-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Listen here http://www.gabiley.net/pages/tDetails.php?source=news&ID=17749&permission=1&audioFile=20110714053257_file.mp3 Qaybtii labaad ee waraysigii aan la yelanay gudoomiyaha xisbiga MRD Daahir Axmed Faarax(Daaf)ee mucaaridka Djibouti This guy he makes fool out of himself at one point he is pointing out the achievements of IOG and how he managed to build a second port for Djibouti dooraale port and than he starts discrediting Ismacil Cumar geele for his hard work.
-
gooni;733699 wrote: XXjufow,,,waxaad u jeedo lama dareemo, Ma ii sheegi kartaa inta sano ood cadow shisheeye iska dhowdeeen? iyo inta sano ood cadow sokeeye iska dhowdeeen? bal inaan lahjada jabuuti isku af garano. Bal horta qeex cadaw sokeeye wayo cadaw shisheeye waayo?
-
A khadar he was a former Colonel in the former kacaan government you loved so much Col caydiidh dha dhable is the second man in command of the armed forces in the country Xaasha the Somaliland army will never destablize the region or hurt their own people. I don't give damn about a clan or my clan , qabyalad is what destroyed Somalia our neighbour , i will only support Nationhood.
-
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
They March every where in the country Hargeysa Burco Ceerigaabo Berbera Borama -
A khadar what about Colonel caydiidh dhadhable Mahad Cambaashe Mustafa Galaal the national army will continue to maintain the peace in the country.
-
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Niman qoslo maha -
TFG Militia plunder UNICEF food storage in Mogadisho
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Johnny B;734002 wrote: TFG and Militia are contradiction in terms. A government , be it transitional or not, that is internationally recognized,has an Army, but for you , it's the non-existent "Somaliland" Army and the TFG militia. As Albert said, insanity is doing the samething over and over again,while expecting a different result. Just intensify the claims .. recognition for NW Somalia aka "Somaliland" is at sight. I am not sure if we can call the TFG Militia an army the so called TFG Militia consists out of EX shabaabist Former Warlords poorly disciplined former Childsoldiers. unofficial rankings given to the likes of Warlord Indhocade , the authority of Mogadisho the parts they control falls directly under General Bahuku and the Amisom so what is this Recognized Army you are talking about? And its not a secret the TFG militia sell some of their ammunition to the Shabaab now if thats not a Milita i don't know what is. -
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The the pics are from the 18 May celebrations -
TFG Militia plunder UNICEF food storage in Mogadisho
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Boondheere;733964 wrote: of course waa macquul inay ciidanka dawlada raashin xadeen War maxaad igu maagaysa:D waxabu iga dhigay inan anigu xaday raashinka masaakinta loogu talo galay -
Xukuumada Oo ka Hadashay Abaaraha Saameeyay Dalalka Geeska Afrika July 14th, 2011 Hargaysa (Somaliland.Org:-Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay Abaaraha baahsan iyo macaluusha saamaysay geeska Afrika. Wasiirka Wasaarada Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Md Faarax Cilmi (Geedoolle) ayaa sheegay in aanay Somaliland wakhtigan ka taagnayn Abaar la mid ah ta ka jirta Koonfurta Somaliya iyo meelaha kale ee ka tirsan dalalka geeska Afrika,balse ay somaliland abaartu ku xooganayd wakhtigii Gu’ga iyada