Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. My video is from awdal not from Holland
  2. Lol the news is true bakayle is paving the road for a peace reconciliation conference,, if you are a clan jabhad that does not mean every one is else. No ssc clan jabhad has no support from the local elders of buhoodle the likes of Caaqil Mahamuud xaji cumar camay suldaan sicid and garaad abdilahi garaad soofe. You just don't want to see it Garaad abdilahi garaad soofe along with his caaqil Maxamuud xaji cumar camay had meetings with the clan elders from burco and qurilugud in xadhadhanka in 2010 there was another peace meeting in Meygaagle do you remember. And with garaad abshir in november in 2010 nov in widhwidh, and the last one with the ssc clan jabhad in widhwidh with the khusuusi chairman and other ssc clan jabhad members. War dadki nabadi isla wada qaaday hormarka dalka lo soo jeedsanaya hada. Viva nabada
  3. A_Khadar;732351 wrote: And why would they visiting the land that isn't theirs.. Or here you go, because the queen appointed them to keep on eye on the old colonial boarders.. Isn't this ignating a new conflict in a peaceful areas? Ooh, no, it's part of peace call by your murder leader Siiraanyo right? President Siilaanyo is not a murderer he is a peace maker,, so now so now General Muse jamac dalaf is from ceerigaabo and not from eastern sanaag he is from eastern sanaag the general is a local and he is visiting his land.
  4. A khadar ina bakayle meesha wuxu ka saaray ssc iyo clan jabhadki meesha ka jirtay wuxu yidhi anagu gobolka cayn ah baanu midnimo wax ku raadineyna meesha jabhadi hadi laga saaro wa gogol xaadhki shirka nabadeed eeh u ku baaqay madaxweyne siilaanyo, bakayle is smart he wants heshis buuxda oo ay la qaataan dawlada Somaliland. A khadar where is ssc where is xaglatoosiye where is the ssc leadership waxa ka takhulusay cuqaasha reer buhoodle oo nabada jecel iyo hormarka the likes of suldaan sicid iyo Caaqil Maxamuud xaji cumar camay.
  5. Abwaan;732353 wrote: XX...Asaga, Riyaale, Waraabe kulli soo maysan soo halgamin saaxiib, maxaa looga reebayaa raggiisa?! Asagu wayoo halganki xoreynta Somaliland kamay so qadaan laakin halganki dhisitaanka Somaliland way ka so qeyb qaateen.
  6. Madaxweynaha JSL oo qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka socda EU-da, oo uu hogaaminaayey Andris piebalgs Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka socda EU-da, oo uu hogaaminaayey Andris piebalgs oo ah Commissioner for Development EU-da ka socda oo socdaal ku yimid Dalka. Waxa uu madaxwaynuhu uga waramay Xaalada Guud ee Somaliland ee dhinacyada Nabad-gelyada, Waxbarashada, Caafimaadka, iyo Dhaqaalaha. Waxa kale oo uu madaxwaynuhu Weftiga warbixin ka siiyey xaalada dalku halka ay marayso mudadii koobnayd ee ay Xukuumadani xilka haysay iyo waxyaalaha u qorshaysan hada. Madaxa Weftiga Andris piebalgs ayaa isaguna waxa uu madaxwaynaha si wayn ugu hambalyeeyey sida diiran ee uu u soo dhaweeyey Madaxweynuhu iyo sida ay u soo dhaweeyeen dadweynaha reer Somaliland oo uu aad uga mahad sheegtay Mr Andrin. weftigu waxa uu somaliland ku dhiirigeliyey Dadaalka ay ugu jirto inay Horu-mar ka gaadho Dhismaha Dawladnimada & Hanaanka Dumuquraadiyada, waxaanu sheegay in ay EU-du diyaar u tahay in ay Somaliland ka caawiso Dhismaha Wadooyinka, Dekeda Berbera iyo Mashaariicda Biyaha oo ay gacan weynka gaysan doonaan si dadku u helo biyo ku filan iyo in ay kor u qaadidoonan dedaalkooda la xidhiidha dhaqaalaha ay Somaliland ugu talo galeen inay ku caawiyaan taas oo uu sheegay Andrin piebalgs in ay sidii ay horeba u balan qaadeen ay kaga dhabayn donaan balan qaadkooda. Gebegebadii kulankan waxa ay weftigu madaxwaynaha u sheegeen in ay aad ugu Faraxsan yihiin isla markaana ay ka mabsuudeen Qodobadii lagaga wada hadlay kulanka Dhankoodana ay sida ugu dhakhsaha badan uga hawl-gelidoonan soona maridonaan dhamaan meelaha ay doonayaan in ay wax ka qabtaan, mudada yar ee ay Somaliland ku joogaan Bookhashada kooban. ALLAA MAHAD LEH Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
  7. Somaliland military convoy visiting parts of eastern sanaag is not landgrab or building settlements get a grip with the nonsense propaganda.
