-
Content Count
29,998 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Reer Yagoori Oo Codsaday Inay Martigeliyaan Shirka Khaatumo2- Lasanod Online. Sunday, September 11, 2011 Yagoori,(lasanod Online)- Xaflad si heer sare ah losoo agaasimay oo lagusoo dhoweeynayey gudidii qaban qaabada Khaatumo2 oo maanta gaadhay.. degmada yagoori ayaa ka dhacday magaaladaasi. Gudida qaban qaabada Khaatumo2 ayaa waxaa laga hortigay meel 20km oo jirta oo magaalada Yagoori oo ah dhinaca deegaanka Jidbaale, halkaas oo lagaga soo gelbiyey Baabuur iyo fardo ilaa intay soo geliyeen magaalada Yagoori. Shacabka ku nool magaalada Yagoori iyo dadweyne kale oo tiro adan kana yimid magaalada laascaanood ayaa safnaa wadooyinka magaalada ilaa inta waftiga Khaatumo gaadhay gurigii loogu talo galay. Nasasho iyo iswaraysi kooban kadib waxaa wafdiga la geeyey goobtii xaflada weyn loogu talo galey, halkaasoo qado sharafna loogu sameeyey. Axmed Maxmauud Sanbalooshi oo isagu ah afhayeenka Gudida Odayaasha 21ka ee Laascaanood oo ka mid ahaa odayaasha la kulmay maanta gudida ayaa Lasanod Online u xaqiijiyey in shacabka reer Yagoori ay aad usoo dhoweeyeen fariintii wafdigu siday ee ahayd qabashada shirka Khattumo, iyagoo weliba ay codsadeen inay magaalo ahaana martigelinayaan. Xubno u hadalay gudida oo xafladas hadalo kasoo jeediyey ayaa u mahadnaqay shacabka Yagoori, iyaagoo xusay in soo dhoweyntan maanta loogu sameeye Yagoori ay wax badan ka bedeshay dareenk gudida ee ku aadan Yagoori, ayna tixgeliyaan codsigaas martigelinta wadatashi kadib. Wafidiga ayaa caawa u hoyday magaalada yagoori, waxaana weli go'aan laga gaadhin goobta kale ee ku tegi doonaan safarkoodan wacyigelinta shacabka SSC. Lasanod Online waxay hadii Allah idmo dhowaan idiinsoo tebin doonaa maqal iyo muqaal xafladii soo dhoweynta gudida Khaatumo2 ee maanta ka dhacday magaalada Yagoori..
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Badhasaab u magacaabay Gobolka Awdal September 11th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweyne Siilaanyo oo Badhasaab Cusub u magacaabay Gobolka Awdal Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Mudane Axmed Xadi Siciid u magacaabay Badhasaabika cusub ee Gobolka Awdal. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed galabta uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), kaasi oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay 0172/092011 ku Magacaabay Mudane, Axmed Xadi Saciid inuu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Awdal. Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad iyo Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Arkay: Baahida loo qabo in Badhasaab loo magacaabo Gobolka Awdal, Markuu Aqoonsaday: Muhiimadda wayn ee loo qabo buuxinta hawsha jagadan Guddoomiyhaha Gobolka Awdal, Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo, Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan Wuxuu go’aansaday In Mudane Axmed Xadi Saciid, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland.”
