Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Israel test-fires new ballistic missile Country's first such exercise in three years follows PM's remarks in Knesset on perceived Iranian nuclear threat. 02 Nov 2011 15:52 Wednesday's test-fire, the first in three years, was declared a success [EPA] Israel has test-fired a ballistic missile capable of reaching Iran, from the central Israeli Palmchamin base, Israeli radio says. The test of a rocket propulsion system on Wednesday comes amid increased debate around the likelihood of an Israeli attack against Iran's nuclear programme. Speculation around the basis for the first missile test since 2008 was heightened after a newspaper commentator had suggested over the weekend that Benyamin Netanyahu, the Israeli prime minister, and Ehud Barak, the defence minister, may have decided without cabinet approval to launch an attack against Iranian nuclear facilities. A defence ministry statement said that the test-firing "had been planned by the defence establishment a long time ago and has been carried out as scheduled". Wednesday's test-fire, the first in three years, was declared a success. IN Video Trita Parsi speaks to Al Jazeera on Israel's ballistic missile test Though defence officials would not elaborate on the type of missile tested, the military affairs correspondent at Israel Radio, regularly briefed by officials, said a ballistic missile had been launched. In an address at parliament's opening session on Monday, Netanyahu reiterated that a nuclear-armed Iranian state would prove a serious threat to Israel and the world. Though Israel has repeatedly said all options remain open in dealing with Iran's nuclear aspirations, Netanyahu made no threat of direct Israeli military action against Iran in his address to the winter opening session of the Israeli Knesset. Though believed to have a sizeable and the Middle East's sole atomic arsenal, along with a technologically superior air force, Israel lacks long-range bombers which could deliver lasting damage to Iran's distant, dispersed and fortified facilities.
  2. Eritrea denies sending weapons to al-Shabab in Somalia Al-Shabab denies involvement in a spate of recent kidnappings on Kenyan soil Continue reading the main story Eritrea has denied reports that it delivered weapons in the last few days to Somali Islamist group al-Shabab. The Kenyan army said two planes landed in Baidoa with weapons and ammunition for al-Shabab. It did not specify where the aircraft had come from. A UN report earlier this year accused Eritrea of supporting al-Shabab. Kenya sent troops into Somalia in mid-October as it blames the Islamist group for a spate of kidnappings - allegations al-Shabab dismisses. The al-Qaeda-linked group controls much of central and southern Somalia. Meanwhile there are conflicting accounts of losses following a battle involving Kenya, Somali government forces and al-Shabab on Tuesday on the road from the border town of Liboi to Kenyan forward troop positions inside Somalia. The BBC's East Africa correspondent Will Ross says it is increasingly hard to know who is telling the truth in what is a hard-fought propaganda war. An al-Shabab spokesman said seven Kenyan soldiers were killed and two armoured vehicles destroyed during the ambush - which Kenya denies. Somalia's internationally recognised transitional government said its forces, backed by Kenyans, had killed 36 insurgents in the counter-attack. 'Pure fabrications' Kenyan army spokesman, Maj Emmanuel Chirchir, said two planes of arms had landed this week in the central town of Baidoa with the weapons for al-Shabab. The BBC has not been able to independently verify whether any arms have landed in Baidoa. Media reports in Kenya and Somalia had suggested they came from Eritrea. "The government of Eritrea states categorically that these accusations are pure fabrications and outright lies as Eritrea has not sent any arms to Somalia," Reuters news agency quotes Eritrea's foreign ministry as saying in a rare statement. Maj Chirchir warned that air strikes against al-Shabab targets were imminent to prevent the weapons reaching militant bases. He advised civilians in 10 towns to stay away from al-Shabab camps. His warning follows controversy over the aerial bombardment of Jilib on Sunday in which he says a Kenya fighter jet hit al-Shabab positions, killing 10 militia fighters. But the medical charity MSF-Holland said at least five people, including three children, died after a camp for internally displaced people was bombed. Our correspondent says there is a real danger that a reliance on air power will make civilians more vulnerable and lead to the Kenyan mission becoming unpopular in Somalia. People abducted from Kenya since September include a French woman suffering from cancer, who French authorities say has since died; a British woman taken from a coastal resort, whose husband was killed in the raid; and a Kenyan driver and two Spanish aid workers seized from the Dadaab refugee camp near the Kenya-Somalia border. After two decades of civil conflict, Somalia is awash with guns and analysts say any number of groups could have carried out the kidnappings - including pirate gangs. Al-Shabab is locked in a battle with the weak UN-backed interim government for control of the parts of the country which are currently outside its power, particularly the capital, Mogadishu.