oo ay bilihii ugu danbeeyay roobab ka da’een Oogada iyo Gubanka dalka kuwaasi oo jabiyay baaxadii abaarta waxaanu Wasiirku carabka ku dhuftay in imika deegaano ka mid ah Somaliland laga dareemayo xaaluf, gaar ahaana dhinaca Xeebaha. Wasiirka oo shalay u waramayay laanta Af-ka Somaliga ee Idaacada BBC-da isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Somaliland abaartu waxay ku xooganayd wakhtigii gu’ga oo roobkii gu’ga ayaa la waayay,bilihii ugu danbeeyay ayaa waxoogaa roob ahi noo da’ay roobabkaasi oo ka da’ay Oogada iyo Gubanka labadaba,caado ma ahaan jirin in Gubanka roobabku ka da’aan xiliyadaas oo kale laakiin illaahay ayaa na siiyay,inkasta oo wakhtigan aan joogno dhulku soo kululaanaayo oo aad looga dareemaayo in uu xaaluf ka jiro dhinaca xeebaha”. Ayuu yidhi Wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole. Wasiirka Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole oo sharaxaya Hay’adaha caalamiga ah ee Somaliland kala shaqeeya dhinaca saadaasha Abaaraha iyo cunto yaraaanta waxaa uu yidhi “Arimaha beeraha Hay’ada FAO ayaa nagala shaqaysa xagga saadaasha abaaraha, iyada oo noo sheegta ama noo soo gudbisa hadba waxyaabaha la saadaaliyay ee dalalka geeska Afrika,waxaa kale oo jirta qayb ka mid ah Hay’ada FAO oo la yidhaahdo SSNAU oo iyaduna ka shaqaysa oo noo sheegta qaybaha raashinka soo go’ay iyo ka soo gu’I doona iyo hadba inta ay tahay baahida jirtaa oo aduunka u sheegta, markaa taasi waxay noo suurto gelisay in Hay’adda WFP aanu kaga faa’iidaysano in ay iyaduna ka talagal ka samayso arimaha noocaas ah,inkasta oo aanay sanadkan Hay’adda WFP wax raashin ah haba yaraatee aanaan ka helin”. Ayuu yidhi Wasiirka Beeraha Somaliland. Wasiirka Wasaarada Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Md Faarax Cilmi (geedoole) waxaa kale oo uu sheegay in Wasaarada beeruhu ay si gaar ah uga shaqayso Arimaha beeraha oo keliya, balse ay jiraan Hay’ado iyo wasaarado kale oo ka shaqeeya ka hortaga abaaraha iyo cunto yaraanta dalka soo food saarta waxaanu yidhi “ Wasaarada Beeraha Somaliland iyada beeraha ayuunbaa u gaar ah,waxaa kale oo jira wasaarado kale oo ay arintani khusayso sida wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Wasaarado kale”. Ayuu yidhi Wasiirku. Wasiirka mar wax laga waydiiyay xukuumad ahaan in ay ka tabaabushaysteen iyo in kale Abaaraha, haddii la waayo roobabka la filayo waxaa uu ku jawaabay “Waanu ka yeelanaa shirar arimaha abaaruhuna waxa weeyaan kuwo aanu had iyo jeer wax iska waydiino,istaraatijiyadii wax lagaga qaban lahaa arimaha abaaraha waanu ku jirnaa anaga oo iskaashanayna Hay’adaha dawliga ah,Waxaa jirta guddi la yidhaahdo guddida ka hortaga abaaraha oo ka kooban lix wasaaradood iyo Hay’ada ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah ee (NERAD) guddidaas oo uu Guddoomiye u yahay madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ”. Ayuu yidhi Faarax Cilmi Geedoole Wasiirka Beeraha Somaliland
-
TFG Militia plunder UNICEF food storage in Mogadisho
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Jen. Indho-cadde oo sheegay inuu howlihii dowladda ka fariistay, ciidamada dowladda KMG ahna ku eedeeyay dhac Khamiis, July 14, 2011 (HOL) – Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indho-cadde) oo ka mid ahaa saraakiisha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in uusan wax xil ah u hayn dowladda Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyay ciidamada dowladda inay dhac u geysteen mucaawino. "Waxaa amar la igu siiyay inaan ciidamadeyda kala baxo xaafadda