Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Farmaraa;733015 wrote: Xaaji, dadka meeli bugtaa waa la yaqaan, waa dadka Soomaalinimada diidan.........I love Somalia regredless what happen there .........I beleive there will be many good days to come near future. Somalinimada kuwa diidan wa kuwa ila 20 sanandood dantooda garan wayey Oo gartay ugandanimada iyo burundinimada iyo mahiganimada ,Somalinimada ma waxad u haysata wax u qof jeebka iskala so baxo Adeeer Somali wa luqad iyo dhaqan ay umada geeska africa ay ku nooshahay ay leedahay dhaqanki iyo afkina midna maydan daryeelin caradina na waad gubteen wata Somalinimadinu.
  2. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=_xq7ic7INgg" frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Wefti ka Socda SSC oo Burco Socdaal ku Yimi+Masuuliyiinta Gobolka Togdheer oo si diiran u soo dhaweeyey. posted by: Keefkeef Xasan Wefti ka Socda SSC oo Burco Socdaal ku Yimi+Masuuliyiinta Gobolka Togdheer oo si diiran u soo dhaweeyey. “Xubnaha Weftigan ayaa ah Ergadii Kooxda SSC u Metelaysay Shirkii Nabada ee Xukuumadda Somaliland Heshiiska kula Yeelatay Kooxda SSC”-DAAWO SAWIRADA Burco(Togaherer)waxa magalada burco soo gaadhay Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminaayo Gudoomiyihii Golaha Dhexe ama Khusuusiga ee Ururka SSC mudane C/risaaq Xasan Ismaaciil. waftigani ka socda ururka ssc ayaa oo si diiran loogu soo dhaweyay magalada burco ayaa soo dhaweyntodani waxa ka qayb-qaatay maamulka gobalka toggdheer.kan degmada burco.iyo weliba wafti kale oo aad utiro badan. waftigani baladhan ee uu hogaminayo Gudoomiyaha Khusuusiga ee Ururkii SSC ayaa waxa ku wehelinaaya.sarakiil badan oo ka tirsan madaxda ururka ssc,Cuqaal,Odayaal,waxgarad.Wakiilka Guud ee Beesha Guleed Garaad iyo Waliba Xubno kale oo aad utiro badan. xubnaha waftigani Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco ayaa dhamaantood ahaa kuwii ka qayb galay Shirkii Nabadaynta ahaa ee Ka Qabsoomay Degaanka Widh-widh ee loogu Magacdaray shirkii nabada ee Guleed. Weftigan ayaa waxa Si Weyn magaalo madaxda gobalka togdheer ee burco ku soo Dhaweyey Maamulka Gobolka Togdheer oo ay horkacayaan gudoomiyaha Gobolka Togdheer Yasiin Muxumed Cabdi Gudoomiye Xigeenkiisa Cabdi Daahir Xasan,Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Degaanka Burco ahna ku-simaha gudomiyaha golaha degaanka mr:Axmed Cabdi Falay iyo Xoghayaha Dawlada Hoose ee Degmada Burco. Ugu Horayn Waxaa Hadal Soo Dhaweyna u jeediyay waftiagani gudomiyaha Gobolka Togdheer Yasiin Muxumed Cabdi oo Sheegay in ay aad ugu farax sanyihiin wefigan soo gaadhay Magaalada madaxda gobalka togdheer ee burco. dhanka kale waxa isna halkaasi hadal kooban ka soo jeediyey Gudoomiyaha Golaha Khusuusiga ee Ururkii SSC mudane C/risaaq Xasan Ismaaciil.waxaanu gudomiyuhu tilmaamay ujeedada socdaalkodani Mid Daba Socda Shirkii Widh-Widh isla markaana ay usii gudbayaan dhankaas iyo Caasimada Somaliland ee Hargaysa. Ugu Danbayntii Weftigani baladhan ee maanta soo gaadhay magaalo madaxda gobalka togdheer ee burco ayaa la fiyaa in Maalmaha Soo socda ay u kici-timi donaan dhankaas iyo caasimada somaliland ee Hargaysa si ay ula kulmaan Madaxweynaha Somaliland.iyagoo ka wada hadli-doona sidii loo Dhamaystiri lahaa Shikii Nabadaynta ahaa ee Xukuumada Somaliland iyo Dadyawga degaankaasi ay Heshiis buuxa ukala saxeexan-lahayeen
  4. Wishing, i am not wishing anything i just believe that he is dead when Alshabaab says he is dead the same way al qaeda confirmed that Osama was dead i am not an uncle tom who blindly follows and believes what the US state department reveals as the truth.
  5. Qandalaawi i run my country i don't need 13000 African mercenaries to shell my capital in order to rule my people i let my people elect me . You and your leaders are told what to do what did susan rice say she told the so called TFG leaders and your uncle faroole either work together and stop bickering or lose support that is the Humiliation you have to live with. Your Prime minister was told to resign orders came from Ugandan capital Kampala your country is not an independent state its a UN Project.An Ugandan general has more authority over your capital Mogadisho than your own prime minister reminds me of your uncle getting slapped in villa Somalia by a General Gabre.