  3. Azania crew - 3 vs pudhlayn 0 Azania crew won this one because sheikh dalxiis opposed the kenyan incursion for the wrong reasons.
  4. Dabrow;755320 wrote: Im talking about the title in this thread....only stooges would use blessing and invasion in the same sentence. They make me sick Wa dal aan dad lahayn wa dad aan damiir lahayn wa duul lagu wada danaystse eh wa dad dacaad u aha dufulo shisheeye
  5. Somaliland drilling oil the future looks bright indeed pirates will be locked up as usual.
  6. Golaha Guurtida Wasiirka Maaliyada Su’aalo ka weydiiyay Miisaaniyada iyo kobcinta dakhliga dalka November 1st, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)-Muddaneyaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta warbixin ku saabsan miisaaniyada qaranka ee sanadka fooda inagu soo haya ee 2012-ka ka dhageystay wasiirka Wasaaradda Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi. Fadhigan golaha guurtida oo uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golahaasi ahna ku simaha guddoomiyaha Siciid Jaamac Cilmi. wasiirka Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, oo sharaxaad ka bixinayay xildhibaanada miisaaniyad sanadeedka 2012, waxa uu sheegay in dakhliga miisaaniyadu uu kordhi doono sanadka soo socda.isaga oo wasiirku sheegay in dhamaanba meheradaha ganacsiga ee ku yaala caasimada dalka la diiwaan gelin doono loona samayn doono liisamo. Eng. Maxamed Xaashi waxa uu tilmaamay in labadii miisaaniyadood ee hore golaha wakiilada loo horkeenay aanu goluhu ansixin, sababtuna ay ahayd iyada oo aanay ku jirin hantida dawlada iyo hantida maguurtada ah, waxaanu sheegay in ay wasaarad ahaan ku dadaalayaan in ay miisaaniyada sanadka 2012, ku dari doonaan hantida dawlada iyo hantida maguurtada ah. Maxamed Xaashi Cilmi, waxa kale oo uu intaasi ku daray in mushaharka shaqaalaha dawlada ay markii hore kordhiyeen boqolkiiba shan iyo todobaatan (75%), sanadka soo socdana uu kordhi doono boqolkiiba boqol (100%) intaas ka dib waxay Mudaneyaashu weydiiyeen wasiirka maaliyada su’aalo ay ka mid ahaayeen sidan:- Su’aal: waxaa mudane wasiir ka jira cabatin xaga cashuuraha dekada barbera oo ay jiraan oo la leeyahay boosaaso ama jabuuti tartan ka dhaxeeyo ee qaar qa banayaan boosaaso jabuuti ay qabanayaan in aad naga qanciso? Ta kale koley cadaalada aad baad uga hadashey shaqaalaha wasaarada cabatin ayaa ka jira la leeyahay dhinac ayuu u badan yahay arrintaana waad ka jawaabi doontaa oo aad adigu gacantaada ku qortey ? waxaad kale oo aad tiri ganacsatadu ma bixiyaan cashuurta halkee idinka dhaafaan miyeydaan Berbera ku cashuurin oo aydaan cashuurta ka qaadan ninkan cashuurta bixin halkuu idinka dhaafaa? Maan maqal