Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ uztaad with what force looooolz who is going to help you General Bahuku
  2. M/Weyne Siilaanyo Oo Qaadhaan bixiyeyaasha ku Ammaanay Kaalintii ay ka qaateen Dimuqraadiyada dalka September 15th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socday qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka taageera dhinaca dimuqraadiyada iyo doorashooyinka oo Socdaal dalka ku yimid. Sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xarunta Madaxtooyada oo u dhignaa sidan“Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socda deeq bixiyeyaasha Somaliland ka taageera horumarinta hanaanka dimuqraadiyada iyo doorashooyinka. Xubnaha weftigan oo ka kooban 5 xubnood, isla-markaana uu hogaaminayo Mr. Ole Thonke Waxa ay Madaxweynaha uga warameen ujeedada socdaalkooda oo ay sheegeen inay tahay xoggogaal u noqoshada halka ay marayso hawsha doorashada goleyaasha deegaanada iyo doorashooyinka kale ee ka dambeeyaba. Isla-markaana waxa ay sheegeen inay dhinacooda diyaar u yihiin inta ay kaga beegan yihiin hawshaas farsamo ahaan iyo dhaqaaleba. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa isna uga waramay inay Somaliland si wanaagsan uga hirgashay hanaanka dimuqraadiyadu, isla-markaana waxa uu uga mahadnaqay qaadhaan-bixiyeyaasha kaalinta wax ku oolka ah ee ay ku leeyihiin guusha ay Somaliland ka gaadhay dimuqraadiyada. Madaxweynuhu waxa uu xubnaha weftiga uga waramay in hawsha doorashada goleyaasha deegaanku ay meel wanaagsan marayso xukuumad ahaana intii ku xidhnayd wax badan uu fuliyay sida furashada ururada siyaasada iyo magacaabidda guddida diwaangelinta iyo kala saaridda xisbiyada. Waxa kale oo uu Madaxweynuhu sheegay inay xukuumad ahaan diyaar u yihiin qabashada doorashada, isla markaana ay tix-gelinayaan talada dhinacyada ay khusayso oo dhan.” Waxa kale oo Kulankan goob goog ka ahaa Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Saylici) iyo Wasiiradda Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Caraale (Duur).
  3. Somaliland: President welcomes delegation from donor countries Posted on 15/09/2011 Hargeisa (JSLTimes)-Somaliland’s president Mr. Ahmed Mohamed Mohamud ‘Siilaanyo’ today welcomes cordially at the presidential palace delegation from donors that support Somaliland on democracy and elections which are held in the country. The delegate paid a short visit to the country and held high level talks with President Siilaanyo. According to a press release issued from the presidential palace and it was written in this way. “The president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud ‘Siilaanyo’ cordially welcomes at his office in the presidential palace delegation from donors that assist Somaliland when it comes to democracy and elections. The delegation consists of five members and was headed by Mr. Ole Thonke and they briefed their main goal behind paying a short visit to the country. As the press release indicates that their main reason behind arriving in Somaliland is to know fully if the necessary preparations were made by the government when it comes to the forthcoming local council elections. Delegates who are members of donors assured that they are fully prepared when it comes to holding local council elections be it technically and financially. The head of the country informed the delegate that Somaliland embraced the ideology of democracy. He indebted to donors the positive role that they play when it comes to democracy that thrived in Somaliland. Somaliland’s president briefed the delegate that his government did the right preparations and things are going very smoothly. He added that as the country’s head of state, he opened for Somaliland citizens to form political parties and also nominated the registration committee for political parties. The president further informed the delegation that his government is ready to hold the elections. Finally, he told the delegate that his government welcomes those individuals concerned be it elections in the country.
