dowladda Puntland oo ku saabsan dhacdooyinkan ka dhacay magaalada Boosaaso,inkastoo uu maamulka marar badan falalka amaandarida ah uu ku’eedeey kooxo xiriir la leh Al-Shabaab.
-
4-qof oo ku geeriyootay weerar subaxnimadii maanta ka dhacay degmada Ufayn Weerar subaxnimadii hore ee saaka ka dhacay tuulada Kub-dhexaad oo ka tirsan degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa inuu sababay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Weerarkan oo lagu qaaday masjid ku yaala tuulada Kub-dhexaad oo hoostimaada degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodee 4-qof islamarkaana uu dhaawac uu ka soo gaaray 1-qof oo dumar ah oo ku dhowayd goobta uu weerarka ka dhacay. Weerarkan oo ay gaysteen dabley hubaysan ayaa wararka waxaa ay sheegayaan markii weerarkaasi ay gaysteen inay goobta isaga baxsadeen. Wararka laga helaayo deegaankaasi ayaa sheegaya inuu falkan la xariiro aanooyin qabiil oo u dhaxeeyo laba beelood walaalo ah oo wada dega deegaanadaasi,iyadoo heshiisyo horay u gaareen wax garadka labada beelood uu ka dhacay magaalada Boosaaso,hase yeeshee waxaan ilaa iyo iminka aan la’ogayn waxyaabaha keenaya dhibaatooyinka u dhaxeeya labada beelood ee walaalaha ah. Dowladda Puntland ayaan wali ka hadlin dhacdooyinka saacadihii la soo dhaafay ka dhacayay deegaano katirsan gobolka Bari.
-
My question is are somalis even interested in being united?
-
Taleexi;729656 wrote: Abti naga daa nacnacda ma nabadan kaa dayaa abti
-
War deg deg ah Wasiiro iyo afayeenka Madaxtooyada Somaliland oo cawa widhwidh so gaadhay Wararka hada naga so gaadhay Magaaalada widhwidh ayaa cawaa ku so waramaya in magaaladasi ay gaadheen wasiiro ka tiirsan Xukuumada Somaliland iyo saraakiil iyo ciidamada wada socda. Waxa lagu soo waramaya in ay kalo kamid ahayeen xubno xildhibaano ka mid ah barlamaanka Somaliland. Wasiirada cawa soo gaadhay Magaalada widhwidh ayaa waxa ka mid aha Wasiirka duulista iyo hawada wasiirka xanaaha xoolaha iyo afayeenka Madaxtooyada Somaliland Cukuse waxa kalo ka mid ah Afayeenka Xisbiga kulmiye Mujahid Maxamad kahin. Xaalada guud eeh magaalada widhwidh ayaa degan oo waxa la filaya in beritoole shirku furmo oo u dhexeysa beelaha degan Degmada Widhwidh iyo buhoodle iyo xukumaada Somaliland wana wejigi koobaad eeh gogoshi nabada eeh u fidiyey Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxammad Maxamuud Siilaanyo Mahana shirki ugu danbeyeey eeh ka dhici doona Degmada widhwidh wa mid taxana wa sidu weftigu u sheegey. Wararku waxay inta ku darayan in Amaanka guud eeh degmada widhwidh gaar ahaaan magaalada widhwidh aad lo sugay.