  8. Abwaan;732325 wrote: XX....Mujaahid Cumar Carte Qaalib isaga goormaa xaflad loo dhigayaa inuu Jan. 1991-kii Hargeysa xoreeyey? oops mise weli waa noolyahay...lol Ilaah ha u naxariisto intii Soomaali oo dhan xaqdarro ku dhimatay eheladoodiina samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo! Cumar carte qaalib lives in saudi arabia i have seen him in Jedda in 2009 he quit politics. Xaflada waxa loo dhigaya xusuus Kuwi Dalka U so halgamay.
  9. A_Khadar;732324 wrote: According to this piece that made you feel so excited admits s/l is beel! hadhowna yaan lagaa maqlin qaran fulan baan nahay.. Where does it mention beel , adiga u love talking about beel everthing is black and white for you adeer.
  10. ssc clan jabhad supported by the diaspora members of the garaad clan is a clanish clan jabhad who are willing to destabilize the region in their comfortable houses in the west but they are losing support even in the west. Back home the situation is different the garaad clan in the ssc regions are true noble Wadanis and are great countrymen god bless them . Somaliland = a multi tribal society
  11. Mashallah well done dhaliyarada waxbarata are the future of Somalia
  12. Ra’isal wasaaraha dowladda KMGS oo codsaday in la joojiyo colaada koonfurta Mudug Ra’isal wasaaraha dowladda KMGS Prof.Cabdiwali Maxamed Cali ayaa baaq kasoo saaray colaada ka taagan deegaanka Dhagatuur ee gobolka Mudug kaasi oo u dhaxeysa laba beelood oo kasoo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb. Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’isal wasaaraha ayaa lagu sheegay inay dowladda KMGS ay ka xuntahay colaada ka taagan deegaankaasi islamarkaana ay ku baaqayso in loo joojiyo dagaalka si dagdag ah. Ra’isal wasaaraha ayaa dhinaca kale tacsi u diray eheladii iyo dadkii ku geeriyooday dagaaladii dhowaan ka dhacay koonfurta gobolka Mudug. Warsaxaafadeedka kusaabsanaa joojinta colaada ee kasoo baxay xafiiska ra’isal wasaaraha ayaa u qornaa War saxaafadeed Baaq Nabadeed Muqdisho July 5, 2011——-Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya waxay baaq nabadeed u diraysaa dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolada Mudug iyo Galgaduud kuwaasoo dhaliyay dhimasho aad u badan iyo dhaawac. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah Mudane Dr. C/weli Maxamed Cali ayaa sheegay in uu aad uga xunayahay colaadaha soo noqnoqoday ee ka taagan gobolada Mudug iyo Galgaduud. Horumarka Goboladaasi waxay ku xiran yihiin xoojinta nabada. Dadka deegaankuna waa dad walaalo ah ehelna ah, wiilkii ku dhintaana waa kugu dhimay oo kaadhimay. “Ugu horeyn waxaan tacsi u dirayaa dhamaan ehelada dadkii ku geeriyooday dagaalkaasi, waxaana marka labaad leeyahay dagaalka ha lajoojiyo maadaama uusan labada dhinacba wax faa’iido ah u laheyn” ayuu yiri R.wasaaraha oo ka hadlayay dagaalka, wuxuuna dhinaca kale wax laga xumaado ku tilmaamay in xilligan oo ay jiraan abaaro dad iyo duunyaba aafeeyey ay dagaalamaan Soomaalida dhexdeeda. “Waxaan la hadlay madaxda maamulada goboladaasi, xildhibaanada ka soojeeda gobolada iyo dhamaan qeybaha bulshada, waxayna naga balan qaadeen in ay dhexda u xiran doonaan sida loo joojin lahaa dhiigaasi daadanaya, waxaana rajeyneynaa inay mas’uuliyadaasi ka soo baxaan” ayuu yiri Dr. C/weli Maxamed Cali. Ugu danbeyntii Ra’iisul Wasaaraha wuxuu sheegay inay dhowaan gaari doonaan goobaha lagu dagaalamay guddi Nabad raadis ah oo ay Xukuumadu u xil saartay daminta colaadaasi oo ka kooban Wasiiro, Xildhibaano, Waxgarad iyo odayaal dhaqameed Xafiiska ra’isal wasaaraha
