-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
How Rayaale was received for his arrival to Hargaysa
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
His name is rayaale and not riyaal -
Somaliland: SSC militia begin peace talks with Somaliland Government Widhwidh (SomalilandPress)—A well attended peace conference began today in the town of Widhwidh between Somaliland Government officials and members from SSC militia that has been disputing with Somaliland Government’s presence in Sool region. The official peace treaty negotiations that President Ahmed Mohamud Siilaanyo offered to SSC militia have finally begun after months of delicate negotiation by Somaliland officials and elders from the Dholbahante tribe that inhabits parts of Sool and Eastern Sanaag of Somaliland. Representing the Government are Dr. Abdi Aw-Dahir (Minister of Livestock), Mohamud Hashi Abdi (Minister of Aviation), the Presidential spokesman Mr. Abdillahi Mohamed Dahir (Cukuse) and members from both House of Elders and Parliament. Several military commanders and more than a dozen of elders comprised the SSC side are present at the conference meeting. Dr. Abdi Aw-Dahir opened the conference by first thanking all the delegates for being present at the peace conference. Dr. Dahir went on to state that his government was there today to listen the grievances that SSC members have and see how to achieve a lasting peace. Abdirisaq Hassan Ismail who is the finance director of SSC also spoke at today’s event where he expressed the concerns that the sool and buhoodle people have with Somaliland Government. Mr. Ismail went on to say that his people feel marginalised and that currently are not receiving their share of power in Somaliland and therefore it is very important that the Government pays close attention to this discontent. The peace conference is expected to last for several days with security is being provided by the Somaliland National Army based in Widhwidh. Thus far peace conference is being welcomed by all sectors of Somaliland and also the Diaspora community.
-
Somaliland org has reporters on the ground in widhwidh
-
Shir Nabadeedkii Ugu balaadhnaa Oo ka Furmay Widh-widh Iyo Dareenkii Dhinacyadii ka qeyb galay June 22nd, 2011 “Qurba Jooga deegaankan ee rasaasta dadkooda taakulada uga dhiga waxaan odhan lahaa dadkiinu waxay u baahan yihiin waxbarasho, dawo iyo horumarin ee rasaasta ka daaya” “Caruurtii kale iska daayoo xataa kuwii indhaha iyo dhegaha la’aa ayaa Boorame ka qalin jabinaya waxbarashadii Widhwidh (Somaliland.Org)- Shir nabadeed balaadhan oo xukuumada Somaliland u dhigtay waxgaradka, cuqaasha, salaadiinta iyo kooxda SSC ayaa maanta ka furmay taandho weyn oo laga dhisay magaalada Widh-widh ee gobolka Buuhoodle, shir nabadeedkaasi oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 200 oo ergo ah ayaa socon doona muddo afar maalmoodn ah. Shirkan oo saaka furmay 10:00 kii subaxnimo waxa ka qeyb galaya ergooyin ka yimid beelaha *********** ee gobolada Sool iyo Buuhoodle, cuqaal, salaadiin iyo saraakiil badan oo ka tirsan maleeshiyada SSC, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Guddoomiyihii Guddida khusuusida (Golaha dhexe) ee ururkaasi C/Risaaq Xasan Ismaaciil, Xoghayihii Maaliyada Cismaan Xaaji Cali, C/Risaaq Muuse Faarax oo kooxda SSC ugu magacownaa badhasaabka Buuhoodle, Mustafe Xuseen Jibriil oo isna ku magacownaa Maayarka degmada Buuhoodle, xjubin ka tirsan gudida khusuusida oo magaciisa la yidhaahdo Maxamed Cawil Ducaale, C/Rsisaaq Yuusuf