Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,066
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Bakeeylaba burka kama filan, Gudomiyaha bulshada rayidka ah, ahna afhayeenka cidamada SSC, ahna Corneyl cidamadi hore ee Somalia aya isu diyaarinaya sidii u Hargeysa uga soo qaadan lahaa mashruuc gogol Buhoodle oo u dhiganta tii Widhwidh Wararka laga helayo Hargeysa aya sheegey in Ahmed Abdixaabsade iyo Ina bakeeyle u dhex marey xidhiidh mudo soconayey xidhiidh kaas oo in dhawaale soo jitamayey aya hader u eeg mid soo ifbaxday kadib markii u Abdirisaq bakeyle siiyey Wareysi khadka Teleefnaka ah oo u sheegey in aysa matalin keyse iyo waxa la socda ee isagu iyo group kiisu matalaan Deeganka Buhoodle diyaarna u yihiiin Gogol Nabadeed oo la dhigo arinkaas aya waxa la sheegey in ay ku weheliyaan dhamaan xubnihii u ulaleeyn jirey SSC ee jogey Buhoodle oo ay ka mid yihiin ugu yaraan afar caqiil iyo rag ninkarmeedyoyaal ku sugan Buhoodle arinkan aya imaanaya xili ay shir ku qabteen group la baxay 15 hormarinta deeganka kuwaas oo sheegey in ay soo maga caabi doonaan 99 xubnood oo so diyaarin doono gogashi nimankan aya ahaan yirey kuwii u olaleeyn jiry SSC ee ku sugan Buhoodle, kolkii la ogaadey wax ay hadoodilayaan ragan aya awalba isku qarinayey sigaada ayado ay dhamaan shacaabka Buhoodle dhigeen mudaharaad aad u balaadhan kas oo ay ku soo bandhigeeen in ay ka soo horjeedan cidkasta oo docfarur ku keneysa deegaanka Buhoodle aysana Raqkhis ahaayn 52 nin ee ku geeriyoodey dagaalkii kalshaale dhiigoodi dhamaan cuqaasha culumo awdiinka iyo shacabka buuhoodle aya ka soo horjeestey isku deyga ay wadaan hagaaga SSC ka jooga Buhoodle ee Hargeyse u sii jeeda yagoo sheegay in aysan wax gogol ah qadaneeyn inta SNM joogan dhulka SSC source kalshaalenews
  2. Horta has any one heard of faroole has any one seen him at the independence ceremony in south sudan,, allpuntland claimed he was flying to juba on the 9th of july , As for sheikh dalxiis he will do anything just to avoid going back to vila Amisom i don't blame him when he is out of vila Amisom thats the only time sheikh Sharif can be Sheikh dalxiis.
  3. Passerby why are you so afraid of the media there is media in the buhoodle region Mr Adow reported from there al jazeera reporter reported from Buhoodle and the ssc Militia he than returned back to hargeysa. There should be media inside the Somali occupied territories of Ethiopia but you and you're regime are terrified when it comes to international media in the O'gaden region why is that?
  4. President Siilaanyo is representing the nation of Somaliland and their flag , president Salva Kiir Mayardit personally invited the Somaliland president and the Somaliland flag flies next to all the other nation flags in the capital city of juba and those are the Facts.
  5. Che siday igu dhaanta aniga maxaad ka taqana imisa lacagtay ku tunto habenada qaar imisay ka siineysa masaakinta ku dhibaateysan dadaab kenya in wax lo qabto wa fiicantahay laakin waan tagay dadaab oo madaxan ka taabtay oo waan isku so ag duubay maxay u taraysa publicity stunt saado waxa weye ana wa ii kan:D Anigu sadaqada na waan biixiya intii taagteyda na waan sadaqeya laakin dee dadka isma tus tuso.
  6. Release the swedish journalist yaa tigray they were covering the situation in the O'gaden this is the 21 century 2011 you can't silence the media for ever it will come out eventually
  7. A_Khadar;733450 wrote: Lol.. Somalina, why spoiling landers having great times because of their president is well received and had a dinner with UN secratery.. Gacan ku dhiigle Siilaanyo iyo Ina Axmed oo kulmay Warar hoose oo aan ka helanay xubno ka agdhaw wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha DFKMG Axmed Tuke ee ka qeyb galay munaasabadii caleemo saarka xornimada Koonfurta Sudan wadankan cusub ee 54-aad ee kusoo biiray Qaaradda sabool nimada iyo colaadaha ee Afrika ayaa si hoose kulan qarsoodi ah ula yeeshay xubnihii kasocday Somaliland. Sida aan wararka ku helnay shaley galab oo taarikhdu aheyd 9-7-2011 ayaa waxaa kulamo hoose oo horey loosii qorsheeyay ku yeeshay caasimada dabaal daga iyo damaashaadka ka socday ee Koonfurta Sudan ee Jubba, Madaxweynaha DFKMG Axmed Tuke iyo Madaxweynaha Somaliland ahna Hogaamiyaha Jabhada SNM ee gobolada Waqooyi Axmed Siilaanyo. Kulanka labada Masuul ayaa waxaa la sheegayaa inuu ku saabsanaa inta badan qadiyada wakhtiga dheer qaadatay ee gooni isu taaga gobolada waqooyi ee Somaliland, waxaana sidoo kale ay ka wada hadleen labada Masuul sidii la isaga kaashan lahaa khal khal galinta amniga iyo bur burinta mandiqada Puntland, sidoo kalena waxaan meesha ka marneyn sidii Puntland looga weecin lahaa kulanka Qaramada Midoobay ay qaban qaabisay ee loo balansan yahay ee wadahal siinta maamulada iyo DFKMG ee lagu qaban doono magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Ugu horeyntii ayaa waxaa Madaxweynaha DFKMG la hordhigay inuu ogolaado oo saxiixo, isla markaana gacana ka geysto qorshaha gooni isu taaga Somaliland si markaasi ay u fududaato helida hamiga Somalinad ee xiligaan u muuqata mid soo afjarantay oo lagu hungoobay. Ilo waredyada sida hoose ula socday kulanka ayaa noo xaqiijiyay in Madaxweynaha DFKMG sidii caadada aheyd uu isna hordhigay aduun dhan malaayiin doolar iyo xilli kororsi in loogu badalo saxiixa uu u saxiixayo Somaliland. Waxaa xusud mudan in qorshahaani ay dabada ka riixayaan qaar ka mid ah dalalka deeqda baxsha. Fadlan linkska xiga tuuji haddii ad dooneyso in ad ogaatiid xiligii uu biloowday wadahadalada u dhaxeeya Axmed Tuke iyo Somaliland oo ana horey usoo bandhignay.
