-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Dugsiga Sare ee Salaama Secondary oo Xadhiga laga jaray iyo Nuxurka Khubadihii laga jeediyay Xaflada Furitaanka. ?Hargeysa(Waaheen)-Dugsiga Sare ee Salaama oo ka mid ah Dugsiyada gaar loo leeyahay ee Caasimada Hargeysa ayaa Maanta Xadhiga laga jaray. Munaasibada Xadhiga laga jaray Dugsigan Salaama Secondary school **oo lagu qabtay Hoteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, waxa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland oo uu ugu horeeyo Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Waxbarashada, Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Cali Maxamed Waran-cadde, Sheikh Aadan Maxamuud Xirsi {Aadan siiro}, Xildhibaano ka tirsan Golayaashash Baarlamanka iyo Maamulka, Macalimiinta iyo boqolaal Arday oo ka mid ah Ardayda Dugsigaasi wax ka barata. Maamulaha Dugsiyada Salaama Secondary iyo Machadka Luuqadaha ee? Magalada Hargeysa C/fataax Sh. C/lahi oo munaasibadaasi ka hadlay *ayaa ka waramay Ujeedada Dugsiga loo Aasaasay iyo qaybaha kala duwan ee *Tacliinta lagu Baranayo, waxaanu sheegay in ujeedada Dugsigan loo sameeyay ay tahay si uu u buuxiyo Baahiyaha Waxbarsho ee Dalka ka jira, gaar ahaana Xaafadan uu ku yaalo uu si loogaga baahnaa goob Waxbarsho oo noocan oo kale ah. Mr: C/fataax Sh. C/lahi waxa kale oo uu sheegay inay Dugsigan mudo dheer ka shaqaynayeen hir-gelintiisa, isla markaana meelo kala duwan ay *ka heleen gacan qabasho iyo Taageero dhinaca Dhismaha *dugsigu ku yaala la xidhiidha, isagoo intaasi raaciyay in Dugsigan Salaama uu ka diwaan-?gashanyahay Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dalka, taasoo sida uu Tilmaamay qiimayn ku samaysay tayada Manhajka Waxbarasho iyo Macalimiinta Dugsigaasi wax ka dhiga. Maamulka Dugsiga Salaama isagoo arimahaasi ka hadlaya Waxa uu Yidhi “Salaama waxaanu ugu talo galnay inay noqoto Hoy waxbarasho oo ay ka faa’iidaystaan Da’yarta Somaliland , waxaanan Samaynay markii aanu Ogaanay Baahiyaha Waxbarasho ee dalka ka jira *inay muhiim tahay inaanu Buuxino kaalinta nagaga aadan, markii aanu Ogaanay* Xaafadan Iskuulku ku yaalo oo si weyn loogaga baahaa inay helaan Dugsi Noocan oo kale, markii aanu ogaanay in da’yarta soo kacaysaa ay u baahin* yihiin aqoon dhamaystiran oo tayo leh, sidaasi darteen aynu maanta martida u nahay ee Salaama waxa uu ku yaalaa goob ku haboon, guri ku haboon iyo Xaafad ku haboon oo baahi looga qabay, Dugsigu waxa uu ka koobanyahay 35 Fasal oo isugu jira Fasalka koowaad ilaa Fasalka afaraad, waxaanan ku bilaabi doonaa hadii alle ka dhigo, Fasalka koowaad iyo Fasalka labaad maadaama oo ay ardaydu baahantahay in aqoon tayo leh a baro”.? Isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay “waxaan u mahad naqayaa Ganacsadaha Reer Somaliland ee Baxsane oo isagu dhismaha Dugsigan qayb ka qaatay, waxa kale oo aan u mahad-naqayaa Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo cid kasta oo hirgelinta iyo dhiiri gelinta Dugsigan gacan naga siisay”. Sh. Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) ayaa isaguna Munaasibadaasi kaga dhawaaqay inuu soo dhawaynayo Dugsigan cusub ee Salaama, kaasoo Maamulkiisa iyo Macalimiintiisaba kula dardaarmay inay Dugsiga u sameeyaan Manhaj Tayo leh oo ardaydu ka faa’do aqoon iyo Cilmi taabo gal ah si marka ay dhamaystaan Dugsiga Sare ugu shaqo taqaan aqoonta la baray. Sidoo sheikh Aadan waxa uu halkaasi sheegay inuu Isagu Fiiga Iskuulka ka bixin doona labada Ardayda ee ugu sareeya mudo sanad ah, isagoo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “waxaan idinku dhiiri gelinayaa inaad aqoonta barataan, waxaan doonayaa inaad dalka aqoontiina *ku dhistaan, waayo Cilmigu waa hantida iyo awooda aduunku isku dhaafay,Macalinkasta oo Dugsi wax ka dhigana waxaan ka codsanayaa inuu laba daqiiqo ku kordhiyo sacaadaha Xiisadaha lagu jiro oo uu ubadka uga faa’ideeyo toosintooda”. Isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi Sheikhu “ anigu waxaan balanqaadayaa labada arday ee ugu sameeya ayaan muddo sanad ah Fiiga ka bixinayaa Iskuulkan, qoladana Maamulka Salaamana waxaa kula talinayaa waar Ardayda Manhaj Tayo leh wax uga dhiga si ay ugu shaqo tagaan Marka ay dhamaystaan Dugsiga Sare, oo aanu Iskuul kale ugu baahan”. Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Cali Maxamed Waran-cadde oo isaguna Munaasibadaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo Dugsigan cusub, isagoo kula dardaarmay Maamulka iyo Macalimiinta Dugsigaasi inay dedaal dheer u galaan sidii ay u soo saari lahaayeen arday aqoon iyo Edaab badan oo dalka anfacda. Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland ayaa isaguna munaasibadaasi ka soo jeediyay kelmo dar daaran iyo dheeri gelin isugu jira, waxaanu ardayda Dugsigaasi kula taliyay inay wakhtiga ka faa’idaystaan. Gaba-gabadii Munaasibadaasi waxa hadalo koobkooban ka soo jeediyay *Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaarada waxbarashada Somaliland *Khadar Maxamed Diiriye iyo Agaasimaha waaxda waxbarashada gaarka ah ee Wasaaradaasi, kuwaasoo si isku mid ah u sheegay inay soo dhawaynayaan ka wasaarad ahaan Dugsigan cusub ee ka biiray Iskuulada dalka jira, waxaanay intaasi ku dareen inay si fiican ula shaqayn doonaan Maamulka Dugsigan, kuna qiimayn doonaan ardayda Dugsigaasi waxa ay barteen iyo waxa loo dhigo. Iyadoo ugu damayntiina* xadhiga laga *jaray dhismaha Dugsigan *oo ku yaala Xaafada Daruuraha ee Degmada 26 june ee Magaalada Hargeysa, kaasoo ka kooban ilaa 35 Fasal iyo qaybihii kale ee Waxbarashada. * Short URL: http://waaheen.com/?p=18395
-
Blessed ma reer bani hashim baan ku tarariyaa ma waxad rabta inad Xassan athanigi Maqrib isku oday ku aroortin Mise Abdulqadir Jilani baan awoow kaga dhiga Mise Faisal cali waraabe baad ilmadeer noqoneysin.
-
Miss barako ha iga dhaarsin dee laakin shaqo wayi meysid soo buux buuxi Applicationka CVga ila heerkee baad Familytreega marinaysa
-
Brings back memories waleh
-
Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil... ayuu yiri Faroole
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Somalina awoow anigu cidna iskumaan dirin adiga Yidhi cuqaasha tolka qaar waxba laga ma dhegeysto,, laakin cuqaasha kale wa waliyul saalixin Xamar iyaga wax laga weydiya -
Qandalawi;735270 wrote: ^Why did you guyz have to build that shrine in that little Island, is the intention to drawn your Burco brethren in "Baraakta" while attempting to make the visit... or never attempt! It was build centuries ago loool apparently the sheikh used to live in maydh by the way its not build on that little island but on the coast the shrine is near the coast
-
Che likes to brush off the tribal origin of the Somali people Somalis generally take their geneology very serious and its good to know if you know where you are from as long as you dont hurt your next door Clan brother. Maxay odhan jirreen if you wanna be somebody if you wanna go some where you better wake up and learn your abtirsi Warya salax goorma la dhisaya saaxib dekkadi maydh
-
Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil... ayuu yiri Faroole
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Somalina waba itaxaan tolkey ka si sheegenaysa xamar -
If it isn't the holy shrine in the blessed city of maydh been there in 1993
-
Oodweyne;735249 wrote: ^^ Dukey ,... :D Well, I suppose, it's your way of thinking that the "opposite" of whatever I tell you, must be the truth of any argument that I put forward in here . Hence, I do not blame you in here in thinking this way. But, if you really want to know the truth, to me that is "sufficient clarification" that I needed to know as to what sort of government it will amount to. Consequently, the best thing I can tell you, is lets wait few months; and, we shall see how this lot fare in that most hellish world that is Mogadishu's skulduggery of a retail politics, indeed... Wait a few months and you will hear duke blame Sakiin Sharif for abdiwelis shortcomings or maybe the Big Boys Museveni and Ambassador Mahiga time will tell indeed.
