Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ Awoow Maxkamada qalad baad ka fahantay Maxkamadu waxa looga yeedha dambilayasha dadka wax dhaca dadka loogu tuhunsanyahay inay fallal ku kaceen sharciga jabiya Maha Maxkamadihi ay fureen jireen Sharif Muuday bairigu Khamiska xidhna , Maxkamada waxa jooga Niman Xeer ilaaliyaal Xaakin guud xaakin sare, Maha Maxkmadi xafadaha gaarka laga furan jiray oo la odhan jiray ala wa yarti Somalina warkeeda hore u gudbiya xaajigu na meel fog bu ka yimi wala socda talaabo kasto oo la qaado. Miyanan ku odhan aniga sidi Akhryaalul Sharaf ba la iso dhaweynaya wala yaqaana Xaajiga Ciyaar mood.
  2. The people of udubland have the exact same rights as the rest of the people of Somalia and the right to self rule
  3. Gaw bal hanjabaada inta leeg eega ma mooda Mid Ciidan dhan oo guutooyin Hoysa i will go to Xamar hadu ilahay yidha with my bakooraad and my Kaki Suit wearing black sun glasses , Gaadhi VIP oo madow with tinted black windows oo xabadu karin ba la iga so doonaya Adan cade international airport baad sheegeysa Xamar oo dhan baa saacab iyo gacmo furan igu so dhaweneysa sidi erdogan oo kale dee yaaa maxaad yaad moodaysa xaaajiga soo saraakishi Somaliyeed maha.Kolkasan Gacanta Midig kor u tagayaa oo aan Salamaya Reer Muqdisho Salaama Salaama iga daawo maalintaas Hiiraanonline universal tv , iyo tviga Somalia HCTV it will be headline news meel ku qoro.
  4. Che Guevara in Somalia visit http://www.udubland.com/ for more info
  5. Madaxweynaha M/G Udubland state oo gaaray magalada stockhlom ee wadanka sweden Wednesday, 21 September 2011 15:36 | Madaxweynaha Maamul Goboleedka Udubland state mr ibraahim C/laahi cadow oo horkacaya wafdi balaaran oo gaaray magala madaxda stockhlom ee wadanka swedan madaxweynaha ayaa waxaa si rasmi ah ugu soo dhaweeyey gagida dayuuradaha masuuliyiin ka tirsan dowalada swediska iyo jaaliyada udubland ee wadanka swedan . madaxweynaha ayaa hada wuxuu si toos ah u guda gelay kulumo uu la qaadanaayo dhinaca masuuliyinta dowlada iswedan ayadoo lafilaayo in si doo kalle uu kulamo uu la yeesho dhamaan jaaliyadaha somalida gaar ahaan jaliyada reer udubland ee ku nool wadanka swedan , safarka madaxweynaha ayaa imanaya kadib casuumaad uu ka helay masuuliyiinta swdhishka, booqashada ayaa waxay noqoneysa booqashadii labaad Ee uu ku tago wadankaasi tan iyo markii xilka madaxweynanimada loo doortay , wararka ayaa shegaya in madaxweynaha markay u dhamaato booqashadaan wadanka swedan uu u kicitimidoono wadamo kalle oo reer yurub ah ,
  6. Somalina Mujahid SIilaanyo goor maad colowdeen lol Time is near Awoow Somaliland will re open its embassy in Mogadisho Who Knows XX baba ka so degi raba isago calankisa siita Adan cadan ka so degeya markasan madina tegeya oo aan xafadaydi Hodan gaadhaya markasaan hawl wadaag koley dadkan yaqiinay cidi kama joogto kolkasan Xamar weyne Shingaani so maraya markasan xeebta ku so dabalanaya will bring back memories .. Yaaa taban kara Xaajiga
  7. Somalina;747667 wrote: A businessman and a poet = Somaliland government? The reality is that SL needs that 700k more than the Dadaab refugees. Gurigiina hagaajiya, isqorqorka waa laga fiicanyahay. A SL gov official xabsiga ayaa la dhigaayaa hadduu soo haweysto Xamar with his Iraqi flag. Real talk. yes those businessmen and poets represent the people of Somaliland Sure sl needs help and there is drought in Somaliland how ever Somalia is worse and there is famine there and they need more help and all the little bit will help its not much but it will help and that's what matter. Lool yaa xidhaya Somalina inanay imanayn baan ogahay lol
  8. Why is he bad mouthing President geele and Djibouti for that's unnecessary and unprofessional
  9. Che you mean back in the days when i lived in somalia well i used to do my daily shopings at afaridood the good old days my neighbor was a girl who was called amina beautiful young lady she always giggled in away that got my attention last time i saw her was in 1987.. There some people you will never see again. Xamar has the best weather of all places. Me going to see the amiir you wanna arange a meeting for us che i know you want to see the amiir
  10. Short trips are you sure about that the Amiirs plan is to bring down the CIA compound in Mog you were not really thinking the Amiir would welcome the SL delegates in Xamar.
  11. Che the Amiir is no longer in Xamar where have you been the past few weeks
  12. During a news conference Thursday, Somaliland Vice President Abdirahman Saylici downplayed any political significance, saying the trip is purely humanitarian.
