-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Amisom peacekeeping forces on their way to the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Well i didn't say they were coming to garowe to protect faroole -
A khadar its been 20 years and everything seems to get better and better A khadar there was a time i was in burco in the early 90s i could not even think about how we were back than People demoralized about the whole Nation Building and rebuilding the nation but with time it came and with political Maturity it came.I hardly can't believe how we improved as for the Garaad Clan Conference the Somaliland government fully Supports it and they made it clear nabada ka shaqee abti iyo hormarka deegaanada.
-
No the Galkacyo war was a whole different story when the USC attacked Galkacyo it turned into Clan battle Clan X versus clan b ssdf ceased to exist in 1984 after they surrendered. There was no ssdf involved as a faction or ssdf fighting usc but a whole Clan battle took place. SPM fought against Siyaad bare under the mercy of USC later they helped fight USC faction of caydiid against Ali Mahdi, and later they divided into different subclans factions which eventually led to their collapse.
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Xaabsade oo Maamulka Puntland ugu hanjabay haday soo tuur-tuuraan Somaliland inay Garoowe galin ku qabsan doonaan Ragga Puntland Ka Hadlay Waxan leeyahay Faanoole Fari Kama Qodna Waxaanu Tegaynaa Yoocada (Wasiir-Xaabsade). Ceerigabo(Waaheen) Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa weftiga Madaxweynaha Somaliland ee Ceerigaabo ku sugan ayaa sida uu kusoo warramay Weriyaha Waaheen gobolka Sanaag Mr-Darwiish isagoo ka hadlay fagaaraha beerta xorriyadda oo madaxweynaha iyo weftigiisu bulshada Ceerigaabo salaasadii (shalayto) kala hadleen waxa Wasiir-Xaabsade hadallo kulul oo canbaarayn iyo hanjabaadba isugu jira halkaas uga jeediyey rag uu sheegay inay Puntland ka hadleen iyagoo diiddan Madaxweynaha Somaliland socdaalkii uu ku tegey jiidaha hore ee gobolka Sool iyo magaalada Laascaanood. Wasiir-Xaabsade isagoo arrintaas ka hadlaya wuxu yidhi “Waad la socoteen in madaxweynaha Somalilansd tegey jiidaha hore ee gobolka Sool iyo Laascaanood halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey madaxweynuhuna bulshada waa la hadlay ugana mahad celiyey soodhowayntii wanaagsanayd”ayuu yidhi isagoo la hadlayay Masuuliyiinta Puntland “Ragga Puntland ka hadlay ee yidhi sidee Axmed (Madaxweynaha Somaliland) u yimid Laascaanood waa iska hanbabareene waxaan leeyahay Faanoole fari kama qodna madaxweynuhuna isagaa halkaas nagu hor fadhiya oo nagu haya’e waxanu gaadhaynaa Yoocada waxaana ninkii wax tuurtuurayow kuugu ballan qaadayaa markaad dhagax yar nagu soo tuurto inaannu adiga ku dhaafno”. Wuxuna Wasiir-Xaabsade intaas kusii daray “Nabaddu nin kastaba waa u dan shalayto Laascaanood markaynu isku qabannay saacad iskumaynu jirin halkaasaana nalaku hor fadhiistaye waa idinka daba iman lahayn dalka Somaliland-na horena weligiis xad buu u lahaa imminkana waa leeyahay xadkiisii”. Ayuu yidhi
-
