Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. 'Liibaan';733105 wrote: Well Said Somalina, Somalidiid Clan Secessionists are on the record to say that they loved Ethiopia more than their own Somali brethren inside and outside of the republic. This sentiment is represented by one of the leaders of Somalidiidland, Faysal Cali Warabe's [in] famous saying: “a boy born in Hargeisa has more commonality with one born in Addis Ababa than one in Mogadishu.” - "Inanka Xamar ku dhasha, Kan Addis Ababa ku dhasha ayaa iga xiga " Loool@ Melez zanawi ha noolaado 7:42
  2. Somalina;733104 wrote: Amxaaro caasimadaada iyo Berbera ayey ka buuxaan. Quuqda badan naga yeeray fadlan. waligay Amxaaro kuma arkin Hargeysa oromo gaajoonaysa oo tuugsata baan ku arkay awoow kuwas na wa qaxooti , berbera na Wa dekkad calaami ah oo ay dawlada Melez zanawi ay isticmaasho lacag na ka bixiso,, maalintad aragtiid tangii amxaar oo dhex tagaan magalooyinka Somaliland oo qixinaya shacabka iyo matada Somaliland maalintas igu so noqo
  3. Somalia doesn't recognize the fake borders between Somalia vs. Ethiopia and Somalia vs. Kenya. Are you sure about that?
  4. Maxkamadda Degmada Hargeysa oo Xukun Adag ku Riday Nin Sixiroole ah July 10th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxkamada Degmada Hargeysa ayaa maanta sadex sanadood oo xadhig ah iyo sadex malyan oo ganaax lacageed ah ku xukuntay Abubakar Axmed Abubakar. ka dib markii uu sixiray qaar ka mid ah muwaadiniinta dalka. Maxkamaddu waxay ku heshay ninkan oo u dhashay dalka Soomaaliya inuu sixir kaga qaatay lacag iyo hanti kale dhawr qof oo muwaadiniin ah. Guddoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa C/Rashiid Beer-geel, oo xukunkan ka dib u waramayay waxa kale oo uu sheegay inay ninkan ku xukumeen in dalka laga mastaafuriyo. Guddoomiyaha oo ka hadlayay muwaadinad ninkani sixray wuxuu yidhi“Ninkani waxa uu sixiray gabadh magaceeda la yidhaahdo Amran C/Rashiid Ibraahim oo 18 jir ah waxay kala soo xidhiidhi jirtay Telefoonkeeda gacanta sidaasna waxa uu kaga qaatay lacag dhan 1100 bir. Ka dibna waxa gabadhii loo geeyay Sh. C/Qaadir Xaaji Jaamac, aqoon u leh Sixirka. Waxa dhacday in ninkani laga shiday oo uu ka dhex hadlay gabadhii.” “Ninakani waxa uu ku gefay Qodobka 314 ee xeerka ciqaabta guud oo sheegaya khal khal gelin arrimo diineed isagoo sheeganayay inuu yahay Seekh diineed. Haddaba markii ay maxkamaddu u akhriday eedaysanahaasi xaashida eedaasi si waafaqsan Qodobka 103 waxa uu ku jawaabay eedaysanuhu dambigan maan gelin ee anigaa sameeyay laba qoraal oo sixir ah gabadhana anigaa ku xidhay sixirka oo waxa ii keentay gabadha islaan Asli la yidhaahdo waxaanu sheegay inuu sameeyay wax aanay diintu ogolayn oo uu toobad keenayo,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Maxkamada degmada Hargeysa. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in ninkani uu u adeegsaday gabadhan qardhaaso sixir ah hase yeeshee uu markii dambe sixirkii ka furay Sh. C/Qaadir Xaaji Jaamac. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay inay maxkamaddu xukunka mastaafurinta ninkan u cuskatay Qodobka 181 ee xeerka ciqaabta guud oo sheegaya in dadka aan u dhalan Somaliland ee fasahaadka wada laga mastaafuriyo.Waxa kale oo ay maxkamadu u cuskatay in aayada 33-aad ee Suuratul maa’ida. Maxkamaddu waxay Ciidamada Booliska iyo laamaha socdaalka amreen in sawiradiisa la dhigo madaarada iyo xuduudaha dalka.
