Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xildhibaano KaTirsan Golaha Khusuusiga Oo Ka Horyimid Xil qaadis lagu sameeyay Xaglo Toosiye(Vedio) Lasanod Onlline Tuesday, July 26, 2011 Dharkayn-Geeyo,(Lasanod Online)-Qaar kamid ah golaha Khusuusiga ee SSC ayaa siweyn uga soo horjeestey hadal maalin ka hor kasoo yeeray xubno katirsan isla Khusuusiga SSC iyo hogaamiye kuxigeenka SSC Col Cali Sabaray kaasi oo sheegayey in hogamiye Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) xilkii laga xayuubiyey Xubnaha golaha Khusuusiga oo maanta kulan saxaafada ugu qabtay tuulada Dharkayn oo katirsan gobolka Sool ayaa waxay shaaca ka qaadeen in uu sharci daro ah ahaa hadalka ay warbaahinta ka jeediyeen qaar kamid ah Khusuusiga iyo hogaamiye kxuigeenka SSC col Cali Sabarey. Kulanka maanta oo ay fadhiyeen 6 xildhibaan oo katirsan golaha Khusiiga ayaa laga soosaaray qodobo lagu burinayo qodobadii ay soo saareen xil xildhibaan oo hore kulan ugu qabtay magaalada Dahrkayn Geenyo,xildhibaanada maanta kulanka qaatay ayaa waxaa kamid ahaa. 1. Xariir Awcali 2. Faarax Maxamed Seed (Fircoon) 3. Jaamac Siciid X Cige (Gacan) 4. Cismaan Faarax Caliyey 5. Shabac Axmed Calidhuux 6. Maxamed Ismaaciil Odowaa (Afar-indhood) Dhamaan xildhibaanadaasi ayaa isku raacay in hogaanka uu hayo md Saleebaan Ciise Axmed waxaana ay sheegeen in hadalkii kasoo yeeray xildhibaanada kale uu ahaa mid kala fogaynaya dadka SSC. Si kastaba ha ahaatee hadaladan kasoo kala yeeraya xildhibaanada SSC ayaa muujinaya khilaaf xoogan oo xiligan soo kala dhexgalay xildhibaanada khusuusiga SSC.
  2. Members of both Chambers approves the chairman of Supreme Court Posted on 26/07/2011 Hargeisa (JSLTimes.com) -Members of both chambers of Somaliland parliament (the representatives and the elders) today held a joint session at the parliamentary premises and approved overwhelmingly the chairman of Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali. This joint session was attended by hundred and nine members of both chambers of Somaliland parliament. The session was presided as usual by the parliamentary speaker Mr. Abdirahman Mohamed Abdilahi known as ‘Cirro’. The educational background and experience of the new chairman of Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali was read. Later on, the voting process started. Hundred and seven members voted in favor of approving the newly appointed chairman to the post of the head of Somaliland Supreme Court. One member voted against the chairman and the parliamentary speaker did not cast his vote. There was no vote abstaining that was reported. Finally, the chairman of Somaliland Supreme Court Mr. Yusuf Ismail Ali is approved with overwhelming majority. It was recent when president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud known as ‘Siilaanyo’ dismissed from his post the former Supreme Court of Somaliland and appointed Mr. Yusuf Ismail Ali Who already assumed responsibility of running affairs of the Court in an honest and fair fashion
  3. UK Minister:”Our government has commited over a 100 Million pounds over next 4 years for Somaliland” During the visit to Somaliland, Mr. Bellingham took the opportunity to address the Somaliland House of Representative. In his speech, the minister stated the United Kingdom will support Somaliland’s continued efforts toward social development, national stability and security, good governance and the fight against terrorism and piracy in the region. Mr. Bellingham, Minister of State for African Affairs, congratulated the members of both chambers of the Somaliland parliament on their efforts to strengthen democracy in the country and their commitment to the principles of democracy and accountability.
  4. A khadar TFG officials whether they are from borama burco berbera hargeysa Laascanood ceerigaabo cannot come to Somaliland end of story they are nobodies irrelevant if you think you can compare the Likes of Mahad cambaashe with Abdikarim you are wrong , if you think they can make a difference feel free;)
  5. I dont see how you can compare the so called TFG defence Minister with the Likes of Col Caydiid dha dhable the man second in command of the Armed forces (Ciidanka qaranka). Is it possible for the TFG defence minister to set foot in hargeysa where he is from is it possible for him to have Soldiers from his clan that are supportive to his TFG cause. Can he organize a gathering for his clan elders some where in salahlay in support for his TFG nonsense.
  6. A_Khadar;736625 wrote: Isn't it the same as what happened in s/l when created these littile tuulos and called them as regions for each subclan such as oodweyne, saraar, salaal, ficiis etc.. Or the terms, state and gobol, have different meaning for you?? oodweyne can't be a gobol but cayn can looolz
  7. A khadar refusing or sharing a nation with Koonfurians that does not equal hate it just means the People of Somaliland do not have the same aspirations as the people of Somalia.Pointing out that the garaad clan cannot unite Under one Banner or is not willing to unite for his own intentions. If Xaglatoosiye could not convince his own Uncle Caaqil Mahamuud haji Cumar Camay to support him if Cali sabaray Could not convince his own uncle Caaqil Axmed Hoolif to support him. This shows either that the ssc jabhad leaders do not want an entity of their own or are just after political representation in both Somaliland and in the garowe clan enclave we shall see the next coming months how ali sabaray leads the Jabhad.