iyo Cabdi Muuse oo iyaguna ka mid ahaa saraakiisha hoggaamisa maleeshiyadaasi. Xukuumada Somaliland waxa shirkaasi uga qeyb galay Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir, Wasiirka Duulista Hawada Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir, la taliyaha Madaxweynaha ee gobolada barri Md. Fu’aad Aadan Cadde, Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Cabdi Guray. Waxa kale oo goob joog ka ahaa Mudaneyaal ka tirsan Goleyaasha Wakiilada iyo Guurtida oo kala ah Md. Maxamed Faarax Qabile iyo Md. Maxamuud Axmed Barre (Garaad). Waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Keyse Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaan jiray madaxda sar sare ee SSC oo furitaankii shirkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay shir nabadeedkan oo muddo dheer ay ku taamayeen sidii loo qaban laha ka dib markii ay ******** inaan dagaal wax faa’iido ah u lahayn bulshada oo dhan. Waxa uu mahad naqay ergada ka kala timid gobolada Sool iyo Buuhoodle ee shirkan nabadeed ka qeyb galay, waxaanu si gaar ah u bogaadiyay garabka hubaysan ee kooxda SSC oo markii u horaysay ka qeyb galay shir nabadeed, waxaanu tilmaamay in arrintani tahay bisayl weyn oo ay ka sameeyeen dhinaca siyaasada. Keyse Cabdi Yuusuf waxa uu sheegay in shirkan nabadeed uu daba socdo shir hore dabayaaqadii sanadkii hore 2010-ka uu Garaad Abshir Saalax ku qabtay deegaanka Widh-widh. Waxaanu ku dooday in shirkani yahay wajigii labaad ee lagu soo gabo-gabaynayay shirkaasi hore ee beelaha dega degmada widh-widh ay nabada ku qaadanayeen. Keyse waxa uu jawaab ka bixiyay hadal Garaado reer Buuhoodle ahi ay ku durayeen shirkaasi waxaanu tilmaamay inay iyagu nusqaan ku tahay in iyagoo madax dhaqameed ah ay ka soo qeyb geli kari waayeen shir nabadeed oo lagu qabanayo deegaankoodii. Waxaanu u soo jeediyay inay ka soo qeyb galaan shirkan Guddoomiyihii Guddida khusuusida (Golaha dhexe) ee ururkaasi C/Risaaq Xasan Ismaaciil oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay doonayaan inay xukuumada Somaliland kala xaajoodaan masiirka deegaankooda waxaanu carabaabay inay aad u danaynayaan shirkan oo ay sheegeen inay ka rajaynayaan inuu ka soo baxo heshiis nabadeed. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi Aw Daahir, oo ka hadlay furitaankii shirkaasi ayaa sheegay in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay ahmiyad weyn siinayso nabadgelyada isla markaana ay dhego furan u leedahay tabashooyinka beelaha ***********. Wasiirku waxa uu u mahad celiyay waxgaradka reer Widh-widh oo uu tilmaamay inay door weyn ku leeyihiin nabadeynta isla markaana ay si weyn iskaga xil saarween qabsoomida shirkan. Dr. Cabdi Aw Daahir waxa uu sheegay inay si weyn u soo dhawaynayaan saraakiisha SSC ee ka soo qeyb galay shirkan. Wasiirka Wasaarada Duulista hawada iyo Gaadiidka cirka Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa isaguna sheegay inuu rajo weyn ku qabo in shir nabadeedkan ay ka soo bixi doono heshiis nabadeed oo loo dhan yahay oo lagu bedelo colaadii ka jirtay deegaankaasi. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka hadlay shirkaasi ayaa caddeeyay in shirkani uu yahay gogoshii nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ugu baaqay beelaha deegaanadaasi. Cabdilaahi Cukuse oo la hadlayay Isimada ka maqan shirkan waxaanu sheegay in Risaaladii Rasuulka Nabad gelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee aanay dadku mar wada qaadan ee kolba ay qeybi qaadanaysay. Waxaanu ku dooday in dadka ka maqan shirkan nabadeed ay aakhirka la qaadan doonaan. “Qurbo jooga deegaamada Sool iyo Buuhoodle ee dadkooda rasaasta taakulada uga dhiga waxaan odhan lahaa malaa waxa idiinka wanaagsan inaad dadweynihiina iyo carruurtiinu u baahan yihiin inaad lacagta ugu soo dirtaan waxbarasho, dawo iyo horumarinta adeegyada bulshada,waxaan u soo jeedinayaa siday qurbo joogu ay ugu dedaalaan carruurtooda ay ku hayaan dibadaha inay carruurta xigtadooda ahna ay u ilaaliyaan xuquuqdooda oo aanay rasaas sahay ahaan ugu soo dirin,”ayuu yidhi Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse). Waxa kale oo shirkaasi ka hadlay Md.Maxamuud Axmed Barre (Garaad), oo ka tirsan Mudaneyaasha Golaha Guurtida kana soo jeeda gobolka Awdal, ayaa sheegay inuu jecelaa inuu ergada haddii ay suurto gelayso u kaxeeyo magaalada Boorame si ay indhahooda ugu soo arkaan sida bulshadaasi nabadgelyo iyo horumar u gaadhay. “Waxaan idiin sheegayaa walaalayaal anagu haddii aanu nahay reer Boorame waxa carruurtayadii iyo bulshadayadiiba ay gaadhay horumar weyn waxa ka furan Boorame laba jaamacadood tirada dugsiyada sarena ciidaasi ayay ka badan yihiin iska daa dadkii carruurtii caadiga ahaayee xataa carruurtii dhegaha iyo indhaha la’aa ayaa ka qalin jabinaya waxbarashadii, idinkana waxa laga yaabaa in carruurtiinu aanay helin wax waxbarasho ah oo la sheegi karo.”ayuu yidhi Xildhibaan Garaad oo ka mid ah xubin sharafeedyada aqalka odayaasha. Waxa kale oo shirkaasi ka hadlay Wakiilka Garaad Abshir Saalax oo magaciisa la yidhaahdo Diiriye Maxamed, waxaanu sheegay inay diyaar u yihiin beel ahaan inay nabad la qaataan Somaliland waxaanu intaasi ku daray in shirkani uu daba socdo kii Garaad Abshir hore u qabtay. Waxa kale iyaguna shirkaasi ka hadlay Chief Caaqil Maxamuud X. Axmed Aadan iyo Caaqil Cabdi Cali Abokor waxaanay sheegeen inay u han weyn yihiin shirkan diyaarna u yihiin inay fuliyaan wixii go’aamo ah ee ka soo baxa.
-
Jamacada Hargeysa oo Xidhiidh Caalami ah la sameysay Jamacad ku taala dalka Jarmalka. Hargeysa (Waaheen) Jaamacada Hargeysa iyo jaamacad ku taala Magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa maanta kala saxeexday heshiis waxbarasho oo dhexmaray labada dhinac oo ah dhanka barashada caafimaadka, taasoo noqonaysa markii ugu horeysay ee ay jaamacad ku taala Jarmalku xidhiidh la yeelato jaamacadaha Somaliland. Xaflad saaka lagu qabtay xarunta jaamacada Hargeysa ayaa lagaga dhawaaqay heshiiska labada jaamacadood, iyada oo ay goob joog ay ka haayeen wasiiro ka tirsan xukuumada , maamulka jaamacada Hargeysa iyo masuul ka socday jaamacada Jarmalka ee LMU , iyada oo halkaas laga akhriyay qodobada oo ka koobana yahay heshiishka labada jaamacadood. Qodabada ugu muhiimsan ee heshiiskan waxa ma mida: 1-in labada jaamacadooda ardaydoodu waxbarasho caafimaad oo ay ku qaadan karaan wadamada Jarmalka iyo Somaliland. 2- In Jamaacada LMU ay ka taageerto jaamacada Hargeysa dhanka qalabaynta kuuliyada caafimaadka iyo kor u qaadida tayada macalimiinta si jaamacada ula talaabsato jaamacadaha kale aduunka. 