Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,998
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ i disagree diplomatic recognition is top priority for this Current Somaliland government i like President Siilaanyos new Foreign policy its much more open more flexible than the previous president.
  2. Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo la Filayo inay dhawaan Booqasho ku tagaan Bariga Sanaag Waxa la sheegay inay Gobolkaasi gaadhsiin doonaan lacag xadigeedu dhanyahay 3 Milyan oo Doolar Hargeysa(Waaheen)-Wafti balaadhan oo ka socda Xukuumadda ayaa la sheegay inay dhawaan booqasho ku tegayaan Magaalooyin ka mid ah Gobolka Sanaag, kuwaasoo ay ka mid yihiin Hadaaftimo, Badhan iyo Dhahar. Weftigan oo sida la sheegay uu Gadhwadeen ka noqon doono Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami waxa la tibaaxay inay Gobolkaasi u qaadi doonaan Lacag xadigeedu gaadhayo 3-million lacagta Maraykanka ah, taasoo lagu Horumarinayo Gobolka Sanaag, isla markaana lagu Fulinayo Ceelal Biyood laga qodayo Gobolka Degmooyin ka mid ah sida Badhan iyo Dhahar. Lama oga ilaa hada wakhtiga ay Weftigani ka abmabaxayaan Magaalada Hargeysa, hase yeeshee warku waxa uu intaasi ku daray in weftigan oo Wasiir Cadami ay ku wehelinayaan xubno Reer Sanaag ah oo Madaxweyne Siilaanyo ay aad isugu dhawyihiin la kulmi doonaan Suldaanka Guud ee Beesha Warsan-geli Suldaan Siciid C/salaan oo Magaalada Badhan Ku sugan wakhtigan, kaasoo aanay cadayn ujeedka rasmiga ah ee ay kala hadlayaan.
  3. Loool@ Somali deporting Puntlanders Abtigis wu ka mid yahay kuwa la deportgereyo
  4. Atirisho only in your dream would the head of state of the republic be detained , sheeko kale keen inanyahay
  5. A khadar sheekadi aad dadka ku waali jirteen way dhamaatay occupation waxasi ma jirto hada dadki wa is bartay , sheekadu meel fiican bay maraysa
  6. Somaliland oo Wafti Culus Sanaag u soo diraysa iyo Puntland oo ku Mashquulsan Garsoor 12th September 2011 · Hargaysa:-Wafti balaadhan oo ka Tirsan Somaliland ayaa la sheegayaa inay imanayaa Magaalooyinka Hadaaftimo iyo Badhan,waftigaasi waxa Hogaaminaya sida la sheegay W.Gaashaandhiga Maamulkaasi Coll Axmed Xaaji Cadami waxana la socda xubno Reer Sanaag ah oo Siilaanyo Xayndaabkaasi had jeer lagu Arko. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonyahay waftigaasi waxay la Kulmidoonaan Suldaanka Beesha Suldaan Siciid C/salaan oo Magaalada Badhan Ku sugan walow aan la aqoon ujeedka ay kala hadlidoonaan. In kastoo aan la hubin hadana waxa jira warar laysla dhexmarayo Gobolka Sanaag oo sheegaya in 3-million oo Doolar Lacag gaadhay ay wadaan taasi oo lagu Horumarinayo Gobolka Sanaag, Lacagtaasi Xoogeeda ayaa la sheegay in lagu Fulindoono Ceelal Biyood laga qodayo Gobolka Degmooyin ka mid ah sida Badhan iyo Dhahar Waa markii ugu horaysay oo uu Degmooyinka Hadaaftimo iyo Badhan soo Gaadho W/Gaashaandhiga Somaliland tan iyo markii xilka loo Magcaabay. Lama sadaalin karo wajiga ay kala kulmidoonaan Magaalada Badhan oo dhawaan Golaha deegaanka ay ka hir galisay Puntland ayna ka Joogaan sidoo kale Ciidamo Ka Mushahar qaataa Maamulkaasi.
