Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Les élections en republique de Djibouti sont un succès arrêter détestant le President de la nation.
  2. Duqa= odayga deriska = jaarka Ciyal Xafo = dhaliyarada Jidka = wadada Beesada = Lacagta Mukulaal = Bisada
  3. Djibouti needs him and he is doing a great job the Country rallied behind him in April this year Quel est la plus belle chose
  4. How long has IOG been president of DJ 10 years is that long not at all there is no candidate worth mentioning to succeed president Ismacil Cumar geele His achievements are marvelous and we Congratulate the president of Djibouti to continue the Hard work for his Country.
  5. Latest news Fuaad adan cade said he is attending the Khatumo Conference next month in Taleex.
  6. Ngonge are you saying Somalia was fathered by Alpha holy Smoke
  7. Djibouti education minister sacked over meeting with opposition Djibouti(SomalilandPress)–Djibouti education minister Dr Adawa Hassan Ali has been abruptly sacked from the government after less than 5 months on the job over a secret meeting with a preeminent opposition leader in Ottawa. Dr Adawa was on an official meeting in Montreal when he decided to go on a trip to the Canadian capital. Sources close to Dr Adawa confirmed to SomalilandPress Ottawa Bureau that Djibouti education minister, during his Montreal sojourn, had a long phone conversation with Hussein Abdourahman Andholeh leader of the Djibouti Democratic Coalition and son of the legendary union leader and political figure Abdourahman Andholeh. Dr Adawa then decided to go to Ottawa to meet Hussein Abdourahman Andholeh. Following the meeting, Dr Adawa went on to meet with the sizeable Djiboutian community in Ottawa and while greeting his fellow citizens he inadvertently spilled the beans of his contact with Mr Hussein Abdourahman. The chatter was the picked up by the very active Djibouti intelligence services in Djibouti. Upon his return in Djibouti, Dr Adawa was promptly excluded from the cabinet and fearful for his safety subsequently fled to Ethiopia where he currently resides. This whole episode illustrates the dictatorial nature of the Guelleh regime and the absence of the democratic liberties that we take for granted in Somaliland. While Somaliland in the country or abroad fervently advocate for the candidate of their choosing, Djiboutian abroad are constantly spied on SomalilandPress Ottawa Bureau
  8. Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Degmadda Ceel Afweyn, Khudbadna ka jeediyay Fagaaraha Deegaankaas Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu ugu Balan Qaaday Deegaanka Ceel Afweyn in uu Dhisi Doono Ceel Afweyn (GNS) Madaxweynaha Somlailand Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Mar dhoweyd gaadhay Degmada Ceel Afweyn, taasi oo Galbeed ka Xigta Magaaladda ee Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Madaxweynaha Somaliland iyo Waftiga uu hugaaminayo ayaa waxa Magaaladaasi ku soo dhaweeyay Madaxda Dawladda ee Gobolkaasi,kaasi oo uu hugaaminaya Badhsaabka Gobolka Sanaag, Duqa Degmadda Ceel Afweyn, iyo waliba Kumaanaa Qof oo ka mid ah Shacab weynaha Deegfaankaas. Madaxweynaha Somaliland ayaa dadka deegaankaas kula hadlay meel Fagaare ah waxana uu ugu Horeyn uga Mahadnaqay soo dhoweynta ay u sameeyeen, waxana uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo uga Warbixiyay Shacabka Deegaanadda Ceel Afweyn Waxqabadka Xukuumadda iyo Waliba waxyaabaha ay Qaban Doonto. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu ugu Balan Qaaday Deegaanka Ceel Afweyn in uu Dhisi Doono Cusbitaal lagu Daweeyo Bukaanka Sidoo kale waxa uu Fagaaraha Magaaladda Ceel Afweyn Madaxweynuhu ka sheegay in uu Dhisi doonoi School ay yeelato Degmadda Ceel Afweyn. Madaxweynaha Somaliland ayaa saacadaha Soo Socda la filayo in uu gaadho Magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Wixii War ah ee ka soo kordha kala Soco Shabakadda Wararka ee Gabiley News
  9. But Somalia what is a Somaliweyn with out Djibouti i mean What is the difference between NFD and Djibouti both Somali speaking people? What do you mean by Provocative can you explain a bit more on that.
