Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Alshabaab is bringing the war inside Kenya i was expecting this
  2. So the Amisom will disarm the local clan factions fighting each other in karkaar and other parts of the enclave very interesting development there.
  3. Cabdi cawar is so confused I think he tries to please every one
  4. We need to learn how to make practical temporary compromises for the greater good(peace). And if two(or more) Somali groups/clans/thinking can't resolve something on their own, I belief it would help if other Somali's intervened(non military) and mediate in stead of standing on the sideline and doing nothing. We have seen were this could lead to. This is a very good point
  5. Carafaat we don't need to re invent old things i like the new Somaliland better Garaad jamac garaad cali is not like his Father Cali Garaad And Siilaanyo is not Michael Mariano and Musa Biixi is not Axmed Muhammad Guleed. And udub is not SNL and Kulmiye is not nuf. And Faisal Cali waraabe is not jamac Cabdulahi Qalib we need to look forward into the future and not dwell in the past.
  6. This will open up the Political platform of Somaliland the people from the sool sanaag Ayn regions will feel represented those that are not in line with an already existing political party and they will have a big say and once seated in the Somaliland parliament things can move on from there.The Future looks bright with the help of allah we can accomplish all of our goals inshallah.
  7. I like this dhaanto Waar hooy dhaliyaro dhaqanka yaan laga tagin
  8. carafaat don't forget udubland consists of the lower Shabelle and parts of the Juba's as for a possible Future Coalition for now i don't support the Kikuyo invasion we shall see what the future brings.
  9. I never knew pirates were active in the Juba's when did that happen
  10. Carafaat the upper hand i don't think so they are not even Close Abtigis you better call upon the Kikuyos they might answer you're Calls
  11. Faroole welcomed the Kenyan invasion before he is just quiet now.
  12. Madaxweynaha Somaliland oo Martiqaad ka helay Guddoomiyaha MidawgaAfrika oo Olole ugu jira Dorashadiisii Labaad Waxa lagu soo casuumay Magaca Somaliland isagoo kulan la yeelan doona Guddoomiye Gudoomiyaha Midawga Africa Jean bing Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa safar uu ugu kicitamayo Dalka Itoobiya la sheegay inuu la xidhiidho Martiqaad uu ka helay Guddoomiyaha Midawga Afrika Jean bing. Madaxweyne Siilaanyo oo la filayo inuu socdaal ku tago Dalka Ingiriiska ayaa inta aanu kayeelan doona Guddoomiyaha Midawga Afrika kaasoo martiqaad Rasmi ah u soo diray isagoo kala hadli doona Arrimo muhiim u ah Siyaasadda Somaliland. Ilaa hada ma cada Madaxweyne Siilaanyo kulanka uu la qaadan doono baratakoolkiisu nooca uu yahay hase yeeshee sida ay sheegayaan warar ku dhaw dhaw Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Siilaanyo kulan la yeelan doono xubno door ah oo uu Guddoomiyaha Ururka Midawga Arfiki ugu horeeyo, kaasoo uu u bandhigi doono Siyaasadda cusub ee dhinaca dibedaee Xukuumaddiisa. Wararka aanu ka helayno dhinaca Itoobiya ayaa sheegaya in Guddoomiyaha midawga Afrika Jean bing uu ku jiro Ololaha Doorashadiisa ee mudadii labaad kaas oo ay kula tartamayso gabadh u dhalatay Dalka Koonfur Afrika, wakhtigana ay xaruntaasi ku jirto mashquul inkasta oo aanay Somaliland fursad ku lahayn Shirka Ururkaasi.Jean bing ayaa mudadii uu xilka hayay la Ictiraafay Dalka Koonfurta Suudaan, waxaanu dedaal farabadan ugu jiraa sidii uu xaaladaha siyaasadeed ee Afrika wax badan uga qaban lahaa iyadoo xaalada siyaasadeed ee Somaliya iyo dalalka la jaarka ah ee Itoobiya iyo Kenya ay wakhti xaadirkan ka taagan tahay xaalad dagaal taasoo lagula jiro kooxda Al-shabaab oo Afduub iyo