taleex oo ay ku sugnaayeen, waxaana dhacday in ciidamadii lagu wareejiyay oo hoostaga abaan-duulaha ciidanka milateriga Jen. C/kariin Yuusuf (Dhego-badan) ay dhac u geysteen bakhaar ay mucaawino ugu jirtay hay'adda UNICEF," ayuu yiri Jen. Indho-cadde. Sidoo kale, wuxuu sheegay inuu yahay jeeraal howsha laga joojiyay, isagoo xusay inuu ka joojiyay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, sidaa daraadeedna aysan jirin xil siyaasadeed iyo mid ciidan oo uu hayo wixii hadda ka dambeeya dowladda Soomaaliya. "Madaxweynaha DKMG ah ayaa maalin ka hor amar igu siiyay inaan joojiyo sugidda ammaanka xaafadda taleex, wuxuuna ii sheegay inuusan garanayn sababta uu uga hortagayo tuugada, wuxuuna si cad ii yiri faraha kala bax amniga taleex, aniguna waan qaatay amarkaas," ayuu hadalkiisa raaciyay. Jen. Indho-cadde, wuxuu sheegay inuu yahay mas'uul madax-bannaan oo diyaar u ah inuu la dagaalamo Xarrakada Al-shabaab, balse uusan hadda heli karin dhaqaale uu kula dagaalamo. Shalay ayaa waxaa lagu arkayay degmada Waaberi ciidammo ka tirsan dowladda oo wata bacaha roobta laga dugsado iyo buskut la sheegay in loogu talogalay in loo qaybiyo barakacayaashii dhawaan soo gaaray Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa HOL u sheegay in ciidamada DKMG ah ay isbaarooyin dhigteen xaafadda taleex iyo xaafado ka tirsan degmada Waaberi iyagoo dadkii helay qaar ka mid ah gargaarkii la boobay ka qaadanaya. Ugu dambeyn, Jen. Indho-cadde wuxuu iska fogeeyay inuu isagu lug ku lahaa dhaca loo geystay gargaarkaas. Dhanka kalena ma jirto wax war ah oo kasoo baxay dhinaca dowladda oo ku aadan hadalka kasoo baxay sarkaalkan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online -
Indha cade oo boobkii shalay ku eedeeyay ciidamada Milatariga DKMG Muqdisho : (Sh. M. Network) Janaraal yuusuf Max’ed Siyaad Indha cade oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay boob shalay boqolaal dad wayne ah iyo ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ay u gaysteen baqaar ku jiray raashin gar-gaar oo ku yaala xaafada Taleex ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Indha cade ayaa sheegay in boobkaasi ay ka danbeeyeen ciidamo ka mid ah Milatariga dowladda Soomaaliya oo hoostaga sida uu tilmaamay Abaan duulaha ciidanka xooga dalka Janaraal Yuusuf C/kariim Dhaga badan, waxaana uu tibaaxay Janaraal yuusuf Max’ed Siyaad in amaanka Xaafada Taleex markii hore ay sugayaan ciidamo isga ka amar qaata balse, waxa uu xusay in markii danbe Madaxweynaha Dowladda uu ku amray in uu xaafadaasi ku wareejiyo ciidanka xooga dalka kuwaasi oo uu sheegay inay boobka gaysteen. Janaraal Indha cade oo Idaacadda Shabelle ay wax ka waydiisay sida uu ku xaqiijiyay in ciidamo ka amar qaata Janaraal Dhaga badan ay boobeen raashinka ku jiray baqaarka ku yaala degamada Hodan ayaa waxaa uu sheegay in arintaasi ay u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya, isgoo tibaaxay in la yaqaano magacyada askarta Milatariga ee dhacaasi gaysatay. Shalay ayey aheyd markii ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo boqolaal dad wayne ah ay gudaha u galeen baqaar uu ku kaydsanaa raashin la sheegay inay laheyd Hay’adda UNICEF oo ka mid ah Hay’adaha Qaramada Midoobay Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidanka qaranka will defend the country from any kind of aggressor -
Yes adal Empire exist Seylac was our Capital city and it still hunts you in your mind after 5 centuries the land was always known as the Land of the Somalis Ardu Al Sumaal Aka Somaliland.
