Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Some of his quotes Cid ina so weerarta waxa ugu itaal yar Mamuulka Garowe Cidi aad ka maqashan Somaliweyn carabka ka guba
  2. Sultan Faisal loves his Arab heritage as well as his African culture
  3. Somaliland: Siilaanyo meets with British Delegation .Somaliland: Siilaanyo meets with British Delegation Posted on 24/07/2011 in Latest Hargeisa (JSLTimes.com) -The president of the republic of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud known as Sillaanyo meets today at his office in the presidential palace with British delegation headed by the minister in charge for African affairs to the British government Mr. Henry Bellingham who paid an official visit to Somaliland and the visit is expected to last for one day. President Siilaanyo briefed the minister about the general situation in Somaliland. The two sides discussed the bilateral cooperation between Somaliland and Britain. This is being told in a press release issued today from the presidential palace. “The president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud Siilaanyo today meets with delegation headed by the minister in charge of African affairs to UK Mr. Henry Bellingham.” President Sillanyo told the British delegate about the political, economic, and the security situation in Somaliland. Mr. Siilaanyo deeply indebted the role of the British government plays when it comes to the development on different areas. The president further briefed greatly missions concerning development based on cooperation between Britain and Somaliland which has a profound impact on community service be it health, education, justice, and peace on which British government provides economic assistance and technics to Somaliland government. Mr. Siilaanyo further pointed out that he is too excited about the British government expanding as well as enhancing the economy allotted to Somaliland. He told the delegation about Somaliland’s long term strategy be it providing basic needs to Somaliland people, and strengthening peace in Somaliland. The minister responsible for African affairs to the British government Mr. Henry Bellingham spoke at the meeting and he praised the people and government of Somaliland in their efforts to sustain security, develop their life, and have close working relation with the International community. The minister reaffirmed that it is time that the cooperation between Britain and Somaliland to bear fruit. He added that there is great need to create business atmosphere which enable foreign investment that Somaliland is about to get from Britain and the rest of the International community. Finally, Mr. Henry talked deeply about how Britain and Somaliland cooperate on security of the Horn of Africa, fight against piracy, and terrorism.
  4. Jigjiga: Xisbiga Tallada Haya Ee Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahoodii, Xohayihii Xisbigaana U Doortay Guddoomiye. Jigjiga (Ramaas) July 34,2011 – Xisbiga dimuqraadiga shacbiga Soomalida Itoobiya ( oo shalay shir uga furmay xarunta dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya ee Jigjiga. Shirkan oo socon doona maalmaha soo socda ayaa markiiba waxa xilkii guddoomiyenimo lagaga qaaday Cabdifataax Sheekh Cabdilaahi, iyadda oo sidoo kalena guddoomiye loogu doortay xoghayihii xisbigaas Md Maxamed-rashiid *****. Shirkan oo ka socda hoolka shirarka ee xisbigaas, ayaa ka hor inta aan xilka laga qaadin guddoomiyihii xisbiga, waxa la soo bandhigay waxqabadka xisbiga ee saddexdii bilood ee u dambeeyay, iyadda oo sidoo kalena xubnaha xisbiga waxqabadkooda gaarka ah mid mid qiimayn loogu sameeyay. Guddida fulinta xisbiga dimuqraadiga ah ee shacabka Soomalida Itoobiya ayaa amaanay waxqabadka saddexdii bilood ee u dambeeyay guddoomiyaha xisbiga ee xilka laga qaaday, balse waxa ay soo bandhigeen waxyaabo badan oo u baahnaa in la qabto intii uu xilka hayay guddoomiye Cabdiftaaax Sheekh Cabdilaahi oo aan qabsoomin, taasina waxa ay sababtay in cod loo qaado in xilka laga qaado iyo in kale, waxaana la isla gartay in la badalo oo guddoomiye cusub la doorto. Shirkan xisbiga dimuqraadiga ah ee Soomalida Itoobiya oo saddexdii biloodba hal mar la qabto ayaa waxa lagu amaanay xoghayaha xisbigaas Maxamed-rashiid *****, iyadda oo markii dambana lagu doortay cod aqlabiyad ah inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee xisbiga dimuqraadiga shacabka Soomalida Itoobiya ee haya tallada dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya. Ugu dambayn, xubnaha xisbiga haya taladda dawlad deegaanka Soomalida ayaa sidoo kale guddoomiyaha cusub ee xisbiga cod aqlabiyad ah kaga saaray xubin-nimada guddida fulinta, taas oo xeer hoosaadka xisbigu qeexayo in guddoomiyaha xisbigu aanu ka mid noqon Karin xubnaha guddida fulinta.