3- In shan sanno ka dib loo eego heshiiskaas si fiiro gaar ah loogu yeesho horumarkii laga sameeyo, iyada oo haddii ay ka soo baxdo natiijo wanaagsani libin laabmidoonto taageerada loo fidanayo jaamacada Hargeysa. Guddomiyaha jaamacada Hargeysa Pro Muuse Cabdi Cilmi oo ka hadlay munasaabadii heshiiska lagu kala saxeexanayey ayaa ka waramay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martaya waxbarshada dalku, waxaana uu sheegay in jaamacada Hargeysa ay tahay mid hormuud u noqotay waxbarashada ee Somaliland oo xilligan maraysa meel wanaagsan, waxaana uu Jamaacada LMU uga mahadceliyay xidhiidhka ay la samaysay jaamacadiisa. Prof. MaHhias Siebeck oo ah sarkaal ka socday kuulliyada caafimaadka ee jaamacada LMU ee Magaalada Munich oo isna ka hadlay halkaas ayaa sheegay in ay go’antay sidii ay u caawin lahaayeen jaamacada Hargeysa oo uu baahan in laga taageero tayaynta waxbarashada oo ah mid kobcaysa,isla markaana ay noqotay arrin isaga soo jiidatay. Waxa kale oo uu amaanay nabad iyo horumarka ay Somaliland ku talaabsaday, isaga oo sheegay in sababtaasi ay u doorteen in ay Somaliland xidhiidh la soo sameeyan
-
Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Waaheen oo Goor Dhaweyd ka Dagay Dalka Koonfurta Afrika si uu u Guddoomo Mid ka mid ah Abaalmarinaha ugu Sumcadda Badan Afrika ee CNN Multichoice African Journalist Award Hargeysa (Waaheen) – Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Waaheen, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa maanta galinkii danbe ka dagay madaarka Johannesburg, South Africa, halkaasna ay si weyn ugu soo dhaweeyeen Madax ka socota CNN MUltichoice Journalist Award iyo Saraakiil ka tirsan Safaaradda Somaliland ee Koonfur Afrika. Mr. Xuuto ayaa ku guulaystay abaalmarinta sannadkan ee [Abaalmarinta Saxaafadda Xorta ah ee Afrika Free Press Africa Award] ee uu bixiyo telefishanka caanka ah ee Dalka Maraykanka xaruntiisu tahay ee Saxafiyiin KU SOO BAXDAY TARTANKA KAMA DANBAYSTA AH EE LAGA SII XULANAYO 16 KA guulayste (Xuuto waa saxafiga kali ah ee la sii shaaciyey abaalmarinta uu kuu guulaystay "Free Press Africa Award") CNN tu. Abaalmarinaha ay CNN Multichoice ayaa ah tan ugu sumcadda iyo qadarinta badan Qaaradda Africa, safka horena kaga jira abaalmarinaha loogu tixgalinta badan yahay caalamka. Bayaan bishii April ay soo saareen guddida kala xulaysay u tartamayaasha abaalmarinaha oo sannadkan dhammaa 1402 oo ka socday 42 dal, ayaa ku soo saareen 27 saxafi oo ka socda 13 dal oo ay Somaliland ku jirto. Mr. Xuuto ayaa ah saxafiga kali ah ee la sii shaaciyey inuu ku guulaystay abaalmarintan Abaalmarinta Saxaafadda Xorta ah ee AfrikaWar-saxaafadeedkaas guddida kala xulaysay ka soo baxay ayaa lagu sheegay in Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) oo ah Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Waaheen inuu ku kasbaday dadaalka joogtadda ah ee Wargeyskiisu ugu jiro gudbinta wararka dhabta ee uu bulshadda u gudbiyo, taasoo keentay inuu ku mutaysto xadhig sharco-darro ah oo dhan 3 sanno iyo lix milyan oo SLsH/= Hudheelka Weyn ee Sandtan Sun ee Xafladda Guddoonsiinta Abaalmairntu ay ku dhacayso oo ganaax ah, kaas oo uu kala kulmay Xukuumadda, balse caddaadis gudo iyo dibadba kaga yimid ka dib uu bil ka dib lagu sii daayey cafis Madaxweyne. Xafladda bixinta abaalmarinta ayaa ku beegan 25.06.11, oo si toos ah looga baahin doono telefishanka CNN ta. Waxa ka soo qaybgali doona oo abaalmarinaha bixinaya Madaxweynaha Koonfurta Africa, Mr. Jacob Zuma, xubno ka tirsan golaha Wasiiraddiisa iyo Guddoomiyaha telefishanka CNN ta iyo madax kale, madax sare oo ka socota shirkadda waaweyn ee Caalamiga ah ee ka mid yihiin Coca Cola, Blackberry, Ecobank iyo kuwo kale oo iyagu xafladdan gacanweyn ka gaysta qabsoomideeda. Waa kalkii 16 aad ee abaalmarinta uu bixiyo Telefishanka CNN tu. Mr. Xuuto ayaa bayaanka bixinta abaalmarintan si cad loogu sheegay inuu yahay wariye u dhashay dalka Somaliland, isagoo sidoo kalena ku baxay passporka Somaliland, taasoo magac weyn u soo jiidaysa dalka Somaliland.