  13. The point is this was not a massacre as the tittle of your topic says
  14. Somaliland Oo Deeq Gaadhsiinaysa Sabtida Soomaalida abaaruhu Tabaaleeyeen September 22nd, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in laba wefti ay deeqo gaadhsin doonaan dadka abaaruhu tabaaleeyeen ee k u nool magaalada Muqidisho ee dalka Soomaaliya iyo Xeryaha qaxoontiga wadanka Kenya oo ay ku jiraaan qaxoonti badan oo ka soo baro-kacay dalka Soomaaliya. Wasiirka Ganaacsiga, Warshadaha iyo dalxiiska Somaliland Md. C/Risaaq Khaliif Axmed oo ka mid ah guddidii xukuumaddu u xil saaray taakullaynta dadka abaaruhu ku tabaaleeyeen wadanka Soomaaliya, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Hargeysa waxa uu sheegay in ay dadka abaaraysan ee soomaalida ah u ururiyeen adduun dhan 700 oo dollar. “Waxaanu u soo ururinay dadka abaaruhu aafeeyeen ee Soomaaliya lacag dhan 700 oo kun oo Dollar, lacagtaasi 99.5 waxay ka soo ururtay gudaha dalka, halka 0.5% ay soo direen jaaliyadaha dibadu, waxaanan u mahad naqaynaa cid kasta oo ka qeyb qaadatay arrintan,”ayuu yidhi Md. C/Risaaq Khaliif. Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qowdhan oo ka tirsan Gudidii qaadhaan u ururinta abaaraha Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixisay labada wefti ee maalinta Sabtida ah deeqda gaadhsiin doona xeryaha qaxoontiga ee Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya iyo xeryaha Soomaalida ee dalka Kenya. “Waxa labada wefti ee aanu qorshaynay u kala baxayaan Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya iyo xeryaha qaxoontiga ee Kenya. Weftiga Muqdisho waxa ay ka kooban yihiin 6 xubnood waxaana Hoggaamiyaha Xasan Cabdi Cawad, waxaana xubno ka ah Jamaal Caydiid Ibraahim, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), Sheekh Maxamed Cali Geedi, Maxamed Shugri Jaamac iyo Axmed Maxamed Aadan, waxaanay qaadanayaan deeq lacageed oo cadaan ah waxaanay ku go’aan qaadan doonaan markay tagaan Muqdisho,”ayay tidhi Wasiir Ku xigeenka Caafimaadku. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan waxay sheegtay in weftiga deeqda u qaadi doona xeryaha Kenya uu Hoggaamin doono Wasiirka Wasaarad diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, waxaana xubno ka ah Wasiirka Ganacsiga, Sheekh Maxamed Aadan iyo Maxamed Shigri Dagaal. Waa markii u horaysay ee xukuumada iyo shacbiga Somaliland ay qaadaan tallaabo noocan oo kale ah waxanay ku sheegeen inay ka damqadeen xaalada abaarta daran ee ku habsatay dalka Soomaaliya.
  15. waligay ma arkin jabhad laba nin u kala taliyan lol Mise tallow wa sheekadi caydiid iyo cali mahdi oo kale
  16. Abdul;747355 wrote: You will understand soon.Be patient. Why soon are they both claiming the leadership of the rebel group?
  17. I don't understand is xaglo the ssc leader or col sabaray
  18. Mo Farah’s homecoming receives a hero’s welcome Posted on 21/09/2011 Hargeisa (JSLTimes)-MO Farah was given a hero’s welcome after he returned from England where he is based. Mo Farah’s homecoming was accompanied by well-known actor Mr. Mohamud Omar Yare, Mo Farah’s wife, and his young daughter. They arrived at Berbera airport today. They were warmly received by Somaliland Minister of Aviation and Air Transport, sports and Youth Minister, Sahil governor, mayor and senior officials from the government of Somaliland. The ministers remarked that they were excited with Mo Farah’s homecoming to his homeland. MO Farah is from Somaliland by birth but holds British citizen and is based in England. Mo Farah spoke about his return to Somaliland and he told that he is pleased to receive such hero’s welcome from Somaliland people. He promised that he will do everything he can to promote Somaliland’s image around the world. Mo Farah is expected to remain in the country for a while and he will take part provincial football competition which is supposed to kick off in Awdal region with in the coming month. Mo is also expected to provide training sessions to Somaliland athletes
  19. Pure nonsense all of Somaliland needs development from the eastern corner to the western part of the country. The author of the Article is a qabiliste
  20. Nuunow surely i can speak With the Koonfurian accent i lived some of my life in Xamar in my younger years from shingaani to wardhiglay and also in hodan, But i prefer not to speak aboowe yaanyado meeqo waaye. Sidi dagaaladi sokeeye waan ku noqday dhawr jeer 1993 baan mar ku noqday hadana waan ka so dhoofay hadana 1997 1998 baan ku laabtay. inshallah retirement waan jecelahay inan dalkayga ku qaato dabeedna tu yaro oo cas oo kurus ah oo 20 jir ah arooso waryaa a khadar ma waxa la gaadhay xiliga aad caruurta iska dhigi jirtay
  21. Are you insinuating that Hadraawi speaks with a koonfurian accent the poet of the century in the horn of Africa. Let Mo the Athlete first arrive in the Capital city of hargeysa we will see how it goes.