  5. Maxaa ka jira in Xaglatoosiye Xilka laga qaaday Maxaase ka jira Dharkayn-geenyo xubno Khusuusiga ka tirsan oo Garoowe iyo Buuhoodle ka yimi ayaa bilaabay Olale ah in ay Burburiyaan Hogaanka SSC kuwaas oo ku doodaya in xilka laga qaado Xaglatoosiye maadaa uu shaqo gudasho samayn waayey balse arinku uu yahay in loo balan qaaday Masabyo yar yar oo ay Garoowe ka helayaan Xidhiidh dhinacyo badan taabaya oo ay Allssc la samaysay Dharkayn-geeyo qaar ka mid ah Xubnaha KHusuusiga, Sii yahay Gudoomiyaha Khusuusiga SSC iyo waliba Xoghayaha Arimaha Gudaha ayaa noo xaqiijiyey in aysan jirin in rasmi ah oo Kalsoonidii loogana noqday Xaglatoosiye iyo wax kulan ah oo dhacay, waxana dhamaan Mas’uuliyiintani noo xaqiijiyeen in uu jiro Mooshinkaas oo uu daba ka riixayo Cali Sabaray iyo ragg kale uuna horyaalo Golaha KHusuusiga Saraakiisha Ciidamadda SSC ee fadhigoodu yahay Dharkayn-geenyo ayaa gadooday kuwas oo kala diray Kulan maanta dhici lahaa waxana wariyayaal jooga Dharkayn-geenyo ay Allssc u sheegeen in xaaladu kacsan tahay taladuna ay iminka gacanta ugu jirto Saraakiil ciidan hadaba marka aad dhagaysato Waraysi Xargaga Online la yeelatay Gudoomiyaha Khusuusiga Maxamed Cabdi Ciid waxa kuu soo baxay in wali aysan dhicin wax kalsooni kala noqosho ah, waxana uu sheegay in ay dib uga soo gudbiyana Go’aamadda shirka, uuna socdo shirku balse Wariyaha Waraysiga qaadayey ayaa Afkaga ugu Riday in Gudoomiye Kayd uu Yiraahdo xilkii baanu ka qaadnay Xaglatoosiye taasina ma ahan wax sharci ah, waxana uu Kayd sheegay in Xubno Maqani ay ka qayb qaateen Kalsooni kala noqoshadda taasi ma ahan wax sharci ah oo ay Telephone kuna soo xidhiidhee, waxana warar lagu kalsoon yahay Allssc u xaqiijiyeen in labadda xubneed ee Telephone uga qayb qaatay shirka ay yihiin Maxamed Casse iyo Cismaan Xaaji Cali oo Hargaysa jooga Akhriste marka aad Dhagaysatid Waraysigan waxa kuu soo baxaya in Ragg Hindise uun wata ay telephone-ka wada hadleen kuwaas oo aysan jirin wax talaabo ah oo ay qaadeen HALKAN Si DAGAN UGA DHAGAYSO WARAYSIGA KAYD EE XARGAGA Cali Sabaray oo ah Mujaahid Diir adag kaga jiray Halganka SSC waxa uu ka dayriyey Shirkii Khaatumo oo uu sheegay ay dhaqaalihii ka xanibtay sidoo kalena waxa uu sheegay in Xubnihii tagay ee falaagadda ka noqday SSC ay is yiraahdeen waa la idinka Dulmooday balse ma sheegin waxa uu isaga iyo kooxdan la socda ay yeeli doonaan, Xageese loo socda oo looga dulbooday? ! Hogaamiyaha SSC Xaglatoosiye oo aanu damacnay in aanu xidhiidh