  4. Somaliland works for the people of Somaliland it functions as it exist today this path will be walked for a long time to come Some people want to introduce things that Cannot work in Somaliland or Somalia. The People of Somalia will be our neighbors and we shared a history of 31 years and a language but this is not a reason to unite. What can we bring to Somalia what can they offer Somaliland the answer is nothing, Somalia its self is dying of hunger famine and poverty i don't think even in the future when there is a functioning government in Somalia they can feed all the People there. And Abtigis is talking about Somaliland and Somalia to be a one country again this is Crazy talk yaa Seccesionist
  5. Who's wishing wars Xiin i don't think any one is wishing wars on the people of the semi autonomous region of Pudhlayn or faroole.But tough challenges awaits Mr faroole and his admin you Can't deny that.
  6. Maleeshiyada Faroole Oo Kusoo Biiray Dagaalkii Beeleedkii Saka Ka Bilowday Boosaaso iyaga Oo Garabka Saaraya Garab kamida Dhinacyadii Dagaalamayay Iyo Xafada Biyo Kulule Oo Xabadi Ka Socoto (Daawo Sawirada). Boosaaso(Allssc): Saakay Waabarigi ayaa waxaa Dagaal ka dhacay Magaalada Boosaaso Dagaalkaas oo u dhaxeeyay Maleeshiyaad laba Beelood oo isku Haya Dhul . Dhulkaan ay labada Beelood isku Hayaan ayaa ahaa Mid Mudooyin Isku Haysashadiisu Soo jirtay oo ay labada Beeloodba mid kasti sheeganayso inay Lee yihiin iyagu , Hadaba Maleeshiyo Beeleedka Faroole ayaa iyagu waxay Soo dhex Galeen Maleeshiyaadki Dagaalamaayay Balse Mar kaliya ayay Arintu dhinaca kale isku Rogtay oo waxaa Bilowday Dagaal kii Gaalkacayood oo kale ah oo ay Beelihi halkaas isku hayay Midi u aragtay in Iyaga Si gaara loo Bartilmaameedsanaayo . Dagaalka ayaa sida la xaqiijiyay waxa uu hada ka socdaa Xaafada Biyo Kulule oo ay u badan Yihiin dadka Dagan Beel ka mid ah Kuwi Saaka hiirti Oroornimo ku dirirray Dhulkaas mudada la isku haystay . Waxaa halkaas isku hor fadhiya oo Dagaalku u dhaxeeyaa Maleeshiyo BeeleedkaFaroole iyo Beesha Xaafada Biyo kulule ee Magaalada Boosaaso . Waxaa Maalinba Maalinta ka dambaysa Isa soo taraayay is haysiga Beelaha hore ugu midoobay Puntland oo hada ay ku hareen beelo kooban oo faro ku tiris ah. Maamul Beeleedka Faroole aya isagu waxa uu had iyo Jeer Garab istaagaa Dhinacyada Dirira Midkood , isagoo aan laga rajaqabin inuu badalo hab dhaqanka qalafsan ee uu dadka walaalaha ah uu kusii kala fogaynayo . Kala Soco wixi ka soo kordha dagaalkaas Iyo Sawiradan oo badan
  7. Maleeshiyo beeleed maanta ku dagaallamay magaalada Bosaaso iyo Puntland oo kala dhex-gashay Arbaco, September 14, 2011 (HOL) — Israsaasayntan oo saacado kooban socotay ayaa ka bilaabatay afka hore ee shirkadda isgaarsiinta ee Golis, waxaana ay dhex martay kooxo maleeshiyaad ah oo ku muransan dhul halkaa ku yaalla, kaasoo labada dhinac ay isku fahmi waayeen qaybsigiisa. "Waxaa aroortii hore ee saaka meeshan yimid kooxo hubaysan, waxaana ay dab qabsiiyeen mehredo shaaha laga cabbo oo meesha ku yaalla," ayuu yiri goob-jooge maanta la hadlay warbaahinta ,xilli uu ka soo cararay mehraddiisi. Ciidamada dab-damiska ayaa soo gaaray goobta ,waxaana ay damiyeen dhowr mehradood oo dabka uu saameeyay ,mana jirto cid ilaa iyo hadda si rasmi ah loo cadeeyay in israsaasayntaasi ay ku geeriyootay oo labada dhinac ka tirsan. "Runtii aad baan uga naxnay arinta dhacday waayo hakad beey galisay ganacsigeena maanta galinkii hore," ayay tiri haweeneey lagu magacabo Falis oo