Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Che -Guevara;731868 wrote: I would imagine even the Devil takes a day off-take a day off XX. Are you saying first of july was not a historic day che, it changed our future for sure.
  2. Lool there are afghans and pakis in Somalia does that mean pakistan shall unite with Somalia pirate logic is very strange
  3. Fuad said what i've been saying for years the people of sool and buhoodle are true Somalilanders but the diaspora are the one who are filled with cuqdad.
  4. Well done president Siilaanyo he will visit south sudan juba soon.
  5. War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamada Sare. Hargeysa(Ramaas) July. 2, 2011- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goordhawayd u magaacabay guddoomiyha maxkamada sare oo loo magacaabay Yuusuf Ismaaciil Cali , kaasoo si weyn loo filay magaabistii toddobaadan. Masuulka loo magacaabay maxkamada sare ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Sayla oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, waxaan uu badeli doona Dr Maxamed Ismaaciil Oomane oo bishii hore Madaxweynuhu xilkii ka qaaday,ka dib markii sida uu hadalka u dhigay Mr Siilaanyo uu ku eedeeyay in uu galay qaladaad badan oo dhanka cadaaladda ah,laakiin waxa laga dhursugayo ayaa ah ansixinta labada gole oo la horgayn doono dhawaan,iyada oo maanka lagu hayo sidii ay xildhibaanada labada gole ugu kala aragtida duwanaayeen maamuus ka xayuubinta Dr Oomane. Goor dhaw waxaanu akhristayaal idiin soo gudbin doono nuxurka war-saxaafdeedka magacaabista guddoomiye maxkamada sare iyo badhasaab cusub oo loo magacaabay gobolka Awdal
  6. He was an influential tribal chief in the late 19 century and begin 20 century he instigated the Sultan nur raids against the brits in 1897 in berbera ,chief caaqil ducaale idriis the picture was taken in Adan Yemen.
  7. If we look back at this historical day it was precisely a year ago when the Muujaahid was declared as the new president of the republic of Somaliland it was that special day the first of july when 3.8 Million Somalilanders were waiting for the resuts of the presidential elections The day where the electoral Commision of Somaliland worked so hard to Monitor the elections process along with the international observers the first of july was the day where we gathered in Hargeysas Maansoors Hotel and the presidential results were made Public to the People of Somaliland special thanks to Mr Ciise yusuf Xamari the Chairman of the electoral Commision of Somaliland. First of july is indeed the day that changed Somaliland for good and is the day Mujahid Ahmed Mahamuud Siilaanyo was announced as the newly elected president of the republic of Somaliland for 5 years. A great day to remember for all Somalis with a great result and a Milestone in Somali History A shining example for us to follow for genereations to come in the future inshallah.
  8. Interesting timing there Mr Museveni.
  9. SSC Oo Burbur Qarka U Saaran Iyo Masuul Sare Oo Ku Dhaqaaqay Inuu Iska Casilay Kooxdaas. Buhoodle(Ramaa) July. 1, 2011- Ururka fagaalada SSC ayaa ay soo food saartay xaaladii ugu adkayd , ka dib markii uu khilaaf xoogan soo dhexgalay hogaanka sare ee jabhada oo ku loolamaya maamulka, waxaana ay muuqanaysaa kala daadsaan diciifinaysa awoodooda. Magaalada Buhoodle oo ay maalmahan ka socdeen shirar duceedyo oo la isku soo dhaweynayay madaxda sare ee SSC ayaa ku dhaamaday guuldaro ka dib markii sida la sheegay uu hogaamiyaha ururka SSC-da Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) uu diiday in loo tartamo hogaanka sare oo ay rag badani ay si weyn u hunguraynayeen. Waxa galabta ku dhawaaqay in uu iscasilay Saleebaan Aadan Cilmi(Dheel) oo ka tirsan golaha khusuusiga SSC oo sheegay in uu la shaqayn kari waayay maamulka jabhada oo ku eedeeyay in ay ku guuldaraysteen xilkii loo doortay, iyada oo taladu gacanta u gashay koox yar oo ka ag dhaw Xogla –toosiye oo ka dhigay maamulka mid fadhiid ah. Waxa isna bishii hore ee June ku hanjabay inuu iscasilayo guddoomiye ku xigeenka SSC Colonel Cali Cumar Sabaray oo sheegay in loo baahan isbadel lagu sameeyo maamulka sare oo dhaajin kari waayay hawlaha horyaala, laakiin waxa ay dad badan ku fasirayaan arrinaha noocan oo kale ah in ay bilow u yihiin dildilaaca burbur ku yimaada kooxdaas.