  5. Well he was raised as a muslim and he said he is a muslim so what is your point.
  6. Maxkamada Degmada Hargeysa oo Xukuno kal duwan ku riday Nin Qalin shubato iyo Sixir kaga qaatay Muwaadiniin. Maxkamada Degmada Hargeysa oo Xukuno kal duwan ku riday Nin Qalin shubato iyo Sixir kaga qaatay Muwaadiniin. Hargeysa/ToggaHerer 10 Juy 2011 Maxkamada Degmada Hargeysa Gudoomiyayna Gudoomiyaha Maxkamada Degamda Garyaqaan CabdiRashiid Beergeel ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday Danbiile Abiibakar Axmed Abiibakar Da`diisu Tahay 35 Sano Jir Ina Sahra Xuseen Saddex Sanno oo xadhig ah iyo Saddex Milyan oo shilling Somaliland oo Ganaax ah iyo Musaafuris. Danbiile Abiibakar ayaa lagu helay Danbiyo kala duwan oo ah in uu ku gefay khal khalna geliyey Arrimaha Diinta isaga oo muwaadinad Da`deedu tahay ah 18 Sanno Jir ah u adeegsaday Sixir iyo Qalin shubatanimo isaga oo Sixiray. Danbiile Abiibakar ayaa Maxkamada Horteeda ka qirtay in uu ku kacay falalkaas Sixirka waxaanu sheegay in aanu galin danbiga balse uu isagu sameeyey Waxaanu sheegay in uu Gabadha ku xidhay Falkaa Waxanu sheegay in uu galay Danbiga iyo in uu toobad keenayo .
  7. Jacaylbaro;733048 wrote: Somalia blessings eh ?? ,,, like it has one Jb are you saying Somalia wa meel habaar qabta
  8. Listen to president Siilaanyo here http://oodweynenews.com/news/88135-own-halkan-ka-dhegaysta-madaxweynaha-somaliland-oo-maanta-laga-waraystay-ka-qayb-galkii-madax-bannaanida-south-sudan.html
  9. Genius Somalinimada waxad u taqanin in Amxaaro caasimadina la keeno dabeedna madaxdina lugu bah dilo madaxtooyadooda Somalinimada waxad u taqanin inad u kala dheereysan mahiga iyo muhunga iyo Bahuku si aad u gubtaan suuqina iyo caasimadina Somalinimada waxad u taqanin inay qayb na islaam sheegato qeyb na gaalo lugu sheego Somalinimada waxad u taqanin wanu shireyna oo halkeenu ku shirayna meel u melez ina aarkayo iyo Museveni
  10. Farmaraa;733015 wrote: Xaaji, dadka meeli bugtaa waa la yaqaan, waa dadka Soomaalinimada diidan.........I love Somalia regredless what happen there .........I beleive there will be many good days to come near future. Somalinimada kuwa diidan wa kuwa ila 20 sanandood dantooda garan wayey Oo gartay ugandanimada iyo burundinimada iyo mahiganimada ,Somalinimada ma waxad u haysata wax u qof jeebka iskala so baxo Adeeer Somali wa luqad iyo dhaqan ay umada geeska africa ay ku nooshahay ay leedahay dhaqanki iyo afkina midna maydan daryeelin caradina na waad gubteen wata Somalinimadinu.
