Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xukuumadda oo ku dhawaaqday Qaxootigii bixi waayay inay Gacan-birr ah ku qabanayso ?Hargeysa(Waaheen)* Xukuumadda Somaliland ayaa mar labaad shalay digniin u dirtay dadka ajaanibka ah ee dalka ku sugan, waxaanay sheegtay inay maanta noqonayso maalinta ay kala ogaanayaan cida wadanka sharci daro ku joogta iyo cida kale. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Md Cismaan Garaad Soofe oo shalay shir-jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa ayaa sheegay inay dhammaatay wakhtigii loo qabtay inay dalka kaga baxaan dadka ajaanibka ah ee dalka sida sharci darada ah ku jooga. Md Cismaan Garaad Soofe, waxa uu sheegay in maanta laga bilaabo cidii dalka sharci daro ku joogta ee ka dhago-adeygtay amarkii la siiyay isla-markaana ka faa’ideysan wayday wakhtigii la siiyay ay gacan bir ah ku qaban doonaan. Sidoo kale, wasiir ku xigeenku waxa uu sheegay in dadka magan-galyo doonka ah ee dalka jooga ay yimaadaan xarumaha ajaanibka loogu tallo-galay si loogu cusboonaysiiyo ama loogu shaabadeeyo baasaaboorada ay haystaan. Wasiir ku xigeenka daakhiliga Somaliland oo arimahaa ka hadlayaana waxa uu yidhi “Cidii la helo ee fulin wayday amarkii la siiyay barito laga bilaabo waa dad sharci daro ku jooga, iyadda oo aan wax-ba loo dhimayn xuquuqdiisa binu’aadnimo iyo dadnimadiisa oo aan wax dhib ah la gaadhsiinayn waxa laga qaadayaa talaabo sharciga waafaqsan, waayo waxa uu fulin waayey amarkii la siiyay, wakhtigii la siiyayna wuu ka faa’ideysan waayey, barina waxay noqonaysaa maalinta aanu ogaanayno cid kasta oo sharci daro ku joogta.” Md Cismaan Garaad Soofe waxa kale oo uu soo qaaday “Waxa jira dad iyagu wadanka sharci ku jooga oo sharci haysta, dadkaa waraaqaha ogolaanshaha ah haysta waxaanu u sheegaynaa inay sharcigooda jeebka ku wataan si aanay iskugu dhicin hay’adaha arimahani khuseeyaan.” Ayuu yidhi. Wasaarada arimaha gudaha Somaliland iyo wasaaradaha kale ee ay khusayso arimaha soo galootiga ayaa hore dadka ajaanibka ah ugu qabtay inay dalka kaga baxaan muddo 30 maalmood ah, taas oo ku eekayd shalay
  2. Che dire dhawe I was there in 1994 there were not many oromos back than I went there in 2002 there were many oromos there war oromos claim all the way to south jigjiga you should speak to oromos
  3. Dee maxaan Ka Ogahay ma Guryahahooda aqaana halkay degenyihin laakin i see it like this if people learn how to live together they will eventually learn also to accept each other.Somalidu Siyasad uun bey isku diidsanyihin laakin shacabku isma necba
  4. Maybe Eritrea Wealthy Arab Sheikhs i will not be surprised if there was another Conspiracy involved in all of this
  5. No the Koonfurians are Welcome they are Somalis they pay tax they don't beg they are Clean unlike Xabashiida they Speak Somali.
  6. its not a secret SNM wanted to liberate all the Somali people they funded the ssnm in the south helped the USC at Mustaxiil and let the Somali people decide their Future their objectives were very clear.