-
Showqi;729603 wrote: Shacabka Puntland Dowlada Puntland Madaxwaynaha Puntland Mar dhow waxaynu maqli donaa Passportka Puntland Barlamaanka puntland Calanka puntland
-
Somaliland Government Calls for African Recognition, Help Fighting Piracy By Mohamoud Ali Mohamed - Jun 20, 2011 Somaliland appealed to African nations to grant the semi-autonomous region recognition as a sovereign state and called for international help to deal with piracy off its coast. “We need more support from African states,” Foreign Minister Mohamed Abdillahi Omar said in an interview on June 15 in the capital, Hargeisa. “We need recognition, cooperation and assistance from African states.” Somaliland, a former British colony, declared independence from Somalia in 1991, following the ouster of former Somali dictator Mohammed Siad Barre. No sovereign state has formally recognized the area as independent. In March, the region opened a maximum-security prison built with United Nations funding to incarcerate pirates convicted of attacks off the coast of Somalia. An increase in piracy, spurred by a 36-fold jump in ransom payments in five years, has threatened vessels carrying 20 percent of world trade and raised expenses for shippers. Costs linked to piracy may reach $13 billion to $15 billion by 2015 as global trade rebounds and pirates operate over wider areas, according to research firm Geopolicity Inc. The impact on Somaliland has been that fewer ships are visiting its main port of Berbera, doubling the cost of its exports, Omar said. He didn’t provide more detailed figures. Somaliland’s economy relies on shipments of camels, cattle, sheep and goats to the Middle East and North Africa, as well as remittances sent home from citizens living abroad, to generate foreign exchange. ‘Hijack Fears’ “Many ships have stopped coming to Berbera Port because of the fear of being hijacked by pirates,” Omar said. “The price of exports has doubled and we need to have more cooperation with the international community to discuss how to handle that burden.” Somaliland’s Finance Ministry currently estimates the size of the economy at $1.2 billion, while the central bank puts the figure at $700 million, Bank of Somaliland Governor Abdi Dirir Abdi said last month. As a step toward gaining recognition, the country has begun working more closely with neighboring countries including Djibouti, where it has opened an embassy, Ethiopia and Kenya, Omar said. “We are hoping to gain a better understanding of our aims in the near future,” he said, without providing further details. Reported by Mohamoud Ali Mohamed in Hargeisa via Nairobi
-
Dee way fiicantahay hadu tageero baaqi beesha galbeedka burco if they want Cadalaad caladaad wata dadka kala hagta why not Suldaan Yusuuf Suldaan Maxammad xiiray Suldaan Shire Sharmarke Adan the supreme Sultan of beesha bariga Hargeysa says galbeedka Burco wa mid iyaga u taala anagu lama qabno now Somaliland is a democracy each sultan can say what he wants and supports what he want
-
Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahim Oo Soo Gaadhay Dalka Iyo Dadwayne Tiro badan oo Soo dhaweeyay Dadkan ka hor tagay madaxweynihii hore ee somaliland Daawo Sawiradda Hargeysa(GNS)Madaxexweynihii hore ee somaliland MD Daahir Riyaale Kaahim ayaa maanta si rasmi ah uga soo degay gagida diyaarada ee Egal airport international ee magaalada Hargeysa. Waxana madaxweynaha soo dhoweyay oo ka hortagay wufuud aad ubaaladhan ooay ka mid yihiin madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland hadana ah gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada, wasiirkii hore ee cadaalada ,wasiirkii hore ee duliista iyo hawada, wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guryaynta afhayeenka xisbiga udub iyo waliba wufuud aad usaraysa oo isugu jira wasiiro hore iyo xubno muhim ah oo ka socda xisbiga udub waxa sidoo kale soo dhowentan ka soo qayb galay wufuud ka socda xisbiga UCID oo uu hor kacayo gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi mudane Aadan Maxamed Mirre Waqaf iyo xubno kale oo xisbiga ucid ah waxa isla madashaas ku sugnaa bulsho weyn aad ufara badan oo ah taageerayaasha xisbiga udub. Dadkan ka hor tagay madaxweynihii hore ee somaliland ayaa sitay boodhadh ,caleemo iyo waliba calamaan kuwaasoo muujinayay shucuurtooda soo dhoweenayd , waxana ay ku dhawaaqayeen eryo ay ku taageersan yihiin madaxweynihii hore ee somalialnd Mudane Daahir Riyaale Kaahim Dhanka kale waxa jiray oo loo diiday in loo ogolaado madaxda sarre ee mucaaradka UDUB in ay galaan gudaha madaarka taasina waxa ay sababtay in laysku dhagxiyo isla markaasna ay raasaas lays weydaarasado , Rasaasta ayaa waxa ridayay ciidanka