  8. Taleexi;733242 wrote: Madaxweynaha iyo bahdiisu way fashilmeen balse waa inaynu meelaha ay ku fiican yihiin ku taageerno oo isbedel lagu baadi goobaa sida ugu dhibta yar. wax fashilmey baad leedahay aynu tageerno abti wa waxay ssc u shaqeyn weyday sheikh dalxiis maad tidhahdid aynu badalno taasa la qaatay
  9. Gaw waba saado oo angelina jolie is mooday
  10. i can't watch it why don't they just put it on youtube damn it
  11. The Zack;733438 wrote: By mentalfloss.com Looool Ma O'gadenia baad listka ka weyday looool
  12. A_Khadar;733432 wrote: Marka xagaan ku jiraan.. My point is somali si ma dhaanto. labadeena isku bas saaran inkastow meel baas lagaga yeedhayo beryahan;)
  13. Farmara we enjoy peace why because of our traditional elders (cuqaal talisa boqor caadi leh culimo mizaan leh)Put a lot of efforts in to the peace making of the different communities in the republic of Somaliland and we thank for that for starting from the Grassroots and creating livable society for the people of this country , Peace in Somalia is in the hands of the people of that county there is nothing we can do as former president daahir rayaale kahin said the refugees who flee to our country we receive them but thats the least we can do for the Koonfurians, Because our traditional way of solving our problems can't be enforced into the Mafia culture of the Koonfurians.
  14. interesting interresting Somaliland is next
  15. A khadar kuwa dhaqanka mafiyada leh eeh murayadaha mad madow xidha abti adigu kuma jirtid maxa ku xiijiyey
  16. The Gerad ali Farah the sultan of the Garaad clan Made so bold as to send a message to the consul - General to the effect that his old friendly relation with us remained unchanged although , owing to the evil influence of the Mullah , His orders were no longer obeyed by his tribe. For his act the sultan was treacherously murdered by the Mullah's Command' and the bodies of twelve principal sheikhs in the Garaad clan country were seized source Douglas james jardine The Mad mullah of Somaliland page nr 44
  17. Oodweyne not only that the disortion the Somali poetry leaving parts of the poems replacing it with new fabricated lines by the likes aw jamac cumar ciise and jaale idaaja. You will be astonished with what these two gentlemen have been feeding the Somali people in particularly the youth in the days of the Kacaan.
  18. The Zack;733296 wrote: For your information, a man in Khartoum had to approve the Jubba independence. Do you think if umar bashir refused to recognize south sudans independence that it would make any difference i dont think so
  19. I would like to add some little history here when the Mullah married the sister of Sultan Mahamuud Ali shire , The Mullah and the dervishes were allowed to come to badhan and laasoqray and use Badhan and laasqoray as a base by the Sultan the dervish Khusuusi Council Appointed Darwiish Ibrahim boghul as the governor for dervishes in badhan Sanaag Sultan Mahamuud ali shire went furious because of clanish reasons Muhammad Boghul , ibrahims younger brother whome he had been feuding with for years in Sanaag and who deliberately wounded the sultan on a sensitive spot of the human body, his brother was appointed as governor of Sanaag Darwiish Ibrahim Boghul for the short lived dervish state. The Sultan went to adan and got him self 200 rifles and went to war with the derivshes the dervishes retaliated and attacked Laasqoray and than moved to Badhan.
  20. Xiinfanin naga daa faroole nairobi ma so dhaafin eh waxan maqlay isago dhexda ku so jira ba lugu yidhi war iska noqo meesha ha isku ceebeyn eh
  21. I think they should've done this much and much earlier but its never to late. They Should open a similar one in the commercial town of wajaale.
  22. Faroole is making sure this time inanan wasiiro laga dhicin
  23. Saalax;733340 wrote: Las Qorians have a reason to be upset. As many of their illegal pirates are in Hargeysa/Berbera prisons. pirates defending their piracy business