-
Content Count
30,227 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland president ahmed siilaanyo visits awdal gabiley regions
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweyne Siilaanyo oo Sii Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorame July 27th, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu Hoggaaminayo ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Waxaana duleedka degmada Dilla si diiran ugu soo dhaweeyay Boqolaal dadweyne ah iyo masuuliyiinta Maamulka gobolka Awdal. Weftiga Madaxweyne Siilaanyo waxa socdaalkiisan Magaalada Boorame ku weheliya Marwada koowaad Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiiro, Xildhibaanada Goleyaasha Baarlamaanka (Guutida iyo Wakiiladda). Madaxwweynuhu waxa uu magaalada Boorame saaka kaga qeyb galay xaflad balaadhan oo ay ku qalin jabinayeen 192 arday oo wax ka bartay Jaamacadda Cammuud ee Magaalada Boorame, kuwaasi oo ka baxay lix kuliyadood oo ay ka mid yihiin Caafimaadka, dawooyinka, Beeraha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo Xisaabaadka. Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay ka qeyb galka xafladan ay ku qalin jabinayeen ardayda ku dhow 200 ee arday, waxaanu ardaydaasi ugu baaqay inay dalkooda u shaqeeyaan oo ay aqoontooda uga faa’iideeyaan bulshada. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu ka mid ahaa dadkii ka qalin jabiyay Dugsigii sare ee Camuud, waxaanu maamulka Jaamacada ku ammaanay horumarka ay ka sameysay jaamacaddu dhinaca waxbarashada dalka, waxaanu balan qaaday in xukuumaddiisu ay dhiiri gelinayso tayaynta waxbarashada sare. Sidoo kale, waxa xafladaasi ka hadlay Guddoomiyaha Jaamacada Camuud Prof. Saleebaan Axmed Guulleed, oo ka waramay sooyaalkii waxbarasho ee jaamacadaasi. Guddoomiyuhu waxa uu uga mahad celiyay Madaxweynaha ka qeyb galka xafladan.ugu dambayn waxa Madaxweynuhu shahaadooyin gudoon siiyay Ardyadaasi. Dhinaca kale, Maamulka Jamaacada Camuud ayaa weftiga madaxweynaha qado-sharaf ugu sameeyay Huteelka Rays ee magaalada Boorame. Sidoo kale, Weftiga Madaxweynuhu waxay Huteelka Rays kula kulmeen waxgaradka gobolka Awdal waxaana la sheegay inay ka wada hadleen ilaalinta nabadda iyo sidii meel looga soo wada jeedi lahaa wada jirka ummadda reer Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo galabta ayuu ka soo ambo baxay magaalada Boorame waxaanu dib ugu soo laabtay caasimada Hargeysa. -
Wafti Somaliland ah oo ku Fooleh G.Hayland 26th July 2011 Ceerigaabo (SPR): Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag sii diiran loogu soo dhaweeyey wasiirka Deegaanka iyo Hormarinta reermiyiga Prof. Maxamuud Siciid Gacamey saacadu markey ku beegnayd maqribnimadii maanta isagoo hogaaminayay wafdi balaadhan oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kale. Dr. Maxamuud Siciid ayaa hadalo kooban ka jeediyey xarunta dowlada Hoose isagoo si aad ah loo sugayay maalmahan. Idaacada SPR oo xiriir la sameysay wasiirka ayaa wuxuu u sheegey in uu soo marayo goobo badan magaalada isagoo ka cudur daartey in uu wareysi haatan siiyo. Wararka Warar aynu ka heleyno ilo ku dhow dhow wasiirka ayaa sheegaya in uu soo gaari doona magaalada Dhahar maalmaha fooda inagu soo haya. Kala soco sawiradii iyo waliba codadkii oo aan dhawaan soo galin doono.