wasiirku waxaa uu soo kaantaroolay dekeda oo kale, galbeedka oo kale, bariga oo kale arrintaa ma u kuur gashey oo ma tagtey dhulka ay cashuuruhu ka soo baxaan oo ma is tagtoo ma jeegareesay?. Jawaab: hort arrinta dekadu nama hoostimaado ee Maareeye ayey leedahay oo isa gaad waydiin doontaan oo aad waydiin doontaan oo idinka jawaabi doona. Cashuurta kastanka lagu qaado tacrifadeeda waa la baas gareeyey waanu dhiney anaga oo tix galinayana cashuurta intii la dhimaba in dadku uu si wanaagsan uu u bixinayo waxaa kale oo aan ogalnahayna meeshi dhibaato ay ka jirtana in aan saxno taasi waa tii cashuuraha. Kolkaa waxay noqotay ta laga qaadayey Bosaaso cashuur sidaasa lagama qaadayn meel iska foodo ah ayay iska ahayd jabuutina waynu ka jaban yahay kolka raashinka laga reebo waayo jabuuti raashinka cashuur kama qaado cashuurta aanu raashinka ka qaadnaana aad buu u yar yahay waxaa dhacda oo dhibaatada ugu wayni ka timi inamadii ku mamay arrimahan ayaa marka mid adag meel keenaba ayay yidhaahdaan halkan waa yara qaliye bal halkaas jabuuti inooga soo wareeji markaa dee jabuuti kama soo cashuuraane waxay ku soo mariyaan taraasit oo inankan ay wax wada cunayaan ayay u daneenayaan taasi waa taa.tii shaqaalaha ayaa ii hadhey oo shaqaale anigu aan gacantayta ku qoro ma jirto , bal cida la leeyahay shaqaale hebel ayaad qortey ii sheega, ta kale shaqaalaha waxaanu ku qaadana imtixaan , doraad, ayaa kuwii ugu horeeyey laga qaadeyey imtixaan anagu wixii imtixankaa ku baasa uun ayaanu qaadana waliba kawan danbe waanu naadinayay laba cisho ayay ahayd waxaan idhi wixii danbe waa inaanu ka yarayn ka ceerigaabo ka imanaya ka saylac ka imanaya inay ka soo gaadhi karaan oo muddo ay lahaadaan oo sinaani jirtaa markaana imtixaan laga qaadaa. Su’aal: sanaag Bari sool iyo buuhoodle boqolkiiba laba oo ah taakulanta goboladaa, ayaa la qaadi jiray in la qaado iyo in la joojiyey masuuliyiinta qaar marka la waydiiyana waxay sheegaan sool baa la siiyaa hadii sool la siiyo sanaag bari baanu rabnaa iyo buuhoodle oo iyagana la siiyo, iyada oo la leeyahay intaa waa la qaadaa oo dowlada waxba kuma baaqdaan oo aan leenahay anaga sanaag bari waxaad noogu qabataan ceelkaa badhan in biyo laga soo saaro iyo misaaniyada inta aanu ka helno oo nala siiyo iyo iskuulaad ha naloo qabto uun baan leenahay ? Jawaab: horta lacagtii waa laga qaadaa wali oo boqolkiiba laba ayaa la qaadaa oo lama gooyn inta waqtiga la joojinayay oo waa arrin u baahan in lagu noqdo oo la xadido oo layidhaa sida ay u socotaa ma tahay sida loogu tala galay markaa waa la qaadaa ayaan leeyahay oo boqolkiiba 2% ayaa la qaadaa waxaana filaya in ay sanaag bari iyo sool way wada leeyihiin . Su aal : mudane wasiir