Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalilanders waged a war against somalia when somalia was having a peaceful state what makes u think the people of somaliland want to be part of somalia in the future if they waged a war against somalia when it was peaceful and no i am not mad at all
  2. No somalilanders do not want to share a country with koonfurians that should be clear after 20 years not under a federal state national unity state or sharia state
  3. Never liked this guy he is one of those failed politicians
  4. Golaha Wasiirrada oo maanta lagu dhawaaqayo iyo madaxda DKMG ah oo xalliyay khilaaf u dhexeeyay Isniin, July 18, 2011 (HOL) – Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah lagu dhawaaqo, kaddib markii madaxda DKMG ah ay ka gudbeen muranno ku saabsan magacaabista golaha wasiirrada. Wararka ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo afhayeenka baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay xubno ku darsadeen golaha wasiirrada, kuwaasoo iyaga wakiillo ka ah. Magacaabista golaha wasiirrada ayaa dhowr jeer dib u dhacay labadii todobaad ee lasoo dhaafay, kaddib markii madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanku ay isku qabteen wasaarado ay u arkaan inay muhiim u yihiin. Jagada wasaaradda maaliyadda oo la sheegay inay ahayd midda muranka badanayd ayaa waxaa loo dhaafay Shariif Xasan Sheekh Aadan iyadoo la sheegay in jagadaas uu u magacaabayo nin ay aad isugu dhow yihiin. Ilo wareedyo ay HOL la xiriirtay oo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa sheegaya in xubno horay uga tirsanaa golihii wasiirrada xukuumaddii Farmaajo ay waayi doonaan xilalkooda, kuwaasoo ay ka mid yihiin: wasiirka maaliyadda iyo lacagta, wasiirka arrimaha dibadda iyo wasiiradda haweenka iyo arrimaha qoyska. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Dr. C/weli Maxamed Cali oo si aad ah ugu wareegay khilaafka madaxda DKMG ah ee ku saabsan xubnaha ay ku yeelanayaan wasiirrada, ayaa la sheegay inuu gaashaanka ku dhuftay in xubno hoggaamiye kooxeedyo ah ay kusoo biiraan golaha wasiirrada, kuwaasoo uu watay Shariif Xasan. Hoggaamiye kooxeedyadii loo diiday inay ka mid noqdaan golaha wasiirrada ayaa wada abaabullo ku aaddan inay ka hortagaan in xildhibaannada baarlamaanka ay codka kalsoonida ah siiyaan xukuumadda lasoo magacaabayo. Golaha wasiirrada ee soo socda ayaa lagu wadaa inay noqdaan 23-wasaaradood, kaddib markii ay codsadeen labada Shariif in la kordhiyo wasirrada si loo qanciyo qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyee
  5. Imika ma waxad leedahay garan fbi ku taalo , somaliland uun ba lugu ibiyaa
  6. Dee xoriyad uma baahna waba xor eh. Calan xor ah baba ka tagaan umadisa ka qotomisay. Madaxweyne xor ah ba ka taliya
  7. Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun may allah bless his soul sad day for the kulmiye supporters he was a hard working man. And a good man ilahay janada haka waraabiyo keyse xassan cige
  8. Thankful dear pirate this is not about me or seccesionist nor is this about Mujahid Siilaanyo burco or any other stuff related to that As for making topics about Somalia why not Somalia politics is interesting everyday something will happen alshabaab might invade a tuulo or the TFG will take it back from them. Or faroole will say something funny and call an MP a doqon xun oo mucaraad ah or garowe navy forces are being trained in melez zanawis swimming pool. Somaliland politics is quiet boring if we are not having elections or not celebrating our 20 years anniversary as an independent state. And our other neighbour Djibouti politics is boring as hell two . That leaves only Somalia
  9. Thankful;734548 wrote: your topic should be concerned with the tribal fighting taking place in Burco, where people are butchering each other. tribal fighting in burco i am not aware of that any way lets stick to the topic u can make another topic about burco if you like.