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Markii Ugu Horaysay Muddadii Sanadka Ahayd Ee Uu Xilka Hayey U Socdaali Doona Boorama Iyo Ujeedooyinka Uu Salka Ku Hayo Safarkiisu Madaxweynuhu Waxa Uu Ka Qayb Gali Doonaa Munaasibada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Camuud, Kulanona Uu La Yeelan Doono Odayaasha Iyo Waxgaradka Awdal Hargeysa, July 28, 2011 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maanta socdaal ugu kicitimo magaalo Madaxda gobolka Awdal ee Boorama oo ay ugu dambaysay xiligii ololaha doorashada Madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 26-kii June 2010-kii. Madaxweyne Siilaanyo ayaa ujeedooyinka safarkiisa uu ku tagi doono Boorama ayaa la sheegay inuu ka qayb gali doono xaflad qalin jabin ah oo loo samayn doono Arday dhamaysatay waxbarashada Jaamacada Camuud ee gobolka Awdal, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu kulano la qaadan doonaa Madxdhaqameedyada iyo waxgaradka gobolka Awdal oo la filayo inay ka wada hadlaan xaalada guud ee wakhtigan xaadirka ah dalku marayo iyo guud ahaanba duruufaha kala duwan ee dalka ku gedaaman, inkastoo xiligii xukuumadda Siilaanyo oo hadda Gu’ jirsatay ay bilawgeedii ay talada dalka la wareegeen ay deegaanadaasi Awdal ay kala horyimaadeen dareeno saluug leh oo ku wajahan Dhinaca Saami qaybsiga xukuumadda iyo Mansabyada ay heleen. Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu hogaamin doono ee socdaalka ugu bixi doona Boorama ayaa la sheegay inuu soo noqodkiisa ku hakan doono magaalada Gabilay, halkaas oo ay sidoo kale kulamo kula yeelan doonaan saraakiisha dawladda ee gobolka iyo hogaamiyeyaasha dhaqanka ee deegaankaasi ka hor inta aanu ku soo* noqon caasimada dalka ee Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo ayaa safarkiisani uu noqonayaa gobolkii labaad ee uu muddadaa sanadka ah ee uu xilka hayey ku tago, kaas oo hore socdaalo ugu tagay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Barbara, Awdalna ay noqon doonto gobolkii labaad ee uuu booqdo, inkasta oo Madaxweyne ilaa iyo hadda aanu socdaal ugu kicitimin gobolka uu ka soo jeedo ee Togdheer muddadaa sanadka ah ee uu xilka hayey, iyadoo ay ugu dambaysay xiligii uu ololah eeh doorashada lugu jiray.
-
It went from the uk minister is going to somalia ,,, and somaliland not in the picture at all than we heard him talking about somaliland and its progress and how he and his country is going to assist somaliland. Somalilands independence was done by its people. Foreign countries cannot Undermine our Sovereignty like they did with your somalia
-
Puntland Ufeyn Clan Rebels Attack Oil Exploration Convoy
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Loool@ the garowe police helping the gunman meeshaasi waba meel khariban -
Fuaad Aadan Cadde Laascaanood dadki u dhashay baa is dilaya
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
No his point was that reer kaliya anay dawlad noqon karayn and he is right fuaad is right the boocama shir in 1993 the garaad clan came together to talk about their future and after that they said lets just wait and see and join what is available -
They obviously both want to be the chairman of the ucid political party Sultan faisals time is up as i said before and its time for new leadership Sultan faisals Knows that. He just feels he was disrespected by some of his party members Ciiro's Crew listen to his latest speech he is willing to step down as a chairman and will allow the party to elect a new chairman he just askes the new interim admin created by the Ciiro crew to be erased and to start all over.
-
i cant see the video
-
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
A_Khadar;736732 wrote: So when your clan dealders are having beef, it ain't big deal but others' is a bigooo deal.. How long you want to continue being such a cypocrate? Well ssc is the leadership of your clan Jabhad a khadar let me ask you a question do you support sabaray as a leader or xaglatoosiye. -
Somali Galbeed liberation war 1977 - Documentaries
Xaaji Xunjuf replied to OdaySomali's topic in Politics
The Somali republic in 1964 should have invaded kenya instead of Ethiopia Kenya was weak and just gained independence the Somali republic could've easily defeated kenya in the early 60s instead they waged a war against Ethiopia. -
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
And since when was ucid the leading party of Somaliland:D oppositon party having internal beef so what big deal -
Somali Galbeed liberation war 1977 - Documentaries
Xaaji Xunjuf replied to OdaySomali's topic in Politics
Showqi;736698 wrote: Dagaal, Qabiil iyo Abaaro waa waxa ummadda Soomaaliyeed dabar gooyey ee ha laga tashado saddexdaas..... Indeed clans wars wa wax laga acuudubileysto ,, abaaro na wa in allah la baryo sidi looga bixi laha -
Somali Galbeed liberation war 1977 - Documentaries
Xaaji Xunjuf replied to OdaySomali's topic in Politics