-
Maamul Goboleedka Karkaar State Oo Lagaga Dhawaaqay Qardho- Lasanod Online. Saturday, September 10, 2011 Qardho,(lasanod Online)- Iyadoo mudooyinkii ugu dambeyay ay soo badanayeen ku dhawaaqista maamul goboleedyada guud ahaanba dalka Soomaaliya.. ayaa maanta (10/09/2011) si rasmi ah magaalada Qardho shaaca lagaga qaaday Maamul goboleedka lagu magacaabo Karkaar State. Madaxweynaha Karkaar State Coll. Jaadhig. Madaxweyne ku Xigeenka Karkaar State Mudane Maxamed Aadan Jaamac(Dagaale) War saxaafadda loogu talo galay ayaa lagu sheegay in maamulkani uu yimi ka dib markii loo arkay in uu yahay muhiim ku dhawaaqistiisa. Qoraalka ka soo baxay Madaxda Karkaar State ayaa lagu sheegay in ay ka dambaysay ku dhawaaqistiisa ka dib mudo dhowr bilood ah oo ay kulamo yeelayeen dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshadda ku dhaqan Karkaar, sida Siyaasiinta,Aqoonyahanadda, Odayaasha,Haweenka,Dhallinyaradda iyo waxgaradka degaanka. Qoraalka Saxaafadda loogu talo galay oo ka soo baxay Karkaar State ayaa u qornaa sidan: Ku: Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya Ku: Dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya Ku: Xafiiska Siyaasadda Qaramadda Midoobay ee Soomaaliya (UNPOS) Og: dhammaan qeybaha bulshada ee ku dhaqan Karkaar State Of Somaliya Ujeeddo: dhisid Maamul goboleed cusub Sida la wada ogsoon yahay markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya waxay soomaalidu ay u kala tagtay nidaam isirr iyo degaan ku saleysan taas oo dhashay nidaamka iyo habka kaliya ay soomaalid isugu imaan karto in uu yahay nidaamka Federalka ah. Waana tan dhashay in la dhiso maamul goboleedyo sharci iyo kala dambeyn ku dhisan tasoo lagu baadi gobaayo dowlad dhexe oo federal ah taasoo ay taagertay beesha caalamka. Sida darted bulshadda ku dhaqan KARKAAR STATE waxa ay maamul wadaag la noqdeen Maamulka Puntland kasoo ujeedooyinkii loo dhisay dhammaan la bal maray , dhibaatooyinkaas ay ugu horaysay wada tashi la’aan , amni xumo , dhaqaale burbur iyo in dhammaan meesha laga saaray ujeedooyinkii looyagleelay maamulka Puntland. Haddaba markay wada tashi isugu yimaadeen bulshadda ku dhaqan degaanka karkaar taasoo ay ka soo qeyb galeen Isimadda , Aqoonyahanka , siyaasiiyinta , Culuma’udiinka, Sarkiisha Ciidama iyo bulshadda rayidka ah waxa ay go’aan ku gaareen: In ay xiriirka u jaraan maamulkay horey uga tirsanaayeen ee Puntland. in ay dhistaan Maamul goboleedka ka turjumikara baahiyaha asaasiga ah ee dadka ku dhaqan gobolka KARKAAR STATE. in la helo hogaan dowladeed oo ka kooban a) Madaxweyne b) Madaxweyne ku xigeen c) Golle garsoor d) Golle Baarlamaan oo laga soo dhex xulay ergoyinkii shirka ka soo qeyb galay shirka, iyo tiro wasiiro ah oo kooban kuwaas oo hanan kara kalsoonidda iyo hanaanka shacabka. Intaas ka dib waxaa si Kumeel gaar ah loogu doortay Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen: Madaxweyne…. Col.Maxamed Siciid Jaamac (Jaadhig) M/ ku xigeen…. Maxamed Aadan Jaamac (dagale) Wabilaahi Towfiiq Afhayeenka Baarlamaanka Karkaar State.