mudadii aad xilka hayseen waxaan filaya goobo dakhli ururineed oo degmooyinka caasimada aad ka abuuraysaan, dhulka kale ee fog fog wax goobo dakhli ururineed oo ah intii aad xilka hayseen wax goobo aad ka abuurteen ma jirtaa ma intii hore aad qaadi jirteen ayaad sii kordhiseen mise waxaa jira goobo cusub oo dakhli ururina? Jawaab: horta gobolada waa tii aan idin sheegay oo foomamka halkan aan ku samayno ayaan u dirnaa oo aan nidhi ku diiwaan geliya meheradaha oo sidii aan halkan u samaynay in goboladana ka hir galaan kolkaa ururintu maaha uun kuwan cusubna waa la gaadhsiinayaa taasi waa dhinaca dakhli ururinta Su aal: mudane wasiir waxaa jira wax sixir barar la yidhaahdo jira oo dadkii khaatiyaan ka taagan yihin wasaarad ahaan maxaa idinka qorsheysan intii aad xilka haysanyna wali maanaan arag adiga oo ka hadlaya? Mudane wasiir waxaa jirta dee dowladii Somalia ee duntay gawaadhida lambarkoodu waxaa uu gaadhayey 42 kun maantana Somaliland oo kaliya 45kun ayay marayaan markaa waxay u muuqataa gawaadhidaa yar yar ee faraha badan ee meel laga maro la la a yahay bal sifo aad la cag u heshaan gawaadhidan loo yareeyo bal noo sheeg? Jawaab: anigu waxan qoladayada Berbera aan ku balamiyey in ascaarta waliba kuwa daruuriga ah halka ay ka imanayaan in ay sixirkooda raadiyaan waxa la soo siistey nooligii aan ku darno cashuurtiina aan ku darno dalka waxay ku ymaadeen la ogaado dabadeedna jalkaas lagala socdo waxay dadka ka siinayeen kolkaa waxaa aan u baahan nahay in aan la kaashano wasaarada ganacsiga waayo waxaa liisanada bixisa wasaarada ganacsiga waayo dad badani haday keenayeen halkaasi may gaadheen oo waatan aan damacsanahay dadka wax keenaya in ay bataan iyaguna ay ku eekaadaan dekada koley taa sixir bararka sidaas ayaan ka damacsanahay wasiirku marka uu xajka ka soo noqdana waxaan doonaynaa in aan ka shirno oo go’aan aan ka yeelano oo sixir bararka sidii loo xakameen lahaa midina way jirtaayoo doolarka ayaa isna keena , ta gaadiidka waxaa weeye lambarka waa uu badan yahay dadka soo iibsanayaana way badan yihiin sixirka dalka laga siiyaana waliba waa ka qaalisan yahay ka dalka laga iibiyo cashuurta kicisteedu waa arrin ku xidhan dowlada lnaga waxa weeye maxay ina kalifaysaa in aan sameyno sidaa dadku waa u xor ayaynu nidhi in wixiisa keensan karo markaa maxay ina kalifi karaysa ayaa imanaysa koleyba in laga fakiro wixii taakulaysiya imika shiidaalku maaha waa daruuriyadka ku jira oo xaabadii ayaa lagu keenaya oo canihii ayaa lagu keenaya cuntadii ayaa lagu keenaya macnii meel walba waa looga baahan yahay oo daruurigii ayuu ka mid noqdey kolkaa in gaadiidka la xadido oo waliba wakiiladiina iyo guurtidu go aan ka gaadho waan idinla qabaa.