  7. lol faroole wa inu heesti qaado let my people go
  8. Yes the conference should be held in Laascanood the biggest city in sool
  9. Ayoub wait till abtigis comes in and says that Pudhlayn is not on the right track of Somalinimo but they should be rewarded for working with MrShDalxiis. And that actually Abdi iley is the one who reflects pure Somalinimo or was it the Admiral. Abtigis loves his own self determination but he is denying others that same right maybe its because some people take what belongs to them with their Guns and some just will continue to sing with saado cali O'gadeniya way xoroobi.
  10. Laascaanood Oo Soo Dhoweeysey Gudida Qaban Qaabada Khaatumo2- Lasanod Online. Monday, September 12, 2011 Laascaanood,(lasanod Online)- Dadweynaha ku nool magaalada Laascaanood ayaa maanta isugu soo baxay soo dhoweynta Gudida qaban qaabada Khaatumo2.. Iyagoo safnaa marka lagasoo bilaabo meesha loo yaqaan Dhidinka ilaa Kontroolka dhinaca Garoowe. Shacabkan maanta soo dhoweeynayey wafdiga gudida ayan hore loo arag tiro intaas le'eg oo isu soo baxda, dadweyanhan ayaa ku dhawaaqayey eryo soo dhoweyn ah, waxayna ruxayeen caleemo qoyan iyo boodhadh iyo cankii Bluuga ee dalka Somalia. Baabuurtii siday Wafdiga ayaa dadweynhu dhinacayda qabsadeen oo meel ay maraan waayey.. waxaana hadladii dadku ku dhawaaqayeen kamid ahaa " Maanta.. maanta .. maanta waa maalin weyne maanta". Wafdiga waxaa lagu dejiyey guriga qasarka ah ee Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Ku yaala Magaalada Laascaanood. waxaana illa habeenimadii hor dhoobnaa boqolaal dadweyne oo damaashaad iyo ciyaaro halkaas ka qaadayey. Soo dhoweyntan Maanta ka dhacday Lascaanood iyo dadkan kasoo qaybgalay ayaa lagu tilmaamay inay lamid tahay tii shacabkii reer Qaahira ka bilaabay kacdoonkii " Tahriir Square".. Wararku waxay sheegayaan in dad badan oo maanta soo dhoweynayey gudida idhahooda lagu arkayey ilmo, farxad iyo ray reyn awgeed. tasoo ku tusaysa baahida shacabka u qabaan cid wax u qabata.. Wariyaha Lasanod Online ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa noo xaqijiiey in maamulka Magaalada ka taliya uusan ka qaybgelin wax faro gelina ku samayn soo dhoweynta gudida. Dadweynaha reer laascaanood ayaa maanta muujiey sida ay diyaarka ugu yihiin wafdi ka socda SSC oo u wada xal sidii looga bixi laha dhibta haysata oo talo iyaga dhexdooda ka timaada mooyee cid usoo socotaa aysan jirin. Lasanod Online waxay hadii Alla idmo dhowaan idinsoo tebin doontaa maqal iyo muuqaal sida gudida loogusoo dhoweeey Laascaanood.
  11. Now there will be revenge you messed with the wrong
  12. Nonsense article this guy wasted my time reading all that crap
  13. Carafaat there was never a Awdalite ugaas from Lughaya hadaan taarikh cusub la sameyneyn
  14. Carafaat this is the historical ugaaz this is not some fictional ugaaz created in the 90s ugaas abdirashid comes from a lineage of the oldest traditional chain of ugaases from Awdal he is a descendant of the legendary ugaaz nuur. I disagree the Somaliland government is responsible for all the citizens of Somaliland including the clan elders the ,,guurti elders are obligated to resolve all clan matters in Somaliland.
  15. carafaat did you know Mr Abdirsaaq khalif dawdar is the second cousin of garaad jamac garaad ismacil he paid and organized the inauguration ceremony of the garaad in laascanood in 2009, he also hails from Yaagoori
  16. Actually reading it again Liibaan changed the tittle of the report of Jidbaale they didn't say anything regarding gudiga xoreynta lol War liibaanow dadka maxaad u walaysa
  17. ugaas abdirashid is the rightful ugaaz of awdal the historical ugaas of the region he should be able to visit borama his hometown. The Somaliland government supports his arrival