iyadana kamid ah dadka deegaanka Bosaaso oo la hadashay warbaahinta gobolka. Labada maleeshiyo beeleed ee dagaallamay ayaa murankooda uu soo bilowday billo ka hor, kaddib markii garab kamid ah uu go'aansaday in dhulka la kireeyo, taasoo sababtay dagaalka maanta oo Arbaco ah dhacay. Dad goobjoogayaal ah ayaa noo xaqiijiyay in ay arkeen dhowr ruux oo dhaawac uu ka soo gaaray dagaalkii maanta halkaa ka dhacay, waxaana goobta hadda ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa degmada oo isha ku haya dhaq-dhaqaaqa labada kooxood ee diriray. Ma ahan markii ugu horaysay oo labadan garab ay ku dagaallamaan bug-caddaasi, waxaana markasta dhibka ugu badan uu soo gaaraa shirkadda isgaarsiinta ee Golis oo ay ku hortaallo halka dagaalka maanta uu ka dhacay.
  8. You want to unite people and individuals who don't share the same Political aspirations or can't even coexist and share A small transitional government proposed by the international Community. And you suggest you want to unite all Somali speaking People this is ridiculousness way of thinking i have to say.you cannot unite People based on a language we have learned that history teaches us that. if that was the case the Tigrayans would have been part of Eritrea today Djibouti would have been part of Somaliland .You accuse others that their political decisions are inspired by emotions but look at you, you feel that the only way you can obtain independence is to use your Subclans Name against your own brothers in particular the in kabri bayax and jigjiga Community who are now left out and are forced to support the dds admin. Somaliland is Political mature its an all inclusive Country a multi tribal society it works with Viable working institutions a government that functions and its people united with a genuine democracy.Now you will view it from A clanish Lens not sure why but because you feel that everything should be clan orientated in order to make sense in your mind.I don't have a real problem with the O name if you are willing to use that name to fight against the other Ethiopians if you think you are going to be successful you should do it. But some will say that you are Clan Secessionist or should i say a subclan secessionist and not an honest Somali Secessionist who is willing to involve all the Somalis in the region.
  9. I did not say that i merely said that he wants secession from his mother Country and that is true which makes Him a secessionist. Whether his community wants independence or a fair autonomous state with in the federal republic of Ethiopia is irrelevant to his secessionist behavior.He want to break up an African country yes than he is a secessionist i don't care if he says awoowgay ba la gubay awoowgi la gubku.
  10. Abtigis are you not a secessionist your self are you not trying to secede from your mother Country? Well you do not want to be ruled from Adis ababa and he does not want to be ruled from Mogadisho its that Simple One thing i know is that Somaliland gained more and developed its country and cities in the past 20 years since re independence. And that's something really to be proud of we will continue doing that with the will of Allah Unity between Somaliland and Somalia did not only destroy Somaliland but look what is happening today in Somalia just imagine if Somaliland and Somalia din't unite in 1960 how the horn of Africa would have been, I don't think though it would have made any difference for Abtigis and the Folks in Kilinka.