  8. Read more http://www.togaherer.com/2011/07/26/waxqabadka-sannadka-koowaad-ee-xukuumada-2010-2011/
  9. Dawladda UK oo mashruuc ballaadhan oo lagu xoojinayo caafimaadka dalka ka waday Somaliland ilaaa June 2010, waxay kordhisay isla markaa ballaadhisay miisaaniyaddii mashruucan oo lagu daray laba sanno oo dheeraad ah, taas oo ka dhalatay natiijadii ka soo baxday qiimeyntii mashruuca sannadka koobaad. Waxaa soo kordhaya kaalmada USAID ay ku caawiso caafimaadka Somaliland. Bishan May, waxay USAID ku dartay barnaamijka baahinta adeegyada caafimaadka ee gobolka Togdheer $1,000,000 oo ay soo marisay hay’adda UNICEF. Wasaaraddu waxay ku guulaysatay in ay kaalmo uga hesho Jaamacadda JIMA ee Ethiopia laba dhakhtar oo tababar-takhakhus u soo qaadan doona cudurada dhimirka,waxa iska kaashaday w.caafimaadka iyo ururka wadaniga ah eeTAAKULO. Waxaa markii u horeysay tababar (advanced training) soo qaatay 3 dhakhtar iyo 3 shaybaadhe dalka Kenya, taas oo loogu talo-galay in dalka laga hirgeliyo daaweynta dadka qaba cudurka qaaxada ee ku bogsoon waaya safka hore ee daawada qaaxada. Waxaa markii u horeysay ka soo qalin-jebiyay dugsiga tababarka caafimaadka ee Laascaanood 34 kalkaaliye sare (Qualified Nurses) oo muddo saddex sanno ah baranayay cilmiga kalkaalinimada caafimaadka. Xooggan cusub, waxay wax-weyn ka tari doonaan adeega caafimaadka ee gobolka sool iyo guud ahaan Somaliland Waxaa dib-u-eegis lagu sameeyey manhajka tababarka ee umulisooyinka bulshada iyo umulisooyinka sare (community midwives and post-basic midwives), taas oo Wasaaradda ka caawin doonta soo saarista umulisooyin tayo leh oo wax-ka-tara heerka dhimasho ee hooyada uurka leh iyo ilmaha mujayga ah. Wasaaradda Wax-barashada iyo Tacliinta Sare 6. - Dhisme Hal Bakhaar iyo Dayrkiisii oo aan dhisnay Xarrunta Manaahijta xageeda Dambe. - Hal Hool oo loogu talla gallay in lagu saxo Imtixaanaadka Shahaadiga ah oo aan ka dhisnay Xafiiska Imtixaanaadka Xagiisa Dambe. - Shan La Taliye iyo 10 Tababare oo loo qaatay Mashruuca ICDSEA oo shaqaynaya ama hawlgallay, Daabicidda Buuggtii Waxbarashadda Talantaaliga ah ama Dhigga ah(ABE) Heerarka 3aad iyo 2aad ee Aasaasigga ah. - Macalimiinta ay Kaalmadda DANIDA Bixinaysay oo si fiican u socda oo hirgallay. - Waxa qabsoomay Kormeer lagu hubinaynay Macalimiinta Gunaysan iyo laba jeer qoran, taasina way hirgashay. - Imtixaankii Shahaadigga ahaa Fasaladda 4aad ee Dugsiyadda Sare iyo Fasaladda Sideedaad ee Dugsiyadda H/dhexe. - Soo ururinta iyo qaabaynta Qaabdhismeedka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare oo la soo koobay - Go’aaminta in la soo tiro koobo Dhamaan 863 Dugsi oo isugu jira kuwa H/dhexe, kuwa Talantaaliga ah (ABE) ee Aasaasiga ah. - Kulamo gaar gaar ah oo lala yeeshay Jaamicadaha Dalka, si loo tayeeyo Waxbarashadda - Xog ururinta Dugsiyadda Sare ee Jamhuuriyadda. Dugsiyo cusub ayaa ogolaanay in laga dhiso Sanaag Bari iyo sool. Wasaaradda Beeraha 7. 1. Wasaaradda Beeruhu waxay dib u bilawday Beertii Tijaabadda ee Abuuriin oo aan shaqayn 20kii sano ee ugu dambeeyay kaasoo loogu talagalay in lagu tijaabiyo dalagyadda kala gadisan ee ku baxa roobka( Rain fed) dalagyadaas oo qaar ka mida lagu tijaabiyay oo marka lagu guulaysto tijaabadooda loo gudbiyo beeralayda caadiga ah si ay u kordhiyaan waxsoosaarka. 2. Wasaaradda beeraha waxaa usuurta gashay inay mashruucii Wajaale ee Wasaaradda Beeraha dib u qodo dhul dhan 500 saacadood,kuna beerto noocyo kala gadisan sida ‘Hadhuudhka cilmi jaamac, digiro kala gadisan, sareen, fool, tukhun, fasuuliye, galay, misir, heed, qamadi, xabasuud, lows, shunburo, sinsin, beertaas oo loogu talagalay in lagu sameeyo abuur badinta 3. Wasaaradda beeruhu waxay ku guulaysatay inay keento mashiinkii bariiska galka ka saarayay, kaasoo si fiican u shaqeeyay markii la tijaabiyay galkana ka saaray ilaa (50 kiish). 4. Wasaarada beeraha iyo hayadda IFAD waxay si wada jira u fuliyeen saacado qodaala oo dhan 3000 sacadood waxaa kale oo ay u qaybiyeen danyarta beeralayda gobolada Awdal, Gabiley & Maroodi jeex 100 dibi 5. Wasaaradda beeraha iyo hayadda ADO waxay wada jir u fuliyeen saacado qodaala oo dhan 3000 oo sacadood iyo 30,000 oo moos oo ah kuwa biyaha qabta yareeyana nabaad guurka kana fuliyeen qobolada M/jeex, Tog dheer, Saaxil & Awdal. 