-
Content Count
29,944 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kula Kulmay London Diblomaasiyiin iyo Masuuliyiin Sare Sun 03rd Jul,2011 London (Jam)- Wasiirul-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan oo muddoonkii u dambeeyey booqasho ku joogay waddanka Ingiriiska, ayaa dhawaan kulamo gooni-gooni ah la yeeshay diblomaasiyiin iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan dawladda Britain iyo dalal kale. Wasiirul-dawlaha Arrimaha Dibadda Somaliland waxa uu ugu kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Safaaradda Koonfur Afrika ee Ingiriiska masuuliyiin sare ee safaaraddaas, kuwaasoo ay ka wada hadleen sii xoojinta xidhiidhka qotoda dheer ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaanna waxa uu uga warramay doorkii reer Somaliland ka qaateen halgankii shacabka reer Koonfur Afrika kula jireen nidaamkii midab-takoorka ahaa. Sidoo kale waxa uu Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan warbixin kooban ka siiyayay siyaasadda arrimaha dibadda ee Somaliland, isagoo ku dheeraaday arrimaha nabadgalyada iyo la dagaalkan budhcad-badeedka. Waxa uu intaa ku daray hawlaha uu qabto xafiiska Somaliland ee Koonfur Afrika iyo doorka jaaliyadda reer Somaliland ee dalkaas, isagoo faahfaahinna uga bixiyey xidhiidhka Somaliland iyo ka dhexeeya dalalka kalee Afrika. Masuuliyiinta sare ee ka socday dalka Koonfur Afrika, ayaa iyaguna dhankooda su’aalo ku saabsan horumarka Somaliland ka samaysay dhinaca la-dagaalka budhcad-badeedda iyo la dagaalanka argagixisada weydiiyey Dr. Maxamed-rashiid Sh. Xasan. Wasiiru-dawluhu waxa kaloo kulamo la yeeshay masuuliyiinta sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee Ingiriiska, oo ay ka mid yihiin kuwa qaabilsan arrimaha Somaliland, waxaanay dhinacyadu ka wadahadleen sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada waddan ka dhexeeya iyo kor-u-qaadidda kaalmada dawladda Ingiriisku siiyo Somaliland, iyagoo wax ka weydiiyay geeddi-socodka dimuqraadiyadda Somaliland iyo rrimaha firashada ururrada siyaasadda. Isla maalintii Khamiistii ee la dhaafay waxa uu Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan kulan gaara la yeeshay odyaga ruug-caddaaga sida aadka ah ugu ololeeya qaddiyadda Somaliland xildhibaan Lord Eric Avebury, isla markaana ka tirsan aqalka odayaasha Ingiriiska, kaasi oo ay ka wadahadleen sidii loo xoojin lahaa ee dardar loo galin lahaa saaxiibbadda Somaliland ee Baarlamaanka Britain, waxaannu wasiiirku u soo jeediyayay inay ka taageeraan sidii Somaliland uga mid noqon lahayd ururka Barwaaqa-sooranka ee Common Wealth. Dr. Maxamed-rashiid waxa kulankaas ku weheliyay qaar ka mid ah masuuliyiinta ururrada ictiraaf-raadinta Somaliland ee UK, kuwaasoo dhankooda iyaguna uga xog-warramay doorka qurba-joogga reer Somaliland kaga jiraan horumarka dalkooda iyo siday uga mid noqon lahaayeen beesha caalamka. Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Somaliland oo beryahaba booqasho ku joogay waddanka Britain, waxa kulamo la yeeshay masuuliyiinta jaaliyadda Somaliland ku dhaqan dalalka Ingiriiska iyo Faransiiska, isagoo Faransiiskana kula kulmay masuuliyiin sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee dalkaas. Waxa kaloo uu kulamo gooni-gooni ah magaalada London kula yeeshay saaxiibbadda Somaliland ee UK.
-
Somaliland: 4 star hotel opened with shopping center in burco +VIDEO
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=G144HYPQ7IQ" frameborder="0" allowfullscreen> -
Cudud Baan Ku Gaadhnaye Xornimo Cidi Namay Siine ( Gabay)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Nacam cudud baanu ku gaadhnaye xornimo cidi namay siin, La isma Siiyo bahasha Abdi Siyaaro allow Cimriga ku dheere -
-
First of july the day that changed Somaliland for good.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Zack;731924 wrote: ^No he is saying take a break and let some days pass by without you posting crap . July 1st is a great day, indeed. And since when did you became his afayeen If first of july is a great day than i agree with that don't call it crap. -
Ethiopia Population estimated to reach about 278 million in 2050.