  11. Somaliland’s president confers with British Delegate Posted on 14/09/2011 in Latest Headlines Hargeisa (JSLTimes)-The president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud ‘Siilaanyo’ today confers with delegate from the British embassy in Ethiopia at the presidential palace. According to a press release issued by the presidential spokesperson Mr. Abdilahi Mohamed Dahir ‘Cukuse’ and it was written in this way:- “The president of Somaliland Mr. Ahmed Mohamed Mohamud ‘Siilaanyo’ today confers with delegation from the British embassy in Addis Ababa, the capital of Ethiopia. The meeting took place at the presidential palace in Hargeisa, the capital of Somaliland.” The British delegation was headed by Chris Allan who is the deputy head of an organization by the name of MSIISIO, and was accompanied by the deputy secretary to the British embassy in Ethiopia and woman from an organization by the name of DFID that is special to the UK government on development and assistance and is known as Paulina. The president and the delegation held high level talks in which the two sides discussed issues ranging on improving and developing social services, strengthening security, combating piracy, and consolidating the bilateral ties with neighboring countries. The two sides held series meetings intended that issues dominated their previous discussions to bear fruit. The UK government sent the delegate in order to assess and get the real situation on the ground in Somaliland. Hence, the bilateral ties between the two governments based on the socio-economic development are getting stronger and stronger. Finally, the president greatly indebted to the delegate’s visit to Somaliland and he praised that the government of UK managed to establish good ties with Somaliland. The meeting was attended by the minister for presidency Mr. Hirsi Ali Haji Hasan, the minister for planning Mr. Sacad Ali Shire and Somaliland foreign affairs secretary Mr. Mohamed Rashid Sh. Hasan.
  12. A khadar they made it clear this conference is just for the Garaad clan to talk about their future, and that they do not really have the answers to all the problems but they want to open a dialogue for all the stakeholders with in the Garaad clan including pl supporters ssc supporters nsum supporters Kaafi Community Supporters Somaliland (Nationhood) Supporters.That said they won't exclude Garaad selebaan and Garaad mashqare and garaad abdisalaan they are also Welcome. The Committee want this Conference to be a success and all inclusive so that no group will say Looma dhamayn. Holding it in laascanood would be great i mean the garaads are welcome in Laascanood its their city you have seen how the laascanood residents welcomed the Committee.
  13. Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay wefti ka socday Dawlada Ingiriiska September 14th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dawlada Ingiriiska oo socdaal ku yimid dalka. Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu u qornaa sidan:- “Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wefti 3 xubnood ka kooban oo ka socda safaarada ay dawlada Ingiriisku ku leedahay Addis Ababa. Weftigan oo uu horkacayo Chris Allan oo ah ku xigeenka madaxa Hay’adda msiisio, isla-markaana ay weheliyaan xog-hayaha labaad ee safaarada Ingiriiska ee dalka Itoobiya Matt woods iyo Haweenay ka socota Hay’adda DFID ee dawlada Ingiriiska u qaabilsan dhinaca horumarinta iyo kaalmooyinka oo lagu magacaabo Paulina. Madaxweynaha iyo weftigu waxa ay kulankooda kaga wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa horumarinta arrimaha bulshada iyo adkaynta nabad-gelyada, la dagaalanka budhcad-badeeda, xoojinta xidhiidhka wadamada jaarka ah, iyada oo kulankanina uu daba socday kuwa ay hore u wada yeesheen labada dhinac, isla-markaana ay dawlada UK u soo dirtay xubnaha weftigan xog-ogaal u noqoshada xaalada dhabta ah ee ka jirta Somaliland, maadaama uu marba marka ka sii dambaysa xididaysanayo xidhiidhka dhaqan-dhaqaale ee labada Dawladood. Ugu dambayntii, Madaxweynuhu waxa uu uga mahadnaqay booqashada weftiga ay ku yimaadeen Somaliland, isaga oo dawlada UK-na ku ammaanay xidhiidhka wanaagsan ee ay la leedahay Somaliland.” kulankan waxa goob joog ka ahaa Wasiiradda Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Qorshaynta Md. Sacad Cali Shire, iyo Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibada Md. Maxamed Rashiid Sh. Xasan.