la samayno ayaa noo suurto gali weydey balse waxan idin balan qaadaynaa in Masuuliyiinta Joogta Dharkayn-geenyo iyo xaglatoosiyeba aanu waraysiyo idinka soo qaadi doono daqiiqadaha soo socda Fiiro Gaar WAA KUMA BURBURIYAHA SSC, WAA KUMA NINKA SSC TAN IYO MAALINKII LA SOO DHISAY KU WADAY BURBURKA IYO KHILAAFKA, KUMA NINKA BURBURKA KA WADA DHARKAYN-GEENYO goor dhaw naga filo
  6. Oodweyne;736152 wrote: ^^^ :D I wonder who was he referring to in here? Wetangula the former Kenyan foreign Minister
  7. Another quote by sultan faisal Nin tuug ahaan jirey aniga diinta islaamka waxba iigama sheegi karo
  8. Indeed Sultan Faisal is a great patriot some of his quotes Dawlad iyo Reer Ma-Murmaan, Dalal baa murma” shacabka gobolkan waxaan leeyahay, ragga qaxootiga ahaa ee iska soo urursaday Yurub iyo Maraykan yaanay dagaal idin galin” dad nin daweeya u baahan ayay nin xoolo daweeye madax uga dhigeen" referring to Geedi. walaalayaal UDUB lacagta ka cuna anigana ii codeeya" referring to UDUB bribing voters doorashadii waa diyaar, xisbiyadii waa diyaar , dadkii waa diyaar , Ilaahay xataa waa diyaar" refering to the election. Wasiirka Magaca Sharmutada Lihi Dalkayaga Waxba Kama Sheegi Karo”
  9. Jacaylbaro i was never a member of Alshabab nor did i support them Che Guevara the Amiir Must show humanity and the poor people affected by the drought should be feed ASAP It hurts my heart seeing all these innocent poor people literally dry dead ooh Allah have mercy on mankind
  10. War wati dawlad wadaag la sameyey warba ma haysid so Dr Maxamad rashid wasiro dawladeed laga ma dhigin dee mala faisal ba rabay in safirka finland laga dhigo. But faisal can always crown him self as sultan Faisal anaga ba ku caleemo saari doona toga herer
  11. Jacaylbaro;736132 wrote: Faysal isagaa bad galay dee ,, haduu UDUB iska daba socon lahaa taasi kumay dhacdeen ma is tidhaahdeen ? Ucid sanadihi ugu danbeyey waxay noqotay shandad yaro faisal iska leeyahay oo marba finland ula dhoofo hada waxba laga badalaya hawlihi udub waki la shaqeyn jiray laakin times change.
  12. Inqilaab aan dhiig ku daadan oo Ka dhex dhacay Xisbiga UCID Hargeysa/ToggaHerer 24 July 2011 Warsaxaafadeed ay soo saareen Qaar ka mid ah hogaanka Xisbiga UCID ayaa ku dhawaaqay in ay xilkii ka qaadeen Hogaankii Xisbiga Gudoomiye Eng Faysal Cali Waraabe kuna doorteen Hogaan Cusub oo uu hoogaaminayo Aden Mire Waqaf, Masuuliyiinta Soo saartay Qoraalka ayaa warbaahintii Goobta joogtay ayna u qaybiyeen