  10. Somalia what about Djibouti are you fine with their sovereignty or should they be brought back to
  11. Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisii oo u Jarmaadaya gobolka Sanaag iyo Puntland oo ka soo saartay War-saxaafadeed Tawaawac ah Maamul goboleedka Puntland oo ka wareeray safarka waftiga Miisaanka leh ee Somaliland ku gaalaa baxayaan gobolada barri Burco(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa aroorta guure ugu kicitimaya Gobolka Sanaag kadib markii uu maanta meel fagaare ah oo ku taala barxada hore ee xarunta Gobolka kula hadlay dadweynaha reer Burco. Safarka Madaxweynaha ee gobolka Sanaag ayaa noqonaya safarkii labaad ee uu madaxweynuhu socdaalkiisan ku tago gobolada barri ee Dalka ilaa hadana ma cada inuu gaadhi doono bariga fog ee gobolkaas iyo inuu ku eekaan doono magaalo madaxda gobolkaasi ee Ceerigaabo Dhinaca kalena magaaladda Burco waxa uu dadweynaha reer burco maanta xarunta Gobolka Horteeda ugu jeediyay Khudbad uu kaga xog waramay waxa uu maagan yahay iyo wixii uu qabtay mudadii uu xilka hayay “Walaalayaal dadweynaha reer Burco ee Gobolka Togdheer waxaan aad iyo aad idiinka mahad celinayaa sida aad noo soo dhawayseen Aniga (Madaxweynaha) iyo weftiga balaadhan ee qaranka waxaan ogahay inaad saaka oo dhan aad milic taagnaydeen taasina waxa weeye jacaylka aad u qabtaan dawladnimada iyo qaranimada. Walaalayaal waxaanu wax ka qabanay waxyaabo badan muddadii koobnayd ee aanu xilka haynay haddii ay tahay mushahar kordhintii Ciidamada, shaqaalaha iyo dhinaca waxbarashada.” “Walaalayaal si aanu Ciidamadda u dhiiri gelino waxa aanu booqanay Gobolka Sool oo aad iyo aad naloogu soo dhaweeyay, farxad weyna way noo ahayd inaanu ciidamada qaranka ee jiida hore ee wadanka daafaca booqano oo u mahad naqno oo aanu tusno si aanu u dhiiri gelino,”ayuu yidhi Md. Axmed Siilanyo. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay inay dalka intiisa badan kormeer ku soo mareen qeybaha u hadhsana ay booqan doonaan.Madxweynaha Somaliland waxa uu sheegay in gobolka Togdheer laga fulin doono mashaariic faro badan, waxaanu yidhi “Gobolkan Togdheer ee aan maanta joogno mashaariic badan baa laga fulin doonaa oo qorshaha noogu jira, qorsheyaashaasi waxa ka mid ah ceelal ay inoogu deeqeen Imaaraadka carabta, waxa kale oo ka mid ah Iskuulo badan oo la dhisi doono. Waxa kale oo la dhisi doonaa goobo caafimaad.” “Wadadda u dhaxaysa Burco iyo Hargeysa dhismaheeda balan qaad baanu ka samaynay weftigii balaadhnaa ee ka socday Gudidii horumarinta Gobolka Togdheer ee Hargeysa noogu yimid ayaanu ka wada hadalay. Wadaddaasi oo aanu imikana soo aragnay inshaalaahu tacaalaa miisaaniyada soo socota ayaanu qeybo ka mid ah ku dari doonaa anagoo hubna in meel kasta ha joogeene’e dadweynaha gobolka Togdheer ee reer Somaliland ay iyaguna gacan ka geysan doonaan mar walbana horumarinta gacan ka geystaan,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo Waxa isna halkaas ka hadlay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr: Cabdi Aw Daahir Waxaanu yidhi “booqashadan Madaxwaynuhu waxay ujeedadeedu tahay xogogaal u noqshada Dalka ,waxyaabihii qabsoomay iyo waxay doonayso inay xukuumadu fuliso Hadii aanu idiin sheegno ka xukuumad ahaan waxyaabihii aanu qabanay Laba Milyan lacag ka badanbaa Burco lacagtii Giinbaarta ahayd lagaga bedelay,meelo badan oo debeda ah baa la gaadhay oo shiinahaa ka mid ah, Musuqmaasuqii baa dawladu la dagaalantay, maanta waxaynu haysanaa nabad, waxaa jira hadalo badan oo warbaahinta laga sheegayo oo ah xamar baa la tegayaa waxaan idiin sheegayaa oo idiin cadaynayaa halkan maanta madaxwaynihii baa jooga Gorgortan ma laha madaxbaanideenu laynagamana duwi karo ujeedadeena, waxaanan aad uga mahad naqayaa Gobolkan oo leh gudi horumarineed, gudidan oo noogu timi wadadii oo ay naga dalbadeen waanu ka midho dhalinaynaa miisaaniyada sanadkan baanu ku daraynaa waxaanu wasiirku ugu danbayntii dadwaynaha ka dalbaday inay isku duubnaadaan oo aan la kala qaybin” Waxaa isaguna halkaas hadlay Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye Muuse Biixi Cabdi waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “waxaanu idiinka mahad naqaynaa soo dhawayntan fiican xisbiga kulmiyena wuxuu idiinka mahad naqayaa inaad tihiin aasaasayaashii. Burco waa xuduntii 18 may 1991 waana wadaniyiin. Burco waxay nasiib u yeesheen sadex Madaxwayne oo soomaaliland soo marayoo Madaxwayne Siilaanyo ugu danbeeyay, waxaynu markhaati ka nahay in Xukuumadani intii ay joogtay ay wax badan qabatay umana baahnin in aynu dhexdeena is qab-qabsano Xukuumadani waxay ogolaatay in Xisbiyada la furto, Xisbiyadana waxaanu leenahay doorasho xalaal ah ayaanu diyaar idiinla nahay kusoo dhawaada” ayuu Gudomiye Muuse hadalkiisii ku soo xidhay waxaa isaguna halkaas ka hadlay oo dadka ugu baaqay inay xukuumada la shaqeeyaan Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Wakiilada C/casiis samaale waxaanu aad ugu adkeeyay inay u hiiliyaan xukumada oo ay la shaqeeyaan. Dhinaca kale socdaalka Madaxweynaha waxa isagoo ka xanaaqsan war-saxaafadeed ka soo saaray Maamulka Puntland kaasoo canbaareyey booqashadii uu madaxweynaha Dawladda Somaliland shalay ku soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool , waxayna ku tilmaantay inay ahayd mid xadgudub ku ah Siyaasadda Maamulka Puntland iyo rabitaanka shacabka ku nool magaalada Laascaanod hase yeeshee waxa aanu Maamulkaasi mar naba soo dhigan Xukuumadda Somaliland inay in badan dhawraysay Nabada oo ay sheegashadiisa indhaha ka qarsanaysay iyadoo uu Madaxweyne Siilaanyo Laascaanood ka cadeeyay in Gobolka Sool yahay Dhul Somaliland oo laga doortay.