6. Wasaradda beeraha iyo hayadda DRC waxay wada wada jir uga fuliyeen gobolka Saraar saacado qodaala, waxa kale oo ay qodeen ceelal (Shallow Wells) waxayna u qaybiyeen matoorada biyaha 7. Wasaaradda beeraha iyo hayadda ADRA waxay Ceelal tijaabo ah (Shallow Wells) ka sameeyeen dagmooyinka Arabsiyo, Gabiley & Baki celashaas oo tiradoodu dhamayd (6 ceel) waxaa kale oo ay dhiseen (3Green House) oo laga sameeyay Arabsiyo, Gabiley & Baki. 8. Wasarada beeraha iyo hayada Havoyoco waxay deeganka sayla iyo wado bariis ka fuliyeen moosas (soil bunds) dhererkoodu yahay 2000m, daad leexin (water diversion) gaadhaya 750m. 9. Wasaradda beeraha iyo hayadda MADO waxay ka fuliyeen deegaanka Darar wayne iyo Rabley saacado qodaala waxa kale oo ay qaybiyeen qalabka beeraha ( Hand tools) waxa kale oo ay qaybiyeen seed gaadhaya 450G oo seed ah, waxa kale oo ay qodeen 15 ceel. 10.Wasaaradda beeraha iyo hayadda German Agro Action waxay ka fuliyeen gobolka Awdal hawlgal isugu jirta nafaqaynta ciida iyo beerista noocyo kala duwanoo digiraha ah iyo tababaro ku saabsan dhinacyada wax soo saarka 4. Wasaarada Macdanta, Tamarta iyo Biyaha 8. Meelaha laga fuliyay mashaariicda biyaha seddexdii bilood ee ina soo dhaafay waxay kala yihiin sidan:- Nidaamyada mashaariicda Biyaha ee dhamaaday ama socda Tobabaradda Cilmibaadhista iyo horumarinta Dayactirka iyo xanaanaynta Siyaasadda iyo xeerarka Caqabadaha
  10. Wasaaradda Caafimaadka 5. Waxa dib-u-habayn iyo xoojin lagu sameeyay qaybta wacyi-gelinta ee Wasaaradda oo lagu xoojiyay khabiiro ku xeel-dheer barnaamijyada wacyigelinta bulshada ee dhinacyada ka hortagga cudurada faafa, daaweynta iyo ilaalinta fayo-dhawrka iyo nadaafadda guud ahaan waxay wax weyn ka taraan caafimaad qabka bulshada. Wasaaraddu Caafimaadku waxay tababar ku saabsan maamulka iyo maareeynta u diyaarisay Agaasimayaasha Waaxyaha iyo Isku-duwayaasha gobolada kuwaas oo bisha September ku tegi doona jaamacad ku taal dalka Kenya. Tababarkani wuxuu wax weyn ka tari doonaa sidii kor loogu qaadi lahaa tayada maamul iyo hawl-socodsiinta heer qaran iyo heer gobol. Hawshan waxaa gacan naga siinaysa dawladda Japan (Japenese International Cooperation Agency-JICA) Waxa dib u habayn mug leh lagu sameeyay nidaamka xogta caafimaadka ee cusbitaalada dalka, waxaana tababar, mushahar iyo qalab looga helay Global Fund oo caawin doona saddexda sanno ee soo socda Insha Allaah. Waxaa markii u horeysay, wasiirka caafimaad si rasmi ah uga qay-galay kulanka caafimaadka adduunka, oo lagu gorfeeyo xaaladaha caafimaad ee adduunka laguna jaangooyo miisaaniyadda iyo iskaashiga horumarinta caafimaadka adduunka. Kulankan, waxaa lagu ansixiyay in la keeno tallaalka beer-xannuunka (Hepatitis B) dalkeena markii u horeysay taariikhda tallaalkaas oo wax-weyn ka tari doona faafitaanka cudurka hepatitis B Wasaaraddu caafimaadku waxay heshiis cusub la gashay UNOPS oo ka wakiil ah laba mashruuc oo lagu maal-gelinayo cusbitaalada Hargeysa iyo Berbera. Mashaariicdani waxay si mug leh wax-uga tari doonaan dib-u-dhiska cusbitaalada, qalabka, daawada, iyo socodsiinta hawl-maalmeedka labada cusbitaal. Waxaa ku bixi doona kharash dhan $5000,000 oo ay bixi doonto UAE iyo 1,200,000 Euro ay bixin doonto EC. Waxaa hadda gacanta lagu hayaa wajigii koowaad ee qiimeynta, waxaanan ku rajo-weynahay in ay si rasmi ah u bilaabmi doonaan dhamaadka sannadka. Wasaaradda Caafimaadku iyadoo gacan ka helaysa wasaaradda maaliyadda iyo muwadiinta Somaliland gudo iyo dibadba, waxay wax ka qabatay qalabaynta cusbitaalka guud ee Hargeysa gaar ahaan sariiraha, furaashyada iyo gogosha taas oo ka kooban 235 sariirood, 300 furaash, 300 barkimo iyo 600 oo go. Hawl-galkani wuxuu wax-weyn ka tarayaa bilicda iyo nadaafadda bukaan-jiifka. Wasaaradda Caafimaadku iyadoo kaashanaysa hay’adda GRT, waxay dib-habayn iyo dayictir ballaadhan ku samaysay cusbitaalka dhimirka ee Hargeysa taas oo wax-weyn ka tartay daryeelka bukaanka dhimirka. Maanta, bukaan-jiif kasta oo ku sugan xarunta dhimirku wuxuu helaa daawo tayo leh iyo dhamaan imkaaniyaadka loogu baahan yahay nolosha bukaan jiifka. Si kor loogu qaado daryeelka bukaanka dhimirka, wasaaraddu waxay heshiis la gashay ururka DUGSI kaa soo lixda gobol ka hirgelin doona xarumo lagu daaweeyo, lagu xannaaneeyo isla markaa dib-loogu soo kabo nolasha bukaanka dhimirka.Wasaaraddu waxay ku wareejisay goobihii laga dhisi lahaa lixda gobol iyadoo la kaashanaysa maamulka dawaladaha hoose. Wasaaraddu waxay ka fulisay dhamaan gobolada, degmooyinka iyo tuulooyinka dalka oo dhan olole qaran oo lagu xoojinayo caafimaadka caruurta iyo hooyooyinka. Olalahan qaran, waxaa lagu tallaalaya dhamaan caruurta da’adoodu ka yar tahay 5 sanno iyo hooyooyinka ku jira xiliga dhalmada oo laga tallaalayo cudurada jadeecada, gawracatada, xiiq-dheerta, kojisada, qaaxada iyo dabaysha. Sidoo kale, olalahan, waxaa la siinayaa dhamaan caruurta ku jirta da’da 5 sanno vitamin A iyo daawada gooryaanka, biyo sifeeye iyo milanka fuuq-celinta shubanka. Waxaa sidoo kale barbar-socda wacyi-gelinta caafimaadka guud ahaan, gaar ahaan dhalmada, naas-nuujinta, nafaqaynta, fayo-dhawrka, iwm. Waxaa sidoo kale lagu cabirayaa heerka nafaqo ee ilme kasta oo ka yar 5 sanno – sahankaas oo wax-weyn ka tari doona wax-ka qabashada heerka nafaqo-darro ee dalka ka jirta. Iyadoo uu ku ekaa taakuladii cusbitaalka Borama uu ka heli jiray Italian Cooperation bishan June, Wasaaraddu waxay kaalmo