  10. Gooni umadi wa sidi ay iska dhigto horta suudaan calaamku horta in badan bay dagaal kula jirtay cumar xassan al bashiir mid wa iran bu la xidhay mida labad waxa weye chineeska bu keenay inay macdadanta dalkisa so saaran oo u kontrakt ku siiyey nimankan dinka na waxay rabeen inay dalkooda ba goostaan maraykanka marka u milksanayey inu keensado shirkado maraykanka hada the next cold war wil be between the US and china iyaga afrika isku qa qabsan doona ki ku awood batta. Taasi wa qodob Gooni ,, webiga nile geeska afrika siyasadisa laga ba haga miyanad sida u aqoon dalalkasi way isku xim ximinayan mid kasta wuxu raba inu meesha wax ku yeesho..Dawlada ethiopia hada wa so gaba gebeysey inay samaysato damm ka dhisato , Somalia aqoonsigeedu micne kuma fadhiyo sabab dalki ba xor maha Somalia UNITED NATIONS oo ay xil saareen uganda ayaa ka masuul ah marka micne kuma fadhido,,, dalka marku xor yahay dadkisa xor ka dhigta dadkisa u taliya sida ula soco.
  11. Where did i curse Somalia or somalis don't accuse me of things i did not do, it was just a simple question who is the legitimate leader of Somalia sure musevani recognizes the TFG he is got 12000 of his troops in Somalia he removes the prime minister when ever he likes, he created the kampala accord. I agree with you Somaliya Somali ba leh but tell me who runs Somalia don't be all emotional on me dear, also lets talk about if the Majority of the people of Somalia consider the TFG as the legitimate goverment for Somalia. Ps lets stick to the topic its about the legitimate president of Somalia
  12. Hebrew press: Erdogan to visit Gaza in two weeks July 17, 2011 by occupiedpalestine [ 17/07/2011 - 10:42 AM ] OCCUPIED JERUSALEM, (PIC)– Turkish premier Recep Erdogan is to visit the Gaza Strip within two weeks and meet with Hamas officials, Hebrew press reported on Sunday. Hebrew daily Maariv quoted Israeli sources as saying that Erdogan asked the Egyptian authorities to allow him visit Gaza during his Cairo trip by the end of this month, adding that Erdogan received no reply to his request so far. It said that those sources warned that such a visit would harm efforts to restore normalcy to relations between
  13. Erdogan to visit Gaza Commenting on circulations by media source relating an expected visit by Recep Tayyip Erdogan to the besieged Gaza Strip, Hamas considered such visit as a step to break the suffocating Israeli siege imposed on the Gaza strip for more than 5 years . Israeli sources had said earlier that Turkish Prime Minister intends to visit the Gaza Strip during the next two weeks to meet with officials from Hamas. According to the newspaper “Maariv” Israel said on Sunday that Erdogan asked the Egyptian authorities to allow him access to Gaza in the framework of his visit to Egypt at the end of this month but has not yet submitted its final response to this request. The sources warned that mentioned that such a visit would damage the prospects of relations between Israel and Turkey. Sami Abu Zuhri, the spokesman for Hamas movement, confirmed Sunday morning that Erdogan’s visit is illustration of Palestinian legitimacy that the world refuses to recognize. He stressed that the visist is an encouraging message for all presidents in the world to do the same.
  14. Maayarka Gabilay Oo Sheegtay In Cashuurta Dadweynaha Laga Qaado ay wax ugu qabanayaan bulshada July 17th, 2011 Gabiley (Somaliland.Org):- Maayarka magaalada Gabiley Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis oo uu wehelinayo Xog-hayaha Dawlada Hoose C/raxmaan Nuur Abokor ayaa maanta Kormeer ku soo maray wadooyin laammi ah oo ay dawlada Hoose ka wado magaalada Gabiley gudaheeda.kuwaasi oo qaarna dhismahoodu socdo halka kuwo kalena ay dhamaad ku dhow yihiin. Maayarka magaalada Gabiley Marwo Khadra X. Ismaaciil Yoonis ayaa kormeerkaasi ka dib la hadashay saxaafada ayaa ka warantay qorsheyaasha Dawlada Hoose ee dhinaca horumarinta Gobolka iyo waxyaabaha ay ku hamiyayso in ay qabto. waxaanay sheegtay in Himiladeedu tahay cashuurta ay dadwaynuhu bixiyaan wax loogu qabto laguna horumariyo adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin. “Waxaan idiinku bushaaraynayaa in Wadadan inta Ramadaanta ka horreysa aanu dhamayn doono oo Salaad Ciida aynu ku tukan doono iyada oo laami ah,” Ayay tidhi Marwo Khadar Xaaji Gaydh. Maayarka magaalada Gabiley Marwo Khadra X. Gaydh ayaa ka dalbatay dadwaynaha ku dhaqan magaalada Gabiley in ay baabiiyaan meheradaha yar-yar ee cooshadaha ah ee ka hor dhisan dhismeyaasha waawayn inta aanay Dawlada Hoose tallaabo adag ka qaadin. Maayarku waxay sheegay inay dedaal u galayaan iyagoo kaashanaya dadweynaha sidii loo soo celin lahaa bilcdii magaalada Gabilay waxaanay tidhi“Beryihii hore may jirin in Guryaha laga hor dhisto Sandaqado, waxaan u malaynayaa inay tahay dhaqan inaga soo raacay Qaxootiyadii,Marka aanu dhamayno hada Laamidan waxa aynu Inaga oo reer Gabiley ah oo gacmaha is haysana aynu baabiin doonaa Sandaqadaha iyo oodaha soo dhex galay Wadooyinka Magaalada si aynu u soo celino bilicdii magaalada Gabiley lahaan jirtay ”
  15. Farmara how does that logic work you say i should not talk about Somalia because its not my country fair enough, than how come Yoweri musevani and the tanzanian ambassador daily talks about it do they belong to the Somalis you love?