-
No thats what you like to make of it now what is Soomaliland its the land and the country where we hail from, when we gained independence from great britain in 1960 its the same State of Somaliland Garaad cali garaad jamac used to speech the Somaliland parliament in 1959.Thats how it was referred back the and now we know it as the republic of Somaliland. Somalis live spread as far as Kenya the folks you are talking about the Gabiley Arabsiyo Wajaale Folks live in Djibouti during the colonial days half of their clan fell under French Jurisdiction. Now i don't want to get into Clan territory what we have today is the people of Somaliland. What i want to see is a healthy coexistence between the people of Somaliland From east to west. You cannot tell me that you want to divide a person from oog from his possible Maternal side who reside in Gumeyz. Also let me ask you question how come the political clan unity the garaad clan had with the ssdf Garowe admin failed.
-
UN declares Somalia famine in Bakool and Lower Shabelle
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Ilahaay ha u gargaaro umada dhibaataysan that said the Somalis should start collecting funds for these people -
Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil... ayuu yiri Faroole
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
A khadar you should compare buuhoodle with ceel afweyn -
Dukey you are to optimistic we are talking about Somalia the TFG in particular a corrupt institution with a parliament speaker who has to much power. Yesterday there was a shoot out between the two sharif @ villa Amisom, about the said cabinet of Abdiweli. What or who will stop the two sharifs of forming another unholy alliance against the new PM? Will imaam faroole come to his rescue cruising his pirate yacht:D
-
Somaliland finance minister with delegation visits Djibouti.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiiro Xukumadaha Djabuuti iyo Somaliland Ka Socda Oo Ku Kulmay Magaalada Lawyacaddo Maanta in July 20th, 2011 by lug in News Boorama-(Lug)-Wasiiro ka socda Somaliland ayaa kulan kula yeeshay Wasiirka Maaliyada ee dawlada Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaale magaalada Lawyacaddo ee degmada Saylac, xubnaha wasiirada ee Somaliland oo kala ah Wasiirka Maaliyada Maxamed Xaashi iyo Wasiirka Ganacsiga C/Risaaq Khaliif Axmed iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Xasan Cabdi Cawad. Weftigan labada dhinac ka socda ayaa ka soo kicitimay dhanka Magaalada Jabuuti, taas Weftiga Wasiirada Somaliland socdaal ku joogeen maalmahan dalka Jabuuti , isla markaana wadahadalo kula soo qaatay Wasiirada xukuumada Jabuuti dhanka caasimada Jabuuti, ka dibna waxay isla qaateen in dhanka magaalada Lawyacaddo ee xuduuda Somalilandna ay ku kulmaan, taas oo ay maanta ka wadahadleen sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka ganacsi ee Somaliland iyo dawlada Jabuuti, waxa kale oo ay isla soo qaadeen isku socodka labada dhinac iyo sidii Amaanka loo sii adkayn lahaa. Sidoo kale sida ay shabakada Lughayanews u xaqiijiyay Gud/Ku/Xigeenka Deg. Saylac Cismaan Muumin Caare waxa ay waftigaasi soo gaadheen magaalada Saylac iyaga oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay waxana ay kulan la yeesheen maamulka heer gobol iyo heer dagmo iyaga oo kala hadlay dardar galinta hawlaha dhinaca mashaariicda ee gobolka iyo degmada ka socda. -
Gheele adigu waxad gabay u taqan hoowyaley hoowyaley hoowyaley waxasi gabay maha looool gabay xarafka aad kaga bilawdiid ba lugu gunada.
-
A khadar the 100.000 population was estimated in the 1940 and it was in the british Somaliland protectorate only because you asked for a goverment source now the Colonial Government was a good source and salax is right the 100.000 was the entire garaad clan in Somaliland.
-
So you want strict segregation between the clans using tribal homelands in a positive manner this will not contribute to the development of those regions.