lagu sii wado hawsha cusbitaalka uga heshay Global Fund mashruuca xakamaynta cudurka HIV/AIDS qaybtiisa adkaynta adeega caafimaadka, kaas oo lixda bilood ee sannadka ka hadhay *****li doona mushaharka shaqaalaha, daawada iyo kharashka hawl-socodsiinta cusbitaalka. Iyadoo lagu jiro xili abaar iyo nafaqo darro ba’an ay jirto Somaliland, wasaaraddu waxay ka bilawday gobolada dalka barnaamijyo lagu xoojinayo nafaqada caruurta 5 sanno ka yar iyo hooyada uurka leh ama nuujinaysa. Barnaamijkan oo ahmiyad gaar ah leh, waxaa gacan ka geysanaya UNICEF iyo WFP. Wasaaraddu waxay heshiis la gashay Northwest State Germany oo inaga caawin doona tababarada dhakhaatiirta (post-graduate courses), daawooyinka cusbitaalada, ambulances iyo mashruuc ku wajahan la dagaalanka gudniinka fircooniga ah. Waxaa dhawaan dalka yimid sarkaal ka socda laanqayrta cas ee Germany oo ambaqaadayay heshiiskan oo Wasiirku ku soo galayGermany bishii May. Wasaaraddu waxay heshiish shaqo la gashay cusbitaal ku yaal Mumbai-India, kaas oo keeni doona khubaro ka shaqeysiisa mashiinada loogu adeego dadka kalyuhu shaqeyn-weyaan ee cusbtiaalka guud kaas shaqada kelyo sifaynta bilaabi doona bisha September. Waxaa dayactir lagu sameeyey xarumaha keydka daawooyinka ee afar gobol iyo keydka dhexe ee Hargeysa. Waxaa sidoo kale dayactir lagu sameeyey xarumaha keydka dhiiga ee cusbitaalada Hargeysa, Berbera, Borama iyo Laascaanood. Hawshan waxaa naga caawiyay hay’adda WHO. Waxaa markii u horeysay wasaaraddu ay kaalmo wada-jir ah ka helaysaa deeq-bixiyaasha DfID, USAID, AUSAID, WB iyo SIDA oo si wada jir ah u maal-gelinaya mashruuc ballaadhan oo kor loogu qaadayo caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Somaliland shanta sanno ee soo socda Insha Allaah. Mashruucani wuxuu hordhac u yahay in Somaliland ay deeq-bixiyaashu kaalmada horumarinta Somaliland iska kaashadaan taas oo dhiiri-gelin weyn u ah siyaasadda Somaliland ee abuuritaanka Multi-Donor Trust Fund lagu maal-geliyo Qorshaha Horumarinta Somaliland.
  11. Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada iyo adeegyada kale Dhinaca dhaqaalaha, waxa lacagtii Giinbaarta ahayd laga bedelay gobolka Togdheer. Waxa loo kordhiyay 100% mushaarooyinka shaqaalaha iyo ciidamada. Waxa la tirtiray fiigii laga qaadi jiray ardayda dugsiyada Hoose/Dhexe. Waxa la kordhiyay miisaaniyada Wasaaradaha adeegga bixiya iyo kuwa nabadgelyada 70% Waxa la jaangooyay mushaarooyinka, Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Goleyaasha Qaranka. Waxa la abuuray Gate way ay dawladu leedahay (Isgaadhsiinta ) Waxa la xareeyay dakhliyadii khasnadda dawlada baal-mari jiray oo dhan. Waxa la gudbiyay xisaab-xidhkii sanadka 2010 markii ugu horaysay. Waxa la dhamaystiray Biriijkii 2-aad ee Hargeysa oo shan-sanadood qaybo ahaa. Arrimaha Bulshada: Waxa la dhisay xarun lagu daryeelo caruurta darbi-jiifka ah. Waxa la diyaariyay siyaasad qaran oo la xidhiidha dabar-goynta gudniinka fircooniga ah. Waxa la hirgeliyay nidaamka ogolaanshaha shaqaalaha ajaanibka ah. Waxa la hubiyay sinaanshaha fursadaha shaqo ee muwaadiniinta. Waxa hubin iyo wax ka bedel lagu sameeyay xeerka shaqaalaha rayidka ah. i) Jidadka iyo dhismeyaasha la hirgeliyay Waxa la hir-geliyay dhisme casri ah oo loo dhisay wasaaradd Gaashaandhigga oo 3 Dabaq ah -waxa la dayactiray cisbitaalka ciidanka qaranka JSL -dugsiga tababarka ciidanka qaranka dararweyne oo dhismihiisu dhammaystirmay Hargeysa ilaa Dila. -Dayactirka wadada Oog-Burco. Waxa la bilaabayaa dayactirka waddada tuulada Crusher – Hudusa. Waxa laga hirgeliyay Debis meesha la yidhaahdo xarun loogu talogalay dalxiis oo laga dhisay saddex qol oo dalxiisayaashu seexdaan, saddex hall oo waaweyn iyo laba barkadood iyo hal dhaam iyo laba kun oo geed oo baxarasaaf ah. Hal Bakhaar iyo darykiisii ayaa laga dhisay xaga dambe ee xarunta Manaahijta, kaasi oo loogu talo-galay in lagu saxo imtixaanaadka shahadiga ah. Wasaaradda Duulista & Hawada 3. Madaaradda: Waxaa laga hirgeliyey Madaarada Dalka maamul wanaag, iyadoo lala dagaalamay musuqmaasuqii ragaadiyey Hay’adaha ka hawl-gala Madaarada. Taasi waxay sabab u noqotay inuu dakhligii Dawladu kordho labanlaab marka la barbar dhigo sannadkii hore. Waxaa si rasmi ah looga mamnuucay dhammaan Madaarada Somaliland in Xafiisyada & Terminalada dhexdooda lagu isticmaalo Jaad iyo Sigaar. Sidoo kale waxaa lagu soo rogay dhammaan Hay’adaha kala duduwan ee ka hawl-gala Madaarada Dalka oo ah muraayadda Qarankani leeyahay inay direys & aqoonsi u gaara yeeshaan si loogu garto hawl-wadeennimadooda Iyadoo la fulinaayo ballan-qaadkii Xisbiga Kulmiye ee ahaa in shaqo abuuris loo sameeyo da’yarta reer Somaliland, waxay Wasaaraddu si rasmi ah u shaqaaleysay 73 qof oo u kala baxa sidan:- a) Shaqaale ku meel gaadh ahaa muddo dheer oo dhan 39 qof, b) Dhalinyaro Jaamiciyiin ah oo dhan 34 qof kuwaas oo