Qoraalkooda ka codsaday in aanay ka qaadin wax sawir ah iyo Cod. Geesta kale waxa la filaayay kuna Beegnayd wakhtiga la qabanayo Congress ka Xisbiga UCID maalinta Berri ah oo ay bishu tahay 25 July. Haddaba Qoraalka ay soo saareen ayaa u qornaa sidan:- Maanta oo ay taariikhdu tahay July 24, 2011 waxaa xarunta dhexe ee xisbiga UCID shir ku yeeshay Gudidda Fulinta Xisbiga UCID waxaanay soo saareen go’aamadan hoos ku qoran: v Si loo sugo jiritaanka , midnimada iyo sharcinimada hogaanka Xisbiga in dib loo dhigo qabashada shirweynaha Xisbiga muddo aan ka badnayn shan iyo afartan cisho oo ka bilaabanta maanta oo taaiikhdu tahay 24.7.2011 iyada oo ay ahayd in shirweynaha la qabto ugu dambeyn 27.7.2011. v In shirweynihii Xisbiga lagu qabto Hargeysa maalinta Arbacada iyo Khamiista , 7-8 Sept 2011, Sida ku cad Qod. 10 Faq. 4aad ee Xeerka iyo Qaab Dhismeedka Xisbiga UCID. v In la magacaabo guddida qabanqaabada shirweynaha Xisbiga UCID v Waxa xubnaha Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga asal u ah liiskii ugu dambeeyey ee ansixiyey Xeerka Xisbiga, Musharaxa Maxwaynaha iyo Ku-xigeenka. v Maadaama xilka hogaanka Xisbigu dhamaanayo 28 July, 2011 oo ay ku egtahay mudada xilka gudoomiyaha hadda ee Xisbiga UCID isla markaana uu xeerka Xisbigu ku xadeeyey muddo-xileedka Gudoomiyaha laba jeer oo keliya sida ku cad qodobka 25aad faqradiisa 3aad, ay si ku meel-gaadh ah u sii wadayso hawlaha xisbiga Guddi ku meel gaadh ah inta uu qabsoomayo shirweynaha 3aad ee Xisbiga. Gudigaas oo magacyadoodu yihiin sida hoos ku qoran. Magaca Xilka Aadan Maxamed Mire (Waqaf) Gudoomiye ku meel-gaadh ah Axmed Xuseen Fagfagaash G/X/Koowaad ku meel-gaadh ah Xasan Xuseen Maxamed (Codyare) G/X/labaad ku meel-gaadh ah Cabdilaahi Siciid Ismaaciil (Dheere) G/X/saddexaad ku meel-gaadh ah Profisor Abdiraxmaan X. Saalax G/X/afraad ku meel-gaadh ah Muuse X. Maxamuud Guuleed (Inji) Xoghayaha Guud Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro) Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Waxa la farayaa dhamaan Hawl-wadeenadda iyo xubnaha Xisbiga ee Gobollada, degmooyinka iyo laamaha Dibaddaba inay ku dhaqmaan una hogaansamaan qodobadan kor ku xusan. Go’aankan waxa gaadhay xubnaha guddiga fulinta ee magacyadooda iyo saxeexyadoodu hoos ku qoran yihiin. La soco dhawaan ayaan idiin soo gudbinaynaa Qoraal iyo Jawaabta Hogaanka Xisbiga iyo Qaar ka mid ah Golaha Dhexe iyo Gudida Fulinta Xisbiga UCID ay ka bixiyeen Inqilaabka ka dhex dhacay Xisbiga .
