Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. President Silanyo attends Amoud Graduation Ceremony Posted on 27/07/2011 Borama (JSLTimes.com) -Delegation headed by the president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud known as ‘Siilaanyo’ Today early in the morning left for Borama, the provincial capital of Awdal region. The president and his delegation were given a warm reception on the outskirts of Dilla where hundreds of people turned up as well as the provincial authority of Awdal region. The president was accompanied by the first lady Ms. Aamina Waris Sheekh Mohamed Jirde, ministers, MP’s of both chambers of Somaliland parliament. The president attended this morning the graduation ceremony held for Amoud university students who were graduating after completing their tertiary education. There were hundred ninety two students who graduated from six faculties including the faculty of Health, medicine, Agriculture, Commerce, Education and Accounting. President Siilaanyo made a speech at the ceremony and told that he is pleased to attend the ceremony in which approximately two hundred students graduated. He urged the students to serve for their country and invest their knowledge to Somaliland community. The president told that he was among those who graduated from Amoud High School. The president also praised Amoud university authority for the progress they achieved on the aspect of education in the country. He pledged that his administration encourages the quality of tertiary education. The president of Amoud university, Prof. Saleban Ahmed Gulled indebted the president of Somaliland Mr. Siilaanyo in attending the ceremony. Lately, the president presented Certificates to the graduating students. On the other hand, Amoud University authority hosted lunch banquet in honor of the visiting president of Somaliland Mr. Siilaanyo and his delegation. President and his delegation held face to face meeting with Awdal intellectuals. Reports say that the two sides discussed protecting Stability and strengthening the unity and solidarity of Somaliland people.
  2. Somaliland president Ahmed Muhammad Siilanyo will spend the night in Gabiley city tomorrow he will meet the elders and the local Community of the gabiley region.
  3. Dadweynaha Gabilay oo Taageeradooda xukuumada sanad jirka ah ku muujiyay soo dhawaynta Madaxweynaha July 27th, 2011 Gabilay (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gabilay ee xarunta Gobolkaasi. Madaxweyne Siilaanyo waxaan si aan kala hadh lahayn ugu soo dhaweeyay magaalada Gabilay Kumanaan qof oo ka mid ah bulshada ku dhaqan gobolkaasi waxaanu lugeeyay magaalada dhexdeeda masaafo ku dhow 1 Km iyo badh waxaanu socodkiisa ka soo bilaabay kaantaroolka galbeed ee magaaladda iyo illaa guriga Martida oo weftigiisii ku dageen. Dadweynaha magaalada Gabilay waxay taagnaayeen jidka hareerihiisa waxaanay u gacan haadinayeen weftiga Madaxweynaha iyagoo taageerada ay u hayaan xukuumadda sanad jirka ah ku muujiyay sida aan kala hadhka lahayn ee ay u qaabileen madaxweyne Axmed Siilaanyo. Madaxweynuhu waxa uu Magaalada Gabilay isla galabtaba la kulmay Waxgaradka gobolka Gabilay iyo maamulka gobolka iyo ka degmadda. Madaxweynahaha Somaliland waxa lagu wadaa inuu maalinta bari xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay magaalada Gabilay.