weeraro qarxin ah ka fulisay gudaha Dalka Kenya. Taasoo lagu qaaday weeraro Cirka iyo Dhulkaba ah.Dhaqdhaqaaqa cusub ee siyaasadeed ee ay arrintaasi yeelatay ayaa Somaliland u horseeday in masuuliyiin ka socda dalka Kenya oo hordhac u ah wefti Raysal wasaaraha dalkaasi uu ku iman doono dhawaan Somalind, waxaanay muujinaysaa martiqaadkan AU-duna inuu xidhiidh la leeyahay sidii Somaliland qadiyadeeda loo taageeri lahaa maadaama xaalada Amaan ee bariga Arfiki ku xidhan tahay deganaanshaheeda. Martiqaadka Madaxweynaha oo sida ay xogaha aanu ka helaynaa sheegayaan in lagu soo casuumay magaca Somaliland ayaa la saadaalinayaa in ay Somaliland rajo gelin doonto isla markaana uu ka soo bixi doono kulanka uu ay Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Midawga Afrika saadaal wanaagsani
  13. A Kenyan bufferzone project on Somali soil that serves the interest of the Kikuyos who by the way already illegally Colonize Somali territory NFD this how ever does not bother Mr Abtigis. if you knew the value of the land the soil you hail from you would never support or perform a ritual dhaanto dance for the Kenyan Kikuyo incursion into Somalia.This is not about Azanians not having rights in Somalia as Citizens no one can deny the indigenous inhabitants of any particular region of Somalia their right for self rule.This is about cherishing and protecting the little dignity and respect that is left in Somalia but some people believe Alshabaab insurgency will stop with Kenyan tanks rolling into the lower juba the situation will only further escalate Allow nin aan waxba ogayn haa caadaabin.
  14. Waxgaradka Gobolka Gedo oo ugu baaqay xukuumadda Kenya inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya Arbaco, Oktoobar 26, 2011 (HOL) — Waxgarad gobolka Gedo oo Arbacada maanta ah kulan ku yeeshay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay si kulul u cambaareeyeen ciidamada Kenya ee soo galay gobollada Koonfurta Soomaaliya ku yaalla, iyagoo ugu baaqay Kenya inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya. Waxgaradkan oo tiradoodu ahayd 30-xubnood ayaa waxay ka kala yimaadeen dhammaan degmooyinka gobolka Gedo, waxaana kulankan uu noqonayaa kii ugu horreeyay oo ay waxgaradka Soomaaliyeed uga soo horjeestaan faragelinta ay Kenya ku sameysay Soomaaliya. Ugaas C/llaahi Macallin Haaruun, nabaddoon Cali Gaab, Ugaas Cabdi Buulle Xasan Dabac iyo Garaad Bakaal Aadan Geesaale ayaa saxaafadda uga warbixiyay qodobbadii kulankooda kasoo baxay. "Dalka Kenya waa dalka uu xiriir wanaagsan ka dhexeeyo Soomaaliya, balse ciidamadeeda soo galay Soomaaliya waxay dhalin kartaa dagaal dhexmara Soomaaliya iyo Kenya," ayuu yiri Ugaas C/llaahi Haaruun oo mid ah xubnaha la hadlay saxaafadda. Sidoo kale, ugaas C/llaahi wuxuu sheegay in gobollada Gedo iyo Jubooyinka ay ka geysteen ciidamada Kenya dhibaatooyin, wuxuuna sheegay in hadalkooda uu yahay mid dani ay ugu jirto Kenya oo ay isaga baxdo Soomaaliya. "Weel illaa uu buuxsamo ma daato ayaa la yiri, Kenya waxay ka badbaaday burburkii soo maray dalalka gobolka sida: Soomaaliya, Itoobiya, Uganda iyo Suudaan, waxayna noola muuqataa inay nimcada nabadda iyo dhaqaalaha ay xajisan la'dahay," ayuu yiri Ugaaska Haaruun. Sidoo kale, waxaa saxaafadda la hadlay waxgaradka kale, kuwaasoo sheegay in haddii Kenya ay dhexgaha ka fureysato inay ciidamadooda kala baxdo gobollada ku yaalla Koonfurta Soomaalia ay ula dagaalami doonaan sidii ay ula dagaalameen Ingiriis iyo Talyaani oo ay u dulqaadan waayeen gumeysigooda. Hadalkan ayaa imaanaya kaddib markii madaxweynaha Soomaaliya uu Isniintii kaga dhawaaqay Muqdisho sida uu uga xun yahay ciidamada Kenya ee soo galay gudaha dalka Soomaaliya, isagoo sheegay inaysan shacabka Soomaaliyeed iyo xukuumaddu raalli ka ahayn ciidammada Kenya ee kassoo xuduudda.