  10. This is not about me or about hate i don't hate any one its just weird people like you acting like wadani Somalia is not your first priority your clan state comes first for you and its not something strange because Faroole believes the same and he is your president.Were you not the one cheering for the habashi occupation just few years ago there is no national interest or a national goal for Somalia and you know that. So you can endlessly wave that blue flag but it will be meaningless.
  11. ONLF should start big offensive strikes with in the big cities like Dhagaxbuur Jiga Qabridhahare. They should organize daily raids in the big cities and then retreat before they plan the big strike. When the onlf strike the big cities the people of that region will start fighting you will have the residents of the towns and cities fighting along side you which will cause Mass defection of Ileys troops dds army and police. Melez and his Ethiopian TPLF admin will than send the Federal army of Ethiopia of all Ethnic groups gurage oromo amhaara tigray afaro gambeele sidamo etc. What will you have than the international community seeing a full scale war between an Ethnic group of a region versus the federal army of Ethiopia much like Darfur .How do you you think Eritrea got their independence Melez zanawi should feel the heat in his chair in Adis ababa.Another advantage you will have is the Habashis you are about to fight do not know the land the way you do no habashi can win a war against me in my own town daroor markan xaafadaha ilma Cali koore marba luuq ka galo iyo Sheikh Maxammad Yuusuuf Masajidkisi Keynta diib uga baxo oo aan halka ka so raasasadeyo oo dabeedna keynta ka galo oo u garan wayey dhanka laga so weerarayo.
  12. Celebrating independence while the Capital city is under occupation by ugandan forces. Somalias decisions are not made in Mogadisho they are made in Kampala so Duke you should start a struggle and fight against the occupation forces instead of showing up with crocodile tears celebrating a fictional independence day.
  13. celebrating independence while the country is under colonisation
  14. 'Liibaan';731629 wrote: Zack True, Saado have received a huge welcome, despite the hatred some in SOL have for Saado [like Al-Miskiin=Xaaji Xunjuf - Warlord Siilaanyo supporter , and Jacpher - Warlord Faroole supporter] Waxaan u oran lahaa labadan koox ee kala taageersan Warlords Siilaanyo & Faroole -"Oohintiinu Orgiga Ka Weyn", xijaabkeeda iyo garbasaarteeda da shaqadiina maaha, xaqiiqdu waxaa weeye Saado ayaa kasoo horjeedaan, iyo ra'yiga ee aaminsantahay. Hanoolato Saado Cali What did Xaaji Xunjuf do?
  15. Jacaylbaro;731599 wrote: SSC = Somaliland Secessionist Camp looool
  16. Denmark is the first European Country that really understands if you want to combat piracy effectively in the region you need a regional partner. But together we can indeed destroy the pirates.