  7. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=DpX-Mw93DxM" frameborder="0" allowfullscreen>
  8. So certain Communities in Galkacyo are allied to Alshabaab according to Mr Faroole
  9. Faroole:“ Ciidamada AMISOM ayaa la gaynaa Woqooyiga Gaalkacyo” Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Madaxweynaha Mamaamul goboleedka Puntland ayaa shaaciyay in uu faraha kasii baxayo amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug, isagoo dhinaca kale tilmaamay in dhawaan halkaasi la gayn doono Ciidamo ka socda Ururka Midowga Afrika ee AMISOM. C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa uu shaaciyay in amaanka Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo faraha uu kasii baxayo, waxaana uu tilmaamay in amaan darida ka jirta deegaanada Maamulkaasi ay ka dambeeyaan Xarakada Al Shabaab. Madaxweyne Faroole wuxuu sheegay in aan loo dul qaadan doonin amni darida ka jirta Magaalada Gaalkacyo, isagoo xusay in qabaa ilaadka dega halkaasi aan wax lug ah ku laheyn amaan dari hase ahaatee ay ka dambeeyaan Al Shabaab sida uu hadalka u dhigay. C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole ayaa barlamanka Maamulkaa ka hor cadeeyay in dhawaan Ciidamada AMISOM la gaarsiin doono Magaalada Gaalkacyo si ay u xaqiijiyaan amaanka Woqooyiga Gaalkacyo oo uu tilmaamay in maalmihii u dambeeyay amni xumo ay ka jirtay. Ugu dambeyn Faroole wuxuu sheegay in Al Shabaab ay fool ka fool ula dagaalami Karin Ciidamada Maamulka Puntland, hase ahaatee waxaa uu tilmaamay inay jiraan dad damiir laabeyaal ah oo gabaadsiiya Al Shabaab si ay dhibaatooyin ugu gaytaan deegaanada Maamulka Puntland. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  10. Xaflada balaadhan oo loogu wanqalayay furitaanka xarunta Telefiishanka Qaranka ee Yurub oo lagu qabtay London Mon 31st Oct,2011 London (Jam)- Xaflad balaadhan oo loogu dabaaldagayay laguna soo dhaweynayay furitaanka xarunta telefiishanka Qarankaee Yurub ayaa lagu qabtay maalintii Sabtidii ee taariikhdu ahayd 29,Oct,2011, galbeedka magaalada London. Munaasabadan oo ay kasoo qayb galeen dadweyne aad u tiro badan oo reer Somaliland ah, masuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Somaliland oo ay ka mid ahaayeen wasiir kuxigeenka arrimaha dibadda ee Somaliland, Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta, la-taliyaha arrimaha dhaqaalaha ee madaxweynaha, aqoon yahano, fanaaniin iyo abwaano. Aayado quraana ka dib waxa cod baahiyaha lagu soo dhaweeyay caruur reer Soamliland ah oo ka socotay ururka jaalliyada Somaliland ee WLSC, kuwaasi oo heesta calanka ee Somaliland halkaasi ka qaaday, taasi oo qiiro galisay dadkii madasha xaflada ku sugnaa oo mar kaliya wada istaagay iyagoo wadnaha gacanta saaray. Suxufiga caanka ah ee reer Somlailand Maxamuud Sh Axmed dalmar ayaa ugu horeyntiiba si qoto dheer uga waramay muhiimada saxaafadu u leedahay ummadda iyo faa’iidooyinka ay u ku jirta haddii sida saxa ah loo isticmaalo. Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Maxamed yoonis Cawaale oo isna halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu ka xog waramay horumarka dhanka saxaafada ee xukuumada Somaliland samaysay, isagoo ku dheeraaday doorkii qurbajooga reer Somaliland kazoo qaateen isbedelka dalka dhacay. Waxa isna halkaasi ereyo kooban kazoo jeediyay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Xuseen Aadan Ahmed, oo sheegay in saxaafadu tahay mid qiimo weyn qaranka ugu fadhida oo loo baahana yahay. Lataliaha madaxweynaha ee arrimaha dhaqaalaha Md.Axmed Xasan Carwo oo ka xog waramay oo sheegay inuu ka mid yahay dadka saxaafada la saaxiibka ah ee sida aadka ugu ololeeya ee jecelna horumarinteeda. Intaa ka dibna waxa hadalkii lasoo dhaweeyay agaasimaha wasaarada warfaafinta iyo wacyigalinta ee Somaliland Md Faysal cali Sheekh oo ka wartamay marxaladihii kale duwanaa ee saxaafada Somaliland soo martay isagoo xusay inuu yahay suxufigii u xadhiga dheeraa ee xabsiga kusoo qaatay muddo 400 oo cisho ah in ka badan. Waxa kaloo Faysal ka waramay dedaalka xukuumada madaxweyne Siilaanyo ugu jitro kobcinta iyo tayayna saxaafada Somaliland isla markaana furitaanka telefiishanka qaranka ee Yurub ka danbeeyay safarkii uu hore ugu yimid dalka Ingiriiska xuskii 18-ka May, taasi ku timid codsigii qurba jooga iyo baahidii loo qabay sidii loo gaadhsiin lahaa Yurub. Md Faysal waxa kale oo xusay in dadka xukuumada ku dhaliila Somaliland meel kale ayaa loo waday yihiin kuwo khaldan oo jahawareer ummadda ku riday oo aanu ahayn madaxweyne siilaanyo yahay nin dalkan u soo halgamay oo dalkana aan looga baqay inuu meel halisa dhigo, yahayna dadka ugu lexejeclada badan. Waxa iyaguna halkaasi ka hadlay dad tiro badan oo reer Somaliland ah oo isugu jira qaybaha kale duwan ee bulshada iyo abwaano soo bandhigay gabayo iyo heeso loogu dabaadegayo furitaanka telefiishanka qaran ee Yurub. Fanaaniinta qaranka ee reer Somaliland ayaa iyaguna halkaasi macaan dadka halkaasi ugu soo bandhigay.
  11. xiinfaniin;755045 wrote: What a amazing reporter the AP reporter is! He confronted her with facts she became nervous i had the feeling she did not believe what she was saying or actually she was uncomfortable with what she was saying.
  12. In other words he is just Legitimizing the invasion of his country sharif is in agreement because of his political feud with Gandi and the Azania Crew.Unless sharif holds another press conference in Mogadishu and rejects this shameful treacherous agreement but that's unlikely. We can conclude that the TFG leaders are full of contradictions and incompetency compared to the real leaders of Kenya.
  13. ^^ There was no Somali flag only the Kenyan Somali Qaran jab ba ku dhacday waxa jiri jirtay beri kenyaatigu ciidan seminaar u soo doonan jiray Xamar war dadki goormay sidan u bahaloobeen
  14. Lol@ blesses xiinfanin sharif is in agreement because of this part of the deal the Amisom forces will fill the vacuum when Alshabaab is driven out from the southern regions of Somalia. Ciidamo dheeraad ah oo ka socda Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la geyn doonaa goobaha laga sifeeyo Al-shaabab ee koonfurta Soomaaliya, si ay u xaqiijiyaan amniga iyo nabadgelyada deegaannadaasi, ayna u caawiyaan maamulada ay dowladda Soomaaliya ka hirgelin doonto Gobolladaasi.
  15. Ngonge give me two hours and i will use more graphics and enlarge the picture i can do a better job than caano geel
  16. This is what Susan rice had to say US ambassador to the UN Today's vote to grant Palestinian membership in #UNESCO is no substitute for direct negotiations, but it is deeply damaging to UNESCO.