  15. Waanu so dhaweynayna xisbiga ssc laakin Programka siyasadeed ay watan wamaxay maxay dalka raban inay u qabtan one positive thing though the ssc party can use saado cali songs ssc way hana qaaday as political party songs this party is a head of all the other parties.
  16. I agree with Che Guevara the Somalis who believe Foreign intervention is the solution to all their problems either they are lying to them selves or are just being short sighted unable to think beyond their Clanish objectives.If one believes Kenyan Boots are in Somalia to better the lives of the Somalis in the southern territories in Somalia.The Kenyan Kikuyo Government would not threaten to relocate the Somali refugees Back to war-torn famine effected Somalia. Alshabaab is a product of the Civil war as extreme inhumane they might be they can be dismantled very easy with the right mechanism and political sacrifices and with Genuine Compromises that could have created a whole new Platform but no one really put in the effort gradual progress could have taken place but it always get's undermined by either an invasion or political disagreement from the TFG ranks.Somalis now are looking for a Kikuyo solution to solve their problems allow noo sahal.
  17. Siilaanyo does not need the Xabashis he knows that you need Siilaanyo if you don't watch out Anti Tigray elements might just pay a visit to Somaliland be scared bey very scared Xabashi Boy.
  18. Majority or Minority who cares Somaliland belongs to Somalilanders one flag one nation one people God bless
  19. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=lNHqNj0056k" frameborder="0" allowfullscreen>
  20. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;754026 wrote: Dhadhaab is not Kenya, but an occupied region of Soomaaliya. Get that Mr. Prime Minister. Misskin dad ba ka samray nfd
  21. Jiiroow Bakaal;754010 wrote: Turkida oo Kurdida laaya bey Somali wax ka sugayaan war kuwaan waa gaajo ee isku tashta Kuwa Kikuyo wax ka sugaya ka daran
  22. Xiinow they lost it how can one support the invasion of his own Country if the neighboring Countries want to help they need to help train capable Military forces and assist where they can assist but Kenyan Boots on the ground no thank you. Nimanka turkishku na wa niman Gob ah .
  23. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Turkiga Published on October 25, 2011 Ra’iisul-wasaare-ku-xigeen, ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa magaalada Ankara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Veci Gönül iyagoo ka wadahadlay arrimo la xiriira sidii dalka Turkigu uu gacan uga siin lahaa Soomaaliya dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Labada wasiir waxay si qota dheer uga wadahadleen arrimaha milateriga iyadoo Wasiirka Gaashaandhigga Turkigu uu ballan qaaday in dowladdiisu ay gacan ka geysan doonto sidii dib loogu dhisi lahaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo haatan halgan ugu jira la-dagaalanka kooxaha argagixisada ah. Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga ayaa ballan qaaday inay tababarro siin doonaan ciidanka mileteriga, sidoo kalena ay dib-u-dhis ku sameyn doonaan xeryihii mileteriga iyo goobihii gaarka u ahaa “Dowladdeydu waxay ballan qaadeysaa inay gacan weyn ka geysato dib-u-dhiska ciidanka Soomaaliyeed, waxaana diyaar u nahay inaan khubaro milateri u dirno Soomaaliya si ay u dejiyaan Istaraatiijiyad lagu taageerayo ciidanka” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga oo intaasi ku daray inay qeyb ka qaadan doonaan dhaqaalaha ku baxaya ciidanka. Ugu dambeytiina Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay Dowladda iyo Shacabka Turkigu sida ay uga jawaabeen baahida dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo ay kala qeyb qaateen abaaraha, gurmadka dhaawacyada iyo taageerada ballaaran.