-
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Khiyaali maxay ah -
Taleexi;733918 wrote: Waryaa Mr. Borat Somalia waa jirtaa balse way sambariiraxatay wayse sare kacaysaa markaasaa Governor Siilaayona u sodcaali doonaa Xamar cadeey. Somalia dee magac ahaan waa jirta ma aniga diidan laakin qaran Somali ma jiro Somalia waxa ka taliya Mamuulka beeleysan eeh budhcad badeedka eeh taliskisu yahay Garowe oo u ka taliyo Nin taxile ka ahaan jiray Australia , Waxa ku xiga Mamuulka beeleysan eeh isna xaruntisu tahay koonfurta galkacyo waxa ku xiga mamuulka ximan iyo xeeb oo ay walaalo yihin mamuulka koonfurta galkacyo eeh galmudug. Waxa ku xiga Qolo iyaguna tusbaxyo waweyn sita oo qoorta ku sita qardaas oo dikreysa oo quburaha cabuuda . oo hub iyo takuleyn ka hela Dawlada Melez zanawi. Waxa ku xigta dawlada Meel ma gaadho oo u madaxda ka yahay sheikh dalxiis oo ka taliya 4 xafadood xamar ku taala oo waliba dusha laga ilaaliyo 12 kun ciidan uganda ka yimi ba taliska guud ka taliya na amarka ciidamada Amisom na wuxu Madaxweyne yoweri museveni u xil saaray Ninka ku magac dheer General Bahuku. Qaramada miiidoobay na waxay u so magacabeen Ambassador Mahiga oo ay talada sharciga dalku ka Go'odo, Waxa kale jira qolo la yidha Alshabaab oo ah koox ka mid ah kooxaha argagixsada Caalamiga oo raba inay ku noolaadan casri jaahiligi dhul fara badan sida kisnmayo iyo baydhabo bay ka taliyan iyo beledweyne iyaguna qaran baad sheegeysa quruun aynan garanayn bay ka sheekayan wana koox takfirinyin ah , Waxa kalo jira Mamuulka azania oo run ahaanti mashruuc ay bixisay dawlada Kenya sii ay bufferzone u yeelato xuduuda iyaga iyo Alshabaab, iyaguna meelahaas bay gaaf wareegaan, tas waxa u dheer ah kampala accord iyo djibouti accord baa dadka lugu mashquuliya dadina qaran bay ka sheekeynayan?
-
Taleexi abti dadka qaar baan la yaaba ishay iska tuuraan war iska daya intu ka hadlay aqoonsiga Somaliland iyo dimuqradiyada Somaliland iyo hormarka Somaliland ay samaysey , Qaran Somalia sidu maanta ku jira ileen ninku wuxu yidhi Somalia qaran maha , caqligu halku idinka dhaafa. Mise idinku waxad leedihin qaran Somalia ba jira? Xiinfanin baba maalin dhawayd qaran ka baadhayey SOL miyanad ogayn
-
And all the people in here who disagree with the author of the article believe that there is a state called Somalia are they not living in a delusional world;)
-
Somaliland Military convoy visits shimbiraale (eastern sanaag)
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Shimbiraale oo Laga Hirgelinayo Saldhig Milatari July 12, 2011 Shimbiraale(MMedia) Waxa ka jira Magaalada Shimbiraale oo ka tirsan Gobolka Sanaag qorshe saldhig Melateri looga hirgelinayo ka dib markii dhawaan ay soo degeen Cutubyo ka tirsan Somaliland kuwaasoo degay meel Magaalada u jirta ilaa 3Km Ciidaman oo u hogaaminayoTaliyaha aaga Bari ee Somaliland Kornayl Muuse Jaamac Deelaaf ayaa qorshahoodu yahay inay Saldhig Melateri ka sameeyaan Magalaada Shimbiraale Saldhigaas oo noqon doona ka ugu way ee ka jira Gobolka Sanaag waxaanu hada Taliyuhu Socdaal ku marayaa Magaalooyin ka tirsan gobolka Sanaag Iyo Haylaan Maray Maakhir Media la xidhiidhay siday u arkaan dadka deegaanku Saldhigan laga samaynayo Magaalada ayay aad usoo dhaweeyeen qorshahan la wado waxaana daba socda ayay yiraahdeen Ciidamo laga qorayo deegaanka oo yeelan doona awooda saldhigaas kuwaasoo laga yaabo in dhawaan