  17. Madaxwaynaha Puntland oo soo jeediyay in lagala tashto wasiirada kasoo jeeda Puntland ee ka mid noqonaya dowladda KMGS Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole oo habeenimadii xalay ka qaybgalay munaasabada 1-da Luulyo ee lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay magacaabista ra’isal wasaare Cabdiwali Maxamed Cali iyo xiriirka Puntland iyo Dowladda KMGS. Madaxwayne Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay in dowladda Puntland ay ogolaatay in dib loo dhigo doorashada madaxtinimada ee la filayay in la qabto ka hor bisha Augsto islamarkaana muddo sanad ah loogu kordhiyo hogaanka sare ee dowladda KMGS. Waxaa uu sheegay in ogolaashahaasi ay tahay mid ku salaysan in mudada sanadka ah ee loogu kordhiyay dowladda KMGS ay talooyinkeeda wax ku yeelato maamulka Puntland,kadib markii dowladda Puntland ay xiriirkii wada shaqayn ay horay ugu jartay dowladda KMGS. Madaxwaynaha ayaa sheegay in magacaabitsa ra’isal wasaaraha dowlada KMGS uu ahaa mid lagala tashtay maamulka Puntland islamarkaana aysan filyn in gadaal laga toogto maamulka Puntland sida uu hadalka u dhigay. Dhageyso madaxwaynaha oo ka hadlaya arintan Waxaa uu sheegay madaxwayne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole in loo baahanyahay golaha wasiirada ee uu soo dhisi doono ra’isal wasaaraha cusub ee Dowladda KMGS Cabdiwali Maxamed Cali in laga tashto maamulka Puntland islamarkaana wasiirada kasoo jeeda Puntland ee qaybta ka noqonaysa xukuumadda in loo baahanyahay in maamulka Puntland uu raali ka yahay. “Raga dowladda u galaya Puntland waa inay noqdaan rag aan raali ka nahay oo taladeedu leeynahay,waa qasab hadii kale arintu meeshaydii ayay ka bilaabmaysaa” ayuu yiri madaxwanaha dowladda Puntland. Waxaa uu intaasi ku daray inaysan ogolaan doonin in rag sheegta Puntland islamarkaana colku ah maamulka Puntland sida uu hadalka u dhigay inay ka mid noqdaan wasiirada cusub ee uu soo magacaaabi doono ra’isal wasaaraha cusub ee Dowladda KMGS Prof.Cabdiwali Maxamed Cali. Dowladda Puntland iyo dowladda KMGS ee uu hogaamiyo madaxwayne Sheekh Shariif ayaa waxaa horay u jiray khilaaf soo noqnoqday oo la xiriira dhinaca siyaasadda iyo deeqaha ay dowladda faderaalka ee ka hesho beesha caalamka,taasi oo uu maamulka Puntland uu ka dhaliilay inaan waxba laga siinin taageerada ay Dowladda Faderaalka ay ku hesho magaca Soomaaliyeed,waxaana taasi ay keentay in maamulka Puntland uu sanadkii la soo dhaafay uu jaro xiriirkii Dowladda Faderaalka. Si kastaba macada go’aanka uu ra’isal wasaaraha dowladda KMGS uu ka qaadanayo hadalka soo yeeray madaxwaynaha Puntland,waxaana arintan ay imaanaysaa xilli ra’isal wasaaraha cusub ee dowladda KMGS laga sugayo inuu soo dhiso golihiisa xukuumadda. Horseed Media.
  18. War Deg Deg ah:- Nin Maxbuus ah oo diley labo askari saldhiga Bileyka Gaalkacyo Posted by Pi on July 1st, 2011 Gaalkacyo(Puntlandi.com) Nin Maxbuus ah ayaa qoriga ka dafey mid kamid ah ciidanka ilaaliya saldhiga bileyska Gaalkacyo ka dibna diley ninkuu Qoriga ka dafey iyo askari kale. Falkaan ayaa goor dhaweyd ka dhacey Saldhiga Bileyska Gaalkacyo. Ninka maxbuuska ah ee dilka geystey waa la qabtay isagoo dhawac ah. Ninka maxbuuska ah ilaa hada lamakala cadeyn dambiga uu u xirnaa iyo cida uu yahey. Faahfaahinta warkaan gadaal ayaan idiinka soo gudbineynaa. Puntlandi.com