  12. Somalia;750795 wrote: That is a very good question. I consider them a political enemy, not as a people. Their political ideas are wrong and it stands in the way of getting back all Somali lands. Strategically we can't regain other land without the entity that calls itself Somaliland. The people of Somaliland support their political leaders thus this will make you the enemy of the people of Somaliland call it ideas or beliefs , their political ideas are not wrong they are wrong according to you because they do not fit into your mindset. Other lands what do you mean by that can you elaborate further on that what land are you referring two?
  13. Somalia;750793 wrote: After making several controversial statements, I believe this will clear up the air. Now that Somalia is getting back on its feet, we must plan for the future of the Somali people in the Horn of Africa. We have several provinces popping up everywhere with Udubland, Awdalland, Raascaseyr, Ximan and xeeb, all of whom except one have no administration or foot on the ground. We must now look at whoever spawned this and gave way for this enclaves to be formed, the finger eventually points at Somaliland. A sovereign state for 5 days, Somaliland opted to united with Italian Somaliland bringing the dream of a greater Somalia ever closer. During the 1960s, the Somali cabinet was allocated in the same respect as 4.5, only then it was 3 and everyone got their respected seats. However, the cabinet was made up of 11 ministers and a Prime minister and the clan which is now the majority of Somaliland got 1 less seat, some would argue only 2 seats due to the identity crisis surrounding what's known collectively as 'dirta waqooyiga'. This created an uproar among the people of what is now known as Somaliland and they started looking for secession as early as 1962. So we can already see that these people have been fed into the imperialist way of 'balkanizing' a region. Now, the question becomes, how do we tackle such thing? Well, we cooperate with people within Somaliland, preferably the intellectual people of Awdal, a respected people with high regard for patriotism. They look at the bigger picture, the geopolitical effect of the mere thought that a state should be created along the Gulf of Aden which would be catering for foreign agents. As soon as Somalia gets back on its feet we must cooperate with the people of Awdal and bring what's an obvious threat to Somalia to its knees and repopulate it with people who hold much more favourable views to Somalia, on the top of my mind I think of the people in the Somali region of Ethiopia. I believe this is the one thing Siad Barre got wrong when it comes to demographic warfare, he used it on the wrong places. We must take care of the enemies within before we embark on regaining other land and we can't allow such strategic land which would end the dreams of getting back other land for greater Somalia go to waste. Now, imagine me as your leader The Enemies the unity why do you wish to unite with people you consider the enemy
  14. naxar nugaleed its baytal May
  15. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=yCESh83Bvi0#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  16. SNM aim was to fight for justice something Most Somali speaking people wanted it was just the SNM was only rebel movement that was fighting in between 1984 till 1991 after the ssdf surrendered in 1984. Somalis back then in Mogadishu and other parts of the country were saying the fight for freedom of dictatorship is not over SNM is still fighting so we can say SNM was a role model for the Majority Somali speaking people. As for the independence case there were many Elements within the SNM who wanted to see an independent Somaliland Ahmed Jimcaale first SNM chairman or Abdisalaan turki the one who designed the SNM flag all were in favor of an independent Somaliland along with Ibrahim Meygaag samatar the Chairman of the Central Committee of SNMBut the SNM did not really talk about this or issued this as big obstacle to achieve their goals. And than there were many other politicians part of the SNM who were unionist like Sh Cali Guray second SNM Chairman abdulahi Koosaar and Hassan iise jamac who was also very indifferent but the independence was really pushed by the people of Somaliland after being freed from the dictatorship.So it really came as some sort of now its my turn to decide my future so they felt liberated and wanted not to jeopardize that freedom and that's how it went.