  11. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=_xq7ic7INgg" frameborder="0" allowfullscreen>
  12. Wefti ka Socda SSC oo Burco Socdaal ku Yimi+Masuuliyiinta Gobolka Togdheer oo si diiran u soo dhaweeyey. posted by: Keefkeef Xasan Wefti ka Socda SSC oo Burco Socdaal ku Yimi+Masuuliyiinta Gobolka Togdheer oo si diiran u soo dhaweeyey. “Xubnaha Weftigan ayaa ah Ergadii Kooxda SSC u Metelaysay Shirkii Nabada ee Xukuumadda Somaliland Heshiiska kula Yeelatay Kooxda SSC”-DAAWO SAWIRADA Burco(Togaherer)waxa magalada burco soo gaadhay Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminaayo Gudoomiyihii Golaha Dhexe ama Khusuusiga ee Ururka SSC mudane C/risaaq Xasan Ismaaciil. waftigani ka socda ururka ssc ayaa oo si diiran loogu soo dhaweyay magalada burco ayaa soo dhaweyntodani waxa ka qayb-qaatay maamulka gobalka toggdheer.kan degmada burco.iyo weliba wafti kale oo aad utiro badan. waftigani baladhan ee uu hogaminayo Gudoomiyaha Khusuusiga ee Ururkii SSC ayaa waxa ku wehelinaaya.sarakiil badan oo ka tirsan madaxda ururka ssc,Cuqaal,Odayaal,waxgarad.Wakiilka Guud ee Beesha Guleed Garaad iyo Waliba Xubno kale oo aad utiro badan. xubnaha waftigani Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco ayaa dhamaantood ahaa kuwii ka qayb galay Shirkii Nabadaynta ahaa ee Ka Qabsoomay Degaanka Widh-widh ee loogu Magacdaray shirkii nabada ee Guleed. Weftigan ayaa waxa Si Weyn magaalo madaxda gobalka togdheer ee burco ku soo Dhaweyey Maamulka Gobolka Togdheer oo ay horkacayaan gudoomiyaha Gobolka Togdheer Yasiin Muxumed Cabdi Gudoomiye Xigeenkiisa Cabdi Daahir Xasan,Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Degaanka Burco ahna ku-simaha gudomiyaha golaha degaanka mr:Axmed Cabdi Falay iyo Xoghayaha Dawlada Hoose ee Degmada Burco. Ugu Horayn Waxaa Hadal Soo Dhaweyna u jeediyay waftiagani gudomiyaha Gobolka Togdheer Yasiin Muxumed Cabdi oo Sheegay in ay aad ugu farax sanyihiin wefigan soo gaadhay Magaalada madaxda gobalka togdheer ee burco. dhanka kale waxa isna halkaasi hadal kooban ka soo jeediyey Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga ee Ururkii SSC mudane C/risaaq Xasan Ismaaciil.waxaanu gudomiyuhu tilmaamay ujeedada socdaalkodani Mid Daba Socda Shirkii Widh-Widh isla markaana ay usii gudbayaan dhankaas iyo Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Ugu Danbayntii Weftigani baladhan ee maanta soo gaadhay magaalo madaxda gobalka togdheer ee burco ayaa la fiyaa in Maalmaha Soo socda ay u kici-timi donaan dhankaas iyo caasimada somaliland ee Hargaysa si ay ula kulmaan Madaxweynaha Somaliland.iyagoo ka wada hadli-doona sidii loo Dhamaystiri lahaa Shikii Nabadaynta ahaa ee Xukuumada Somaliland iyo Dadyawga degaankaasi ay Heshiis buuxa ukala saxeexan-lahayeen
  13. Wishing, i am not wishing anything i just believe that he is dead when Alshabaab says he is dead the same way al qaeda confirmed that Osama was dead i am not an uncle tom who blindly follows and believes what the US state department reveals as the truth.
  14. Qandalaawi i run my country i don't need 13000 African mercenaries to shell my capital in order to rule my people i let my people elect me . You and your leaders are told what to do what did susan rice say she told the so called TFG leaders and your uncle faroole either work together and stop bickering or lose support that is the Humiliation you have to live with. Your Prime minister was told to resign orders came from Ugandan capital Kampala your country is not an independent state its a UN Project.An Ugandan general has more authority over your capital Mogadisho than your own prime minister reminds me of your uncle getting slapped in villa Somalia by a General Gabre.
  15. Jacpher sheikh dalxiis successor indeed will only inherit Pictures of Sheikh dalxiis traveling to stable countries just to beg for Aid or perhaps if they are willing to deploy more troops to his wartorn country. It will be a nice collection of pictures but thats just about it. While sheikh dalxiis is planning his next trip in south sudan as we speak. President Siilaanyo is thinking how to prepair the local elections of Somaliland.