  14. Somaliland: Mayor of Hargeisa opens police station and health center Posted on 13/09/2011 Hargeisa (JSLtimes)-The mayor of Hargeisa Eng. Husen Mohamud Jicir today opens a new police station and health center that were built and implemented in Hrageisa, The police station was built in 26th June district while the health center was built in Ahmed Dhagah district. The implementation of these two centers were jointly built and implemented by Hargeisa City Hall in collaboration with United Nations organization under the project of GLPG. The mayor of Hargeisa Mr. Husen Mohamud Jicir spoke at the opening ceremony and he told that the police station will play a big role when it comes to the security. He pointed out that the community living in this area was badly in need of police station that promotes security. He also said that the implementation of health center will improve health services provided to the large community residing in this area and it will be of great help to them. He acknowledged that being a large community in this area, it did not have a health center and this will boost the services that the center will provide to the entire community residing in this residences. The deputy commander of Somaliland police Mr. Abdirahman Liibaan Fooxle also attended the ceremony and he made a speech by calling on the community to have full cooperation with police who are expected to start their duty. He urged the entire community to keep watchful eyes on the conduct of their children. Mr. Abdirahman praised the the endless efforts that the Mayor of Hargeisa is extending to Somaliland police and he called upon the mayor to continue working with them. The ceremony was attended by the mayor of Hargeisa Mr. Husen Mohamud Jicir, deputy commander of police Mr. Abdirahman Liban Fooxle, local councilor by the name of Hasan Abdi Mohamud better known as Hasan Xaydh and other officials from the Hargeisa City Hall. * ?????????????
  15. ^^ Yeah the same dude who threatened to Kill Somalilanders if they went to the ballot box
  16. Carafaat;745998 wrote: Abtigiis, your version of Somalinimo is highly tainted with tolnimo and selective perception. -Many Puntlanders supported Faroole's hawkish position towards the TFG. Faroole was not alone in this. -More ONLF members were people were deported from Puntland then from Somaliland, even before Faroole came to power. (according to O civil society organisation as testified in European Parliament and US Congres, http://www.voanews.com/english/news/US-Congressman-Criticizes-Puntland-For-Abusive-Behavior--71703082.html -Even Somali's from South-Somalia have been deported from Puntland back to Somalia, something which never happened in Somaliland. -Many Puntlanders supported Abdullahi Yusuf and Ethiopia invasion of Moqadishu back in 2006. In Burco and Hargeysa the largest demonstration up to this date were took place against this invasion and in solidarity with the victims. -Even before Faroole's Presidency, Puntland under the leadership of Abdullahi Yusuf sabotaged the forming of a central goverment of Somalia(the Arta Conference) and supported warlods in Moqadishu against the TNG. Somaliland never intervered or sabotaged the forming of goverment in Moqadishu. It always was clear about its quest for independance and that the forming of a goverment was up to Somalia. In fact it was late President Egal(AUN) who came up with the idea of a national transitional goverment free from warlods. -During the '90's Puntland supported warlords because of close kinship fighting for the control of Kismayo. Somaliland never supported or delivered weapons to close related clans living in Kismayo and Jubba's. Because this would not contribute anything to the peace in those region by meddling in their affairs. One of the most deadliest wars occured in this city and region back in the '90's. -Since Somaliland's indepedance in 1991 it never supported or financed any warlord or faction in Somalia(like Djibouti, Punrland, Ethiopia, Kenya, etc), it never tried to financially benefit from the turmoil in Somalia, it never was never engaged in any fighting or control beyond its borders. -Besides all this it was not Somaliland that created the biggest massacre of people, largest nr of refugees tht fled Moqadishu and destruction of the city Muqdishu from 2006 on. So my friend your really need to take of your tainted glasses, you confuse Somalinimo with Tolnimo. And even tolnimo wont bring you the dreamed salvation. You must see that by now. Well said Somaliland does not support Clan/islamic factions in Somalia that are fighting over Power.
  17. yes for federalism but no to autonomous states