The good old days when we kicked *** -
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Xaglatoosiye not replaced after all:D -
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Xildhibaano KaTirsan Golaha Khusuusiga Oo Ka Horyimid Xil qaadis lagu sameeyay Xaglo Toosiye(Vedio) Lasanod Onlline Tuesday, July 26, 2011 Dharkayn-Geeyo,(Lasanod Online)-Qaar kamid ah golaha Khusuusiga ee SSC ayaa siweyn uga soo horjeestey hadal maalin ka hor kasoo yeeray xubno katirsan isla Khusuusiga SSC iyo hogaamiye kuxigeenka SSC Col Cali Sabaray kaasi oo sheegayey in hogamiye Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) xilkii laga xayuubiyey Xubnaha golaha Khusuusiga oo maanta kulan saxaafada ugu qabtay tuulada Dharkayn oo katirsan gobolka Sool ayaa waxay shaaca ka qaadeen in uu sharci daro ah ahaa hadalka ay warbaahinta ka jeediyeen qaar kamid ah Khusuusiga iyo hogaamiye kxuigeenka SSC col Cali Sabarey. Kulanka maanta oo ay fadhiyeen 6 xildhibaan oo katirsan golaha Khusiiga ayaa laga soosaaray qodobo lagu burinayo qodobadii ay soo saareen xil xildhibaan oo hore kulan ugu qabtay magaalada Dahrkayn Geenyo,xildhibaanada maanta kulanka qaatay ayaa waxaa kamid ahaa. 1. Xariir Awcali 2. Faarax Maxamed Seed (Fircoon) 3. Jaamac Siciid X Cige (Gacan) 4. Cismaan Faarax Caliyey 5. Shabac Axmed Calidhuux 6. Maxamed Ismaaciil Odowaa (Afar-indhood) Dhamaan xildhibaanadaasi ayaa isku raacay in hogaanka uu hayo md Saleebaan Ciise Axmed waxaana ay sheegeen in hadalkii kasoo yeeray xildhibaanada kale uu ahaa mid kala fogaynaya dadka SSC. Si kastaba ha ahaatee hadaladan kasoo kala yeeraya xildhibaanada SSC ayaa muujinaya khilaaf xoogan oo xiligan soo kala dhexgalay xildhibaanada khusuusiga SSC. -
Somaliland parliament approves new head of supreme court
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Members of both Chambers approves the chairman of Supreme Court Posted on 26/07/2011 Hargeisa (JSLTimes.com) -Members of both chambers of Somaliland parliament (the representatives and the elders) today held a joint session at the parliamentary premises and approved overwhelmingly the chairman of Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali. This joint session was attended by hundred and nine members of both chambers of Somaliland parliament. The session was presided as usual by the parliamentary speaker Mr. Abdirahman Mohamed Abdilahi known as ‘Cirro’. The educational background and experience of the new chairman of Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali was read. Later on, the voting process started. Hundred and seven members voted in favor of approving the newly appointed chairman to the post of the head of Somaliland Supreme Court. One member voted against the chairman and the parliamentary speaker did not cast his vote. There was no vote abstaining that was reported. Finally, the chairman of Somaliland Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali is approved with overwhelming majority. It was recent when president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud known as ‘Siilaanyo’ dismissed from his post the former Supreme Court of Somaliland and appointed Mr. Yusuf Ismail Ali Who already assumed responsibility of running affairs of the Court in an honest and fair fashion -
UK Minister:”Our government has commited over a 100 Million pounds over next 4 years for Somaliland” During the visit to Somaliland, Mr. Bellingham took the opportunity to address the Somaliland House of Representative. In his speech, the minister stated the United Kingdom will support Somaliland’s continued efforts toward social development, national stability and security, good governance and the fight against terrorism and piracy in the region. Mr. Bellingham, Minister of State for African Affairs, congratulated the members of both chambers of the Somaliland parliament on their efforts to strengthen democracy in the country and their commitment to the principles of democracy and accountability.
-
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
A khadar TFG officials whether they are from borama burco berbera hargeysa Laascanood ceerigaabo cannot come to Somaliland end of story they are nobodies irrelevant if you think you can compare the Likes of Mahad cambaashe with Abdikarim you are wrong , if you think they can make a difference feel free;) -
Gudoomiyaha Ururka SSC Xaglo toosiye oo Xilkii laga Eryey
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
I dont see how you can compare the so called TFG defence Minister with the Likes of Col Caydiid dha dhable the man second in command of the Armed forces (Ciidanka qaranka). Is it possible for the TFG defence minister to set foot in hargeysa where he is from is it possible for him to have Soldiers from his clan that are supportive to his TFG cause. Can he organize a gathering for his clan elders some where in salahlay in support for his TFG nonsense. -
Noolow Ismacil cumarow Noolow