  17. UNESCO approves Palestinian membership October 31, 2011 (JTA) -- The United Nations cultural agency has granted the Palestinians full membership. UNESCO, the United Nations Educational, Scientific and Cultural Organization approved a controversial Palestinian bid for full membership Monday during its general assembly in Paris by a vote of 107 to 14. Fifty-two countries abstained. UNESCO is the first U.N. agency that the Palestinians have attempted to join since asking for full membership in the UN in September. It previously had observer status at the agency. Among the countries that voted against the membership bid were the United States, Canada and Germany. Britain abstained. The United States, under legislation adopted nearly two decades ago, has said it will withhold about $80 million in funding to the agency, or more than 20 percent of its annual budget, if the Palestinians are accepted for membership. Unlike in the UN Security Council, where its permanent members such as the United States hold veto power over legislation, there is no veto in UNESCO. The United States had boycotted UNESCO for nearly 20 years until 2003, when it returned to the agency. In November, 2010, UNESCO adopted several proposals by Arab states classifying Jewish and Muslim holy sites. It referred to Rachel's Tomb in Bethlehem as a mosque, in addition to using its Jewish designation -- "Rachel's Tomb" -- and said the Tomb and the Cave of the Patriarchs was "an integral part of the occupied Palestinian Territories." It called both landmarks "Palestinian sites."
  18. maan fahmin anigu taxigu wa nin dhukuran oo laba qof oo afka iska nuugaya sida??
  19. Maxay ahayeen dadkan laga baqanayo
  20. Sunday, October 30, 2011 MOGADISHU (Reuters) - At least 12 people were killed on Sunday when two Kenyan jets bombed the southern Somali town of Jilib, residents and officials said, as the east African nation fights to rid Somalia of Islamist al Shabaab rebels. Kenya moved its troops into Somalia in mid-October in pursuit of Somali insurgents it blames for a series of kidnappings on Kenyan soil and frequent assaults on its security forces in the border province of North Eastern. "Twelve civilians died including six children and 52 others were injured after Kenyan jets bombarded an IDP (internally displaced people) camp in the town," said Mohamud Ali Harbi, a local elder in Jilib, 120 km (74 miles) north of the port of Kismayu. Emmanuel Chirchir, the Kenyan military spokesman, could not immediately confirm the raid when contacted by Reuters, saying they were waiting for an operational update from the ground. "The jets bombarded two places, an al Shabaab base and a nearby IDP camp," Hassan Abdiwahab, a resident in Jilib, told Reuters. But al Shabaab said the five bombs dropped by the planes hit a bus stop, the IDP camp and an area just outside of the town. A top official of the group, Sheikh Muktar Robow Abu Mansoor, on Thursday urged their followers to attack Kenya with "huge blasts" in retaliation for the campaign that is being carried out jointly with Somali government troops. The call followed two grenade attacks in the capital Nairobi that killed one person and injured over 20 more on Monday. Unknown militants also carried out two attacks on vehicles in the remote northern Kenya. Mohammud Farah, spokesman for the Ras Kamboni militia that is allied to the Somali Transitional Federal Government said they seized a four-by-four vehicle laden with explosives that was headed to Kenya. "Our forces in patrol found the car 8 km away from the town on its way to Kenya and we have discovered different types of explosive materials in the car," Farah told Reuters from Dhobley town, which is close to the border. The vehicle was carrying 10 passengers, four of whom were identified as al Shabaab fighters, he added. Kenya said on Saturday it was committed to withdrawal from Somalia once it is satisfied that it has stripped the al Qaeda-linked group's capacity to carry out attacks across the border. Although the Kenyan chief of defence forces said his troops had chased al Shabaab from the whole of Gedo region, the two-week old campaign has been slowed considerably by heavy rains. Chirchir said the intense rains had started to abate, allowing Kenyan forces to plan an offensive of Afmadow in Lower Juba region, where al Shabaab has been digging in after reinforcing with fighters from other areas. "Now that the rains have subsided, the taking of Afmadow is likely. It should be very soon," he said. Two Ugandan soldiers were injured on Saturday when African Union troops came under an al Shabaab attack in Mogadishu. Rwanda's President Paul Kagame, South Africa's President Jacob Zuma and Tanzania's Jakaya Kikwete expressed their support for Kenya's military action in Somalia, the Kenyan presidency said in a statement from Perth, Australia, where President Mwai Kibaki was attending the Commonwealth summit. (Additional reporting by Feisal Omar; Writing by Duncan Miriri)