  16. B/xaawo:Dagaal xalay bartamaha magaalada B/xaawo ku dhaxmaray dowladda iyo Al Shabaab . 17. juli 2011 B/xaawo(Allpuntland) Wararka ka imaanaya magaalada B/xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay dagaal xoog leh ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab uu ku dhaxmaray gudaha Degmada B/xaawo iyadoona madaafiic lagu garaacay magaalada. Dagaalka ayaa ku biloowday ka dib markii ciidamo ka tirsan Al Shabaab weerar ay ku soo qadaeen magaalada B/xaawo iyagoona ka hor inta aysan weerarka magaalada ku soo gelin madaafiic la dhacay saldhigyada ciidamada Dowladda ee Degmada B/xaawo. Dagaalka fool ka fool ah ayaa waxa uu ka biloowday gudaha degmada B/xaawo gaar ahaan agagaarka Saldhiga Degmada hasayeeshee lama sheegin qasaaraha ka dhashay dagaalka iyo duqeeynta aL Al Shabaab magaalada ay u geeysteen. Xaalada ayaa saaka degan iyadoona dib ay u laabteen ciidamadii Al Shabaab ee weerarka magaalada ku qaaday mana jirto war
  17. Caqabad Hortaagan Ilaa Xiligan Ku Dhawaaqista Golaha Wasiirada Ee Dawladda Sheekh Shariif Muqdisho July 17, 2011 (W/wararka)- Iyada oo Sabti shalay lagu waday in lagu dhawaaqo liiska golaha wasiirada ee xukuumadda Cusub ee Raysal wasaare Dr.Cabdiweli Cali Maxamed, ayaa waxaa soo food-saaray khilaaf iyo jahwareer hor leh, kaas oo sababay in soo bandhigida liiska magacyada golaha wasiirada mar kale dib u dhacaan. Sida uu qabo Dastuurka Dawladda Federaalka u dhigan waxaa magacaabista golaha wasiirada iska leh Raysalwasaaraha oo la tashanaya Madaxweynaha, balse arrintaas ayaan ahayn mid ka shaqeysa Dawladda dhexdeeda, waxaana magacaabista iska leh Madaxweynaha, Raysalwasaaraha, Afhayeenka Baarlamaanlka, Beesha Caalamka, Wadamada Deriska ah iyo weliba Maamul goboleedyada. Raysalwasaare Dr.Cabdiweli Cali Maxamed iyo Guddoomiayaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ku kala aragti duwan, islamarkaa khilaaf ka dhashay marayaa meeshii ugu xumeyd, kadib markii Afhayeenka Baarlamaanku uu u gudbiyey Raysalwasaaraha liiska uu la doonayo in ay ka mid noqdaan golaha wasiirada, Dr. Gaas ayaa la sheegay in uu aad uga cadhoodey liiska Shariif Xasan, isla markaana uu u sheegay in dawladdu ku dhisan tahay waxa loogu yeedho 4.5, oo aanu xaq u lahayn in beel aan tiisa ahayn uu u soo xulo Wasiiro, khilaafkaas ayaa la sheegay in Shariif Xasan uu garwaaqsadey, isla markaana laga gudbey. Si kastaba ha ahaatee khilaafkii u danbeeyey ee maanta hadheeyey magcaabista golaha wasiirada ayaa ahaa, cidda loo magacaabayo Wasiirka Maaliyadda, Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa ku adkaystey in booskaas loo soo celiyo Beesha Digil & Mirifle, isla markaana Booska Wasiirka Gaashaandhiga dib loogu celiyo Beesha *******, Dr.Gaas ayaa ku adkaysanaya in arrinta sideeda loo daayo, isla markaana labada Wasiir ee hadda haya jagooyinkaas ay sii wataan shaqadooda, maadaama muddadii ay hayeen xilka ay si wanaagsan u guteen shaqadooda. Muddada u hadhsan in Raysalwasaaruhu ku soo magacaabo Golaha Wasiirada ayaa ah mid gabaabsi ah sida uu qoraayo heshiiskii Kampala, waxaana Raysalwasaaruha shukaanta lala hayo haystaa muddo 12 cisho ah oo keliya, Wararka qaar ayaa sheegaya in Dr.Gaas uu maanta ku hanjabey in uu xafiiska banayn doono, isla markaana la ciqaabi doono cidkasta oo caqabad ku noqotey soo magacaabista Golaha Wasiirada, taas ayaa dadka qaarkiis ku tilmaameen in Raysalwasaare Dr.Gaas uu ciyaarayo turub siyaasadeed, isla markaana Shariifyada