Wasaaradda ku soo kordhiyey dar-dar cusub. Mudadii gaabnayd waxaa la suura geliyey in tababaro iyo aqoon korodhsi loo sameeyo shaqaalaha ka hawl-gala Madaarada. Iyadoo Wasaaraddu fulinaysa siyaasadda Xukuumada ee ku saabsan tixgelinta shuruucda Dalka, waxay ugu horeyntiiba joojisay lacagtii aan sharciyeysnayn ee Wasaaraddu u qaadan jirtay (Navigation and Over fly charges). sidoo kale waxaa Golaha Wakiilada la horgeeyey lana ansixiyey lacagta $ 3 ah ee loogu talo-galay kharashyada adeegyada Madaarada, taas oo hore loo qaadi jiray laba dollar oo ka mid ah, iyadoo aan xeer jideyn. Iyada oo la dhiiri gelinaayo dhalinyarada iyo ciyaaraha waxay Wasaaraddu balaysintay sameysayna koox ku ciyaarta magaca Wasaaradda, taasoo ay maal-gelinteeda iska iska kaashadeen Wasaaradda iyo Shirkadaha Diyaaradaha. 8. Wasaaraddu waxay dayactir & dib u furis ku sameysay Madaarada Burco & Boorama oo muddo xidhnaa, sidoo kale waxay gacanta Dawladda ku soo celisay Madaarka Ceerigaabo, kaasoo hadda shaqeeya isaga oo qarameysan. 9. Waxay Wasaaraddu ku guuleysatay in deeq dhan $ 10 Milyan oo doller ay Dawladda Kuweit uga soo hesho dhismaha & dayactirka Madaarada Hargeysa & Berbera. Heshiiskii deeqdaas markii qalinka lagu duugay, waxaa la bilaabay Mashruuca wejigisii kowaad oo ahaa in daraasad sax ah iyo qiimeyn sugan lagu sameeyo baahiyaha aasaasiga ah ee Madaarada Hargeysa iyo Berbera. Mashruuca qeybta hore ee aynu kor ku soo sheegnay waxaa fulisay Shirkad Kuwaitiyiin ah oo la yidhaahdo ( NARCO ), waxayna ku soo afjartay (4) bilood. Haatanna si loo gudagalo wejigii labaad ee Mashruuca loona bixiyo qandaraaska, waxaa Wasaaradda laga sugayaa in ay qeexdo waxa loogu qabanaayo lacagtaa deeqda ah. Sidaa darteed, waxay Wasaaraddu mudnaanshaha baahideeda u astaysay sidan:- Sameynta run-way cusub oo laga dhiso Hargeysa. Deyr lagu sameeyo Madaarka Hargeysa Deyr lagu sameeyo Madaarka Berbera Navigetion Aid laga sameeyo Madaarka Berbera Afartan Mashruuc oo lacagta ku baxaysaa ka badan tahay ta la innoogu deeqay, waxay Xukuumadda Somaliland ka codsatay Dawladda Kuwait in deeqda la inoo kordhiyo. Arrintaa jawaabteedana dhaqso ayaannu u filaynaa.
  12. Waxqabadka Sannadka Koowaad ee Xukuumada 2010-2011 26/07/2011 Wasaaradda Arrimaha Debedda 1. - Waxaa bishii Koowaad ee sanadkan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ka qayb gashay shir-goboleed ay IGAD ku qabatay Adis-abeba oo lagaga hadlay Arimaha mandaqada Geeska Afrika. Waa markii ugu horeeysay ee ay Xukuumad Somaliland ka qayb gasho Shir-goboleed ay IGAD abaabusho, waxaanay Somaliland madashaasi ka soo jeedisay Qorshayaasha iyo Himilooyinka Qaran ee Somaliland ee dhinacyada Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bulshada iyo Nabadgalyada. Isla Bishii Koowaad ee Sanadkan, waxaa u suurogashay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland in ay si dadban aragtideeda siyaasadeed u gudbiso shirwaynihii ururka Midowga Afrika uu ku yeeshay Sanadkan Magaalada Adis-abeba. Somaliland waxay fariinteeda siyaasadeed iyo nabadgalyo ee ku wajahan Geeska Afrika iyo Himiladeeda Siyaasadeedba u marisay shirwaynaha Masuuliyiinta Urur Goboleedka IGAD oo madasha Shirwaynaha ka dhex-akhriyey, waxaana arintaana ka unkamay xidhiidh cusub oo hor leh oo dhexmara Urur goboleedka IGAD iyo Somaliland. Bishii Labaad ee Sanadkan waxaa Somaliland Booqasho rasmi ah ku yimid wafti ka socda Urur Goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo Xoghayaha guud ee fulinta IGAD. Waxay masuuliyiinta IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland ay ku heshiiyeen nidaam iskaashi oo ay Somaliland iyo Urur Goboleedka IGAD ka yeelan doonaan talo-wadaag, iskaashi, iyo xidhiidh dhexmara labada geesood. Waa markii koowaad ee wafti meeqaamkaa leh oo ka socda Urur Goboleedka IGAD uu ku yimaado Somaliland. Waana markii ugu horeysay ee iskaashi iyo wada-shaqayni dhex marto Dawlada Somaliland iyo Urur Goboleedka IGAD. Bishii Labaad ee Sanadkan waxaa Somaliland booqasho hawleed oo rasmi ah ku yimid 17 danjire oo ka kala socda wadamo ka tirsan Yurub, Aasiya iyo Afrika. Dalalka Safiiradan ay ka socdeen waxaa ka mid ahaa wadamada Japan, brazil, Turkiga, Spain, Holland, Belgium, Finland, oo dhamaantood ahayd markii ugu horeysay ee ay wadamadaasi booqasho rasmi ah ku yimaadaan Somaliland. Waxay booqashadani dhalisay xidhiidh ugub ah oo u bilawda Somaliland iyo wadamada ay ka socdeen Danjirayaashaasi. Dabayaaqadii Bishii labaad ee Sanadkan waxaa ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland marti-galisay oo booqasho rasmi ah oo shaqo ku yimid wafti sare oo ka socda Dawlada Norway oo uu hogaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Norway oo ay weheliyaan Masuuliyiinkale oo ka socda Dawlada Norway. Booqashada waftigani ay abuurtay xiiso horleh oo ay Qadiyadda Somaliland ka heshay Wadanka