-
Walahi wa geesi yaro so korayaa may allah bless him
-
Israel evacuates ambassador to Egypt after embassy attack Egypt declares state of alert after three die and more than a thousand are injured as crowds storm the Israeli embassy in Cairo A protester holds an Egyptian national flag as a fire rages outside the Israeli embassy in Cairo, Egypt. Photograph: AP Israel has evacuated its Egyptian ambassador after crowds stormed the embassy in Cairo, plunging Egypt's ruling army deeper into its worst diplomatic crisis since the overthrow of Hosni Mubarak. Egyptian prime minister Essam Sharaf is holding a crisis cabinet meeting and a state of alert has been declared as protesters remain on the streets following the violence on Friday, burning tyres and chanting slogans against the governing military council. A senior Egyptian official says at least three people died and more than 1,000 were hurt during street clashes with police and army troops after an angry mob attacked the embassy building. Deputy health minister, Hamid Abaza, says one of the three fatalities in the violence late on Friday was a man who died of a heart attack. Abaza told The Associated Press on Saturday he doesn't know the cause of the other two deaths. He says at least 1,093 people were injured in the clashes. The protesters pelted the police and the military with rocks, prompting the troops to fire tear gas and shoot into the air. Only 38 of the injured remained in hospital. Earlier, the protesters tore down a security wall outside the Israeli mission and stormed the embassy's offices. Police fired shots in the air and teargas to disperse the crowd. Early on Saturday morning around 500 demonstrators remained near the embassy, which overlooks the Nile, and a few threw stones at police and army vehicles. But police gradually pushed them back and secured the area. An Israeli official said the rampage marked a further deterioration of diplomatic ties between Israel and Egypt since the fall of Mubarak. The Israeli ambassador, Yitzhak Levanon, his family and most of the staff and their dependents some 80 people were evacuated out of the country by military aircraft overnight, the official added. Only the deputy ambassador remains in Egypt. "That the government of Egypt ultimately acted to rescue our people is noteworthy and we are thankful," the official said. "But what happened is a blow to the peaceful relations, and of course, a grave violation of accepted diplomatic behaviour between sovereign states." The incident was the second major eruption of violence at the embassy since five Egyptian border guards were killed last month during an Israeli operation against gunmen. That incident prompted Egypt briefly to threaten to withdraw its envoy. "This action shows the state of anger and frustration the young Egyptian revolutionaries feel against Israel especially after the recent Israeli attacks on the Egyptian borders that led to the killing of Egyptian soldiers," Egyptian political analyst Nabil Abdel Fattah said. Israel is already embroiled in a diplomatic feud with Turkey, formerly one of its closest allies, over Israel's armed assault on a Gaza-bound aid flotilla in which nine people were killed. Presidential candidate Hamdeen Sabahy called for the army to take a "serious stance matching the public anger" towards Israel but said violence sullied the image of Egypt's uprising. Last month a man climbed up a flagpole on the Israeli embassy and took down the flag, replacing it with the Egyptian flag. Protests continued until Friday's violence.
-
amba bahashi la afuufayey baan moodayey eeh qolyahihi mad madooba afuufi jireen , laakin marki danbe baan ogaday Abtigis ba cadho nafiisayey
-
Reer Yagoori Oo U Diyaar Garoobaya Soo Dhoweynta Gudida Qaban Qaabada Khaatumo2- Lasanod Online. Saturday, September 10, 2011 Yagoori,(Lasanod Online)- Shir balladhan oo maanta ka dhacay magaalada yagoori ayaa lagaga hadlay sidii magaalada yagoori Loogu soo dhoweyn lahaa.. waftiga gudida qaban qaabada khaatumo2 oo la filayo inay maalmaha soo socda soo gaadhaan Magaaladaas. Cuqaasha, waxgaradka iyo bulshada reer Yagoori oo dhamaantood shirkaas goob joog ka ahaa ayaa sheegay inay diyaar u yihiin kulanka gudida iyo shacabka reer Yagoori. Waxayna cadeeyeen inay yagoori la mid tahay degaamada kale SSC ee gudidu soo martay. cid ku faro gelin karta hawlahoodana aysan jirin. Waxaa iyana shirkaas hadalo kaso jeediyey oo u mahad naqay shacabka reer Yagoori xubno horudhac ah oo ka tirsan gudida oo uuna ka mid yahay afhayeenka gudidu Cabdalla Cagalule oo hadda sugan magaalada Yagoori. Gudida khaatumo oo shalay gaadhay magaalada Xudun si wanaagsana loogusoo dhoweeyey, ayaa weli ku guda jira socdaalkoodii wacyigelinta shacabka deegaamda SSC, Gudida qaban qaabada ayaa la sugayaa inay ilaa berri soo gaadhaan deegaanka yagoori.