Somaliland president ahmed siilaanyo visits the sanaag region+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxwayne Siilaanyo Oo Khudbad uJeediyay Dadwaynaha Ku Nool Magaalada Ceerigaabo October 11th, 2011 Ceerigaabo (Somaliland.Org):- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta meel fagaare ah kala hadlay boqolaal ka mid ah dadwaynaha ku nool magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Sidoo kale madaxwaynaha ayaa xadhiga ka jaray xafiisyo iyo dhismeyaal cusub oo lagu soo kordhiyay qaar ka mid ah hay’adaha dawlada ee magaalada Ceerigaabo, waxaanu madaxwaynuhu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland. Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo khudbad u jeediyay boqolaal ka mid ah shacbi weynaha magaalada Ceerigaabo ayaa uga mahad celiyay soo dhawaynta diiran ee ay isaga iyo weftigiisa ku qaabileen, waxaanu madaxwaynuhu ka warbixiyay waxqabadyada kala duwan ee xukuumada uu hogaamiyo ay ku talaabsatay muddadii koobnayd ee ay talada dalka haysay. Madaxwayne Siilaanyo waxaa uu balan qaaday in aanu waxba ka hagranaynin waxka qabashada jidka isku xidha gobolka Sanaag iyo Togdheer. “Walaalayaal waxaa in badan laga hadlay oo aanu ognahay oo xanuun daran ku haysa, in badana ku haysay ilaa weligeedna ku haysay wadadaa dheer ee isku xidha Ceerigaabo iyo Burco, runta marka aynu ka hadalno wadadaasi anagaba waxay nagu hasyaa oo aanu ognahay wakhtigii aanu mucaaridka ahayn ama ummada reer Somaliland caam ahaan niyada ay u hayaan iyo qiimaha ay wadadaasi leedahay.” “Wax alla waxaanu kala hadhaynaa ma jirto laakiin wadadaasi waa jid dheer oo waa jid lacag badani ku baxayso oo lacagta ku baxaysaa ma aha hadaynu runta ka hadalno wax sanad iyo laba midna lacagteeda haddii miisaaniyada dawlada lagu daro, ay dawladu keligeed bixin karayso ma aha,” Ayuu yidhi madaxwayne Siilaanyo. Madaxwayne Axmed Siilaanyo waxaa kale oo uu sheegay in ay dawladu diyaar u tahay wax ka qabashada wadadaasi, shacbiga gobolka Sanaag iyo shacbi waynaha kale ee Somaliland-na ay ku guubaabinayaan in ay ka qayb qaataan dhismaha wadadaasi waxaanu yidhi “Waxay dawladu diyaar u tahay oo aanu marwalba heegan u nahay, 1- In aanu ka qayb qaadano itaalkayagu inta uu yahay oo aanu ka goyno miisaaniyada dawlada wixii nagaga soo beegma. 2 – in aanu shacbiga reer sanaag ku guubaabino iyo shacbi waynaha kale ee reer Somaliland in ay ka qayb qaataan dhismaha wadadaasi, 3 Waxaa kale oo aanu dawlad kasta iyo meel kasta oo aanu tagno oo caalamka ka mid ah oo aynu doonayno in ay wax nagala qabtaan horumarinta dalkeena waxa aanu had iyo jeer u qadinaa mashruuca wadadaa isku xidha Sanaag iyo Togdheer”. Guddoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre, maayarka magaalada Ceerigaabo ismaaciil xaaji Nuur oo iyaguna halkaasi ka hadlay ayaa si wada jir ah u sheegay in shacbiga gobolka sanaag ay taageero balaadhan u hayaan xukuumada Somaliland kana filayaan wax qabad. Waxaanay madaxwaynaha ka codsadeen sidii ay xukuumadu wax uga qaban lahayd wado xumida haysata gobolka Sanaag, oo ay sheegeen in ay dhibaato badani ka haysato isku socodka gaadiidka iyo dadkaba. -
The SPM was a wing under the USC under General Caydiid the SPM even fought along Caydiid against the manifesto of Ali mahdi and ssdf did not even exist maybe in name but there was no Faction Called ssdf with an army in 1990 or in 1991. So it makes sense if President Siilaanyo proposed a interim transitional formula between the SNM and USC. The Somaliland government and the people of Somaliland wishes the people of Somalia and their government all the peace and progressiveness can get.