-
Hargeisa University affiliates with Ludvic University in Germany Posted on 22/06/2011 in Latest Headlines Hargeisa (JSLTimes.com) – Hargeisa University and the University of Ludvic Maximilian in Germany today signed a deal of collaboration between the two universities. The ceremony which was held in Hargeisa university premises was attended by senior officials from the two universities. Somaliland Minister for Health Dr. Husen Muhumed Mohamud (Husen Xoog) attended the ceremony in which the faculty of Medicine of Hargeisa University officially affiliates with Ludvic University in Germany. Somaliland Health Minister spoke at the ceremony and told that he is personally pleased that the two universities sign a deal of cooperation and collaboration between them. The minister further added by saying the faculty of medicine of Harhgeisa university desperately in need of this cooperation and it will take advantage of it. The president of Hargeisa University Mr. Muuse Abdi Omar also spoke at the ceremony and told that the affiliation between the two sides was made possible by a local organization by the name of Tawakal.Finally, the deputy minister of Education Mr. Ali Hamud Jibril spoke and told that he hails the affiliated universities. He added that the ministry of Education is committed to enhance such this endeavor. Students of the faculty of Medicine of Hargeisa University and other honorable guests attended the ceremony in order to witness this important occasion where the top officials respresenting the two universities put their pens to papers and signed a mutual cooperation between the two universities, Doctors who teach the medicine students in Hargeisa University also attended the ceremony.
-
Gabbal;730023 wrote: It could just be that you, as Somaliland secessionist supporters, are not as emotionally invested and are unable to see the small signs of hope and socio-politico evolution that we, invested in Somalia's situation, have seen. I will leave that as some sort of consolation to you if the tribal hypothesis is too much to stomach on your part. So we should be emotionally invested and only then we are able to understand the achievements of Faarmaajos what kind of Koonfurian Logic is that , Mr cheese let the average Muqudishawi down when he resigned and he couldn't grow some balls.He couldn't confront the problems in Mogadisho and the two sharifs and faroole and he choose to pack his bags and leave for Buffalo.
-
Ma oba ba aqal galay ,, hambalyo mabruuk ilahay kheyr hakaga dhigo ubad kheyr qabo wiil iyo caano bash bash iyo barwaaqo ilahay idanki.
-
That was after they went to widhwidh he did not sack them when they were with him so they are legit your Khusuusi.
-
Nice picture.
-
Yeah but when tuur joined the govt of sal balaadh he was no longer the president of Somaliland thus he can do what he likes with his spare time. Former President Mujahid Tuur left Somaliland for adis ababa Ethiopia 11th July 1993. Tuur Joined the Sal balaadh Govt not as the SNM chairman not as the Somaliland president but as Abduraxmaan tuur. Now compare it to the Khusuuusi delegates they went to widhwidh as the Khusuusi MPS and as the chairman of the Khusuusi Mr Cabdirisaaq gacmay no one stripped him from his charmanship he is now in widh widh discussing the future of his people and his ssc faction.
-
A khadar I am consitent i just don't believe the audio tapes you posted are authentic how do i know they were the locals of widhwidh , Widhwidh needs peace and stability progress schools hospitals clean water improvement of infrastructure it does not need rebel movements fighting inside the towns and villages destroying the lives of the locals and even that of the environment . And luckely Keyse abdi Yusuf former ssc military wing leader saw the light and sees the bigger picture that indeed peace will benefit the people of widhwidh and the people of the buhoodle district as a whole.
-
A khadar the Garaad doesn't need to be with Somaliland as long as he supports the peace in widhwidh and bali hadhac etc he is welcome we respect the elders we talk to them. What is more important are the locals the average inhabitant of widhwidh , the garaad choose to live in Garowe or in sweden where he is from.