  13. So what duke is really saying is that me and my uncle faroole are both pirates and stealing is our speciality
  14. Faysal Cali Waraabe Oo Inqilaabka Xilka Lagaga Qaaday Ku Eedeeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda, Guddida Fulintana Ku Tilmaamay SSC Ka Dhex Dilaacday Xisbiga UCID. Hargeysa (Ramaas) July 24,2011 – Guddoomiyaha xisbiga UCID ee guddida fulinta xisbigaasi sheegeen maanta inay xilka guddoomiyenimada ka qaadeen, ayaa sheegay inuu ka xun yahay talaabada ay qaadeen. Md Faysal Cali Waraabe, ayaa guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ku eedeeyay inuu ka dambeeyo talaabada guddida fulintu qaaday, isla-markaana xubnaha ku dhawaaqay inay xilka ka qaadeen isku urursadeen hab baylaysan. Md Faysal Cali Waraabe oo markii guddida fulintu ku dhawaaqeen inay xilka ka qaadeen shir-jaraa’id ku qabtay huteelka Ambasador ayaa sidoo tilmaamay in nidaamka ay u mareen xil ka qaadistiisu ahayn mid sharci ah. Md Faysal Cali Waraabe oo arimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi “Waxa jirtay in baryahaba uu gudoomiyha golaha Wakiiladu uu lahaa xisbiga aniga hala igu wareejiyo, haddii KULMIYE uu isku wareejiyey heshiis ayey ku ahaayeen oo ay kala saxeexdeen, markaa meel aanu anagu heshiis ku galnayna may jirin, waxaas oo dhana waxa ka dambeeya Cabdiraxmaan Cirro waanan ka xumahay.” Md Faysal Cali Waraabe, waxa kale oo uu soo qaaday “Cabdiraxmaan waxa uu urursaday dadkii xisbiga sababta u ahaa inuu dhaco ee aan waxba cod u keenin, markaad dalkeena waxa ka dhex dilaacday SSC, iyaguna waa SSC Xisbiga ka dilaacday.” Ayuu yidhi waxaanu intaa ku daray “Waxa lagu kala socdaana waa sharci, sharcina ma hayaan, waxaad moodaa in laysku soo abaalulay nidaam-beeleed oo dad uu Cirro (Guddoomiyaha golaha wakiiladda) soo ururdaday oo ay isku beelo yihiin ay meesha waxan ka wadaan”
  15. Well written article indeed Somaliland is one of the only independent states in africa with no direct aid and its a success so far. God bless
  16. Somalina;736028 wrote: AUN marxuumka, sabar iyo iimaan Ilaahey haka siiyo reerkiisa. Amiin
  17. president Siiraanyo sends his condolences Madaxweyne Siiraanyo Oo Dhambaal Tacsi ah u diray Eheladii,Bahda Tacliinta, Udub iyo Shabaka S/L Geerida Ku Timid Muj Talaabo Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, Bahda Waxbarashada, Xisbiga UDUB iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida Naxdinta leh ee ku timid Xog-hayihii Xisbiga Kulmiye MARXUUM, YUUSUF CIISE DUCAALE (TALAABO) oo ku geeriyooday Waddanka Nairobi Maanta 23-07-2011. Marxuumka oo ahaa Masuul Xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii hore ee JSL, kana mid ahaa ururkii Dhaqdhaqaaqa Xornimada ee SNM, qayb libaaxna ka qaatay Dib u dhiska nabadaynta ama hubka dhigista ee Maleeshiyo beleedkii markii danbe noqday xooga Ciidamada JSL, Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
  18. Alshabaab is the worst thing that ever happened to Somalis since the existence of the Somali race their Cruelty Is beyond believe their aim is to destroy every little living Somali in the horn of africa. Its gone worse there are more then 3 Million people facing starvation as we speak and these Animals won't allow aid humanitarian assistance to reach the poor affected Somalis in the refugee Camps for what ?????? I can't belief one would let his people literally dry dead because the so called aid money and humanitarian assistance was brought by the WFP and other UN agencies how can a person leave the nature of our humanity and let childeren woman innocent people die because some barbaric lunatic is keeping them hostage? What did prophet Muhammad salalahu calayhi wa salam teach us what did he say he said The one who looks after a widow or a poor person is like a Mujahid (warrior) who fights for Allah's Cause, or like him who performs prayers all the night and fasts all the day.", Prophet Muhammd salalahu calayhi wa salam said look after the poor what are these Al shayaadin doing they are letting the poor people perish, May allah help our people.
  19. Taleexi u should read jidbaale cabaadka ka baxaya lol
  20. Somalina hee maxa dhacay awoow maxaan sad ku noqday. Lool
  21. Mujahid conceptkeed hadanaad aqoon. Jihaad. Laftigeeda qeex ninka dhulkisa dadkisa shacabkisa maatadisa dar alle ku difaaco wa mujahid mala diinta islaamkanad aqoon eh. Talaabo calan tawxeeda ah bu dagaalamayey for more than a decade marxist iyo falsafad shuuciyeed bu ku jihaaday ilahay na wa garab galay oo guusha wa siiyey
  22. Why. So angry well that means dharoor vally is a disputed area we shall see what happends. With all the drilling hype