  13. Afhayeenka SSC Oo Soo Dhaweeyey Gogosha Nabada Madaxwayne Siilaanyo, Kana Hadlay Ujeedada Shir Beelaha Buhoodle Uga Socda Buuhoodle “Beelihii Dhawaan Ku Diriray Kalshaale Waxaan Leeyahay Nabad Qaata, Wax Dhaama Waa La Waayee”C/Risaaq Bakayle Hargeysa, July 6, 2011 (Haatuf) – Afhayeenka kooxda SSC C/risaaq Bakayle Xaaji Faarax ayaa soo dhaweeyey gogoshii nabada ee uu madaxwaynaha Somaliland hore ugu fidiyey shacbiga deegaanada bariga Somaliland. C/risaaq Bakayle waxa uu ka hadlay ujeedadda shir ka furmay magaaladda Buuhoodle, waxaanu tilmaamay in ajandayaasha lagaga hadlayo uu tiir-dhexaad u yahay sidii nabad galyo taam ah looga Islaaxin lahaa deegaanadda Sool iyo Buuhoodle. Afhayeenka kooxda SSC General Bakayle ayaa waxa uu sidoo kale baaq nabadeed u diray beelihii horaantii sanadkan ku diriray Kalshaale, kaas oo sheegay in dagaal iyo colaad aanay cidna dani ugu jirin. Afhayeenka kooxda SSC C/risaaq Bakayle Xaaji Faarax ayaa waxa uu sidaas ku sheegay mar uu shalay galab wargeyska Haatuf khadka tilifoonka ugu waramayey, isaga oo sheegay inuu ku sugan yahay Buuhoodle. Ugu horayna isaga oo ka hadlayey ujeedada shirka Buuhoodle, waxa uu yidhi “Ujeedadda shirkan ka socda Buuhoodle waxa lagaga hadlayaa aayaha dadka deegaanka iyo sidii ay nabad galyo ugu wada noolaan lahaayeen. Hawshaas waxa loo qabtay 21 xubnood oo guddi ah, guddidaasina dhamaan waa guddi farsamo, isla markaana waxay soo xulayaan guddi balaadhan oo tiradoodu gaadhayso 99 xubnood, kuwaas oo iskugu jira dhamaan qaybaha bulshadda oo dhan. Ujeedadda aanu ka leenahayna waa in lagaga wada hadlo kala qaybsanaanta dadka deegaanka, marka xaqiiqada laga hadlo-na xaga siyaasada ayaa si wayn ay iskugu khilaafsan yihiin dadka deegaanku. Waxaanu doonaynaa in dadka deegaanku fikirkooda iyo muruqooda-ba ay mideeyaan. Isaga oo hadalkiisa sii watana, waxa uu yidhi “Anigu waxaan ahay afhayeenkii SSC, waxaanan taageersanahay in nabad dhab ahi ka islaaxdo deegaanadda Sool iyo Buuhoodle, laakiin shirkii Widh-widh lagu qabtay oo kale kan aanu hada wad-no wuu ka duwan yahay, kii Widh-Widh waxa uu ahaa mid aanay dadka deegaanku isku raacsanayn, mid loo dhamaana maaha. Waxaan rajaynaa in shirka aanu hada qabanayno in ay ka soo baxaan wax dhamaan dadka deegaanka oo dhan dani ugu jirto. Inkasta oo aanan jeclayn inaan ka hordhaco go’aanka soo bixi doono shirkan shalay bilaabmayo oo laba cisho oo danbe sii socon doona, hadana waxaan aamin-sanahay in dadku yihiin dad wada dhashay oo aan meelna kala tagayn hadii ay hore xurgufi u dhexmartayna in la xaliyo ayaan soo jeedinayaa, Waxaanu ku Qawracanahay dhamaantayo wixii shirkaas ka soo baxa”. C/risaaq Bakayle