amaanka halka shacabkuna ay tuurayeen dhagax isla markaasna ay ku qaylinayay ciidanka amaanka ,Wallow aanay wax khasaara ahi ka dhalan arintan, balse waxa ay noqotay meel foodo iyo rabashad kicisay ,balse waxa lagu daddalay isla markaana lagu guuleysat in la dajiyo arintan. Kadib soo degitaankii madaxweynaha ayaa loo galbiyay xarunta guud ee xisbiga UDUB isaga oo Gudoomiyaha xisbiga UDUB Mudane Riyaale uu umahadnaqay dhamaan shacab weynaha somaliland isla markaasna hambalayo iyo mahadnaq usoo jeediyay cid kasta oo soo dhoweysay. Si kastaba ha ahaatee soo dhoweynatan ayaa si weyn looga dareemay gabi ahaanba caasimada somaliland waxana ay noqonaysaa markii ugu horeysay ee intuu xilka wareejiyay Mudane Daahir Riyaale Kaahim uu ku soo noqdo dalka. Reported By Ali-Mahdi Osman Ahmed Khadar Cabdi Muuse Gabiley news Reporters
-
You will see soon A khadar just watch My dear friend peace will prevail
-
Faroole to Laascaanood folk: Doqon Xun oon istaahilin jawaab
Xaaji Xunjuf replied to Suldaanka's topic in Politics
Che -Guevara;729472 wrote: In other news, Maayarka Magaalada Laascaanood Oo Xabsiga La Dhigay Maayarka Oo Lagu Eedeeyay In Uu Abaabulay Shirar Ka Dhan Ah Qarannimada Somaliland Laascaanood (Somaliland.Org)- Maayarka magaalada Laascaanood Axmed Aw Daahir Xasan ayaa xabsiga loo taxaabay, isla markaana laga qaaday xilkii Maayarnimo ee uu hayay. Xadhiga Maayarka ayaa ka dambeeyay kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ka dambeeyay oo uu abaabulay shirar ka dhan ah qarranimadda Somaliland, iyo taabo galka nabadgelyada gobolka Sool. Guddoomiyaha Gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye oo aanu caawa khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa noo u xaqiijiyay xadhiga iyo xil ka qaadista Maayarka. “Warkaasi wuu jiraa, waa la xidhay maayarkii xilkii uu hayayna waa laga qaaday, shalay makhribkii ayaa Ciidamada Boolisku xidheen oo ay ka soo qabteen gurigiisa oo ku yaala magaalada Laascaanood.” Ayuu yidhi guddoomiyaha gobolka Sool Cabdillaahi Jaamac Diiriye, isaga oo hadalkiisi sii watayna waxa uu intaa raaciyay “Maayarka la xidhay waxa lagu soo eedayay falal ay ak mid yihiin in uu uu abaabulay shirar ka dhan ah qaranimada iyo jiritaanka Somaliland, amaanka iyo xasiloonida gobolka iyo musuq maasuq baahsan oo ka jira dawladda hoose ee magaalada Laascaanood,” Wararka kale ee naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ee la xidhiidha xadhiga Maayarka ayaa sheegaya in tuulada Karin oo 70 Km Laascaanood ka xigta dhinaca magaalada Garoowe uu kulan qarsoodi ah kula yeeshay guddoomiye ku xigeenka kooxda nabaddiidka ah ee SSC Cali Sabaray iyo wasiirka qorshaynta maamul goboleedka Puntland Maxamuud Bisin. Wararku waxa kale oo ay intaa ku darayaan in uu Maayarku magacaabay 21 xubnood oo uu ku tilmaamay guddida nabadgelyada magaalada Laascaanood, kuwaas oo dhawaan si cad ugu baahiyay qaar ka mid ah shabakadaha wararka hadalo ka dhan ah qarannimada Somaliland iyo xasiloonida gobolka Sool. Waxa kale oo lagu eedaynayaa in uu si cad u diiday in uu wada shaqayn la yeesho weftigii ka socday xukuumadda iyo golayaasha qaranka oo ku sugan magaalada Laascaanood. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com He is lucky he is not executed -
Kheyr ba ka socda Widhwidh mashallah
-
Nabad nabad Nabad Nabad ku waara
-
Widh-widh: Magaalo la ciir-ciiraysa ergooyinka ka qeyb galaya Shirka nabadeed June 19th, 2011 Widh-widh (Somaliland.Org)- wada hadaladii nabadeed iyo gogoshii Madaxweynaha Somaliland u fidiyay waxgaradka Gobolka Sool iyo Buuhoodle ayaa maalinta Salaasada si rasmi ah uga furmaya magaalada Widh-widh ee gobolka Buuhoodle. Shirkan nabadeed oo ay ka qeyb galayaan 300 oo ergay oo ka kala socda salaadiinta, cuqaasha, aqoon yahanada iyo waxgarada Gobolada Sool iyo Buuhoodle, waxaana badi ergooyinku ay soo gaadheen goobta shirka lagu qabanayo ee degmada Widh-widh oo laga dhisay taandho weyn oo leeg tii shirkii Carta oo kale, waxaana magaalada Widh-widh ay la ciirciiraysaa samxada ergooyinka shirkan ka qeyb galaya. Waxa kale oo shirkan lagu wadaa inay ku soo biiraan saraakiil badan oo ka mid ah kooxda nabad diidka ah ee SSC kuwaasi oo xiligan go’aansaday inay ka qeyb qaataan wada hadalada nabadda isla markaana ay tabashooyinkooda ka sheegaan shirka nabadeed ee xukuumadda Somaliland u sameysay waxgaradka gobolada Sool iyo Buuhoodle. Dhinaca kale, waxa xukuumadda Somaliland uga qeyb galaya shirkan wefti heerkiisu sareeyo oo wasiiro ah kuwaasi oo lagu wado inay maalinta bari soo gaadhaan magaalada Widh-widh. Sidoo kale, ciidamada qaranka Somaliland iyo dadweynaha deegaankaasi oo is abaabulay ayaa si weyn u xoojiyay amniga degmada Widh-widh ee shirku ka furmayo.