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Saalax;731917 wrote: The Zack Ethiopia is the neighbour of Djibouti, Somaliland, Kenya, South Sudan, Sudan, Eritrea, Somalia. It's rapid population growth will have somekind of effect on neighbouring states. True indeed -
First of july the day that changed Somaliland for good.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Che -Guevara;731868 wrote: I would imagine even the Devil takes a day off-take a day off XX. Are you saying first of july was not a historic day che, it changed our future for sure. -
Somaliland President accepts Invitation from South Sudan
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Well done president Siilaanyo he will visit south sudan juba soon. -
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada Sare. Hargeysa(Ramaas) July. 2, 2011- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goordhawayd u magaacabay guddoomiyha maxkamada sare oo loo magacaabay Yuusuf Ismaaciil Cali , kaasoo si weyn loo filay magaabistii toddobaadan. Masuulka loo magacaabay maxkamada sare ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Sayla oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, waxaan uu badeli doona Dr Maxamed Ismaaciil Oomane oo bishii hore Madaxweynuhu xilkii ka qaaday,ka dib markii sida uu hadalka u dhigay Mr Siilaanyo uu ku eedeeyay in uu galay qaladaad badan oo dhanka cadaaladda ah,laakiin waxa laga dhursugayo ayaa ah ansixinta labada gole oo la horgayn doono dhawaan,iyada oo maanka lagu hayo sidii ay xildhibaanada labada gole ugu kala aragtida duwanaayeen maamuus ka xayuubinta Dr Oomane. Goor dhaw waxaanu akhristayaal idiin soo gudbin doono nuxurka war-saxaafdeedka magacaabista guddoomiye maxkamada sare iyo badhasaab cusub oo loo magacaabay gobolka Awdal
-
Somaliland Chief Caaqil Ducaale idriis Historic Picture 1874
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
He was an influential tribal chief in the late 19 century and begin 20 century he instigated the Sultan nur raids against the brits in 1897 in berbera ,chief caaqil ducaale idriis the picture was taken in Adan Yemen. -
Axmed Xaabsade oo Shir laqaatay Saraakiisha Sarsare ee SSC iyo Beeshiisa
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
^^:D:D -
If we look back at this historical day it was precisely a year ago when the Muujaahid was declared as the new president of the republic of Somaliland it was that special day the first of july when 3.8 Million Somalilanders were waiting for the resuts of the presidential elections The day where the electoral Commision of Somaliland worked so hard to Monitor the elections process along with the international observers the first of july was the day where we gathered in Hargeysas Maansoors Hotel and the presidential results were made Public to the People of Somaliland special thanks to Mr Ciise yusuf Xamari the Chairman of the electoral Commision of Somaliland. First of july is indeed the day that changed Somaliland for good and is the day Mujahid Ahmed Mahamuud Siilaanyo was announced as the newly elected president of the republic of Somaliland for 5 years. A great day to remember for all Somalis with a great result and a Milestone in Somali History A shining example for us to follow for genereations to come in the future inshallah.
-
Interesting timing there Mr Museveni.
-
Ethiopia Population estimated to reach about 278 million in 2050.
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
wooow -
SSC Oo Burbur Qarka U Saaran Iyo Masuul Sare Oo Ku Dhaqaaqay Inuu Iska Casilay Kooxdaas. Buhoodle(Ramaa) July. 1, 2011- Ururka fagaalada SSC ayaa ay soo food saartay xaaladii ugu adkayd , ka dib markii uu khilaaf xoogan soo dhexgalay hogaanka sare ee jabhada oo ku loolamaya maamulka, waxaana ay muuqanaysaa kala daadsaan diciifinaysa awoodooda. Magaalada Buhoodle oo ay maalmahan ka socdeen shirar duceedyo oo la isku soo dhaweynayay madaxda sare ee SSC ayaa ku dhaamaday guuldaro ka dib markii sida la sheegay uu hogaamiyaha ururka SSC-da Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) uu diiday in loo tartamo hogaanka sare oo ay rag badani ay si weyn u hunguraynayeen. Waxa galabta ku dhawaaqay in uu iscasilay Saleebaan Aadan Cilmi(Dheel) oo ka tirsan golaha khusuusiga SSC oo sheegay in uu la shaqayn kari waayay maamulka jabhada oo ku eedeeyay in ay ku guuldaraysteen xilkii loo doortay, iyada oo taladu gacanta u gashay koox yar oo ka ag dhaw Xogla –toosiye oo ka dhigay maamulka mid fadhiid ah. Waxa isna bishii hore ee June ku hanjabay inuu iscasilayo guddoomiye ku xigeenka SSC Colonel Cali Cumar Sabaray oo sheegay in loo baahan isbadel lagu sameeyo maamulka sare oo dhaajin kari waayay hawlaha horyaala, laakiin waxa ay dad badan ku fasirayaan arrinaha noocan oo kale ah in ay bilow u yihiin dildilaaca burbur ku yimaada kooxdaas.
-
This is not about me or about hate i don't hate any one its just weird people like you acting like wadani Somalia is not your first priority your clan state comes first for you and its not something strange because Faroole believes the same and he is your president.Were you not the one cheering for the habashi occupation just few years ago there is no national interest or a national goal for Somalia and you know that. So you can endlessly wave that blue flag but it will be meaningless.
-
ONLF should start big offensive strikes with in the big cities like Dhagaxbuur Jiga Qabridhahare. They should organize daily raids in the big cities and then retreat before they plan the big strike. When the onlf strike the big cities the people of that region will start fighting you will have the residents of the towns and cities fighting along side you which will cause Mass defection of Ileys troops dds army and police. Melez and his Ethiopian TPLF admin will than send the Federal army of Ethiopia of all Ethnic groups gurage oromo amhaara tigray afaro gambeele sidamo etc. What will you have than the international community seeing a full scale war between an Ethnic group of a region versus the federal army of Ethiopia much like Darfur .How do you you think Eritrea got their independence Melez zanawi should feel the heat in his chair in Adis ababa.Another advantage you will have is the Habashis you are about to fight do not know the land the way you do no habashi can win a war against me in my own town daroor markan xaafadaha ilma Cali koore marba luuq ka galo iyo Sheikh Maxammad Yuusuuf Masajidkisi Keynta diib uga baxo oo aan halka ka so raasasadeyo oo dabeedna keynta ka galo oo u garan wayey dhanka laga so weerarayo.
-
Celebrating independence while the Capital city is under occupation by ugandan forces. Somalias decisions are not made in Mogadisho they are made in Kampala so Duke you should start a struggle and fight against the occupation forces instead of showing up with crocodile tears celebrating a fictional independence day.
-
celebrating independence while the country is under colonisation
-
Big event without any pics