  4. Somaliland president Ahmed Siilaanyo awards Camuud Graduates
  5. Madaxweyne Siilaanyo oo Sii Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorame July 27th, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu Hoggaaminayo ayaa maanta socdaal shaqo ku tagay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal. Waxaana duleedka degmada Dilla si diiran ugu soo dhaweeyay Boqolaal dadweyne ah iyo masuuliyiinta Maamulka gobolka Awdal. Weftiga Madaxweyne Siilaanyo waxa socdaalkiisan Magaalada Boorame ku weheliya Marwada koowaad Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiiro, Xildhibaanada Goleyaasha Baarlamaanka (Guutida iyo Wakiiladda). Madaxwweynuhu waxa uu magaalada Boorame saaka kaga qeyb galay xaflad balaadhan oo ay ku qalin jabinayeen 192 arday oo wax ka bartay Jaamacadda Cammuud ee Magaalada Boorame, kuwaasi oo ka baxay lix kuliyadood oo ay ka mid yihiin Caafimaadka, dawooyinka, Beeraha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo Xisaabaadka. Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay ka qeyb galka xafladan ay ku qalin jabinayeen ardayda ku dhow 200 ee arday, waxaanu ardaydaasi ugu baaqay inay dalkooda u shaqeeyaan oo ay aqoontooda uga faa’iideeyaan bulshada. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu ka mid ahaa dadkii ka qalin jabiyay Dugsigii sare ee Camuud, waxaanu maamulka Jaamacada ku ammaanay horumarka ay ka sameysay jaamacaddu dhinaca waxbarashada dalka, waxaanu balan qaaday in xukuumaddiisu ay dhiiri gelinayso tayaynta waxbarashada sare. Sidoo kale, waxa xafladaasi ka hadlay Guddoomiyaha Jaamacada Camuud Prof. Saleebaan Axmed Guulleed, oo ka waramay sooyaalkii waxbarasho ee jaamacadaasi. Guddoomiyuhu waxa uu uga mahad celiyay Madaxweynaha ka qeyb galka xafladan.ugu dambayn waxa Madaxweynuhu shahaadooyin gudoon siiyay Ardyadaasi. Dhinaca kale, Maamulka Jamaacada Camuud ayaa weftiga madaxweynaha qado-sharaf ugu sameeyay Huteelka Rays ee magaalada Boorame. Sidoo kale, Weftiga Madaxweynuhu waxay Huteelka Rays kula kulmeen waxgaradka gobolka Awdal waxaana la sheegay inay ka wada hadleen ilaalinta nabadda iyo sidii meel looga soo wada jeedi lahaa wada jirka ummadda reer Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo galabta ayuu ka soo ambo baxay magaalada Boorame waxaanu dib ugu soo laabtay caasimada Hargeysa.
  6. Wafti Somaliland ah oo ku Fooleh G.Hayland 26th July 2011 Ceerigaabo (SPR): Waxaa maanta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag sii diiran loogu soo dhaweeyey wasiirka Deegaanka iyo Hormarinta reermiyiga Prof. Maxamuud Siciid Gacamey saacadu markey ku beegnayd maqribnimadii maanta isagoo hogaaminayay wafdi balaadhan oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kale. Dr. Maxamuud Siciid ayaa hadalo kooban ka jeediyey xarunta dowlada Hoose isagoo si aad ah loo sugayay maalmahan. Idaacada SPR oo xiriir la sameysay wasiirka ayaa wuxuu u sheegey in uu soo marayo goobo badan magaalada isagoo ka cudur daartey in uu wareysi haatan siiyo. Wararka Warar aynu ka heleyno ilo ku dhow dhow wasiirka ayaa sheegaya in uu soo gaari doona magaalada Dhahar maalmaha fooda inagu soo haya. Kala soco sawiradii iyo waliba codadkii oo aan dhawaan soo galin doono.