-
Yeah do you think a Clan Mullah who died 4 decades before Somalilands independence made any one leave , the only thing he left was his wife Naado buraale. Loool@ Cumar jeess
-
The Brits came we made them leave our Country Dictators came and we made them flee enough said
-
Somalilanders will remember the history of their nation every single individual or citizen of Somaliland who have lost a loved one during hardship of the former Dictatorial regime shall be remembered, There is no country in the world that does not remember its history, and those who have shed blood for the re independence of the republic of Somaliland Will also be remembered and will go down in the history as heroes protecting their country and people from a dictatorial regime.Somalilanders do not ask an apology from any one or a group or clan Community it's quiet appalling that you Accuse Somalilanders and the SNM of indoctrinating their Citizens of hate for Somalia or its Neighbors While we all know some SNM leaders were Unionist while some wanted a free and an independent state for the people of Somaliland, Somalilanders opened their doors for the Somali Speaking people from Somalia and even to the Somali Speaking people from Ethiopia Abtigis and his Folks. The SNM were merely freedom fighters and they succeeded were many other rebel groups failed. God bless Somaliland
-
GEN. TUKE: The Other War Criminal To Face Justice
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Abtigis iyo tolkis sultan faisal cali waraabe ba kugu sugaya hargeysa airportkeeda hangool ba dhagta lagaga qabanaya intanu jacaylbaro baa filekaga gudbin waliga ba dhe ina cumar jees banu habro wadaag ahayn wanu kula socona ciidanki adan gabyow baad ahayd -
TFG prime minister Abdiweli wants to hold talks With Amiir Godane
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dabrow Kenya isn't a big threat to Somalias Peace and stability all they fear is an Alshabab border Clash.. Ethiopia is a different story that's why i didn't mention them. Indeed we should welcome this it does not mean necessarily they agree but where there is a will there is a way. -
TFG prime minister Abdiweli wants to hold talks With Amiir Godane
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
What are you talking about its good that Somalia becomes a functioning state again and they put their differences a side its good for all the neighbors of Somalia Kenya and Somaliland that Somalia's statehood is re-established with Viable institutions. There is nothing to worry about maybe you are worried or something. -
TFG prime minister Abdiweli wants to hold talks With Amiir Godane
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
No it does not worry me at all i think this as a good sign , i have been saying this for years the Shabaab and TFG need to talk and reconcile and compromise. -
TFG prime minister Abdiweli wants to hold talks With Amiir Godane
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somali PM says govt has held informal talks with al Shabaab * Says too early to talk incentives, conditions * Roadmap can be implemented if donors stump up cash * Says region working together get famine aid into rebel areas By Sahra Abdi and Richard Lough NAIROBI, Sept 9 (Reuters) - Somalia is open to talks with al Shabaab's top commanders and informal discussions already held suggest a willingness among some militants to lay down arms and negotiate, the country's prime minister said on Friday. Somalia's beleaguered government is desperate to consolidate security gains after the al Qaeda-linked rebels retreated from the capital Mogadishu last month, as it faces the task of holding elections by August, 2012. "We are open to dialogue with ... any organisation that's going to reach (out) to us, work with us to bring peace and stability to Somalia," Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali told Reuters. "We don't have formal talks with (al Shabaab) but here and there we talk to them and maybe there is some willingness from some of them to lay down their arms and negotiate," Ali said in an interview. http://af.reuters.com/article/commoditiesNews/idAFL5E7K90YU20110909?pageNumber=1&virtualBrandChannel=0 -