uu ka dilaayo waqtiga, uuna damacsan yahay in daqiiqadaha u danbeeya uu ku dhawaaqyo Golaha uu doonaayo in ay ka mid noqdaan xukuumaddiisa. Heshiiska Kampala ayaa amar ku siinaya golaha Baarlamaanku in muddo 14 cisho gudahood ah ay ku ansixinayaan golaha Xukuumadda, waxaana la ciqaabayaa cidkasta oo heshiiskaas jebisa iyada oo loo dhisey hay’ad dusha ka maamusha Dawladda. Sida laga bartey khilaafyadii hore ee Dawladda, waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay soo dhexgasho Khilaafka waxa loogu yeedho Bulshada Caalamka, isla markaana lagu dhawaaqo golaha Xukuumadda.
  18. 'Israel plans to strike Iran in September' Ex-CIA official Robert Baer believes an Israeli strike against Tehran is rather imminent; predicts US will have to get involved Ynet Published: 07.16.11, 11:19 / Israel News share Israel may mount a strike against Iran in the fall, longtime CIA officer Robert Baer, who spent 21 years in the Middle East, told a Los Angeles radio station Saturday. Baer ventured such a move will drag the United States into another major war and endangering US military and civilian personnel throughout the Middle East and beyond. Receive Ynetnews updates directly to your desktop Expert Opinion Dagan: Iran strike - only as last resort / Boaz Fyler Ex-Mossad chief warns against military attack on Islamic Republic's nuclear facilities, says regional conflict might drag Hezbollah, Syria into war. Dagan also voices opposition to returning captive soldier Gilad Shalit 'at all costs' Full story Baer spoke on the provocative KPFK Los Angeles show Background Briefing, hosted by Ian Masters. Baer didn't name sources for his prediction of an Israeli attack, but the few he did cite are all Israeli security figures who have publically warned that Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu was adamant to strike Iran, such as former Mossad Chief Meir Dagan. Baer said that "There is almost near certainty that Netanyahu is planning an attack (on Iran)… and it will probably be in September before the vote on a Palestinian state. And he's also hoping to draw the United States into the conflict," he explained. Advertisement The ax-CIA official went on to guess that the Israeli air force would attack "Natanz and other nuclear facilities to degrade their capabilities. The Iranians will strike back where they can: Basra, Baghdad," effectively forcing the US to "jump into the fight" with attacks on Iranian targets. "Our special forces are already looking at Iranian targets in Iraq and across the border (in Iran) which we would strike. What we're facing here is an escalation, rather than a planned out-and-out war...it's a nightmare scenario. We don't have enough troops in the Middle East to fight a war like that. I think we are looking into the abyss," he said.
  19. Watch here http://www.bbc.co.uk/news/world-14171050
  20. Boondheere than how come faroole will appoint the Ministers of the so called government of Sheikh sharif if he is just a regional president it could it be that they are all regional presidents because the port revenue tax in bosaaso doesn't not fall into the pockets of Sheikh sharif. And the Mogadisho port revenue tax doesn't fall into the pockets of faroole.There are only 3 embessies in mogadisho djibouti Ethiopia and india , there aren't any western embassies in Mogadisho like that of the United states United kingdom sweden canada germany france etc.