-
Well A khadar the USC and the SNM were the only Armed factions that existed the somali national army was non exist at that time it was the best solution. I am not sure about Cigaal it was Siilaanyo. Cigaal was not involved in the Armed Factions. SNM did what it could and when finished their job they became civilians of the republic.
-
President Siilaanyo wrote well drafted powershaing proposal and a new Chapter for the Somali republic( Somaliland and Somalia ) in march 1991 but it didn't came to it in April a delegation was send to Mogadishu and they came back empty handed all this time the Public of Somaliland was pushing for the right for self rule the SNM wanted a solution for the problem when they heard Ali mahdi unilaterally anounced him self as the President while not negotiation or even talking to the SNM or even briefing them about what he was about to do.That's when SNM sided with the people and allowed the people to express them selves and declare the republic of Somaliland on 18 may Based on the borders of prior 1960.
-
Amisom peacekeeping forces on their way to the Garowe clan enclave
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Saraakiil iyo Ciidamo Amisom oo ku sii Qul Qulaya Garowe. Posted by pi on October 10th, 2011 Garowe(Puntlandi.com);- Magalada Garowe ee casimada Dawlada Puntland ayaa maalmihii udanbeeyay waxaa ku sii qul qulayay saraakil Amisom. Saraakiisha iyo cidamada ayaa ka soo kicitimay magalada muqdisho ee casimada Somaliya waxaana imaatinkooda Garowe lagu saleeyay in ay adkeeyaan amaanka wafuuda qaran ee shirka ka soo qaybgalaysa. Gacan ku haynta amaanka Garowe inkastoo ay horay u sugeen ciidamada amaanka ee Puntland hadana imaatinka ciidamada Amisom waxaa lagu sheegay dalab ka yimid madaxda sare ee Dawlada Somaliya kuwaa oo lagu wado in shirka ka soo qaybgalaan. Waxaa sidoo kale Puntland soo gaaray taliyaha ciidanka xooga dalka Somaliya waxaana uu amaanay amaanka iyo kaladanbaynta kajirta deganada Puntland waxaana uu sheegay in imaatinkiisa Puntland ay go gol xaar utahay shirka wadatashiga. Puntlandi.com Garowe -
Norway PM faces Ethiopia flak Posted on 11/10/2011 Norway’s prime minister has defended the country’s collaboration with Ethiopia on climate-related energy initiatives in the face of protests over alleged human rights abuses by the leader of the African country. Hundreds of protestors gathered outside the Oslo venue of the Energy for All conference on Monday to express their anger that Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi was invited to speak at the event. Meles is accused by citizens of carrying out human rights violations including random executions, torture and imprisonment of political dissidents in the O'gaden region, as well as using aid cash given by the West to the poverty-stricken country to oppress its people. His government has allegedly carried out brutal counter-insurgency techniques against the O'gaden National Liberation Front. A spokesman for the demonstrators described Meles as a “fascist dictator” and that the alleged atrocities carried out by his forces have been documented by Human Rights Watch as well as the US State Department. Norwegian Prime Minister Jens Stoltenberg and Meles are working together to raise $100 billion a year for climate finance in developing countries by 2020. Ethiopia is also among the supporters of Norway’s newly launched Energy + initiative aimed at establishing a financing framework to provide widespread energy access for for developing countries. However, the spokesman claimed billions of dollars in aid cash received by Meles over the past 20 years has been diverted away from helping Ethiopia’s people cope with droughts and the consequent humanitarian crises. “We are very much opposed to Norway’s collaboration with Zenawi. We don’t want him to have access to taxpayers’ money and have emphasized to Norway that co-operation with dictators does not bring peace, progress or stability,” he said. “The best way of solving the crisis and stabilizing the O'gaden region is to support democracy and the forces of justice. Any aid that comes in will only end up in the pocket of Meles.” Responding to the protests, Stoltenberg said: “Human rights is an important part of the dialogue we have with Ethiopia. “Promoting economic co-operation and development of co-operation in the energy sector is itself important for human rights. “This is because alleviating poverty is important to promoting human rights. In addition, trade, investment and economic co-operation contributes to more open societies.” He said the Energy + initiative addressed the two main challenges of alleviating poverty and climate change, as developing renewable energy sources would promote economic growth while also cutting carbon dioxide emissions. Source:Upstreamonline.com
-
A khadar the Khaatumo delegates were in laascaanood was the city back than not under Occupation ?