-
A_Khadar;730007 wrote: May allah help successionists.. They can't even hide their hidden agenda for little long. So is this a peace or attack? How is that dagaal amaanka uun bay meesha sugayaan ma ciid ba la dilay dagaal = marka cid la dilo ama cid la dhawaco saaxib
-
A_Khadar;730004 wrote: I am still waiting to see attendees, their numbers and weighs. Sool is already occupied and Cayn's elders including the Garad of widhwidh is not there and will not be there. So if you peace is such of gun point and few bribed, have it and enjoy. Will see if that accomplishes anything to your end results. I thought you said there won't be a peace conference in widhwidh Dibo gurasho = xeel dagaal The Garaad was in the previous Shir remember in november when all the heavyweights were there Mujahid Maxamad Kahin, Garaad absir Salax Wasiiir Cadami Suldaan Cismaan Suldan cali Madar Xafidulah. Now there are Cuqaaal Waxgarad the ssc jabhad Khusuusi members iyo qaar kalo fara badan. Nabadu wa nimco allah inshallah there will be full afgarasho in that shir.
-
Xukuumadda Oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hanjabaada Ka Soo Yeedhay Garaadada Sool Ee Dibad Wareega Ah Iyo Ciidamada Qaranka Oo Isku Balaadhiyay Deegaanada Buuhoodle “Somaliland Cid Ay Uga Daba Fadhiisanayso Shirkasta Oo Ay Dalkeeda Ku Qabanayso Ma Jirto, Afka Uun Ha Ka Hadlinee Al-Miidaan Waasac, Idinkuna Waxaad Tihiin Reer Garoowe” Wasiir Xaabsade Hargeysa, June 22, 2011 (Haatuf) - Wasiirka Warfaafinta iyo wacyigelinta Axmed Cabdi Xaabsade ayaa sheegay in dawlada Somaliland aanay cidna uga daba fadhiisanin shirka nabadaynta ee Widh-widh ka furmay isagoo hanjabaadaha ka soo yeedhay Isimada reer Sool ee ku sugan maamul goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe uga digay inay colaad ka hurinayaan dhulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade oo aanu xalay khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay isaga oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta Sool oo muddooyinkan uu halkaas hawlo shaqo u joogay, isla markaana aanu wax kaga waydiinay, digniinta kasoo yeedhay Isimada reer Sool ee dibad wareega ah ee uu ka midka yahay Garaad Saleebaan Buraale ayaa isagoo ka hadlaya arrimahaasi, waxa uu yidhi “Deegaanka Widh-widh waa Somaliland, idinkuna waxaad tihiin reer Garoowe waxaanuse idin kula talin lahayn, in dalkiina iyo dadkiina aad u toobad keentaan, isla markaana aad ka waantowdaan hadalada aydin dibadahaa la wareegaysaan, Somaliland meel kasta oo ka mid ah dhulkeeda shirkay doonto ayay ku qabsanaysaa cid aanumarti uga nahayna ma jirto, sidaa darteed waxaanu leenahay waxba afka ha ka hadlina ee Al-miidaan Waasac” Mr Xaabsade oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi waxa uu raaciyey “Isimo xaalad abuur ahna dadkan iyo dadkani uma baahna” Dhinaca kale ilo-wareedyo naga soo gaadhay jiidaha hore ee Widh-widh iyo Buuhoodle ayaa sheegayay, in ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiidahaasi ay heegan culus galeen, isla markaana ay u soo ruqaansadeen deegaanada Bali-hadhac oo ka mid ah deegaanada Buuhoodle, halkaas oo la sheegay in maleeshiyadanabad-diidku ay abaabulo dagaal maalmihii ugu dambeeyay ka wadeen.