WikiLeaks: BOMBINGS BLAMED ON OLF POSSIBLY THE WORK OF Government of Ethiopia ETHIOPIA: RECENT BOMBINGS BLAMED ON OROMOS POSSIBLY THE WORK OF GOE http://wikileaks.org/cable/2006/10/06ADDISABABA2708.html Classified By: CHARGE VICKI HUDDLESTON FOR REASONS 1.4(b)AND(d). ¶1. (S) SUMMARY A series of explosions were reported in Addis Ababa on September 16, killing three individuals. The GoE announced that the bombs went off while being assembled, and that the three dead were terrorists from the outlawed Oromo Liberation Front (OLF) with links to the Oromo National Congress (ONC). An embassy source, as well as clandestine reporting, suggests that the bombing may have in fact been the work of GoE security forces. END SUMMARY ¶2. (U) On September 16, three bomb explosions were reported in the Kara Kore area of Addis Ababa. The explosions were heard at 4:45 a.m., 7:00 a.m., and 10:00 a.m. The National Intelligence and Security Service (NISS), together with the Federal Police Anti-terror Task Force later reported that the bombs were "part of a coordinated terror attack by the OLF and Sha'abiya (Eritrea) aimed at disrupting democratic development." The NISS said that the intended terror plot had failed and the bombs had mistakenly gone off while the suspects were preparing them while hiding out at an illegally built house. Two of the suspects died immediately, while another died on the way to the hospital. One other is in critical condition. The police task force reported having others in custody related to the plot and that evidence shows the terrorists had ties to Oromo groups - the Mecha and Tulema Association (MTA) and the ONC. They also said that the bombs used contained parts sourced from Eritrea and were consistent with bombs used in previous terrorist attacks. ¶3. (S) On September 20, Dr. Merera Gudina (strictly protect), the former leader of the ONC (and a typically reliable information source), contacted Post to report that the deceased had not died not while constructing a bomb, but rather at the hands of GoE cadres. Dr. Merera said that the men had been picked up by police a week prior, kept in detention and tortured. He said police then left the men in a house and detonated explosives nearby, killing 3 of them. He did not indicate whether the men were ONC or OLF affiliated. ¶4. (S) Clandestine reporting indicates that the bombs did not explode inside the structure, but rather appear to have been placed outside and detonated. HUDDLESTON
-
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Sheegay Inay Diyaar U Yihiin Wada Hadalo Ay La Galaan Alshabaab Shuruudna Ku Xidhay "Waxaa jira calaamado muujinaya in Al-shabaab ay doonayaan inay billaabaan...."Raysal Wasaaraha Somalia Nayrobi (GNS)- Raysal Wasaaraha Dawladda taagta daran ee Somalia C/weli Maxamed Gaas ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan wada hadal ay Dawladdiisu la gesho Kooxda Alshabaab. Raysal Wasaaraha oo u waramayey Idaacada BBC-da laanteeda Af Somaliga isaga oo ku sugan Magaalada Nayrobi ee Dalka Kenya oo uu kaga qayb galayey Shir lagaga hadlayey Xaalada Abaaraha Geeska Afrika, ayaa wada hadalada ay Dawladdiisu la gasho Kooxda Alshabaab waxa uu shuruud uga dhigay inay hubka dhigaan oo ay Nabada Doortaan. Raysal Wasaaraha oo arintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi "Haddii ay hubka dhigaan oo ay doortaan Nabadda iyo inay ku soo biiraan Dawladda waan soo dhaweynaynaa, wada hadalana waanu la galaynaa”. Sidoo kale waxa uu sheegay Raysal Wasaaraha Somalia C/weli Maxamed Gaas inay jiraan calaamado muujinaya in kooxdaasi Diyaar u tahay inay wada hadalo la galaan Dawladda, waxaanu yidhi isaga oo arintaasi ka hadlaya Raysal Wasaaruhu "Waxaa jira calaamado muujinaya in Al-shabaab ay doonayaan inay billaabaan wadahadal ay la furaan Dawladda, innaguna waxaan rajeynaynaa inaan la hadalno".