Norway, oo ay ugu horayso iskaashiyo la xidhiidha la dagaalanka Budhcad-badeeda, horumarinta caafimaadka, iyo Nabadgalyada. Bilawgii Bishii sadexaad ee Sanadkan waxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ku guulaysatay codsi ay u jeedisay in Ingiriisku u soo diro Wafti sare Somaliland, waxaana Dalka booqasho rasmi ah ku yimid Wasiirka Wasaaradda Mucaawinada Dibada iyo Iskaashiga ee Dawladda Ingiriiska. Intii uu wasiirku joogay Somaliland waxaa uu *****lka ka qaaday in ay Dawladiisu ay Sadex-jibaartay Mucaawinadii ay siin jirtay Somaliland oo lagu soo daray Dalalka ay Dawlada Ingiriisku sida rasmiga ah u taageerto, waxaa kale oo uu wasiirku sheegay in ay samayn doonaan Sanduuq Dhaqaale oo ay si wada jir ah Dawlada Ingiriiska iyo Somaliland u wada maamulaan, oo lagu shubo qayb ka mid ah mucaawinada Ingiriiska. Waa masuulkii ugu darajada sareeyey ee abid yimaada Dalka tan iyo intii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska. Isla bishii sadexaad ee sanadkan waxaa Somaliland si rasmi ah loogu casuumay oo ay ka qayb gashay shirwayne caalami ah oo ka dhacay Dalka Ingiriiska kana soo qayb galeen wadamo tiradoodu kor u dhaafayso 16 dal, oo lagaga hadlayay nabadgalyo darada ka jirta Geeska Afrika ee ka soo unkamaysa Soomaaliya iyo sidii loo yarayn lahaa Saamaynta ay Nabadgalyo-daradaasi ku leedahay Geeska Afrika iyo Bulshada Caalamkaba. Waftigii ka socday Somaliland wuxuu shirka ka soo jeediyey Khudbad nuxurkeedu taabanayay Aragtida Xukuumadda Somaliland ee ku wajahan wax ka qabashada Xasilooni Darada ka aloosan Mandaqada Geeska Afrika. Waxaa kale oo ka mid ah Hawl-galada fulay Wasaaradda in ay dib u soo celisay xidhiidhkii Diplomaasiyadeed ee wadanka Jabuuti, waxaana dib loo furay xafiiska wakiilka Somaliland ee Jabuuti oo hadda si buuxda u shaqeeya. Waxaa kale oo ay Somaliland markii ugu horeysay taariikhda ay xafiis ku yeelatay Dalka Kenya oo iska dhawaan la furay. Wasaaradda Arrimaha Debedu waxay hirgelisay inay Somaliland si rasmi ah loogu casuumo looguna sharfo ku dhawaaqidii koonfurta Sudan, taasi oo noqotay fursadii ugu waynayd ee Somaliland ka hesho inay fariinteeda gaadhsiiso waddamo badan oo dunida ah, waxayna arrintaasi wax badan ka bedeshay wadamada Afrika qaarkood, kuwaasoo bedelay mawqifkoodii ay ka haysteen Somaliland, Madaxweynaha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadduna waxay halkaasi kula kulmeen wufuudii kala duwanayd ee beesha caalamka ka kala yimi. Waxaa kale oo Madaxweynuhu kula kulmay Magaalada Addis Ababa intii uu ku jiray Safarkiisa Koonfurta Suudan Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dalka Ingiriiska Mr. William Hague oo Ethiopia booqasho ku marayay. Wasaaradda Arrimaha Gudaha 2. NABADGELYADA: a)- Shirarkii nabadda ee Widhwidh b) kuwii SSC-da c)- shaqaaqadii Kalshaale d) Ceelbardaale e) Booliska Waxqabadka Ciidanka Booliska Dembiyadii Dhacay Saddex Biloodka April/June/2011 Bilaha Maxkamad Xukun Heshiis Been Baadhis Total April 2011 610 195 537 186 132 1465 May 2011 580 212 564 178 121 1443 June 587 254 622 338 60 1587 f) ciidanka ilaalada xeebaha 11 laash oo loo dayactiray saldhigyada Berbera, maydh, Saylac iyo Lughaya Waxa la dayac tiray dekedda dabbaalata ee laashshka berbera -tababar isgaadhsiinta ah oo ay ka soo qaybgaleen 30 askari ciidanka ilaalada xeebaha -dhammaystirka qorista ciidan cusub oo ilaalaada xeebaha ah -dayactirka iyo dhisme cusub -budhcad badeed la qabtay. -Bishii Afraad waxa taliyaha ciidanka ilaaladu u baxay xeebta ilaa laaso surad isagoo siimaray xeebta bada, isla bishaa afraad abaanduulaha ciidanka ilaalad ayaa kormeer ku tegay xeebta galbeed ilaa lawyacado. -Waxa la dhamaystiay qorista ciidan cusub oo ilaaladu yeelato. -Waxa la dayactiray dhismaha ciidanka ilaalada xeebaha ee demada Saylac, -Waxa la dhisay hangar furusta lau siiyo ciidanka dhibooga ah ee cusub. -Waxa dusgisa cusub ee dhibooga loo sameeyy musqulo iyo barkado biyaha lagukeydiyo. -Waxanu fashilinay fal ay budhcad badeed rabeen inay inay xeebaha Saylac kaga afduubaan doonyo kalluumaysi. g) laanta socdaalka Waxa la xakameeyay tahriibta dadka ka dib markii ay iskaashi la samaysay Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo Ciidanka Xuduudaha Bariga Jooga. 2. Dhismaha Xafiis laanta socdaalka ee Saylac oo hada socda 3. Waxaa la sameeyay data base lagu kaydiyo nidaamka Baasaboorada Somaliland. h) Miinada wadanka laga sifeeyay Walxaha qarxaha ee ay Hay’addu soo ururisay ü April Miinada lidka dadka 4 xabo ü Noocyada loo adeegsado qaraxa 90 xabo ü Tim Pump 5 xabo ü Pump faal 2 xabo Dhulka laga sifeeyay walxaha qarxaha April ilaa june Hargeysa Air port 32,966mitir Square