-
Ethiopia deports illegal Somalilanders back to SL
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
Welcome back home Somalilanders -
Jb i never supported alshabaab but what i always used to say is they need to talk and come to a solution together
-
Looool@G unite Somalina who knows that particular clan might be a super special clan we are not aware of But i don't think walaalkeen Che wanted to break the golden rules perhaps he got carried away
-
Lol why are they allowed are they not Somali lol
-
Djibouti education minister sacked over meeting with opposition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Qui a dit démocratie résoudra tous les problèmes de Djibouti l'amélioration de la participation des citoyens à la vie politique est un devoir à tous mais il prend temps. S'il est un mot qui fait l'unanimité dans les Dominante politiques jugement, c'est bien celui de démocratie. Qui ne se revendique pas de la démocratie ? Certainement pas le Djibouti repulique Et jusqu'à ce temps Nous soutenons l'actions du president. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Somaliland president in laascaanood gambadhe at the front lines http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=L2xvfG3R2DY" frameborder="0" allowfullscreen> -
Somaliland president ahmed siilaanyo visits the sanaag region+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War Deg Deg ah: Waftigii uu Hogaaminayay Madaxwayne Siilaanyo oo Goodhwayd Gaadhay Magaalo madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo Madaxweynaha Somaliland ayaa Waxa Magaaladaasi ku soo dhoweeyay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Cali X.Cabdi Hurre, Ceerigaabo (GNS)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Mar Dhoweyd Gaadhay Magaaladda Madaxda Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Madaxweynaha Somaliland ayaa Waxa Magaaladaasi ku soo dhoweeyay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Cali X.Cabdi Hurre, Maayirka Magaaladda Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji nuur Faarax, Siyaasyiinta Gobolka, Aqoonyahano, Ardeydada Dugsiyadda, Haween, Ururadda Bulshadda iyo Waliba Qaybaha kala Duwan ee Shacabka Gobolkaasi. Dadkan ayaa Sitay Caleemo Qoyan iyo Waliba Calanka Somaliland, isla markaana waxa ay Ku dhawaaqayeen Haddalo Soo dhoweyneed, taas oo ay ku Taageersan yihiin Madaxweynaha Qaranka Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo la filayaa inuu maalinta bariya fagaaraha khayriyadda kalaha hadli doono Dadwaynaha reer Ceerigaabo. Safarka madaxwaynaha ee Goboladda Bariga ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ah tan iyo intii uu xilka madaxtinimo ee Dalka qabtay, Waftiga uu hogaaminayo Madaxwaynuhu ayaa ujeedada socdaalkooda ku sheegay Xogogaal unoqoshada Xaalada Dhabta ah ee Gobolada Bariga . -
Somaliland president ahmed siilaanyo visits the sanaag region+PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo si diiran loogu so dhaweyey magaalada madaxa gobolka sanaag -
Djibouti education minister sacked over meeting with opposition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
La vie de l'avarage Djiboutian est loin mieux que qu'avant et dans la forme développement, grâce aux Geele multiples possibilités du gouvernement du république de Djibouti Le rejet de l'élite politique est patent, que vient encore renforcer les Démocratie quand il prend le temps évoluer Le problème est que la plupart des gens opposition ignorent les accomplissements du gouvernement présent. -
Djibouti education minister sacked over meeting with opposition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ismail est un bon dirigeant avec plaisir Je soutien lui devant tout le monde Alors pourquoi vous attendre à ce que Le du bêtise vous propagez contre Le président je croie Le pays est en voie de développement. Je ne peut pas comprendre pourquoi, Pourquoi enlever le president maintenant.