Mar uu baaq u dirayey beelihii Kalshaale dirirtu ku dhexmartay horaantii sanadkan, waxa uu yidhi “Beelihii dhawaan ku diriray deegaanka Kalshaale waxaan ugu baaqayaa inay nabad galyo qaataan, beelaha walaalahayo waxaan leeyahay nabad wax dhaama la waaye aynu hada ka wada shaqayno sidii deegaanadeenu u noqon lahaayeen kuwo nabad taam ahi ay ka jirto. Nabadgalyo cid-waliba way u baahan tahay dagaalna wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho. Dhawaan waxa uu Madaxwayne Siilaanyo fidiyey gogol nabadeed, waxaanu isku haysanaa waar dhinacee-baynu gogosha nabada u marnaa, waxaananu soo dhawaynaynaa gogoshaa nabada ee uu madaxwaynuhu fidiyey”.
  14. Inshallah kheyr bey noqon the general is a capable general all he wants is the best for his people there wont be any. Violence in shimbiraale that i am sure
  15. Jacaylbaro;732207 wrote: He already started his job by arresting Jamhuuriya's editor ..... We have to start the cadaalad some where
  16. Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Aaga barri Oo Ku Ruqaansaday Degaano Ka Mid Ah Barriga Sanaag maamul goboleedka Puntland oo ka hadlay galabta arrintan, ayaa walaac xoog leh ka muujiyay Ciidamada qaranka soomaaliland ee ku sugan jiidaha beri ee jamhuuriyada Somaliland ayaa la sheegayaa iyaga oo si weyn u qalabaysan in ay ku ruqansadeen fadhiisin ku taala duleedka deegaanka Shimbiraale oo Bari kaga aadan Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag, waxaana uu warku intaasi ku darayaa in ciidamadani ay la wareegeen inta badan amaanka jidaas, iyada oo aan la sheegin wax iska horimaad ah oo dhacay, waxaana ay wararku intaasi ku darayaan in ay gabi ahaanba dhulkaasi ay iska huleeleen ama ay iskaga baxeen ciidamo beeleedyo taabacsanaa Puntland oo aan la ogayn halka ay ku dambeeyeen. Wararku waxay intaasi ku darayaan dadweyanaha ku nool deegaanka Shimbiraale in ay si weyn u soo dhaweeyeen ciidanka, iyaga oo ku faraxsan joogitaankooda, maadaama uu amnigau ahaa mid faraha ka baxay,isla markaana ay dhici jireen dilal caadi noqday oo saameeyay deegaamadaas qaarkood. Dhanka kale maamul goboleedka Puntland oo ka hadlay galabta arrintan, ayaa walaac xoog leh ka muujiyay qabsashada Shimbiraalle ee ciidanka Somaliland., iyaga oo ku tilmaamay dhul ballaadhsi ay Somaliland ku doonayso in ay kula wareegto deegaano laga taageersan yahay Puntland, Waa sida ay hadalka udhigeene. Maxamuud Siciid Dabayl oo ah masuul Puntland ugu magacaaban guddoomiyaha gobolka Sanaag oo la hadlay qaar ka mida warbaahinta ayaa ugu baaqay dadka reer Shimbiraalle in ay hubka u qaataan sidii ay dhulkooda ugu saari lahayeen ciidamada Somaliland.
  17. Eritrea is a free country and can have bilateral relations with every country they like why should he insult the emir of Qatar? Eritrea will not allow Agames stealing their land.
  18. Eritrea having good relations with Qater and emir Hamad bin Khalifa Al Thani that does not mean he owns Eritrea , Eritrea is owned by the People of Eritrea.
  19. Eritrea the only real independent country in the african continent sanctions will not stop the progress of Eritrea.