  13. Mudanaaysha Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Guddoomiyaha Maxkamada Sare. Hargeysa (Ramaas) July. 26, 2011- Fadhi wada jir ah oo ay maanta isugu yimaadeen labada aqal ee uu baarlamaanka ka kooban yahay ee Guurtida iyo Wakiilada ,ayaa lagu ansixiyay guddoomiyaha maxkamada sare Yuusuf Ismaaciil Cali oo uu magacaabay bishii hore Madaxweyne Siilaanyo. Fadhiga ay yeesheen labada gole waxa shir-guddoominayay guddoomiyaha golaha Wakiilada Cabdraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo dhinac fadhiyeen afarta guddoomiye ku xigeen ee Guurtida Wakiiladu, waxaana fadhigan ka soo xaadiray 109 mudane oo ka mida 164 xildhibaan oo ah isku darka ay tirada labada gole ka kooban tahay. Waxa ka dib markii uu xog-hayaha golaha wakiilada akhriyay warqad magacaabida guddoomiyaha maxkamada sare ee uu saaray Madaxweyuhu iyo macluumaadka la xidhiidha taariikhdiisa aqooneed iyo khibrad shaqo, waxa la gudagalay codbixinta ansixinta, waxaana ogolaaday 207 mudane, waxa diiday 1 mudane, cid ka aamustay may jirin guddoomiyuhuna muu codayn sidaas ayaana lagu ansixiyay.
  14. Liibaan we are not haters we are just rational thinkers , Liibaan your clan has deep internal conflict which is actually unnecessary if you have common enemy. There is no religious differences between Garaad Community like other Jabhads in the past like the EPLF and ELF so what is really causing this internal dispute i can think of one thing its that your clan deep inside the majority of the garaad clan do not want their own entity or self rule other wise your elders would've supported the Jabhad but on the contrary they rather stay with Garowe leader Faroole.
  15. Labada Gole oo Ansixiyay Guddoomiyaha Maxkammada Sare Hargeysa(Waaheen)- Mudanayaasha labada Gole ee Guurtidda iyo Wakiiladda (Baarlamaanka) ayaa manta si wada-jir ah u ansixiyay Guddoomiyaha cusub ee uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Somaliland u magacaabay Maxkammada Sare Yuusuf Ismaaciil Cali. Fadhiga maanta oo uu Shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayay goob-joog ka ahaayeen 109 Mudane ayaa waxa ogolaaday ansixintiisa 107 Mudane, hal Mudane uu diiday Guddomiyuhuna muu codaynin.
  16. Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo hortagaya Fadhi ay yeelanayaan Goleyaasha sharci dejintu July 25th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta sheegay in Mudaneyaasha labada aqal ee Baarlamaanka (Guurtida iyo Wakiiladdu) ay maalinta bari yeelan doonaan fadhi wada jir ah oo ay ku ansixinayaan Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada Sare Md. Yuusuf Ismaaciil Cali. Guddoomiyaha Golaha Wakiiladdu waxa uu sidaasi ku sheegay qoraal uu soo saaray Maanta waxaanu xusay in Mudaneyaasha labada Gole ee Baarlamaanka Somaliland lagu wargelinayo fadhi wada jir ah oo ay yeelanayaan Guurtida iyo Wakiiladda oo lagu ansixinayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo uu Madaxweynuhu ansixintiisa ka soo dalbaday Goleyaasha sharci dejinta. Guddoomiyuhu waxa uu Mudaneyaasha ku wargeliyay inay ka soo qeyb galaan fadhigaasi wada jirka ah isla markaana ay wakhtiga dhowraan. Guddoomiyaha Maxkamada Sare Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa dhawaan Madaxweynaha Somaliland magacaabay ka dib markii xilka laga qaaday Garsooreyaashii iyo Guddomiyihii Maxkamada Sare oo loo tirin jiray inay xudun u ahaayeen cabashooyinkii shacbiga ee la xidhiidhay cadaalad darrada hadhaysay maxkamadaha dalka.
  17. dee ma shapeka laga yara badalo wa iska cadi marka
  18. I don't think there is deep hatred with in the garaad clan but there is just internal competition like all the Somaliland clans its just they take it a step further. if we look back in history before the rise of the Mullah the king makers of the garaad clan were mainly from (fiqifuliye sarmaanyo xudun ) Community the cali duulanes afxakames and Sicid qamaxs. During the years of the Mad Mullah there was a shift of power towards the Buhoodle Community the Cali dhuuxs the Ismacil mires ducaale fagaases the Cali garaads eventhough he was from laascanood but shares a common lineage with the Buhoodle folks and During the civilian goverment in the sixties the Buhoodle Community was still the dominant group. And during dictatorial regime of General Siyaad bare the likes of Axmed selebaan dafle and the Ilma Ali shires became the leaders of the Garaad clan, another Shift of power for 21 years. And after the collapse of the state they are still bickering now internal feud is not necessary and not even possible if you are facing a common enemy. But i can conclude that the Garaad clan believe that there is no occupation in their region thus they continue their internal clan struggle. Also i don't see the comparison between the oodweyne folks and the garaad clan other than living in the sool sanaag regions together,, the oodweyne Community is better organized Clan wise. And politically they are far better organized eventhough they live spread throughout Somaliland.