-
Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Somaliland Oo Ramaas Uga Waramay Qaabka Uu U Furay Shirka Widh-Widh, Ergooyinka Ka Qayb-galaya Iyo Nuxurka Khudbadihii Lagu Furay Widh-Widh (Ramaas) June 22,2011 – Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somlailand Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo hogaaminaya weftiga Xukuumadda Somaliland uga qayb-galaya shirka degmadda Widh-Widh ka socda ayaa ka waramay qaabka uu u furmay shirkaasi. Dr Cabdi Aw Daahir Cali, waxa uu sheegay inay shirka soo qayb-galeen ergooyinkii badiba beelaha Buhoodle iyo sool iyo ilaa 8 xubnood oo ka tirsan maleeshiyadda Nabad-diidka ah ee SSC, kuwaas oo doonaya inay goob-joog ka ahaadaan shirkan nabadeed. Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo maanta khadka telefoonka ugu waramay shabakada wararka ee RAMAAS ayaa ugu horeyn isaga oo ka hadlaya arimahaas waxa uu yidhi “Shirka waxa ka soo qayb-galay ilaa 150 qof oo ergo ah, kuwaas oo u badan beelaha *********** iyo ilaa 8 xubnood oo SSC ah ama ka tirsan baarlamaankooda ama golahooda dhexe ah hadba magaca ay doonaan ha u bixiyaane” Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland, waxa kale oo uu sheegay in guud ahaan dhinacyadda wufuuda shirka ka qayb-gashay ay ka hadleen madasha shirka “Markaa dadka ka soo qayb-galay eel eh Isimada, garaadada iyo masuuliyiinta xukuumadda Somaliland-ba shirka way ka hadleen.” Ayuu yidhi Dr Cabdi Aw Daahir, waxaanu intaa ku daray “Dadka meesha ka hadlayna mid walbana waxa uu ka hadlay uun qolo walba waxa ay tabanayso iyo in lagu wada hadlo wixii la tabanayo iyo nabad ee inaan lagu wada hadal xabad ee la is af-garto, shirkuna bari ayaa si caadi ah loo gudda gali doonaa.” Wasiir Cabdi Aw Daahir waxa kale oo uu soo qaaday “Qoladda Guurtida ah ee SSC waxay meesha u yimaadeen in la wada hadlo oo ay qoriga dhigaan.”ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray “Anaguna (Xukuumadda Somaliland) waxaanu raacaynaa siyaasadii Madaxwaynaha ee ahayd inuu nabad ku baaqay iyo gogosha nabada ee uu u dhigay Beelaha Buhoodle iyo sool waana inaan taas laga daalin, nabadana waatii mudada Lixda bilood ah socotay ee Garaad Abshir uu furay.” Wasiirka xanaanada xoolaha Somaliland, waxa kale oo uu hadlay “Lama odhan karo beelaha buhoodle iyo sool guud ahaantii wuu u dhan yahay laakiin 70% wuu ka soo qayb-galay wax maqanina way jiraan oo qaar wax tabanaya oo Idaacadaha ka hadlay way jiraan”ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Istaraatijiyadda lagu doonayo cidii shirka ka maqani shirkan ayay ka soo baxaysaa, mana aha wax anaga nagu xidhan, shirkuna ilaa inta lagaga boganayo arimaha ee baaqyo iyo tallooyin midaysan laga soo saarayo wuu iska soconayaa.” Dr Cabdi Aw Daahir, waxa kale oo uu ka hadlay “Maanta waxa wada hadlayay Xukuumada Somaliland, beelaha Buhoodle iyo sool iyo SSC.” Ayuu yidhi Dr Cabdi Aw Daahir Cali.
-
War Deg Deg ah: Badhasaabkii Buuhoodle Ee SSC Iyo Maayarkii SSC Ee Buuhoodle Oo Yimi Shirka Widhwidh Waxaa ka soo qaybgalay shirka Widhwidh oo maanta furmay xubno badan oo SSC ah iyo madaxdhaqameedo aad u tiro badan oo cuqaal iyo waxgarad kale leh. Madaxda SSc ee ku soo kordhay kuwii shalay soo gaadhay Widhwidh, waxaa ka mid ah Badhasaabkii Buuhoodle ee kooxda SSC u magacawday Buuhoodle Cabdirisaaq Muuse Cali Boob iyo maayarkii Mustafe Xuseen Jibriil oo wehelinayey. Waxaa kaloo soo gaadhay widhwidh masuuliyiin ciidamada Buuhoodle jooga ka mid ah oo shirka ka qaybqaadanaya, sidoo kale Cabdirisaaq Yuusuf. Saraakiil iyo maleeshiiyo ah SSc gaadhaysa