la qoro Maxamed xasan oo ka mida odayaasha deegaanka ayaa Maakhir Media wax ka waydiisay sida uu u arko Ciidamdan soo dega Magaalada iyo hadaladii kasoo yeeray Wasiirka Warfaafinta P/land waxaanu ku jawaabay inuu P/land idaacadaha uun ka maqlo weligiisna arag wax p/land ka socda hadalka wasiirka wax kazoo qaad malaha adeer dadkani Maamul ayay u baahan yihiin cidii ay u arkaan inay wado wax dantoodana cid uma daba fadhiisanayaan sababto ah 20sano ayaanu ku jirnaa Maamul la,aan markaa Somaliland Maamul u samayn iyo dhismayaal ay kwada deegaanka maxaanu ku diidaynaa markaa Dhinaca kale Magaalada ayaa ganacsigeedu hada aad u sara kacay waxaana ka jira dhaqdhaqaaq xaga wax kala iibsiga ah waxa kale oo la dareemayaa inay soo buux dhaafiyeen Maleeshiyooyin lagu wado in Ciidamo laga dhigay kuwaasoo aad ugu soo qul qulaya Magaalada Taliyaha ayaa maruu la hadlayay dadka deegaanka u sheegay hadii aanay doonayn ciidamada in laga qaadayo madaama ay iyagu yihiin cida masuuliyada Magaalada iska leh waxa kaloo Magaaalada ka socda dhismayaal xaga waxbarashada iyo caafimaadka ah oo ay wado Somaliland Hadaba dhawaan ayaan idiin soo gudbin doonaan waraysiyo Maqal iyo Muqaalba leh oo aanu kazoo qaadayno Ciidmada soo degay Shimbiraale iyo dadka deegaankaba Maakhir Media Shimbiraale -
Thankful;733896 wrote: I agree Jacpher, It's just another outsider giving us his opinion on an issue he knows nothing about. Like he has a right to say what exists and what doesn't or who is functioning and who is not. The article - like so many other outside-forces - is meant to divide us. It's the old colonial strategy. I only listened to his outsider opinion on AY, because it differs from what his enemies in Somalia try say. Even the mere mention of his name, brings out the wrath of his enemies. Jacpher says the Young man is a student and you say he works for the Colonial office which one is it
-
Thankful;733888 wrote: His strong armed tactics had no piracy, we can agree on that right? Or kidnapping right? Maybe he chased Riyaale out of Lascaanod, however the problems we see now, weren't occurring before....can we agree on this? Because of what Puntland was then and now, AY is slowly being vindicated! Wrong abdilahi Yusuf started killing elders in galkacyo that is a well known fact and what do we see every day in bosaaso the killing of elders in april this year 3 clan elders were gunned down in bosaaso.
-
Suldaanka;733887 wrote: ^The keyword is "strong-arm tactics" of the former warlord. i.e. bulldozing any opposition within Puntland and killing traditional leaders at point blank with no questions asked. That is vindication for you. Those tactics might have worked in Puntland, but they backfired at him in Mogadishu where even the Amhara tanks couldn't save him from his demise. Tuute Muuse the tribal leader of bosaaso fled to ceelafweyn sanaag he fled from the wrath of Abdilahi Yusufs Clan Militia. i agree it might have worked on the Trinity clan of the garowe pirate administration as oodweyne would say.
-
And thankful thought warlord Abdilahi yusuf was really in charge back than Walad Abdallah was the UN chief playing Chess with the so called Koonfurian Politicians. And melez zanawi was exercising his military might with the blessings of Uncle sam. The sad part is the Koonfurian Politicians don't even know they lost their sovereignty long time ago.