  19. Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Warshadii Ugu Horreysay Ee Laga Hirgaliyey Gabiley Madaxwayne ku xigeenku waxa kale oo uu xusay in ay ugu haboontahay(Daawo Sawiro) Gabiley(GNS)-Madaxwayne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Warshad Cusub oo soo saari doonta Biyaha Saafiga ah. Kaasi oo laga hir galiyey Duleedka Galbeed ee Magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolka Gabiley. Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay furitaankii Warshada, ayaa ku qabsoontay Gudaha Dhismaha Warshadu taalo, taasi oo ay kala soo qayb galeen Madaxwayne ku Xigeenka, Wasiirada Isgaadhsiinta iyo Ganacsiga, Xubno Xildhibaanada Golaha Wakiilada ah, Qaar ka mid ah Mulkiilayaasha Shirkadan, Culimaa’udiin uu ka mid yahay Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim, Salaadiin iyo Marti-sharaf kale oo badan . Xafladan Xadhig-jarista ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ugu horreyn ka hadlay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil oo si wayn ugu amaanay Mulkiilayaasha Shirkada oo uu ku sheegay in ay Gabiley ka furtaan Warshadan, waxaanu farta ku fiiqay in ay taasi dheeli tirayso Gobolada. isla markaana ku hambalyeeyey, waxaanu sheegay in ay ka maamul ahaan soo dhawaynayaan, sidoo kalena dhiiri-galinayaan Horumar kasta oo Dalkani ku tallaabsanayo. Madaxwayne ku xigeenku waxa kale oo uu xusay in ay ugu haboontahay in Maal-galinta loogu horreysiiyo xaga Wax-soo saarka Beeraha, iyo in Nidaamkii hore wax laga badalo isaga oo arrintaa ka hadlaya waxa uu yidhi:-‘Waa in Dadkeenii Aqoonyahanka ahaa ee Cilmiga dibadaha ka soo kordhistay, ee Aduunka ka soo kordhistay waa in ay wax ka badalaan Beertii uu Shalay ka tagay ee Hadhuudhka iyo Galaydii yarayd ee aynu beeran jirnay, iyo Sicii yaraa ee la daba-joogayey. Sida aynu wax uga badali karnaanaana waa Beertii aynu Roobka la sugaynay in aan Dhaamam u xidhnaa oo Lacagta aynu ku bixinayno Jagada 150,000$ (Boqol iyo Kontonka Kun ee Dollar) iyo Gaadhiga 100,000$ (Boqolka kun ee Dollar) aynu u weecino dhaamamka si aynu u soo saarno Waxsoo saar Muuqda’. Ayuu yidhi Madaxwayne Ku Xigeenku. Waxaanu hadalkiisa ku daray:-‘Marka hore hawsha waa la gala, waxaanay muhiimadu tahay in la ilaaliyo Sharciyada Shirkada gudaheeda iyo Maamul wanaageeda, si Khilaafka la iskaga ilaaliyo oo aanu Muran u iman. Dadkeenana waxaad moodaa in ay u soo bislaanayaan wax wada lahaanshihii’. Ayuu yidhi Mudane Saylici . Maamulaha Shirkada Mina ee Biyaha Dr Cismaan Aw Yuusuf Magan oo Isaguna halkaa ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey Warshadani inta Qof ee ku midoobay, Ujeedada ay u Aasaaseen, sida ay u shaqaynayso iyo heerarka ay Marayaan. Isaga oo arrimahaa ka hadlaya waxa uu yidhi Dr ku:-“Waxaa Warshadan ku midoobay ilaa Lix Qof oo Qurbe-joog u badan, Sadex ka mid ah waa Maqan yihiin, Sadex kalena waa joogaan, Ujeedada aanu u aas-aasnayna waa si ay Muwaadiniintu uga helaan Shaqo oo ilaa hada waxa ka hawl galay ku dhawaad Sodomeeyo Qof oo u badan Reer Gabiley”. Ayuu yidhi Dr Cismaan. Waxaanu hadalkiisa ku daray:”Laba jeer ayay Warshadani sifaynaysaa Biyaha ilaa Caagada la maydhana laguma shubayo Biyaha. Waana Warshad nooca ugu casriyeysan”. Waxa isaguna Munaasibadan Xadhig-jarista ah ka hadlay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Dr Axmed Xaashi Oday. Oo tilmaamay Fursadaha ay dheertahay Shirkadani Shirkadaha kale ee Dalka, isaga oo Arrintaa ka hadlaya waxa uu yidhi:- ‘Wajaale waa Saylada ugu wayn ee Ganacsi, waxaana laga helaa Biyaha Shirkadaha dhamaantood, Shirkadani way ka fursad fiicnaanaysaa kuwaa kale oo dhan, Sababta oo ah kuwaa kale oo dhami Nool dheer ayay soo galayaan. Taasina waa idiin Fursad ee ka faa’iidaysta Todobaatanka Milyan ee aynu la jaarka nahay ee Itoobiya’. Ayuu yidhi Axmed Xaashi Oday. Waxa Isaguna halkaa ka hadlay Wasiirka Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska C/risaaq Khaliif oo isaguna ku dheeraaday Siyaasada ay Dawladu ku qaabilayso Maal-gashiga Muwaadiniinta iyo Muhiimada ay leedahay in la maal-galiyo Dalka oo uu ka xusay in Fursado Shaqo oo badani ka Abuurmayaan Dalka oo Muwaadiniin badani ka hawlgali doonaan. Waxaanu Carabka ku dhuftay in Dawlad ahaan soo dhawaynayaan. Waxa Iyaguna halkaa ka hadlay Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe, Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim, Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, Caaqil Axmed C/laahi Xareed, iyo Oday Cabdi Aw Cumar Kulmiye, Maamulaha Shirkada Mina ee Biyaha Dr Cismaan Aw Yuusuf Magan oo Isaguna halkaa ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey Warshadani inta Qof ee ku midoobay sida ay u shaqaynayso heerarka ay Marayso iyo kala duwanaa ee ay
  20. Another Reer Nugaleed welcoming the replacement of the clan Jabhad leader i am not sure how this will end up knowing the internal dispute with in the garaad clan. This is the First time in the modern History of rebellion that there is a such a big political gap between the clan rebel leaders and the so called Khusuusi. And the never ending internal bickering which will eventually lead to more division, things that cause the division are simply the majority of the clan elders not supporting the jabhad, the diaspora are getting tired of the endless ssc songs and the majority of them stopped sending their hard earned money. On the other side you will have ssc leadership signing peace deals with the Somaliland government as we have seen in widhwidh (shirki Guleed). Some say bribery caused some of the defection of the khusuusi leadership. Even if that was the case the leadership of the khusuusi do not have the feeling that there is an occupation in their region, but are merely looking for representation with in the Somaliland government.