  7. Wait a Minute so Che Supports the SNM
  8. Somaliland: Somtel plays a key role in country’s socio-economic progress Posted on 04/10/2011 in Latest Headlines Hargeisa (JSLTimes)-Somtel Telecommunication Company announced on Sunday that it was about to sponsor the funds that will be used in the implementation process of two large halls for Hargeisa University particularly the faculty of science. The university of Hargeisa management made an appeal to telecommunication companies, merchants and Somaliland government to pay the funds for the implementation of two halls. Somtel also announced that it is to hire and employ the top two students who graduated from the faculty of ICT. The manager of Somtel Mr. Awil Salah Abdi disclosed this offer while speaking at the graduation ceremony of Hargeisa University on Sunday. He was speaking at the ceremony where 538 students graduated from the different faculties and this was the greatest number graduated from the university ever since it was established. The ceremony which was highly organized and was well attended by high level officials led by Somaliland president Ahmed Siilaanyo, education minister Ms. Samsam Abdi Adam, the ongoing president of Hargeisa university Mr. Mousa Adam Abdi, members of both Houses, university instructors, parents and guests invited to attend the ceremony. The ceremony was held at Hargeisa Universty’s main campus which is located south west of Hargeisa. Somtel manager Mr. Awil Salah Abdi speaking at the ceremony told that everyone is familiar with DahabshiilGroups and they are full aware and acknowledge the vital role that it plays when it comes to the country’s socio-economic development be it health, education, road building, water and security. He responded an urgent appeal made by the management of the university which was the sponsoring of the funds intended to implement the two halls, and Mr. Awil said that Somtel seizes the opportunity and we will not let us pass by. He added that Somtel promises to pay the overall costs intended to spend when it comes to the two halls. Once he made that promise, he got a standing ovation from the students, the president and his members of Cabinet and the university management. He added that they have to offer the top two students from the department of ICT and he further said that from now on they will be members of Somtel staff.
  9. I don't understand what does Che Mean posting a footage of the SNM in 1989 SNM Military leader talking Mr Musa Bihi Abdi
  10. Somaliland government announces that seventy percent of illegal immigrants leave the country Posted on 04/10/2011 in Latest Headlines Hargeisa (JSLtimes)-Somaliland government announces today that seventy percent of illegal immigrants left the country. Deputy interior minister Mr. Osman Garad Soofe said this at press conference held at the interior ministry. Speaking at the press conference, the deputy interior minister Mr. Osman briefed the press and spoke about the harsh measures that the government will take when it comes to those illegals that are still staying in the country despite the deadline expires today. He said that today is the deadline that the government of Somaliland issued for illegal immigrants to leave the country and those who abided by the decision we thank them. Those who failed to respect the order they will be given harsh punishment but their rights will not be violated. The head of Somaliland immigration department Mr. Osman Alin who spoke at the press conference said, “Illegal immigrants left for Ethiopia, Yemen and Somalia. After having conducted a n investigation through all Somaliland regions with the help of police, we have come to the conclusion that seventy percent of illegal immigrants departed the country.” The head of immigration department Mr. Osman added that the government of Somaliland is indented to them for abiding by the decision, the rest who fail to comply with the order; they suffer but assured that their right will be safeguarded. At the press conference, the general directors of rehabilitation, interior and labor spoke about the assistance that they provided to illegal immigrants leaving the country. They also told that they are dropping them at the border and even paying them their fares.
  11. La wada dhaqaaji walalayaal kildhi danbe oo la hoos hayo xafadaha iyo meherada iyo masajidada Somaliland dhamaatay
  12. ailamos;749638 wrote: The bottom line here is that people must not be forced into anything, this is not the way to run a country, let alone one in tatters like ours. If there is a way to make a federal union with broad autonomy (their own parliaments, laws, etc) to potential secessionist regions like Canada does with Quebec, Spain with Catalunya, Britain with Scotland, or Germany with Bavaria, then that would be an approach I am all for. However, if there is no hope whatsoever in producing a union, to the point that secessionists might take up arms, then why risk bloodshed? The second you hate enough to contemplate forcibly keeping people in an unwanted union, is when you begin to compromise your love for your country. Well said why unite in order to fight again it does not make sense