  7. Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Markii Ugu Horaysay Muddadii Sanadka Ahayd Ee Uu Xilka Hayey U Socdaali Doona Boorama Iyo Ujeedooyinka Uu Salka Ku Hayo Safarkiisu Madaxweynuhu Waxa Uu Ka Qayb Gali Doonaa Munaasibada Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Camuud, Kulanona Uu La Yeelan Doono Odayaasha Iyo Waxgaradka Awdal Hargeysa, July 28, 2011 (Haatuf) - Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maanta socdaal ugu kicitimo magaalo Madaxda gobolka Awdal ee Boorama oo ay ugu dambaysay xiligii ololaha doorashada Madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 26-kii June 2010-kii. Madaxweyne Siilaanyo ayaa ujeedooyinka safarkiisa uu ku tagi doono Boorama ayaa la sheegay inuu ka qayb gali doono xaflad qalin jabin ah oo loo samayn doono Arday dhamaysatay waxbarashada Jaamacada Camuud ee gobolka Awdal, isla markaana Madaxweynuhu waxa uu kulano la qaadan doonaa Madxdhaqameedyada iyo waxgaradka gobolka Awdal oo la filayo inay ka wada hadlaan xaalada guud ee wakhtigan xaadirka ah dalku marayo iyo guud ahaanba duruufaha kala duwan ee dalka ku gedaaman, inkastoo xiligii xukuumadda Siilaanyo oo hadda Gu’ jirsatay ay bilawgeedii ay talada dalka la wareegeen ay deegaanadaasi Awdal ay kala horyimaadeen dareeno saluug leh oo ku wajahan Dhinaca Saami qaybsiga xukuumadda iyo Mansabyada ay heleen. Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftiga uu hogaamin doono ee socdaalka ugu bixi doona Boorama ayaa la sheegay inuu soo noqodkiisa ku hakan doono magaalada Gabilay, halkaas oo ay sidoo kale kulamo kula yeelan doonaan saraakiisha dawladda ee gobolka iyo hogaamiyeyaasha dhaqanka ee deegaankaasi ka hor inta aanu ku soo* noqon caasimada dalka ee Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo ayaa safarkiisani uu noqonayaa gobolkii labaad ee uu muddadaa sanadka ah ee uu xilka hayey ku tago, kaas oo hore socdaalo ugu tagay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Barbara, Awdalna ay noqon doonto gobolkii labaad ee uuu booqdo, inkasta oo Madaxweyne ilaa iyo hadda aanu socdaal ugu kicitimin gobolka uu ka soo jeedo ee Togdheer muddadaa sanadka ah ee uu xilka hayey, iyadoo ay ugu dambaysay xiligii uu ololah eeh doorashada lugu jiray.
  8. It went from the uk minister is going to somalia ,,, and somaliland not in the picture at all than we heard him talking about somaliland and its progress and how he and his country is going to assist somaliland. Somalilands independence was done by its people. Foreign countries cannot Undermine our Sovereignty like they did with your somalia
  9. Loool@ the garowe police helping the gunman meeshaasi waba meel khariban
  10. No his point was that reer kaliya anay dawlad noqon karayn and he is right fuaad is right the boocama shir in 1993 the garaad clan came together to talk about their future and after that they said lets just wait and see and join what is available
  11. They obviously both want to be the chairman of the ucid political party Sultan faisals time is up as i said before and its time for new leadership Sultan faisals Knows that. He just feels he was disrespected by some of his party members Ciiro's Crew listen to his latest speech he is willing to step down as a chairman and will allow the party to elect a new chairman he just askes the new interim admin created by the Ciiro crew to be erased and to start all over.
  12. Lool Xiin the kismayo clan wars are far from over why the hell would Barre hiiraale gather a Militia from his clan and tries to Attack Alshabaab controlled areas in the lower Jubba is it for the sake of Dikir and the love he has for the Sufi Tariqas:D
  13. A_Khadar;736732 wrote: So when your clan dealders are having beef, it ain't big deal but others' is a bigooo deal.. How long you want to continue being such a cypocrate? Well ssc is the leadership of your clan Jabhad a khadar let me ask you a question do you support sabaray as a leader or xaglatoosiye.
  14. A_Khadar;736730 wrote: That is how you are trying to to cover this clan conflict up but Waraabi is saying this is my babe and no one is taking it away from me..kasheekee.. Loool what clan conflict both ciiro and waraabe are from the same subclan
  15. The Somali republic in 1964 should have invaded kenya instead of Ethiopia Kenya was weak and just gained independence the Somali republic could've easily defeated kenya in the early 60s instead they waged a war against Ethiopia.
  16. A khadar Sultan Faisals time is up Ciiro will be the next leader of the ucid party
  17. And since when was ucid the leading party of Somaliland:D oppositon party having internal beef so what big deal
  18. Showqi;736698 wrote: Dagaal, Qabiil iyo Abaaro waa waxa ummadda Soomaaliyeed dabar gooyey ee ha laga tashado saddexdaas..... Indeed clans wars wa wax laga acuudubileysto ,, abaaro na wa in allah la baryo sidi looga bixi laha