-
Faroole to Laascaanood folk: Doqon Xun oon istaahilin jawaab
Xaaji Xunjuf replied to Suldaanka's topic in Politics
:D:D:D:D:D:D -
Imisan laha oba TFG wa inay Alshabaab la heshiyaan taas oo kaliya bay kaga bixi karan yuweri Museveni iyo ciidamadisa. Alshabaab waxay haystan ciidan gaadhaya ila iyo 4000 oo xoog u hubeysan intaas ayaa loo bahanyahay ku dar Ciidamada dawlada Kumeel gaadhka isku dar waxad marka haysata Ciidamada Amaanka dalka. Yaad kallo u baahantahay TFG siday maanta tahay is no solution for Somalia , Somalia maha dal xor ah waxa looga yeedhiya Kampala hadaase la diido amarka Kampala way kharajiynayan Ciidamada Kampala ka yimi Masuuliyinta Somali.
-
Gudoomiyaha Wakiilada Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Norway June 19th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta xafiiskii ku qaabilay wefti ka socday dawlada dalka Norway oo socdaal gaaban ku yimid Somaliland. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, waxa uu sheegay in weftigaasi oo ka koobnaa dhawr xubnood ay ka kala socdeen wasaaradaha Cadaalada, Arrimaha dibada iyo Safaarada Norway ee wadanka Kenya waxaanu tilmaamay in kulankoodan oo socday muddo saacad ah uu warbixin dheer ka siiyay xaalada siyaasadeed, nabadgelyo iyo dhaqaale ee Somaliland. Md. C/Raxmaan Cirro waxa uu intaasi ku daray inuu uga waramay marxaladihii Somaliland soo martay labaatankii sanadood ee la soo dhaafay isla markaana uu ka dalbaday in dawlada Norway ay Somaliland ka taakulayso dhinacyada horumarinta iyo adeegyada bulshada. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay inay u socdeen sidii ay Somaliland uga taageeri lahaayeen dhinacyada horumarinta iyo casriyaynta Jeelasha dalka, waxaanu carabka ku dhuftay inay Somaliland ka fulin doonaan mashaariic ay ku baxayso lacag lagu qadaray 2 Milyan iyo 700 oo kun oo Dollar oo kor loogu soo qaadayo xabsiyada dalka. Geesta kale, waxa maanta ka bilaabmay tababar Mudaneyaasha lagu siinayay qaabka loo isticmaalayo Makarafoono lagu xidhay hoolka shirarka ee golaha wakiilada kaasi oo Mudane waliba heli doono Makarafoon ku yaala Miiskiisa.
-
Wadaaynimo kaama rabo, waddanka anaa iska leh, waraaboow maalin wacan
Xaaji Xunjuf replied to OLOL's topic in Politics
^^ sawdigi odhan jiray ugandhisku nabad bay no keeneyan ? -
Breakingnews Prime minister faarmaajo resigns
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Muqdisho:-Siihiya Xilka Ra'iisul Wasaaraha oo loo magacaabay C/Wali Maxamed Cali 19. juni 2011 APL Muqdisho(Allpuntland)Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa siihaya xilka Ra'iisul Wasaaraha u magacabay Dr. C/wali Maxamed Cali. Dr. C/wali Maxamed Cali ayaa ahaa Wasiirkii Qorsheeynta islamarkaana ahaa Ra'iisul Wasaare Xigeenka Xukuumadii Farmaajo oo maanta waqtigeeda dhamaaday. Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Dowladda KMG ayaa magaacaabstaan siihaya Xilka Ra'iisul Wasaaraha ku sheegay shirkii Jaraa'id ay si wada jir ah u qabteen isaga Ra'iisul Wasaarahii is casilay . Ra'iisul Wasaarahii hore ee Farmaajo ayaa isu casilay caadis uga yimid dhinacyo kala duwan hasa ahatee Farmaajo ayaa waxa uu taageero u muujiyey shacab Soomaaliyeed iyadoon aan la ogeeyn waxa xigi doona iscasilaadiisa.