  13. Xukuumada Oo Ka Hadashay Talaabooyinka laga qaadayo Soo geleetiga ah ee aan dalka ka bixin October 4th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in dadka soo galeetiga ah ee sida sharci darrada ah dalka ku joogay ay 70% ay ka baxeen dalka. Sidaasi waxa lagu sheegay shir Jaraa’id oo ay Guddidii xukuumaddu u xil saartay saarista soo geleetigu ku qabteen xarunta wasaarada Daakhiliga ee magaalada Hargeysa. Wasiir Ku xigeenka wasaarada Arrimaha Gudaha Cismaan Garaad Soofe, oo ka hadlay shirkaasi jaraa’id waxa uu ka waramay talaabada laga qaadayo dadka aan wali ka bixin dalka, waxaanu yidhi “Maanta waa maalintii ugu dambaysay ee mudadii aanu u qabanay in dadka sida sharci darada ah dalka ku jooga ay iskaga baxaan wadanka, markaa cidii baxday way mahadsan tahay, cidii bari wixii ka dambeeya dalka ku sugan si sharci darro ah waxa laga qaadayaa talaabo sharciga waafaqsan maadaama ay fulin waayeen amarkii la siiyey wakhtigiina ka faa’iidaysan waayeen, iyada oo aan wax xad gudub ah loo gaysanayd .” “Dadkii sida sharci darada ah dalka ku joogay waxay u kala baxeen dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Yeman, markii aanu dhamaan Gobolada dalka daraasad ku samaynay anaga oo kaashanayna ciidammadda Booliska waxa noo soo baxday in dakaasi ay 70% baxeen,”ayuu yidhi Taliyaha Laanta Socdaalka Dayib Cismaan Caalin oo ka hadlayay shirkaasi jaraa’id. Taliyuhu waxa uu intaasi raaciyay “Dadkaasi way ku mahadsan yihiin, inta hadhay ee baxi weydayna waxa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waaqafsan.” Sidoo kale, Waxa shirkaasi jaraa’id ka hadlay Agaasimeyaasha Guud ee wasaaradaha dib u dejinta, Daakhiliga iyo shaqada iyo arrimaha bulshada waxaanay dhamaantood ka hadleen sidii ay u taageerayeen dadkii soo galeetiga ahaa ee dalka ka baxay waxaanay sheegeen inay gaadhsiinayeen xuduuda isla markaana ay ka bixinayeen nooliga. Weriye Cumar Maxamed Faarax
  14. Somaliland in first humanitarian mission to Mogadishu Posted on 03/10/2011 i HARGEISA – A humanitarian delegation from the Republic of Somaliland donated relief aid for 9,000 drought-displaced families in the Somalia capital, Mogadishu, during a visit on 30 September, the first such visit since the region declared unilateral independence from the rest of the country in 1991. “We plan to distribute food for 9,000 families and medicine for four hospitals,” said Hasan Abdi Awed, chairman of Somaliland’s Chamber of Commerce and leader of the eight-member delegation. “The food we are distributing will last the beneficiary families for one month.” Awed said the Somaliland government had announced in late August that it would participate in the international efforts to provide humanitarian aid to Somalia, which has been hit by famine and drought across most of its south-central regions. Mohamed Shugri Jama, a spokesman for the delegation, told a news conference in Hargeisa before the visit: “We collected about US$700,000 donated by the people and the government of Somaliland, and we have split into two delegations, one will be in Mogadishu distributing the food aid there, while another will go to the refugee camps [in Dadaab] in Kenya.” Receiving the Somaliland delegation at the Mogadishu international airport, the governor and mayor of Mogadishu, Mohamed Ahmed Nur Tarsan, said: “We are glad to receive the delegation from Somaliland, which is here in response to the humanitarian crisis. It is not the amount of their contribution that matters but their empathy is more important.” Somaliland, in the north of the country, is a former British protectorate that joined Italian Somaliland to form the Republic of Somalia in 1960. In 1991, the northwestern region declared its independence from the rest of Somalia and has enjoyed relative stability and peace unknown in Mogadishu.
  15. inaalilahi wa inaalilahi rajicuun ilahay ha u naxariisto inti dhimatay why do they always have to attack students iyo jiilka so koraya
  16. Bilan dumarka waan u naxariista meel baa I damqata hadalka kuma adkeyo imikay odhan nin kaan la simanahay lool oo waan murmi kara may muranka inaga dayoo horta haye mee general duke beryaha maan arkin horta intaanu tegin waaki habeen qaladaadki faroole oo dhan banaaanka soo dhigay war ambu faroole xidhay. Wa generaalki halaga war doono baafin baafin general Somalina awoowo does not have a weak point there is maybe one thing wa hadaad bakoorada igala carartid
  17. not Cool MSB Wu dhintay whats the point of inad u gabaydid its not like wu ka so jawaabi kara kuwa Cigaal u gabyaya ka sii daran war dunidan wala rogaya umadan sidan halo dhamo
  18. Bilan adeer ma waxad leedahay cadalaada wanaagsan eeh faroole yaan la sheegin wixi wanaag ah wa in la sheego ileen faroole wa nin Ilahay ka baqe eh oo cadaali ah
  19. uchi;749456 wrote: Going through Garowe and heading to Somaliland perhaps? Only planes heading towards Garowe stop in Hargeysa and remember what happened last time