-
Is that from Google Earth
-
Atleast boqor cade muse build an airport for boosaaso, faroole shelled an entire neighborhood so that he could arrest one man.
-
A khadar why is that so strange whats with the sarcasm , i dislike tribalism Qabilism Clanism Reerism what ever you want to Call it.
-
Khadra Gaydh: The first” Madam Mayor” in Somaliland Posted on 07/09/2011 Gabiley- Senior female workers are increasing at public offices both in central and local level since the onset of democracy and multiple parties in Somaliland. It was in December 2002 when two women councilors were elected at district councils of Gabilay and Berbara. Khadra Gaydh was one of these two ladies. Again, in late 2005, two other ladies were voted into the parliament, and one of them was nominated as a minister. Currently more than three women hold high positions in the Somaliland Government, including Ministers of Education, Family, and Labor & Social Affairs and the Vice Minister of Health. It was the first time however; a female opted for Mayor’s Office at a District Council when Khadra Gayd was selected to the Office of the Mayor at the Gabilay district. She is the seventh Mayor to take this office since the inauguration of democracy in the country and elections of local council were initiated. Mrs. Khadra is a competent, visionary and motivated Mayor. She has served as a Council member for four years and vice mayor for almost six years at the Gabilay District. During that period, she gained abundant experience in local government administration and provision of services. People in her district, mainly men, had mixed reactions when the news of her nomination as the Mayor was released; however, the interesting question is what inspired her to become a Mayor? In replying to this, she says “As a child, I loved being a social worker and had a dream to once in my life time to make difference to my community”. Despite the short period of time she has been in the office, Khadra has accomplished remarkable tasks to improve services delivery for the community. The following projects have already been realized under her leadership; among them some are at the finishing stage: Accomplishments Construction of a public garage of 17×37 meters Construction of two tarmac roads of 500 meters each are underway Construction of 2 km of tarmac road Construction of a district meeting hall of 5X12 meters Rehabilitation of 21 offices and fences of the local government. Similarly, the Mayor pronounced the projects in the plan for rest of this year: Fencing of all municipal compounds Construction of two rooms for police station at the Kalabayd check point 500 meters of tarmac road in Kalabaydh Town planning for Kalabaydh Clearance of roads in the Gabilay town. Obviously, being a Mayor is not an easy task. And to become one, it takes several stages of determined work and mind: one must join a political party, then become a Council member by gaining votes from the constituents and finally run for the Office of the Mayor. Above all, it is a challenging task for women to reach this level in a country and a continent where stigma and violence against women are high. We can only imagine how tough it was for Khadra to get above 21 male councillors and progress to the Office of the Mayor. The Mayor is the most senior post in a district and makes decisions which may have an impact to the lives of thousands of citizens. Therefore, one may simply foresee challenges and obstacles that lie ahead. Mrs. Khadra asserted that there were numerous challenges in her initial days at the Office of Mayor, but later the situation gradually changed as activities progressed. In general, public perception in Somaliland towards women reflects them as less capable, but the truth comes out when this is tested. Khadra’s successful attempts to become a Mayor is part of ending the long-standing negative cultural stereotype and pave the way for other ambitious women who intended to reach higher posts at the public, such as Governor. “Let’s dare to join political parties, and believe that women can make better services to their community” she said when asked what message to convey to her fellow ladies in Somaliland.
-
I hate qabil topics and i think we should not have qabil topics in sol so its needs to be deleted
-
Leaked US diplomatic cables reveal why Azania will not materialize
Xaaji Xunjuf replied to Gabbal's topic in Politics
Maxaad tidhaahdeen cable baa azaaniya dIiday ah