  17. Caano geel you forget darbi iyo Gidaar
  18. Somaliland president in Saraar region Caynabo " frameborder="0" allowfullscreen>
  19. Shacbiga Togdheer oo si xamaasad leh u soo dhaweeyay xukuumadda iyo khudbadii Madaxweynaha ee Khayriyada Burco October 9th, 2011 Madaxweynaha Somaliland Oo ka Hadlay Mashaariicda laga fulin doono gobolka Togdheer Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kumanaan qof oo ka mid ah shacbiga ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer kala hadlay fagaaraha khayriyada Burco. Kumanaan qof ayaa weftiga madaxweynaha si diiran ugu soo dhaweeyay isla markaana u soo diyaar garoobay khudbada weftigiisa. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka khudbad ka hadlay waxa uu ka waramay socdaalkiisa iyo waxyaabihii xukuumadiisu qabatay waxaanu yidhi “Walaalayaal dadweynaha reer Burco ee Gobolka Togdheer waxaan aad iyo aad idiinka mahad celinayaa sida aad noo soo dhawayseen Aniga (Madaxweynaha) iyo weftiga balaadhan ee qaranka waxaan ogahay inaad saaka oo dhan aad milic taagnaydeen taasina waxa weeye jacaylka aad u qabtaan dawladnimada iyo qaranimada. Walaalayaal waxaanu wax ka qabanay waxyaabo badan muddadii koobnayd ee aanu xilka haynay haddii ay tahay mushahar kordhintii Ciidamada, shaqaalaha iyo dhinaca waxbarashada.” “Walaalayaal si aanu Ciidamadda u dhiiri gelino waxa aanu booqanay Gobolka Sool oo aad iyo aad naloogu soo dhaweeyay, farxad weyna way noo ahayd inaanu ciidamada qaranka ee jiida hore ee wadanka daafaca booqano oo u mahad naqno oo aanu tusno si aanu u dhiiri gelino,”ayuu yidhi Md. Axmed Siilanyo. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay inay dalka intiisa badan kormeer ku soo mareen qeybaha u hadhsana ay booqan doonaan.Madxweynaha Somaliland waxa uu sheegay in gobolka Togdheer laga fulin doono mashaariic faro badan, waxaanu yidhi “Gobolkan Togdheer ee aan maanta joogno mashaariic badan baa laga fulin doonaa oo qorshaha noogu jira, qorsheyaashaasi waxa ka mid ah ceelal ay inoogu deeqeen Imaaraadka carabta, waxa kale oo ka mid ah Iskuulo badan oo la dhisi doono. Waxa kale oo la dhisi doonaa goobo caafimaad.” “Wadadda u dhaxaysa Burco iyo Hargeysa dhismaheeda balan qaad baanu ka samaynay weftigii balaadhnaa ee ka socday Gudidii horumarinta Gobolka Togdheer ee Hargeysa noogu yimid ayaanu ka wada hadalay. Wadaddaasi oo aanu imikana soo aragnay inshaalaahu tacaalaa miisaaniyada soo socota ayaanu qeybo ka mid ah ku dari doonaa anagoo hubna in meel kasta ha joogeene’e dadweynaha gobolka Togdheer ee reer Somaliland ay iyaguna gacan ka geysan doonaan mar walbana horumarinta gacan ka geystaan,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo. Madaxweynuhu waxa uu shacbiga Gobolka Togdheer ugu baaqay inay ilaaliyaan wad jirkooda, midnimadooda isla markaana ay ilaalinta nabadgelyada iska xil saaraan. Waxa kale halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo shacbiga gobolka Togdheer ku ammaanay kaalintii ay ka geysteen isbedelkii dalka ka dhacay oo uu ku sifeeyay inay ka qaateen door horseednimo. Muuse Biixi waxa uu sheegay in Magaalada Burco ay baal dahabiya kaga jirto sooyaalka taariikheed ee qaranimada Somaliland. Sidoo kale, waxa halkaasi ka hadlay Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiilada Md. C/Casiis Maxamed Samaale, Wasiirka xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Cali Iyo Badhasaabka gobolka Togdheer Yaasiin Muxumed Cabdi.