kontomeeyo ayaa lagu soo dhaweeyey goobta oo ka yimi Buuhoodle. Waxaanu sidoo kale idiin soo gudbinay warkayagii shalay, in uu Guddoomiyihii Guddia khusuusiga ee SSc iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid yihiin Xog-hayihii maaliyada iyo sadex xog-haye oo kale ay soo gaadhay shirka Widhwidh. Waxaa iyagana soo gaadhay koox kale oo uu la soo jabay Maxamed Cawil Ducaale oo uu sheegay shalayto in ay soo gaadhayaan shirka oo ka danbeeyaan ayaa maanta soo gaadhay shirka. Maxamed Cali waa xubin ka mid ah SSC xog-hayayaasheeda wuxuuna la soo jabay tobaneeyo masuul oo ka danbeeyey. Ergada illaa hadda fadhida ee beelaha *********** ka tirsan ee nabada iyo aayaha ummada u fadhiya waxaa lagu qiyaasayaa 260 ergay. Hoggaanka dhaqanka. Dhanka hoggaanka dhaqanka, shirku waa hordhac maanta, wuxuuna furmay maanta, waxaadse mooda in ay soo buux dhaafiyeen cuqaal iyo ceif caaqilo aad u badani. waxaana ka mid ah oo aan ka xusi karaa; 1. Cheif Caaqilka Cali Geriga, Maxamuud Xaaji Axmed Aadan Xayd 2. Chief Caaqilka Barkadka, Ahmed Saalax Maxamed 3. Chief Caaqilka Hayaaga, Ismaaciil cali Abokor cuqaal iyo oday dhaqameedo tiro badan. waxaase xusid mudan in aanu shirka joogin garaadadii beesha *********** oo la go’aan qaatay ururka SSC ee xubno badan oo ka mid ahi ay ka soo qaybgaleen shirka Widhwidh. Cuqaasha iyo Chief caaqiliska ayaa dhaqan ahaan kala sareeya, waxaana maaus badan sita Chief caaqilka oo illa hadda aan sadex ku arkay shirka, halka 22 caaqil oo kale ay ahaayeen goob joog shirka fadhiyeya. Shirkii Widhwidh waa furamy, waxaana loo daadihinayaa si aad u agaasim saraysa, waxaana
-
Welcome back mr oodweyne you've been missed, as for Faroole the pirate leader of garowe what is there to talk about the Majority of the garaad clan don't trust faroole nor do they trust his clan that's why they chased the Garowe Clan elder when he visited buhoodle and jacked his car not that long ago.
-
Wasiirka Xanaanada Somaliland oo shaaca ka qaaday in shirkii widhwidh saaka bilaabma Widhwidh(own) wasiirka xananada xoolaha eeh Somaliland Dr Cabdi aw daahir oo ah Gudoomiyaha Ergada Xukuumaddu u dirtay shirka Nabadaynta widhwidh ayaa shaaca ka qaaday in shirki nabadaynta eeh widhwidh uu saaka bilaabmay magaalada widhwidh jewi deggan oo lagu soo wada qayb galay Wasiir Cabdi aw Daahir oo warbaahinta u waramay ayaa waxa uu sheegey in shirkaas ay ka soo wada qayb galeen Xukuumada Somaliland Beelaha Buhoodle iyo widhwidh Kooxda SSC iyo madaxdhaqmeed ka tagay Gobolka togdheer. Waxa kale oo u wasiirka xusay in shirkani ka dhashay Baaqi Nabadeed eeh Madaxweynaha Somaliland u so jeediyey beelaha bariga Somaliland eeh wax ka tirsanaya Xukuumada Somaliland isag oo xusay in arrinta ugu weyni tahay in la helo nabad iyo in la wada hadlo isla markaana looga wada hadli laha wixii houmar ah eeh loo baahan yahay in laugu dhaqaaqo Wararka kale eeh ka so baxay shirka waxa anu idinku so gudbin doona wararka dambe
-
Che -Guevara;729863 wrote: Were they in the same bed? Yeah they were sleeping in the same bed
-
Who 's guilty here? A wife is dreaming in bed , she suddenly wakes up and shouts , quick my husband is home!!!!! Her Husband wakes up and jumps out of the window.
-
A_Khadar;729851 wrote: Listen Garaad baaruudna what he said about your dream isn't materilized. The so called conference is delayed due to fear from Buhodle army.. halkan ka dhegayso waraysigii Garaad ibraahin Baaruud Garaad baruud is not even a real garaad who crowned him the Buhoodle community never crowned him he is an imposter.