  6. Jacpher sheikh dalxiis successor indeed will only inherit Pictures of Sheikh dalxiis traveling to stable countries just to beg for Aid or perhaps if they are willing to deploy more troops to his wartorn country. It will be a nice collection of pictures but thats just about it. While sheikh dalxiis is planning his next trip in south sudan as we speak. President Siilaanyo is thinking how to prepair the local elections of Somaliland.
  7. Oodweyne are you saying that Mr Sheikh dalxiis travels just for the sake of it and he is careless if Mahiga and Bahuku Bahaka runs his backyard knowing that his appointed prime minister Cabdi cawar is in kenya nairobi as we speak.
  8. Che -Guevara;732922 wrote: Oodweyne...Whether Sharif is the legitimate president of the Somali Republic is neither here or there but what can not be disputed Siiraanyo is the head of secessionist enclave not recognized by any country or international organization whether he's elected is beside the point. So are you saying that Somalia has no legitimate president, but than again you argue that president Siilaanyo is not the Somaliland president,but than who is ?
  9. Abdul;732912 wrote: Somalia has one president and this will continue to be the case until such time the world recognizes so called sl.Those who invite themselves to such events can go ahead and do so Somalia has 4 president Sheikh dalxiis Imam faroole , Dr caalin and Amiir godane
  10. Thats how it is you have to go through the same road as eritrea went trough Kick the Ethiopians out And then negotiate with them about a possible split referendum style but first you have to Kick them out first thing first.
  11. How so if you Kick the Ethiopian forces out of the Somali region Ethiopia will still claim it part of its territory
  12. I have to say though they tried to be neutral though Hiiraan.com. They are the least biased compared to all other Koonfurian websites.
  13. Not believing this remember they claimed they killed Al amriki and abu Mansuur before and not they claim they killed Ibrahim afghani Meecaad.
  14. Only Koonfurians believe an opinion of what is written on hadhwanaaagnews is an absolute fact no wonder Somalia is a failed state.
  15. Reminds me of the folks of allsanaag Shariifoow adiga iyo Siilaanyo oo labo dal ah miyaa ka wada qayb galaya xaflada koonfurta sudaan Readmore http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7574
  16. Farmaraa;732880 wrote: PLEASE READ HADHWANAAGNEWS ABOUT THE LASEST NEWS FROM NEW SUDAN REPLIC !! http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=39751 What does this topic have to do with Somaliland dad bay meeli bugta
  17. rag fara badan ba ka faro qabsan laha
  18. Dawlada Kenya Oo Taageertay Maamul Goboleed Cusub Oo Laga Dhisay Gobolada Xuduuda La Leh Dalkeeda Ee Soomaaliya. Nairobi(Ramaas) July. 9, 2011-Dawladda Kenya ayaa martigelisay kulan lagu dhameystirayo maamul goboleedka Azaaniya, kaasoo shalay si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana kulankaas ka qaybgalay waxgarad, culummo iyo siyaasiyiin ka socda gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Maamulkan waxa dhistay beelaha haybta la wadaaga beesha deegaanka Gaaris waxaana furitaankii shirkaas ka hadlay wasiirka horumarinta gobolada Waqooyi Bari ee dalka Kenya Maxamed Faay oo xusay isagoo ku hadlaya afka dowladda Kenya in sababta ay u maalgeliyeen kulankan ay tahay si ay nabad uga dhalato gobolada Soomaaliya ee ku yaala xuduudda ay Kenya la wadaagto Soomaailya. "Haddii aan nahay madaxda dowladda Kenya ee asalkoodu Soomaalida yahay, waxaan rumeysannahay in danta dowladeennu ay muqadas tahay, sidoo kalena ay gobollada dariskeenna ah nabad noqdaan, sababta aan shirkan u marti-gelinnayna waa in nabad laga dhigo gobollada Koonfureed ee Soomaaliya," ayuu yiri Maxamed Faay. Sidoo kale, kulanka waxaa ka hadlay madaxweynaha maamul Azaaniya Maxamed Cabdi Xaaji Gaandi ayaa sheegay in hadafkoodu uu yahay in ay marka hore saddexda gobol ee uu ka kooban yahay maamulkaan laga saaro Al-shabaab, markaas kaddibna la sameeyo maamul loo dhan yahay oo aan ku dhisnayn qabiil. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay filim ka hadlaya qaabka loo dhisayo maamul goboleedka Azaaniya taasoo uu sharxayay Mr. Gaandi, waxaana ka mid ahaa qodobbada filimka looga hadlay sida lagu soo xulnayo xildhibaannada, degmooyinka ay ka imaanayaa iyo dhameystirka xubnaha maamulka. Ugu dambeyn, Prof. Gaandi waxa uu sheegay in diyaar u yahay wixii talo iyo tusaale ah ee ku saabsan qaab dhismeedka maamulka Azaaniya oo u dhageysanayo fikir kasta oo ka yimaada shacabka ku nool gobolada uu maamulkan matalayo.
  19. xaflada halkee lugu qabtay ma meeshi panorama in jigjiga yar